
RedSea
Nomads-
Content Count
8,187 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by RedSea
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: any so-called major clan. No sane Soomaali should label and advocate that his fellow citizen is half of him or her. It is ludicrous and bordering farce. Officionally bowing to qabyaaladists and sanctioning clans as a part of the official axdiga isn't good, either. I agree, wixii aan ku dhisnayn sida cadaalada ah ee Allah dadka usimay waa dulmi iyo caqli xumo binu Adam. That is exactly why one should support the courts, because above the critism, they are closest to justice, fairness, and balanc between the people regardless of their tribe. NN, you don't have to worry, because you clan is listed as major clan, and thus you wouldn't know what it's like to be refered as "minority" and given a half status. You just won't know it, unless you are offcourse the one given that low status.
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Leyliga maanta: Fadadey Jeesna [ama jees] Dhacar [ma'aha 'dacar' yaah] Jugleey [/QB] bal hada aan isku eego wixii Allah iga garansiiyo Fadadey? Magaran. Jees: waa reer kaliyah (singular), dhowr qoysmaaha sida uu M.M sheegay, ee reerkaasina had jeer waa reer geeljire la jooga si ay geela u hayaan, badanaa waxay dhacdaa marka abaaraha ee reerku kala guuro. Dhacar: geed qadhaadh, amaba se wax lagalay ama la sameeyey. Tusaale: "maxaad ii dharinaysaa ma dhacar dhiig ayaan galay" Jugleeyey/juglayn: laba noqotaa, mar waa iyada oo cagaha dhulka lagu dhuf dhufto, amaba se marka qofku uu dabaalanayo uuna nasanayo dabaasha gudaheeda. Ramad:waa geelah (marka uu ramadku dayrdhalo). Dhanbalada: dhinacyada Raybad: waa geed adag, oo laga sameeyo ulaha sida budhka, iyo wixii lamid ah. inta kale M.M ayaa sheegay.
-
assalamu calaykum, Ducaysane, I am going next spring Insha Allah too. Ibtism, come on there are alot more reasons to go other than what you just saw. You will have the chance to see your family members if there are any back home, you will be able to see your homeland most importantly and your people in general.It's just that much better to be in a place where every one is your kind, and it's the bbest to be in a state of mind and to know that this land is your land. Assalamu calaykum.
-
nin reer Mudug ah ayaa wuxuu dhageystay BBC da, markaa waxaa laga soo daayey hees ay qaadayaan nin layidhaah maxamed (moogeh) iyo magool. Markaa heestu waxay tidhaahdaa "maxamed maxamed,magooleey". odaygii heestii markuu dhagta udhigay, ayuu wuxuu maqlay maxamedkan lasheeygayo iyo magooshan. Markaasuu wuxuu yidhi: war heedhe maandhow Maxamed kan kartaye oo wa rasuulkeenii subaanaa eeh, magoolna maxay ahayd, ma asxaabihii ay?
-
Originally posted by xiinfaniin: Yaa Baarqab yaqaan? macallin reer Hargeysaad ah oo suugaanta Xamar ka dhigi jirey baa arday reer Xamar u badan weydiiyey! Laa, Baarqab geela iskaabulada lee maahanow! .
-
Originally posted by Hibo: Ina cali fanax yiri: War heedhe.. maanta waxaan u maleynayaa in Kii alle ahaa uu hurdoo.. malaa'igyashii qasabadahii ku ciyaaraayaan" Istaaqfurulaah.. [/QB] loooooooooooooool. Inaa lilaahi wa inaa Ilayhii raajicuun, funny but sad indeed,not that it's true,but funny. Here is mind, Maalin maalmaha ka mid ayaa waxaa isa soo raacay dayday ah(militia) . Gaadhi ayey la socdeen, gaadhigana kawadaa wuu cabsanaa, jaad iyo khamri ayuu kasoo dhargay, marka uu dhexda marayo ayuu yidhi Ninkii darawalka ah: waryaadhaheen Ragii kale: Hee Darawal: horta yaa ina wada? Ragii kale: dee Ilaahay. Darawalkii: dee ha idin wado wakaase (inta uu gaadhigii sii daayey, oo jar ka tuuray)halkii ayaa ragii oo dhan lagu waayey.
-
Lazy girl, it's only fair that the candidate shows why he/she should be voted for, so you gona have to win over your voters. In this case,show us what u got girl before we can head to the pallot place? We are going to have see what u look like exactly, we need to look every angle before we can make a decision. well then wait--I have to be "pretty" to vote right? darn, I gues you won't get my vote, cuz I don't qualify. Besides what does Baashi has to do with all this?
-
inta kale waa intii horay loo sheegay,sida aan kusoo dhiganay casharadii hore, kor eeg, halkaasay ku yaalaaneh. Laakin, Idinku garta Ramad Raybad Dhanbalada uuro doorbiday
-
Jana/alexus As I said, I am not accusing you of anything, it's just a thought. If it's not true,its' not. Furthermore, I have a girl already, so I am covered in that regard and therefore wouldn't be jelous of anything. So come down a notch a bit, what I said doesn't deserve such reply from you sis. So anyways I apologize, if you have taken my comments the other way, xaal qaado walaal.
-
This question has already been given an answer in the Quran, so there is no dispute. If you ask what that is? well let me pull out by Quranic text and I quote from Allah Subxanahu watacalaa "God promises those among you who believe and lead righteous life, that He will make them sovereigns on earth, as He did for those before them, and will establish for them the religion He has chosen for them, and will substitute peace and security for them in place of fear. All this because they worship Me alone, without setting up any idols besides Me. Those who disbelieve after this are the truly wicked" (24:55). If money was the key to happiness, we wouldn't have seen the millionares and billionares commiting suicide. Happiness comes from our hearts and could only be gained when Allah is satisfied with that individual, one could have the mountains worth of gold and still wouldn't be enough to make him/her happy, it's a fact that has been proven already.
-
As always critics are welcome, so mr. Tuujiye you are no different.
-
I don't believe in Democracy period. It's man made system full of errors and wrongs, but Islam is the perfect system and thus perfect and in it,I believe.
-
assalamu calaykum, what an incredible and artistic yet informative peace of a thread this is, and who else is better suited to teach it then our own Af Somali expert, Mr. Macruuf? I know most of these terms/nouns, thanks to one year that I have spent my life with my grandmother, honorable Ayeeyo Canbaro Adan in upper Hawd regions. After I returned to Hargeysa, I have already mastered the nomadic lifestyle and hence was better in the way I pursued the other aspects of my life both in Hargeysa at the time and here in U.S today. Baadiyo meel ka fiican maleh oo qofku marka uu yaryahay akhlaada lagu soo baro, Nabigeeniiba miyi/baadiye ayaa lageeyey markuu ciyaalka ahaa(salalahu calayhi wasalam). If I were to tell you the ones that I knew already and the ones that I learned in thanks to MMA. I know these- LAGANAY/GANAN=wax la tuuray ama se lariday (something being let go swiftly) CEESAAN: Ri da' yar oo qaan gaadh ah, diyaar u ah in ay caruur dhasho. ALEELO: shay yar oo cad cad, sida lasheegay. RIMMAY: term used stricly for pregnant she camels. QURBAC: it's not a "Rati", it's rather young he camel ready to be a man. FAQA: Somali men are known to go by two's and they faq, meaning they speak in lower voices secretly. SIBRAAR:shay laga sameeyo mass oo lagu cigaalo haamooyinka ama shay biyaha lagu shubto. The ones that I knew but didn't understand due to dialect difference are: Faraanfar, which I pronounce as Fadhaanfadh in my Hargeysawi dialect. Fiida, which I spell differently which is fiiqda or the tip of something, caarada in other words. Ebidey, I also spell it as Ibaday ama igu kalifay as I know it. The others I've just learned now: Hayjad? Mayaayi?ro Macluul? Farma? Inkastoo aan mararka qaar aan ku yar dhex lumay erayadan, hadana waan iska qabsan ee hada sii wad casharka Macalim Macruufow. Thanks, Assalamu calaykum.
-
assalamu calaykum, waxaan aad iyo aad uga helaa ama aan ku farax san ahay in aan ka dhashay beesha Somaliyeed ee Ilaahay ku maneeyey ama ugu deeqay wax cid lasiiyo tan ugu qaalisan oo ah diinta Islaamka ah. Waxaan aad aan sidoo kale ku faanaa in aan ka dhashay umad aad utaqaan oo Ilaahay ku manaystay xigmada gabayga. Sidaad darteed ayaan hadana waxaan layaabay sida yar ee ay gabayahanada Somaliyeed uga gaabsadeen in ay xigmada Gabaygee Allah baray in ay Ilaahay iyo diintooda ay ku amaanaan oo ay u adeegsadaan sidii xiligii Carabtii hore ee xiligii nabiga jirtay oo kale. Waayo gabaygu waa shay aad u awoodwayn oo qaadi kara risaalad culus. Sidaad darteed markaad u fiirsato gabayada somaliyeed badi waxay ubadan yihiin wax qabiil ku faana, wax jecaly ka hadla, wax dhulka iyo nabaadkiisa amaanaya. Macnihii maxuma oo way fiicantay, laakin way fiicnaan lahayd hadii oo kor ayuu usoo kici lahaa gabayada somalidu haday ka shaqayn lahaayeen wax yaabo wanaagsan sida nabi amaanka, diinteena oo lagu daafaco, Allah oo lagu ixtiraamo awoodiisa. Tusaale Ahaan, waxaa gabaygan iska leh Allah ha unaxariistee Abwaankeenii Abdullahi Suldaan "Timacadde", waana gabay uu Ilaahay iyo Anbiyada uu ku sheegayo. Gabaygan waxaa layidhaahdaa 'Casiisow'. Bal hada eega haybada gabaygan iyo macluumaadka ku jira. Casiisow Ilaahi cirka taagayee Dayaxa iyo cadceeddiyop Xiddigaa ku cigaalayow ! Ilaahi caadil ahaaye Dhulka caynkan u daadshaye Ku culaysiyey buurta e Isagoon cidi joogin Casiiskii Nebi Aadan Ka buuray cammuudda e Cidhifkaa bidixdiisa Intuu caaro ka jeebay Cadkii Xaawa ka yeelayow Ilaahi Caadil ahaaye Ciyaarsiiyay buxuurta e Ceejiyee ama siiyayow Ilaahii caadil ahaaye Casiiskii Nebi Luud Kuwii caasi gareeyay Amaba ceebta yiqiinnay Habeen cawda u gooyayow Ilaahii caadil ahaaye Casiiskiisii Suleymaan Dabayshuu carbiyayow Ilaahii Nebi Ciise Cilmigiisa ku qaadaye Cashaduu iman doonana Cawar seef ugu dhiibayow Ilaahi caadil ahaaye Casiiskii Ayuub Cudurkii uu ku raajay Marki uu caban waayey Caafimaad ugu doorshay Curuuqddiisii dhammaatiyo Raxmaddii ku dul caastay Cimrigoodi yareeyaye Cusbeysiiyey Jidhkooda E Caruusiinta ka yeelayow
-
MASHA ALLAH, can I get Allahu Akbar. My hats off to the courts, a job well done. I have nothing else to say, but respect and admiration for the progress in Muqdisho done by the courts with the help of Allah subxanahu watacala. Masha Allah.
-
No, Mr. Mobb Deep, we don't know what u mean son, you feeling me? Justice served I say. I could never get this .5 that the TFG has put forth, I think this 4.5 formula is absulatey rediculous and offensive to those applied as .5s, meaning that they are "minorities" or refered as "others". I found it amusing that some found it exceptable.
-
Originally posted by Castro: P.S. So if I show my face in Hargeisa without a visa, will I be arrested as well and "jailed" at the Ambassador hotel? Don't you think you are little too old to be asking that question now, go visit Hargeysa, it's your city and don't except the nonsense that people say around that you have to be natural born citizen to go there or you have to be from "certain tribe "and what not. None of that is actually true, so you are more than welcome anytime sir, you can stay in my family's home anytime for free that is, or you can choose to spent the night at ambasador for $30/night(advertising Ambassador) little bit.
-
oooh really, are ya? I thought you really didn't like these "things" that they call men.You know those "things" that we didn't know what they are good for? As they say opposites attract. You might not think so, but perhaps one day, you will give your heart to one lucky guy, just one day. If you think that has absulately no chance of happening, we shall see by the time you reach your mid 20s, or 30s. by then I hope you will still be here, we will see how things are between you and, well-- the good for nothing creatures.
-
I dont' want to be the accuser, but could also "GM" be Jana's other nick in here and thus trying to make her "other" cyber nick popular?
-
Originally posted by ibtisam: ^^^for sure everyone has a sour side, but which they keep hidden. somali guys are an exception, it comes out every 5min. they need to control in and balance it with their good side (for those that have a good side) okay, now you just taking cheap shots at me Ibtsim ,so I better leave before my not so good side takes hold of me.
-
Originally posted by MC Xamar: ^ You gonna hook me up another wife? Sure--, but before I can do that, I need to find out where the other one went. PUCCa, sorry come again?
-
didn't you guys get it, Janna informed us that Mr. GM has done most of his work privately and not in public,hence the few posts that GM has. Although this gets me thinking, could GM be her causin or something?
-
Well, will you then consider him your enemy or someone among the unrighteous who sees things in light? He isn't our enemy, just not a Islamic faith believer.
-
Originally posted by Northerner: ^^What if the kid went back with his parents who happen to forget him there? Much ado about nothing saxib. The security dept needed some good PR. That is totally different case and irrelvant at the moment.