
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
PM Abdiweli, holds talks with the EU, UN, US in MOGADISHU: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Walking in Mogadishu with no bullet proof... -
PM Abdiweli, holds talks with the EU, UN, US in MOGADISHU: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ra'iisul Wasaaraha Somalia oo Muqdisho kula kulmay wafdiyo ka socday, Qaramada Midoobay, Mareykanka, Midowga Yurub Talaado, May 08, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta Muqdihso ku qaabilay wafdiyo kala duwan oo ka kala socday Qaramada Midoobay, Mareykanka iyo Midowga Yurub. Wafdiga Qaramada Midoobay oo ay hogaaminaysay ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee dhinaca gargaarka bani'aadamnimo Catherine Bragg ayaa kala hadlay ra'iisul wasaaraha Soomaaliya xalaadda ay ku sugan yihiin dadka ku jira xeryaha barakacayaasha ee Muqdsho. "Waxaa maanta kulan kula yeeshay Muqdisho Catherine Bragg oo Soomaaliya markii ugu horreysay timid si ay wax uga ogaato xaaladda bani'aadmnimo ee dalka ka jira, maadaama ay abaaro daran ay sannadkii hore ku dhufteen Soomaaliya," ayuu yiri ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo saxaafadda la hadlay kulanka kaddib. Ra'iisul wasaaruhu wuxuu sheegay in isaga iyo wafdigu ay aad uga hadleen xaalka ay ku nool yihiin barakacayaasha ku jira xeryaha Muqdisho, isagoo sheegay inay ka codsadeen wafdiga in la bedelo qaabka Qaramada Midoobay ay u caawiso dadka u baahan gargaarka. Sidoo kale, Catherine Bragg oo iyaduna saxaafadda la hadashay ayaa sheegtay in ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ay u mahadcelinayso, iyadoo sheegtay inay halkan u yimaadeen sidii ay ugu kuurgeli lahaayeen xaaladda nololeed ee barakacyaasha ku nool Muqdisho, gaar ahaan haweenka. Wafdiga UN-ka ayaa waxaa ka mid ahaa, xiriiriyaha Qaramada Midoobay u qabilsan gargaarka bani'aadamnimo ee Soomaaliya, Mark Bowden iyo xubno kale, kuwaasoo ka dhoofay Muqdisho markii ay socdaalkooda dhameysteen. Dhanka kale, ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa wuxuu xafiiskiisa ku qaabilay laba wafdi oo ay kala hoggaaminayeen u qaybsanaya arrimaha Soomaaliya ee dowladda Mareykanka, James Swan iyo wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Georges-Marc ANDRÉ. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya -
We shall insha Allah all meet in the mother land, in our beloved capital Mogadishu. This is the moment that a generation has been waiting for. To hold such a meeting inside Somalia, inside the capital is in itself a remarkable testament to the new reality. The republic shall rise, those who are complaining now, will soon be preparing their resumes for the new jobs and opportunities that awaits..
-
Shirweynaha odayaasha dhaqanka ee magaalada Muqdisho ka socda ayaa maalintii 3-aad galay. shirka oo bilowday 5-tii bishan waxaa ka qayb gelaya in ka badan 130 Isim oo ka kala yimid guud ahaan deegaanada Soomaalida. Ujeedada shirku waxay tahay sidii loogu gogol xaari lahaa shirweynaha ansixinta Dastuurka kaas oo ergada ka qayb gelaya ay odayaasha beeluhu soo xulayaan. Qaar kamid ah Isimada shirkaas lagu casumay oo codsaday inaan magacooda la shaacin ayaa sheegay in habsami u socodka shirka ay wax badani iska bedeleen. Isimada ayaa sheegay in xiliyada qaar ay ilaalada goobtu si aan habooneyn ula dhaqmaan odayaasha, dhowr marna uu maran xoogani ka dhex qaraxay. Si kastaba ha ahaatee shirka oo saaka dib uga dhacay wakhtigii uu bilaaban lahaa waxaa dib u dhaca ku yimid sababay Isimo dhowr ah oo ka maqan hoolka islamarkaana aan la ogeyn sababta ay dib ugu dheceen.
-
Muqdisho: (Sh. M. Network) Ergadii ugu badneyd ee ka qeyb galayaasha shirka lagu ansaxinayo qabyo qoraalka Dastuurka ayaa manta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Iyadoo Magaalada Muqdisho uu ka furmay shirka lagu ansixinayo Qabyo qoraalka Dastuurka islamarkaana ay ka qeyb galayaan 135-Xubnood oo soo xulaya guddiga Ansixinaya Dastuurkaasi ayaa waxaa Magaalada Muqdisho si isdaba joog ah usoo gaaraya Ergooyinka ka qeyb galayay shirkaasi oo matalayay Beelaha Soomaaliyeed. Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa kasoo degay Ergooyin kala duwan oo ka kala socda beelo kala duwan kuwaasi oo doonaya inay ka qeyb galaan shirka lagu ansixinayo qabyo qoraalka Dastuurka ee ka furmay Muqdisho. Ergooyinka maanta soo dagay ayaa ka mid ahaa Ugaasyo iyo Salaadiin ka socday Beesha ****** iyo kuwa kale oo kasoo jeeda Beesha ******* kuwaasi oo si wadajir ah ugu qeyb qaadanaya shirka lagu ansixinayo Dastuurka sida u Idaacadda Shabelle u faah faahiyay Ugaas Xuseen Ugaas Axmed Qorane oo ka mid ah Beesha ******. Maalmihii dambe ayaa Magaalada Muqdisho waxa ka soconayay islamarkaana laga dareemayay dhaq dhaqaaq xooggan oo ku aaddan ka qeyb galka shirka lagu ansixinayo qabyo qoraalka Dastuurka.
-
PM Abdiweli, holds talks with the EU, UN, US in MOGADISHU: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
xiinfaniin;828180 wrote: The road map is on track indeed. Culusow , Dr, Jawhar, and Arman articles on Hiiraan Onlne will not stop the wheels of progress toward attaining a nontransitional government for Somalia . They are getting desperate, we need to once again hope and join the nations of the world. -
PM Abdiweli, holds talks with the EU, UN, US in MOGADISHU: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
This is how you bring back a nation with little talk and a great deal of effort.. -
Warsaxaafadeed iyo Sawiro:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay kulan Amniga looga hadlayay oo maalintii labaad uga soconayay Xalane iyo kulamo uu la qaatay Saraakiil ka tirsan UN-ka,Mareykanka & Midowga Yurub. Posted by Pi on May 8th, 2012 Muqdisho, May, 08, 2012—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo qaar ka tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa maalintii labaad kulan uga soconayay Xarunta taliska AMISOM ee Xalane kaa oo looga hadlayay arrimaha amaanka dalka. Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Gudiga Wada jirka Amniga oo ay ku mideysan yihiin Qaramada Midoobey,TFG-da, Ahlusunna, Galmudug, Puntland, IGAD,AMISOM, Mareykanka, Britain iyo Midowga Yurub, Wuxuuna kulanka ku saabsanaa mid diirada lagu saarayo sidii loo xoojin lahaan amaanka dalka Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa warbixin ka siiyay Gudiga Wada jirka Amniga amaanka dalka gaar ahaan Muqdisho iyo Gobaladii laga xureeyay Al-Shabaab, Wuxuu kaloo tilmaamay in Xukuumadda ay ku guuleysatay sugidda amaanka balse loo baahan yahay in dadaaladaasi la sii xoojiyo, Islamarkaana loo baahan yahay in la tayeeyo Ciidamada Booliiska ee dowladda. Ugu dambeyntii wuxuu Gudigu isku afgartay in la xoojiyo amaanka dalka lana tayeeyo ciidamada dowladda Soomaaliya. Dhinaca kale, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa kulan la qaatay Ergeyga Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, Mr Jemes Swan, Waxayna ka wada hadleen xiriirka labada dowladood sidii loo sii xoojin lahaa iyo Sidii dowladda Mareykanka uga qeyb qaadan laheyd dadaalada lagu doonayo in Soomaaliya ay yeelato dowladd rasmi ah. Sidoo kale Wuxuu Ra’iisul Wasaaraha kulan la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee Arrimaha gar-gaarka deg-degga ah Catherine Brag iyo Madaxa Midowga Yurub ee Soomaaliya George Mark Andrea oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay arrimaha gar-gaarka, Waxaana kulanka kadib si wada jir ah Saxaafadda la hadlay Ra’iisul Wasaaraha iyo Kaaliyaha Xoghayaha Guud Ms.Catherine Brag. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo hadalka ku hormaray ayaa saxaafadda u sheegay in Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ka wada hadleen sidii wax looga qaban lahaa xaaladaha Gar-gaar ee Soomaaliya, Islamarkaana uu tilmaamay Ra’iisul Wasaaraha in Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ay tahay markii ugu horeysay oo ay Muqdisho soo gaarto. Waxaa sidoo kale saxaafadda la hadlay Ms. Catherine Brag Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM, Waxayna aad uga mahadcelisay soo dhaweyntii Xukuumadda, Iyadoona tilmaamtay iney ku faraxsan tahay imaatanka Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, Islamarkaana sheegtay iney kordhin doonaan gargaarka Shacabka Soomaaliyeed. Ugu dambeyntii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa tagay xaruntii shirka ugu socday Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xuli lahaa Gudigii Ansixin lahaa Dastuurka dalka, Isagoona soo xiray shirka Odoyaasha balse uu ugu dardaarmay Odoyaasha Dhaqanka in howlo badan laga sugayo kuwaa oo la rabo in la soo gabagabeeyo muddo 3-bilood ah. —DHAMAAD—
-
MashaAllah. The blessed rains have arrived.
-
Faisal Ali Waraabe secretly meets President Shariif in UAE
General Duke replied to Carafaat's topic in Politics
Faisal is looking for a job.. -
Why does Khaatuumo Allow this guy to visit Buhoodle?
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
He can visit because it is his town, he is home and there is nothing a weak secessionist can do about it.. -
Why does Khaatuumo Allow this guy to visit Buhoodle?
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaji this man can come and go as he pleases, while SNM militia boss Siilanyu & Warrabe make threats and are unable to set foot on Cayn. Remarkable is it not? -
Col Abdullahi Ciilmooge Launching New Administration In Jubboyinka
General Duke replied to Somalia's topic in Politics
He is a good man but needs to be careful of what he wishes for. -
The latest work of Clan federalism Hiiraan to be divided into two
General Duke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
It does not matter how many district one has, what matters is a functioning and orderly administration that can provide services to the population. Its time people woke up and at least worked towards supporting their local admins instead of complaining about other regions and working to create division and conflict. -
Carafaat;821808 wrote: Faroole is not the problem. I belief he is a good man who wants the best for the people. Just like Cade Muuse wanted. The system they ride has brought the most peace, unity, development to these regions in a Century. This is what makes you and others afraid. The secessionist are always looking for division, however note no major conflict is now afoot in Puntland. The State is peaceful, stable and moving forward...
-
Carafaat;821775 wrote: Duke, SSC elders have every tight to visit their cousins and close kind in Garowe. I The bond between brothers is unbreakable. But there is diffrence between clan and governance. And clan leaders dont govern State's. Carafat, its good you admit these people are a kin, and let me add that they wont be divided. The elders were in Garowe not for shopping but to be part of the ratification of the constitution. This in itself is the game changer.....
-
Mukulaalow;821778 wrote: Guys GD is right, these elders went to Garowe not for shopping trip, but to participate the vote for the constitution and here if you listen they are even talking about being still part of Puntland. here is the audio proof. this is big blow for khatumo. http://taleex.net/2012/04/21/madaxda-dhaqankacuqaashadhalinyarada-iyo-qurbajooga-***********-oo-shir-jaraaid-qabtay-codsawiro A huge delegation from SSC attended the Puntland ratification and you have the elders voices in audio discussing these issues.