7_steps_2_Heaven

Nomads
  • Content Count

    595
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by 7_steps_2_Heaven

  1. maxaa kuu sameen karaa hadaad fahmeenin luqadaada hooyo? xataa ii doo laguu turjumay meey weli dhib kugu tahay inaad fahantit, well some1 is bit s-l-o-w. u can stop carrying ur fire arms, isbaaradi meesha waa laga qaaday lol peace out
  2. underdog ma waxaad iga sugee waxaas oo dhan inaan aqriyo? lazy number 1 hortey ma jirin, marka madax faluuq ha igu ridin ok
  3. rudy, filimaanta aa kugu badan, aroo runta iska sheeg internetka aa ka baratee. waa na talaantixinee haye tuug la qabtay talo ma leh. kaabbo kaftanlee waaye yaah, don't bite my head off
  4. underdog baa lagu goobtay, i got ur back bro. hibo walaahi waa runtaa waxa aad shegday oo dhan, kula fikrad baan ahay. underdog WALAAHI WAXAAN KUU QIRAA INAAD 100% NIN, sida aad udaafacday ur fellow brothers aanba ka helay, nin iga dheh. what i wanted 2 say about this topic has already been covered so i'll keep it 2 myself now. rudy jowhar boy, see ku dhacday inaad fahmi waysay erayga "dhoco"? aroo wexey ka waday incase something happens 2 her. ma fahmoosaa hada.
  5. underdog waan ilooway inaad jawaab iga sugeysay. laakiiin halwax ogaaw, wexey ga alifaad kuma sal laha, IT'S BASED ON FACTS. hada xita ma karo inaan kuu jawaabo, coz ma rabo iney fiilooyiin iskey taabtaan. adi laakiin sabar yeelo waad heli doontaa jawaabtaada goortey noqo taba.
  6. khayr, see ku ogaatay in aan nimanka soomaalida jeclahay? wadaninimo maa iga muuqata? yaan kuu gabanin, isbarasho aa niskeen laaban. su'aal, hadii aad awoodi kari leheed, ma waxaad jeclaan leheed inaad afar naag guursatit?
  7. tahliil good question. Bee plz can u answer that question. sis if this topic is concerning u, as ur sista in Islam I suggest 2 u, go with the 1 who loves u deeply, the 1 who doesnt love will end up hurting u coz he doesnt give about damn about ur feelings. period
  8. very intresting indeed! but I think it's not only in australia, it's happening all around da world. What can we do about it? nothing! just try ur best not 2 become 1 of them!
  9. x_quisit well answerd. waxaan sameen doonno weey noo qoron tahay, laakiin waan inaan dadaalnaa. who said girls can't dream? nolosha meesha gaaban weligeed lagama fiiriyo, intii la is dhibi karo waa in la is dhibaa soo ma aha? Ani sanadkaan aan jaamacad bilaaway, bilaash ma rabo inaan wax u barto waxaan rabaa insha allaah degree ga markaan qaato waxbarashadi badneed dheefteeda aan rabaa inaan dhadhamiyo, markaas ka bacdi lee u soo jeesanaa reer inaan dhisto insha allaah. waqti xaadar kaan la joogo nin madax xanuun kiisa wax uu igala maqan yahay ma jiro. Soomaali hadaan nahay na nimankeena markaan runta isku sheegno ma jeclo naag wax soo baratay walaahi, dad badan oo aan la kulmay (niman) wexey aaminsan yihiin gabar mutacallimad eh weey kugu kibree, reer ma dhaqaneeso. Jaahil nimo aa dadkaas aa ka hadal siineeso! Qufka haduu rabin inuu welfare ku noolaado, maxaa loogula yaaba? ani shaqsiyan wallaahi marabo inaan WELIGEEY ceyr gacanta u hoorsado, because waxaan hubaa inaan ka liidanin dumarka galbeedka, IF THEY CAN DO IT, SO CAN I!!! nimaan shaqeysan shaah waa ka xaaraan. Insha -allaah waan gaari doonaa goosheyda! s/alaykum
  10. my age 18-20 my goals 1 education 2 career 3 marriage 4 children
  11. rayaana what a name! magacaaga waan ka helay. gabar hadaan dhalo magacaas aan u bixin doonaa
  12. ilaahayow hadaan waxaas oo dhan akhrin karo maxaa i tiraahdaa!!! waaw, dadki meesha lagu yaqaanay aa topic gaan ka jawaabooyo, where have u been guys? zakariya qac qaac, kaafi lucky rudy n optioned (sum like dat) wlc bk ppl sida inaad kulligiin isla maqneedeen halmeel oo kale. ( u never know)
  13. underdog I will come bk 2 ur response i havent even finished reading it yet coz im being late 4rm my lecture, jawaabteyda waad heleysaa abowgiis. is maqal damboo xiisa leh underdog
  14. Flying still did u change ur name 2 caakifah? or am i mistaking u by some1 else
  15. RABBI ZIDNII CILMAN WARA SUQNII FAHMAN I dont know da exact meaning but i think it means O GOD INCREASE MY KNOWLEDGE AND UNDERSTANDING u guys may wanna douple check
  16. lol @ underdog, alaabti hindiga aa kugu socoto haye ka cabso. sharu khan iyo amir khan aa xisado kuu dhigo aan u maleenaa lol raggeed aa tahay waalahi
  17. malaika, st ives apricot scrub works 4 me as well. but every weekend I use cusbur malab n one other thing that i dont know the name of, it cleans ur face deeeeeeeeeeeply and makes it soft as well. after that i'm like WATCH OUT LONDON, HERE I COME!
  18. flying_still iyo underdog idinka aan meesha idiin daaynay!
  19. OOOOOOOOOPPPPPPPPPPPSSSSSS! NOW I MADE A MISTAKE THE GUY I MEANT IS CALLED LIQAAYE NOT LAKKAD! MY BAD MY BAD AND THE TOPIC WAS "BE A MAN"
  20. LOOOOL @ UNDERDOG! SIS DON'T U THINK U R BIT WESTERNISED NOW? 4 GOODNESS SAKE WE R NOMANDS THEREFORE THAT "LOVELY THOUGHT" DOESN'T APPLY ON US! JACEYLKA SIKALE BAAN U DHIGNAA, CASHIRKAAS ANAA SOO DI YAARIN DOONNO INSHA-ALLAAH! EID WANAAGSAN
  21. LAKKAD, WHILE I WAS READING DIS POEM I THOUGHT OF U BECAUSE NOT LONG TIME AGO U POSTED A TOPIC "WHO IS A REAL MAN" DEN I SAW UR REPLY RIGHT AFTER DA POEM! ( U WERE ON DA RIGHT PLACE ON A RIGHT TIME MATE) I HOPE DIS ANSWERS UR Q! EID MUBARAK
  22. S/ALAYKUM Finally the holy month it's over (pheew), which left us with EID celebration, I bet u guys did something wonderfull. Now ,my question is how did u celebrate, where and with who? wanna know how I celebrated my EID, well ... normally I dont celebrate like this but this EID I didn't celebrate @ all. because I had presentation due that day, and I couldn't afford 2 miss it, this is my first year in university and u can't just skip ur classes like high school. I was stressing out the whole day about da presentation coz it was going 2 be marked, anyway the most annoying thing was one of my group member didn't bother 2 turn-up ( the presentation was group work) so we have 2 do the presentation nxt tuesday instead! WOLA! I MISSED DA MOST IMPORTANT DAY IN MUSLIMS LIFE 4 NOTHING! I'M ABSOLUTELY GUTTED So what did u guys do,was ur day worser than MINE??????? PLZ, SHARE IT WITH ME, LET ME RE-LIVE MY EID THROUGH U! (only if goood) c u later aligatorz!
  23. runta markaan ka hadlo bishaan ramadaan baa iigu qeyr badneed sababtoo ah tagitaanka masaajidka aan badsaday, alxamdu lillaah qamaar keyga markasto aan istic maalaa kamana baqo iney dadka gaalada iney i "judge" gareeyaan. teeda labaad runta anoo ku hadlaya bisha ramadaan waxaan iska joojiyay heesihi aan dhageesanaayay, cinemadi aan aadaayay waqti dhumiskaas waxaan ku badashtay inaan Quraan akhristo ama taraawiix aado laakiin bilaha caadiga waxaas kama dhoorsado. Marka Rabbigi i abuuray baan ka baryaa inuu jidka toosan igu hanuuniyo oo aan la mid noqdo kuwa maalinta aaqiro harsan doona ILAAH hooskiisa insha-allaah. Taasna kulligeen baan ilaah nooga baryaa. Continental Batchelor, aboowe waad ku mahadsan tahay sida sharafta badan aad topic gaan oo qiimo iyo qaayo ba leh inaad noo soo jeedisay, waan u baahannahay inaan is xasuusino meesha uu qeyrka ku sugan yahay. wa billaahi towfiiq.
  24. ooooh, how could I 4get. Underdog sorry bruv that I didn't list u but that doesn't mean inaan ku iloobay. (lol) TO UNDERDOG: EID MUBARAK, I WISH NOTHING BUT A HAPPINESS WALAAHI! S/ALAYKUM
  25. wah waah, LUCKY abaayo sifiican baad uugu turjuntay kalmad by kalmad. (ka cabso) samiyah, first of all u better check when i registed which was back in april, april wasn't ramadan may I remind u. But u posted ur topic IN the HOLY MONTH! period! can u c da diffrence???? mase faahfaahin baad u baahantahay? mar labaad aan kula taliyo, hada ka bacdi hadaad rabtit inaad qufka ka heshit point MARKA KOW baaritaan CULUS soo samee!! valarie wagwan sis, dadka waxaa is dhehee wax ka dhaadhacsii, laakiin isfiilito aad ka qadee. sida ey u dhahaayaan nimanka soomaaliyeed " romance ka ma fahansana" ee some ppl waxyaalaha qaarkood fahmeenin. waa la isku maqan yahay. U get me, laakiin adi dadka wax garadka aan kugu tiriyaa liiskaasoo ka mid eh LUCKY, FLYING STILL, KAAFI NUUNE and so on. ps, samiyah let's leave it this way ok! peace WASALAAMU CALYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAAT!