Fiqikhayre

Nomad
  • Content Count

    5,341
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Fiqikhayre

  1. Miskiin that was my fault I wanted to write Middle Jubba and put it into my intention but somehow I wrote Lower Jubba but we all are human beings but it was an Error on my part which was not of lack of knowledge but rather elapse of concentration. Thanks for pointing that out.
  2. The moment of truths is closing nearer and nearer. Inshaallaah Jubbaland will take off very soon. Already today is a day of great joy.
  3. Xiinfaniin inventive indeed. It reminds me a bit of Puntland State with the 66 Parliamentarians, the coat of arms and state flag and overall structure of the State. Puntland is indeed a model.
  4. Coat of Arms Two Elephants on top with two Elephant horns on the side with the State Flag, two spears a blue and white banner plus two flowrs on top of the spears
  5. State Flag Green, White and Blue on the right side and middle with a white star
  6. The State Structure and Description 1. Jubbaland shall have a President and two Vice Presidents Cabinet 2. 10 Ministers Members of Jubbaland Parliament 3. Jubbaland shall have 66 Members of Parliament The State Capital The State capital should be Bu'aale Lower Jubba
  7. The Ban has come into actual Law and today importers of plastic bags had to surrender their 'merchandising'
  8. Madaxweyne Faroole: Waa Guul Taariiqi ah in Maraykanku Taageero Arimaha Doorashooyinka Puntland. Garoowe (RBC RADIO) Madaxweynaha Puntland Dr C/Raxmaan Faroole ayaa sheegay in ay tahay Guul Taariiqi ah Taageerada Maraykanku u Fidiyeen Doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo In Puntland ay u gudubto Dimuqraadiyada kadib markii maanta Wafdi uu hogaaminayo James Swan oo ah Ergeyga Maraykanka u qaabilsan Arimaha Soomaliya uu Garoowe soo gaaray lana kulmay Madaxda Puntland waxaana Safarkiisa ku wehliyay Xubno ka socday Dalalka Italy,England,Sweden. Madaxweyne Faroole wuxuu sheegay in Masauuliyiinta Garoowe soo gaartay ay kala xaajoodeen sida ugu haboon oo loo taageeri karo Dalka Soomaliya oo mudo dagaal kusoo jiray isagoo sii raaciyay hadalkiisa in ay sidoo kale u bandhigeen arimaha Dimuqraadiyada iyo Doorashooyinka Golaha Deegaanka ee Dhawaan la damacsanyahay in laga hirgeliyo Deegaanada Puntland wuxuuna Madaxweynuhu sheegay in Qodobo kale oo ay ka wada hadleenna ay isla afgarteen sida uu hadalka u dhigay. Mr Swan oo ah Ergeyga Maraykanka u qaabilsan arimaha Soomaliya ayaa dhankiisa sheegay in ay tahay talaabo horay loo qaaday Nidaamka Asxaabta Badan ee Puntland laga wado wuxuuna Sheegay ergaygu in Maraykanku uu taageero u muujinayo Hormarka kasoo bidhaamaya Puntland loona baahanyahay in looga dhabeeyo sida loogu talagalay,wuxuu kaloo ku baaqay nabada iyo kala dambaynta Puntland ka jirta ka sokow in looga daydo Arimaha ay hada u hanqal taagayaan ee la xiriirta Doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo u gudubka Dimuqraadiyad Dhab ah. Wafdigan ayaa inteysan Puntland ka dhoofin waxay kulan sidoo kale la qaateen Masuuliyiinta Gudiga Doorashooyinka iyo sidoo kale Lixda Urur siyaaasadeed ee Puntland ka jira inkastoo aan la shaacin waxyaabaha ay ka wada hadleen, waxayse arintan kusoo aadaysaa iyadoo muran uu ka taaganyahay qodobo la sheegay in laga bedeli doono Dastuurka Puntland oo la xiriirta Arimaha Doorashooyinka Golaha Deegaanka inkastoo Go,aanka ugu Dambeeya ee Hirgelinta Qodobadaasi laga dhawrayo Baarlamaanka Puntland. Ibrahim Wadani RBC RADIO
  9. Garoowe:Shirkii madaxda Puntland iyo waftigii ka socday Maraykanka,Britain,Sweden iyo Italy oo soo xirmay Saxaafadana loo faahfaahiyey. 26. marts 2013 APL Waxaa soo dhamaaday shir madaxtooyada Garoowe uga socday madaxda Puntland iyo Wafti sare ah oo ka socdey safaaradaha Maraykanka ,Britain ,Sweden iyo Italy maantana soo gaaray magaalada Garoowe. Madexweynaha Puntland CabdiRaxmaan Maxmed Faroole la hadlay shirkan ka dib ayaa sheegay in shirka ay la galeen waftigan ay kawada hadlen arrimo dawra ayna ka mid tahay Hanaanka Federaalka ee Soomaaliya iyo sida loo taaba gelinyo,nidaamka Axsaabta badan ee Puntland u gudubtay. Uqaybsamaha Maraykanka ee Somalia Ambassador James Swan oo isna hadlay ayaa sheegay inay Puntland madaxdeeda kala hadleen dimuqraadiyadda iyo Nidaamka Axsaabta badan ee Puntland u gudubtay,wuxuuna sheegay in guul ku soo dhamaadeen arrimihii laga wada hadlay. Imaanshaha waftigan iyo shirka ay la galeen madaxda Puntland ayaa arinta dhanka Puntland diirada laGaroowe:Shirkii madaxda Puntland iyo waftigii ka socday Maraykanka,Britain,Sweden iyo Italy oo soo xirmay Saxaafadana loo faahfaahiyey. Waxaa soo dhamaaday shir madaxtooyada Garoowe uga socday madaxda Puntland iyo Wafti sare ah oo ka socdey safaaradaha Maraykanka ,Britain ,Sweden iyo Italy maantana soo gaaray magaalada Garoowe. Madexweynaha Puntland CabdiRaxmaan Maxmed Faroole la hadlay shirkan ka dib ayaa sheegay in shirka ay la galeen waftigan ay kawada hadlen arrimo dawra ayna ka mid tahay Hanaanka Federaalka ee Soomaaliya iyo sida loo taaba gelinyo,nidaamka Axsaabta badan ee Puntland u gudubtay. Uqaybsamaha Maraykanka ee Somalia Ambassador James Swan oo isna hadlay ayaa sheegay inay Puntland madaxdeeda kala hadleen dimuqraadiyadda iyo Nidaamka Axsaabta badan ee Puntland u gudubtay,wuxuuna sheegay in guul ku soo dhamaadeen arrimihii laga wada hadlay. Imaanshaha waftigan iyo shirka ay la galeen madaxda Puntland ayaa arinta dhanka Puntland diirada lagu saaray ay tahay nidaamka Axsaabta badan xilli dhawaan la filayo inay bilaabanto doorashda golayaasha deegaanka.gu saaray ay tahay nidaamka Axsaabta badan xilli dhawaan la filayo inay bilaabanto doorashda golayaasha deegaanka.