Meiji

Nomads
  • Content Count

    1,195
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Meiji

  1. ^^ LOOOL Sh.Sharif will pass the title to Sh.Turki/Aweys
  2. Other religious warlord camp talk back! --- Ururka Xisbul islaam oo shaaca ka qaaday in hadii dagaal uu ka qarxo Kismaayo uu wada saamaynayo deegaanada ay ku wada suganyihiin iyaga iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. Shabelle: MUQDISHO Ururka Xisbul islaam ayaa goordhow shaaca ka qaaday in hadii dagaal uu ka qarxo magaalada Kismaayo uu ku faafayo deegaanada ay ku wada suganyihiin iyaga iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. Afhayeenka Golaha Shuurada Ururka Xisbul Islaam Sheekh Ismaaciil Cadoow oo shir jaraa’id qadka taleefanka ugu qabtay bahda warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in Ururka Xisbul Islaam uu cadeynayo hadii dagaal uu ka qarxo magaalada Kismaayo uu saamaynayo dhamaan goobaha ay ku wada suganyihiin ciidamadooda iyo kuwa xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. Sidoo kale Sheekh Ismaaciil Cadoow ayaa waxaa uu tilmaamay in mudooyinkii ugu dambeeyay magaalada Kismaayo uu guuxeedu ahaa in xisbul Islaam uu ku biiro Xukuumadda Sheekh Shariif ama Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ama uu ka mid noqdo Shacabka,waxaana uu intaasi ku daray in hadalada magaalada Kismaayo ka soo baxayo ay u muuqdaan mid loogu baaqayo in ay hubka iska wareejiyeen Ururka Xisbul Islaam islamarkaana uu yahay arin aan u cuntamayn. Afhayeenka golaha Shuurada Ururka Xisbul Islaam Sheekh Ismaaciil Cadoow oo hadaladiisu ay u muuqdeen in uu ka digayay in ay dhacaan qatarahaasi ayaa hadana waxaa uu tilmaamay in hadii ay u fursan waayaan naftooda ay ka xigaan in ay is daafacaan. Hadalka ka soo baxay Ururka Xisbul Islaam ayaa u muuqda in uu imaanayo waxyar ka dib markii Afhayeenka Maamulka Islaamiga ee Kismaayo uu ku baaqay dagaal is difaacid ah oo ka dhan ah Sheekh Axmed Madoobe oo ka mid ah saraakiisha Xisbul Islaam ee ku sugan Magaalada Kismaayo. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.
  3. War deg deg ah: Maamulka Islaamiga Kismaayo oo yeeriyay seerigii dagaalka iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka bilowday Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ayaa goor dhow ku dhawaaqay dagaal ay la galayaan Ciidamada uu wato Sheekh Axmed Islaan oo ay ku tilmaameen nin qorsheynaya inuu bur buriyo Maamulka Islaamiga Kismaayo. Sheekh Xasan Yacquub ayaa goor dhow Idaacada Andulus ee ku hadasha Afka Xarakada Alshabaab ka yeeriyay seeriga dagaalka, isagoo sheegay in lama huraan tahay in dagaal la galaan Sheekh Axmed Islaan oo ka mid ah saraakiisha Xisbul Islaam. "Ninkaan Axmed Madoobe la yiraa, wuxuu magaalada ka bilaabay qas iyo fowdo, ciidamadiisana waxay dib ugu celin rabaan burcadnimadii, sidaas darteed wuxuu maamulka go'aansaday inuu la dagaalamo"ayuu yiri Sheekh Xasan Yacquub. Xasan Yacquub ayaa ku eedeeyay Sheekh Axmed Madoobe inuu hab qabiil wax u wado, isagoo sheegay in deegaanadiisa uu uga soo tagay bur burinta Maamulka Islaamiga. Waxaa uu ugu baaqay Ururka Xisbul Islaam in aysan ku taageereyn tallaabooyinka uu wado Axmed Islaam isla markaana aysan garab siin, waxaana uu ku hanjabay in dagaal ay la galayaan. Kadib markii hadalka Xasan Yaqcuub magaalada laga maqlay ayaa durba waxaa bilowday dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo diyaar garow dagaal, iyadoo gebi ahaanba ay xirmeen isu socodkii gaadiidka, waxaana la kala fasaxay Ardaydii Iskuulaadka magaalada. Dhaq dhaqaaqyada ciidan ee ka jirta Kismaayo ayaa ah mid aan ka fursan karin dagaalo ka dhex dhaca Islaamiyiintii markii hore ku mideysneyd dagaalkii Kismaayo, hase ahaatee isku qoomay Kheyraadka Magaalada. Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  4. Afhayeenka Al-shabaab Xassan Yacquub ayaa yiri “Axmed Madoobe ciidanka iyo Qorayaha uu wato muxuu ugala yimid xuduuda dalka Soomaaliya hadii wax loo socdo diin tahay maxaase loogu difaaci waayey meelaha gaaladu dhooban tahay”. The same question can be asked to the extremist Alshabab. Why did they not fight in Ceel-Gaal/Jawiil/Dho obleey (border-towns) and are they preoccupied with taking over Ceel Buur and Ceeldheer (Galgaduud)? Why were they preoccupied with taking over M.Shabelle that had an Islamic administration instead of focusing on the AMISOM presence in Mogadishu? The same reasons they have brought forward yesterday, can be brought forward by Xisbi Islam in their drive to take over Kismaanyo port-city. ITS ALL ABOUT POLITICAL POWER, RELIGION IS THE CONVENIENT VEHICLE SOME PRETENDERS WANT TO USE TO ATTAIN THAT POWER. THE OLD VEHICLE CLAN WAS INEFFECTIVE THUS THE NEED FOR THE RELIGIOUS VEHICLE
  5. Maamulka hore ee magaalada Kismaayo oo ku baaqay Dagaal ka dhan ah Ururka Xizbul Islaam Posted to the Web Sep 30, 09:29 Kismaayo:-Afhayeenka Maamulkii hore ee Magaalada Kismaayo Xassan Yacquub ayaa waxaa uu saaka weerar aflagaado ah ku qaaday Sh axmed Madoobe oo ah madaxda Ururka Xizbul Islaami isagoo ku tilmaamay nin qabiil u adeegaya arinkaas oo Saraakiisha Ururka Xizbul Islaam ee ku sugan Magaalada Kismaayo ay aad ula yaabeen. Afhayeenka Maamulkii hore ee Magaalada Kismaayo Xassan Yacquub Cali ayaa waxaa uu saaka la hadlay idaacada ay leeyihiin kooxda Al-shabaab oo ku taal Kismaayo laguna magaacbo Andulus isagoo ugu baaqay Walaayaadla juboyinka iyo dadweynaha ku dhaqan Kismaayo in ay difaacaan maamulka Kismaayo arin kaas oo ay saraakiisha Ururka Xizbul Islaam ay ku sheegeen daandaanis iyo dagaal lagu baaqayo oo aan ciribtiisa laga shalaayi doono Afhayeenka Al-shabaab Xassan Yacquub ayaa yiri “Axmed Madoobe ciidanka iyo Qorayaha uu wato muxuu ugala yimid xuduuda dalka Soomaaliya hadii wax loo socdo diin tahay maxaase loogu difaaci waayey meelaha gaaladu dhooban tahay”. haddii aan la difaacin magaalada Kismaayo iyo maamulkeedu waxaa ay Kismaayo ku laaban doontaa waqtigii burcadnimada iyo dhac. Hadalka ka soo yeeray Afhayeenka Maamulkii hore ee Magaalada Kismaayo Xassan Yacquub Cali ayaa waxaa aad ula yaabay ganacsato iyo odayaal ka dhex dhexaad ka waday xoogagga Islaamiyiinta arinka ayaa laga baqayaan in dagaal uu ka dhex huriyo xoogagga Islaamiyiinta maadaam Al-shabaab ay jabiyeen balantii ay la galeen Odayaasha iyo ganacsatada magaalada Kismaayo. Wixii faah faahin kala soco Halgan.net Halgan.net Cabdi Yare
  6. Maamulka Islaamiga ee Kismaayo oo shacabka Magaaladaasi ugu baaqay in ay iska difaacaan weerar uu sheegay in uu soo qaaday Sheekh Axmed Islaam. Posted: 9/30/2009 11:50:00 AM Shabelle: KISMAAYO Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ayaa shacabka Magaaladaasi waxaa uu ugu baaqay in ay iska difaacaan dulmi uu sheegay in uu ku hayo Sheekh Axmed Islaam oo ka mid ah garabyada hubaysan ee halkaasi ku sugan Afhayeenka Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali oo Saakay la hadlayay Idaacada Andulus ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu Walaalayada Islaamiga ee ka arimisa gobolada Jubooyinka uu ugu baaqay in ay difaacdaan maamulkooda mudada sanadka ah ka soo jiray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose. Sheekh Xasan Yacquub ayaa hadalkiisa waxaa uu ku weeraray Sheekh Axmed Max'ed Islaam (Madoobe) oo ka mid ah saraakiisha Ururka Xisbul Islaam ee jooga Magaalada Kismaayo,waxaana uu ku eedeeyay in haatan wado qorshayaal qabiil taasoo uu ku doonayo in lagu bur buriyo walaayada islaamiga ee Magaalada Kismaayo sida uu hadalka u dhigay. “Waxaa la rabay Qoryaha ay wataan hadii ay qoryo masulimiin yihiin oo kuwa shareecada islaamka lagu difaacayo yihiin in ay ku jiihiiyaan Xaduudaha ay ka soo kaceen ee dhooblay iyo kuwa kale oo ay dhoobanyihiin kuwii nasaarada ahaa”ayuu yiri Sheekh Xasan Yacquub Cali. Waxaa uu tilmaamay in hadii aan la difaacin shacabka Magaalada Kismaayo in ay dib u soo laaban doonto dhibaatooyinkii horay magaaladaasi ugu taagnaa taasoo uu sheegay in shacabka lagu xasuusinayo burcadnimadii ka jirtay Magaalada Kismaayo sida uu hadalka u dhigay isagoo intaasi ku daray in arinka haatan la hurinayo uu yahay arin qabiil. Sheekh ayaa waxaa uu tilmaamay in arintaani ay go’aan ka tahay Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo isagoo shacabkana u sheegay in hadii ay is garab taagi waayaan ay iyagu ka go’antahay in ay dagaalamaan oo ay isdifaacaan. Afhayeenka maamulka islaamiga ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu ku eedeeyay Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) in uu bur burinayo Maamulka Islaamiga ee ka jirta Magaalada Kismaayo. Marka laga soo tago baaqaan isdifaacida ee ka yimid maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ay sheegayaan in saakay la kala diray dhamaan ardaydii iskuulaadka ku yaala magaalada Kismaayo iyadoo laga cabsi qabo dagaal saakay halkaasi ka dhaca. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  7. Let the religious pretenders expose their hypocricy and warlord tendencies. Soon or later, they will battle in Gedo, Baay/Bakool, Hiiraan, Banadir, Middle Shabelle and the Somali nation shall see that they are no different than the previous power-hungry thugs! The only thing keeping the unholy alliance intact is their opposition to the foreign-created regime. Once that unifying opponent leaves the scene, the alliance of convenience will break apart and the religious warlords will fight each other.
  8. Maamulka islaamiga ah ee Magaalada Kismaayo oo ku dhawaaqay in ay bilaabi doonaan dagaal ka dhan ah Ciidamada Ururka Xizbul Islaam ee ku sugan magaaladaas Arbaco, September 30, 2009(HOL): Afhayeeenka maamulka Islaamiga ah ee magalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali ayaa saaka shaaca ka qaaday in ay dagaal ku qaadi doonaan ciidamada uu wato Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo muddooyinkii ugu danbeyay ku sugnaa gudaha magaalada Kismaayo. Sheekh Xasan Yacquub Cali ayaa Axmed Madoobe ku eedeeyay in uu wado dagaal ku saleysan hab beeleed isagoona ugu baaqay shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo in ay ka qeybqaataan dagaalkaasi uu ku tilmaamay in uu yahay mid jihaad ah isla markaasina lagu difaacayo sida uu u yiri diinta iyo dadka shacabka ah ee ku dhaqan gudaha magaalada Kismaayo. Sidoo kale Shiikh Xasan Yacquub ayaa ku celceliyay in ay bilaabi doonaan dagaalka isagoona ku adkeeyay dadka shacabka ah in ay ka qeyb qaataan dagaalkaasi, isagoona ku hanjabay in saacadaha soo socda aysan ku wada sugnaan doonin iyaga iyo Ciidamada uu hoggaaminayo Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) Sheekh Xasan Yacquub ayaa ugu dambeyntii waxa uu sheegay in tan iyo intii ay soo galeen gudaha magaalada xoogagga uu horkacayo Axmed Madoobe ay dadka shacabka ahaa ka tageen waxyaabo badan oo diini ah oo horay ay maamulku u fareen, wuxuuna tusaale u soo qaatay gabdhaha muslimka ah oo uu sheegay in ay gabi ahaanba dhigeen dharkii asturnaa iyo xijaabadii, tuugada iyo dilalka oo ku soo batay gudaha magaalada iyo waxyaabo kale oo aan waafaqsanayn ku dhaqanka shareecada islaamka waa siduu hadalka u dhigaye. Hadalkani maanta ka soo yeeray afhayeenka maamulka Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali ayaa ku aadanaa dagaal ka dhan ah xoogagga Xizbul Islaam ee ku sugan gudaha magaalada Kismaayo uu ku soobeegmayaa xilli dhaqdhaqaaq ciidan oo aad u xooggan laga dareemayo gudaha magaalada, iyadoo saaka albaabada la isugu dhuftay dhamaan goobihii waxbarasho, kuwii ganacsiga iyo dhaqdhaqaaqii magaalada ee la xiriiray dhaqdhaqaaaqa bulshada. Waxaana iminka ay magaaladu gashay gabi ahaanba xiisad kacsanaan iyo jawi colaadeed ah, ayadoo la dareemayo diyaargarowga iyo tallaabooyinka militari ee ay wadaan dhinacyada iska soo horjeeda. Xasan Nuur, Hiiraan Online hnur@hiiraan.com Kismaayo, Soomaaliya
  9. Why are people complaining about the term of Riyaale? Isn't he in power since 2002? 8 years is normal, and he can prolong it for another 8 years since he has the state on lockdown.
  10. Somaliland elders extend President Kahin's rule By Hussein Ali Noor Friday, September 25, 2009 HARGEISA, Sept 25 (Reuters) - Clan elders in northern Somalia's breakaway enclave of Somaliland voted on Friday to extend President Dahir Riyale Kahin's term on condition that a voter list be finalised and a date set for a presidential election. It was the third time since April 2008 that Somaliland's upper House of Elders has extended Kahin's term, which was due to expire on Oct. 29. Opposition politicians in the lower House of Representatives have demanded the president be impeached. Somaliland has enjoyed relative peace compared with the rest of Somalia since the Horn of Africa nation descended into chaos in 1991. But repeated delays to the presidential poll have worried rights groups and donors, as well as angered the opposition. Suleiman Mohamoud Aden, chairman of the House of Elders, called for a vote after an all-night discussion of what he called the "delicate situation" and potential power vacuum. "We want you to vote for the extension of the president's term based on the completion of the voter list by the international technical committee and the fixing of the election date with the national electoral commission," Aden said. All of the 77 other members then present voted to extend Kahin's term to last for one month after the ballot, whenever that might be. A poll set for July was put back to Sept. 27, but the electoral commission postponed it again earlier this month. The commission said it had ordered the latest delay because of rising concerns about whether a fair vote could be held in a political climate inflamed by disputes over the voter register. Somaliland -- which has long sought international recognition as sovereign state -- is governed by the opposition-led House of Representatives, which is elected by the people, and an upper house comprised of senior clan elders. Members of the lower house traded blows in the chamber and one politician pulled out a pistol earlier this month when the proposal to impeach Kahin came up for debate. The African Union says it is concerned and has appealed for calm. On Wednesday, a senior minister in the Mogadishu government said southern Somalia's al Shabaab insurgents were also seeking to exploit the growing tensions in Somaliland. (Writing by Daniel Wallis; Editing by David Clarke). Source: Reuters, Sept 25, 2009
  11. Even in Iraq, After the Sunni tribe has seized to support AL Qaida, the group has become a sect that operates mainly in the underground while before they controled/governed huge cities (Faluja) and even provinces. Today, the group is mainly engaged in driving trucks filled with bombs in crowds of Iraqi civilians. No single direct battle with the Foreign troops, only cowardly suicide operations against Iraqi civilians.
  12. I am amazed at the cowardice of men like Osama Bin Laden and his Arab men who came to Afganistan and attracted trouble for a stable and peacefull country. Currently, only the (Southern) Pashtun tribe which mainly is sympatatetic to the Taliban, are fiercly fighting against a coalition of NATO troops and others. After 7 years, and the Taliban is still undefeated and getting stronger. Were is Alqaida and the men Osama was training? Why arent they on the forefront of the war with NATO? The worst kind of people in this world are those hypocrites and cowards. Insha Allah, they will not succeed in turning our beloved country of Somalia into a safe haven to attract trouble and than dissapear faster than snow in a hot desert.
  13. Look at the facial expression of the people, no single adult is joyfull at the holiday as Eid ul Fitr. Most of these people are forced to pray there by the barrel of the gun. Only a few, among an uncle of mine, defied these radicals and opted for the smaller mosques in Yaaqshid. On a last note, These extremists will never succeed in turning our beloved country in a safe haven for their leader and his Alqaida organization.
  14. Originally posted by General Duke: ^^^Even the rain makes you upset, you need help adeer. The regions were facing a devestating drought and even these rains might not help the rural communities. Well, Alhamdulilah that it rained in ALL OF SOMALIA. I was just amazed about the level of Puntland-orientednes s of some zealots which even leads to reporting rain falls specifically for a region.
  15. Originally posted by NGONGE: Nassir, spare me the nonsense replies and give me some real talk. LX, First and before I go into anything you wrote there I would like to make it clear that I am no fan of Sh. Sharif. I oppose all that the man stands for as much as Al Shabab do. I say this so that you bear it in mind when replying to me rather than making prejudgments or tailoring your replies for a Sh. Sharif supporter. Now I come to your proofs. If I take them in isolation I will have no choice but to agree that Sh. Sharif has gone against what Allah has ordered and allied himself with non-Muslims. However, in Somali affairs, one cannot look at things in isolation. We have to look at the whole picture. Bear with me, saaxib. I am not here to convince you of anything; I am merely sharing my doubts and trying to find out the source of your unshakable certainty (the verses you supplied not withstanding of course). I see you referring to Murtads, Apostates and Kafirs. I see you using as your proof some noble verses from the Holy book. But when I follow the Somali news, I hear that your side (or the side that you sympathise with at least) have sought the help of Eritrea and its despot! Do you see why I am amazed at your certainty? Again, my argument with you here is not about the rightness or wrongness of Al Shabab's fight. When cornered, I would probably choose them too over Sh. Sharif and his non-governing government. But that is only if I were cornered and even then it will come with a gigantic amount of doubt. It is only your certainty that concerns me here, saaxib. I personally do not believe such a certainty is healthy. I think doubt IS. The Quran is very clear yet the scholars keep interpreting it in all manner of ways. How can one be immovably sure that one scholar is more correct than the other? An example here is the First Gulf War and how the Saudi scholars interpreted the collusion with America to liberate Kuwait. They simply regarded Saddam as an apostate and communist, and therefore sanctioned the alliance with America to defeat him. In reaching this decision, they quoted various instances from the Sunna (the battles of Bader, Khayber and Xuniin) to show that the prophet accepted the assistance of some Mushrikeen to defeat his enemies. Many scholars also argued that if Muslims feel threatened by a force of Kufur, they could indeed seek the help of Jews/Christians or whomever. The above, sadly, is a charge that can easily be at the door of both Sh. Sharif and Al Shabab. Call it a play on words if you like. Call it jadal and rhetoric. Call it sophistry. But all those begin with a grain of truth that (maybe) is later distorted. It is that grain of truth that brings out the Wiswas Khanas in me and makes me wonder at your utter certainty , saaxib. You see, to my mind, both sides sought the help of outsiders. Both sides accuse the other of being apostates (in the case of Sh. Sharif, he calls Al Shabab Khwaraj and, according to many scholars the Khwaraj are considered kufar!). You mentioned someone with a rational mind in your last reply. I believe I have a rational mind and my rational mind is as lost as a Mullah in a whorehouse , saaxib. Why should I take Al Shabab's word (in that Sh. Sharif is a murtad) over his word (in that Al Shabab are Khawaraj/Kufaar), when I can clearly see that things are not as straightforward as each side is saying? Why do you ? How do you explain it? I hope you don't duck these questions.
  16. God must love Puntland , for it is only raining in Puntland
  17. Originally posted by Fabregas: quote:Originally posted by Meiji: It is real, and even on tape. How are those who want to give Somali women to Non-Somali foreign fighters as reward any better than those inviting Ethiopians and Africans to come and rape our women? Didn't you ever go to dugsi? :confused: Those opportunists who want to attract guys who are tired of life by promises of Somali women and farms are no better than those opportunists who invite Ethiopians and African troops who than rape our women and displace our people. Perhaps for once instead of 24/7 criticizing the other camp (TFG) you should stop and look in the mirror: those you support are no better than the other camp!
  18. It is real, and even on tape. They praised Al-Qaida, pleaded their allegiance during the Ciid celebration. This is also nothing new, remember when Abu Mansuur onces said that they will welcome foreigners who want to help us and that they will give these foreigners (Non-somalis) our daughters and even share with them our farms. Here it is on tape for those people denying it: check it from 1.17 min onwards. How are those who want to give Somali women to Non-Somali foreign fighters as reward any better than those inviting Ethiopians and Africans to come and rape our women? Somalia is the land of the Somali, and only they can solve their problems. All those NON-SOMALI fighters should be evicted from our country and those that invite NON-SOMALI fighters are guilty of High Treason
  19. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: I can't believe I would say this: Of all last those past 18 years, I am kinda now missing the warlord years era. At least dadkaas laaluush iyo wax kale lagu qancin karee. Xoolo alif ba ta soo dhigan baa diin iyo kitaab wax ku xukumeynaa ku leh maanta. MMA, Your emotion is shared by many in the country. But should not cloud our judgement. It is the same emotion people had when the Warlords turned Somalia into a battleground when dictator Barre was toppled. We should judge every faction on their own merit. Hence, the previous warlords were bad because they brought misery to the people and the current religious warlords are bad because they have brought misery to the people. The Islamist warlords have not only failed in keeping their promises (2006 promises to eradicate warlordism, factionalism and bring back peace and law), but have surpassed the previous warlords in the level of destruction and the level of massacre of civilians by their never-ending factional fighting. We have dozens of Islamist factions that all propagate that they want to implement Islamic law in a country that is 100% Muslim. Yet, there is brutal war going on to achieve this end which they share and which the Somali people agree with. How do the Islamist explain that awkward situation? MMA has been known by his die-hard opposition to the previous warlords, and more importantly by his nationalist credentials. His statement in this topic attests to the level of failure of the Islamist Revolution of 2006. They even forced men like MMA to wish back the previous warlords. Insha allah, the 2006 Islamist Revolution will burry itself.
  20. ^^ Yes, we are in touch with Somalia and also with what happens in Hargaisa. Are you? As for Fab, Abtigiis, you are right. He even coined a term: thorough-bred noble Arabian and African something something lol. He should be send to Somalia so that he can see the reality for what it is.
  21. Originally posted by Fabregas: true. but he is probably much older than me. lol. walakin he is cool and wants the same thing as me( free and Islamic thoroughred Somalia). I hereby call a truce with Meiji and shall return after ramadan to wage spritual cyber warfare against my other enemies. see yall later. How many times have I dismissed your calls for a truce? Entering a truce with you is basically accepting the crimes of the extremists and turning a blind eye to their contradictions. Entering a truce with you is accepting a situation where our beloved country becomes a safe haven for suspect individuals from Yemen, Afganistan and Pakistan. Entering a truce with you is accepting a situation where the Somali masses find themselves in an authoritarian pseudo-Islamist dictatorship, fearfull for the masked men and their extremist amputations. Entering a truce with you is basically the same as entering a truce with a die-hard supporter of the foreign-created regime and surrendering my opposition to that foreign entity. The day I enter a truce with someone who supports either the extremists or the foreign-created regime is the day I have surrendered my principles and compromised my love for Somalia.
  22. Originally posted by RaMpAgE: ^^ Ms DD, is right, There was no prove that, this man did anything, their was no evidence. At the end of the anyone can be put on that terrorist list, just because the US doesn't like them, Ie. Sheik Sharif The point is, man like Sharif, Sharmarke, and the rest of this TFG cricus are not going to get us out of our mess. Matter of fact the TFG is actaully making things worser. The same can be said for these 4 teen: Those 4 teen have been maimed for life because the extremists accused them of crimes without proper court system and bringing forward credible evidence. They have been used as objects for the Propaganda display of the extremists, so dont talk about been unguilty yet suffering consequences. The guy who was targeted shouldn't have been in Somalia. All those foreign suspect individuals need to leave our country, we will certainly have no mercy if they are targetted by those they are in war with.
  23. ^^ As usual you start accusing me of things you cannot prove. First learn the definition of SUPPORT. I never supported an entity, always opposed the foreign-created regime and the religious warlords. Yes, in some instances I have WELCOMED the war Ahlu Sunnah were waging against the extremists. And to this day, I welcome their war to contain the extremists and their foreign jihadi's. Yes, I support the notion of a vibrant civil society in Mogadishu and to this day support it. I have nothing but respect and admiration for the countless men and women in Mogadishu who after every disaster stand on their feet again and try to make a livelihood amids anarchy. Yes, I welcome Sh.Macows non-alligment policy and his drive to create a united maamul for Hiiraan. A regional administration free from the extremists and the foreign-created regime. The only confused one are those who can accuse the other camp but close their eyes when their own camp commits crimes. When will you denounce Alshabab for the crimes they commit?