General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Dowlada Jabuuti Oo Sheegtay Inay Eritariya Ka Saareen Xadka Ay Wadaagaan War Deg Deg ah:: Dowlada Jabuuti ayaa shaaca ka qaaday inay Ciidamada Dalkaas ay riixeen oo ay ka saareen Ciidamada Dalka Eritrea Xadka ay wadagaan oo maalmihii la soo dhaafay dagaal kharaar ku dhex maraya Ciidamada labadaas Dalal, Hadalkaan ayaa waxaa sheegtay wasaarada gaashaandhiga Jamhuuriyada Jabuuti iyadoona sheegtay inay haatan Ciidamada Dalka Jabuuti ay ku suganyihiin Degaanka Raas Dameer oo ku yiila Xadka labadaa dalal ay wadaagaan, Jamhuuriyada Jabuuti ayaa sheegtay inay Jiraan Maxaabiis ay Ciidamada Dalka Eritrea ka qabteen kuwasa oo gaaraya 100-Askari, Dagaalka labadaan Dal ayaa waxaa uu bilowday ka gadaal markii 30-qof oo ka tirsan Ciidamada Eritrea ay si dhuumalaysia isugu soo dhiibeen Ciidamada Jabuuti ee jiida hore ku sugan, Ilaa hada majiraan wax hadal ah oo ka soo baxay Dhinaca Eritrea oo ku aadan Dagaaladaan dhex maray Ciidamadooda iyo kuwa Jabuuti, wixii ka soo kordha hamoogaan allmudug.org,
  2. ^^^Adeer the Shabaabs are clowns, not as dumb as the secessionists mind you. They are hip and with the times. Jihad's and religious fervor, not gayness and colonial nostalgia. Now good night and I noticed you are getting the Castro syndrome balls and all, so Mr. Secessionists I hope you don’t see your favorite advocate in your sleep. Recognise Somaliland please
  3. ^^^Adeer Puntland is my regional state its part of Somalia, I am proud of its development. Somaliland or NW is doing fine I am proud of its development, I just dont like the secessionists ideals. Its based on the Queen being their mother and that they are better and all this nonsence. The NW Somaliland I have respect and love for.
  4. ^^^The collaborateus are Riyaale, Warrabe Siilanyu and the secessionists who want to destroy the unity of the republic, burn the flag because they were slaves of Britian. They are the clowns who attack every government institution, because they are paid by some foreign powers who do not want a Somali state. Like De Gaule we are fighting for the flag and the restoration of the Somali republic by any means. Like De Gaule was not a puppet to the US & the Brits his allies. We are not puppets to Ethiopia, Uganda our allies. These are facts son or Mr Old Female parts startegy will do .
  5. ^^^lool. We are not debating Somalia adeer, it exists as a nation it is in a transition. You are a province of Somalia. Our wealth we will share with everyone as its Somali wealth. What you try and do means little outside the secessionist gang.
  6. ^^^lool. We compare ourselves to De Gaule, restoring the nation from the 17 years of institutional destruction, secessionists and extremists. What do we compare you to? Oh the confused black skinned orphan who longs to be the son of his former white master. Shame on you
  7. ^^^lool.Adeer at least we dont forget who our mother is, Mr Old female parts. Grown folks claiming that they are the orphans of a white Christian Queen who is still alive. Dumb & Dumber TFG is putting a nation back together. much like De Gaule of France did in 1945.
  8. ^^^lool.Dont worry adeer the prjoect is on course. Mr faroole's boys are losing the plot, but you dont know Mr Faroole right. We are already rich, and if we get oil then by all means join us in Bossaso.
  9. ^^^lool. Old female parts startegy is not working huh. The TFG is in power. Its toughest enemy has signed an agreement the whole world has welcomed. You on the other hand are showing pictures of some white dude [Probably your uncle] landing in Hargaysa. .
  10. ^^^But I dont think she is my mother and nor consider myself an orphan like the secessionists. Queen of Englands orphan next door.
  11. ^^^lool. Desperate talk from yet another confused secessionists, now what train did the men you mentioned board? Please do explain lol. As for balls , its ammusing that you talk of such things since you rely on the Queen of England for your very existence. What balls is that saxib? Thus one can not take you seriously at all Mr I rely on old female parts.
  12. Dagaal Ka Dhex Qarxay Djibouti Iyo Eratrea Waraysi Dhagayso:: Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo ka hadlay dagaalka dhexmaraya waddankiisa iyo Eritrea ayaa sheegay inay dhawr jeer u digeen oo ay joogi waayeen. Wararka ka imanaya waddanka Djibouti ayaa sheegaya in saddex askari la dilay, 20 kalena la dhaawacay, kadib markii uu dagaal culus xuduuda ku dhexmaray ciidamada Djibouti iyo ciidamada Eratrea.
  13. ^^^Adeer my uncle has the support of the international community. The UN security council, IGAD, AU, and has even managed to foster good relations with Djibouti which for a while was not his favourite Somali province/nation. Aferwarki is a confused enemy of Somalia and like all enemies of the state his demise I welcome. No hypocracy adeer, I dislike all those that fight my national government. thats why I have time for the secesisonists they are not much of a warrior class, talk they do though.
  14. ^^^You welcome it was a rush job but truth is truth. Secessonists seem more angry than uausal, some are clapping for Djibouti's defeta what in the world?
  15. ^^^No theory, we have facts Sharif Ahmed signed an agreement with the Somali government, then Asmara forces attacked Djibouti and killed two soldiers. No theories adeer. Some once asked me what I thought about Somaliland and its claims? My answer was simple, its not even a good idea.
  16. ^^^He ttacked Djibouti out of anger, where have you been? Tha mad dog Aferwarki is going too far, FREE XASAN DAHIR AWAYS..
  17. ^^^I hope they never have any clashes, nothing is gained by it. But again whats with the haha? Djibouti is a Somali nation and Eritrea has no right attacking it.. Here is Ismael Omar Gulleh.. “Eritrea waxaa ay diidan tahay nabad loo helo mushkilada Soomaaliya waxaana colaada ay hada nagusoo qaaday loo sabababeynayaa ka xumaasheheeda ay ka xumaatay heshiiskii dowladda federalka iyo is bahaysiga mucaaradka ah laba habeen ka hor ay ku gaareen halkan”ayaa lagu yiri war saxaafadeedka kasoo baxay maanta wasaarada arrimaha dibada dalka Jabuuti. Dowladda Eritea waxaa aad u dhibeysa nabad laga helo dalka Soomaaliya sababtoo ah hadii Soomaaliya ay nabadi saldhigato oo ciidamada Itoobiyaamnku baxaan waxaa dhab ah in Ciidadamada Itoobiyaanka ee baxayaahi ay si toos ah u abaari doonaan Eritrea oo aana lahayn awood dagaal oo rasmi ahaan ay isaga celiso Itoobiya.
  18. BAAQ TAAGEERO: Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Canada Oo Ayidey Heshiiskii Ay Dalka Jabuuti Ku Gareen Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo Isbahaysiga Dib U Xoraynta Soomaaliyeed Posted to the MOL June 11, 2008, 1:30 pm Waxgarad ka tirsan Jaaliyadaha Soomaaliyeed oo ku-kala nool Gobolada Dalka "Canada" ayaa cod taageero ah ku biiriyey Heshiiskii dalka Jibuuti ay ku gaareen DFKM ah iyo Isbaheysiga Dib U Xoreynta Soomaaliyeed ka dib markii khadka isgaarsiinta ku-kala warqaateen Waxgaradkaan ayaa cod dheer ku muujiyey taageerada u hayaan heshiiskaas nabadeed oo ka dhacay wadanka walaalahanahay ee reer jibuuti ayagoo mahad balaaran u soo jeediyey Shacabka Reer Jibuuti iyo Madaxweynahooda Mudane Ismaaciil Cumar Geele oo ku timaamey inuu yahay Shaqsi baal dahab ah ka galey Taariikhda Soomaaliya Waxgaradkaan ayaa sidoo kale u mahad celiyey Wakiilka Xoghayaha QM u Qaabilsan Soomaaliya Mudane Axmadu walad Cabdalla oo runtii u muujiyey Ummadda Soomaaliyeed wax la ilaabi karin oo lagu xasuusan doono iyo dhamaan wadamadii kale oo ka geystey hashiiskaas inuu qabsoomo kulankaas oo khadka isgaarsiinta ahaa ayaa lagu sheegey Hashiiskaas inuu yahay mid taariikhi ah oo u horseedi karo ummadda mid lagu diirsado waxeyna u mahad celiyeen Dowladda FKM ah oo ugu Horeeyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo RW Nuur Cade iyo Madaxda Isbaheysiga oo ugu Horeeyo Gudoomiyaha Fulinta Sh. Shariif iyo Gudoomiyaha Golaha Dhexe Shariif Xasan Sh.Adan iyo dhamaan Xubnihii kala hadaba Labada dhinac ee heshiiska saxiixay ayaa u soo jeedineynaa iney ixtiraamaan, ilaaliyaanna qodobadii heshiiska si loo dhameeyo dhibaatada taagan Uga dambeyntii ayaa lagu soo xirey taageeradaan "ALLAH BARIGA AAD KA DHARGI DOONTO WAXAA LAGA GARTAA AGAASINKIISA" waxaa ku kolsoonahay inuu guuleysan doono heshiiskaan mar hadii ay horkacayaan mas'uuliyiin shacabka soomaaliyeed aaminsan-yihiin wabillaahi towfiiq BY X.Maxamoud
  19. Dibad bax lagu taageerayay Heshiiskii Jabuuti oo ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay. Baydhabo,(WNT):-Magaalada Baydhabo oo fariisin u ah baarlamaanka federaalka somalia ayaa maanta waxaa ka dhacay dibad bax aad u balaaran oo lagu taageerayay heshiiskii dalka jabuuti ku dhex maray dowlada federaalka somalia iyo isbahaysiga dib u xureynta somalia. Dibad baxayaasha oo gaarayay boqolaal ayaa socod dheer ku soo maray xaafadaha ay magaalada Baydhabo ka kooban tahay iyaga oo markii dembe isugu soo uruureen xarunta Gobolka bay oo qudbooyin uga jeediyeen Mas'uuliyiin Maamulka ka tirsan. Dibad baxayaasha ayaa ku dhawaaqayay erayo taageero iyo baraarujin ah oo ku aadan heshiiskii ka dhacay dalka jabuuti waxaana erayadoodu ahaayeen kuwo qiiradi ku jirto. Gudoomiyaha degmada baydhabo Xasan Biikole oo Dibad baxaasi ka hadlay ayaa sheegay in ay si weyn ugu riyaaqeen heshiiska buuxa ee dhex maray dowlada federaalka somalia iyo Isbahaysiga dib u xureynta somalia isaga oo ku nuux nuuxsaday in heshiiskaasi uu yahay mid mudan in la taageero. Gudoomiyaha ayaa carabka ku adkeeyay in heshiiskaasi dhex maray dowlada iyo Isbahaysiga uu ahaa mid soo celiyay rajadii shacabka soomaaliyed. Sidoo kalena waxaa halkaasi ka hadlay qaar ka mid ah haweenkii dibad baxa ka qeyb qaadanayay iyaga oo sheegay in ay taagerayaan heshiiska isla markaana ugu baaqay dowlada iyo Isbahaysiga in ay heshiiskaasi ka dhigaan mid dhaqan gala. Si kastaba dibad baxaani ayaa noqonaya kii ugu horeeyay oo ka dhaca dalka somalia kaasi oo lagu teegeerayo heshiiskii dalka jabuuti ku dhex maray dowlada federaalka somalia iyo Isbahaysiga dib u xureynta somalia kaasi oo ay soo qaban qaabisay Q.M.isla markaan dowlada Jabuuti ay marti galisay. C/kariin Xuseen Guutaale.
  20. ^^^Indeed there is hope for the Al Shabaab kids too.
  21. The Al Shabaab movement or (Al-Kebaab) was formed in 2004 , is a rebel self-proclaimed “Islamic” guerrilla army operating mainly in the bushes in the deep south of Somalia and parts of grazing lands in central regions of Somalia . The group is engaged in an armed rebellion styled on the insurgency of Iraq, against the Somali government in what is now one of the weirdest struggles in the continet. It is led by Xasan Dahir Aways, last sighted in Asmara , who proclaims himself the "Amir of the faithful" of and every one of his fighters was given the title of Shiekh, Imaam and Macalin or teacher. Even previous warlords such as IndaCade started issuing fatwas, though lately they have changed titles preferring General, Col and peace delegation member. [4] The group claims to be establishing a theocratic state based on the Shariah [4][5], though they never have established a single administration of any kind through out their existence. The Al Shabaab is accused of widespread human rights violations, including murder, abduction, mutilation, and forcing children to participate in hostilities.[6]
  22. Lord's Resistance Army The Lord's Resistance Army (LRA),[3] formed in 1987, is a rebel self-proclaimed Christian guerrilla army operating mainly in northern Uganda and parts of Sudan. The group is engaged in an armed rebellion against the Ugandan government in what is now one of Africa's longest-running conflicts. It is led by Joseph Kony, who proclaims himself the "spokesperson" of God and a spirit medium, primarily of the Christian Holy Spirit which the Acholi believe can represent itself in many manifestations.[4] The group claims to be establishing a theocratic state based on the Ten Commandments and Acholi tradition.[4][5] The LRA is accused of widespread human rights violations, including murder, abduction, mutilation, sexual enslavement of women and children, and forcing children to participate in hostilities.[6]
  23. Release Xasan dahir campaign will begin soon. Its fortunate the Qat merchant was relased a while back thus, MMA can sleep well at night now.