General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Nah adeer the man who signed the 550mp agreement can only harm himself. Another one bites the dust.
  2. ^^^lool, he has gone to Baidoa adeer and he is not the PM, the man who appointed him will appoint a new one and then you will debate on his merits. Nur cade, Ahmed Abdisalaan are civilians. thats all folks..
  3. Norf adeer, I dont need a secessionist to tell me about my constitution. This charade has made some happy, for a moment, but has changed nothing. Nur Cade is a civilian a new PM is coming and the media will report the new PM and his movement. 24hr news needs only to be fed lads. Abu.. I dont know what the beef between Xasan Dahir Aways, indaCade, Abu Mansuur & Sharif Ahmed is Those warlords are just plain dumb.
  4. ^^^He always flees to Nairobi when things are tough, he has been collecting the money from those NGO's. However todays stunt is the last straw. A new PM, a new more effective cabinet is coming and Nur Cade will be no more than Sharif Xasan before him. Yey is in Baidoa and the deadline is coming..
  5. What were they thinking? Clowns have had their last day, winter cleaning is at hand in Baidoa.
  6. Wax aad looga naxo weeye in gudoomiye baarlamaan uu musuq maasuq ku dhaqmo oo shacabka iyo beelihii uu matalayaba khiyaaneeyo waxaana arimihiisu ay horyaalaan Golaha baarlamaanka oo dabcan xildhibaanada uu matalayo ayaa ka jawaabi doona khiyaanadii qaran ee uu ku dhaqaaqay ee ma ahan wax madaxwaynaha u yaala ayuu kusoo gabogabeeyay afhayeenka Madaxtooyadu war saxaafadeedkiisii.
  7. Wax codayn ah oo ka dhacday golaha baarlamaankana fadhigiisii maanta ma aysan jirin, Nuur Cadana ma ahan Raysul wasaare ee waa shacab , shalay ayaana madaxwaynuhu xilkii ka xayuubiyay isaga oo u cuskanaaya qodobka 44 aad ee axdiga ku meel gaarka ah, Madaxwaynahana sidii uu shalay u sheegayba mudo 3 maalmood gudahooda ah ayuu raysul wasaare cusub ku soo magacaabi doonaa, iyada oo aan jujuub iyo khiyaana ahayna golaha baarlamaanka ka ansixin doonaa" siddaas waxaa yiri afhayeenka Madaxtooyada Mudane Xuub Sireed oo sheegay
  8. Baydhabo: Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya oo Soosaaray warsaaxafadeed ku aadan Xiisada Sharciyeed ee ka oloosan Baydhabo 15. december 2008 APL Muqdisho (AllPuntland)- Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Mahamed Mahamuud ayaa sheegay in gabi ahaanba ayan wax ka jirin go'aan maanta kasoo baxay afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aaden Madoobe. Hadal saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya ayaa u qornaa siddaan: "Waxaa gabi ahaanba ayan wax ka jir go'aan kii maanta uu gudoomiyaha Baarlamaanka ku sheegay in xukuumadii Nuur Cade ay kalsooni ka heshay golaha Baarlamaanka, Sheekh Aadan Madoobe ku dhawaaqidiisa maanta uu ku dhawaaqay in baarlamaanku codeeyay waxay ahayd mid uu horey u soo qorshaystay ee ma ahayn mid golaha baarlamaanka ay codeeyeen... " siddaas waxaa AllPuntland u sheegay afhayeenka madaxtoouyada. "Wax codayn ah oo ka dhacday golaha baarlamaankana fadhigiisii maanta ma aysan jirin, Nuur Cadana ma ahan Raysul wasaare ee waa shacab, shalay ayaana madaxwaynuhu xilkii ka xayuubiyay isaga oo u cuskanaaya qodobka 44 aad ee axdiga ku meel gaarka ah, Madaxwaynahana sidii uu shalay u sheegayba mudo 3 maalmood gudahooda ah ayuu raysul wasaare cusub ku soo magacaabi doonaa, iyada oo aan jujuub iyo khiyaana ahayna golaha baarlamaanka ka ansixin doonaa" siddaas waxaa yiri afhayeenka Madaxtooyada Mudane Xuub Sireed oo sheegay Wax aad looga naxo weeye in gudoomiye baarlamaan uu musuq maasuq ku dhaqmo oo shacabka iyo beelihii uu matalayaba khiyaaneeyo waxaana arimihiisu ay horyaalaan Golaha baarlamaanka oo dabcan xildhibaanada uu matalayo ayaa ka jawaabi doona khiyaanadii qaran ee uu ku dhaqaaqay ee ma ahan wax madaxwaynaha u yaala ayuu kusoo gabogabeeyay afhayeenka Madaxtooyadu war saxaafadeedkiisii. AllPuntland, Xarunta
  9. ^^^How can they approve it without changing the law? And when was the law changed? The Parliment with names will be brought out Adeer nothing was done today, the news is coming and just like yesterday you will only react to Yey.
  10. ^^^Yup and the President of Somalia will lock them in the ZOO. They only reacted to the stunning move yesterday. They will need to react to the new news coming in a few days.
  11. Mudanayaasha baarlamaanka ayaa sheegay ku dhawaaqida go'aanka shakhsiyadeed ee aan ka turjimeeynin Golaha Shacabka Somalia in yahay mid Aden Madoobe u gaar ah. Isniin 15. 12. 2008 Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Aaden Madoobe ayaa kaga dhawaaqay Magaalada Baydhabo go'aan aysan isku raacsaneyn baarlamaanka Soomaaliya,kaasoo sheegaya in uu Nuur Xasan Xuseen Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ay cod aqlabiyad leh siiyeen. 143 Cod ayuu sheegay Aaden Madoobe in ay ku meelmartay Xukuumadii horey Madaxweynaha Soomaaliya usheegay in ay dhacday, waxaana uu Aaden Madoobe sheegay in aysan waxba ka jirin go'aankii ka soo baxay Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Mudanayaasha baarlamaanka ayaa ku tilmaamay ku dhawaaqidii go'aankaasi mid ka soo horjeeda Axdiga udagsan dawladda Faderaaliga ah ee Soomaaliya, waxa ayna sheegeen in uu Aaden Madoobe yahay nin galay Qayaano qaran, kuna shaqeeyey Laaluush, sida ay sheegayaan Mudanayaasha baarlamaanku. Wararka cod helida Xukuumadii shalay dhacday ayaa aysan lasocon dadka badan oo Soomaaliyeed, waxa ayna dadku isweydiinayaan sababaha keenay in baarlamaanka la horgeeyo warqad uusan saxiixin Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Allidamaale.com kalasoco warar xaqiiqada kusaleeysan Allidamaale@hotmail.com Xaafiiska Waraqabadka Allidamaale.com Allidamaale.com
  12. Adeer my savious is Allah SWT. My hero is the legend Yusuf yey who has stood up to all, even chased you clowns around SOOL afew times. Now Mesfin & Melez's move was expected nothing new and nothing major.
  13. Again the same old groups talking the same line. Adeer this was a reaction, out of anger, however no cabinet can be appointed without the signeture of the President of Somalia.
  14. Too much talk from the usual runa a mock and hide crew of SOL. The Nur Cade group is history and todays event is just a desperate reply to the stunning sword play of Yusuf Yey. The fact is no cabinet not approved of the President can be broguht to thw Parliment let alone debated or approved this is the law. The Attorney General and the Parliment are together in this. As for the hand raising activity, it was a news grabing move. But the real news is the new cabinet, which will be made up of the Parliment and powerful figures.. Again nice try Mesfin and Melez wont work though.
  15. Baydhabo: Gudoomiyaha baarlamaanka KMG ah oo ku dhawaaqay natiijo sii kordhisay muranka Sharciyeed ee Baydhabo ka aloosan15. december 2008 Baydhabo(AllPuntland)- Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aaden Madoobe ayaa kaga dhawaaqay Magaalada Baydhabo natiijada shir maanta uu ku lahaa halkaas Baarlamaanka Soomaaliya, Aaden Madoobe waxa uu sheegay inuu Barlamanku cod aqlabiyad ah uu ku ansixiyay Dawladii uu soo dhisay Raysalwasaare Nuur Cade uuna diiday Madaxweynuhu. 143 Cod ayuu sheegay Aaden Madoobe in ay ku meelmartay Xukuumadii horey Madaxweynaha Soomaaliya usheegay in ay dhacday, waxaana uu Aaden Madoobe sheegay in aysan waxba ka jirin go'aankii ka soo baxay Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Mudanayaasha baarlamaanka qarkood oo ay AllPuntland la kulantay wixii ka dambeeyey ku dhawaaqidii go'aankaasi ayaa ay laf ahaantooduna isku qilaafsan yihiin go'aanka gudoomiyahoodu ku dhawaaqay, waxay qaarkood sheegeen in uu kasoo horjeedo Axdiga udagsan dawladda Faderaaliga ah ee Soomaaliya, waxa ayna sheegeen in uu Aaden Madoobe yahay nin galay Qayaano qaran, kuna shaqeeyey Laaluush, sida ay sheegayaan Mudanayaasha baarlamaanku. Wararka cod helida Xukuumadii shalay dhacday ayaa aysan lasocon dadka badan oo Soomaaliyeed, waxa ayna dadku isweydiinayaan sababaha keenay in baarlamaanka la horgeeyo xukuumad uusan ogolaan ´dhismaheeda oo uusan saxiixin Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland
  16. Xeer ilaaliyaha DF oo hadlay 15 Dec 15, 2008 - 4:30:05 AM Xeer ilaaliyaha guud ee Somalia Dr. C/llaahi Daahir Barre ayaa taageeray go'aankii Madaxweyne Yuusuf uu xilka kaga qaaday Nuur Cadde, wuxuuna ku tilmaamay mid sharci ah. Xeer ilaaliyuhu wuxuu sheegay in Madaxweynuhu uu awood u leeyahay inuu xilka ka eryo ra'iisul wasaaraha, uuna u cuskado dastuurka dalka u dagsan oo ah. "Dastuurka ayaa qaba in Madaxweynuhu uu xilka ka qaadi karo Ra'iisul wasaaraha, hadii ay xukuumadaas ku guuldareysato inay qabato howlihii codka kalsoonida lagu siiyay" ayuu yiri Dr. Barre. Madaxweynaha DF ayaa shalay ku dhawaaqay inuu casilay Ra'iisul wasaaraha Somalia Nuur Cadde, kadib markii ay ku guuldareystay xukuumada uu hogaamiyo howlihii loo magacaabay. "Xukuumadu waxay ku guuldareysatay arimo badan oo loo doortay oo ay ka mid yihiin inay dastuur sameyso, iyadoo ra'iisul wasaaruhuna uu ku kacay musuqmaasul iyo hagadaamooyin" ayuu yiri Madaxweyne Yuusuf oo sharaxayay sababaha uu xilka kaga qaaday Nuur Cadde. Ra'iisul wasaaraha la casilay oo isaguna la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in go'aanka Madaxweynuhu uu yahay mid aan sax ahayn, isla markaana uusan aqbalin. "Madaxweynaha isaga ayaa i magacaabi kara, balse xilka igama qaadi karo, qodobada uu cuskanayana waa kuwo aysan waxba ka jirin" ayuu yiri Nuur Cadde oo xusay inay xukuumadiisu sii shaqeynayso. Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. C/llaahi Daahir Barre ayaa sheegay in Madaxweynaha go'aanadiisa aysan jirin cid ka horimaan karta, isagoo sheegay inuu dalka ugu sareeyo. "Aad baan ula yaabay xildhibaanada ka horyimid go'aanka Madaxweynaha, waayo xildhibaanada waa mar walba eegaan sharciga dalka u dagsan; oo aysan u muuqan kuwo rabsho wadayaal ah" ayuu yiri Dr. Barre. Mudanayaasha baarlamaanka ayaa lagu wadaa inay maanta ka doonaan xil ka qaadistii Nuur Cadde, taasoo siyaasado kacsanaan ah ka abuurtay Baydhabo oo ah xarunta Baarlamaanka Somalia. Garowe Online, Muqdisho
  17. In Ka Badan 110 Xildhibaan Oo U Fadhida In Ay Ra'iisul Wasaare Cusub Magacaabaan Iyo In Ay Sheekh Aadan Madoobe Beentii Uu Tirro Sheegtay Ku Marqaati Furaan ( Fadeexadii Oogu Weyneyd Sheekh Aadan Soo Marta ) Wararka deg-dega ah ee Caromooyin ka heleyso si toos ah magaalada Baydhabo waxa ay sheegayaan in ka badan 110 xildhaabaan oo aad u careysan in ay isugu yimideen xarun madaxtooyada Baydhabo, kuwaasoo aad ooga xumaaday sida sharci darada iyo qeyro mas'uulinimada xambaarsan ee uu ku dhaqmay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe. Warar Xog-ogaal ah ayaa waxa ay sheegayaan in lagu wado in ay xildhibaanada liis saxiixan una gudbiyaan, tusiyaana adduun weynaha sida sharci darada leh ee uu amaankii iyo jiritaankii DFKGS uu qatar u galiyey Macallin Sheekh Aadan Madoobe. Isla goobta ay xildhibaanada fadhiyaan ayaa waxaa lagu wadaa in sida oogu dhaqsaha badan lugu magacaabo Ra'isul Wasaare cusub, taasoo la saadaalin karin cida uu noqon doono. Waxaase shaki ku jirin in Sheekh Aadan Madoobe iyo Nuur Cadde iyo inta yar ee taageersan heshiiskii qorsoonaa ee ay wada gaareen dhamaadkiisii lasoo gaarey.
  18. ^^^The mistake has been done, and someone from Garowe is already President and can not hold the top two tiltes. Simple really.
  19. I dont know right now. But things will change thats all one can say. The free ride the clowns had will end with the new admin and the TFG transition will go beyond 2009. Insha Allah..
  20. M/weyne Yuusuf oo shaaca ka qaaday inuu xilkii ka xayuubiyey R/wasaare Nuur Cadde oo dawladiisiina ay Dhacday Baydhabo (WNT)-Madaxweynaha DFKMG saakay shir jaraaid ku qabtay xaruntiisa magaalada Baydhabo ayaa shaaca ka qaaday in ay dhacday sharci ahaan Xukuumadda uu R/wasaaraha ka ahaa Nuur Xassan Xuseen (Nuur Cadde) isla markana uu 3 maalmaad gudohood ku soo magacaabayo Ra'isul wasaare cusub oo soo dhisa xukuumad cusub. M/weyne yuusuf ayaa sheegay in shariyan ay dhacday xukuumadii uu R/wasaaraha ka ahaa Nuur Xasan Xuuseen sidaas awgeedna uu doonayo inuu soo magacaabo R/wasaare Cusub muddo 3 maalmood guddohood ah. Dhinaca kale ka hadlay heshiiskii ka dhacay dalka Jabuuti oo sheegay inuu waafaqsanyahay wallow dhianca kale uu sheegay inay jiraan qodob u baahan in heshiiskaas laga saaro oo aan waafaqsanayn axdiga ku meel gaarka ah. Waxaana uu intaas raciyey inuu shirka sii anba qaadi doonaan maadaama ay gashay xukuumadii dhacday. Mudadii ugu danbaysay ayaa waxaa si adag isaga soo horjeeday M/weyne Yuusuf iyo R/wasaare Nuur Xasan Xuseen iydoo khilaafkoodu gaaray meel aan horay loo arag. Weli ma cadda cidda uu M/weyne Yuusuf u magacaabi doono R/wasaaraha Cusub waxaase maalmihii ugu danbeeyey kula sugnaa saakana ku wheliyey shirkiisa Max’ed Cusmar Xabeeb M/dheere. Dawlada FS ayaaintii ay dhisneed waxaa soo maray laba R/wasaare ,waxaana labada M/weynaha ay ku kala tageen colaad keentay khatar ah inay qarka u fuusho inay bur burto dawlada FS intana ay soo fara geliyeen bulshada caalamka iyo weliba dawlada Ethiopia. Xarunta wararka Waayaha.net editor@waayaha.net
  21. ^^^Yet you responded to it more than 3 times,...
  22. Ra'iisul Wasaarahii Hore Ee Xilka Laga Qaaday Nuur Xuseen Xasan Oo Safar Deg-Deg Ah Oogu Duulay Magaalada Nairobi Si Uu Taageero Siyaasadeed Ooga Raadsado Urrurada Caalamiga. Ra'iisul Wasaarahii hore ee DFKGS ee xilka laga qaaday Mudane Nuur Cadde ayaa la sheegay in safar deg-deg ah ee uusan horey u shaacin oogu duulay magaalada Nairobi si uu taageero siyaasadeed iyo mid dhaqaalle ooga helo shaqsiyaad iyo urruro caalami ee ka soo hor jeeda, taabo galka dowlad dhexe ee hanata dalka in aysan Soomaaliya ka hir gelin. Ra'iisul Wasaaraha oo ay la socdaan xubno aan ka badneyd 7 xildhibaan ayaan waxaan la garaneyn waxa uu kala kulmi doono hey'adaha caalamiga ah ee daneeya danaha Soomaaliya, iyadoo la ogsoon yahay in Mudane Nuur Cadde isku dayi doono in uu ku eedeeyo Madaxweynaha iyo aqlabiyada Baarlamaan ee taageersan in ay ka soo horjeedaan shirka nabadeynta ee Jabuuti lagu gaaray, taaso lawada ogsoon yahay in aysan beelaha Soomaaliyeed u wada dhameyn. Muwaadin Nuur Cadde, Ahmed Cabdisalaan, Sheekh Shariif ayaa waxaa lafilayaa in ay isku mowqif ka qaataan go'aanka samato bixineed ee uu Madaxweynaha qaatay iyada oo ay goob joog u ahaayeen in ka badan 150 xildhibaan goobta shirka ka dhacay. Muwaadin Nuur Cadde ayaa lagu wadaa in howlahiisa samato bixineed ee laanqeyrta cas in uu dib oogu laaban doono, kol haddii uu ku fishilmay hogaanka iyo horumarka waddan dhibaatooyin badan aafeeyeen, adduunka intiisa kalena saameyn xoog leh ku yeeshay.
  23. Xaji he needs 139MP's a simple majority, he has 200 MP... Thus go to the math, there is a new PM coming. As for the post. President Yusuf fought for his country in 1964 & 1977-78. He fought against the Barre regime. He fought against the warlords led by Aydeed. Today he fights those who would want no governance for Somalia. A warrior who has high principles and the founder of the successful Puntland state of Somalia.
  24. Yusuf oo xilka ka qaadey Ra'isal wasaare Nuur Cadde 14 Dec 14, 2008 - 3:49:07 AM Madaxweynaha Somalia C/llahi Yusuf Axmed oo shir jaraa'id ku qabtay Madaxtoyada Baydhabo saakay [Dec 14, 2008] ayaa sheegay in Ra'iisul wasaare Nuur Cadde iyo xukuumadiisu ay dhaceen. Yuusuf, ayaa shirkiisa jaraa'id oo koobnaa ku sheegay in sharciyan ay dhacday xukuumada uu hoggaminayo Nuur Cadde, sidaa daraadeena uu ku dhawaqay xil ka qadistiisa, uuna soo magacaabyo Ra'iisul wasaare cusub. "Mudo 3-maalmood gudahood ah ayaan kusoo magacabayaa Ra'iisul wasaare cusub, maadama ay xukumada uu horkacyo Nur Cadde ay dhacday sharciyan" ayuu yiri Madaxweyne Yuusuf. Ra'iisul wasaaraha xilka laga qaaday Nuur Cadde ayaa ku sugan Baydhabo, ayaa ganafka ku dhifte go'aanka Madaxweynaha xilka kaga qaadey iyada ee uu sheegey ineysan dastuuri aheyn. Madaxweynuhu wuxuu ka hadlay heshiika Jabuti, isagoo shegay in heshiiskas uu taabacsan yahay, isla markaana uu sii soconayo, balse wuxuu carabka ku dhuftay inuu dhaliilsan yahay qodobo dhowr ah. "Heshiiska Jabuuti waxaa ku jira qodobo yaryar oo ka horimaanaya dastuurka dalka u dagsan, waxaana rajeynayaa in qodobadaas laga saaro" ayuu yiri Yuusuf oo markii uu shirka jaraa'id qabanayay uu dhinac fadhiyay Max'ed Dheere. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay GO in Madaxweyne Yuusuf ay miiska u saaran yihiin inuu xilkaas u magacaabo Max'edh Dheere iyo Gacamadheere oo ay si weyn isugu dhow yihiin. Max'ed Dheere oo uu xilka ka qaaday Nuur Cadde ayaa sadex maalmood ka hor tagay Baydhabo isagoo kulamo ay albaabadu u xiran yihiin la lahaa Madaxweynaha Somalia iyo mudanayaal taageersan. Baarlmaanka ayaa kulan ku leh xaruntiisa ADC ee Baydhabo, kaasoo ay kaga hadlayaan khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Yuusuf iyo Ra'iisul wasaaraha xilka laga qaaday. Go'aanadii kasoo baxa fadhiga Baarlamaanka, waxaa lagu dhawaaqi doonaa isla maanta, waxaana idiin balanqaadaynaa inaan sida ugu dhaqsiyaha badan idin kugu soo gudbino. Garowe Online, Baydhabo