
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Wasiiro Xalay Ka Qaxay Xafada New Hargeysa Cabsi Awgeed Xalada oo Kacs Mudaharaadyo xalay Gil-gilay New Hargeysa, xukuumadda oo Ciidamo dhoobtay iyo Wasiiro ka qaxay xaafadihii ay ka deganaayeen Xukunkii Maxkamadda Ciidamadda oo Xalay Hurdada u diiday Reer New Hargeysa iyo Xukuumadda oo Cabsi ladi weyday Wasiir Duur iyo Wasiir Xirsi oo la sheegay cabsi awgeed inay ka qaxeen xaafadahoodii iyo kuwo kale oo Amnigooda la adkeeyay. Wasiir Duur ayaa dhayal sadey Kacdoonka shacbka isagoo shaley ku fanaanyayey Cidan Dawladeed iney haystaan. Hargeysa(TVSLE) Kooxo is abaabulay Dhawaqii Xukunka Maxkamadda Ciidamadda kadib ayaa xalay xidhay Jidka dheer ee dhex mara Xaafadda New Hargeysa ee bariga Hargeysa, waxaanay ku gooyeen Taayiro ay gubeen, hase yeeshee waxa markii danbe la tacaalay Ciidamo badan oo Booliis ah oo ay Xukuumaddu ku filqisay xaafadaasi iyo Madax dhaqameedka beesha degtam inkasta oo ay ku guulaysan kari waayeen inay seexiyaan. Dhinaca kalena warar aanu xalay ka helnay xaafadaasi kadib markii ay xaaladdu sii cakirantay ayaa Saxaafada u xaqiijiyay in Wasiiradda Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale Duur iyo Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi X Cali ay cabsi darted guryahoodii faaruqiyeen oo ay u qaxeen meelo aan la garanayn. Xukunka Maxkamadda ayaa Soomal haad iyo soo jeed ku riday dadka xaafadaas degan oo ka cadhooday Go’aankaasi, halka Xukuumadda Somaliland-na xalay oo dhan ay Heegan ugu jirtay inay xakamayso dadkaasi si aanay khasaare kii doraad ka dhacay Xerada Ciidanka u sababin. Dad goob jog ahaa oo aanu ka waraysanay siday wax u dhacayeen xalay oo magacyadooda ka gaabsaday ayaa yidhi “ dadku aad bay u gadoodsan yihiin waxaanay taagan yihiin Jidka iyo xafadaha Taayiro ayay gubeen, Ciidamo Booliis ahbaana lagu soo daadiyay si ay u kala kaxeeyaan, waxaase yimi Suldaan Yuusuf Xiiray iyo Suldaan Saleebaan oo isku dayay inay kala kaxeeyaan laakiin way diideen oo gidaarada ayay wali tuban yihiin dadkii “ ayuu yidhi Waxaanu intaa raaciyay “ Suldaan Xiiray dadkii way ku gadoodeen oo way eryadeen laakiin Suldaan Saleebaan ayaa ku beerlaxawsaday imikaan Madaxweyanaha ka soo baxay xukunkani maaha mid la fulinayo waxa la doonayaa uun inaanay dad danbe Xero Ciidan weerarin anigaa idiinka balanqaadaya oo Madaxweynaha imikaaban ka socdaa” ayuu yidhi wuu ku tiraabayay Mid kale oo aanu isna khadka Telefoonka kula xidhiidhnay ayaa yidhi “ Guriga Wasiir Duur baan hor taaganahay sadex Laydh oo kuwa banaanka ah ayaa shidan laakiin gurigu wuu bakhtiisan yahay, waxaana la ii sheegay inaanu joogin. Imikadan dad Telefoon ii soo diray ayaa igu leh wuu ka qaxay oo xagaa iyo Dunbuluq buu u sii socday, Xirsi-na isna gurigiisu waa faaruq” ayuu yidhi Goor danbe oo aanu isku daynay inaanu la socono xaalada ayaanu helnay qof kale oo goobta joogay “ taayiraa la gubayaa imika oo qiiqii iyo Ololkii baa is qabsaday Ciidamo Booliis ah ayaa soo weeraray oo rasaas ku riday dadkii gubayay markaa way kala eryeen waxaana ii muuqda Askar badan oo Bilays ah oo iyaga laftigoodu baqaya oo feejignaani ka muuqato”ayuu yidhi. Mid kale oo ka mid ahaa dadka u dhaw jidka New Hargeysa ayaa yidhi “ waxaan ka baqayaa xaaladu inay sii xumaato, dadkii way is abaabulayaan Xukuumadduna Xoog bay adeegsanaysaa oo Ciidamo dhar cad ah iyo kuwo qoryoolay ahba way soo dhoobtay xataa kuwo kale oo xaga Dararweyne ka soo socda ayaan maqlayaa inay Haleeya soo gaadheen markaa mooyi si waaguba ku baryi doono” ayuu kaga baxay Saacadihii danbe ee xalay ayaa lagu daad gureeyay Ciidamo Tikniko wata si ay u ilaaliyaan Amaanka masuuliyiinta iyo dadka magaca leh ee xaafadaas degan si aan waxyeelo loogu geysan, waxaana xaafadaha qaarkood la geeyay ciidan xoogan oo sugi kara Amnigooda. Si kasta ha ahaatee go’aanka Maxkamadda sare ayaa xalay dood dheer dhaliyay marka laga yimaado dhacdooyinkii xaafadda New Hargeysa xalay ku gedaanaa, waxaanay dadka qaarkood u arkayeen talaabo loo baahnaa oo lagu abaal marin karo cidii falkii waxashnimada ahaa ee Xerada Ciidanka weeraray geysatay, halka ay dad kale go’aanka Maxkamadda u arkayeen mid lagu dajinayo khasaarihii dhacay oo aan la fulin doonin. Hase yeeshee waxa loo wada fadhiyi doonaa halka uu ku danbeeyo Go’aanka Maxkamaddu iyo sida ay XukuumaddA Somaliland uga dabaalato khasaare danbe oo intii hore ka balaadhan oo dhaca. Dhinaca kale xukuumada oo aanu isku daynay inaanu Dhacdooyinkan wax ka waydiino ayaanay noo suurto galin
-
Hargaysa: Siilanyu justice condemns 17 to death...Riots break out
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;831005 wrote: Wa iska hadal waxas cid la dili kara ma jirto dad badan ba dil lugu xukumay cid la toogtay na ma jirto siyasada somaliland wa inad fahantid. That's the response of a secessionist. It's all hot air, there is no social justice at all. -
Hargaysa: Siilanyu justice condemns 17 to death...Riots break out
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The swiftness of the court ruling. Secessionist justice is absurd. One day there was a battle, the next 17 persons were convicted and sentenced to death. What happened to all the talk of being Africa's best kept secret an all -
Islaan Bashiir Islaam Maxamed supports constitution and Somalia's unity
General Duke replied to Carafaat's topic in Politics
Carafaat;831001 wrote: Duke, it wont happen again. Ilma shirwac xaal ayaan siiniyaa Lol there you go again. Who the he'll are Ilma Shirwac?... -
Hargaysa: Siilanyu justice condemns 17 to death...Riots break out
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Hargeysa*: (Sh. M. Network) Rabshado ayaa maanta mar kale ka dhacay bariga Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland kadib markii ay halkaasi isugu soo baxeen dad ka careysan* xukunkii shalay Maxkamada ciidamada Somaliland ay ku riday dadkii ka qeyb qaatay shaqaaqadii ka dhacday warshada Kabista ee Magaaladaasi Hargeysa. Dadkaani ayaa waxaa ay taayaro iyo qalab kale ay ku gubayeen bariga Magaalada Hargeysa, waxaana markii dambe kala raacdeeyay oo goobta ka kaxeeyay ciidamada booliska Somaliland, Salaadiin iyo waxgarad. Waxa ay ficiladooda ku muujinayeen sida ay uga xunyihiin xukunkii shalay Maxkamada Ciidamada Somaliland ay ku riday 28 qof oo 17 ka mid ah ay ku xakuntay dil 5 kalana ay ku riday xabsi daa’in, waxaana ay sheegeen in arintaani aysan aheeyn mid cadaalad ah. Suldaan Yuusuf Max’ed oo ka mid ah salaadiinta inta badan dadka la xakumay ay isku heyb yihiin ayaa warbaahinta u sheegay in beeshoodu aysan ku qanacsaneyn xukunkii shalay ay riday maxkamada ciidamada Somaliland. Dhinaca kale Max’ed Cali Cabdi oo ka mid ah qareenada ugu cad cad Somaliland ayaa sheegay in si sharci ah maxkamadu ay u riday xukunka maadaama sida uu sheegay dadku ay hubeysnaayeen soona weerareen xero ciidan, waxaana uu tilmaamay in sharciga Somaliland uu dhigayo in dadkaani oo kale Maxkamadu iyadu ay xakunto. Go’aankii Maxkamada Ciidamada Somaliland ayaa hadal heyn badan ku abuurtay shacabka reer Somaliland oo xiligaan isku diyaarinayay munaasabadooda 18-ka May oo ah maalin ku weyn reer Somaliland. -
Hargaysa: Siilanyu justice condemns 17 to death...Riots break out
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muddaharaad Ka Dhan Go’aankii Maxkmada Derejada 1aad Ee Ciidamada Hargeysa (TVSLE)- Muddharaad ay soo abaabuleen dad ka gadooday go’aankii maxkamada derajada 1-aad ee ciidamada Somaliland ee isugu jiray dilka iyo xabsi daa’imka ee ay ku riday dadkuu shalay la dagaallmay ciidanka qaranka, ayaa goor-dhawayd ka dhacay xaafadda new-Hargeysa ee degmada Gacanlibaax ee bariga magaalada Hargeysa. Isu-soo-baxan oo ahaa mid ku bilawday xamaasad isla markaana sababay in taayiro lagu gubo, dhag-xaanna lagu jaro waddada new Hargeysa, ayaa dadku waxay muujiyeen inay si adag uga soo horjeedaan go’aanka maxkamada, iyaga oo sheegayay inay wax lala yaabo tahay 17 nin ee dilka lagu xukumay iyo kuwa xabsi daa’imka lagu xukumay. Dad badan oo cadhaysan oo isugu soo baxay waddada, ayaa waxa kala kexeeyey oo dejiyey salaadiin ay ka mid ahaayeen Suldaan Maxamuud Xaaji Cabdi Xirsi, Sudlaan Yuusuf Muxumed Xiiray, Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan iyo Sudlaan Mahad Caraj, kuwaas oo dadka ku booriyey inay is dejiyaan isla markaana guryahoodii ku kala noqdaan. TVSLE -
Islaan Bashiir Islaam Maxamed supports constitution and Somalia's unity
General Duke replied to Carafaat's topic in Politics
Carafat I am angry with you for getting the Islaans full name Wrong. Shame on you lad, may it never happen again... -
Hargaysa: Siilanyu justice condemns 17 to death...Riots break out
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Canbareyn Maxkamada Siilaanyo oo17 Dad Shiciba Ku Xukuntey Dil. Badarwanaag (TVSLE)-Maxkamada Siilaanyo ayaa maanta dad shiciba ku xukuntey Dil toogasho ah iyadoo xukunkaa sheegtey iney maxkamad Meletry fulisey,hadaba su'aashu waxay tahay dad shiciba malsoo taagi karaa maxkamad meletry taasoo kasoo horjeeda dastuurka qaranka Somaliland,takale Silaanyo muxuu maxakamad meletry usoo taagi wayeey maleeshiyaadka Puntland iyo Sool ee maalin walba cadeystey iney kusoo dullaan qaranimda Somaliland. Talaabadan Siilanyo ku dhaqaaqey ee 17 qof oo rayida oo isku beel ah uu dilka ugu Xukumey waa talabo Fuleynimo ahwaxaanu heli doona jawaabteeda oo aad u xanuun badan,hadii uu moodey inuu dadka ciidan ugu caga jugleyn karo,kuwii isaga ka xooga badnaa ayaa wax ku qaadi waayey. Muwaadininta Bariga Hargeysa waxay si buuxda u canbareynayaan falkaa foosha xun ee lagula kacay dad rayida oo aan waxba galabsan. TVSLE -
Hargaysa: Siilanyu justice condemns 17 to death...Riots break out
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Hargeysa(APL ) : Magaaladda Hargaysa ee magaalo madaxda Maamulka soomaaliland ayaa waxaa ka soconaya isu soo baxyo rabshado wada oo ay dhigayaan dadka shacabka ah kuwasoo la sheegay in ay kazoo horjeedaan xukunka maxkamadda hargaysa ee 17 qof lagu xukumay dilka toogashada ah. Dadweynaha ayaa maraya wadooyinka waaweyn ee magaaladda waxaana ay ku qaylinayaan erayo ay kamidyihiin “ Cadaalad ma ahan Xukunkani,Dooni mayno in dadka lagu tacadiyo, dadka la xukumayaa waa dadka la haybsooco “. Mid ka mida odayaasha dhaqanka oo u hadlayey dad mudaharadaya ayaa warbaahinta u sheegay in ay sidoo lale diidanyihiin maxkamadda oo ah Mid Militeryga loona baahnaa in dadka la saaro maxkamadda Shacabka madaama ay yihiin dad shacab ah ee aanay ahayn ciidan iyo dowlo midnaba,waxaa kaloo uu sheegay in ay racfaan ka qateen xukunka noocaani. Dadka maxkamadaani xukunka ku diraday ayaa maamulku ku soo eedeyey in ay galeen xeradda kabista ee Ciidanka Militeriga ayna halkaas ku layeen dad isugu jira shacab iyo Ciidan . Magaaladda Hargaysa ayaa waxaa ay la ciirciiraysaa kacdoonka dadweynaha ee ay kaga soo horjeedaan xukunka ay maxkamadda ciidamadu ku riday 17 qof ee ah Dil toogasho . -
Islaan Bashiir Islaam Maxamed supports constitution and Somalia's unity
General Duke replied to Carafaat's topic in Politics
^^ Poor Carafat, The real Islaan Bashir helped ratify the Puntland constitution the one who's article 3 you keep misquoting as proof of secession... Adeer you can not have your cake @ eat it at the same time. -
Maxkamad Ciidan oo dil ku xukuntay dableydii lagu soo qabtay iska hor imaadka shalay May 16th, 2012 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Maxkamadda Ciidammadda Qaranka Somaliland, ayaa maanta fadhi ay yeelatay xarunta taliska guud ee ciidanka qaranka waxay xukuno dil iyo xabsi daa’in iskugu jira dil iyo xabsi daa’in. Maxkamaddu waxa la sheegay inay sadex qof oo ka mid ahaa dadkii shalay lagu soo qabtay weerarkii xeradda Soodaanta xoriyadoodii loo soo celiyay, halka 5 xubnood lagu xukumay xabsi daa’in isla markaana 17 kalena lagu xukumay xukun dil ah. Ma jiro illaa imika wax tafaasiil ah oo ay Maxkamaddu ka soo saartay xukunkeedan iyo qodobadda ay u cuskatayba, hase yeeshee waxa in xukunkani dhacay u xaqiijiyay shabakadda wararka ee Somaliland.Org qaar ka mid ah eheladda dadkan la xukumay oo la sheegay inay maxkamaddu ku sababaysay inay galeen jariimad qaran isla markaana ay weerareen khasaarena u geysteen ciidanka qaranka. Taliyeyaasha ciidammadda Booliska iyo Qaranka ayaa shalay soo bandhigay hub ay ku soo qabteen kooxdan la xukumay oo ay sheegeen in sagaal ka mid la soo qabtay iyagoo dhaawac ah. Somaliland.Org/Hargeysa sldotorg@gmail.com
-
Islaan Bashiir Islaam Maxamed supports constitution and Somalia's unity
General Duke replied to Carafaat's topic in Politics
Lol Carafat it tool you more than an hour to google the Islaan's real name? Shame on you and you pretended to be such an expert..D Let me assure you that Islaan Bashir Islaan Abdulle is not a man who played around in divisive issues or one who would take sides between two politicians from his own house. Last time I saw a picture of him, he was in Garowe sitting next Islan Cissse Islaan Maxamed & Suldan Siciid Suladan AbdiSalaan ratifying the Puntland constitution. -
Saxiixayaasha heshiiska Road-mapka ayaa lagu wadaa in dhowaan ay ku shiraan magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya iyagoo ka wadahadli doona arrimo ku saabsan sidii loo dhamaystiri lahaa marxalada kala guurka ah. Madaxweyne Shiikh Shariif oo ka hadlayay shir jaraa’id oo uu ku qabtay dhowaan magaalada New York ayaa sheegay in uu u tagayo magaalada Addis ababa sidii uu ugaga qeybgali lahaa shirka. Sidoo kale Guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa lagu wadaa in uu ugaga sii gudbo dalka Itoobiya. Madaxweynaha maamulka Puntland C/maan Faroole ayaa waxa uu haatan ku sugan yahay dalka Itoobiya isagoo doonaya in uu ka qeybgalo shirkan . Sidoo kale madaxda ururka Ahlu Sunna iyo maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgali doona shirkan. Waxaana sida ay sheegayaan qubarada u dhuundaloola arrimaha Soomaaliya shirkan uu yahay mid xasaasi ah maadaama ay haatan soo dhowaatay dhamaanshaha waqtigii ay ku shaqeyn lahayd dowlada federalka ah isla markaana hore dhowr jeer ay ugu celceliyeen Qaramada Midoobay iyo dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya in aan laga yeeli doonin DKG in waqti kordhin loo sameeyo. Hase yeeshee marka la fiiriyo iyadoo aan dastuurki weli lagu heshiin iyo iyadoo aan la gaarin sidii lagu soo xuli lahaa xubnaha baarlamaanka ayaa waxaa ay tahay mid aad u adag sidii arrimahan loogu soo dhamaystiri lahaa waqtiga loo qorsheeyey. Arrimaha ka gudbida xilligan ayaa waxaa sii adkeynaya iyadoo xubnihii ka socday Puntland ee shirka oday-dhaqameedyada ay ka ambabaxeen magaalada Muqdisho iyadoo ay muuqato inaysan la dhacsanayn habka ay wax u socdaan. Madaxweyne Faroole ayaa sheegay in uu isku haleynayay R/wasaare Cabdiweli iyo wasiirka dastuurka Cabdi Xoosh Jibriil oo labaduba ka soo jeeda beelaha dega Puntland balse ay ka qancin waayeen dastuurka cusub qodobo ka mid ah. Maamulka Puntland ayaa waxa uu aaminsan yahay in uusan dastuurkuku cadeyn qaabka awood qeybsiga dhaqaalaha iyo Siyaasadda. Waxaana ay ku soo beegantay in maamulka Puntland hadal ka keeno dastuurka gaar ahaan dhinaca qeybsiga dhaqaalaha mar ay soo shaac bixiyeen shirkadaha ka qodaya saliida deegaano ka tirsan Puntand in ay rajo weyn ka qabaan in laga helo shidaal ceelasha ay qodayaan. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharnews@gmail.com jowharcom@hotmail.com
-
Islaan Bashiir Islaam Maxamed supports constitution and Somalia's unity
General Duke replied to Carafaat's topic in Politics
Carafat I know who President Abdirahman Faroole, PM Abdiweli Ali Gaas are but I never heard of Islaan Bashir Islaan Maxamed... -
Islaan Bashiir Islaam Maxamed supports constitution and Somalia's unity
General Duke replied to Carafaat's topic in Politics
Carafaat;830960 wrote: Yes, good for him. But I do support Islaan Bashir defying Faroole and going to Muqdisho and Abdiwali's stand. I know you & Waheen support the actions of "Islaan Bashir Islaan Maxamed" this man holds weight in your part of the country... -
Islaan Bashiir Islaam Maxamed supports constitution and Somalia's unity
General Duke replied to Carafaat's topic in Politics
Farole is in India being lauded by the Indian government & media.... -
Somalia’s Puntland spurs India oil hope May 17, 2012 By PARUL CHANDRA Correspondent New An energy-hungry India has yet another region now on its radar from where it can hope to import a valuable resource, oil. Not many here would be familiar with the Puntland region of Somalia, a country located on the horn of Africa whose name has become synonymous with piracy. But Puntland has recently discovered abundant reserves of oil. Puntland President Abdir-rahman Mohamed Moha-mud Farole, who is currently on a visit to India, has invited Indian oil companies to participate in oil exploration in Puntland. Mr Farole met Union minister of state for petroleum and natural gas, R.P.N Singh here on Wednesday and shared with him details of the recent oil find in Puntland, said official sources. But what must be heartening for the Indian establishment is the invite Mr Farole has extended to Indian oil companies to come to the region and carry out further exploration. He also “sought India’s cooperation for the further c*****ng out of exploration blocks and training of Somalis in the petroleum sector,” said sources. Puntland is a region in north-eastern Somalia, bordering Somaliland in the west. In 1998, Puntland’s leaders declared it an autonomous state. Yet, the Puntland region is for the unity of the Somali people unlike Somaliland which advocates secession. Importantly, Puntland is not seeking recognition as a separate country from the world. Apart from oil, piracy is yet another issue that figured in the talks between the two sides. In his meeting with minister of state for external affairs E. Ahamed, the Puntland President said international support is required to explore alternative livelihoods for coastal communities affected by piracy and illegal fishing. Puntland, he said, has deployed the Puntland maritime police force in Eyl, a former piracy hub.
-
President Faroole gives Press Conference in India
General Duke replied to kingofkings's topic in Politics
He invited Indian companies to participate in the exploration and sought New Delhi's cooperation for cha rting out exploration blocks and training Somalis in the petroleum sector. The Puntland region is unique — it seeks unity of the Somali people and adheres to a federal system of government unlike the secessionist region of Somaliland to its west. Puntland is not trying to obtain international recognition as a separate nation. The HunduTimes..... -
Islaan Bashiir Islaam Maxamed supports constitution and Somalia's unity
General Duke replied to Carafaat's topic in Politics
Carafaat;830935 wrote: the article says he is leaving on friday. that Faroole opposed the Somali constitution and made his own secessionist constitution is a fact. you opposed it. markaa maxaa talo ah. The article says he is leaving on Friday?... To trust this article that gets his name wrong ?.. You can do better lad. This tabloid mentality of yours has got to stop. Also do you think you are so clever as to believe your own lies, it's a dangerous thing ya Carafat. -
President Faroole gives Press Conference in India
General Duke replied to kingofkings's topic in Politics
The Hindu states the President of Puntland got an official invite from the Foreign Minister. It's all about the Oil... -
Islaan Bashiir Islaam Maxamed supports constitution and Somalia's unity
General Duke replied to Carafaat's topic in Politics
Carafat, Puntland will never secede and if your arguments are based on the fake story you posted then by all means continue. The real Islaan Bashir, is in Puntland he neve actually left the State for the conference. Thus don't be silly & Your attempt at sub clan division is laughable. How do we know this? It is simple this Issim is not a man who gets involved in divisive issues. Again at least get his name right. -
Islaan Bashiir Islaam Maxamed supports constitution and Somalia's unity
General Duke replied to Carafaat's topic in Politics
Carafaat;830910 wrote: Islaan Bashiir Islaan Maxamed-ka Puntland oo u xadhko xidhan Shirka Muqdisho Muqdisho(Waaheen) Islaan Bashiir Islaan Maxamed oo ka mid ah Isimada ugu facaweyn Puntland ayaa Jimcaha la filayaa inuu gaadho magaaladda Muqdisho sida ay Waaheen u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan hawlwadeenadda Shirku. Islaan Bashiir sababta socdaalkiisa ayaa ka dhalatay kadib markii ay shirka Madax dhaqameedka ee Dastuurka loogu xulayo dadkii ansixin lahaa ay ka soo dareereen qaarkood, taasoo la sheegay inay jawaab u tahay Socdaalkiisu. Islaan Bashiir waa Islaanka Beesha C**** M******* ee M********** waxaana loo xudhay wakhtigan inuu Muqdisho u tago sidii uu u buuxin lahaa kaalintiisii madax dhaqameednimo oo marka horeba banaanayd. ........ you have got to love it. The only problem is such a man by that name does not exist. -
JB clutching onto straws. Faroole or Mr Farolze to the Indians played a blinder.
-
Great article.