General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Ibti: No it was not dear, they bombed SUDAN and people where hushing it up. It was not even discussed in the Arab meeting.
-
Meiji adeer, Again you seem distracted, we are discussing the reformation of a state organ and nothing more. I know you lack any understanding of the issues at hand. As for the religious leaders our Imaam, Shiekhs and Ulema are behind the state, there was even a successful meeting held only a few days ago. So take that religious fakery somewhere else lad. Abu: that was funny. Puntland Nationalist Party lool. Puntland is for Puntlanders you hear .. On a serious note, Puntland is a Somali state and it is for all Somali's.
-
Riyaale magic clan backlash against people of BORAMA
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Yeah thats right son. -
Riyaale magic clan backlash against people of BORAMA
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^loool, were you not the one making threats, foaming from the mouth hating on puntland and waging cyber Jihad, from the comfort of your home in Boston and attacking the “Americans system” and other Kaffirs while at the same time you were sipping Coffee in star bucks doing your homework with your white classmates? Somali’s are reactionary you have the same disease as these posters attacking Borama, :rolleyes: -
^^^nonsense, the President comments are a clear sign he will bring them in saxib, as for "its impossible and all that" I am appauled at your lack of understanding. the Garoweonline spin is a clear attack at the PIS and its structure and thus the President is not happy with this entity that he inherited. Again your defense of this entity is a worry adeer and you of all people should not be playing this silly game, again read my lips this PIS you are talking about will be reformed and their actions and their failures highlights that they need to. Again dont make a big deal out of this, Puntland is one entity and anything outside the government and peoples power will be crushed.
-
^^^Adeer I would love the security forces to be wonderful and well trained and so on. But their actions defeat the whole argument, they attacked a man in broad daylight, they sparked a riot, one of their own was killed as he was run over by their own car. What on earth are you on about? . Look the head has to go and so does the top brass and they need to be rained in completely. As for your comments they make no sense The PIS is an organ of the state, thus why are you defending it? It is part of the Faroole admin now and like the ministries and the police and the army its up to the Faroole government to deal with. Thus brother give your opinion but don’t take a stance that makes it out as if you have vested interest in this entity which is no more than a cross between civil service and the police. They are no more than government employees. And as such accountable to the government and the people.
-
Yaa lagu tuhmayaa dilkii Siyaasiga C/raxmaan Shifti, baaritaan la sameeyay oo lagu ogaaday. Qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyed ayaa si weyn uag gil gishay dil bareer ah oo maalin ka hor Magaalada Muqdisho loogu geystay Siyaasi caan ah oo lagu magacaabi jiray C/raxmaan Maxamuud Jimcaale Shifti, waxaana tan iyo dilkaas isa soo tarayay cambaareynta loo jeedinayo. Dilka Marxuum C/raxmaan Shifti ayaa la sheegay inuu yimid kadib markii Gaari uu saarnaa oo marayay Isgoyska Dabka ee Wadada Maka Al-Mukarama laga soo dajiyay, dabadeedna si bareer ah ay u dileen Rag Hubeysnaa. Mid ka mid ah Xubnaha Gudiga Ammaanka Qaranka oo ka mid ah Gudiga loo saaray inay soo baaraan dilka Marxuumka ayaa si horu dhac ahaan u sheegay in dilkaas uu u dhacay si ula kac ah. Sarkaalkan oo gaabsaday magaciisa ayaa xusay in maalinimadii isniinta oo taariikhdu aheyd 30-ka Bisha Maarso Siyaasiga gaari ay wateen C/raxmaan Shifti, Labo ka tirsan Ilaaladiisa iyo nin kale oo lagu magacaabo Prof. Tolberti oo marayay Isgoyska Dabka ay joojiyeen rag hubeysan, oo ku amray in gaariga ay ka soo dagaan, dabadeedna ay bareer u dilaan. Waxaa uu sheegay Sarkaalkaas in la dilay xilli uu isu sheegayay cida uu ahaa isla markaana kooxaha dilay ay ahaayeen Ciidamada Maxamadaha qeybta Dowladda raacsan. Gudiga loo saaray arrintan oo ka kooban Saraakiil Ciidan iyo Mas'uuliyiin ayaan wali warbixin ka soos aarin baaritaakooda, hase yeeshee waxaa la dhowrayaa sida ay uga hadlaan dilkaas iyo sida xal looga gaaro, bacdamaa qoyska Siyaasiga C/raxmaan Shifti ay soo jeedinayaan in Maxkamad la soo taago kooxaha ka dambeeya. Muranka ugu weyn ee ka taagan dilka Marxuum Shifti ayaa ah mid wali taagan, iyadoona siyaasigaas ahaa nin inta badan ka soo dhex muuqday masraxa siyaasada, isagoo si kala duwan ula soo shaqeeyay dhinacyadii siyaasada ee dalkan soo maray. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
-
Xildhibaan Caamir Shakeeti oo dhaawac halis ah loogu geystey degmada Shibis, & cabsi soo food saartay Xildhibaanada baarlamaanka. (01-04-2009)Waxaa Saakay degmada Shibis dhaawac halis ah loogu geystey mid kamida Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Caamir Maxamed Shakeeti, waxaana weerarkaas geystey sidaay ay wararku nagu soo gaarayaan, dabley ku hubeysan bistoolado oo markii dambena goobti ka cararay. Goob joogayaal ayaa sheegay in Xildhibaanka la weeraray xilli uu ku sugnaa Suuq ku yaala degmada shibis waxaana falkaas geystey 3-nin oo ku hubeysan bistoolado, kadibna goobtii isaga cararay intii aaney soo gaarin ciidamda dowladdu. Raxan ka tirsan ciidamada dowladda ayaa markiiba soo gaarey goobta weerarka lagula beegsaday Xildhibaan Caamir Maxamed Shakeeti oo hore uga tirsanaa baarlamaankii maamulkii hore ee TFG-da ee haatan noqday baarlamaanka lagu badiyey wadaadada iyo qurbajoogta. Waa weerarkii labaad oo todobaad guduhiis Magaalada Muqdisho loogu geystey Siyaasi caan ah, waxaana maalmo kahor wadada Maka Al Mukarama dil toogasho ah lagu qaarijiyey Cabdiraxmaan Shifti iyo mid kamid ahaa Ilaaladiisa, ilaa iyo haatan ma jirto cid loo soo qabtay dilkiisa. Dalkanews.com Muqdisho

Hargaysa: Riyaale swift response to Siilanyo Co
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The dream team or the Magics -
^^^Sack the heads, their latest action was unprofessional and dangerous it even got a soldier killed and civilians in the crossfire. 2. I would integrate it into the security forces and would report directly to the Interior and security ministry and to the President. They need to work on all criminal activities and not chase after a few wadaads. They need much reform lad and the heads must pay for the silly stunt that cost us dearly.
-
Riyaale magic clan backlash against people of BORAMA
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
An overly enthusiastic Riyaale Supporter from Borame wrote this topic source Some fake story to hype up the clan anger -
Mucaaradka SL oo loo jawaabay 1 Apr 1, 2009 - 12:42:36 PM Madaxtooyada Maamulka la magacbaxay Somaliland ayaa maanta [Apr. 1] si kulul uga jawaabtay war uu maalintii shalay ahayd baahiyahay Xisbiga Kulmiye kaasi oo uu ku sheegay in aanu aqoonsan doonin Xukumada Madaxweyne Dahir Rayaale marka la gaadho 6 April isaga oo sheegay in wixii waaqtigaasi ka dambeeya ay yihiin shaqsiyaad caadi ah. Hadaba war-saxaafadeedka uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadu waxa uu u dhignaa sidan: "Aniga oo tix-raacaya hadaladii dhawaan uu siiyay warbaahinta dibada iyo gudahaba Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ee uu ku daadifaynayay doorashooyinka Madaxtooyada wakhtiga la qabanayo, waxa ay yihiin erayadii uu mar walba ka dhawaajin jiray caadadana u ahaydin uu ummada u sheego tan iyo doorashadii hore ee Madaxtooyada. Marka hore waxa aanu leenahay in hadalada ka soo yeedhaya isaga iyo xisbigiisa ay yihiin kuwo xad gudub qaawan ku ah xeerka iyo dastuurka Somaliland sida ku cad qodobka 83-aad, faqradiisa saddexaad, waxa aycadaynaysaa in Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ay xilka kala wareegikaraan Madaxweyne cusub oo la soo doortay. Waxa Guurtidu ay xaq u leedahay in ay kordhiyaan wakhtiga Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa in ay xilka sii hayn doonaan sida ku xusan qodobka 83-aad,faqradiisa 5-aad ee dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland tan iyo inta aydalka ka qabsoomayaan doorashooyin. Sida aynu wada ognahay Siilaanyo iyo Xisbigiisu waxa uu hore ganafka ugudhuftay una daadifeeyay wakhtigii ay Komishanka doorashooyinku hore ugu cayimeen in doorashada Madaxtooyadu ay dalka ka qabsoonto. Gudoomiyaha KULMIYE waxa uu hore uga dhawaajiyay in ay ku kalsoon yihiin go'aanka Golaha Guurtida ee dastuuriga ah, hadana waxa uu diidan yahaygo’aankii golaha guurtidu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen Muddo kordhintawakhtiga Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisu ay xilka sii hayn doonaan. Waxa haddaba muuqata oo cidna aan ka qarsoonayn in Gudoomiyaha KULMIYE iyo xisbigiisu toona aanay qadarinayn dastuurka ummadu ay dhigatay ee ay xisbiga ku yihiin. Dalku doorasho ayuu diyaar u yahay , iyadoo mar kasta loo marayo dastuurka iyo xeerka laga soo dheegay dastuurka dalka u dhigan, waxana haboon qofkastaa oo hiigsanaya in uu hogaamiye dalka ka noqdo in uu aamino una hogaansamo dastuurka iyo xeerka dalku leeyahay. Waxaanu kula talinaynaa Xisbiga KULMIYE iyo hogaankiisaba in ay dalka kajoojiyaan naxliga iyo dibin-daabyada ay caadada ka dhigteen. Ummada reer Somaliland waxa ay jidaysatay in ay si nabadgelyo ah uga qayb galaan tartanka doorashooyin xor ah oo xalaal ah oo la mid ah kuwii horeba dalkauga qabsoomay. Ugu danbayntii, waxaanu shacbiga u sheegaynaa in aan cidna laga aqbalaynin in ay handadaad iyo doc faruur ku sameeyaan ku dhaqanka shuruucda iyo xeerarka ummadu ay mahadisay." Waxaa Magaalada Hargeysa si weyn looga dareemayaa dhaqdhaqaaqa siyaasadeed iyo hadalada ay isweydaarsanayaan siyaasiyiinta sare ee Axsaabta kuwaasi oo qoloba qolada kale ay si weyn u eedaynayso. RADIO GAROWE
-
Riyaale magic clan backlash against people of BORAMA
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -

Malaha waa yaabe, Reer Boorame waxay Riyaale u haystaan geesi ka adkaaday Beelaha Dhexe oo cadaawad ay hore u qabeen uga aargudaya. Reer Boorame waxay si fudud u illaaween godobtii weyneyd ee ay ka galeen Beelaha Dhexe :eek: ee Somaliland markii ay la safteen Taliskii Siyaad Barre ee maato-layska ahaa oo dhibaatada weyn u geystay Beelahaas siiba sannadihii 1988 iyo 1989 dabadeedna inta cafiska laga doortay 1991 awoodda iyo codka Beelaha Dhexe u suurtogelisay in Daahir Riyaale loo doorto madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland. Lama garanayo sababta ay Riyaale iyo Reer Boorame uga abaal-ka-dhacayaan Beelaha Dhexe ee Somaliland iyo waxa uu ku salaysanyahay nacaybkooda dabiiciga ah. Maxay Reer Boorame u garan la`yihiin abaalka weyn ee loo galay laguna aaminay madaxtinimada Somaliland oo haddii ay hagaagto magac ku helayaan haddii ay xumaantana dadka kala mid noqdaan oo aanay dusha u ridan eedeeda iyo taariikh xumadeeda. -
Its hot in hells kitchen. Reer Booramow Danbaa Waarta ee Xukun Ma Waaro April 1st, 2009 Qalaalasaha iyo dagaallada sokeeye ee ka oogma Qaaradda Afrika waxaa sabab u ah madaxwyene inta la doorto isku bedela kelitaliye macangag ah oo ay si maangaabnimo ah oo gadaal laga shaleeyo u taageerto beesha uu ka soo jeedo. Marka xaalad kelitalisnimo ku habsato dal, ummaddu muddo ayay samirtaa kuna dadaashaa inay furdaamiso xaaladda si looga hortago dhibaato dhacda. Haddii xukunka dulmiga ku dhisan uu diido furdaaminta iskana indhatiro u hoggaansanka dastuurka iyo maslaxadda guud, waxaa markaas qaraxda cadhada biirta ee dadweynaha waxaanay iska-badbaadisaa dulmiga. Sidaas ayuu ku dhashaa dagaalka sokeeye ee ka dhaca dal. Dastuurka oo lagu dhaqmaa waa danta iyo maslaxadda ummad waayo waxa uu horseedaa cadaalad, cadaaladuna waxay keentaa nabad iyo horumar halka cadaalad-xumada iyo dulmiga laga dhaxlo iska-horimaad, dagaal sokeeye iyo burbur. Taariikhdu waxay caddaynaysaa in dulmiga inta ku adeegata iyo inta taageertaba ay ku dambeeyaan jab iyo taariikh xumo. Sida dalal badan ka dhacday, Jamhuuriyadda Somaliland iyo Somalia waa laba dal oo kala noqday kadib markii dhibaato weyn ay dhexmartay (1960-1990). Somaliland waxay leedahay xuduud caalami ah waxaanay xaq aan la duudsiyikarin u leedahay aqoonsiga Beesha Caalamka. Markaas madaxweyne kasta oo loo doorto Jamhuuriyadda Somaliland waxaa waajib ku ah inuu ku dhaqaaqo kuna maamulo dalka shuruudaha siyaasadeed ee ay ku kasbankarto aqoonsi dhakhso leh iyo horumar kuwaas oo kala ah: Qabashada doorashada madaxweynaha xilliga loogu talagalo, ilaalinta nabadgelyada, ku dhaqanka dastuurka qaranka, horumarinta dhaqaalaha iyo dhawrista xuquuqda muwaadiniinta. Madaxweynaha ku xadgudba ama si kas ah dhaawac ugu geysta shuruudahan siyaasadeed waxa hubaal ah inuu yahay qaran-dumiye ka soo horjeeda madaxbanaanida Somaliland lana dagaallamaya aqoonsigeeda Beesha Caalamka. Xukunka Somaliland ka jira maanta ee uu madaxweynaha ka yahay Daahir Riyaale Kaahin waa xukun ku dhisan maskax kelitalisnimo :eek: iyo dulmi laga soo gudbay oo si kas ah ugu xad-gudbaya una jebinaya shuruudaha siyaasadeed ee kor ku xusan waxaanu si cad ula dagaallamaa madaxbanaanida iyo aqoonsiga Somaliland . Sida Afrika ka dhacda, Daahir Riyaale waxa uu taageero weyn ka haystaa oo qudha Gobolka Awdal siiba Beeshiisa oo sacabka u tumaya raallina ka ah falalkiisa lidka ku ah qaranka. Marka laga reebo tiro kooban oo iyagana markasta loo hanjabo sida ku dhacday dhallinyaradii Reer Boorame ee dhawaan ku biirtay Xisbiga Qaranka ee KULMIYE, waxay madaxda dhaqanka, wasiirada, xubnaha Golayaasha Qaranka, madaxda Gobolka Awdal, siyaasiyiinta, indheer-garatada iyo dadweynaha Reer Boorame si weyn ugu taageeraan Daahir Riyaale dulmiga, kelitalisnimada iyo dhul-balladhsiga iyaga oo taageeradaas ku muujiya saxaafadooda, shirarkooda, waraysiyadooda iyo khudbadahooda ay ka jeediyaan banaanbaxyada loo sameeyo Riyaale iyaga oo ku xumaynaya Beelaha Dhexe ee Somaliland ku aflagaadeeya mooqifkooda toosan ee ka soo horjeeda kelitalisnimadiisa. Waxaa lagu maahmaahaa, “Dhaawac eebo waa laga bogsadaa, dhaawac carrab-xunse lagama bogsado.” Waxaa kale oo lagu maahmaahaa, “Af-xumo nabadna waa kaa geysaa colaadna waxba kaagama tarto.” Maanta waxaa lagu jiraa waqti casri ah oo wax kasta la duubo lana diiwaangesho. Codadka ka soo baxaya inta badan Salaadiinta Awdal waa nabad-diid, maslaxa-diid iyo samo-diid. Marka laga reebo shakhsiyaad kooban oo ah caada-qaatayaal dhuuni-raac ah oo Riyaale ugu adeega laaluush iyo jagooyin, madaxda dhaqanka, xubnaha Golayaasha Qaranka, siyaasiyinta, indheergaratada iyo dadweynah gobollada kale ee Somaliland aad ayay uga soo horjeedaan Xukunka Riyaale waayo wuxuu isku bedalay kalitalye dhaqankiisu lid ku yahay aqoonsiga iyo madaxbanaanida Somaliland. Madaxda dhaqanka ee Reer Awdal marnaba kuma dhaliilaan kumana canbaareeyaan madaxweyne Riyaale kelitalisnimada iyo xad-gudubyada uu kula kacayo ummadda iyo dalka balse way ku
-
London: President Obama meets Queen on trip to my town
General Duke replied to General Duke's topic in General
^^^Yeah there was a report that came out that old Hussain Obama was imprisoned and tortured by the Brits. -
London: President Obama meets Queen on trip to my town
General Duke replied to General Duke's topic in General
Norf, old boy the old Prince is a funny individual. Remmeber when he was young Britian ruled the world and that included Kenya were they tortured a certain Hussain Obama who's grandson is now the most powerful leader in the world.