ole-maasai

Nomads
  • Content Count

    71
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ole-maasai

  1. If Kenya is undertaking a $5 billion project on Lamu port a short distance from Kismayu, what would be the significance of Kismayu port for Jubbaland and Somalia at large.?
  2. According to some news the general refused for his female company to be searched; May I ask a question here? Who searches Female travellers at the airport AMISOM? if its AMISOM then do they have gender specific system in place? Mise Akundas iyo Bizigwes ayaa dumarkii salaax iyo tuutujin kala daalaya.
  3. xiinfaniin;922785 wrote: ^^Waryaa qufaca golaha ka aayar, Waxaan u malaynayaa inaad hadalkii Abwaan aad uga carootay wax dhiba kuumuu geysan hadduu ku yiri xijaabka iyo indha shareerka iska dhig oo sida Godane ha dhuudhamane xaaja rag baa meesha taallee ama ragga kala qayb gal, ama indhashareerkaaga iska qab intaad gayaan helayso :) Waar yaa xiin waxaad i xsuusisay odey meel tuulo ah isu haystay in uu ahaa wax garad, wadaad iyo caaqilba; Tuuladuna hal maqaaxi ayay lahayd ; halkaas ayaa raggu isgu iman jiray martiduna kusoo degi jirtay. Odeygu wuxuu ahaa nin faan badan jecelna in laga dambeey; kaftanka iyo murtida hawraarteedana xoogaa kutuurta dadkana si fiican ugu abtiriyaa. isagoo aanay ka maqnayn ka sheekeynta qabiilooyinka iyo colaadaha ay kukala adkaadeen; Odeygu sidiisaba marka uu maqaaxidan soo galo marka hore wuxuu iska eegi jiray cidda meesha ku cusub oo markiiba shaah uu dalbaa sidaasna uga ag dhowaada isagoo baaraya haybta qofkaas; markaa xiinow horta intaanan indho shareerka iska qaadin dee maqaaxidii SOL ayaan jognaaye shaha noo dalab ma odeygaa adeerkaya ayaad ka liidataa.
  4. xiinfaniin;922765 wrote: ^^LOL Oodweyne is with us on this matter Waryaada; OOdweyne waxay ka tahay Anoo qaran ah qiiqna isku qarin waan idiin qarnaqayaaye haigu dembaabina.
  5. Jacpher;922771 wrote: Secessionist having a field day with dhibta Southka ka jirta. Kuwaan ayagu khilaafka walaalahoow uunbey ku farxaan. Murugada Southka ka jidha miyaa recognition keeneysa. War jacpher. Horta marka Geela loo hesaayo maxaad malayga ugu geeraartaan? Marka arrin si dhab ah looga faaloodo maxaad wax aan loo joogin meesha ugasoo saartaan?
  6. A_Khadar;922763 wrote: Anoo xiiqsan orod warkan ku furay , hoostana ka leeyahay, alaylehe ummadii israacday; Kaan imidba meeshu waa Minneabolis xilli barafku da'aayo, koodh weyn iyo la xidhanyahay maryo waaweyn.kameradna la hor taaganyahay ; Markaas aan hoosta ka iri. war ilayn caydhii iyo gunnadii yarayd ee dumarka iyo waayeelka laga qaadi jiray hadda iskasoo dhamaataye, doorkan yaa la gaadayaa; Mise gaala rimistii oo kismaayo la daala dhacaysa ayaa rajo laga sugayaa: Hadda laga billabo aniguba intaan Haatu iyo Apophiskan caraysan kaxaysto oo aan suudh xirto, ayaan saxaafada u yeeran oon oran lahayn; Anagoo ah reeka sujui la yiraahdo oo hayb walba leh waxaan hoosta ka xariiqaynaa in aanu soomali nahay dawlad goboleed aynu iskeen u leenahayna hanaloo sameeyo Abwaan iyo Ooba dawladda dhexe naga gaadshiiya xamarna waan usoo soconaa
  7. Abwaan;922736 wrote: the hinti is I am XX and computer iyo password baa ii gooyey haddaan magacaygii kale boorka ka jafay. Abwaan iyo ninkii xiin la odhan jiray caawa laga joogi waa; Markay noqoto Arintan hadda taagan wa labada ugu qaylada badan, hadana ugu miisanka yar marka dhabta loo eego. Waa midee Xiin isagu caravan uu marba ranji nooc ah soo mariyo ayuu ka bixi l'ayahay. Ninkaan Abwaana,boob iyo bililiqo laga feejignaaday ayuu weli deydeyayaa? Abwaan mid baan odhan lahaa; Waaxaa jirtay Islaan tuug usoo dhacay. Iyadoon waxba iska dhici karin ayay qayli istiri. Tuugii oo alaabtii garabka saartay faashna lulaaya, ayaa intuu soo eegay islaantii ku yiri. " eeyahee alaabtani ku daysaye nabadaada ilaasho" Markaa Abwaan adiga waxaan ku oran lahaa Kismaayo ku deysaye Xamar iyo xukuumadan gaala rimista ah, ilaasho:) Xiin horaan ulataliyay hadii u tala qaadanaayo.
  8. Jamaacah Xiin waa la sitaaye meeye Maadey Quraan haynoo saare; War Xiin , horta waa iga suaale rooxaantan lagaa saari la'ayahay ma waxay ku tiri doontani way kuladegeysaa haddii aanu odeygii KABLA-LAX kismaayo kusoo dhaweyn? war ilayn anagaa wax aragnay ? miyaanay ahayn doontani doontii aad cid kasta kusoo dhawaynaysay? xiinfaniin;922720 wrote: Jamaacah Politics, it was said, is the affairs of organized society. It is unfortunate that a 6 months old government is attempting to abort a model process instead of learning from it and replicating it in the rest of South Central. But in Kismayo there are men who understand sida bahasha loo ciyaaro, iyadoon cidna la dulminayn. Alas, only if my brothers Abwaan and Liqaye could the understand ...inay waxaan mas alo qaran tahay oo aakhirka tijaabada Kismayo loo baxsan doono
  9. Haatu;922703 wrote: Malaha Oodweyne ayaa nagu baashaalaayaa Waryaa Ole, stop ruining us sujui's good name with all this DH DH. We know how to speak properly Got you brother Haatu, But they say in swahaililands. Ukimchunguza kuku sana utaacha kula nyama ( If you over analyse the chicken it may end up not on your menu) I hope we are looking for the message here and not the mistakes.
  10. Gheelle.T;922699 wrote: ^Waryaa Sujui nimadii lagugu caaynayay illa waa been. Soo adigan "Tidhi" iyo "yeedhka" guraya.. Aan wax ku su'aallee illa iyo 2008 accountkan muxuu qabanayay? Waaxey 29 posts? Adeer goormay sujuinimadu cay noqotay? Qaar badan oo iyagoo qoraxey iyo qoita miyigooda ku dhashay oo hadana sujui baan ahay ku dooda ayaanu haynaaye bal kelmadda hanaga xumayn.. War hadalka tuujiska ka daaya, shaqsi weeraka meesha ka daaya. Ilaa 2008 waaxan la'aa kombuutar, haduun baan helay aaladdii fadhi ku diriirka bedeshay Xaajigiina beryahan lamahayo oo waa intaasoon bedelaa
  11. Gheelle.T;922672 wrote: ^ Isagoo lagu haysto inuu Soomali yahay baan ogaa, maantase buraanbur buu soo qoray Meeshan jubooyinka waa meela habaar qabta; Soomalida meesha joogtona waa in walaala ah khayraadkuna ka badanyahay; hase ahaate meesha waxaa taagan sidan hoos ku qoran; Anoo cudud shisheeye wax ku dili kara duco qaadan mayo= Apohis, Zack and company Anoo wax dili kara duco qaadan maayo=Gabbal iyo xulafdiisa Anoo wax boobi karo duco qaadan mayo=Abwaan, Oba iyo xulufadiisa Anoo wax iskudira oo iskunadili kara doc ka yeedh deyn maayo= Xiin and company Waxaan ka ilaaway tan OOdweyne oo ah; Anoo Qaran ah waan idiin garnaqayaa ee haigu dembaabina:) Marka; Adeer Geele T; Adiguna doc ka yeedhka SOL ka daa
  12. Walee doonta u xiin saaranyahay ayaan nabad ku degin Waxay la mid tahay tii la waaninaye ee tidhi iigu dhaqsada .................... Waar barshadaa dhacdaye Waanada qaado
  13. The hurry by the Kenyan stakeholders tells it . ka gaadhsii before March 4, Xiin ; let m use some Somali fable here to point out your I was for it before I was against kind of status here; Meel miyiga soomalidu degto ka mid ah, ayaa waxaa deganaa odey iyo wiil uu dhalay. Odeygu wuxuu meesha ku haystay xoogaa geel ah. Markaa waxaa dhacday in uu odeygu si xad dhaaf ah geela u jeclaa wiilkuna wuxuu ahaa wiil alle ka cabsidu ku dheertahay oo salaada aad u jecel. Maadama uu wiilku inta badan geela la joogay, ayaa waxaa dhacda mar allale markay salaada waqtigeeda la gaadho ,yarku intu geela iska ilaawo,salaad dheer iska geli jiray.Arintaasi odeygan geela jecel way u cuntami weyday. Markii dambe ayuu odeygu dardaaran kama dambays ah yarkii usoo jeediyay.intuu yarkii la hadlay ayaa wuxuu ku yiri Aaabo waa iga dar daarane geela salaada ka daa; Hadii aad salaada ka dayn weydo taa maqrib, ka daa; Hadii aad taa maqrib ka dayn weydo Nu'Nu'da dambe ka daa;( waa ducada dambe salaada ka bacdi) Markaa Xiinow adeer dardaaran waxaa iga ah; Boowe' doontu waa doontii aad weligaa camiraysaye qash-qashaada ka daa Hadii aad taa ka dayn weydo, ayadaa iskeed kismaayo kusoo xidhane, qarda jeexa ka daa Hadii aad taana ka deyn weydo maadhow doc ka yeedhkan dambe ka daa.
  14. Abdul;911334 wrote: 20 years of lies and propaganda is slowly but surely coming to an end. I hope this will be the last nail to the coffin Wonder how resilient these coffin is we keep on piling nails onto it but would always find some way to survive.
  15. All in all it doesnt sound pragramatic from the International community aproach, that they Isolate a functioning democratic entity for the sake of yet to be fully established Entity in and around mogadishu. What interest is there for them to pacify and side with one party while sidelining the other. I think the international community would objectvely analyse the situation and would really want to get it right this time. Its verily premature for many solers here, to overead into the US gesture towards the current Mogaidshu administration, coming up with utter exageration of the groomed muscles, thus dictating terms to its very providers. Having said that I agree with Oodka on Somaliland need to have its cards right. At least send a foreign minister with not only a strategic plan but a serious voice too Its said that in the diplomatic arenas the voice and the tones on the negotiating table can factor into the outcome.
  16. nuune;910130 wrote: ^^ Maya, he is ethnic Somalilander, now bombard him with ina adero stuff Whatever you wariyas call each other Be it Ethinic Somalilander, Puntlanders,Jubbaland and futuushlanders at the end Wariya ni wariya tuu. War Xaaji Kulmiye iyo wareerkan ka bax, oo kor Ka qabso intaanu terenku kaa tegin.
  17. Xaaji Xunjuf;910128 wrote: Hey masaai guy are u really a kenyan or a somali Cant I be allowed to be both ? just as claims Haatu, Apophis and company
  18. ole-maasai;910110 wrote: Regardless of all I am sure Siilanyo and the Foreign minister knows something. Since Siilanyo and his foreign ministervisited Washington before Kulmiye Assumed power I was of the sense that Some sort of change will happen in this part of the Horn. Cant I be allowed to be both ? just as claims Haatu, Apophis and company.
  19. Regardless of all I am sure Siilanyo and the Foreign minister knows something. Since Siilanyo and his foreign ministervisited Washington before Kulmiye Assumed power I was of the sense that Some sort of change will happen in this part of the Horn.
  20. Nin-Yaaban;895387 wrote: I bet XX is sitting somewhere wondering how a topic 'bout a Somali guy running for a mayor degenerated into a battle about Fofo, jareer, sijui, laandher, iyo wixii lamid ah. This is pure comedy walle. I am glad you asked. Just go back to the initial responses to this thread. I politely commented wishing the So candidate for some USA city mayor a good luck with an additional genuine comment that his looks resembles that of a Maasai. Next thing I know is this poster with a nickname that sounds more of a west African than a wariyaa "Oba Hilowlo" Never seen a wariyaa with that kind of a name yet had the gust of calling others Foofo. That is briefly how all came down to this, a typical wariyaa schizophrenic reaction followed one after the other
  21. STOIC;895357 wrote: First I refuse to adress you as a Massai.Your toadyish way of sucking-up to Kenyans is not helping either.You are self-hating Somali.Yes the history of Somalia for the last two decades has been a sad scenario of war and hunger.No Scholar or otherwise serious and informed observer of Somali history will tell you that all that had happen within the last two decades was the solely fault of the goat-herders.There are many reasons why the country is in the mess it is going through.It is unfortunate that as a self-hating native-informer you have decided to ignore the rich history of this goat-herders and decided to label them all as a failed people at the mercy of your kikuyu-run banana republic! The supreme irony is that the same people you are calling failure today are the same ones that are nearly running a whole segment of your country's economy (just pay a visit to what once was dusty Eastleigh) ..Don't let your country manufacture the illusion of security for you; for we all know all what it takes for your country to act in a vile and violent way! Just google Kenyan post-election violence... Did you ever came across the methods they use for substance addicts.The first fundamental step is to admit that they have a problem that needs an immediate attention.The same applies here unless you come to terms with reality . I had a great past doesn't justify your current failure. Whatever you think I am doesn't change the reality on the ground Just being here and observing for the past few years has been good of an experience .