
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
I feel sorry for Riyaale, a hostage to the clans of Hargaysa-Burco-Berebera traingle I feel sorry for Castro who talks about Puntland all the time but can never convey his natural feelings at the treatment he gets from the clan mobs who make up the secessionists agenda. Its sad, :rolleyes: at least the girl who started this thread has taken a position, enough is enough Castro start being a man lad. Riyaale my prayers and thoughts are with you in this difficult time.
-
SANAAG- another failure for Secessionists -update
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Wasiirka Amniga Puntlad Cabdulaahi Siciid Samatar oo Safar aan horay loo sii shaacin ugu Ambabaxay Degmada Laas-Qoray ee Gobolka Sanaag Arbaco, July 16, 2008(HOL): Wafdi heer sare ah oo uu horkacayo Wasiirka Amniga Dawlada Goboleedka Puntalad Cabdulaahi Sicidiid Samatar ayaa maanta u amba baxay Degmada Laas-Qoray ee Gobolka Sanaag , xilli Degmadaasi ay ku suganyihiin Ciidamo ka tirsan Maamullka Puntalnd. lool. You keep speaking for 100 miles a running Riyaale, Faysal Spy and the SNM who only know how to bully Castro's clan in Borama Small fish really. -
Ciidamao Somaliyeed oo tababar kusoo qatay Dalka Ethioia ayaa soogaray xareda Daynuunaay ee ka agdhow magaalada Baydhabo. Arbaco July 16 2008 Somalia - Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamo oo watay sida lagu qiyaasay ku dhawaad 56 gaari oo isgu jira gawarida xamuulka iyo kuwa dagaalka ayaa soo garay deegaanka Daynuunay ee ku dhaw magaalada Baydhabo iyagoo sida lasheegay taba bar socday mudo 1 sano ah kusoo dhameeysaty Dalka Ethiopia Ciidamadaan oo Soomaalia ah ayaa in muda ah ku sugnaa Dalka Ethiopia halkaaso ay kusoo qateen tababar loogu talagalay ineey kula dagaalamaan Kooxaha Kasoo horjeeda Dowlada Somalia. Ciidamadaan ayaa waxaa la sheegay saakay subixii hore soo gareen xareda Daynuunaay ee ka agdhow magaalada Baydhabo halkaasi oo ay fariisin ka samaysteen, waxaana la filayaa ineey wax weeyn ka badali donaan Nabadgalyo xumada ka jirta Qeeybo kamid ah Dalka Somalia. Waraarku waxeey kaloo intaas ku darayaan in Ciidamadii Somalida ahaa ee mataya soo garay Deeganka Daynuunaay ayaa isla manatayba howlagalo ka fuleeyaay deegaano ku dhaw Magaalada Baydhabo, Dadweynaha Mgaalada Baydhabo ayaa uriyaaqay Ciidamadaan kusoo biray degaankooda ayagoona ku macneyaay talaabo loo bahnaa marhore.
-
Juje: The lads have already had an effect,,Abu Kenyan dude was taken out. "Waxaan soo gaaray magaalada gallinkii dambe ciidamo fara badan oo Somali iyo Ethiopian isugu jira, ma jirin wax ay dadka u dhimeen, waxayna wateen calanka Somalia, iyadoo gaadiidkii ay wateen oo goor dambe iyaguna soo gaaray magaalada ay ka babanayeen calanka Somalia" ayuu yiri goobjoogahaan oo magaciisa diiday. Goobjoogahan; wuxuu intaas ku daray inay gaareen goobtii lagu dagaalamay oo lagu magacaabo Danwadaagaha, ayna ku arkeen dhiig fara badan iyo maydka hal ruux oo ka tirsan mucaaradka, kaasoo laga cararay, isagoo qiray inaysan jirin wax gaadiid la gubay ah oo ay arkeen.
-
Wasiirka Amniga Puntlad Cabdulaahi Siciid Samatar oo Safar aan horay loo sii shaacin ugu Ambabaxay Degmada Laas-Qoray ee Gobolka Sanaag Arbaco, July 16, 2008(HOL): Wafdi heer sare ah oo uu horkacayo Wasiirka Amniga Dawlada Goboleedka Puntalad Cabdulaahi Sicidiid Samatar ayaa maanta u amba baxay Degmada Laas-Qoray ee Gobolka Sanaag , xilli Degmadaasi ay ku suganyihiin Ciidamo ka tirsan Maamullka Puntalnd. Safarka uu Wasiirka ugu amba baxay Degmada Laas-Qoray waxaa ku wehliyay Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Maamulka Degmada iyo kan Gobolka Bari ee Magaalada Boosaaso. Wasiirka Amniga Dawlad Goboleedka Puntland Cabdulaahi Siciid Samatar ayaa sheegay maalmo ka hor in Ciidamada Puntland ee ku Sugan Degmada Laas-Qoray lagu kordhin doono kuwo kale oo sugan Xuduudaha Puntland ay la wadaagto Maamulka Somalland. Cabdulaahi Siciid Samatar ayaa la kulmi doona inta uu ku Sugan yahay Degmadaasi Laas-Qoray Taliyaha Ciidamda Darawiishta Maamulka Puntland ee Degmada Laas-Qoray Cabdulaahi Cashuur iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Puntland oo ku sugan Deegaanada hoose yimaada Gobolka Sanaag. Inkastoo Safarka uu maanta Wasiirka ugu amba baxay degmada Laas-qoray uu ahaa Mid aan horay loo sii shaacin ayaa hadana waxaa uu la xiriiraa Kormeer uu ku booqanayo Wasiirka Amniga Ciidamada Maamulka Puntland ka jooga Degmadaasi Laas-qoray ee Gobolka Sanaag. Safarka Wasiirka Amniga Puntland Cabdulaahi Siciid Samatar ayaa ku soo beegmaya, iyadoo Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag uu shalay ka dhacay Mudaharaad looga soo horjeeda Maamulka Somaliland iyo afduubyada ka dhacaya xeebaha Puntland ee lagu la kacayo dadka Ajaanibta . Dhawaan ayay ahayd markii Degmada Laas-qoray ay gaareen Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland kadib markii degmadaasi ay bartanka u galeen ciidamo ka socday Maamulka Somaliland. Lama Garanayo inta uu qaadan doono safarka uu Wasiirka Amniga Puntland ku gaaray Degmada Laas-Qoray ee Gobolka Sanaag, balse wuxuu safarkiisa qeyb ka yahay dadaallo uu Maamulka Puntland ugu jiro sidii uu u difaaci lahaa xuduudaha ay la Wadaagto Maamulka Somaliland. Faysal Maxamed Xasan (Boston), Hiiraan Online cabaade@gmail.com Bossaso, Somalia
-
^^^lool. They take orders from them ya unknown1. Al Shabaab are thugs, common criminals who grew on the fat of looted properties over the past 17 years and who are fighting because they have no future in Somalia. Their Amir is in Asmara They are led by yusuf IndaCade who a warlord and alleged drucg traficker Their greatet hero dug up graves and sold the remains to the italians. Go preach to the clan adeer no one is buying it.
-
Company presentation
-
Range Resources seismic programme starts Puntland Posted to the Web Jul 16, 07:29 Range Resources (AIM: RRL, ASX: RRS) announced that Africa Oil Corp, its 80% joint venture partner for the company’s two onshore oil and gas concessions in Puntland, started seismic recording on July 14th. Africa Oil already has more than 4,000 kilometres of good quality 2D data for the Nogal Basin Block in Puntland, Somalia. The plan is to acquire approximately 2,600 kilometres of 2D seismic data on the Dharoor Block before drilling two wells in each of its two Puntland concessions. The concessions encompass two highly prospective hydrocarbon basins and cover an area of 81,000 square kilometres or more than 20 million acres. President and CEO of Africa Oil, Rick Schmitt, commented: "We are very pleased with the progress made in our concessions and appreciate the excellent support received from both the Puntland Government and the Transitional Federal Government. Commencement of the seismic program has also reduced the logistical demands on our Puntland infrastructure and we are now working hard to reinstate the drilling program in order to commence drilling during 2008." Source: Proactiveinvestors
-
SANAAG- another failure for Secessionists -update
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Oodwene latest on SANAAG lad. Puntland forces in Las Qoray source Dhahar.com -
Bay: Ururka Al-Shabaab oo qirtay in sarkaal ajnabi ah looga dilay dagaalkii shalay ka dhacay Bardaale 16. Juli 2008 Bay(AllPuntland)-Ururka Al-Shabaab ayaa qirtay khasaaro ka soo gaaray dagaalkii shalay ee duleedka degmada Bardaale, kaasoo uu ugu geeriyooday nin dhalashadiisu tahay Kenyaati oo lagu magacaabo Musaa Al-Kenyan. Afhayeenka ururka Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo sheegay inuu ku sugan yahay gobolka Bay ayaa qiray in uu ka geeriyooday mid ka mid ah ururka Al-Shabaab, dhalasho ahaana ka oo jeeda Dalka Keny, isagoo intaa raaciyay in dhinaca kale ay khasaare xoogan u geysteen oo ay ka dileen dad fara badan. Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Saciid Maxamed Xersi ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay degmada Bardaale aysan wax khasaare ah ka soo gaarin dhinacooda, isagoo kooxihii weerarka soo qaaday ku tilmaamay shufto ayna meel saareen ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed. Wararka laga helayo degmada Bardaale ayaa sheegaya in goobihii shalay dagaalada ka dhaceen laga helay tiro meydad ah wallow dadkaasi aysan aheyn kuwo u muuqaal eg ciidamada Dowladda maadaama dareeska u gashnaa meydadkaasi uu ahaa mid caadi ah. C.M.Cali
-
Ciidamo xoogan oo lagu soo taba baray dalka Ethiopia oo soo gaaray Duleedka Magaalada Baydhabo. Baydhabo,(WNT):-Wararka naga soo gaaraya magaalada baydhabo oo fariisin u ah baarlamaanka soomaaliya ayaa sheegay in ciidamo xoogani oo dhawaan lagu soo taba baray dalka Ethiopia soo gaareen duleedka magaaladaasi iyaga oo ay galbinayaan ciidamo Ethiopian ah. Ciidamadaani ayaa ahaa kuwo shalay dagaal xoogani ku qabsaday duleedka degmada bardaale kaasi oo ay sababtay khasaare xoogani oo soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamayay. Saakay waabarigii ayaa magaalada baydhabo waxaa ka baxay Ciidamo farabadan kuwasasi oo uu leeyahay Gudoomiyaha baarlamaanka sheekh Aadan madoobe oo doonaya in ay soo galbiyaan ciidamada Cusub si ay u soo gaaraan Magaalada Baydhabo oo xarun u ah baarlamaanka soomaaliya. Ciidamada ayaa markii dambe lagu soo waramayaa in fariisin ka dhigteen xerada daynunaay ee duleedka Magaalada baydhabo halkaasi oo dhawaan gacanta u galay Kooxda al-shabaab oo ka mid ah xoogaga ka soo horjeeda dowlada Federaalka soomaaliya. Dhinaca kalena wararka naga soo gaaraya deegaanka bardaale gaar ahaan goobtii shalay dagaalku ka dhacay ayaa sheegay in saakay dadka deegaanka halkaasi ku arkeen Meydad hor leh. Dadka deegaanka ayaa ku soo waramaya in ilaa iyo 5-ruux maydkooda laga helay Goobihii shalay dagaalku ka dhacay kuwaasi oo dhamaan ahaa dad rayid ah. Dadka deegaanka ayaa iminka ku jira qaban qaabo xoogani oo la xiriira qaabkii ay ku aasi lahayeen dadkaasi rayidka ah ee ku geeriyooday dagaalkii xooganaa ee shalay dhex maray ciidamada dowlada,kuwa Ethiopia oo dhinac ah iyo Maxkamadaha islaamiga ciidamo taabacsan oo iyana gacan ka helayay Kuwa Al-shabaab. Si kastaba Ciidamadaani dhawaan tababarka ugu soo idlaaday dalka Ethiopia ayaa la xaqiijiyay in ay gaarayaan ilaa iyo sedex Kun oo Askari kuwaasi oo la doonayo in ay wax badan ka qabtaan xaaladaha amaan ee ka jira deeganada qaar oo ay maamusho dowlada Federaalka soomaaliya. C/kariin Xuseen Guutaale. Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.
-
"Waxaan soo gaaray magaalada gallinkii dambe ciidamo fara badan oo Somali iyo Ethiopian isugu jira, ma jirin wax ay dadka u dhimeen, waxayna wateen calanka Somalia, iyadoo gaadiidkii ay wateen oo goor dambe iyaguna soo gaaray magaalada ay ka babanayeen calanka Somalia" ayuu yiri goobjoogahaan oo magaciisa diiday. Goobjoogahan; wuxuu intaas ku daray inay gaareen goobtii lagu dagaalamay oo lagu magacaabo Danwadaagaha, ayna ku arkeen dhiig fara badan iyo maydka hal ruux oo ka tirsan mucaaradka, kaasoo laga cararay, isagoo qiray inaysan jirin wax gaadiid la gubay ah oo ay arkeen .
-
Dagaal ka dhacay Bardaale 16 Jul 16, 2008 - 10:59:17 AM Ciidamo ka tirsan kuwa DF iyo ciidamo Ethiopia ah oo ku wajahnaa Baydhabo ayaa dagaal culus kula galay shalay [July 15, 2008] deegaan 14-km u jira degmada Bardaale ee Gobolka Bay, dagaalkaas oo dhaliyay khasaarooyin kala duwan. Wararka laga helayo deegaannadii ay dagaaladu ka dhaceen ayaa sheegaya in ciidamo ku socda lugta iyo kooxaha ka horjeeda ay rasaas is-dhaafsadeen taasoo socotay in ku dhow 20-daqiiqo. Inta la xaqiijiyya ku dhawaad 7-qof oo dhinacyadii dagaalamay ah ayaa ku dhintay dagaalkaas, halka ay ku dhaawacmeen 9-qof oo kale, waxaana dadka dhintay ka mid ahaa askar ka tirsan DF. Dagaalkaas oo ay wadajir u galeen Maxkamadaha iyo Al-shabaab ayaa waxay sheegteen afhayeenno u hadlay inay khasaarooyin ku gaarsiiyeen ciidamadii DF iyo kuwii la socday ee Ethiopia, iyagoo sidoo kalena xusay inay ka gubeen gaadiid dagaal. "Xoogageenu waxay khasaare nafeed iyo mid maaliyadeed gaarsiiyeen ciidamadii cadowga [Ethiopia] iyo kuwii la socday [Ciidamadii DF], annagana waxaa naga dhintay hal walaal oo lagu magacaabo Muse Kenyawi oo jihaadka uga yimid Kenya" ayuu yiri Sheekh Mukhtar Abu-Mansor oo dagaalkaas ka hadlay. Mid ka mid ah dadka deegaanka Bardaale oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in dagaalkaas uu ahaa mid culus, uuna bilowday 1:00 duhurnimo ee shalay kaasoo socday 20-daqiiqo. "Waxaan soo gaaray magaalada gallinkii dambe ciidamo fara badan oo Somali iyo Ethiopian isugu jira, ma jirin wax ay dadka u dhimeen, waxayna wateen calanka Somalia, iyadoo gaadiidkii ay wateen oo goor dambe iyaguna soo gaaray magaalada ay ka babanayeen calanka Somalia" ayuu yiri goobjoogahaan oo magaciisa diiday. Goobjoogahan; wuxuu intaas ku daray inay gaareen goobtii lagu dagaalamay oo lagu magacaabo Danwadaagaha, ayna ku arkeen dhiig fara badan iyo maydka hal ruux oo ka tirsan mucaaradka, kaasoo laga cararay, isagoo qiray inaysan jirin wax gaadiid la gubay ah oo ay arkeen. "Waxaan aragnay faleebooyin ka lusha gaadiidkii ciidamadu ay wateen; mana garan karno, balse waxaan filaynaa inay dhaawacayo gaadiidka saarnaayeen" ayuu mar kale yiri goobjoogaha magaciisa qariyay. Ma jiraan wax hadal ah oo ku saabsan dagaalkaas oo kasoo baxay dhanka DF, iyadoo ciidamadii kasoo gudbay Bardaale ay saakay gudaha u galayaan degmada Baydhabo ee Gobolka Bay. Garowe Online, Baydhabo
-
SANAAG- another failure for Secessionists -update
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Oodweyne, adeer lets not get angry you will lose all the territories you claim once the governemnt cleans up the south. You had an opportunity and yet can not take peacefull undefended towns. Secessionist are naked, they are fighting over waterholes and have nothing but day dream about their Queen coming to their rescue. It aint gonna happen lads. -
SANAAG- another failure for Secessionists -update
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
I agree with Peace now no more insults. As for war, talking of it is defeatest. We will clean up Somalia lads. From Zaylac to Kismayu. Its a matter of priorities and timing. -
Super Somaliland; or silly clansland? It is unfortunate that in the recent Hargeisa disturbances some innocent people lost their lives. And it is equally unfortunate that it happened at the wrong time when donors willing to help poor Somaliland out of the present isolation, were in the country. But I can only hope that that will not have any negative impact on the future of super Somaliland! However, it is funny that that incident was automatically labeled on the president who may not have even known any thing about that story. So, it seems to me that the response to every episode by clannish Somaliland is always …. wixii xunba xaawaa leh!... or every thing that stinks is due to the president himself because “he has special favors for Awdal…. .an Awdal that he yet to even share its sorrows with, at its worst times, let alone give it a fair share of what it deserves!” Sorry on the contrary, the president has special favors for others and I believe if he had any thing to do with that sorrowful episode, it is due to his recent actions of dividing the nation into economically non-viable clan based Fiefdoms few of which can be called self-sustaining Regions! So, I can only say to you, Mr. President “ka gur garowga muudhmuudhay!” This is the reward you got out of your recent generosity of showering every sub-clan with a regional status! However, I hope that that is not only a tip of the ice-berg! On the other hand, it is unfortunate, that every minister who talked to the media in the aftermath of that deadly encounter of the public with police in Dunbuluq, Hargeisa, had only one justification to give: “that the Rig was not destined to Borama, Awdal!” But: Can anybody imagine how insulting that is to a nation whose constitution says it is a democracy? Why tribalism is the measuring rod of everything in super Somaliland or silly clansland? Doesn’t democracy mean it is “one from the people, by the people and for the people as a whole”? And in conclusion, clan infested Somaliland, relax! If the Rig, the whole cause of the whole episode, demonstration and death, was even destined to Borama, isn’t Borama part and parcel of super Somaliland or silly clansland? Clan-infested Somalilanders, relax! The whole pie is not only for one! It is for all, if at all there is one in the first place! To me the whole story that caused loss of precious lives is ******. It is silly; it is laughable! And in fact, it is only a repeat of the edoy waa inaga story of Mr. Basheer Goth! Is Somaliland a nation or is it an entity made up of tribal fiefdoms each of which has to defend its “own” enclave at whatever cost? Does that mean if a volcano of diamonds/gold oozes out at “my enclave”, I will have to fight to death to keep others out? That is not what a nation is! Where is the togetherness that symbolizes unity and nationhood? And how can innocent people be instigated to come violently against the law? And to those of you who may consider my argument as a hoax that lacks credibility, let me say just look into realities; and let us come together to redress the wrongs so that the nation moves forward! By Noah Arre EMAIL: noah.arre@gmail.com
-
Farax thats the point adeer . After all the farts we continue to hold the most important territories. Mogadishu, Baidoa, Puntland, with the largest ports air and sea. With all the attacks and media hypes we continue to train our troops. 4000 is a huge number. 3000 more and a new tough commander Gen Sacid Dheere a seasoned warrior things are looking up. Masha Allah.
-
Booliiska Gaalkacyo oo gacanta ku dhigay 9 nin oo looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen shirqooladii lagu laayay nabadoonada Posted to the MOL July 16, 2008, 7:01 am Booliska magaalada Galkacyo oo waayadaan waday howl galo lagu sugayo amniga ayaa gacanta ku soo dhigay 9 nin kuwaas oo looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen shirqooladii ka dhacay magaalada ee lagu laayay dhowr nabadoon iyo dad waxgarad ah. 9-ka nin ee la qabtay oo intooda badani ka soo jeedaan Guriceel oo xurun u ah kooxda Alshabaab iyo Cadaado ay xoog badan ku leeyihiin ayaa isla manta waxaa loo gudbiyay magaalada Bosaaso oo maxkamad lagu soo saari doono. Maxaabiista la soo qabtay ayaa waxaa kaxeeyay ciidan booliis ah oo illaalo ka ah. Wararka aan ka helayno magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in horey ciidanka Booliiska Gaalkacyo u heleen xog cadeynaysa in shirqoolada ka dhaca magaalada Gaalkacyo inta badan laga soo abaabulo magaalada Gurceel iyo Cadaado ka dibna ay qorshayaasha qaarajinta fuliyaan dad isku dhaf ah. Tan iyo intii asbuucii hore la dilay allaha u baxariistee nabadoon Cali Jaamac Biixi ayaa waxaa kor loo qaaday feejignaanta ciidanka booliiska iyadoo wararka aan helayno sheegayaan inay booliisku hayaan cadeymo badan oo la xiriira dadka ka dambeeyay shirqoolada iyo habka ay ku soo galaan magaalada Gaalkacyo. Mudugonline.com