7_steps_2_Heaven

Nomads
  • Content Count

    595
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by 7_steps_2_Heaven

  1. s/alaykum Mizz_Hurricane thank u sis dadka hadii ey isku jeclan lahaayeen dar alla aduunka dhibaatooyinkaan dhan ma isagaaba ka jiri lahaay. Mizz_hurricane now im gonna LOVE u for the sake of allah
  2. Nuurow, ducaysane baa tahay ilaah nuurka hakuu siyaadiyo. Qeyr Ilaah haku hor dhigo aamiin
  3. brother Nur... first of all I thank u 4rm da bottom of my heart. second of all u only post on islamic side I never came across ur topics on other sections that shows how devoted u r 2 Islam. Ilaah ha kaa dhigo kii harsan lahaay hooska Rabbigaa maalinta aaqiro, aamin ( iyo kulligeen ba)
  4. maasha allaah maasha allaah shaaqsii, thank u ever so much for this, now i'm gonna go and take good care of my "1st wife" I better strengthen it now b4 it gets 2 l8 Thank u once again
  5. Altough I knewed the answer 2 that but I enjoyed reading the story. Thank u
  6. waraa rudy, dhinac kale oo aad ka soo martit sheekada maa waysay? waa socon waynay aan orondno waaye sheekadaada. Orod igu mood! meesha waa isku saxiixoosa haye, gacan aan kuu taagay walaahi. OI I know ur reply is going 2 be something within these lines " what ...is that somali, can some1 plzz explain that? sectio6en did u get dat man?" innit? (just kidding with ya dont bite my head off AGAIN)
  7. am I suppose 2 laugh now?
  8. Innaa Lillaah Wa Innaa Ilaahi Raajicuun! (plz take a minute 2 read this as I'm sure it will shock u as much as it shocked me) Walaasheydi muslimada oo aan deris eheyn baa mucjiso qabsatay. Quftaan Ingriiska aan isla degneen labadeena guri wee isku dhaw yihiin, waxaan isla eheen dad kawada soo guuray wadanka Finland, laakiin uk aan isku baranay. Maadaama aan deris nahay oo aan wadan kale na iskala nimid labadeeena reer waan is dhax galnay. Waa quf xaas ah oo 5-6 caruur leh, wixii ey wadanka Uk ey joogdayba wexey go'aan satay in ey ku noqoto wadanki ey ka timid Finland. waxaan umaleenaa in ey nolosha cusub ku adkaatay. walaasheydi muslimada eheyd wee naga guurtay oo wey ku noqotay Finland. 2-3 bil ka bacdi waxaa na soo gaaray wax lama filaan ah oo naga nixiyay si xun. Qufti marki eey noqotay waxaa la dhahay ciyaalki iney waday bee isku dhiibtay kaniisada. SUBXAANALLAAH! Ninkeedi isagoo naxsan buu wadanki ka tagay. kaniisadi wexey siisay guri aad u weyn oo meel kasta camera ku xirantahay because wexey ku tiri dadkeyga wey idilaayaan diinta aan ka baxay daraadeed. Sidaan u ogsoon nahay gaal wuu jecel yahay waxaas dhib uma arko lacagta kaga bexeeso nabad sugida reerkaas. Magaalada Helsinki wixii shiiq joogay weey u tageen si eey u badbaadiyaan quf mar walaashood eheed. Iyakoo calool xun bee iska soo laabteen oo wexey ku tiri "diinta muslinka waa diinta ka liix oo hor mar lagu gaareynin." "xaasaskiina iyo caruurtiina iga cishta iyakaan u soosocdaayee." LAA XOWLA WALAA QUWATA ILLAA BILLAAH! Ninkii qabay aabihiis aa hadalki gaaray oo ka yimid dalka mareekanka. isbuuc isagoo la joogo oo gabadhi hadal ka maqli waysay buu maalinti oo noqonaayay ku yiri ciyaalka aan awoowaha u ahay baan rabaa in aan magaalada geeyo oo wax u soo gadgado, sidi bey ku dartay ciyaalkeeda labadi ugu weyneed. maasha allaah wuu ka caqli badiyay oo tikid buu u jaray ciyaalki wadanka waa laga dhoofi. Habeen marki ey sii noqoneysay baa gabadhi walwashay oo polis bee wacday iyo kuwi kaniisada iyada ka masuul ahay. waa la ogaay odigi inuu maalintaas dhoofaayay marka askar baa lagu diyaariyay airporka. Ninki weey wareesteen wuxuuna ku yiray caruurta magaalada un baan gee yay magaaladana makala kasaayi quf baa nawaday isga aa ciyaalka hooyadood u celinaayay. Wax ey ku xiraan marki eey waayeen bee iska daayen, sidi buu awoowihi ku fakday labadi ciyaalna sidaas ee ugu bad'baadeen gacanta cadawga. Aniga shaqsiyan, waan naxay oo ciiloday waxaan dareemay in eey geeri ii taalo. quf muslin ahaay baa naga dhintay. Waxaan aad uuga sii naxsanahay caruurti hartay oo aan ogahay in eey af yaxaas ku dhaceen. Ma ila naxday, ma ciilootay mana ila geeri yootay walaasheyda iyo walaalkeyga muslinkoow? Waa su'aalee iimaanki maxaa naga qaaday? muslin halkee buu u danbeen doonaa? Muslimiinta ma is dhiibayaan markeey nolosha adkaato oo cadaw guna bato? Ilaahayow jidka toosan nagu hanuuni annaka iyo intaan ka naxnaba. Ilaahayow iimaanka nagu kordhi oo noo kas in aan muslin nimo ku dhimanno. ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR!
  9. maasha allaah, waad ku mahadsan tahay topic gaan ilaah qeyr hakuugu badalo
  10. im not with him coz he is famouos, i like his personality, the way he treats me he is caring loving and kind and we r very close. He is always there 4 me and thats why he is special 2 me So...some of u dont believe somalis behave that way (iney dadka famouska isku dhadhajiyaan) man u aint seen nothing yet. like Lakkad said what makes them diffrent 4rm other popstars? I dont know how malis in usa behave but believe me these ppl we have in here Uk aint that much diffrent 4rm western ppl Once again thank u all, Samiyah sis I value ur reply. Jelousy? I dont think i'm jelous but im irritated. Our relationship walaahi is great laakiin wax hadaad u baranin dhib ey kugu tahay inaad la qabsatit. waxaan ka wadaa hadaad awal dad caadi (non famous) la socon jirtay waxaan hada waa ku jah wareere. u guys feel me? This is part of him or at least part of what he does, therefore I have 2 except the whole backage but that doesn't mean I have 2 like it!
  11. YUSUF? YUSUF AL KOWNEYN? man what u on about? DO U OR DO U NOT SPEAK/WRITE SOMALI? adi waxaad u baahantay quf kuu dhiga luqadaada soo ma saxsani? AND THE PERFECT CHOICE COULD ONLY BE MACALIN QAC QAAC rudy buug iyo qalin la imaaw
  12. i wanna thank each and every1 of u, I appreciate really, rudy its true what u said " nin tuur leh isaga yaqaan siduu u seexdo". Lakkad thnx 4 sharing that information with me it really opened my eyes altough we r not in that stage of getting really serious so thnx mate. Khayr .....aaah what a name, guurka waa calaf, calafkanua waa sida adoo god gacanta lagashay oona garaneynin waxa ku soo raacaya. let me get 2 da point Khayr U BETTER PM ME! ( just messing about)
  13. S/ALAYKUM SISTERS N BROTHERS I was wondering if u could advice me on this, seems like i'm confused now. I met a brother a while ago, he is couple of years older than me. anyway I enjoy being with him we get along very well we could be talking on the phone hours n hours, the only problem he has is that he is well known in UK coz he is a singer ( i wont tell u who he is) but believe me when i say he is famous he IS. he goes 2 da weddings n makes soomaali ruwaayado. when ever he is singing theres women all over him hugging taking pictures with him and that pisses me off walahi, and his phone keeps ringing non-stop. i told him how i feel about this but he keeps telling me that this is only work and it doesnt go further than that. I believe him but some times i just cant take it, u know. The bad thing is my feelings towards him r getting deeper n deeper and i dont wanna lose him. i understand that this is his career n he loves doing what he does but i just wish he was normal guy. it really hurts seeing other women all over him what would u do girls? boys u can advice as well I'm a sister in need!
  14. rudy walaahi horta adi xoogaa jug aa tahay nooh, ma aniga aa af-soomaaligeyga la fahmi karin? see ku dhacday iney dadka dhan fahmeen oo adi u fahmi waysay? jug iyo nus iga dheh! kaftan maba taqaanit kaabbo, teedakale ha umaleenin inaad kaligaa taqaanit ingriiska, kaabbo waa lagula yaqaanaa. I choose 2 speak my mother tongue coz i'm PROUD. ( I couldnt say same about u) isku day inaad more often isticmaashit luqadaada hooyo coz u know what they say "practise makes u perfect". 4rm now on im gonna reply 2 u only in somali just 2 ANNOY u. ha haa! Qac Qaac thnx abowgiis and Lucky.
  15. nuune aboo fiiriska badan iga dhaaf nooh wa iga xishoosiinee. laakiin indhaheyga waa kugu socdaan soo ma aha? Lakkad thnx 4 da compliment bro.
  16. bravo rudy bravo, 4get the time @ least u understood right.
  17. looooooooooooool man that was hilariuos thnx 4 sharing it with us babe
  18. af soomaali aan rabaa inaan ku qoro plz isku daya inaad fahantiin, siiba RUDY 3 madaxweenayaal aa diyaarad iskula jireen 1. madaxweenaha mareekanka 2. " ruushka 3. " soomaaliya diyaaradi sidii loogu jiray duuliyihi aa wuxuu yiri ciyow waa in laga dagaa hadii kale wee nala gadoomee sidii loo socday oo quf kastaba u naxsanaay baa madaxweenihii mareekanka aa gacanta ka taagtay dariishada, saro dheerdheer buu gacanta ku taabtay, markaas oo wuxuu yiray "this is my stop" wuu dagay, ruushki iyo soomaaligi aa soo haray sidii loomeereesanayay ruushki aa gacanta dariishada ka taagday, gacanti oo dhan baraf (ice) ee ka noqotay, wuxuu yiray "this is my stop" wuu dagay. madaxweenihi soomaaliya aa soo haray isagoo wadnaha faraha ku haayo wixii la socdaba isagana wuu istijaabiyay, gacanti buu taagday SAACADI aa laga furtay markaas uu wuxuu yiray "Yes, this is MY stop). ps. hope u liked it those who do not find it funny plz use ur imagination. ta ra
  19. hold up guys, is it forbidden 2 mary 2 sisters @ da same time? i can understand da "dumaal" shit but @ 1 go? nah man, iguma socoto. inaa fajacnaa wamaa arga gaxnaa, kuwiinaan ninka inuu wax fiican sameeyay umaleenaya walaahi waa iga yaa biseen. V-E-R-Y C-O-N-F-U-S-E-D!
  20. i missed it, i was waiting that program the whole week and i ******* hell missed it. what happend, did da other 1 die?
  21. alla gabadheeni waa la guursanaa , ululullaaaaaa ululllaaa (ala laas aan ka wadaa) mabruuk gacaliso nolo farxad leh aan kuu rajeynayaa kuwii isku raaga ilaah ha idinka dhigo, ciyaal qeyr gabto ilaah ha idin kala siiyo, reer ilaah raali oo ka yahay ilaah ha idinka dhigo faceed ka roon, waa inaan buraanbur kuu soo qoraa.