MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by MZanzi


  1. ^^lol Sxbow dadkan bilaash aad kumaageesin ..war somalida hada jirto cunsuri nimo intee dhaafeen eey waxeey isku guursadan laf laf

    qabiilka korka laga wada wadaago xataa hada waa laisku jaakiraa hada waxeey marooosa in laisku cuno jifo jifo marka hala yaabin hadi dadka qaar dhahaan reer koonfur maguursaneeno


  2. Joined a gym and they assessed me. I'm 95kg with 27kg of that being fat!

    Norfy Remember that many methods of finding body fat percentage are not accurate, so don't let them stress you out.


  3. ^^^LoooL norfy you shouldn't worry about losing weight you can turn the fat into muscle if you do weight lifting and little bit of cardio

     

     

    EDIT:KFC iska kala yaree


  4. Malika blv me in south africa xoog maka shaqeeyo you can be the biggest guy in the hood laakin meeshan hadi caqli isticmaalin you will smile all the way to QABUURAHA smile.gif


  5. sayid i was on adeep sleep when they broke into my house laakin saakay ayaan waxa arkay mid aso dharki iga so xaday kulabisan....makawaalin police aan ugu yeeray asoo xaragoonaayo ooba waxba kaqasneen aan dhab dhahay now i'm looking for the other guy and i'm sure he already heard tht i'm looking for him