General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Bossaso will have the largest airport in Somalia source
  2. Balcad: Al-Shabaab oo awood looga saaray degmada Balcad 10. Januar 2009 Balcad(AllPuntland)- Dagaal xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyaddiisa kala duwan ayaa maanta ka dhacay gudaha degmada Balcad oo 35 KM dhinaca Waqooyi kaga beegan magaalada Muqdisho, kaasoo u dhaxeeyay Maliishiyooyin kala taabacsan Midowga Maxkamaddaha iyo Ururka Al-Shabaab. Dagaalkan oo ahaa mid xoogan ayaan la ogeyn khasaaraha uu geystay ilaa iyo hada, hase ahaatee waxaa lagu soo waramayaa in maliishooyinkii taageersanaa Ururka Al-Shabaab guud ahaan laga saaray degmada Balcad waxaana dagaalka uu markii danbe u gudbay dhinaca baadiyaha. Xaaji Maxaadeey Guudow oo ka tirsan dadka deegaanka Balcad ayaa AllPuntland u sheegay in ciidamo ka tirsan Maxkamaddaha ay maamulka degmada hayaan xiligan isla markaana kooxihii ka tirsanaa Al-Shabaab laga saaray magaalada, waxaana uu Xaajigu uu sheegay in gudaha degmada ay gaaf wareegayaan Gaadiidka Dagaalka iyo ciidamo fara badan. Dagaalkan ayaa ku soo beegmay xili xubnaha ugu sareeya Maxkamaddaha ay cambaareyn iyo eedeyn ay u jeedinayaan ururka Al-Shabaab, iyagoo sheegay in howlaha ururka Al-Shabaab aysan aheyn kuwo ku saleysan Diinta Islaamka isla markaana tallaabooyinka ay qaadayaan aysan aheyn kuwo ay ku dhaqaaaqaan dad sheeganaya iney yihiin Islaam, Sh. C/raxmaan Janaqow ayaa ku eedeeyay Al-SHabaab in ay wadaan dano shisheeye isla markaana aysan dooneyn in dalka lagu soo dabaalo xasilooni iyo nidaam. AllPuntland, Balcad
  3. ^^^Adeer in elections one wins and one looses, as for the Sanaag folks why not give the top post if you a serious?
  4. Red Sea adeer I am sorry you had to make up history to comopare to the progress of Puntland. Tuur was chased out and exiled from the secessionist enclave and became a puppet of warlord Aydeed [is this not correct] Egaal thus ran the show until his death and his deputy has run the show untill now. Riyaale also gave himself an extension by using force. Puntland has had smooth transfer of power from Yusuf to Hashi. From Hashi to Cade and now from Cade to Faroole.. Nothing to compare adeer..
  5. Madaxweynaha PL oo khudbeeyey Masjid 9 Jan 9, 2009 - 11:49:35 PM Madaxweynaha MGPL C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta [Jimce Jan 9] casuumaad Khado sharaf ah u sameeyay Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, qadadaasi oo ka dhacday Jaamacadda PSU ee magaalada Garoowe, waxaana ka qeybgalay casuumaadaasi Xildhibaanada Baarlamaan iyo Musharaxiintii tartanka uu kaga guuleystay. Md. C/raxmaan Faroole oo casuumadaasi ka hadlay ayaa sheegay in ujeedada qadadani ay tahay in uu u mahad celiyo Golihii Wakiiladda PL kalsoonidii ay shalay siiyeen Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa iyo in mar kale ay dib isugu soo noqdeen Musharaxiintii u tartanmeysay xilka Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa ee markii danbe cododka lagu kala haray, wuxuuna Faroole uu sheegay in Musharaxiinta ay ka shaqeynayeen dib u heshiisiinta iyo isbadal ka dhaca Puntland, isagoo ku tilmaamay doorashadii shalay mid Dimoqraadiyad, Musharaxiin kalena uu sheegay in ay tanaasuleen markii ay qiimeeyeen xaalada dalka. Madaxweynaha cusub ee Puntland oo hadal gaaban oo hambalyeyn ah ayuu sheegay in wax badan uu ka hadlay siyaasadda balse maanta hadalkiisa uu ku kooban yahay mid mahad celin ah oo uu u jeedinayo Xildhibaanada Baarlamaanka iyo Musharaxiintii uu ka guuleystay. Dhanka kale Madaxweyne C/raxmaan Faroole ayaa maanta khudbad ka jeediyay Salaadii Jimcaha kadib Masjidka Saxaaba ee magaalada Garoowe, isagoo khudbadiisa ku saabsan xaaladda Puntland iyo sida wax looga qaban karo, wuxuuna sheegay in uu u istaagi doono sidii uu isbadal ugu dhalin lahaa dhinaca amaanka. Waxaa uu ka hadlay Mr. Faroole dhibaatooyinka burcad badeeda iyo mida amni ee ka jirta deegaanada Puntland, isagoo in guud ahaan amniga bad iyo bari xoogga la saari doono sidii loo soo afjari lahaa dhibaatooyinkaasi. Waxaa kaloo uu balan qaaday Madaxweynaha shalay loo doortay hoggaaminta Puntland in uu ka shaqeyn doono sidii horumar muuqda loo gaarsiin lahaa guud ahaan gobolada Puntland ay ka kooban tahay, wuxuuna Faroole uu sheegay in maamulkii hore uu wax badan ka qabtay horumarka bulshada inkastoo aan la gaarin meeshii la rabay. Faroole wuxuu sheegay in hadii aysan shacabka la shaqeyn Dowladda aysan wax wadi karin, sidaasi darteedna wuxuu ka codsaday shacabka in ay noqdaan kuwo maalin iyo habeen u taagan la shaqeyn dowladda si howlaheeda ay u noqdaan kuwo hirgala. Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa tan iyo markii uu shalay ku guuleystay waxaa uu kulamo kala duwan uu la qaadanayey waxgaradka, siyaasiyiinta, Isimada, Musharaxiintii hore iyo qeybaha kala duwan ee bulshada oo ka soo gaarayey halmbalyooyin. RADIO GAROWE
  6. ^^^Abwan you are just full of clan hate and envy adeer, the Pirates are a small outfi who have made huge money against foreign groups looting our sea. The President has nothing to do with this..
  7. They dont look alike, maybe the hat is confusing you. Anyhow next time can you not spoil my wonderful thread with such garbage. Thanks
  8. The election which was a rarity in character in Africa, let alone Somalia, has set an example of how democracy is at work in pockets of Somalia. It was peaceful. The nine contestants were satisfied with the result. The winners were heartily congratulated by the losers. The Puntlanders, who were relieved on the serenity of the election, welcomed the result. UN nations office for Somalia
  9.  United Nations Political Office for Somalia. Jan. 9, 2009 Puntland, an autonomous region of Somalia, has just wound up its presidential election. Abdirahman Mohamed “Farole” won the presidential seat. Abdisamad Ali Shire became the Vice President. What is striking about this election is not the leaders elected. It is rare procedure and fairness this election took place in a country emasculated by decades of bloodshed and chaotic clan-based power struggle. The election which was a rarity in character in Africa, let alone Somalia, has set an example of how democracy is at work in pockets of Somalia. It was peaceful. The nine contestants were satisfied with the result. The winners were heartily congratulated by the losers. The Puntlanders, who were relieved on the serenity of the election, welcomed the result. Puntland is an autonomous region which accounts for one third of the Somali territory. After Somalia slipped into bloody civil war, the community leaders and the politicians of Puntland decided to cordon off the State from the deepening mayhem a decade and a half ago and called it Federal State of Puntland. It acquired its democratically elected local government and had three had three Presidents democratically elected since then. A lesson beneficial lessons needs to be learned from this by not only Somalia but the whole continent up by civil wars.
  10. Thats not even an insult, are they equating the man with the Pirates from his region? Anyhow keep it coming ya lads, you wont kill Puntland with cheap talk.
  11. Laascaanood, Jan 08 - Mudaaharaado lagu taageeray doorashada M/weynaha cusub iyo ku xigeenkiisa ee Puntland oo ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool 9. januar 2009 Banaanbaxyo lagu taageerayo madaxweynaha cusub ee Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo ku xigeenkiisa C/samad Cali Shaire ayaa ka dhacay xaafadaha magaalada Laascaanood. Dadweyne aad u faro badan ayaa maantay markii ay maqleen in isbadel uu ku yimid hoggaanka Puntand, lana doortay Madaxweynaha cusub Md. C/raxmaan Maxamed Faroole isugu soo baxay wadooyinka magaalada, iyaga oo dareenkooda ku muujinaya sida ay u soo dhawaynayaan isbedalka siyaasadeed ee ka hanaqaaday Puntland. Dadkan isu soo baxay ayaa ku dhawaaqayey erayo ay ka mid yihiin 'Puntland ha noolaato', iyagoo sitay calanka Soomaaliya ee buluuga ah. Sidoo kale ayaa mudaaharaadayaashu ay dhaleeceeyeen hoggaankii hore ee Puntland ee ay madaxda ka ahaayeen M/weynihii hore Cadde Muuse iyo ku xigeenkiisii Xasan Dahir Afqudhac. Sida ay noo sheegeen dad goobjoogayaal ahaa, ciidanka Somaliland ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa siku deyey in ay kala dareeriyaan dadka mudaaharaadyey, markii dambena rasaas ooga kaga qaaday. Qaar ka mid ah dadka mudaaharaadayey ayaa la sheegay in xabsiga loo taxaabay. Lama sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay mudaaharaadadaas. Maxamed Kooshin, Idaacada Daljir.
  12. ^^^Lool. I nearly fell of my chair, adeer I do not harbor hate for the dead that would be self defeating. Siyad Barre is the enemy and the bogyman of the secessionist he is the central character in their myth. Thus how can you hate him and then accept his goons as your leaders, but I guess that’s beyond your understanding. Most secessionist don’t know anything outside what they are taught by their secessionist elders. Thus Somaliland leaders are, Tuur who fled and went to work for Aydeed. Egaal who was a PM of Somalia and then a secessionist believer. And Riyaale the man who used to lock up the SNM clan sympathies, who now holds power through fear and gives himself long extensions. What are we to learn from a bunch of confused no bodies who claim the Queen was their mother?
  13. Faahfaahin ku saabsan Kulankii maanta ka dhacay Garoowe iyo khudbadii Ilko General C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir ayaa la kulan la qaatay maanta Isimada,Siyaasiyiinta aqoonyahanada Reer Sanaag,kulankaas ayaa ku saabsanaa sidii Looga shaqayn lahaa Nabada isla markaana loo saari lahaa xooga Kulankaasi oo ka dhacay Qasriga Gen-ka ee Magaalada Garoowe Kulankaas waxaa ka hadlay General C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir,Suldaan Siciid Suldaan C/Salaan,Garaad C/laahi Cali Ciid,Xidhibaanad Caasho Axmed Cabdale,Cali Maxamuud Xasan [ Cali Ceelaayo],Cor Mahamed C/laahi Muuse,Cor Maxamed Xaaji Cali [Af-Lul] iyo dad kale oo badan waxaana hada jooga magaalada Garoowe siyaasiyiin aad u badan oo ka soo jeeda Sanaag Kulankaas waxaa lagaga hadlay waxyaalo markaa la qiimeeyey xaalada Soomaaliya marayso waxaana ugu muhiimsanaa 2 qodob ee hoos ku qoran In la ilaaliyo Midnimada iyo wadajirka Soomaaliyeed In la ilaaliyo Midnimada iyo wadajirka Puntland Isku soo duuboo kulankaas ayaa ahaa mid si heer sare ah looga dooday xaalka dalku marayo iyo sidii looga qeyb qaadan lahaa dib u heshiinta waxaa ka mid ahaa dadkii sida xoogan u hadlay Xidhibaanad Caasho Axmed Cabdale oo ka mid ah Golaha Baarlamaanka ee TFg ayaa Kulankaasi Joogtay waxayna sheegtay in dhamaan La Gaadhay Guul iyo Barwaaqo, Caasho ayaa ku dheeraatay Xaalka Somaliya Meesha uu Marayo iyo in Loo Baahanyahay bad baado xoogan. Waxaa kaloo la sheegey in wararka beenta ah ee laga qoray dhahar aanay waxba ka jirin oo sawirada la socdaa ay yihiin kuwii garoonka kubada gacanta ee Mugdisho General C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir halka ka dhegeyso Khudbadii uu jeediyey Doorashadii ka dib Riix Halka Siciid C/laahi allsanaag.com
  14. Adeer Ibtisam, the SNM were a bunch of little hooligans who killed civilians and acted brave. The Nazi party nearly conquered the world thus I don’t understand your point. You did not answer anything, do you even acknowledge the barbaric act committed by your little clan hooligan outfit in Borama, against the people of Borama? How was this crime addressed?
  15. Ibtisam Again you are confusing yourself dear. What can we learn from Tuur, Egaal & Riyaale? Tuur was chased out and the resulting conflict cost the lives of thousands, with destruction of cities and even inter-clan cleansing. Egaal held on to power until death. Riyaale was his deputy and has ever since held to power, arrested many politicians, attacked others and even killed militias against his rule. His group have looted money build mansions abroad and ignored the development of the region and welfare of the common folk. Adeer we in Puntland have the power to get rid of our leaders, their seat, clan or power means nothing. Thus who is the teacher here, as for the shirt changes, it’s a great adage. However Riiyaale, Siilanyu, Egaal & Faisal Warrabe all used to kiss the late Siyad Barres behind and now are “Mujahidin” you hate Siyad but celebrate and protect his henchmen who used to beat on your elders and civilians. Funny how weak and gullible the secessionist are. Our leader was the lion who fought Barre, all yours used to work and meekly follow his orders.
  16. Does the Burco-Berbera-Hargaysa traingle recognise the massacre of the civilians of Borama? Again answer the question, do you and your SNM mafia recognise what took place and the civilain deaths?
  17. the poor and weak are assisted by the regional government. According to the new leader, the Farole administration will establish an organized and effective Puntland security force that can restore law and order across the vast region in Somalia's northeast. "My priorities will be restoring security, improving public service, developing economic sectors and empowering the free-market economy," He spoke at length about his policy regarding relations with Somalia's Transitional Federal Government (TFG), saying: "We will never allow anyone to violate the federal system." Dr. Farole said.
  18. ^^^How was it addressed? Does the Burco-Berbera-Hargaysa traingle recognise the massacre of the civilians of Borama?
  19. This guy Somali Castro is giving the secess and her goons a bloody nose in SOL.
  20. What mistake, we just changed our admin, an opposition man just defeated a setting President? A smooth transfer of power has taken place, the ex President congratulated his former foe and wished him the best and moved on. Open your eyes young lady it is you who needs to learn from Puntland. Riyaale did he not jail the opposition Qaran party leaders for 145 days? Did he not get an illegal extension by force that resulted in militiamen shooting civilians some losing their lives? :eek: Learn from Garowe dear child we had an election and it was not bloody, it was smooth as it could be.
  21. ^^^Somaliland had two dictators one died and the other is alive. For 17 years two men have become rich while everyone is deluding themselves with nonsence. Riyaale a former NSS spy master. Faisal [confused] Warrabe & Silanyu mini warlord,can not be an example of higher aiming Go tell that to the Children..