Ex-Xisbiga

Nomads
  • Content Count

    102
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ex-Xisbiga

  1. Red Sea. Actually Gen. Ghalib was NEVER associated with the SNM or the struggle against the last regime. He is in the same boat as Faysal Cali Warabe, Cali Khalif Galeyd and Xussein Cali Ducaale (Awil) all who claim they were apart of the SNM in one form or the other and all who published works celebrating their so-called "sacrifices" for their country. Don't believe everything you read.
  2. Riyaale or Rayaale, our President has become the center of a character assasination in the media by some influential names that are hiding behind powerful families. What exactly has Dahir Riyaale done that his predecessors didn't? The first President (Tuur) cabinet consisted almost entirely of fellow Somali National Movement generals and commanders Jamac Yare, Buuba, Kaalun, etc. Former President Cigaal appointed ministers who served under him in the 60s including Ahmed Yusuf Ducale & Cali Warancadde. Riyaale has every right to appoint ex-NSS colleagues Abdillahi Shaabeel Ciro and Ismail Aden Osman to ministerial posts. These empty accusations and malicious attacks will work in his favour on election day. Riyaale has never insulted a politician a day in his life. Ilaahaay samir iyo dulqaad buu siiyaay.
  3. I'm not alone in calling Mudane Dahir Riyaale Kahin an outstanding leader. A prophet of Democracy & champion of Somaliland foriegn policy. Shucayb, I think you and Rudy have been reading to deeply into the propoganda machine called HAATUUF which is more bias then Fox News. This character assisination on our President by unethical critics needs to stop!
  4. I think its fantastic news that Riyaale is running for a second term. Dahir Riyaale and the United People's Democratic Alliance (UDUB) have done incredible things for Somaliland. He definately has my vote. I'd rather vote for him then a nephew of Siad Barre or a Fascist/Communist.
  5. Oromo's in the capital? Are we looking at the same video. Most of the stuff in there are Sheikh and Berbera. I don't think there are alot of foreigners in those towns. Hargeisa on the other hand is a big city, I saw alot of non-Somalis most of them live in the Koodbuur district & near the maansoor hotel where hundreds of nice villas have gone up.
  6. WAR DEG-DEG AH!!! Madaxweynaha Somaliland Mdane Dahir Riyaale Kahin Oo Daboolka Ka Qaaday Markii Ugu Horeysay Inuu Isku Soo Sharaxayo Tartanka Doorashada Madaxweynanimada ee 2008-ka (Madaxweyne Rayaale ) 2007-02-14 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(VOA): Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Md, Daahir Rayaale Kaahin ayaa markii u horeysay ka dhawaajiyey inuu markale isku soo sharaxayo jagada madaxweynanimada ee doorashooyinka 2008-ka, sidaa waxa uu madaxweynuhu ku sheegey wareysi uu siiyey sacaado kaa hore idaaca ku hadasha Afka Soomaaliga ee Vioce of Amerika, kaas oo uu la yeeshay weriye magaciisa la yihaahdo Cali cabdi Xaraare. Waxaanu madaxweynhu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid tahay xidhiidhka iyaga iyo Jabuuti ka dhaxeeyaa, iyo Somaliland iyo Jabuuti iyo Xaalada hada ka taagan Soomaaliyaa.sida waxa maanta daabacay wargeysaka Haatuf ee madaxa banana Doorashooyinka madaxweynanimo ee Somaliland oo ay hada ka hadhsan tahay mudoo sanad ah ayaa waxa uu madaxweyne Rayaale ka sanqadhiyey inuu marlabaad isku soo taagidoono, doorashada sanadka soo socda, waxaanu yidhi “Xaq ayaan u leeyahay inaan mar labaad isa soo sharaxo sida uu dasduurku qorayo, wax iidiidayaana ma jiro waana caadi taas” Su’aasha in la xuso mudan ayaa waxay tahay qaabkee ayey leegtahay kalsoonida madaxweyne Rayaale kaga adkaan karo dadka uu la tartamayo, isagoo arrintaa ka jawaabayana waxa uu yidhi “Kalsoonidu waxay ku xidhan tahay dadka, anigu markastaaba markaan doorashada hore galayey inaan aniga uun helayo kumaan talogelin” Weriye, Mustafe-janaale Reporter Hadhwanaagnews.com/Hargeysa
  7. Jamhuuriyadda Somaliland oo soo bandhigtay Awood dheeriya oo Melleteri “Ciidamadda Qaranka oo u dabaaldegay 13 guuradooda”{Daawo Muuqaalka guud} Ciidamadda Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa markii ugu horeeysay daaha ka rogay sida ay awooda dheeriya oo Melleteri ugu leeyahiin Geeska Afrika ,taas oo ay la yaab ku noqotay Shacab fara badan oo u daawasho tagay dhoolatus gaara oo ay sameeynayeen. Ciidamadda Qaranka Somaliland oo u dabaaldegayay Sanad guuradii 13-aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay ayaa soo bandhigay boqolaal gaadiid ah oo jiidayay Madaafiicda waaweyn ee goobta dagaalka loo yaqaan laguna duqeeyo goobaha fog fog sida BM-yadda,waxaa kale oo ay Ciidamadda soo bandhigeen beebeeyo cusub iyo tikniko dagaal oo aad u fara badan.,kuwaa oo aan dhamaantood ahaa tikniko cusub oo aan ka mid ahayn kuwa Jiidaha Dagaalka iyo Soohdima dalka uga jira difaaca. Kumanaan ka tirsan Ciidamadda Melleterigga Somaliland ee sanadkaan tababarka soo dhamaystay ayaa dhoolatusyo ka hor sameeyay Xaflad loogu dabaal degayay oo ay goob joog ka ahaayeen Madaxda Sare ee Somaliland iyo kumanaan shacab ah. Ciidamadda ayaa shacabka Somaliland u bandhigay nuucyadda kala duwan ee hubka ay u haystaan iska caabinta dhulka,Cirka iyo Badda ,hadii lagu xadgudbo xaduudaha Soomaaliland la wadaagto Maamuladda kale sida Puntl Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dahir Reyale Kahin oo ka hadlay Xafladda loogu dabaal degayay 13 guuradda Ciidanka Qaranka Soomaaliland ayaa qaab farxad lagu laray ugu jeediyay khudbad xamaasad huwaneed ,isagoo siiyay balanqaadyo dheeriya oo lagu dhisayo dhinacyada adeegoodda Ciidamnimo. “Ciidamadda Somaliland waa kuwa dhisan Maskax ahaan,niyad ahaan iyo tababarba ,waxaana muhiima inaan sheego in Ciidamadda Mushaaraadkoodda la kordhin doono ,sidoo kalana sare loo qaadi doono awoodooda gaashandhig ,iyadoo lagu soo biirinayo wax alaale iyo wixii ay u baahan yahiin” ayuu yiri Madaxweyne Reyaale oo khudbad dheer ka jeediyay Xafladda 13 guuradda Ciidanka Qaranka Somaliland. Dhoolatuska ay Sameeynayeen Ciidamadda Qaranka Somaliland ayaa dad badan shaki geliyay waxaana aad la isu waydiiyay durba halka Somaliland ka heshay hubka cusub ee leh nuucyadda kala duwan,waxaa kale oo ka qaybgalayaasha xafladda ay aad uga maqsuudeen Riwaayado goos goosa iyo heeso ay soo bandhigeen Ciidamadda Somaliland kuwaas oo lagu cabirayay xaaladaha guud ee ka jira Geeska Afrika. Xafladda loogu dabaaldegayay 13 guuradii ka soo wareegtay aas aaska Ciidanka Qaranka Somaliland waxaa ka soo qaybgalay Madaxda sare ee dalka Somaliland kuwaas oo laga tilmaami karo Madaxweyne Reyaale,Wasiirka Gaashandhigga Aadan Waqaf,Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani,Gudoomiyaha Xisbigga Mucaaradka ah ee UCID Inj Faysal Cali Waraabe,Ku simaha Gudoomiyaha Xisbigga Mucaaradka ah ee Kulmiye Saalax Nuur Fagadhe iyo xubno ka socday qaybaha kala duwan ee bulshadda Somaliland. Marka la isku soo duubo sheekadda dhoolatuska ay Sameeyeen Ciidamadda Qaranka Somaliland waa mid beesha Caalamka tusinayo muuqaal baaxad wayn oo horseed u noqon kara qiimeeyn gaara oo lagu sameeyo saamaynta gaashandhig ee Somaliland ku leedahay Geeska Afrika.
  8. Nabadshe Mudane Dahir Riyaale is the democratically elected head of state of Somaliland. He enjoys wide spread support across Somaliland. He is despised by Somaliland haters so I guess he is getting something right ? I would vote for him again and again if I got the chance. Anyways, back to the topic at hand.........the SL Army anniversary. Xafladda lagu Xusayay sannad-guurada 13-aad ee ka soo wareegtay aasaaska ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shalay lagu qabtay Taliska guud ee ciidanka Qaranka. Munaasibada xuska ciidanka Qaranka waxa ka soo qaybgalay Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland, xubno ka socday saddexda gole Qaran, xisibyada iyo marti sharaf kale. Ugu horayn waxaa halka ka hadlay Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland – Nuux Taani Wuxuu hambalyo iyo salaan u soo jeediyey Saraakiisha ciidamada Saddexda noocba (ciidanka cirka, dhulka iyo baddu), isagoo ku bogaadiyey ka soo qayb galkooda munaasibadda 13 aad ee aasaaska ciidanka qaranka JSL, isagoo sheegay in la aasaasay ciidanka qaranka JSL 2/2/1994, wuxuu taliyuhu ku dheeraaday ka hadalka muhimadda ciidanka qaranka JSL, iyo sidii loo aasaasay ciidanka qaranka maruu arrintaa ka hadlayayna wuxuu yidhi “ka dib shirkii lagu soo dhisay dawladdii madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim cigaal, waxaa lama huraan noqotay in la helo ciidan qaran, oo adkeeya dawladda, waxay taasi keentay in ciidan beeleedkii waddooyinka joogay la mideeyo, iyadoo lagu salaynayo saamiga ay cid waliba ku leedahay baarlamaanka iyo guurtida, waxaa la mideeyey 500 ee u horraysay, oo aasaaska u noqday ciidanka qaranka kuwaas oo ahaa inamadii suuqa joogay intaas ka dib ayay suura gashay in la sameeyo ciidanka qaranka” ayuu yidhi taliyuhu.Wuxuu sheegay inuu hadda gaadhay hannaankii looga baahnaa ciidan qaran, wuxuu sheegay inuu ciidanku gacan laxaad leh ka geystay doorashooyinkii iyo arrimaha gudaha, iyo sugidda xuduudaha Somaliland. Taliyuhu wuxuu kaloo sheegay inay si ciidanku u ahaado mid tayo leh ay u fureen afar dugsi oo kala ah , Gorayacawl, Biyaguduud, Sheekh, Dararweyne. Labadii guuto ee u horreeyey waxaa lagu bilaabay dugsiga biya-guduud, iyada oo markii hore ku sigtay inay diidaan maadaama aanay wax fekera ka haysan, wuxuu kaloo sheegay taliyuhu inay dhamaan ciidamada qaranku wada mareen dhammaan dugsiyadaa. Maruu ka hadlayey askarta debedda loo diray wuxuu sheegay taliyuhu “waxaannu debedda u dirnay saraakiil, saraakiishaas oo aannu ka qaadannay laba meelood oo kala ah inamo aannu ka xulannay dugsiyada oo aannu imtixaan ka qaadnay, dabadeed aannu tababar gelinnay, sida efentari, injineerin, iwm. Iyo qolada labaad oo ah mujaahidiintii SNM” ayuu ku daray. Hadaladii Wasiirka Gaashaandhigga JSL, Aadan Mire Maxamed Waqaf Wuxuu ugu horrayn salaamad ballaadhan u soo jeediyey, Madaxweynaha, ku-xigeenkiisa, golayaasha qaranka, axsaabta, ciidamada qaranka taliye illaa dable iyo xaasaskooda, sallaan ka dib wuxuu wasiirku ka hadlay siyaabihii loo soo maray dhisidda ciidanka qaranka isagoo sheegay inay waxa suura geliyey dhisidda ciidanka qaranku ay ahayd nabadayntii iyo hubka dhigistii ka dhacday waddanku. Waxa uu ka hadlay wasiirku in waajibaadka milterigu ay tahay difaaca iyo sugidda xuduudaha dalka, mar uu wasiirku ka hadlayey xuduudaha aasaasiga ah ee Somaliland wuxuu yidhi “Somaliland waxay ka kooban tahay bad, cir iyo dhul, woqooyi Cadan ama khaliijka cadmeed oo dhan 850km, woqooyi galbeed Djibouti oo berri ahaan aynu xuduud la leenahay 62km, galbeed iyo koonfur dawladda Ethoipia oo aynu wadaagno 728km oo dhul ah, bari Somalia oo aynu la leenahay xuduud gaadhaysa 413km …. Bedka dalkeennu wuxuu yahay 137600km2” ayuu yidhi wasiirku. Wuxuu intaa ku daray wasiirku in fadhiisimada ciidanka qaranka JSL uu yahay 57 goobood iyo afar dugsi, ayna miisaaniyadda ugu badanina dalka ay ku baxdo ciidamada qaranka. Wuxuu wasiirku sheegay inay ciidamada ka dhiman yihiin ayna muhiim tahay in la abuuro ciidamada cirka iyo difaaca hawada iyo ciidamada badda iyo xeebaha, si loo dhammaystiro hannaanka ciidanka qaranka JSL. Hadaladii Madaxweynaha JSL Wuxuu madaxweynuhu salaam ballaadhan u soo jeediyey shacabka iyo ciidanka qaranka JSL iyo xaasaskooda, wuxuuna si gaara salaam ugu diray ciidanka Faranta hore fadhiya. Wuxuu madaxweynuhu ka hadlay muhimadda loo aasaasay ciidanka Qaranka JSL, iyo muhimadda ay ka xukuumad ahaan ugu fadhiyaan. wuxuu madaxweynuhu u mahad naqay sidii hagarta la’ayd ee ciidanka qaranku iyagoon qalab haysan ay u dayactirteen gaadiidkooda, wuxuu madaxweynuhu maruu ka hadlayey ciidamada yidhi “waxa lagama maarmaana oo aan wasiirka iyo taliyahaba ku boorrinayaa saddexda ciidan qaranba waa inay ka qayb galaan tababarka hadday tahay ciidanka cirka, ciidanka badda iyo ciidanka dhulkaba …. Manta waxaan ugu jeclaa inaan halkan ka sheego waxay ahayd inaan ciidanka darajada u wada xidho laakiin inshaa allaahu way dhici doontaa waana iga go’an tahay, haddeer sarkaal xigeenkii ayaan maraynaa, haddeer haddaan intii soo baxday oo qudha u qaybinno ciidankii kalena aanu darajo xidhan, qabyo weeye, waxaan jecelahay inay marqudha isla jaan qaadaan, dib u dhacaa jiraana intaas ayuu ka jiraa ee sabra awelba waad u samrayseene” ayuu yidhi madaxweynuhu “ujeedada aan dalkan aan ka leennahay siyaasad iyo cudud isku lammaan ayaan ku gaadhaynaa, siyaasad oo qudha ku gaadhi mayno” ayuu ku daray madaxweynuhu. Shiine Cilmi Kaahin - SDWO Reporter - Hargeisa
  9. Dahir Riyale isn't responsible for the problems in the Somali region of Ethiopia. This whole issue stems from Qabiil cunsuriyeed. i.e. Puntland handing over ethnic Somalis belonging to ONLF is OK, but since Somaliland leadership is different tribe hence they are the "enemy".
  10. M/weyne Rayaale oo ka qayb galay 13-guuradii ka soo wareegtay Aas-aaska ciidanka Qaranka Somaliland oo maanta lagu qabtay xarunta taliska ciidanka Qaranka M/weynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin ayaa ka qayb galay xuska 13-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay ciidanka Qaranka Somaliland. munaasibad aad u balaadhan ayaa lagu qabtay xarunta ciidanka Qaranka ee magaalada Hargeysa taasi oo ay ka soo qayb galeen,shir-gudoonada golaha wakiilada,wasiiro,xildhibaano,saraakiisha ciidanka qaranka ee kala duwan iyo dadweyne aad u tiro badan. taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland Md Nuux ismaaciil Taani ayaa sheegay in xaalada ciidanka ee waqtigani ay tahay mid aad u fiican isla markaana ay u heleen siminaaro badan si buu yidhi aanu kor ugu soo qaadno aqoontooda ciidan. waxana uu taliyuhu sheegay in ay halkaasi ka sii wadi doonaan howsha qaran ee sugaysa isla markaana ay diyaar u yihiin difaaca dalka. wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Md Aadan Maxed Mire waqafa ayaa isna dhinaciisa ka sheegay in ciidanka qaranku ku sugan yahay 55 goobood kuwaasi oo ay howshoodu si fiican uga socoto waxa kale oo uu sheegay in ay sanadkan rajaynayaan in ay kor usoo qaadaan aqoonta ciidanka si ay ugu fududaato ayuu yidhi howsha ay qaanka u hayaan. M/weyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa isna hadal kooban oo uu halkaasi ka jeediyay waxa uu si wayn ugu mahad naqay ciidanka Qaranka oo uu ku tilmaamay geesiyaal naftooda u huray difaaca dalka, gaar ahaan waxa uu carabka ku dhuftay kuwo jooga jiida Hore ee Adhi-Cadeeye oo uu sheegay in xamileen xaalad kasta oo la soo gudboonaata, waxa kale oo uu M/weyne Rayaale sheegay in haatan ay diyaariyeen darajooyinkii isla markaana ay dhawaan bixin doonaan, waxana uu sheegay in markii hore uu qorshuhu ahaa in ay horanta sanadkan bixiyaan balse ay dib ugu dhigeen in ay mar israaciyaan kuwa ciidamada qaybahooda kala duwan. waxa iyana goobtaasi heeso iyo masrixiyad ku soo bandhigay qaar ka mida fanaaniinta qaranka.
  11. Wiil Duco Yeah initially he was suppose to marry his high-school sweetheart Khadra Dahir, but things didn't work out because she was in love with Cabdiqadir Juba. So I don't know exactly how it went down but the whole thing was sponsored by the government and Siyaad Barre wanted to show the country Midgans could inter-marry with regular Somalis. Cigals family didn't buy it. His own brother got him before anyone else (probably a blessing), thats why the couple fled Hargesa to Djibouti in the 70s. They didn't come back to Somalia until the country was embroiled in civil-war and the controversial wedding was long forgotten.
  12. Who else bro. Kulmiye Camp. Forget to wish everyone Happy May 18
  13. Lets not forget Ahmed Ali Cigaal was shot in the leg by his own brother and was forced to go into hiding for several years for marrying Maryan Mursal. There's no guaraantee all of us would be that lucky.
  14. Hundreds of Thousands poured into the Garden of Freedom Hargeysa to support their President in defiance of opposition parties calling for the public to boycott the annual May 18 speech. Kudos to the Somaliland people!
  15. Cry me a river. Md. Daahir Riyaale Kahin is OUR elected Pres. So shut it. He didn't come to power by the barrel of a gun or through shanty deals in Nairobi hotels like your leaders. You're arguement holds no weight whatsoever, since when does Somaliland issues concern puntlanders? I was merely informing my fellow countrymen about the nasty things you people have to say about Somaliland, and esp. Awdal like no one notices. Well, think again.
  16. Boqor Welcome to SOL brother. Let me congratulate you, for already being ahead of the game......the enemies are plenty on this landfill, you will quickly learn the rhetoric and abusive language certain groups, in particular puntlanders use around here. Just to let you know how sick some people here are, they (i mean so called puntlanders)catergorized us Awdalians as 'shoe carries' in somali until I had them censor that word with the help of the moderators. Haters always loose. Happy May 18. SOMALILAND RULES.
  17. if you upset with the rules then exit the village. This ain't no democracy kittens. Rules apply to everyone. Including inadeero who couldn't control his temper.
  18. loooooool, I think we should all be glad our neighbours finally have a taste of democratic election style voting, first time I believe. great job p-land.
  19. I didn't know royalty pumped gas for a living Silly me.
  20. When did the dude quit his job as a gas attendant here? 21st century warlord :rolleyes:
  21. Ma ogtahay in MAKO CIGE kufsigii u dhimatay,Ma ogtahay in CALI CABDI CIGE la dilay,ma ogtahay in GABADH kalena la kufsaday,mase ogtahay..? Somaliland ha jirto oo ha joogto. Ma ogtahay in Cali Cabdi Cige lagu dilay **jeerteeniya. Ma ogtahay in MAKO CIGE u dhimatay Kufsigii iyo Jidh dilkii. Ma ogtahay in GABADH kale oo labaad oo reer somaliland ah lagu kufsaday **jeerteeniya. Ma ogtahay in hablahaaga 1981-1991 kuwii kufsan jiray ay u badnaayeen reer **jeerteeniya(morgan iyo **qashtiisii). Ma ogtahay inay ogyihiin reer **jeerteeniya inaanay HABLAHA reer Somaliland RAG U AAR GUDAA. Ma ogtahay in aanad ahayn qof jira oo lagu ogaaday,oo la ogyahay inad hadal uun hayso ee aanad waxba samayn karin. Ma ogatahy in Rag kula mid ahi ay Walaashaa,ina-adeertaa ama ina-abtidaa sida ay doonaan i galaan. Ma ogatahy in hadii rag laga baqayaa jiro aanay hablihiina cida kufsateen,jidh disheen ama aan la dhibeen,ma ogtahay inay **jeerteeniya ogyihiin inad ka daba tagi wayday kuwii hablihiina kufsanayay(1981-1991)oo taasi ay marag u tahay kuwa danbe ee ay kufsadaana inaanad waxba u qabanayn. Ma ogtahay inaanad ku mashquushay Xaquuqal insaan iyo wax qayr kaa reebay,oo kolba been lagugu ceebaynay,SAMSAM oo la wada ogyahay inaan cidi kufsan,loona soo diray inay Madax-weyne ku xigeenka basaasto noqotay ta dadkii oo idil ku mashquulaan. Ma ogtahay inuu yahay JEES kali ah oo aad ka cudud ,cuud iyo caqliba badan tahay,waxa maalin kasta aad ka nabad geli laadahay,ee dumarkaagii iyo caruurtaadii iyo ragaagii wax garadka ahaa kaa dhameeyay.ee RAXAN RAXAN IYAGA OO NOOL GOD UGU GURAY. Ma ogatahy doqonku inuu yahay liite,mar kasta GOD ISKU MID AH LAGA QANIINO.waa sida aad tahay,ee rag kula mid ahi ay mar kasta kugu Ma ogtahay Qaranka somaliland in kuwii shalay 100,000. oo qof kaa dilay,ee 100.000 oo dumar ah hortaada ku kufsaday.ee aad cafisay ee aad darajo,maal iyo maskab aad korkooda saaratay inay maantana adiga xabad kuu haystaan oo ay dagaal isir nacayb ah kugula jiraan.(ragaan lo-daydii casayd ugu laxaad yeelay.....ragaan dukamada lig ligan laba laba u siiyay..maantay leebka iyo warmaha kuu lisanayaane.). Ma ogatahay in aan sidaa lagaaga hadhin ee weliba laguu hub iyo hiil raadsadaay. Ma ogatahay Inaad mar kasta adigu tahay ka laga gacan horeeyo,hadhawna lala heshiiyo ee miskiinka ah. Ma ogatahay in ISHAADA LAGA ARAKAY.inaanad wax kasta iska dhaafto,adiga oo wax kale eegaya,halka raga ku gumaadaytaa aanay waxba XEERINAYN(dadnimo diin,iyo darisnimo midnaba). Ma ogatahy hadii aanad hada wax ka qaban,inay WIILKAAGA sugayaso(hadaad dhimato geeridu mar bay nolosha dhaantaa,dhaqasho iyo marbay kaa yihiin dheregu xaaraan,nin dhirbaaxo quudheed dugsadaay dhaqayadeed maalye,dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrataa abid). Ma ogatahy Mako cige,cali cabdi cige,gabadha labaad ee hada iyadana lagu kufsaday ******teeniya,iyo 100,000 ee ka horeeyay inad adigu gabtay oo aad masuul ka tahay inay ku dhintaan gacan cadaawe,ma ogtahay inay sugayso kuwa kale ee aan weli dhalan...... Ma ogatahy ***** kaa il helay inaanu kicin.adiga oo cashar u dhiga mooyaane.******teeniya waa ay inaga il heshay,waxa ay ila tahay waxa danbe ee aan sugnaa waa nacasnimo..... Nin ayaa alla kaa dhigee tasho,oo sida raga u tasho. F.G MAKO CIGE oo kufsigii iyo jidh dilkii **jeerteeniya ee ay ugu aarayeen SAMSAM(oo aan cidi kufsan)ee dhibtaa loo gaystay u dhimatay alla ha u naxariisto. CALI CABDI CIGE oo isna ku dhintay gacanta **jeerteeniya alla ha u naxariisto. Gabadha kale ee LABAAD ee iyana la kufsaday ee hada la dhibaataysan jidh dilkaa iyo falkaa nacaseed alla ha u gargaaro.hana loo gurmado. Ka fikir sidaad HABLAHA AAN weli DHALAN U BADBAADIN LAHAYD,kuwii hore badbaadin waydaye.... Somaliland HAA NOOLAATO. Cali Cumar Xasan.
  22. Not at all. If they can send operatives disguised as old women to kill aid workers what makes you think they can't go to this new low of esponiage to kill our leaders? No mercy for terorists :mad:
  23. What in gods name are you people talking about? The assisin is a 21-year old, married with a child in bosaso and a known pathelogical liar. Her mother is in Hargeysa now and apologized to the Somaliland people for her daughters behaviour. Justice has been served. Hopefully, this will discourage abdillahi yusuf from sending more operatives to Somaliland.