General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. First president of Somalia dies Mr Osman was a well-respected elder statesman Somalia's first president, Aden Abdulle Osman, has died aged 99 in a Kenyan hospital where he had been in a coma. He was also the first African leader to voluntarily relinquish his post after he lost the 1967 presidential election - Somalia's last democratic poll. Siad Barre seized power two years later and since he was ousted in 1991 rival warlords have fought for control. Mr Osman was a well-respected leader and emerged as an elder statesman in attempts to establish lasting peace. His family says he was very unhappy with the current crisis and his dream was to see Somalia attain peace and stability. Mr Osman rose to prominence as a nationalist politician in the 1950s. He was elected head of state when the former British and Italian Somali colonies joined to form the Republic of Somalia in 1960. Some Somali leaders have remembered him as a simple, down-to-earth person.
  2. Somalia's first president dies at age 99 The Associated PressPublished: June 8, 2007 MOGADISHU, Somalia: Aden Abdulle Osman, Somalia's first president after independence from Italy, died Friday in neighboring Kenya after months of illness, his son said. He was 99. Osman died in a Nairobi hospital, Said Aden Abdulle told The Associated Press. Born in 1908 near the Ethiopian border, in the town of Belet Weyne, Osman was elected president in 1960 after years of leading the Somali Youth League, a nationalist party that struggled for Somalia's independence. He lost a re-election bid in 1967 and peacefully handed over power to his successor, Abdirashid Ali Shermarke, who was assassinated two years later. The assassination led to a coup led by military dictator Mohamed Siad Barre. In 1990, when the country was edging toward anarchy, Osman was among about 100 politicians who signed a manifesto expressing concern over the destruction, killings and flight of refugees as a result of the civil war. He was arrested along with more than 50 others by Barre's faltering regime. After his release, he lived mostly on his farm in Janale in southern Somalia.
  3. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Aadan Cade oo loogu magac daray Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo xiliga Aaska Last Updated::2007-06-09 21:59:23 Muqdisho:- Dowlada Federaaliga ah ayaa maanta shaaca ka qaaday Allaha U naxariistee Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Md.Aadan Cadde loogu magac daray Garoonka Caalamiga ah ee Muqdisho. Go'aankan ayaa kasoo baxay kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada ee dowlada Federaalka Soomaaliya, ayadoo sidoo kale lagu dhawaaqay sadex maalood oo baroordiiq ah. Maalinta Isniinta ah ayaa lagu wadaa in Aas heer Qaran ah Madaxweynihii hore Allaha u naxariistee loogu qabto magaalada Muqdisho, halkaasi oo lagu aasi doono, haduu eebe idmo. Kulankii maanta ee Golaha Wasiirada oo ahaa mid si gaar ah looga hadlay arrimaha Aaska Madaxweyinihii hore Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde) oo ku geeriyooday Nairobi, Kenya. Kulankaasi ayaa Xukuumada Federaalka ayaa laga soo saaray go'aan ah in muddo 21-cisho ah hoos loo dhigo Calanka Somalia, iyadoo loogu baroor-diiqayo geeridii ku timid Madaxweynihii hore ee dalka Somalia, Marxuum Aadan Cadde. Safaaradaha Somalia ay baroor-diiqdaasi darteed hoos u dhigi doona Calanka Somaliya. Waxaa sidoo kale la magacaabay Guddi heer Qaran ah oo qaabilsan Aaska heer Qaran ee loo qaban doono Marxuumka Adan Cadde, guddigan ayaa ka kala kooban: 1- Ra’isul-wasaaraha DFKMG, Prof. Cali Maxamed Geeddi 2- Ku-xigeenka Ra’isul-wasaaraha, Prof. Saalim Caliyow Ibrow 3- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Dr. Maxamed Maxamuud Gacmadheere. 4- Wasiirka Xannaanadda Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Md. Axmed Jaamac Cabdulle “Jangeli”. 5- Taliyaha Ciiddanka Xoogga Dalka Somalia 6- Taliyaha Ciiddanka Boliska Somalia. 7- Taliyaha Ciiddanka Nabad-sugidda Somalia. Marxuum Aadan Cadde oo ahaa Madaxweynihii ugu horeeyey xilka dowlada Soomaaliya qabta ayaa lagu wadaa in loo dhigo Aas Qaran oo ah kii 2aad ee loo dhigo Madaxweyne Soomaaliyeed. Madaxweynihii hore ee Dalka Soomaaliya Marxuum C/rashiid Cali Sharmaake ayaa ugu danbeeyey Madaxweyne si guud loogu dhigo Aas qaran oo ay Dowlad Soomaaliyeed qaban qaabiso, ayadoo Madaxweynihii sadexaad Marxuum Maxamed Siyaad Bare uu geeriyooday xili aysan dalka Soomaaliya ka jirin wax dowlad ah. Dhinaca kale Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Md.Maxamuud Muse Xirsi (Cadde Musse) ayaa Dhambaal Tacsi oo uu xafiiskiisa Garowe kasoo saaray Tacsi ugu diray dhamaan eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Madaxweyinihii hore ee dalka iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
  4. Dalka Soomaaliya oo la galiyey 21 maalmood oo baroordiiq ah, iyadoo calanka Wadanka Soomaaliya ayaa la galiyey 21 maalmood oo baroor diiq ah oo lagu xusayo geerida madaxweynihii ugu horeeyey ee Jamhuuriyada Soomaaliya Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cade) oo shaley ku geeriyoodey magaalada Nairobi ee cariga Kenya. Kulan ay magaalada Muqdisho maanta ku yeesheen xubnaha golaha wasiirada DFKMG ah ee Soomaaliya uuna shir gudoominayey Ra'isalwasaare Cali Max'ed Geedi ayaa waxaa lagu dhisey guddi heer qaran ah oo ka shaqeeya diyaarinta iyo isku dabaridka aaska marxuum Aadan Cade. Afhayeenka xukuumada KMG ah ee Soomaaliya Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa u sheegay Idaacada & Telefishinka SBC in kulankii golaha wasiirada ee maanta guddi gaar ah loo magacaabey inay diyaariyaan habkii aaska qaran ee Madaxweynihii ugu horeeyey, waxaana intaasi uu ku darey in mudo 21 maalmood ah baroor diiq qaran wadanka Soomaaliya la galiyey. Gudigan qaran ee aaska Marxuum Aadan Cade ayaa waxaa gudoomiye u ah Ra'isalwasaaraha DFKMG ah ee Soomaaliya Cali Max'ed Geedi, Gudoomiye kuxigeen waxaa ka ah Ra'isalwasaare kuxigeenka ahna wasiirka Tacliinta sare Saalim Caliyow Ibrow, waxaana xubno ka ah wasiirka arimaha gudaha, wasiirka xanaanada xoolaha iyo taliyeyaasha ciidamada qalabka sida. Marxuum Aadan Cade ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta Isniinta ah lagu aaso magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka Soomaaliya, iyadoo meydkiisa laga soo qaadi doono magaalada Nairobi. Cabdi Xaaji Goobdoon waxaa kale oo uu sheegay in golaha wasiirada DFKMG ah ay si buuxda ugu codeeyeen in magaca laga badalo garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho iyadoo loo bixiyey garoonka caalamiga ah ee Aadan Cade. SBC News Desk
  5. Inaa lilaahay wa innaa ileyhi raajicuun. Ma dhinte waa Eebe Jaaliyadda reer Puntland ee ku nool Switzerland waxa na soo gaartay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Madaxaweyne Aadan Cabdulle Cusmaan, waxan si qushuuc leh tacsi ugu soo dirayaan xaaskiisa, inta uu dhalay iyo inta ay sii dhaleen Jaaliyadda reer Puntland ee ku nool Switzerland waxa na soo gaartay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Madaxaweyne Aadan Cabdulle Cusmaan, waxan si qushuuc leh tacsi ugu soo dirayaan xaaskiisa, inta uu dhalay iyo inta ay sii dhaleen oo uu ka geeriyooday marxuumku, eheladiisa, guud ahaan bulshada soomaaliyeed. Waxan Eebe uga baryeynaa in uu naxariisti jano ka waraabiyo anaga na naga samirsiiyo. Geeridu waa xaq, waa na la wada sugayaa, waxase naxdin iyo qushuuc leh marka ay ku timaado qof bulshada u ah laf-dhabar iyo halyey qiimo weyn u leh sida Aadan cabdulle. Aadan cabdulle waa tegey, wuxuse noo dhaafay dhaxal qiimo weyn ku fadhiyo, waxase loo baahanyahay in la garto sida loogafaa'ideysanlahaa. Wuxu ka tegey taariikh dhaxalgal ah, talooyin iyo tusaal loo baahanyahay in lagu daydo laga na faa'ideysto, mustaqbilka. Muddo dher ayuu Aadan cabdulle u soo halgamay gobanimada soomaaliyeed naf iyo maal na u soo huray. Wuxu ahaa curadkii iyo madaxweynihii Soomaaliya ugu horeyay, waxa na lagu yaqaanay caadilnimo, karti iyo maamul sharaf leh. Aadan cabdulle wuxu ahaa nin qaran oo Soomaaliya si weyn looga jecelyahay, waxa badan na u soo qabtay dadkiisa iyo dalkiisa ba, xag dhaqan, xag diineed, xag maamul sharaf iyo karaamo loo qiray, xag siyaasadeed iyo isku xirka bulshada Soomaaliyeed si nabad ay ugu wada noolaadaan. Xubnaha jaaliyadda reer Switzerland oo tacsi soo direysa waa: 1. Prof. Maxamed Xareed Cali 2. X. Camabaro Jaamac 3. X. Ardo Gaawiido 4. Prof. Faarax Zakariye 5. X. Muuse Ibraahim Maxamed 6. Caasho Jaamac Cali Dheeg 7. Moxamed Cali Kalay 8. Maxamed Xaaji Nuur 9. Maxamed Cabdulqaadir 10. Cali Maxamed Warsame 11. Aamina Maxamed Cigaal 12. Zeinab Maxamed Cigaal 13. Maxamed Ciise Raage 14. Axmed Jaamac Cali 15. Cali Baashi Yusuf Axmed 16. Maxamed Aaden Fanax 17. Mahad Sheek Maxamuud 18. Yaasiin Cabdi cabdulle 19. Maxamed Sugule 20. Cadulqaadir Y. Weyrax 21. Cal Mire Kooreye 22. Dr. Xasan Cali Ciid 23. Xuseen Xasan Jarmal 24. Cadullaahi Cusmaan Cilmi 25. Cadicassis Aw Nuur Maxamed 26. iyo in badan oo kamid ah jaaliyadda ANAGOO AH SHABAKADA CARMOOYIN.COM SIDOO KALE WAXAANU LEENAHAY AAMIN AAAMIN AAAMIN
  6. allpuntland condolence page Madaxweynaha Puntland oo dhambaal Tacsi ah soo gaarsiiyey SBC Tv/Radio Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Max’uud Muuse Xirsi (Gen.Cade) ayaa maanta dhambaal tacsi ah wuxuu u direy eheladii, qaraabadii iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed geeriyadii ku timid Madaxweynihii ugu horeeyey ee Jamhuuriyada Soomaaliya Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cade) oo shaley ku geeriyoodey magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya. Dhamaanka Tacsida ah ee uu soo gudbiyey Madaxweynaha Puntland oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyey xafiiska wararka Idaacada & Telefishinka SBC ayaa madaxweyne Cade Muuse ku sheegay isagoo ku hadlaya magaciisa, magaca golayaasha xukuumada & golaha wakiilada, iyo shacabka Puntland uu tacsi tiiraanyo leh u dirayo eheladii, qaraabadii iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cade) oo ahaa Madaxweynihii ugu horeeyey ee Jamhuuriyada Soomaaliya markii xornimada la qaatey. Madaxweynuhu wuxuu ILAAH uga baryay Marxuumka in uu ka waraabiyo janadiisa fardawso, ehelkii iyo qoyskii uu ka baxayna uu samir iimaan ka siiyo Aamin Aamin. SBC News Desk
  7. Maamulka Gobalka Banaadir, oo sheegay inay hub ka soo heleen Garaash uu lahaa Sheekh Xasan Daahir Aweys, soona qabteen Tobaneeyo qof oo ka tirsan Kooxda Al-shabaab Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 09/06/07 Guddoomiyaha Guddiga Maamulka ee Gobalka Banaadir, ahna Duqa Magaalladda Muqdishu, Md. Maxamed Cumar Xabeeb "Maxamed Dheere", ayaa sheegay inay hawlgalkii maanta ku soo qabteen 12-dagaalyahan oo xubno ka ah Kooxda Tababaran ee Al-shabaab ee Golihii Maxkamadaha Islaamka Somalia. Md. Maxamed Dheere oo Suxufiyiinta kula hadlay Xaruunta Gobalka Banaadir, waxa kaloo uu xusay in Hawlgalka ay Ciiddamadda Boliska iyo kuwa Ethiopianka ka fuliyeen Xaafadaha Suuqa Xoolaha, Gubta, Zoonaha Isbitaalka Carafaad iyo agagaarka Wershaddii hpre ee Sigaarka iyo Taraqa ku soo qabteen labo gaari oo Tekniko ah, hub iyo qalab kale oo Isgaarsiin ah oo la sheegay in loo adeegsan jiry Hoggaaminta Madaafiicda. Sidoo kale, Ciiddamadda Boliska iyo kuwa Ethiopianka, waxay hawlgal ka fuliyeen Geerash uu lahaa Guddoomiyihii hore ee Guddiga Shuuradda ee GMIS, Sheekh Xasan Daahir Aweys, halkaasi oo ay ka soo heleen Hal gaaari oo Tekniko ah oo uu saarnaa qoriga Lidka Diyaaradaha ee 37, 19-qoryaha K37 iyo Hal qori oo nooca BKM oo ay Sooamalidu u taqaano Daba-jeex Dhinaca kale, Ciiddamadda Boliska Somalia, waxay maanta hawlgal burburin ah ka fuliyeen Suuq-bacaad oo ah Suuqa Labaad ee ugu weyn Magaalladda Muqdishu, iyadoo la burburiyey dhamaan goobihii ganacsiga ee sharci-darradda ahaa. Hawlgalkan, ayaa ah kii ugu horreeyey ee laga fuliyo Suuqaasi, iyadoo isbuucyaddii la soo dhaafay hawlgal xooggan laga fuliyey Suuqa Bakaaraha, iyadoo la burburiyey goobihii ganacsiga ee Isku-raranka ahaa ee sida sharci-darradda ah loogu ganacsanayey 16-kii sannadood ee la soo dhaafay. Somaliweyn Media Center (SMC) Hargeysa
  8. This type of unity has been long gone. Adan Cade was a uniques person indeed in the history of Somalia.
  9. Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisul Wasaarihiisa Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa socod ku soo maray qaybo ka tirsan Magaalada Muqdisho. Daawo Sawirada Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisul Wasaarihiisa Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa socod ku soo maray qaybo ka tirsan Magaalada Muqdisho, waxayna si wadajir ah u booqdeen halka lagu qabanayo shrka dbi u heshiisiinta Qaran. Madaxweyne Yuusuf uu la hadlay shaqaalaha howlaha ka wada xaruntaas oo ah xaruntii hore ee gaadiidka Booliiska ayaa ku boorriyay inay howlaha sii wadaan ayna si niyad ah ku shaqeeyaan. Xubnaha ugu sarreeya Dowladda oo la hadlay saxaafadda ayaa u sheegay inay si weyn ugu faraxsan yihiin in dib u habeyn lagu sameynayo goobtii lagu qaban lahaa shirka dib u heshiisiinta Qaran oo ka furmaya Muqdisho 14-ka bishan. Sidoo kale waxay socod ku soo mareen waddooyinka ay nadaafaddu ka socoto iyagoo dhiirrigeliyay shaqaalaha nadafaadda ee iskood isku xil saaray, waxaana ay ku tilmaameen inay yihiin wadaniyiin dalkooda wax u qabanaya.
  10. Garoonka Muqdisho oo loo baxshey Aadan Cabdulle. 9 Jun 9, 2007 - 7:40:13 PM Madaxweynihi ugu horeyay Somalia Aden Cabdulle Cusman War maanta ka soo baxey DFKMG ah ayaa lagu sheegey in Garonka diyaaradaha Muqdisho loo baxshey Aadan Cadde International Airport ama gagida diyaaradaha Adan Cadde I really like this seal, it should be incorpoated into the airport logo in the future. As well as the new Somali currency.
  11. MUQDISHO: Garoonka Caalamiga ah ee Diyaaradaha Muqdisho oo loo bixiyay Aadan Cadde International Airport, magacaan oo noqonaya... Posted to the Web Jun 09, 13:03 Muqdisho (PP) – Dolwadda Federaalka Soomaalyia ayaaa waxay shaacisay maanta inay u bixisay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Muqdisho Aadan Adde International Airport, waxaana hadalkaan uu soo baxay kaddib geeridii shalay ku timid Madaxweynihii hore ee Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in Magacaan ay u xusheen in loo bixiyo Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Muqdisho xubnaha sarsare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay inay kala tashadeen ehellada iyo caruurta uu dhalay Marxuum Aadan Cabdulle arrinkaan. Magacaan ayaa noqonaya magacii ugu horreeyay ee loo baxsho Garoonka Caalamiga ah ee Diyaaradaha Muqdisho, tan iyo intii la dhisay oo ay billaabeen diyaaraduhu inay soo cago dhigtaan kana duulaan, iyadoo lagu sharfay marxuumka in magaciisa loo baxsho Garoonka Diyaaradaha Muqdisho si aanu quluubta dadka Soomaaliyeed sinna uga bixin. Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde) oo ahaa Madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya sannadkii 1960-kii markasoo ay xornimo qaadatay ayaa shalay gallinkii dambe ku dhintay Isbitaal ku yaalla Nairobi oo uu ku jiray muddo ku dhow 30-casho. Aadan Cabdulle ayaa ku dhintay da’da 99-sano jir, waxaana uu ifka kaga tagay 8-caruur ah oo uu isagu dhalay iyo wixii ay sii dhaleen, oo kala ah: 6-wiil iyo 2-hablood, waxaana kan ugu yar uu jiraan 52-sano. Iyadoo qaar ka mid ah caruurtiisa ay ku sugnaayeen Isbitaalka marka ay naftu daynaysay. Waxyaabaha sida aadka ah loogu xusuusto Marxuum Aadan Cadde ayaa waxaa ka mid ah: Inuu ahaa Aabbihii Dimurqraadiyadda Afrika, waayo waxaa lagu xusuustaa inuu yahay Madaxweynihii ugu horreeyay ee xilka iska dhiiba kaddib doorasho looga xoog roonaaday. Sidoo kale, waxaa lagu xusuustaa inuu ka mid ahaa aasaasayaashii Ururka Midowga Afrika ee kulmiya dalalka Afrikaanka ah oo dhan. Sidoo kale waxaa lagu xusuustaa inuu ahaa Madaxweyne guulo badan u soo hoyay Soomaaliya intii uu ahaa Madaxweynaha Soomaaliya. Dhanka kale, waxaa lagu xusuustaa inuu ahaa mas’uul aan dalkiisa ka bixin tan iyo intii uu ka dagay jagada Madaxweynenimo ee Soomaaliya, sidoo kalena ay howlkarnimo ku ammaanaan Madaxdii isaga ka dambeysay oo dhan sida: ALLAHA u raxmadee C/rashiid Cali Sharma’arke iyo Maxamed Siyaad Barre oo laduba ifka ka tagay. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: Jantiile@gmail.com
  12. H.E. Aden Abdullah Osman was born at Belet Weyne (Hiran Region). After receiving education at State Schools, he acquired administrative experience in Government oficies. He subsequently devoted himself to his own business. In Febraury 1944, he joined the Somali Youth Club (subsequently called Somali Youth League), became a member of the party's steering board and in 1946 was appointed Secreatry of the Belet Weyne section of the party. In 1951 the Regional Council of Mudug designated him for the Territorial Council on which he served uninterruptedly (up to February 1956) as the representative of the S.Y.L. In 1953 he was appointed Vice-President of the Territorial Council. In 1954 he became the President of the Somali Youth League and remained office untill 1956. Re-elected to the same position in May 1958, he occupied this post simultaneously with the post of the President of the Legislative Assembly until 1st July 1960. In 1956, when the Territorial Council was replaced by Legislative Assembly, he was elected member of the National Assembly for Belet Weyne District at the general political elections, and in meantime the Legislative Assembly appointed him its President. In the 1959 general political elections, he was again elected member of the National Assembly, which again appointed him Presedent. He maintained this post when the Legislative Assembly was converted into the Consituent Assembly. In his capacity as President of the Constituent Assembly, on 1st July 1960, he proclaimed the Independence of the Somali Republic and following the unification of the northern and southern territories - former British Somaliland and Italian Somaliland. The National Assembly chose him as Provisional President of the Republic for period of 1 year, and in 1961 re-elected him to the same mandate for 6 years. He devoted his interest to legal, social and economic studies. Besides Somali, he speaks Italian, English and Arabic. According to the Constitution of the Republic, the out-going President enjoyed life-membership of the Somali National Assembly (Article 51, paragraph 4). Muse Kulow
  13. Oh what a hero, my hero. Adan Cade I salute you. Ya Allah I beg for your mercy for all your slaves.
  14. INNAA LILAAHI WA'INNAA ILEYHI RAAJICUUN Words can not explain my heartfelt sadness at this news. My dear brother Sophist lost his beloved father two days ago, he died peacefully in his home in LA, SOOL amongst his loved ones. My condolences to the brother and his family may Allah give the beloved father mercy and may he also give the family courage in this hour. Amiin.
  15. She blamed Eriteria for supporting the extremist elements and individuals including those from USA for stoking the trouble in Somalia. So much for Sharif Xasan and the courts.
  16. ^^Abwan another prediction last time was it not the courts would win or the looters inc would prevail. I have said it now your hope is your clan men will fight Yey because he is from Puntland Lets wait and see. These weapons go to AU troops who will hadn it over to the army, sorry adeer has thought of that as well. Waxaan caddeynaynaa in hubka aan qabannay aan u soo bandhigno saxaafadda; dabadeedna aan ku wareejinno cidammada AMISOM, hub walba oo lagu qabto howlgallada ka socda Muqdisho, waxaan ku wareejinnaynaa Nabad ilaaliyeyaasha Midowga Afrika" ayuu yiri Maxamed Dheere.
  17. ^^^lol@ the desperation, Juje is ok, he is just upset that Yey seems to have outsmarted all his leaders, hero;s and so on, from Sudi, to Qaynyare, Sharif Xasan, Ato and so on. He was not a fan of the courts, but then his hero Qaybdeed fel into line. Now he and yourself's only hope is that there is a fight between the TFG or Mohamed Dheere spoils things, we all live in hope
  18. Farax, I thank you for your concern however the truth of the matter is the warlord era is over, we have a single governmental structure, a weak one in place. The good old days when Qaynyare had his own airport, when Abukar Cadaan had his own port, IndaCade and Cirfo were lords of lower Shabbele are over. Today you have a governemnt led by the locals in every region, thats progress.
  19. ternational Contact Group on Somalia calls vancing political process LONDON, June 06 (APP): The International Contact Group on Somalia during its two-day meeting which concluded here on Wednesday discussed mechanisms for advancing the political process and stabilizing the security situation in the Horn of Africa. The ICG on Somalia , grouping the European Union, Italy, Norway, Sweden , Tanzania and the United States , reviewed the situation in the conflict-ridden country during its two-day deliberations. Somalia fell into lawlessness with the 1991 ouster of dictator Mohamed Siad Barre and more than a dozen attempts to restore central authority have since failed. Ethiopian troops helped the Somali government drive out an Islamist movement from south and central Somalia at the start of the current year and to clamp down on a growing Islamist-led insurgency late last month. Some 1 500 Ugandan African Union peacekeepers deployed in Somalia in March, but the African Union is struggling to complete a planned 8,000-strong force, with African countries citing a lack of funds or equipment for the mission. A news conference at the Foreign and Commonwealth Office was addressed by Lord Triesman, the FCO Minister for Africa, Norwegian State Secretary Raymond Johanssen and Ms.Jendayi Frazer, US Assistant Secretary of State for African Affairs. They stressed the importance of starting the political process at the earliest and said only a political solution could bring stability to the region. The trio said the Contact Group has agreed to continue to work with all the parties to ensure that all the humanitarian needs of the Somali people are addressed. It called on the Transitional Federal Government (TFG) and all parties to provide free and unhindered humanitarian access. The Contact Group appreciated African Mission in Somalia (AMISOM) for its work in Mogadishu and encouraged further immediate support including from non-traditional donors. Lord Triesman spoke about the National Reconciliation Congress (NRC) as a part of TFG's Road Map and the said ICG emphasized on its fair and equitable representation by including all the stakeholders within the Somali community and everybody who renounces violence. He said the Congress which is due to meet on June 14 must be given every chance to succeed. Ms.Frazer said the Contact Group has urged that the NRC must lead to a process of genuine political reconciliation and has agreed to fund the Congress. She spoke of the US $ 100 million committed to Somalia by her country in January this year. This include $ 57 million for the African Union Force, $ 50 million for Security Sectoral Reforms, $ 25 million for post conflict stabilization, $ 5 million for Democracy fund and $ 1.2 million for NRC. She blamed Eriteria for supporting the extremist elements and individuals including those from USA for stoking the trouble in Somalia.
  20. ^^^Now you get excited over typo's? It matters not Dheere is doing a fine job cleaning Mogadishu of the bandits what ever they may call themselves "speakers of the clan" or Looters Inc or courts or warlords. Gen Qaybdeed has also to be commended for his performance thus far.
  21. The beauty of the siuation is that there will federations with President like Cade, though the locals have to agree to it and elect their leaders just like Cade was elected. Though M-Dheere is governor of Bandir and Mayor of Mogadishu, just like there are governors of Bari, Nugaal, Sool and mayors of every major city in Puntland. But there is only one President of Puntland HE Cade Muse Hersi I am the first to support the creation of these states across Somalia. And Mohamed Dheere can run for such an office, will he be elected? Thats up to the locals.
  22. No the rest are his subordinates, he is the big boss, get that. Take a word from Bush he is the decider The President brought Geeddi into this game, he gave the warlords a chance and then sacked them those who reformed like Dheer and Qaybdeed got their clans positions and some tough tasks, those who became irrelevent were briefed and then went on their business. He moved Sharif Xasan and brought in his man Madoobe Mohamed Dheere insulted the President in Jowhar and now works for him in Mogadishu, Yusuf is bigger than personal vendeta. He deals with people in a much better way.