General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^lool, NN, the secessionist have nothing to say or do.
  2. Ould Abdalah oo soo dhameeyay kulankii Jabuuti,iyo dhinacyada oo ogolaaday 31-ka bisha wada hadalo kale in la isugu yimaado. Inkastoo kulanku soo dhamaaday labada dhinacna aanay si fool ka fool ah isu soo hor fariisan ayaa hadana lagu dhawaaqay in muddo laba todobaad ah kadib la isugu soo laaban doono kulan intaa ka balaaran oo masuuliyiin sar sare ay kasoo qeyb geli doonaan. Tan iyo maalintii Axadda ee lasoo dhaafay ayaa waxaa magaalada Jabuuti ka soconayay wada hadallo wakiilada beesha caalamku la yeelanayeen masuuliyiinta dowlada federalka iyo kuwa mucaaradka oo iyagu ku gacanseyray in ay hor fariistaan madaxda dowladda. Laakin wakiilada beesha caalamka ayaa labada dhinacba ku qanciyay in la isugu soo laabto kulan kale muddo laba todobaad gudohood ah,waxaana kulankaa jabuuti lagasoo saaray baaq ku aadan in beesha caalamku ay kordhiso kaalmada bini’aadanimo ee la siiyo Soomaaliya. Wakiilada dowlada Soomaaliya iyo mucaaradku waxaa ay isla ogolaadeen in 31-ka bishan mar kale la isugu yimaado wada hadal xiligaa oo mucaradku aanay shuruud la imaan doonin. Sidaasi waxaa gaba gabadii kulanka kaga dhawaaqay wakiilka Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaaliya Ould Abdalla,waxaana uu Soomaalida ugu baaqay in ay meel iska dhigaan wax kasta oo khilaaf ah oo horay u dhex maray. Xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
  3. Qodobadan ayaa la soo xaqiijiyey inay Saxiixeen laba shariif xilligii ay kulamo la qaateen Ergayga Q.M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya oo ay ku sugnaayeen magaalada Nairobi ee Wadanka Kenya, Shacabka Soomaaliyeed ayaa la yaaban waxa ku kelifay labada Shariif iney galaan heshiis aysan raali ka aheyn Isbaheysigoodu iyo waxa ay ka faa'idayaan Khilaf soo kala dhax gala Madaxda Isbahaysiga. Shabaka Soomaaliyeed awalba ma aaminsaneyn Shariif Sheikh Aadan oo ka mid ahaa xubnihii Baarlamaanka dowlad ku sheegta oo ansixiyey in Ciidamada Cadowga Soo jireenka ah ee Ethiopian iney Soomaaliya Soo galaan, balse waxa taageerayaal badan ee Isbaheysigu ka naxeen sida Sheikh Shariif Sheikh Adan u qayaamay shacabkiisa oo ay u kala codleeyeynay. Waxaa isa soo taraya wararka sheegaya in Isbahaysiga Asmara uu kala qaybsamay, islamarkaana ku jabuuti jooga ay damacsan yihiin iney hadda ku biireen dowlad ku shhegta C/laahi yuusuf [i/]oo ay wax la qaybsanaayaan, waa sida qoraalka Sheikh Shariif Sheikh Axmed uu ku soo saxiixay Warqad ay ku saxiixanyihiin qodobadan kor ku xusan oo uu heshiis kula galay wakiilka qaramada midoobay iyo beesha caalamka ee ay fariisin u tahay dalka Kenya. Heshiiska Sheikh Shariif la galay Q.M ayaa u muuqda shirqool lagu faquuqayo kooxda taabacsan Sheikh Xassan Dahir Aweys iyo Alshabaab oo lagu sheegayo Argagixiso, halka la doonayo in la kala jebiyo Isbaheysiga dib u xoreynta, labada Shariifna la doonayo in lagu magacaabo jagooyin maalmo tirsan ah, ka dibna looga taqaluso sidii looga taqulasay gacmadheere iyo Geedi oo maalmo lagu shaqeystay.
  4. Qoraalkii uu la galay wakiilka Q.M iyo beesha Caalamka oo ka duwan warkii uu bbcda ka sheegayna waa kan ee qodobadaan Akhri. 1-in Madaxda Asmara ay Wadahadalka ka qaybqaataan si Ciidamada Itoobiya bixitaankooda looga heshiinyo. 2-in Isbahaysigu ay aqoonsadaan Sharci ahaanshiyaha dowladda. 3- in Q.Midoobe ay Jabuuti ku dhax dhaxaadiso Dowladda iyo Isbahaysiga Asmara si loo gaaro Xal waara. 4 -in Isbahaysigu ay naqdaan Xisbi Siyaasadeed oo aan hubaysnayn islamarkaana ay Siyaasad ku loo lamaan Dowladda. 5- in marka ay Ciidamada Itoobiya baxaan la keeno Ciidamo kasocdo Qarama Midoobe. 6-in Wejiga hore ee Shirka Xiridiisa oo ah 16-May ay kasoo qayb galaan Shiikh Shariif iyo Shariif Xasan Shiikh Aadan. 7- in Gaba Gabada kulanka lagu qabto magaalada Makka Al-Mukarama dalka Sacuudiga dhamaadka Bisha Juun sidaasna ay Dowladda C/laahi yuusuf ugu biiraan. Qodobadan ayaa la soo xaqiijiyey inay Saxiixeen laba shariif xilligii ay kulamo la qaateen Ergayga Q.M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya oo ay ku sugnaayeen magaalada Nairobi ee Wadanka Kenya, Shacabka Soomaaliyeed ayaa la yaaban waxa ku kelifay labada Shariif iney galaan heshiis aysan raali ka aheyn Isbaheysigoodu iyo waxa ay ka faa'idayaan Khilaf soo kala dhax gala Madaxda Isbahaysiga.
  5. Audio of flip flopper talking big http://www.bbc.co.uk/mediaselector/check/somali/meta/dps/2008/05/080509_sharifka?
  6. Wakiilka Q. Midoobay oo ku guuleystay kala Qeybinta Isbaheysiga Dib u Xoreynta, oo Sheikh Shariif Sheikh Ahmed oo Taageerayaal badan ku leh Soomalida dhexdeeda la soo bandhigay qoraalkii uu Nairobi kula galay Q. M oo khilaafsan Warkii uu bbcda AfSoomaaliga ka siidaayey bilaawga Usbuucan oo ahaa inuusan wada hadal la geleynin dowlad ku sheegta Somaliya oo ********** u ah gumeysiga Itoobiya. La yaab badanaa qof Diin Sheeganaya oo Afkiisa iyo Uurkiisu kala duwan yahay!. Soomaaliyeey ya la aaminaya? 16 May 2008 Asmara: Wararka ka imanaya Dalka Eritrea ee laga soo xigtay Xarunta Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliyeed ayaa Sheikh Shariif Shiikh Axmed oo ah Gudoomiyihii golaha Fulinta ee Maxkamadaha Islaamka iyo Shariif Xasan Sheikh Aadan oo ah gudoomiyaha golaha Shacabka ayaa la sheegay in ay heshiis la soo galeen Q.M, kaas oo aysan raali kawada aheyn ama aysan la wada socon Isbahaysiga Asmara, ayna soo qaateen go'aan ah in ay la hadlayaan Dowlad ku sheegta Federaalka Soomaaliya ee dalka soo gelisay Ciidamada Itoobiya oo shacabka Soomaaliya Xasuuqay. Sheikh Shariif Sheikh Ahmed ayaa lagu eedeynaya in heshiiska uu la soo galay Wakiilka Qaramada Midoobay iyo Warkii uu Idaacadaha ka baahiyey aysan is lahehey. Sheikh Shariif Sheikh Ahmed ayaa bbcda ka sheegay inuusan hor fadhiisan doonin Dowlad ku sheegta dabadhilifka u ah Ethipia. KA DHAGEYSO HALKAAN WAREYSIGI UU BBCda SIIYEY [/b] .
  7. Sh. Xasan Dahir Aweys oo qiray khilaafka baahsan ee u dhaxeeyo Isbaheysiga Dib u xoreynta. Sheekh Xasan Dahir Aweys oo xubin ka ah Isbaheysiga Dib u Xoreynta ayaa qiray inuu jiro khilaaf xoogan oo u dhaxeeyay Isbaheysiga Dib u Xoreynta. Wadaadkan oo hora madax uga ahaan jiray Golaha Shuurada Maxkamadaha, isla markaana ka mid ah Raga Mareykanka baadigoobka ku hayo ayaa isagoo jooga Magaalada Asmara waxa uu sheegay in ay aad uga soo horjeedaan Shirka ka socda Jabuuti. “Lama soo marsiinin Guddiga fulinta iyo Golaha Dhexe ee Isbaheysiga in shir lagu qaban doono Jabuuti,sidaas darteed xubnaha ka qeybg galaya shirka Jabuuti waxay ku tunteen Sharcigii Isbaheysiga u yiilay”ayuu yiri Sheekh Xasan Dahir Aweys Sheekha oo hadaladiisa laga dheehan karay kala jab soo kala dhex galay Xubnaha Isbaheysiga Dib u Xoreynta waxaa uu mucaaradsanaa Shirka Jabuuti oo garabka Sheekh Shariif. Haddaba sida muuqata Isbaheysigii Asmara lagu soo dhisay sanadkii hore waxaa uu u kala jabay labo garab, Garab Sheekh Shariif Madax ka yahay iyo garab Xasan Dahir Aweys Madax u yahay Hooyga wararka Somaliyed Jowhar.com & Jowharnews.com Jowharcom@hotmail.com
  8. Hogaamiyaha AlShabaab Oday Daahir Aweys oo ugu baaqay wakiilada Kooxda Asmara in ay kasoo tagaan Jabuuti. Iyadoo magaalada jabuuti ay gaareen laba hogaamiye oo muhiim ah marka loo eego dhinaca Mucaaradka kuwaas oo kala ah Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan ayaa hogaamiyaha Ururka ALShabaab Oday daahir Aweys,waxaa uu ugu baaqay wakliilada Isbahaysiga Asmara in ay si deg deg ah dib ugu laabtaan Asmara. Iyadoo magaalada jabuuti ay gaareen laba hogaamiye oo muhiim ah marka loo eego dhinaca Mucaaradka kuwaas oo kala ah Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan ayaa hogaamiyaha Ururka ALShabaab Oday daahir Aweys,waxaa uu ugu baaqay wakliilada Isbahaysiga Asmara in ay si deg deg ah dib ugu laabtaan Asmara. Isagoo ka hadlayay xaruntiisa Tuulada ASmara ayaa Oday Daahir Aweys waxaa uu sheegay in kulanka Jabuuti uu yahay waqti lumis sida ay isaga la tahay inkastoo la og yahay in kulankaasi lagu baadi goobayo maslaxada umada Soomaaliyeed, waxaana hadalkiisu uu muujinayaa in aanu sinaba nabad ula doonayn dalka Soomaaliya hogaamiyahan argagixisada ah. "Uma maleynayo in guulo la taaban karo ay kazoo baxayaan kulanka Jabuuti”ayuu yiri Oday Daahir Aweys oo horay u ahaa Korneyl ciidamadii Soomaaliya ka tirsanaa. Mar la weydiiyay Oday Aweys in mayal adeygiisu uu keeni karo bur bur ku yimaada isbahaysiga Asmara waxaa uu sheegay in ayba sii awoodeysanayaan ,isagoo wareysi siinayay wakaalada wararak Reuters. In badan oo ka mida shacabka Soomaalidu waxaa ay sii eegayaan dalka Jabuuti,hase ahaatee argagixisada ayaa wada dhaq dhaqaqyo ay doonayaan in ay ku hagar daameeyaan howsha nabad raadineed ee dalka Soomaaliya. Xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo.
  9. Qat Merchant & Stooge "Khilaafku waa mid jira, waxaana keenay kaddib markii la iska aaday shir aan taladiisa la isku darsan oo ay si gooni ah u abaabuleen Sheekh Sheekh Axmed iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah xubnaha golaha dhexe ee Isbahaysiga Asmara.
  10. Aweys oo qirey khilaaf 16 May 16, 2008 - 9:11:17 AM Guddoomiyihii hore ee golihii shuurada ee Maxkamadaha haddana ka midka ah golaha dhexe ee Isbahaysiga Asmara Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa qiray inuu jiro khilaaf baahsan oo u dhexeeyay Isbahaysiga mucaaradka ee xaruntiisu tahay Asmara. Sheekh Aweys, wuxuu dabooolka ka qaaday in khilaafka u dhexeeya golaha uu yahay mid soo jireen ah oo muddo soo jiitamayay, haddana uu dibadda u soo baxay isagoo shegay soo shacbixiisa ay ka dambeyso kadib markii xubno ka tirsan Isbahaysiga ay billaabeen inay dano-gaar ah ku fushadaan mas'uuliyada ay u hayaan Isbahaysiga Asmara. "Khilaafku waa mid jira, waxaana keenay kaddib markii la iska aaday shir aan taladiisa la isku darsan oo ay si gooni ah u abaabuleen Sheekh Sheekh Axmed iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah xubnaha golaha dhexe ee Isbahaysiga Asmara. Aweys, wuxuu sheegay in shirka ka socda Jabuti uu yahay mid aan la isku racsanayn, sidaa daraadeedna u arkaan inuu yahay mid aan danaha Isbahaysiga ka tarjumayn, balse dad uu damac galay ay dabada ka wadaan. "Hal booli ah nirig xalaala ma dhasho ayaa la yiri, shirka xubnaha ka qaybgalaya waa kuwo si gaar ah dhabarka looga taabtay, mana raacayno qodobada kasoo baxa, waxaana qabannay shir jaraa'id oo aan dunida ugu sheegayno in shirkaas uu yahay mid aan sax ahayn sharcina aan ku fadhin" ayuu ka dhawaajiyay Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Asmara ku sugan. Sheekhu, wuxuu si weyn u weeraray gudoomiyaha Isbahaysiga Asmara Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo guddoomiyaha golaha dhexe ee isla Isbahaysigas Shariif Xasan Sheek Aadan oo labaduba shalay gaaray Jabuti, isagoo ku tilmaamay inay yihiin xubno uu damac hareeyay, sidaa daradeedna goostay inay awooda Isbahaysiga ku adeegtan. Mar la weydiiyay in go'aanka shirka uu yahay mid ay iyaga oo dhan isla ogayeen ayna isku raaceen, ayuu kaga jawaabay: "Maya... Maya... iskuma raacin, waayo labada mas'uul muddo 40-casho ah sooma gaarin Asmara, sidaa daradeed ma jirto wax nagala tashaday". Hadalkaan kasoo yeeray Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa u muuqda mid daba socda kuwo labadii casho ee ugu dambeeyay kasoo baxayay xubno ka tirsan Isbahaysiga Asmara oo meelo kala duwan ku sugan, iyadoo Isbahaysiga uu u muuqdo mid labo u kala jabay. Garowe Online, Muqdisho
  11. Jabuuti: Kooxaha Mucaaridka Dawlada oo labo garab u kala jabay 16. maj 2008 Jabuuti (AllPuntland) - Iyadoo maalmahanba ay isa soo tarayeen khilaafka baahsan ee Kooxaha Mucaaridka Dawlada u dhaxeeya ayaa waxaa taas daboolka ka qaaday Mid ka mid ah Mas'uuliyiinta Isbaheysiga Dib u Xoreynta ee fadhigiisu yahay Casmara. Kooxaha Mucaaridka ayaa la sheegayaa in ay labo garab ay u kala jabeen, taasoo sida muuqata fariisimo ka kala dhigtay Magaalooyinka Doxa iyo Casmara. Khilaafka Mucaaridka ayaa ku saleysan Shirka ka socda Magaalada Jabuuti ee Dib u Heshiisiinta Dawlada Soomaaliya iyo Kooxaha Mucaaridka, taasoo ay garwaden ka tahay Qaramada Midoobey. Inkastoo beryihii u dambeeyay uu muuqday mad madowga dhinacyadaas, ayaa hadana waxaa shaaca arintaas ka qaaday Shiikh Xasan Daahir Aweys oo xubin ka ah isbaheysiga oo qirey jiritaanka Khilaafka isbaheysiga. Wuxuu ku andacoonayaa in aanu jirin wax wada tashi ah oo ay xubnaha kale ee Isbaheysiga kala soo sameeyeen Shirka Jabuuti, wuxuuna gebi ahaanba qaadacaday Shirka. Ilo wareedyo ku dhow Kooxaha Mucaaradka ayaa sheegaya in Labada Garab ee ay u kala jabeen Labadaas dhinac ay yihiin kuwo ay kala hogaamiyeen Shiikh Shariif iyo Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah raga Mareykanka liiska ugu jiro. Isbaheysiga Casmara ee sanad ka hor lagu soo dhisay wadanka Eretariya waxaa u muuqanayaa mid bur bur dhex la galaya, marka loo eego fikradaha labada dhinac kala aamisan yihin ee ku wajahan masiirka Soomaaliya. Cabdicasiis Maxamed AllPuntland
  12. Yeah right, if they are serious they can add allot. The international community is serious and the opposition are nothing more than armed ****** with nothing to do.
  13. Golaha amaanka oo dalbadey in ciidamo la geeyo Somalia 16 May 16, 2008 - 8:42:48 AM Golaha amaanka ayaa maanta [ May 16, 2008] ugu yeeray xoghayaha QM Ban Ki-moon in uu sii wado qorshaha ciidamo nabad ilaalineed [QM] lagu geyn lahaa dalka dagaalku halakeeyey ee ku yaala geeska Afrika isla markaana xafiiska Jimciyada quruumaha ka dhaxeysa oo fadhigiisu yahay Kenya loogu rari lahaa Somalia. Qararkan oo dhamaan xubnaha golaha amaanka isku raaceen ayaa xoghayaha QM looga dalbadey in dar-dar la galiyo sidii xal siyasaded looga gaari lahaa dhibaatada Somalia. Golahaan ayaa ku tilmaamey wax laga xumaado xaalada bini'aadnimo oo ka taagan Somalia oo aan laheyn dowlada si guud uga howlgasha tan iyo 1991. Go'ankan ayaa sidoo kale dib u soo celiyey qaraar ahaa in wadamada xubnaha ka ah golaha amaanka tageero dhaqaale iyo mid qalaba loo helo ciidamada AMISOM taas oo albaabka u fureysa in la soo dhameystiro islamarkana sahli doonta in xoogaga kale oo shisheeye ka baxaan Somalia. Wadamada ku jira golaha amniga ayaa xoghayaha QM sidoo kale ka codsadey in la hagajiyo wada-shaqeynta hay'adaha QM ee ku howlan takuleynta shacabka Somaliyed iyo in kor loo qaado amaanka gadiidka gaarsiinaya agabkaas dadka tabaaleysan. Golaha amaanka ayaa gaynta ciidamo ka tirsan QM ku xirey shuruud ah in xaaladu saamaxdo islamrkaana la gaaro xal siyaasadeed. Garowe Online+Wakaaladaha
  14. Ciidamo ka soo dagay xeebaha Muqdisho 16 May 16, 2008 - 9:30:57 AM Ciidamo fara badan oo watay taangiyaal ay ku asteysan yihiin calanka Faransiiska ayaa saakay lagu arkay xeebaha Somalia, kuwasoo isku dhereriyay laga soo bilaabo xeebaha Jasiira ee galbeedka Muqdisho ilaa xeebta Liido oo dhanka bari ee Muqdisho ku taalla. Goobjoogayaal ayaa waxay sheegeen in ciidamadu ay ka sameysteen xeebaha teendhooyin, iyadoo aanay jirin wax howgallo iyo dabrid ah oo ay sameyeen intii ay ku sugnaayeen xeebaha Muqdisho. "Waxaan arkay diyaarado joog hoos ku socda oo dul heehaabaya xeebaha... cabsi ayaa i gashay... daqiiqado kaddibna waxaa xeebta yimid ciidamo la socday diyaradaha qumaatiga u kaca.... iyadoo ay taangiyo biyaha ku socda badda kasoo baxeen" ayuu yiri mid ka mid ah dadka Muqdisho oo la hadlay saxaafadda. Sidoo kale wariye ka tirsan Idacad FM ah oo xaruntedu tahay Muqdisho ayaa sheegay in saakay mar uu xeebta Liido tagay arkay askar aad u fara badan, kuwaasoo ka celiyay xeebta. "Ciidamadu waxay sameysten teendhoyin dadka xeebta ku socdayna way celinayen... qiyaastii 8-taangi ayay waten" ayuu yiri wariyahan oo la hadlayay idaacadda uu ka tirsan yahay oo lagu magacaabo Somaliweyn. Ciidamada ayaa ku sugnaa xeebaha Muqdisho muddo ku dhow 1-saac iyagoo dib ugu laabtay maraakiibtii ay kasoo kicitimeen oo badda ku sugnaa, mana jiraan wax caddeyn kara sababta keentay inay soo gaaraan xeebaha Muqdisho maanta. Imaanshaha ciidamadan Faransiiska ah ay yimaadeen xeebaha Muqdisho ayaa kusoo beegmaysa iyadoo Golaha ammaanka ee UN-ku uu xalay isku raacay in Somalia loo diro ciidamo ka socda Qarmamada Midoobay markii xaaladu saamaxdo. Ciidamada Faransiika ee ku sugan xeebaha Koonfureed ee Somalia ayaa waxa ay ka qayb qaataan ilaalinta gargaarga hay'adaha QM soo gaarsiiyaan dadka Somaliyed ee dagaalada saameeyeen. Garowe Online, Muqdisho
  15. Diyaarado Dagaal oo joog hoose ku socda oo hareeyey hawada Magaalada Muqdisho iyo Maraakiib dagaal oo Muqdisho soo gaaray. Kaluumeysato ka jilaabta xeebaha Magaalada Muqdisho ayaa shabakadan u sheegay in ay arkeen markab dagaal oo aad u weyn iyo ilaa iyo shan doonyood oo ah kuwa ciidamada oo soo gaaray xeebta magaalada Muqdisho. Kaluumeysato ka jilaabta xeebaha Magaalada Muqdisho ayaa shabakadan u sheegay in ay arkeen markab dagaal oo aad u weyn iyo ilaa iyo shan doonyood oo ah kuwa ciidamada oo soo gaaray xeebta magaalada Muqdisho. Kaluumeysatada ayaa shabakadan u sheegay in markabku uu hada soo gaaray meel bariga u jirta in ka yar 3 kimlo mitir iyadoo doon yaha la socda ee ilaalinayana ayba soo gaareen xeebta Liido ee degmada cabdi Casiis. Dadweynaha degmada Cabdil Casiis ayaa iyaguna shabakadan u sheegay in mid ka mida doonyahani ay askar ka soo dagteen oo ay yimaadeen bariga muddo kadibna ay dib ugu laabteen bada. Waxaan ilaa iyo hatan dhab ahaan loo garanaynin waxa ay yihiin ciidamdan soo gaaray magaalada Muqdisho xeebeheeda. Arrntan ayaa waxaa ay kusoo begmeysaa iyadoo Goor sii horeysay oo saaka ahayd Hawada Magaalada Muqdisho ay hareeyeen Diyaarado dagaal oo si joog hoose ah ku soo maray xaafado fara badan oo Magaalada Muqdisho ah gaar ahaan Dhinaca Bari sida Waxar Cadde , Galgalato , S/Xoolaha iyo Agagaaraha Dekedii hore ee Macmalka Ceel Macaan. Diyaaradahaan ayaa dad arkay waxa ay sheegen in ay ku xardhanaayeen Astaanta Dawlada Mareykanka ayna ilaa Sadex Diyaarad oo isku Nuuc ah. Soo galitaanka Diyaaradahaan ee Hawada Muqdisho ayaa ku soo beegmaya xili Mareykanka ay si weyn u baadi goobayaan xubno ka tirsan Kooxda Argagaxisada ah ee Al-shabab oo la rumeysanyahay ama ay suurtagal tahay in ay ku dhuumaaleysanayaan meelaha saaka lagu arkay. Horey ayaa Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka waxaa ay duqeyn cirka ah ku dileen Aadan Ceyrow oo ahaa hogaamiyaha Kooxda Al-shabab. Xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
  16. Saraakiil Milatari oo Mareykan iyo Faransiis oo maanta Muqdisho soo gaaray kulamana ku yeeshay. In ka badan 4 markab oo ah kuwa dagaalka oo ay leeyihiin ciidamada milatariga ee dalalka Mareykanka iyo Faransiiska ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho iyagoo ciidamana kusoo daadiyay xeebaha magaalada,ka hor intii aanay saraakiishoodu soo gaarin garoonka diyaaradaha Aadan Cade. Lama garanayo sababta rasmi ahaaneed ee ciidamada Faransiiska iyo Mareykanku maanta u yimaadeen magaalada Muqdisho,hase ahaatee,warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in saraakiishoodu ay garoonka diyaaradaha Aadan cade ku yimaadeen diyaarado Helicopters ah kadibna ay halkaa kulamo kula qaateen saraakiil ka tirsan dowladda federalka Soomaaliya iyo nabad ilaaliyeyaasha AMISOM madaxdooda. In ka badan 19 diyaaradood oo helicopters ah ayaa dul heehaabayay magaalada Muqdisho markii ay saraakiisha Faransiiska iyo kuwa Mareykanku joogeen garoonka diyaaradaha Aadan cade. Imaatinka ciidamada Mareykanka iyo kuwa Faransiisku ay maanta yimaadeen magaalada Muqdisho ayaa kusoo beegmaya iyadoo xalay golaha amaanka ee Qaramada Midoobay uu ansixiyay qaraar u googol xaaraya in ciidamo caalami ah oo nabad ilaalineed la keeno dalka Soomaaliya. Xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo.
  17. ^^^lol. Addis Ababa is the HQ for the AU. But you did not know that right. Ethiopian, Ugandan, Burundian troops are AU forces. Geeljire the same arguments stand as we are facing the same clan militia and their confused cheerleaders. Go on the Jihad with Yusuf IndaCade.
  18. lol. GeelJire, Adeer, you seem to be disrespecting your cleric, its not me who is lead by Inadcade the scourge of Lower Shabbale. Thus you do not occupy the moral highound and all the talk of "occupation" is to parrot the fake Shiekhs and defeated clan militia heads.
  19. ^^^Adeer we will all move on when our government is stronger and the Somali people are no longer fooled by fake clan, nationalisam or even religious calls to continue the mayhem. But again is Indacade not your leader, oops its Aferwarki, I do apologise.
  20. Abu Geeljire, your point is not valid. Ethiopia is still the motivational prank. The fake occupation, the false liberation all is done to prevent a national government taking root. The group we face are no nationalists, they are the same group which benefited from whole sale clan cleansing in 1991, who flooded the south and occupied lands, killed hundreds and enslaved millions. They are now using "Ethiopia occupation" to hold on to the little that is left in their hands. Hence one does not take you seriously because you do not even know what you are supporting. If IndaCade is your Shiekh then you have allot coming adeer. So go school the laymen.
  21. ^^^NN, They are all actors, like their hero IndaCade, they talk big online, then go and enjoy their western lives.
  22. Meningitis: defeated at last? Parents live in fear of this infection. It targets the young and strikes with horrificspeed. One in 10 dies, and many others suffer permanent disabilities. But yesterday scientists revealed a startling breakthrough By Jeremy Laurance, Health Editor Thursday, 15 May 2008 The annual scourge of deaths and severe illness caused by meningitis could be consigned to the history books after scientists announced startling results from trials of a potential vaccine. In the most significant advance in a decade, researchers say they have obtained powerful immune responses in 150 British infants on whom the vaccine was tested, suggesting it would be protective against the group B type of the disease. An effective vaccine against meningitis B is the holy grail of meningitis research and could virtually eliminate the devastating bacterial infection from Britain and other European countries. Vaccines against group C meningitis, which was introduced in 1999, and Hib meningitis in 1992, have reduced these causes of the disease by more than 90 per cent. Ray Borrow, the head of the vaccine evaluation department at the Health Protection Agency in Manchester, said: "I believe we should be very excited indeed. Ten years ago we had success with a vaccine against group C disease but, so far, we have had no real prospect of controlling group B disease. "There are 20,000 to 80,000 cases of meningitis B globally and roughly 1,200 cases in the UK each year, of which 10 per cent result in death. The prospect of one vaccine that protects infants worldwide against [meningitis B] would be a key achievement in global disease prevention of our time." Generations of parents have lived in terror of meningitis because it targets the young, strikes with unnerving speed and ferocity, and kills one in 10 of those it infects. Among those who survive, many suffer permanent disability including deafness, neurological problems and loss of fingers and limbs. The meningitis bacterium lives harmlessly in the noses and throats of one in 10 people but, for reasons that are not fully understood, can erupt into a life-threatening illness that causes inflammation of the membrane around the brain – the "meninges" – and leads to death within hours. With vaccines already available against group C and Hib meningitis, group B is the dominant strain in England, accounting for 84 per cent of the 1,283 cases of meningococcal disease recorded last year. Developing an effective group B vaccine has presented a much bigger challenge because there are scores of different strains circulating in Europe and most parts of the world. Group B vaccines have been developed and are in use in Cuba and New Zealand but these are only effective against the single strains circulating in those countries. The new vaccine contains multiple "antigens" – bacterial proteins designed to counter different strains – developed from a study of 85 strains of group B disease. It has so far been tested against three "representative" strains in the current trial. The 150 babies in the study were given the vaccine at ages two, four, six and 12 months. Laboratory tests on blood samples showed they had better than 85 per cent protection against the three strains. The vaccine, developed by the Swiss multinational pharmaceutical company Novartis, is being tested by an independent team led by Elizabeth Miller, the head of the immunisation department at the Centre for Infections – part of the Health Protection Agency (HPA). Dr Borrow, who heads the regional HPA laboratory in Manchester and is a member of the team, presented the findings to the European Society of Paediatric Infectious Diseases in Austria yesterday. He said the laboratory results for the group B vaccine were as good as those for the group C vaccine a decade ago "and we have now virtually eliminated group C disease". He added: "I am confident this vaccine will provide broad protection against a range of strains of group B disease. We have full data on three strains and partial data on two more strains which are representative of other components of the vaccine." A third and final trial, involving hundreds of British children, began earlier this year. Assuming these tests are successful, it would still be "some years" before a vaccine was introduced, Dr Borrow said. Andrew Pollard, the head of the Oxford Vaccine Group at Oxford University, said the initial results required confirmation to show the extent of the protection provided. "There is still along way to go but a vaccine that gave broad protection against meningitis B would be hugely significant, because this strain causes the most cases and the most deaths from meningitis in Britain and around the world." A spokesman for the Meningitis Research Foundation said: "This is really exciting news. It is what we have been working towards. If it goes through phase three trials [successfully], we will have cracked the holy grail. It will be virtually the end of the story on meningitis and it will put organisations like ours out of business." The vaccine was developed using a method called "reverse vaccinology" in which the genetic make-up of a single strain was first decoded. This yielded 600 novel proteins from which the vaccine was constructed, using genetic engineering to pick those that showed the greatest ability to stimulate the immune system.
  23. Its a good move, this type of action is worse than any crime. Thanks Xiin
  24. Abu-Geeljire, you seem to mistake us for the laymen which you might fool. The courts were nothing more than a clan movement led by IndaCade and Co, their whole religious war was set up and planned in Asamara by a Zionist spy and yet you come here waffling because your group was defeated. Adeer Ethiopia is not worse than Eritrea and Aferwarki is no more a Muslim than Melez. So try again.