
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Asmara: refugee Xasan Dahir warlord IndaCade alone
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. How can I a General worry about a defeated former Prison warden and the likes of Yusuf IndaCade.LOOL. Go cry in your room lad. -
Afwarke iyo Oday Daahir Aweys oo Asmra kusoo haray {Cida Diidan nabadda oo noqotay Odayga iyo Ninkii ku caan baxay iibsashada biyaha wabiga Jaalle Indhacadde}. Iyadoo horayba loo ogaa in xubnaha isbahaysiga Asmara oo dhami ay ay wada taageereen heshiiskii dowladda iyo dhinocooda ku dhex maray Jabuuti,cida diidana ay ahaayeen 14 ruux oo uu horkacayay Oday daahir aweys ayaa hada waxaa Soomaalida usoo hoyatay guul weyn kadib markii xubnaha oo dhami ay si cad u sheegeen in ay teegaarayaan wixii jabuuti lagula heshiiyay 9-kii June. Dhanka kale waxaa xumkuumada Asmara meel mar u noqon waayay barnaamij ay dhawaanahan waday oo ku aadanaa in la qabto kulan xilalka looga xayuubbinayo labada shariif,waxaase Alle mahadii ay taasi noqotay DHAAN DABAGAALLE GUNTIIS LA GAARI WAAYAY
-
Sida ka muuqatay waraysida ay bogagga qaar kasoo qaadeen xunbanaha ku sugan Asmara waxayba ku faraxsanaayeen oo alle kaga xamdiyeen in heshiiskii Yemen shaqayn waayay, illayn ma sahlana in heshiska Isbahasiga intiisa badan qaatay la aqbalo isla markaana Asmata lasii jooga'e Horey ayaa faallo boggan loogu qoray lagu xusay inay culus taay in heshiis Yemen lagu gaaro ama uu hir galo wixii kasoo baxa, balse waxa ugu haboon ay tahay in madaxda ururku gudaha ku laabtaan si ay uga xoroobaan saamaynta kaga imaanaysa dawaladaha ay la joogaan ee siyaasadda Soomaaliya danahooda u adeegsanaya. Waxaan muqatay inay adag tahay in ragga Asmara ku sugan sii joogaan halkaasi iyadoo ogolaanaya ama u cag dhigaya heshiiska Jabuuti lagu gaaray xattaa inta ka yar boqolka maalin ee ka hartay mar haddii aysan taas aqbali karin dowladda ay martida u yihiin
-
Asmara oo Qardajeex Lagaga Dhawaaqayo Monday, 21 July 2008 23:13 Editor Maglaalada Asmara oo ay ku harsanaayeen xubno ka tirsan Isbahaysiga dib u xoraynta ayaa ku dhawaaqay in xilka ka qaadi doonaan labadii gudoomiye ee ururka Isbahaysiga iyadoo ku dooday inay dastuurkii ururka jabiyeen taasoo fajiciso ku noqotay wax garad badan halka kuwa kalena ku doodeen inay tahay habdhaqankii Jabahada laga dhaxlay iyo hawl ay wax ka karinayso dawladda ay xubnahaasi martida u yihiin. Shirka Jabuuti ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin 109 xubnod oo ah tirada kooramka labaad hadiii tan hore oo laba meelood ah la waayo, taasoo ka dhigaysa in inta Asmara joogtaahi ay ka yar tahay markii 100 qofood halka wararka qaarna sheegayaan inay sodomeeyo yihiin. Hadaba si xilka looga qaado labada Shariif, qiyaanana loogu soo eedeeyo waxaa loo baahan yahay sida dastuurka Isbahaysiga ku qoran inay taa ansixyaan 3meelood laba meel oo ka dhigan boqol iyo labatan iyo dhawr xubnood, taasoo sida cad aan Asmara joogin. Hadaba sida muqata waxaa la samayn doonaa qardajeex iyo dastuurka la garab marayo iyadoo lagu doodayo in xaqa la haysto lana bedelo wixii lagu heshiiyey iyado welibin ala hayo xubno aan joogin oo wakiil laga yahay codayntooda! Dhaqankan ayaa ka tarjumauya sida aan inta badan Soomalidu sharci ugu hogaasamin ama u ixtiraamin isla markaana raggii ku dooday in dasturkii la jabiyey ay iyagii garab marayaan. Wax la fishaa waa in xubno aan kooram dhamayn inay la jiifiyaana bannaan lasoo baxaan oo madax cusubna ku dhawaaqaan taasoo ah midda kaliya ee ay culayska saaraan uga jawaabi karaan, dalka ay martida u yihiinna weli kaarka Soomalaida dhinac kaga haysan karo. Sida ka muuqatay waraysida ay bogagga qaar kasoo qaadeen xunbanaha ku sugan Asmara waxayba ku faraxsanaayeen oo alle kaga xamdiyeen in heshiiskii Yemen shaqayn waayay, illayn ma sahlana in heshiska Isbahasiga intiisa badan qaatay la aqbalo isla markaana Asmata lasii jooga'e Horey ayaa faallo boggan loogu qoray lagu xusay inay culus taay in heshiis Yemen lagu gaaro ama uu hir galo wixii kasoo baxa, balse waxa ugu haboon ay tahay in madaxda ururku gudaha ku laabtaan si ay uga xoroobaan saamaynta kaga imaanaysa dawaladaha ay la joogaan ee siyaasadda Soomaaliya danahooda u adeegsanaya. Waxaan muqatay inay adag tahay in ragga Asmara ku sugan sii joogaan halkaasi iyadoo ogolaanaya ama u cag dhigaya heshiiska Jabuuti lagu gaaray xattaa inta ka yar boqolka maalin ee ka hartay mar haddii aysan taas aqbali karin dowladda ay martida u yihiin
-
National troops allies expand hold on Lower Shabbele.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dear secessionist big wig. Your historical analogy is as weak as the myth which underpins your entire movement. The Somali government is getting stronger from a peace conference which brought all the clan together in a neutral arena, to the nationalization of the biggest port and airport in the country. The TFG has taken over where the Americans and Unisom failed; it has captured Mogadishu through a combination of cunning tactics and international diplomacy. While you chase after silly NGO’s and crazed gay activist leaders and hark on about the glory days of being a colony of the British Empire. The Somali national government has gained the support of the international community. Your immature foreign policy cannot be compared to the masterful way the government of the Somali’s has outmaneuvered all its domestic enemies and the rogue nations and organizations that have used the Somali nation as refuge and a way to secure their interest. Mr. Secessionist you have failed to gain the support of a single, your leaders Tuur, Egaal and Riyaale have all failed for 17 years. While Yusuf ina Yey has gained the support of Salah, Zenawi, Kebaki and even Ismael Gulleh. What do you show for all the hot air you parade around here? What has kissing the behind of the likes of Peter Thatchel brought you and all those ill informed westerners who you have paid, and all their fake articles about the “African success” and all the psycho about being “Cinderella”. Fools you have started to believe your own lies. Now watch as Duke’s TFG takes aim at you, for what obstacle will a single clan pose to the government that has tamed Mogadishu. What will you do bad boys? -
Yusuf IndaCade kills Al Shabaab member close to Sharif Ahmed
General Duke posted a topic in Politics
MA DHABBAA SHIR KA DHACEY CEELASHA BIYAHA IN LAGU DILAY TALIYIHII WAQOOYIGA MUQDISHO EE AL SHABAAB?.. JULY 19 2008 Radiofreesomalia.com Sida uu sheegay Mas'uul sare ee ka tirsan Isbaheysiga dib u xoreynta Somaliya oo ku sugan wadanka Jabuuti, codsadeyna inaan magaciisa la sheegin, ayaa caddeeyey in bishan July 18, 2008. Shir qarsoodi ah oo aay ku yeesheen Madaxda sar sare ee Al Shabaab, Ceelasha Biyaha ee gobalka Sh/ Hoose uuna shir guddoominaayay Sheekh Yuusuf Siyaad ( Indhacade), in lagu Dilay Taliyihii Al Shabaab ee waqooyiga Muqdisho oo magaciisa la oran jirey Marxuun Cabdulqaadir Muxumad Maxamuud ( Kobo-geed) oo sida la sheegaayo dhowrkii sano ee la soo dhaafay Al Shabaab uga ahaan jirey Taliye aagga Waqooyiga Muqdishu. Warar, is-qilaafsan waxay sheegayaan in sababta loo diley marxuunkaan aay tahay jabkii Al Shabaab ka soo gaarey dagaaladdii ka dhacey Warshedda Baastada, Warshedda Xeyle Bariise, Ceymiska iyo aagga Suuqa Xoolahya Bishaan July 17, 2008. Jabkaas oo lagu soo bandhigay qalabka warbaahinta ee gudaha Soomaliya. Warar kale waxeey sheegayaan in marxuunka looga shakiyey in uu xiriir toos ah la lahay Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaliyeed, Sharfane Halyey Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo aay isku heyb dhow ahaayeen marxuunka la diley. Wararku, waxaay intaas ku daraayaan in uu Sheekh Yusuf Siyaad ( Indhacadde) ku hanjabey ciddii aay ku caddaato inaay xiriir toos ah iyo mid dad-banba la leedahay garabka Isbaheysiga dib uxoreynta ee uu hoggaamiyo Sheekh Shariif Sh. Axmed in qoorta laga jari doono. WarsaameYusuf@hotmail.com RFS _ Muqdisho -
Newly trained TFG forces arrive in Baidoa; two victories over Al-Shabaab The Transitional Federal Parliament in Somalia has now endorsed the Djibouti agreement of June 9 between the TFG and ARS. The head of the TFG delegation to the peace process tabled a resolution in support of the agreement which was adopted without opposition and no abstentions. In the process, parliament underlined its commitment to support the peace process in full and agreed to support the committee mandated to follow this up until peace and reconciliation was achieved with the full implementation of the agreement. The Parliament also debated on how the Government should sustain its security forces. All members of parliament agreed to contribute 100 USD each to assist TFG security. Parliament decided to establish a nine member parliamentary task force to check whether all the necessary support to the security forces was being provided. This week, more than 2,300 newly trained TFG forces arrived in Baidoa after completing their training in Ethiopia. The Parliamentary leadership held discussions with the new forces, who expressed their readiness to defend the country and the Government from any and all anti-peace elements. While en route to Baidoa, Al-Shabaab forces led by a non-Somali tried an ambush. The Al-Shabaab unit was heavily defeated, losing its leader and seven others killed, and 13 wounded. Two RPG and other weapons were captured as well as remote controlled explosives, radio equipment, training manuals and operational plans. Al-Shabaab also suffered another defeat in the Arafat area of Mogadishu yesterday, losing 31 fighters led by an ex-colonel and former head of the Special Guard unit of President Abdikassim Salad Hassan, president of the previous Transitional National Government. TFG forces again captured a number of weapons as well as a minibus being used to transport the fighters. Meanwhile, the UN Special Representative for Somalia, Ahmedou Ould-Abdallah noted on Wednesday that the progress made to advance the Djibouti Agreement was encouraging. He described the Agreement as a courageous step forward by Somali leaders, and welcomed the mobilization of significant resources for the implementation of the Agreement by the EU, Norway and the US. He said that the UN Security Council would be meeting to discuss Somalia shortly, and hoped a joint Somali delegation would undertake a mission to the Security Council and go on to meet the Somali Diaspora in the US and elsewhere. Mr. Ould-Abdallah said the period since the signing had allowed those Somalis uncomfortable with the idea of a reborn Somalia, time to adjust adding that “as peace calls for courage, patriotism and firm determination, it always has many enemies”. The UN Special Representative appealed to all Somali patriots to unite their ranks, defend their dignity and come together for peace and justice. He strongly condemned the senseless killings of innocent Somalis. In the last few weeks there have been a string of kidnappings and targeted killings of aid workers in an apparently deliberate attempt to interrupt the flow of humanitarian aid into Somalia. The killings have included Osman Ali Ahmed, head of the UNDP’s operations in Somalia. A number of international and local aid agencies have suspended operations intensifying an already serious humanitarian situation. Leaflets threatening local aid workers with death if they continue operating have been distributed in Mogadishu. Suspicion for these attacks has largely fallen on Al-Shabaab, and although Al-Shabaab has denied responsibility for the killing of Osman Ali, it has a long record of committing similar murders and assassinations
-
National troops allies expand hold on Lower Shabbele.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Mr Oodweyne: Another rant so are you recognized yet? . Unknown adeer, who is weak and tough is a relative terms and based on opinion. Who was routed and is in exile and who in power are facts. You have a right to your own opinion but no right to your own facts. -
National troops allies expand hold on Lower Shabbele.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
UNKNOWN: Adeer, the Somali government is facing a bunch of clan militias running around in circle. We will catch up to them we just have to wait a little. -
National troops allies expand hold on Lower Shabbele.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
NGOONGE: Adeer you are one of the most talented secessionists in SOL, and you as with the rest lack the basic understanding of what is going on in Somalia. I am not looking to attack the secessionists and highlight their weaknesses, Riyaales actions and the Mobs failure is too clear for any one who is interested in Somalia’s current affairs to ignore. The public deserves to know what’s going on there and have a better picture than the usual false claims to the Queen and “recognition is here” retarded claims made by some. -
136 SNM-deserted militia are welcomed to unite with P-land army
General Duke replied to QabiilDiid's topic in Politics
^^^LA, not a major issue adeer, the clan militias there are locals. The whole secessionist movement will be dealt with. SOOL, SANAAG & CAYN you will never rule. -
Hargaysa: Mafia boss Riyaale arrests merchant
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Oh loool, again different terms. Mob rule adeer, we are not talking about the Cosa Nostra. -
National troops allies expand hold on Lower Shabbele.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Ok now after all the lies and 17 years of cheering for clan militia and living of the fat of the land you are preaching to us? Adeer hypocrites are the worst. -
Reer Awdal oo Addisababa kaga mudaharaaday Somaliland
General Duke replied to Abtigiis's topic in Politics
Reer Awdal need to defend themselves against this bondage. -
Hargaysa: Mafia boss Riyaale arrests merchant
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. Your confused adeer, Mafia & Mob are two different words. Why was this man arrested? -
136 SNM-deserted militia are welcomed to unite with P-land army
General Duke replied to QabiilDiid's topic in Politics
SNM militia and secessionist days are numbered. SSC is not Awdal lads. -
lool. Red Sea is a tough kid. I like the way he showed up Castro and the Awdal groups in here. Wonderfull stuff but Mr Sea dont convince us adeer Awdal aint Free and it aint insignificant as you belive.
-
National troops allies expand hold on Lower Shabbele.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Waxaan kuu sheegayaa oo keliya in hada aan kasoo dhamaanay degmada Wanla weyn oo aan kusoo socono wadada aada degmada Afgooye,laakin kuuma sheegayo war intaa sii dheer iyo halka aan ugu dambeyn ku wajahanahay”ayuu mar kale yidhi taliyahan diiday magiciisa in la shaaciyo. They are here lads. Former IndaCade fiefdom is no longer an obsticle to the TFG and Somali people. Mujahid Kashafa is left with fake illogical propganda, since he has no more clan militia muscle. -
Asmara: refugee Xasan Dahir warlord IndaCade alone
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
HASSAN DAHIR AWEYS OO DEYRIYEY SHIRKII YEMEN UGU SOO DHAMAADAY SAAXIIBADIISII HORE Isniin July 21 2008 Eritrea - Kadib markii uu shir weyn ugu soo dhamaaday dalka Yemen kooxaha ay kala hogaamiyaan Garabyada Sheikh Shariif iyo Shariif Hassan oo isku garab ah, iyo wadaadka fikirka adag ee Hasaan Dahir Aweys oo isna dhankiisa u taagan, ayaa waxaa soo baxay in heshiiskaa uu garab ka heysto hal dhicin oo keli ah.a Wadaadka Ad Adag ee Hassan Dahir Aweys ayaa heshiiska yemen ku tilmaamay mid aanan nuxur badan laheyn, isla markaana sheegay in uusan heshiiskaa wax badan ka badaleyn fikirkiisa ah "halganka" uu ugu jiro fikirkiisa gaarka ah. Wadaadkan oo inta badan ku dooda in gaalada aanan la dhaweeysan, welina laga dhigan ayaa misna ku doodaya in ciidamada Somalia imaankara ay yihiin oo keliya kuwo Muslim ah oo uu isagu kalsooni ku qabo, maadaama sida uu leeyahay wadamada xaalada Somalia daacada ka ah muslim iyo gaalabo ay yaryihiin. Hassan Dahir Aweys oo aanan ergo dheeri ah kula harain halka uu kusugan yahay ee magaalada Asmara ayaa sheegay in heshiis nabadeed oo Somalia ka dhaca ay ku xiran tahay hadba mowqifka uu garabkiisu ka istaago xaalada dalka haatan ka taagan. Shirweyne ka dhacay isla maalinkii shalay ahaa dalka Djibouti ayaa xubno gaaraya 160 qofood ay ku ansixiyeen heshiiskii Yemen, maadaama ansixintaa ay aheyd mid loo baahan yahay, si shakiga uu abuurayo Xassan Dahir meesha looga saaro. Xaafiiska Waraqabadka Somalia Allidamaale.com -
Asmara: Kooxda Mucaaradka dawladda ee joogta Asmara oo diiday Ciidamo & Khilaaf cusub oo soo baxaya. 20. juli 2008 Asmara(AllPuntland)- Kooxda Mucaaradka ee dawladda Soomaaliya qeybtooda Saldhiga ay utahay Magaalada Asmara ,ayaa waxa ay diideen heshiiskii dhawaan lugu soo saxiixey Magaalada Sanca ee dalka Yemen. Hogaamiyaha Kooxdaasi oo ah Xasan Daahir Aweys ayaa ku sheegay talaabadii heshiiskaasi mid ka soo horjeeda xeerarka Ururkooda ,isagoo sheegay in aysan marnaba yeeleyn ciidamo caalami ah oo la geeyo Soomaaliya. Xasan Daahir wuxuu sheegay in aysan munaasib aheyn in ciidamo la geeyo dalka Soomaaliya ,ayna tahay waxa kaliya ee udiidan yahay heshiisyadii ugu dambeeyey ee Soomaaliya looga hadlayey. Xasan Daahir ayaa dawladda Mareykanka ugu jira Dadka ay uaqoonsan tahay in ay Xiriir toos ah laleeyihiin Shabakada Al-Qaacida ,wuxuuna sheegay in aysan Soomaaliya ubaahneyn wax ciidan ah ,hadii ay isku tashato. Aweys wuxuu sidoo kale sheegay in aysan habooneyn shirkii maalintii shalay ahayd ka furmay Magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti ,ee ay soo qabanqaabiyeen garabka uu hogaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Diidmadan ay Xasan Daahir Aweys & Kooxdiisu diideen waxyaabihii ay Maxkamaduhu ku heshiiyeen intii ay joogeen Magaalada Sanca ee dalka Yemen ,ayaa dhabar jab ku ah xubnihii kooxdiisa uga qeybgashey wada hadaladaasi oo dhawaan shaaca ka qaaday in ay heshiiskaasi galeen. Talaabadan ka soo baxday Garabka Mucaaradka ee dawladda Soomaaliya ee fadhiisinkiisu yahay Magaalada Asmara ,ayaa ku soo beegmaya xili ay shalay golaha dhexe ee Isbaheysiga Asmara ku dhawaaqeen ansixinta qodobadii ay lagaleen dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland
-
National forces kill capture foreign fighters: [no more safe haven]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho: Ururka Al-Shabaab oo qiray in xoogagooda ay ka barbar dagaalamaan Ajaaniib “Warbixin Kooban” 21. Juli 2008 Muqdisho(AllPuntland)-Ururka Al-Shabaab oo dagaalo xoogan kula jiro ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay qirtay in ay jiraan Ajaaniib ka barbar dagaalanta xoogaga ururkaasi. Afhayeenka ururka Al-Shabaab Sh. Muqtaar Roobow (Abuu Mansuur) ayaa xaqiijiyay iney jiraan xubno ajaaniib ah oo ka barbar dagaalama dhinacooda kuwaasi oo uu ku sheegay in ay yihiin Islaam ka dhiidhiyay wax uu ku sheegay caddowga ku soo duulay dalka Soomaaliya. Hadalka Afhayeenka Al-Shabaab ayaa ku soo beegmaya xili Dowladda Federaalka KMG ay shaacisay in ay gacanta ku dhigeen xubno ajaaniib ah oo u kala dhashay dalalka Ciraaq iyo Pakistaan, kuwaasi oo lagu qabtay dagaal shalay galab ku dhex maray Dowladda iyo Al-Shabaab inta u dhaxeyso Leego iyo Yaaq Bari Weyne ee gobolka Sh.Hoose. Sidoo kale ay jiraan labo xubnood oo shalay dagaalkaasi looga dilay garabka Al-Shabaab kuwaasi oo iyagana u kala dhashay dalalka Pakistaan iyo Ciraaq halka labo kale oo dalalkaasi u dhashayna gacanta lagu dhigay sida uu caddeeyay Taliyaha ciidamadii la weeraray Col. Daahir Maxamed Xersi. Col. Daahir Maxamed Xersi ayaa sidoo kale sheegay in weerarkii shalay ay kaga dileen kooxihii weerarka soo qaaday 12 qof tiro kalena ay ka dhaawacaan, wallow uu arintaasi beeniyay Abuu Mansuur oo sheegay in dagaalkaasi ay kaga dhinteen sadax qof iyo sadax kale oo dhaawac ah. Sidoo kale dagaal 17-kii bishan ka dhacay degmada Yaaqshiid gaar ahaan Isgoyska Towfiiq ayaa waxaa lagu dilay xubin ajnabi ah oo ka barbar dagaalamayey kooxihii weerarka soo qaaday sida uu Saxaafadda u sheegay Taliyaha Guutada 5-aad ee ciidamada Dowladda KMG oo la yiraahdo Col. Cali Caraaye kuna magac dheer Gacma Dulle. Ma ahan markii ugu horeysay ee dagaalada ka socda Koonfurta dalka Soomaaliya lagu dilo xubno Ajaaniib ah oo ka barbar dagaalamaya kooxaha ka soo horjeeda Dowladda iyadoo xubnaha Ajaaniibta ah ee soo gelaya dalka Soomaaliya qubaro caalami ah ay sheegeen in ay dalka ku soo galaan qaab Tabliiq, waxaana la ogsoon yahay in dowladdii Carta lagu soo dhisay xiligii ay ku sugneyd Muqdisho uu dalka Soomaaliya soo gaaray xubin sare oo warqad qoraal ah ka waday Wasaaradda Warfaafinta ee xukuumadii Afghanistan ka hor inta aan la burburin, kaasoo qaab Tabliiq ahaan ku soo galay Soomaaliya. C.M.Cali AllPuntland -
Duke, baliis stop calling others what they are not. He said he is not Olol. Do you have an evidence on the contrary and he, in fact, is Olol? If not, baliis jooji the accusations. MMA, adeer you have much work to do as a moderator in this forum, thus stop the partisan nonsense. This fellow is in my opinion Olol, his actions and pretences are as clear to me as yours are Mr Miskiin. Or have you had no new news on your hero the Qad Merchant lately?
-
National forces kill capture foreign fighters: [no more safe haven]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer you are secsionist your problem is coming soon. Thus spare us the talk. As for Abu Burcawiis and any other clown found in the south will be executed just like these ones. -
Hargaysa: Mafia boss Riyaale arrests merchant
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
WAR DEGDEG AH: Guddoomiyaha Ganacsatada xoolaha oo la xidhay July 19th, 2008 Hargeysa (Somaliland.org) – Ciidamada Booliska ayaa caawa fiidkii ka qabtay magaalada Hargeysa, isla markaana xidhay Guddoomiyaha Guddida Ganacsatada Xoolaha, Mr. Cabdillaahi Maxamed Cabdiraxmaan, waxaana la baadi doonayaa xubno kale oo ka tirsan guddida. Sida wararku sheegayaan, Guddoomiyaha Gudida Ganacsatada waxa caawa fiidkii laga qabtay Hotel uu deggan oo ku yaalla xaafadda New Hargeysa, waxaana loo taxaabay oo uu caawa ku xidhan yahay saldhigga Booliska ee xaafaddaa New Hargeysa. Xadhigga Guddoomiyaha ayaa la filayaa inuu ku xidhiidhsan yahay khilaafka cirka ku shareeran ee u dhexeeya xukuumadda iyo ganacsatada xoolaha ee Somaliland, kaas oo ku saabsan heshiiska xukuumaddu la gashay Maalqabeenka Sucuudiga ah ee Al Jabiri ee kootada ku haysta dhoofinta xoolaha nool ee Somaliland. Ganacsatada xoolaha oo ka qaylinayey heshiiskaas tan iyo markii xukuumadda Somaliland la gashay ganacsadahaas bilihii u dambeeyey 2006, ayaa dhowaan bilaabay dhaqdhaqaaq ay isku urursanayaan, si ay ugu khasbaan xukuumadda in ay ka noqoto heshiiskaas. Waxayna cuslays ku saareen in loo ogolaado 7,000 oo neef oo ka madax bannaan Al Jaabiri inay ka dhoofiyaan dekedda Berbera 15 July, isla markaana Daahir Riyaale iyo Al Jaabiri ay dib ugu noqdaan heshiiskoodii hore. Hase yeeshee, ganacsatadu waxay maanta ganafka ku dhufteen qodobo ay ka soo saareen cabashada ganacsatada xoolaha ee maxalliga ah oo ay ka mid tahay in $6 lagu kordhiyey qiimihii hore ee Al Jaabiri ku qaadan jirey neefka adhiga ah iyo ganacsatada oo dhami ka iibin karaan xoolaha Al Jaabiri, halkii laba ganacsade oo keliya oo Wakiil u ah Al Jaabiri ay awood u lahaayeen inay iibiyaan xoolaha. Guddoomiyaha Guddida ee caawa la xidhay, Cabdillaahi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa xalay la kulmay Daahir Riyaale, waxana uu u dhiibey codsi uu ku weydiisanayo ganacsatada inay dulqaataan 5 bilood oo uu u cusboonaysiiyey Al Jaabiri inuu adhiga dhoofiyo, taas oo ganacsatadu ku gacan saydheen. Xadhigga Guddoomiyaha ayaa la filayaa in xukuumaddu kaga hortegayso qorshe ganacsatadu doonayaan inay xoolahooda geeyaan dekedda, isla markaana ay mar kale ku khasbaan xukuumadda in loo ogolaado inay dhoofiyaan. C/risaaq M. Dubbad, Somaliland.org, Hargeysa.