
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^lool. No I expect them to tell Haatuf. Give us a break lad, your just getting desperate.
-
Golaha Amaanka oo ansixiyey hawlgal Military oo laga fuliyo xeebaha Somalia Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa qalinka ku duugay qaraar rasmi ah oo fasaxaya in xeebaha Soomaaliya laga fuliyo halwgalo ciidan oo lagula dagaamaypo kooxaha burcad badeeda iyo waliba falalka burcadnimada hubaysan. Fadhi gaar ah oo ay albaabadu u xirnaayeen oo ay yeesheen xubnaha golaha Amaanka ayaa waxay 15-ka xubnood ee golaha amaanka ee Golaha Qaramada Midoobay si buuxda isugu raaceen qaraar ku aadan in Maraakiibta iyo diyaaradaha dagaalka shisheeye ay hawlgal ka fuliyaan xeebaha Soomaaliya, iyadoo hawlgalkasi oo socon doono mudo lix bilood oo ka bilaamanaysa 2-da June 2008. Qaraarka Golaha Amaanka oo tirsigiisu yahay 1816 ayaa waxaa 15-ka xubnood si buuxda ugu codeeyeen in hawlgalkaasi uu noqdaa mid araxda lagaga jabiyo kooxaha burcad badeeda ka dilaacdey xeebaha Soomaaliya ee weerarada joogtada ah ku haya gaadiidka badda ee maraya xeebaha Soomaaliya. Qaraarkan uu asnixiyey golaha Amaanka ayaa waxaa markiisii hore soo jeediyey wadamada Faransiiska iyo Mareykanka, waxaase markii hore ka muuqdey isfaham waa iyo kala duwanaansho xaga fikirka ah oo ka dhex muuqatey xubnaha golaha amaanka kuwaasi oo isku mabda’a aan ka aheyn qaabka uu noqonayo hawlgalkaasi. Dawlada Faransiiska ayaa iyadu waxay qabtey in qaraarka xitaa lagu xuso oo ay ka dhex muuqato in hawlgalada lagula dagaalamaya kooxaha burcad badeeda laga fulin karo dhulka beriga, hadii loo baahdo. Laakin aragtidaasi mid ka duwan ayaa waxaa qabtey xukuumada Ingiriiska oo ka mid ah Golaha Amaanka waxaana ay sheegtey in hawlgalkaasi uu noqdaa mid ku eg xeebaha Soomaaliya oo laga fuliyo xeebaha isla markaana aan hawlgalkaasi loo adeegsan ujeedooyin kale. Si kastaba ha ahaatee golaha Amaanka ee Qaramada Muidoobay ayaa wuxuu go’aankiisa ku ansixiyey in hawlgalkaasi uu baacsado kooxaha burcad badeeda, waxaana loogu baaqay dalalka maraakiibtooda iyo diyaaradahooda dagaalka hawlgalka ka fuliyaan xeebaha Soomaaliya inay kaashadaan hay’ada IMO, dawlada KMG ah ee Soomaaliya iyo waliba dawladaha Gobolka. SBC International News Desk
-
^^^Nor Riyaale a real President of any real state.
-
Isbahaysiga Djibouti, iyo TFGda oo isku raacay in la keeno....
General Duke replied to Member-sol-'s topic in Politics
Not bad. -
^^The Mujahids led by Aferwarki, thats even funnier right
-
Navies to tackle Somali pirates The vote means nations will be able to send warships to tackle pirates The UN Security Council has unanimously voted to allow countries to send warships into Somalia's territorial waters to tackle pirates. The resolution permits countries that have the agreement of Somalia's interim government to use any means to repress acts of piracy for the next six months. Twenty-six ships have been attacked by pirates in the waters in the past year. The vote came as the UN launched peace talks with factions involved in Somalia's conflict. The Islamist opposition said face-to-face talks would not happen at the meeting in neighbouring Djibouti until the government set a timetable for the withdrawal of Ethiopian troops. Rife piracy Somalia's coastal waters are near shipping routes connecting the Red Sea and the Indian Ocean, and the country's government is unable to police its own coastline. Consequently, piracy is rife off Somalia's 1,800 mile-long coast, says the BBC UN correspondent Laura Trevelyan. The resolution was drafted by France, the US and Panama. Our correspondent says France originally wanted to expand the motion to allow piracy to be tackled in other areas, such as West Africa. China, Vietnam and Libya said they voted for the measure because it only applies to Somalia, and does not affect the sovereignty of other countries. But diplomats say the Security Council action is significant because it is using the force of international law to allow navies to chase pirates and armed robbers. Security Council envoys are holding separate meetings in Djibouti with the Somali government and the opposition at a luxury hotel on the shores of the Red Sea. I am willing to do whatever it takes to promote peace and stability in Somalia President Abdullahi Yusuf The talks, which are being held in Djibouti because Somalia is deemed too dangerous, are part of a UN plan to broker the first official direct talks between the Somali rivals. Somalia has not had a functioning national government since 1991. An Islamist insurgency there has been mounting almost daily attacks on the weak government, which is backed by the United States, because Washington believes the Islamists are associated with al-Qaeda. The UN says almost two million Somalis desperately need assistance. A small contingent of African Union troops is in Mogadishu but has done little to quell the violence. The talks are being boycotted by the hard-line al-Shabab militia, blamed for many of the attacks on government troops and their Ethiopian supporters. They refuse to hold talks until the Ethiopian troops leave the country. President Abdullahi Yusuf says there would be a security vacuum if the Ethiopians withdrew before being replaced by UN peacekeepers. "I am willing to do whatever it takes to promote peace and stability in Somalia," he said. The UN mission will also visit Sudan and the Democratic Republic of Congo, where millions of people have been displaced by fighting in the east of the country.
-
Puntland President says jobs will not be given to those that eat khat.
General Duke replied to Thankful's topic in Politics
^^^lol. Secessionists are not much of an obsticle, they are wasting their time getting "recognised". Good luck lads. -
Puntland President visit live stock quarantine (pics)
General Duke replied to Thankful's topic in Politics
Nice one President Cade... -
^^lool. Rehashing old statements and fake news has become the way of our secesionist brothers. The US would tell Hatuf but not update their own state department website
-
FAALO: WAA MAXAY HADAFKA DHABTA AH EE ALSHABAAB? W/Q:CABDUQAADIR SULEYMAAN MAXAMED Posted to the MOL June 1, 2008, 5:59 pm Wadanka Soomaaliya oo ah wadan 20 sanno ku dhowaad aan lugu arag Dowlad si hufan u shaqaysa ayaa waayahaan dambe waxaa ku soo biiray koox ku cusub is jiidjiidka siyaasadda Soomaliya. Kooxdaan oo ah kooxda loo yaqan Alshabaab waa kuwo inta badan sheegata in ay u dagaalmayaan Diinta oo da’ahaan jira 2 sanno iyo bar. Alshabab (kalmadda micno ahaan waa dhalin yaro), Balse hadda micnaha ay xambaarsantahay waa urur siyaasadeed oo sheegta in uu u dagaalma in Wadanka lagu maamulo Dastuur ku salaysan diinta islaamka. Kooxdan dhismo ahaan waxaa la moodaa in ay ka duwan yihiin kooxihii hore u soo maray Siyaasada Soomaaliya balse marka aad u fiirsato farqi wayn u ma dhexeeyo waana dhinac qabiilka. Inta badan Dhalin yarta u dagaalanta waa bilaa qabiil balse Hogaamiyaasha waa kuwo qabiil ahaan u dhisan. Tusaale ahaan kooxdaan marka ay rabaan in ay qof qaarijiyaan waxay u diraan nin ka mid ah iyaga oo la qabiil ah ninka la qaarijinayo, waayo hadaan sidaa la samayn sii socon maayeen . arintaan waxay ka dhacday meel u dhow Magaalada Waajid xili ay dileen nin aysan iyaga hubin kadibna waxay dhelisay buuq taas oo keentay in ninki loo qisaaso qoladii kale oo isaga laftirkii Alshabaab ahaa. Alshabaab waxaa lugu yaqiin in Xawda ka jeraan nin walba ay qabtaan oo ka mid ah dowladda uu hogoomiyo CABDULAHI YUSUF. May 30, sacaduna ay ahayd 17:00 kii galbanimo waqtiaga Soomaliya ayaa koxdaan Alshabaab waxay gacanta ku dhigeen nin caan ah oo ka mid ah waliba kooxda u diiday shabacka Soomaaliyeed in salka dhulka dhigaan. Ninkaan oo ah Cisman Xasan Cali Caato waa nin ay ku tilmaamaan dadka qaar in uu xasuuq u gaystay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Mogadisho. Sacadu ka dib ayay sii dayeen kooxdii qabatay Caato taasoo aan lugu baran kooxdaan sii daynta nocaan oo kale ah, waxayna keentay in Su’aalo la iska waydiyo Hadafka loo aasaasay Alshabaab. Kooxdaan oo surka ka jeri jiray xitaa ninkii wax ka iibiya ciidanka u shaqeeya Dowladda iska daayee nin xildhibaan ah oo waliba arimo lagu xidhiidhiyo. Isla maalintaas habeenkeedii ayaa waxaa la weeraray Guri uu xildhibaan leeyahay oo ku yaala xaruunta Dowladda ee Baydhabo. Xildhibaankaa wax kale looma weerarin aan ka ahayn xildhibaanimadiisa taas oo ay iskula jiraan Xildhibaan ka kale ee la sii daayay. Kala xulashada shaqsiyaadkan oo kale waxay u keenaysaa kooxdaan caawiqb xumo soo wajahada hadafka loo aasaasay. Afhayeen u hadlay kooxdaan ka dib markii ay sii daayeen caato waa Macalin Adan (Abu qayd) ayaa wuxuu ku tilmaamay caato nin qutul yoon raadsanaya oo waliba ku sii daray in ay sii dhoweeyeen oo meelaha qatarta ah sii dhaafiyeen. Hadaba caato waa qutul yoon doon kuwa kale guryaha lugu weeraro wa Bambo sugayaal sida afhayeenku u dhigay warka. Gebogebadii Alshabaab waxa u bariyay waa cusub, Siyaasad cusub iyo tuhun cusub oo ku salaysan dhaqanka ay muujiyeen. Dadka qar waxaa ay leeyihiin nin dambe Alshabaab qabto oo la dilo waa u dhamaatay waayo waxay bilaabeen siyaasad cusub oo ku salaysan qabiil. Dhacdadaan waxay meesha ka saraysaa shakigii markii horeba laga qabay oo ahaa in aysan diin u dagaalamayn oo ay u janjeeraan dhanka qabyaaladda. Balse waxaan leeyahay aan ka warsugno wax ka soo bixi doona maalmaha soo socda arrimahan oo kale iyo jaawbaha laga bixin doono. W/Q: CABDUQAADIR SULEYMAAN MAXAMED DEPARTMENT OF INTERNATIONAL RELATIONS UNIVERSITY OF KARACHI-PAKISTAN
-
Waxaa halkaasi laga dhisay teendhooyin badan oo ay degen yihiin dadka baarista wada waxaana halkaasi ka muuqday gaadiid kala duwan oo ay ku shaqeenayaan shaqaalaha, ayadoo hawlaha Baarista ay u socoto si habsami ah sida ay sheegaan mas’uuliyiinta Wasaarada Batroolka ee Puntland. Waxaa sidoo kale lagu wadaa in dhawaan Puntland uu soo gaaro Riigii ugu horeeyey oo qodi doona Shidaalka kaasi oo la sheegay in la geyn doono Xarunta Nugaal ee Conoco oo lagu sheegay mida ugu horeysa oo laga qodi doono shidaalka Puntland. Dhinaca Dharoor ayaa hawlaha hada ka socda la sheegay in ay yihiin baaritaan iyo cayimaad goobaha la dhigayo riigaga qoda shidaalka, ayadoo la sheegayin dhinaca Ceelka Conoco uu dhameystiran yahay oo la sugayo Riigaga. Dooxada Dharoor oo horey loo sheegay in uu ku jiro Batrool badan ayaan horey wax baaritaan ah looga sameyn intii ay jirtay Dowladii hore ee Soomaaliya ee Maxamed Siyaad Bare, waana markii ugu horeysay oo halkaasi hawlgal noocaan ah laga sameeyo. Shacabka Puntland ayaa si weyn hawlahan isha ugu haya ayadoo ay hada muuqato tilaabooyin cad oo uu maamulka Puntland ugu dhaqaaqay hawlaha baarista iyo soo saarista Shidaalka. Wasiirka Batroolka Puntland ayaa sheegay in lasoo saari doono Shidaalka, ayadoo goobo kala gedisan sida Conoco iyo Dharoor loo diyaarinayo in dhamaadka sanadkan laga bilaabo soo saarista shidaalka. Shidaka African Oil ayaa qalab aad u badan keentay Puntland, isla markaana markii ugu horeysay shaqaalaheeda Ajaanibta ah keentay gudaha Puntland kuwaasi oo hada degen xarunta Dharoor isla markaana wada hawlaha baarista. Maamulka Puntland ayaa arrintan ku tilmaamay guul usoo hooyatay puntland, ayagoo sheegay in ay jiraan dad badan oo isugu jira ajaanib iyo Soomaali oo si weyn uga soo horjeeday hawlaha Shidaalka ee Puntland. Horseed Media
-
M/weyne Cadde oo booqday goobtii laga baarayay shidaalka Puntland Bosaso, P/land, Somaliya (Calanka.com) 02-Juun-08 Madaxweynaha Puntland Gen cadde Musse ayaa Saaka Booqday Degaanka Labarugley Halkaasi oo laga wado Macdan Baaris ay fulinayso Shirkada IMC oo wakiil uga ah Shirkada African Oil Waxaana Waqtiga Kormeerku madaxweynuhu Sameenayay Halkaasi ku sugnaa Shaqaale Ajanaib iyo Somali isugu jiray Kuwaasi oo waday Howsha Macdan Baarista. Cadde Musse oo ay la socdaan Wafuud badan oo ka tirsan Golayaasha Puntland ay ka kooban tahay Dadka Deegaanka Howshu ka socoto Xubno ka mid ah Iyo Saxaafada Puntland oo iyaguna ku waheliyay Booqashada Madaxweynaha ee Deegaanka Labarugley oo Ka tirsan degaanka Ufayn oo ka mid ah deegaanada hoos yimaada Gobolka Bari. Madaxweyne Cadde waxa uu markii halkaasi gaaray uu kula kulmay Masuuliyiinta deegaankaasi Isaga oo sidoo kale Madaxweynuhu la hadlay Shaqaalaha ku howlan Macdan Baarista Oo ku sugan deegaankaasi. Beeldaaje Cali Beeldaaje faarax Oo ka mid ah isimada Deeganada Puntland sida weyn looga yaqaan Kana soo jeeda Deegaanka Howsha macdan baarista laga wado ayaa waxa uu sheegay beeldaajuhu in dadka deegaanka ay u diyaar yihiin in wax la qabtaan Shirkada IMC Iyo Maamulka Puntland si loo helo Dhaqaale Dadka Oo dhan Anfaca Loogana baxo Sicir bararka Iyo Shaqa la'aanta jirta. Yaasiin Cartan Mahamed oo ah Wasiir ku xigeenka maaliyada Puntland Ayaa u sheegay Dadka deegaanka In looga baahan yahay in ay la yimaadaan fir fircooni kana faa'iideystaan Macdan baarista si loo helo Dad Aqoon u leh Arimahani. Madaxweyne Cadde Musse Oo isna ka hadlay halkaasi ayaa sheegay In Macadan Iyo Shidaal laga helo Puntland oo la soo saaro loo soo Maray Marxalado badan oo lagu guuleystay In Markii dame la hirgaliyo in kasta oo Madaxweynuhu sheegay in degaanka ufayn oo kaliya aan laga fulinayn Macdan Baarista Oo kaliya balse ay jiraan deegaano kale oo gaaraya 11 Meelood oo kale oo laga baarayo macdanta oo dhawaan la fulinayo howshooda. Madaxweynaha Puntland waxa uu ku booriyay Ciidanka in ay ilaaliyaan amaanka Oo la helo jawi lagu shaqayn karo oo Puntlandna ay ku gaadho hamigeeda ah in la soo saaro khayraadka Puntland. Cadde Musse Ayaa Tibaaxay in shirkado Ajaaniba ah Ay dhawaan Yimaadeen Deegaanada Puntland kuwaasi oo kormeero ku sameeyay Goobo kooban oo baaritaano dhawaan laga fulinayo. 21-Bisha May ee aan soo dhaafnay ayaa si rasmi ah deeganaka Laba rugley ee gobolka bari waxaa looga hirgaliyay Arimaha Macdan Baarista Oo ay fulinayso shirkad Lagu Magacaabo IMC Oo wakiil uga ah deegaanadaasi Shirkada African Oil waxaana marka ay dhamaato Baaridu Si rasmi ah loo guda galayaa Faagida Macdanta Sida uu warbaahinta uu goor hore u sheegay Wasiirka Macdanta Iyo Shidaalka Xasan Aloore. Mahamud Said Salad askar75@hotmail.com Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
-
Its a great development, thanks for the Pics.
-
Adeer that was low blow I know the author seems to be taking his cue from the latest Somali fashion of ake belive, we have seen even the UK media following suit.
-
^^^Adeer go ask th author, was not that documentary fiction?
-
Puntland President says jobs will not be given to those that eat khat.
General Duke replied to Thankful's topic in Politics
Adeer this project is to bring needed investement into the country. Look through our posts have any of us [supporters] said this does not belong to Somaliweyn? If I belived this would be good for a sub-clan or an individual I would be against it. This is great news for Puntland & Somalia, those who are against it are the same ****** who want to liberate us from Asmara. -
Wafdiga Dawlada iyo Xubnaha Mucaaradka oo is marxabeeyay
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^^lool. It shows how your mind works adeer. Cade Muse & Abdullahi Yusuf are elected, and have coem though a political channels. Xasan dahir is a warlord who pretends to be a shiekh and sends children to war. Why is he and his clansmen Diriye looter with IndaCade the only two against the Djibouti talks Also is Asmara more holier than Djibouti? -
Maxay dowladda federaalka ah ay u daawanaysaa dibindaabyada uu cabdiqaasim ku hayo shacabka soomaaliyeed ? Posted to the MOL May 27, 2008, 4:59 pm Akhristow sidaa la socotaan C/qaasim waxa uu ka mid ahaa ragii in badan la soo shaqeeyay dowladdii milatariga ahayd ee burburtay. 19 sanadood waqti gaaraya Ayuu ahaa wasiir C/Qaasim waxa uu ku dhashay gobolka galgaduud ee degmada dhuuso bareeb wuxuuna ahaa nin ay isku haystaan laba nin oo lakala yiraahdo haaji hashi iyo salad hasan cilmi dadka intiisa bandanna waxa ay oranjireen waa ina haaji haasshi dugsiga hoosana waxa uu kaga baxay degmada dhuuso mareeb ka dibna waxaa uu waxbarasho u aaday dalkii midowga sofiyeet la oran jiray isagoo soo bartay falsifaddii shuuciyadda . Wuxuuna ahaa nin wax laga waydiiyo shuuciyadda xilligii dowladdii milatariga intii uu shaqeenayay waxaa lagu xamanjiray inuu ahaa nin qabiilka aad ugu ololeeya mararka qaarkoodna waxaa dhici jirtayba inuu qof shaqaale ah oo soomaaliyeed uu shaqada uga caydhiyo qabiil awgiid booskiisiina uu keeno qof isaga la qabiil ah sidii dhacday sannadkii 1982dii . waxaana tusaale u ah Mohamed siyaad barre baa isagoo la hadlaya golihiisa wasiirada ayuu waxa uu ku yidhi qabiilka iska daaya ama sida cabdiqaasim ku waji dhaqda . Dowladdu markay burburtay c/qaasim waxa uu joogay magaalada qaahira ee dalka masar waxaana waraysi la yeeshay wargays talyaani ah oo magaciisa la yiraahdo kor -yeeri della sera wariyihii ayaa waxa uu ku yidhi waxaan aad uga xumahay dowladdii aad madaxda ka ahayd inay burburtay waxa uuna ugu jawaabay aniga ayaa burburshay wariyihiina waxa uu u sheegay inuu yahay nin aad u xun oo munaafaq ah waayo lama arag nin dowladdii uu wasiirka u ahaa oo cadaysta inuu isaga burburshay taasuna waxa ay kuu cadeenaysaa inuusan c/qaasim istaahilin masuuliyadda uu hayay ,haddaba waxa uu jaaniskaan helay markuu geeriyooday janeraal Mohamed faarax caydiid naxariistii janno allaha ka waraabshee waxa uuna soo caan baxay markii uu shirkii carte bilowday shirkaasoo aanu la soconno inuu ahaa mid dano ganacsi iyo burburin umadda iyo dalka soomaaliyeed ba iyadoo loo qaybiyay shan qaybood waxaana loo doortay inuu madaxweyne noqdo iyadoo lagu heshiiyay inay dowladdu degto magaalada baydhabo wanaa uu ku xadgudbay heshiiskaa waxa uuna dowladdii keenay magaalada muqadishu taasoo ay ka caraysiisay gudoomiyihii baarlamaanka mudane cabdaale deerow ***** alaaha u naxariistee iyo madax kale oo faro badan waxa uu laayay dhamaan wax alle iyo wixii uu u arkayay inay ka soo horjeedo fikradihiisa gurracan si kastaba ha haatee waxaynu ognahay markii laga soo bilaabo 1999kii ilaa iyo 2004kii inuu cabdiqaasim sheeganayay madaxweyne waqtiyadaasna waxaa abuurmay ururadii argagxiso ee ka howlgala soomaaliya oo kala ah maxaakimiin alshabaab muqaawimo wax iska cabin dhamaantoodna waxay ay hoosyimaadaan alqaaida waxayna laayaan oo ay dhib ku hayaan dadka aqoonyahanka ah ee soomaaliyeed culumaau diinka ganacsatada iyagoo maskaxda ka xada d’a yarta soomaaliyeed oo dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba ku nool dadkaa ay laayeen waxaa ka mid ah janeraal jilcow jeneraal yusuf tala janeraal suguulle ,janeraal cabdikaahiye ,yusuf nageeye ,wasiirkii dastuurka ee dowladda federaalka ah cabdalle deerow isxaaq ,waxay kaloo isku dayeen inay dilaan madaxweynaha dowladda federaalka ah mudane cabdulaahi yusuf iyadoo ay ku nafwaayeen isku daygaa saraakiil istaafkiisa ahaa . Haddaba aanu dib ugu soo noqonno maqalkaa halkudhigiisa dowladda soomaaliyeed iyo caalamkaba waxaa la gudboon in talaabo geesinimo leh laga qato c/qaasim iyo kuwa la midka ah lana soo saaro maxkamad caalami ah laguna amaalmariyo waxa uu mutaystay haddii aan taa la helina waxay noqon doontaa in ay umadda dhib badan la kulanto waayo intuu qarandumiye c/qaasim uu shacabka ku dhexjiro wax xal ah oo la gaarayo ma jirto waa in la raadiyaa meelahaa uu dhaqaalaha dhigtay iyo meelahaa uu ka helo dhaqaale talaabana laga qadaa Waxaa qoraalkaan diyaarshay Mohamed Hussein Osman
-
^^^Adeer we know who bombs, Cinemas, civilians in markets, who use homes and women and children as human shields and weapons. Who made threats against the internationally supported reconciliation conference. Who behead and shot prisoners even in Buaale. The Al Shabaab & Mr Abdiqasin is the brains, they should target him and bring him to train inside Somalia. A profile of an *****, Siyad Barres foot cleaner to Al Shabaab..
-
Puntland President says jobs will not be given to those that eat khat.
General Duke replied to Thankful's topic in Politics
^^^Adeer I know you aint like that, but there are some, huffing and puffing, they aint gonna blow this house down. -
Abdiqasin might think he is made up of teflon. But the attrocities commited against the people of Mudug & North West were under his watch. Thus Siyad Barre's crimes are his as well. Carta Chief: He was a key player in the attack on Kismayu and crimes commited against civilians. Barre Hiiraale has taken most of the blame but this man was a tool for Abdiqasin and his clan agenda. TFG: He is the brains behind Al Shabaab and he should share their war crimes against civilians and people.
-
Puntland President says jobs will not be given to those that eat khat.
General Duke replied to Thankful's topic in Politics
lool. Are you going to build homes, hospitals, schools and create jobs in Puntland? Well dont talk about its natural resources, as for your guns, you are doing your best now, so no need for these idal threats. Puntland was only developed by its people, and this oil deal is a vehicle for more development. All this talk is crap, coming from those who used to insult the state. -
Puntland President says jobs will not be given to those that eat khat.
General Duke replied to Thankful's topic in Politics
lol. I agree with this. All civil servants should not be seen holding, dealing or consuming Qad. Qad should be banned in Schools, Univeristies and even work places. Much like the west has done with smoking -
Wafdiga Dawlada iyo Xubnaha Mucaaradka oo is marxabeeyay
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^^Xasan Dahir & Ahmed Diriye represent the naked clan interest no one is listening