checkmate
-
Content Count
1,306 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by checkmate
-
-
^ What a come back!
-
The above song’s English version is Ying Yang twin’s “lemme whisper in your ear†song it was sang by Shego band and the lyrics are to explicit for me to post.
Waxaas camad dhagahaaga ha u quurin
-
Bishaaro, Soomaali waxay hore u tiri " xoolahaaga(money or materials) intaada bixin ka hor ayey waxay ku yiraahdaan ha i bixinin hadaa i bixisidna ha isoo ceshan".
On this same token, you know what really gets me.
When friends see you wearing a new shirt or pants or jacket or sweater or even a new hat and they go byzirk and say stuff like “how great it will on them or whatnot†don’t they know it’s the katabaanka ay dharka suran yihiin NOT the dharka per say
-
^^Aamiin, ciid wanaagsan everyone.
-
Marwooyin Iyo Mudanayaal
We are aging quite fast, aren’t we? Another great year has come and gone right before our eyes, whether one accomplished his goals or lacked their of is redundant now. But what is relevant is 2006 is here.
Somaliaonline in 2005
Nuune chat room
SOL Chat room
Castro (yep, am one of your die hard fans, though I don’t show it)
Legend and BoB(my deepest sympathy for your loses my brothers)
Mod changes
Fights
More fights
Hornafrique (we almost lost you abti, but pleased you’re here)
Precious cargo’s joined the families of ( Northner, I , abaadir, st,paulchick)
LibaaxSankaTaabte got married
Wiilo got married
General Duke got married
Kheyr got married
Baashi’s age is still unknown
Happy new year my dear Brother and Sister.
Ilaahey sanadkaan sanadkiisa kale caafimaad iyo cimri dheer iyo cibaado suuban ha nagu wada gaarsiiyo anaga iyo intii muslim ah.
-
I for one encourage your enthusiasm brother Xaaji fardo badneh, I believe some one has to take on the monumental task of bringing distraction (humor and creatively set media) to these lonely Solers.
But do you know what this brings now? You’ll have folks running around in SOL writing bogus lines, picking a fight, stealing worth robe, don’t brush their teeth and etc. Just to make it to the BBC head lines, so just put up with their garbage and be patient walaal.
-
A seven year old boy from Toronto was at the centre of
a courtroom drama in an Ontario Superior Courthouse
this morning when he challenged a court ruling over
who should have legal custody over him.
The boy had a history of being beaten repeatedly by
both parents and the judge had previously awarded
custody to the boy's aunt. The boy confirmed that his
aunt beat him more than his parents and refused to
live there. When the judge then suggested that he be
placed with his grandparents, the boy cried out that
they beat him more severely than anyone.
The judge, in an unprecedented ruling, dramatically
allowed the boy, in spite of his youth and obvious
inexperience, to make his own choice as to who should
have legal guardianship over him.
In front of a packed and cheering courtroom this
morning, custody was subsequently granted to
the Toronto Raptors as the boy stated his firm
belief that they are, in point of fact, not capable of
beating anyone.
and so it begins!!!
GAME ON !
-
eh, what do i hear, express and know how they feel. waaw
Mr.mudug..bax feel on ganbar waryaa, buuq badanaa canuga,
Psst bishaaro, haduu ku soo fiiriyo xitaa ii sheeg, isha aan farta ka gilinaa ninkaan..
Ps: Mudug qoftaan aa igu dhahday willkaas iga celi, marka iga ganbiso qaqatar aan iska dhigee yaaheee.
-
All his saying is that " it's right there in all the scriptures, no jews will be left in the world. So why beat around the bush? I tell it as it's"
_________________________________________________
The straight-talking ultra-conservative, who won a shock election victory in June, went on to criticise "international Zionism and the expansionist policies of the world arrogance" -- terminology usually used to refer to the United States and Israel.
"They are cheeky humans, and they think that the entire world should obey them. They destroy Palestinian families and expect nobody to object to them."
Source: www.turkishpress.com
-
Two nuns went out of their convent for a walk. One of them is
known as Sister Mathematical (SM) and the other one is known
as Sister Logical (SL). It was getting dark and they were still
far away from the convent.
SL: Have you noticed that a man has been following us for the
past half-hour?
SM: Yes, I wonder what he wants.
SL: It's logical. He wants to rape us.
SM: Oh, no! At this rate he will reach us in 15 minutes at the
most. What can we do?
SL: The only logical thing to do of course is to walk faster.
SM: It's not working.
SL: Of course it's not working. The man did the only
logical thing. He started to walk faster too.
SM: So, what shall we do? At this rate he will reach us in one
minute.
SL: The only logical thing we can do is split. You go that way
and I'll go this way. He cannot follows us both. So the man
decided to follow Sister Logical.
Sister Mathematical arrives at the convent and is worried what
has happened to Sister Logical. Then Sister Logical arrives.
SM: Sister Logical! Thank God you are here! Tell me what happened!
SL: The only logical thing happened. The man couldn't follow us
both, so he followed me.
SM: Yes, yes! But what happened then?
SL: The only logical thing happened. I started to run as fast as
I could and he started to run as fast as he could.
SM: And?
SL: The only logical thing happened. He reached me.
SM: Oh, dear! What did you do?
SL: The only logical thing to do. I lifted my dress up.
SM: Oh, Sister! What did the man do?
SL: The only logical thing to do. He pulled down his pants.
SM: Oh, no! What happened then?
SL: Isn't it logical, Sister? A nun with her dress up can run
faster than a man with his pants down........
-
^^LIAR
-
Af xun
Af qaloof
Af fur aaaaah kan aa sax ah.....gaajo gaajo aabahaa ma joogo, hooyadaa ma joogto..
-
A psychiatrist was conducting a group therapy session
with four young mothers and their small children...
"You all have obsessions" he observed.
To the first mother, he said, "You are obsessed with
eating. You've even named your daughter Candy."
He turned to the second mother, "Your obsession is
with money. Again, it manifests itself in your
child's name,Penny."
He turns to the third mother. "Your obsession is
alcohol.
This manifests itself in your child's name, Brandy."
At this point, the fourth mother gets up, takes her
little boy by the hand and whispers. "Come on, Dick,
we're
leaving".
-
Allah yarxama raahimiin walaalkiis, ilaahey janah fardowsa haka waraabsho aabo aboowe. waa la wada socdaa aduunkaan waa laiska kala horeyaa mooyee. Ilaaheey samir iyo iimaan ha idinka wada siiyo idinka oo dhan aboowe.
-
^^ Aammin aamiin
Alloow u naxariiso asaga iyo intii muslim ah oo dhamatay dhamaantood.
-
-
Abraar, ma Mahamad baa kugu buuqay? Idinkoo maskiiniin ah uu iska kiin arkooday ehy. Waar anigaa ah ragii birta calashaday maxamadoow isoo aad...
Waxa dunida caaqil u ah oon ciddi khilaafayninOo caasiga iyo caabudkuba wada cisaynaayoAan calalna oogada ka qabin car ee yaa sheega?Bal aan qarxiyo jawaabaha, waa labo wax
a) kitaabka
b) buntukha/seefta
-
Posted to the Web Oct 14, 04:21
Warbixin ay dhowaan soo saartay hay'adda Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in hogaamiye kooxeedka Gobolka Shabeelaha Hoose Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade) uu gacanta ku hayo beero lagu abuuro maandooriyaha daroogada, isla markaana uu maandooriyaha uga soo go'a beerahaas u suuq geeyo dalka gudahiisa iyo dibadiisaba.
Qaramada Midoobay oo baaritaan ku sameysay dhaqdhaqaaqa Sheekh Yuusuf Indhacade ayaa soo ogaatay in hogaamiye-kooxeedkan gacanta ku hayo beero tiradood lagu qiyaasay ilaa 10 oo dhamaantood lagu beero maandooriyaha Xashiishka, isla markaana suuqgeynta maandooriyahan uu ka helo lagac gaareysa $600,000 (Lix Boqol Kun Doolarka Mareykanka) sanadkii.
Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa toosh cad ku ifisay hogaamiye-kooxeedkan sheegta in uu Sheekh yahay mujtamacana isu tusa in uu yahay nin diin, damiir, iyo dadnimo leh.
Waa kuma Sheekh Yuusuf Indhacade?
Indhacade oo haatan sheegta inuu yahay Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose, wuxuu ka tirsanaan jiray maliishiyooyinkii gacanta ku dhigay degaanka Shabeelaha Hoose dagaaladii sokeeye kadib, waxaana la sheegay in uu mar madax ka ahaa isbaaro tiilay wadada dheer ee isku xirta Afgooye iyo degaanada uu haatan gacanta ku hayo.
Dowladdii Carta intii aanay dhalan wuxuu Indhacade madax u ahaa koox maliishiyo ah oo gacanta ku haysay magaalada Marka.
Cabdiqaasim Salaad Xassan iyo Yuusuf Indhacade
Dhalashadii dowladdii Carta kadib, Cabdiqaasim Salaad Xassan oo madax ka ahaa dowladdaas ayaa Indhacade u magacaabay inuu noqdo Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose, wuxuuna Cabdiqaasim gacanta u geliyay Yuusuf Indhacade hub iyo dhaqaale fara badan.
Hubkii uu Cabdiqaasim gacanta u geliyay Indhacade iyo dhaqaalihii faraha badnaa ee uu Cabdiqaasim ku taageeray Yuusuf Indhacade ayaa sababtay in Indhacade u awood sheegto hogaamiyeyaashii Maliishiyooyinka ee gacanta ku hayey degaanada Gobolka Shabeelaha Hoose, sida Jannaale, Shalambood, Qoryooley, Buulamareer iyo Kurtun Waarey, wuxuuna Indhacade noqday hogaamiye ay ka weecdaan hogaamiyeyaashii maliishiyooyinka, isla markaana ay maamulka degaanadaas isaga uga dambeeyaan.
Taageerada uu Cabdiqaasim siiyo Indhacade waxey aheyd mid socotay sadexdii sano ee uu Cabdiqaasim madaxweynaha ka ahaa Dowladdii Carta, wuxuuna Cabdiqaasim dhaqaale fara badan oo uu magaca Soomaaliyeed uga soo qaaday Beesha Caalamka u leexiyay taageerada Yuusuf Indhacade iyo laba nin oo iyaguna gacanta ku haya degaanada Baraawe iyo Afgooye.
Burburkii Dowladdii Carta kadib, wuxuu Cabdiqaasim wixii hub ay laheyd dowladdii Carta gacanta u geliyay Yuusuf Indhacade, waana hubka maanta Yuusuf Indhacade ka dhigay hogaamiyaha ugu awooda badan Koofurta Soomaaliya.
Baaritaan uu sameeyay Warsidaha ayaa lagu ogaaday in ilaa maanta uu Yuusuf Indhacade ka talo, tusaale, iyo amar qaato Dr. Cabdiqaasim Salaad Xassan, isla markaana aanu marnaba fulin qorshe uusan Cabdiqaasim la ogeyn.
Hadaba su'aasha cid kasta is weydiineysaa waxey tahay hadii Sheekh Yuusuf Indhacade qorshe kasta oo uu fulinayo uu kaga amar qaato Dr. Cabdiqaasim, raad intee la'eg buu Dr.Cabdiqaasim ku leeyahay daroogada uu Yuusuf Indhacade ku beero degaanada Shabeelaha Hoose, isla markaana uu u suuq geeyo magaalooyinka kala duwan ee Soomaaliya iyo dalka debediisaba?.
Warsidaha, wuxuu weli ku guda jiraa xiriirka u dhaxeeya Dr. Cabdiqaasim Salaad Xassan iyo daroogada uu Yuusuf Indhacade ku beero degaanada Shabeelaha Hoose, iyo weliba xiriirka u dhaxeeya Indhacade iyo shakhsiyaad kale iyo ururo diimeed ka jira Muqdisho, wixii kasoo baxa baaritaankeenana waan idiin soo gudbin doonnaa ee ha u daymo la'aanina.
Source: www.aayaha.com
-
LooL..Hadii aa si u fiirisaan guusha Abraar waxbaan ku lee yahay, maxaa yeelay Quraanshadu waxaa cuna Anyax anyaxa waxaa cuna Dooli dooliga waxaa cuna YaanYuurta Yaanyuurta qofna ma cuno you see.
Mahammad war ninyahoo adaa i waalay, saa ii oraneysay "maskaxda tuuji, maskaxda tuuji" look what ya made me do,si xun aan u tuujiyey the entire chain reaction aa ii sawirmay.
Bishaaro, LooL funny you should say that, hada ka hor ey yaanyuur i dardartay.
-
Posted by Meygaag
Waa JINNACA nooc ka mid ah oo la yidhaahdo JINNACDUULLAAN!Posted by Muhammad
maya walaal, Jinaca ma aha.Marka Abraar,
Incase you don't know what Jinac/Quruwaale is, Its Quraanshada Ninka ah, Ok. so weewe idigana waad qaldan tahay.
Jawaabta saxa ah agian waa YAANYUURTA
-
Maxaa kalifay in somali badani ay waqtigooda ku lumiyaan cunista qaadka? Waa su'aad wacan oo wanaagsan. Maxaa kalifay in dumarka soomalidu badankood telephoneka ku daldalmaan had iyo jeer? telephone baa sidii earings dhagaha ka lusha,iidna waa su'aad wacan oo wanaagsan.
Hadaba aan idiin sheego qaadka/jaadka waa nooli soo saarid dhaqaalo oo aad iyo aad muhiim u ah.
Aniga qudheyda 3 qaad/jaad Drive-Thru ayaa ii furan. Mid Hargeysa, midna Xamar iyo mid iiga furan wadanka ingriiska. lacag fawqal caqli aan aheyn ayaan ku dhuftaa.Ayaa mahaan ayaa ka fikiraayey in aa New orleans gato oo aan dib usoo dhiso.
-
^^Sorry waad qaldan tahay weewe, Maroodiga wuu duulaa.
Jawaabta saxa ah YAANYUURTA
-
Was i close thou? Hint please.
-
Shan kun oo nin oo wada shaxdoo shir iyo ceel joogtaOo wada sharaaka ah haday naftu shaqaynaysoAsaan shaado xoollo ah lahayn wadana shoobaysaAan shabaabka iyo sheekha iyo sheybku kala soocminWadana shiil modow ah aan casaan ciddi ku sheegayninWaxaan filanayaa in laga hadlaayo, SHAHWADA RAGA.
Hoyga Suugaanta...
in News - Wararka
Posted
Sorry bro, this is off topic.
Yaa labo xiniinyood laheeen?