
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Maxkamadaha oo diiday go'aankii UN-ka 6 Jun 6, 2008 - 8:48:08 AM Afhayeennada Maxkamadaha Islaamiga ah Sheekh Max'ud Sheekh Ibraahim Suuleey iyo Sheekh C/raxiim Ciise Caddoow ayaa waxay si kala gooni-gooni ah u sheegeen in go'aankii UN-ka ee la dagaalanta burcad-badeedda loogu soo uu yahay mid ka habaabay dariiqiisii. Labada afhayeen oo saxafadda la hadlay ayaa waxay sheegeen in go'aankaan uu yahay mid ay dalalka Reer galbeedku ku banneysanayaan inay xaalufinta badda Somalia, ayna u arkaan in tani ay sii kordhinayso dhibaatada Somalia. "Maxkamadaha waxaa u suuragashay xilligii ay ka talinayeen qaybo ka tirsan Somalia inay sugaan ammaanka barriga iyo badda, taasna waxaa burburiyay reer galbeedka oo ka xun tallaabadaas ay Maxkamaduhu qaadeen" ayuu yiri Sheekh Ibraahim Suuleey. Sheekh C/raxiim Ciise, ayaa isaguna saxaafadda u sheegay in tallaabada UN-ka ay tahay in badda Somalia la xaalufiyo loona fasaxo maraakiibta kalluumeysiga ee reer galbeedka si ay u gurtaan kalluunka. "Go'aankaan waxaa dabada ka riixayay dalal galbeed ah oo dantoodu tahay inay dhacaan hantida badda iyo midda bariga ee Somalia, waxaana dalalka Islaamka ka codsanaynaa inay ka hortagaan go'aankaan" ayuu yiri Sheekh C/raxiim Caddoow. Dhawaan ayuu golaha ammaanka ee Qarammada Midoobay ansixiyay go'aan qeexaya in badda Somalia loo diro maraakiib dagaal kuwaasoo ka hortaga kooxaha burcad-badeeda ah, iyadoo dalal badan ay ku dhawaaqeen inay maraakiib dagaal u dirayaan Somalia. Kooxaha burcadda ah ee badaha Somalia dhibaatooyinka ka wada ayaa waxay abuurmeen 5-sanadood ka hor, iyagoo markii ugu horreysay dhacay markab u rarnaa hay'adda WFP oo mucaawino siday. Hay'adda Badaha caalamka ayaa waxay sheegtay in sannadkaan oo qura lagu afduubay Somalia 26-maraakiib iyo doonyo isugu jira, xiligaanna lagu haysto badda Somalia 3-markab oo laba ka mid ah laga kala leeyahay Netherlands iyo Jarmalka halka midka kalena aan weli la helin dalka iska leh. Garowe Online, Muqdisho
-
Zakariye oo weeraray Sheekh Shariif 6 Jun 6, 2008 - 9:00:57 AM Guddoomiye ku xigeenka Isbahaysiga Asmara Zakariye Xaaji Maxamuud oo khadka taleefoonka wareysi ku siiyay TV-ga Al-Arabiyah ee xaruntiisu tahay Imaaraadka ayaa sheegay in Sheekh Shariif uu si sir ah kula kulmay safiirka Ethiopia u fadhiya Jabuuti. Mas'uulkaan oo ku sugan magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa daboolka ka rogay in Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan ay labaduba shirkaas ka qaybgaleen. "Waxan helnay warar sir ah oo arrintan xaqiijinaya, balse ma hayno qodobabdii ay shirkoodas kaga hadlen, waxase cad in labadodu ay khiyameyen shacabka Somaliyed iyo Isbahaysiga Asmara" ayuu yiri Zakariye oo intaas ku daray in waxa kasoo baxay kualnkaas ay saxaafadda dhawaan u soo gudbin doonaan. Sidoo kale Zakariye, wuxuu sheegay in labada mas'uul ay horay shir qarsoodi ah ula qaateen safiir Mareykan ah, kaasoo gundhig u ahaa burburinta Isbahaysiga Asmara iyo xagal-daaciyaan howlaha muqaawamada ah ee ka socota gudaha Somalia. "Labadoodu [shariifyada] waxay ka baxeen Isbahaysiga, waxayna laga bilaabo xilligaan la haystayaal u yihiin Dowladda Ethiopia iyo reer galbeedka" ayuu si caro leh ugu sheegay Zakariye TV-ga Al-Arabiyah. Guddoomiye ku xigeenka Isbahaysiga Asmara wuxuu daboolka ka rogay in Sheekh Shariif iyo xulufadiisu ay horay shirar kala duwan ula qaateen saraakiil Ethiopian ah, iyagoo damacsan inay kala furfuraan Isbahaysiga mucaaradka ah ee fadhigiisu yahay Eritrea. Zakariye oo kamid ahaa xildhibaano Barlamanka xilka laga qaadey ayaa ah siyaasiyiinta ku jira isbaheysiga oo aan garab hubeysan ku lahyen kooxaha dagaalka kala soo horjeeda DF. Garowe Online, Muqdisho
-
^^^Adeer you have no point, lets leave it at that. But one can say what ever they want about their President it comes with the job.
-
Rough times ahead : Analyst sees $150 oil within a month
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Imagine everyone using the buses in winter in MINNESOTA? D -
Analyst sees $150 oil within a month JOHN PARTRIDGE Globe and Mail Update June 6, 2008 at 11:09 AM EDT Record demand from Asia will likely send oil prices rocketing to $150 (U.S.) a barrel by July 4, a U.S. analyst predicted Friday, triggering an immediate jump of more than $6 to $134 a barrel in New York. “We are calling for a short-term spike in oil prices,” analyst Ole Slorer at Morgan Stanley in New York told clients in a report. “Middle East oil exports are stable, but Asia is taking an unprecedented share.” He said that the patterns of crude oil distribution from the Middle East are “mimicking” those seen towards the end of the third quarter last year, when he also predicted an oil-price spike based on projections of sharp inventory reductions in the Atlantic basin. “That same pattern is now again upon us, and we are making an identical call, only this time, we are starting from a much tighter Atlantic Basin inventory,” Mr. Slorer said. Oil surges more than $6 on new forecast IEA urges $45-trillion “energy revolution” U.S. inventories are down by 35 million barrels since March, he added. “Middle East exports, the swing supplier into the Atlantic, is sending record volumes into Asia ... while supplies into the Atlantic are hitting rock bottom,” Mr. Slorer wrote. “This has caused ‘oil in transit' to the Atlantic ... to collapse by more than 20 million bbls since March.” After jumping in Europe earlier in the day, the contract for light sweet crude to be delivered in July climbed to $134.06 on the New York Mercantile Exchange, up $6.27. This was on top of a $5.49 gain Thursday, reportedly the largest single-day increase in the history of the Nymex contract. In a separate report Thursday, Mr. Slorer also dismissed one of the latest theories as to why energy prices are so high in developed economies. This theory has it that fuel subsidies in emerging market economies are preventing oil demand being destroyed by high oil prices, but that mounting fiscal pressures will force governments to cancel the subsidies before too long. However, Mr. Slorer argues that most countries with gasoline prices below the U.S. benchmark of $4 a gallon – thanks to subsidies – are themselves oil exporters, including Venezuela, Nigeria, Iran, Saudi Arabia, Kuwait, Qatar and the United Arab Emirates. He reckons they have no incentive to cancel those subsidies. “Given a fixed level of domestic gasoline prices, the incremental revenue generated by shipping crude at inflated prices often more than offsets the additional cost of subsidizing local consumption,” he said. “We reckon that higher [crude prices] will only lead to higher subsidies in oil-exporting countries.” As well, selling gasoline at “reasonable prices” is one way for the now cash-flush oil exporters to give something back to their people, something they need to do from a social perspective, he said. The only thing that would lead to these countries reducing the subsidies is a dramatic fall in oil prices, Mr. Slorer added. “But this oil price drop will not be ignited by demand destruction resulting from gasoline subsidy cuts.”
-
^^^You heard, means nothing.
-
Puntland and Djibouti sign trade partnership deal
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Thanks for the updates. -
Djibouti: Asmara group walk out , advantage TFG
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Northerner common sense 101 maybe more appropriate. -
Garowe district: new electricity plant opens
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Its shows you what can be done if people cooperate. -
Again the post is about the mans actions and it does not in no way step in the way of his humanity. Again refute the points made above, "Duke said this and that" is not the issue. If you want to present a case against the crimes commited by Yey and others again present them. Abdiqasin was a top leader in the Junta. Abdiqasin invaded Marka, barva, Kismayu at the expense of the locals and to the advantage of militias who ahiled to be from his clan. These are the points made, lads. MMA has proven to be a poor defence lawyer , others have become very emotional and Theiry is making only half a valid point.
-
Garowe district: new electricity plant opens
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Garoowe: Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray xarun cusub oo shirkadda korontada NEC ka furtay Garoowe 6. Juni 2008 Garoowe(AllPuntland)-Xaflad balaaran oo ay ka soo qeybgaleen mas'uuliyiin ka kala socotay maamul goboleedka Puntland, Isimada, Ganacsato iyo waxgarad kale ayaa gelinkii danbe shalay ka dhacday xarunta cusub ee shirkadda korontada NEC ee magaalada Garoowe, xafladaasi oo aheyd mid xariga looga jarayey xarun cusub oo shirkadda korontada NEC ay ka furtay magaaladan. Ugu horeyntii waxaa xafladaasi ka hadlay Guddoomiyaha shirkadda korontada NEC C/fitaax Maxamed Cabdi (C.Kismaayo) oo warbixin dheer halkaasi ka soo jeediyay, wuxuuna halkaasi ka aqriyay khudbad ka hadleysay waxqabadka shirkadda iyo marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay, isagoo sheegay in shirkadda NEC ay tahay shirkad ganacsi oo u adeegta shacabka ayna ku mideysan yihiin ganacsato fara badan. Guddoomiyaha shirkadda NEC C/fitaax Kismaayo ayaa sidoo kale sheegay in shirkadda NEC maal gelinteeda iney leeyihiin dadka reer Puntland iyadoo markii hore ay ku abuurantay ilaa iyo sadax shirkadooda oo ku midoobay, wuxuuna intaa raaciyay in daarasad la sameeyay lagu soo bandhigay in dhaqaale gaaraya hal bilyan oo dollar ay u baahan tahay shirkadda, lacagtaasoo la helay markii ay shirkaddu ku soo biireen ganacsato kale taasoo sababtay in heerkan ay timaado. C/fitaax Kismaayo ayaa sidoo kale khudbadiisa ku sheegay in qorshaha shirkadda ee horumarinta korontada ayuu sheegay in Golaha milkiilayaasha shirkadda NEC ay isku raaceen in laga faa'iideysto hawada iyo qoraxda, iyadoo taasi ay kala kaashanayaan qubaro dalalka deriska nala ah ka imaanaya, wuxuuna mas'uulkan uu intaa raaciyay in dhaqaalaha shirkadda ay ku tiirsan tahay ay ka helaan inta badan macaamiisheeda, waxayna dowladda Puntland aan ka helnaa buu yiri 50 fuusto, halka habeenkii matoorada shirkadda ay isticmaasho ay ku baxaan lix fuusto, tirada guud ee bisha ay isticmaaleyso shirkaddana uu ku sheegay Guddoomiyaheeda 180 fuusto. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Gen. Cadde Muuse Xersi oo lagu casuumay inuu xariga ka jaro xaruntaasi cusub ee shirkadda NEC ka furtay magaalada Garoowe ayaa soo dhoweeyay isagoo sheegay in shaqada shirkadaasi qabatay ay tahay mid cad oo aan u baahneyn caddeyn, wuxuuna intaa uu raaciyay Madaxweynaha in shirkadda NEC ay tahay shirkad dabooshay baahida koronto ee ka jirta magaalada Garoowe. Cadde Muuse Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa kaloo uu sheegay in kan maamul ahaan ay maalmahan ku mashquulsanaayeen sidii loo dhiiri gelin lahaa maamulka shirkadda NEC isagoo ugu mahad celiyay maamulka shirkadda iyo ganacsatadii hal abuurka lahaa howsha ay shacabka u hayaan. Mar uu ka hadlayey Madaxweynaha dhaqaalaha shirkadda ayuu wuxuu sheegay in shirkadda NEC looga baahan yahay in ay lacagaha ka qaato xarumaha dowladda, wuxuuna ku wargeliyay shirkadda in Wasaaraddaha iyo xarumaha dowladda ee bixin waaya lacagaha ay isticmaalaan laga gooyo, taasoo ah kabida dhaqaalaha shirkadda. Ugu danbeyntii waxaa halkaasi ka hadlay mas'uuliyiin uu ka mid yahay Islaan Ciise Islaan Maxamed, Eng. Abshir Muuse oo madax ka ah shirkadda biyaha Baswiin iyo mas'uuliyiin kale oo oo si weyn u soo dhoweeyay xarunta labaad ee shirkadda NEC oo laga furo magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Shirkadda korontada NEC waxaa la aasaasay 20-kii Disembar sanadkii 2002, waxaana ku mideysan shirkado kale oo isu tegay, waxaana shirkadda hada lagu soo kordhiyay xarun cusub taasoo dabooli doonto baahida ay shacabka ku nool magaalada Garoowe oo inta badan nolosha dadka ku nool ay ku tiirsan tahay hadba sida ay u helaan koronto tayo leh. C.M.Cali AllPuntland, Garoowe -
source
-
^^^lool. Xiin that just made me laugh...
-
lool. Again they attack the Duke. The post is about an individual and not a clan, even if he did what he did for the clan thats not a point. As for Duke support of the current President, its not in question. Many posts are made about President Yusuf here and I do not attack the messinger. Like Emperor said let the topic take its course and let the defence present its case why I am wrong.
-
lool. Horn like I said you do not have a leg in this. The risk is all ours the rewards will be shared with all. Thus while we are in the risk period, just watch and stop with the smart alick comments.
-
^^^You have no leg in it adeer. Puntland, its people and admin will take the risk in order to better ourselves.
-
^^^Dharoor is a region not a town. Good luck to that also we need everyone to explore ways of getting more money.
-
NN, I know the haters are ammasing. "Its not gonna happen" they say. Horn, This is a great deal and it means allot to the people of Puntland. Puntland does not lack, land, access to the seas and a talented ambitious population or a large educated Diaspora. What the state lacks is infrastructure and cash; it relies like many parts of our regions on hand outs and shady aid organizations who want to maintain the status quo. This project is ambitious and I would never entertain for one moment it would have your support in any way, since we know where you and the editor of Gedonet.com stand on Puntland and its development. As for the corporate world and being taken advantage of, well Puntland and its admin are not weaker than their Arab equivalents of mid 20th century. African Oil is using in Puntland the blueprint of the small company that found Oil in Yemen in the 1980s. Also Cnooc’s deal in North Mudug is a major breakthrough. Its to our advantage, this is a simple case of supply & demand, the latter is very high right now with the emergence of the new powers India, China and the growth of the developed worlds appetite for all things hydrocarbon. Again thanks for your comments and be hopeful adeer, roadblocks as you know are not a viable cash cow.
-
Djibouti: Asmara group walk out , advantage TFG
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Indeed they are just hogging the lime light, wont make any difference adeer. -
Adeer it seems some people here want to attack the messinger without addressing the issue. 1. Abdiqasin was a top official under the 21 years of the dictatorship. He never once acknowledged the crimes commited against the Somali people. 2. As head of TFG he allowd his sub clan to rape the fertile south, including the city of Kismayu. 3. Under the courts time he took out his weapon and said he was part of the fight, thus encouraging children to be sent to their deaths while he was safe in his house. 4. What happened to the money donated by the world under his tenure as TNG LEADER? These are points, if you want to address them by all means. But lets not hide from the fact this man played a key role in the rise of Warlords IndaCade, goobanle, Seeraar, Cirfo. Not to mention the Al Shabaab clowns.
-
Puntland iyo Jabuuti oo heshiis ganacsi wada gaaray iyo Wasiirka Ganacisga PL oo Muqdisho kusugan Jabuuti(HR Media):- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Puntland Md.Cabdisamad Yusuf Abwaan ayaa booqday magaalada Jabuuti halkaasi oo uu u tagay sidii loo dhameystiri lahaa heshiis ganacsi oo dhexmaraya Dowlada Jabuuti iyo Puntland. Wasiirka Ganacsiga ee Puntland ayaa sidoo kale u gudbay Magaalada Muqdisho ee xarunta Somaliya. Wasiirka Ganacsiga ee Puntland Cabdisamad ayaa Horseed Media uga waramay safarkiisa Jabuuti, asagoo sheegay in safarkiisa uu la xariiray kulankii dhawaan dalka Jabuuti ku dhexmaray Madaxweynaha Puntland Md.Cadde Musse iyo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo ka wadahadalay xiriirka ganacsi ee Jabuuti iyo Puntland. Wasiirka Puntland ayaa sheegay in uu magaalada Jabuuti kula kulmay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, wasiirka Kaluumeysiga iyo dekkada, Agaasamayaan iyo mas’uuliyiin kale oo badan oo kamid ah Dowlada Jabuuti. Md.Cabdisamad oo xalay u waramayey Barnaamijka (Maxaa Dhacay Maanta) ee idaacada Horseed Media sheegay in safarkan lagu falan qeynayey sidii loo xoojin lahaa xiriirka ganacsi ee labada dhinac oo bilihii lasoo dhaafay hakad ku jiray, wuxuuna sheegay in ay arrimahaasi la xariireen dhinaca Jabuuti, isla markaana hada lagu gudo jiro in la dhameystiro xiriirka ganacsiga ee labada maamul. Wuxuu sheegay in Maamulada Jabuuti iyo Puntland si wadajir ah u magacaabeen Guddi soo dhameystira habka ay uwada shaqeyn karaan dhinaca Ganacsiga. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Puntland Cabdisamad Yusuf Abwaan ayaa shalay gaaray magaalada Muqdisho, kadib markii ka ambabaxay magaalada Jabuuti. Wasiirka Ganacsiga Puntland ayaa markii ugu horeysay kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Ganacsatada gobalka Banaadir, ayagoo ka wadahadalay dhinaca ganacsiga iyo waliba sidii hoos loogu dhigi lahaa qiimaha Sarifka Dollarka. Guddiga Ganacsatada Banaadir ayaa soo dhaweeyey Safarka Wasiirka Puntland Muqdisho ku yimid ayagoo sidoo kale ugu mahadnaqay Dowlada Puntland burburintii Warshadihii lacagaha Shilling Soomaaliga sameyn jiray ee ku yiilay gobalada Puntland. Wuxuuna sheegay in ay ka wada shaqeyn doonaan labada dhinac sidii looga hortagi lahaa hoos u dhacdanbe oo ku yimaada Shilling Soomaaliga. Horseed Media
-
Puntland President visit live stock quarantine (pics)
General Duke replied to Thankful's topic in Politics
Its great remmeber Puntland is 10 years in August it would be great to have our Bossaso Airport done by then. -
Puntland President visit live stock quarantine (pics)
General Duke replied to Thankful's topic in Politics
Nice one saxib, any news on the airport. Would be good if they complete it by August 2008. -
Somalia: China oil company representatives visiting Puntland
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
cnooc HOME