MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by MZanzi


  1. ^^^war nnyoho i love Bollywood. I grew up watching Bollywood films like Sita Aur Geeta, Satyam Shivam ... "I am (also) a big fan of the actors out there like Salman Khan and ayub khan smile.gif Laakin sxbw ayaantan waxa kuhesta Nollywood smile.gif

     

     

    PS.BOB, kuwa yar yaro mideget ka ah ma'aragtay


  2. Nuune, LoooL@WADAAD waaweyn bu nagu ceebeeyay

     

    nuune duqa inu waxiisa hoos ka aqriyo aheed afka nuux nuuxiyo smile.gif ama suurado kale iska aqriyo sidi nin oday ah aan aqaan oo flimaantas islaamaha lacagta oga dhameeyay tusbax bu dhabarka oga garaaca yaasin buuna ku aqriyaa