General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Mucaaradka dowladda oo wadahadal ogol Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 22-Marso-08 Madixii Warfaafinta Maxkamadahii Islaamiga Sheekh C/raxiim Cali Muudeey ayaa daboolka ka qaaday in ay ogol yihiin wadahadallo horudhac ah oo ey la yeeshaan dowladda federalka Somalia. Sheekh Muudeey ayaa sheegay in dhankooda ay soo dhaweeyeen go'aankii ra'iisul wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayna ka go'an tahay inay la heshiiyaan DF, wuxuuna intaa raaciyay in aysan ka tagayn go'aankoodii ahaa inay dalka ka baxaan ciidamada Ethiopia. "Ra'iisul wasaaraha waxaan ugu baaqaynaa inuu tago dalalka aan dariska nahay, sida dalka Jabuti halkasna uu kulamo kula yeesho madaxda Isbaheysiga, si ay u sura-gasho inuu dhaco isfaham horudhac ah oo u dhexeya mucaradka iyo dowladda", ayuu yiri Sheekh C/raxiim Cali Muudeey oo sheegay inay ka go'an tahay inay heshiis qaataan intii ay colaad wadi lahaayeen. Madaxii Warfaafinta Maxkamadaha ayaa sidoo kale ka dhawaajiyay in haddii aysan suuragal ahayn in wadahadalo hordhac ah lagu yeesho dalka Jabuuti ay qabaan in lagu wadahadli karo deegaanno dalka ka tirsan oo aysan ku sugnayn ciidamada Ethiopia oo uusan carrabaabin. "Madaxda Dowladda waxaan ugu baaqaynaa inay kalsooni yeeshaan ayna ku kalsoonaadaan madaxda Maxkamadaha iyagoo ku dhiiranaya inay dalka ka saaraan ciidamada Ethiopia, annagu waxaan u ballanqaadaynaa inaan wax dhibaato ah loo geysanayan haddii ay dalka ka saaraan ciidamada Ethiopia", ayuu yiri Sheekh C/raxiim. Wuxuu intaas ku daray Mr. Muudey "Nur Cade, waxaa looga baahan yahay inuu waqtu u qabto wadahadalada uu ku baaqay haddii ay daacad ka tahay". C/raxiim Muudey ayaa sheegay in dalka Somalia ay aamisan yihiin inay haystaan dowladaha Ethiopia iyo kuwa kale ee nabad ilaalin ahaan u jooga Somalia, ayna ka codsanayan madaxda dalalkan iyo calaamkaba in laga saaro Somalia ciidamada ku sugan. Ra'iisul Wasaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen [Nuur Cade] ayaa horay uga dhawajiyay inuu la hadlayo kooxaha mucaaradka ah ee ka horjeeda dowladda isagoo aan kala soocayn, taasoo ay si weyn u soo dhaweeyeen shacabka Soomaaliyeed. Nuur Cadde ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ay qayb ka yihiin mucaaradka ay la hadlayaan, balse afhayeen u hadlay kooxdaas oo lagu magacaabo Abu-Mansur uu ka dhawaajiyay dhankiisa inaysan la hadlayn dowlad federal walaa Nuur Cadde. Dhinaca kale kooxda Al-Shabaab ayaa asbucii la soo dhaafey dowlada Mareykanka ku dartey liiska argagixisada caalamiga ah taas oo dhabar jab ku ah baaqa Nur Cadde. Hadalka ka soo yeeray madaxii Warfaafnta Maxaakiimta ayaa weli waxan hadal ka soo saarin mucaaradka banaan jooga ah gaar ahaan kuwa ku sugan magaalada Asmara ee dalka Eritrea. G/online
  2. Wasiirka macdanta P/lan Xasan Aloore -Dhageyso audio
  3. Maamulka P/land oo ka hadlay macdan qodista Bosaso, Somaliya (Calanka.com) 23-Marso-08 Mudooyinkii Dame Waxaa Caasimada Puntland Ku Sugnaa Wafuud Ka Socota Sharikaad Ajaaniba ah kuwaasi oo u kuurgalaya Arimaha la Xiriira Macaadiinta Puntland. Wasiirka macdanta P/lan Xasan Aloore -Dhageyso Wafuudan Oo ka kala Socota Shirkad Dhinaca Saliid Qodista ku takhasusta Oo Lagu Magacaabo African Oil Iyo Saxafiyiin Ajaanib ah oo La Sheegay In ay Laftigoodu Indhadheyn Degaanada Puntland ah ay u socdaan Sida uu Daljir u Xaqiijiyay Wasiirka Macdanta Iyo Batroolka Ee Puntland Xasan aloore. Mr Aloore Isaga Oo la hadlaya Radio Daljir ayuu ku sheegay Sharciga Macdan qodista Ee Puntland Oo Dhawaan ay si is jiid jiid ah ay ku ansixiyeen Golaha Barlamaanka Ee Puntland In Kasta oo wasiirku uu Iska Difaacay Su'aal ahayd Marhadii uu barlamaankii uu Laba ugu kala Jabay Sharcigan Kuna Murmeen Waxa ay Wasiiradiisu Dib Ugula Laaban weyday oo markale ay wax uga soo badaliweyday balse waxa uu arintaasi ku tilmaamay in aysan la xiriirin Dhinaca wasaarada oo ay ku keed oo kaliya Dhinaca Qoraalka Sharcigan. Xasan Aloore oo ka hadlay Shir Jaraa'id oo uu dhawaan Qabtay Wasiirka Tamarta Macdanta Iyo Batroolka DKMG Mahamud Cali Kaanje kaasi oo ku aadanaa Sharciga Cusub Ee Barlamaanka Iyo Golaha Xukuumadu ay ansixiyeen oo Mr Kaanje Ku Tilmaamay In ay Yihiin Kuwo DKMG Dhinaca Lagala maray Balse Wasiir aloore Ayaa sheegay in mamulka Puntland Uu Madax banaanyahay Arimaha Dhulkiisa Khuseeya Dowlada Dhexena ay isugu imaan karaan oo kaliya Arimaha Wax wada qaybisaga oo kaliya. Aloore ayaa sheegay in ay muhiimad weyn siin doonaan Dadka Goobaha ay Degan yihiin Laga Baarayo Macdanta oo ku aadan Dhinaca Shaqada Iyo Horumarinta degaankaasi. Arimaha Qodista Macdanta Puntland ayaa soo ifbaxday Markii uu xilka Madaxtinimada Puntland uu qabtay Madaxweyne Cadde isaga oo Madaxweynuhu u cuskanaya Kobcinta Dhaqaalaha Puntland Iyo Arimaha Shaqo Abuurida Laakiin Waxaa Muddo Arimaha Hortaagnaa Khilaaf u Dhaxeeyay Xukuumada Madaxweyne cadde Iyo Xukuumadii Hore Ee DKMG Ee La Jalaafeeyay ee Cali Mahamed Geedi. Xafiiska Warbaahinta Calanka Bosaso . Puntland -Somalia Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
  4. Sh C/raxiin Muudey "waa soo dhaweyneynaa wada hadallo hor dhac ah oo aan la yeelano Dowladda federalka". Sheekh C/raxiim Cali Muudeey oo ahaa xoghayihii warfaafinta maxkamadihii beelaha midoobay ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay in ay suuragal tahay wada hadallo in ay dhex maraan kooxdiisa iyo xukuumada federalka Soomaaliyeed. "waa soo dhaweyneynaa wada hadallo hor dhac ah oo aan la yeelano Dowladda federalka".ayuu yiri Sh Muudey oo sheegtay in uu hada joogo magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. "Dhankeena aad ayaan usoo dhaweyneynaa hadalkii kasoo baxay ra'isul wasaare Nuur Cadde,waana naga go'an tahay in aan la heshiino dowladda federalka "ayuu hadalkiisa sii daba dhigay Sh Muudey oo hadalkiisa laga dha dhansan karay in qoladii maxkamadaha sheegan jirtay ay hada kasoodabacday mowqifkeedii hore. "Ra'iisul Wasaaraha dowladda federalka Soomaaliyeed waxaan ka codsan lahayn in uu suura geliyo wada hadalo labada dhinac ee dowladda iyo maxkamaduhu ku yeesheen mid ka mida dalalka dariska ah sida jabuuti oo kale amaba meeshii kale ee la isku afgarto si is faham hor dhac ah loo gaaro"ayuu mar kale yiri Sh Muudey. Sheekh muudey ayaa sheegay in ay ra'isul wasaaraha ka sugayaan in uu ku dhawaaqo mudada ay dhacayaan wada hadalada nabadeed ee uu ku baaqay hadiibuu yiri uu dhabta sheegayo. xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Baydhabo.
  5. Madaxda isbahaysiga ee Tuulada Asmara oo maalmaha soo socda kulan la qadan doona Ra'iisal wasaraha somaaliya Md Nuur Xassan Xussen "Nuur Cade" . Madaxda isbahaysiga Tuulada Asmara ayaa maalmaha soo socda kulan la qadan doono Ra'iisal wasaraha somaaliya iyadoo la hadal hayo in uu wefdigaas hogaamin doonaan Gudoomiyaha Golihii Maxkamada Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka DFKMG ee Soomaaliya. Isbahaysiga Tuulada Asmara iyo Ra'iisal wasaaraha somaliya Md. Nuur Xasan Xuseen "Nuur Cade" ayaa lagu wadaa in ay ku kulmaan dalka Kenya magaalo madaxdiisa Nairobi maalmaha soo socda. Mas'uulka u qaabilsan dalka mareykanka ee arrimaha Soomaaliya Mr Yeetis ayaa ku hawlan sidii uu isugu keeni lahaa Ra'iisul Wasaare Nuur Xasan Xuseen "Nuur Cade" iyo mucaaradka dowlada kasoo horjeeda si ay u wadahadlaan. War laga soo xigtey safaarada mareykanka ee dalka Kenya ayaa wuxuu ku waramayaa in Wadahadalkaan uu ka dhici doono safaarada dalka mareykanka ay ku leedahay dalka kenya magaala madaxdiisa Neyroibi.
  6. Banaanbax lagu taageerayay dadaalada dib u heshiisiineed ee ra’isul wasaaraha uuna ka qeyb galay Halyeey Maxamed Cumar Xabeeb "Maxamed Dheere ,wasiirka arrimaha gudaha oo maanta ka dhacay Stadium Banaadir. Mar 22, 2008 Banaanbaxan oo ahaa kii sadexaad oo lagu taagero dowladda federalka Soomaaliya ayaa hadana ahaa kii ugu ballaarnaa ee inta la og yahay ka dhacay magaalada Muqdisho waxaa qudbad ka jeediyey Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Halyey Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere Wasiirka Arimaha Gudaha Muuse Amiin xigasho Midnimo.com
  7. M/weyne C/Yuusuf oo dib ugu soo laabtay maanta mag. Muqdisho Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 22-Marso-08 Warar lagu kalsoonyahay oo ay heshay shabakada wararka Calanka ayaa waxaa ay xaqiijinayaan in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu saakay dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Imaatinka madaxweynaha ee caasimada ayaa ku soo beegmaya, xilli labadii maalmood ee la soo dhaafay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ka taagnaayeen rabshado iyo dagaalo xooggan. Madaxweyne Yuusuf oo safaro muddo todobaad ah kaga maqnaa Caasimada Muqdisho ayaa ka qeyb galay Shirka dalalka islaamka ee lagu qabtay magaalada Dakar ee Dalka Senegal, wuxuuna sidoo kale ka qeyb galay kulan madaxeed ka dhacay dalka Uganda magaalo madaxdiisa Kampala. Waddooyinka waa weyn ee magaalada Muqdisho ayaa saaka loo xiray, waxaana la sheegay in amaanka garoonka diyaaradaha iyo meelo ka mid ah caasimada la adkeeyay. Soo laabashada madaxweynaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ey sidoo kale ku soo aadeysaa xilli ra'iisul wasaare Nuur Cadde uu wado dib u heshiisiin. C/laahi Xasan Baliil baliilkhan10@hotmail.com Baliilnet.abdala@Gmail.Com Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
  8. Banaanbax lagu taageerayay dadaalada dib u heshiisiineed ee ra’isul wasaaraha uuna ka qeyb galay wasiirka arrimaha gudaha oo maanta ka dhacay Stadium Banaadir. Kumanaan ruux ayaa isugusoo baxay dibad bax aad u ballaaran oo maanta ka dhacay garoonka kubada cagta lagu cayaaro ee Stadium Banaadir ,waxaana banaanbaxaas oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Gobalka Banaadir ka qeyb galay masuuliyiin sar sare oo uu ka mid yahay wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Muuse Nuur Amiin. Dibad baxayaasha ayaa watay boorar ay ku qornaayeen hal ku dhigyo lagu taageerayo qorshaha dib u heshiisiinta dalka kaabaya ee dhawaan uu soo bandhigay ra’isul wasaaraha Jamhuuriyad Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde iyo guud ahaan dowladda federalka Soomaaliya. Masuuliyiintii dibad baxaa hadalada ka jeediyay ayaa waxaa ka mid ahaa wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Muuse Nuur Amiin, Guddoomiyaha gobalka Banaadir Maxmed Dheere,ku xigeenkiisa dhagaxtuur iyo masuuliyiin kale oo dhamaantoodba sheegay in dowlada federalka Soomaaliyeed ay ka go’an tahay geed gaaban iyo mid dheerbana ay u fuusho sidii dalka dib u heshiisiin waarta loo gaarsiin lahaa. Wasiirka ayaa sheegay in dowladu ay diyaar u tahay meel kasta in ay u tagto danaha umada Soomaaliyeed iyo dib u heshiisiin buuxda oo dalku uu gaaro,isagoo faafaahin dheeraadana ka bixiyay qorshaha dib u heshiisiineed ee dowlada Soomaaliya ay dooneyso dalka in ay daganaasho ugu raadiso. “Maamulka gobalka ee aan madaxda ka ahay aad ayuu usoo dhaweynayaa dadaalada dowlada Soomaaliya ay wado ee xaga dib u heshiisiinta ah,waxaana ka qaadanayna talaabada nooga aadan”ayuu yiri gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed Dheere oo hadal ka jeediyay banaanbixii maanta. “Waxaan u aragna in ra’isul wasaaraah Jamhuuriyadu uu qaaday talaabo geesnimo leh oo mudan in lagu daydo”ayuu yiri maxamed Dheere oo u muuqday nin aad ugu kalsoon in barnaamijka dib u heshiisiineed ee dowladda Soomaaliya hada wado uu wax ku ool yahay mira dhalna noqon doono. Dad weynaha degmooyinka ayaa kasoo qeyb galay banana baxaasi waxaana la arkayay iyadoo degmo kasta dadkeedu ay meel gooni ah fadhiyaan,halka ay ka yimadeena waxaa lagu garan karay calanka degmadooda iyo kan jamhuuriyada oo ay isku dhinac wateen. Banaanbaxan oo ahaa kii sadexaad oo lagu taagero dowladda federalka Soomaaliya ayaa hadana ahaa kii ugu ballaarnaa ee inta la og yahay ka dhaca magaalada Muqdisho. Xafiiska warqabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo.
  9. Madax Waynaha Jamhuuriyada Somaliya mudane Cabdilahi yuusuf Axmed ayaa Maanta Soo Gaarey Magaalada Muqdisha ee Casiamda Dalka Somaliya. Muqdisho:Madax Waynaha Jamhuriyada Somaliya Mudane Cabdilaahi yuusuf Axmed iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Soo Gaarey Magaalada Caasimad ah Muqdisha Xili ay ka Jiraan Dagaalo u Dhexeeya Ciidamada Dowlada Somaliya oo taageero Mulateri ka Helaya ku Ethopia,Madax Waynaha ayaa ka soo laabtay Safaro kala Gedisan oouu Cagta ku Mariyey Wadamo Gaaraya ilaa 3 Waxan Isgoo ka qayb galay Madax Waynuhu Munaasibad Balaaran oo Kasjid loogu Dhisayey Unganda oo ay ka soo Qayb galeen Madax Waynasha Dalalka Singal Somaliya iyo Uganda,Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi balaaan oo uu hogaaminayo ayaa Waxa Si Diiran ugu Soo Dhoweeyey Magaalada Casimada h ee Somaliya Maamulka Gobolka Banaadiy iyo Masuuliyiinta Sar Sare ee Xukumada Dowalda Federalka ah iyadoo Intaasi ka Dibna Jaale Cabdilaahi yuusuf u Boqoolay aqalka Madaxtooyada ee Villa Somaliya.Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa ka soo kicitimay dalka Kenya halkaasoo uu ku soo hakaday ka dib markii uu ka soo qeyb galay shirkii madaxda dalalka Islaamka ah ugu soo gaba gaboobay dalka Sinigaal,Imaanshada Madaxweynaha ayaa ahaa mid aan hore loo shaacinin, waxaana markii uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha, kasoo galbiyay halkaas gawaarida gaashaaman ee ciidamada Ugandha, kuwaas oo u soo galbiyay Madaxtooyada. Ciidamda Qalabka sida iyo Qaybaha kale ee Dowlada ayaa Si Wayn u soo Dhoweeyey Madax Waynaha Dowlada Somaliya Waxaana Guud ahaanba Xinaa Wadooyinka Waawayn ee laysaga kala goosha oo ku aadan Wadad Gasha Xarunta Madax tooyada ee Villa Somaliya iyadoo Lugu Daadshay ilaa Madaarka Magaalada Muqdisho ilaa Madaxtooyada Ciimada Amaanka DFKGS, Madax Waynaha Jamhuurida Dalka Somaliya Mudane C/laahi yuusuf Axmed ayaa Safarkiisani ku soo Aadayaa Xili Daqiiqado ka Hor Imaanshihiisa ay Dagaal aad u Xoogan isku Garaceen Ciidamada Dowlada Federalka ah oo taageero Mileratari ka heliya kuwoEthopia iyo Kooxa ka soo Horka jeeda. Maxamed Axmed Ciise
  10. Mogadishu port slowly changing lives in Somalia Posted to the MOL March 24, 2008, 8:54 am MOGADISHU (Reuters) - African Union peacekeepers have turned Somalia's biggest port into a thriving business centre providing a vital lifeline to war-weary residents. Speaking after a cargo ship chartered by the United Nations to deliver food aid docked in the Mogadishu harbour, the port's AU commander, Captain Cyprian Odong, said his soldiers had been able to turn it into one of the safest corners of a dangerous city. "Ships are coming day and night," Odong told reporters, flanked by other officers from AMISOM, the AU mission in the Horn of Africa nation. "Security at the port has really improved since we took over in January. People move freely." Nearby, soaked bare-chested porters swarmed over vessels to unload their cargos, mostly of food. A rickety white boat with Somali marine officials onboard acted as traffic controller, directing ships to anchor. Two AMISOM dinghies mounted with heavy machineguns and carrying troops clutching AK-47 rifles patrolled further out at sea, while heavily armed soldiers on the shore guarded the gates into the harbour. "We get cargo from Dubai, some from Indian, Pakistan and now from Mombasa ... The ships are bringing in food," Odong said, his head pressed to a radio telephone with a long aerial. "Our mission in Mogadishu is to support the peace operation ... It is very hard but we are trying." About 2,600 AU peacekeepers from Uganda and Burundi have been unable to stem a persistent Islamist insurgency in Somalia's capital -- and like the AU mission in Sudan's Darfur region, they complain of being under-funded and under-staffed. Built by the Italians before Somalia gained independence from Rome in 1961, the harbour is about 2,500 metres long with several piers where big ships anchor, and a sandy beach to the north that is often filled with swimming children. Since closing to commercial vessels for nearly 15 years after former dictator Mohamed Siad Barre was overthrown by warlords in 1991, the harbour briefly opened during a strict but relatively peaceful Islamist reign in June 2006. It closed down again after they were ousted at the end of that year. Since then, continuing lawlessness in the white-washed city has deterred many would-be investors -- even though the run-down port and some determined businessmen have defied the anarchy. In January 2007, several mortar shells fired by insurgents opposed to Somalia's interim government hit the harbour, killing at least 5 people and temporarily disrupting port operations. Up to a million people out of Somalia's total population of nine million currently live as refugees after 17 years of war. The United Nations says nearly 20, 000 people flee Mogadishu every month to escape Iraq-style attacks including assassinations, grenade blasts and roadside bombings that have left parts of city completely deserted. Mustafa Al-Jendi, the captain of the Fade 1 cargo ship delivering 5,300 tonnes of food aid for the United Nations' World Food Programme, recalls the old days under the Barre regime when the city was at peace. "Mogadishu was beautiful then. We used to dock and go to enjoy the city life. Nowadays, there is fighting everyday. At night you hear loud explosions. But the port is safe," he told Reuters, smiling as he steered the vessel towards the port. (Editing by Daniel Wallis)
  11. ^^^Ok Juje, as ever you seem to be indulging yourself in dialogue. Yusuf is a real President, and has so far succeeded beyond any postwar leader, compare him to Aydeed, Ali Mahdi and the happless Abdiqasin. He is a legend and deserves another term o compete the transition. Last time I checked Ghadafi had influance and money ,Museveni was an important regional leader of East Africa, but hey Yusuf has a knack of building good relationship with important leaders from Salah of Yemen, Zanawi, and even the Saudi's. Thats called diplomacy, and its yet another tool in the old man's armour.
  12. One of America's greatest President was FDR and he was wheel chair bound. The fact that Yey has ehalth issues means nothing, he is more than capable to lead the nation for another 6 years.
  13. If Obama is elected to the high office he needs to make. 1. A women from a red state as VP. 2. A decorated General froma red state as VP. This is his choice.
  14. ^^^Adeer this conflict will not last that long, one the Somali people are tired of war, a central authority with teeth will change the balance. Most weapons left in the hands of the clowns are low grade, individual arms. Thus they can not fight a mechanised army. The TFG is trying to create one. The dynamics in Somalia is not the same as other nations, some nations have no choice but to fight, Somalia is missing a strong ordered central government, hence the more established the governemnt becomes the less need there is for armed conflict of this kind. Over time even those dies hard clan supporters of the Shebaab will come to terms that their best interest is served by having a passport, national institutions, jobs and being part of the world. Those who seek adventure and isolation will get it in jail and being in the bushes.
  15. ^^^Yey has already defeated him, and would again.
  16. ^^^No adeer, Abdiqasin is an opportunistic fellow. He was a career communist and served without a single break Siyad Barre's regime for 21 years. Then he put on the USC cap and became a clan politician, then the Arta cap and became a "nationalist" and then the "religious" garb all to get power. He spent the money donated to the TNG on finnacing his clans hold of the lower Shabbele and Juba's. The man has been outplayed, and now he is crying like a child, attacking the US, Ethiopia, AU, and everyone else.
  17. ^^^Adeer again you highlight your lack of understanding of the issue. It will change the map because the opposition will not be able to negotiate and continue to fight. The likes of Abdiqasin who is clearly frustrated, Xasan dahir and Sharif Ahmed will not be able to embrace the Al-Kebaab's murders while wanting to be taken seriously by the international community. They are no longer part of the political landscape Its a clear setback, their dies hard supporters and their fundraisers abroad specially in the west will have a very tight rope to walk from now on.
  18. ^^^So its a coincidence? No mate, Abdiqasin is the big loser in all of this.His three years as President was spent anrming and training his clan militias and the man he fought so much is now the boss in his own backyard.
  19. Abu-Geeljire, maybe you are new to SOL, but as vetrens like Xiin can attest, this type of announcement and move does have an effect. Many states that the UN resoloution taking out the arms embargo would have no effect on the courts, a couple of weeks later them and their Eritrean/OLF handlers were routed. Now this US announcement is big, the EU will folllow and so will the UN. The armed bandits are in trouble. But their supporters will say no as ussual.
  20. Great news for camp Obama, we have had a couple of other destractions, the passport story and now Governor of NM. Who will Al Gore, Edwards and Pelosi endorse?
  21. This is a wonderful thread. The only one I read from beggining. Two things to watch out for. 1. The margin if any of Clinton's victory in PA. 2. Obama winning both NC IN. If her margin is single diggits and he wins both NC, IN. He is ahaed and all this hype of the pastor has had no effect. If she wins big, 15% or more and then wins one or both of NC IN. Then Obama is doomed. It seems there will be no recount in FL MI, this is a huge setback for Clinton.
  22. Majority of Somalis support the African Union troops including Ethiopia and the whole world recognizes it. Its a very true and valid statement. Somalia is an AU member country, thus we can not be invaded by and occupied by the same body that we are member of. Also Africa's problems can be solved by Africa and thats the reason this project will work insha Allah. The AU forces have fought foreign elements as well as deranged anti-governemnt factions alongside the new Somali army. Uganda, Ethiopia, Burundi and now Nigeria have helped greatly.
  23. Abu-Geeljire, adeer I am just highlighting how this job will be finished, those in Asmara, like the warlords before them are history. The state now bites back and hard.