MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by MZanzi


  1. ^^LooL

     

    Juxa horta saa sheegtay waaye ayaamahan dambe inaan yara dhagweynaaday waa laigu xamanaayay :D

     

     

    PS. juxa Bob hadu halaabaayo healbrow uu kuhalabi lahaa marka maumalenaayo sheikh bob in wax iska badaleen ...laakin ninkaan reer kismayo waaye sheekhul kuli waaye mar marka qaarkood


  2. Originally posted by Juxa:

    BOB, if fufu could corrupt you maraad meel udhaw joogtay buu kula kici lahaa

     

    as for Alpha & tango iga daa wax ma dhihi karee

    Juxa, adiga mowjad qaldan aad iga aragtay aan umaleynaa do i look like qof dadka corrupt gareeyo :mad:

     

     

    PS. abtigiis mid aan xalay Supersport ka arkay koofi xirnaa oo ciyaarta brazil daawanaayay ayaan adiga kumaleeyay laaakin BOB ayaan isheegay adiga inaadan bidaar laheen oo aadan koofi xiran icon_razz.gif