
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Hargaysa: What has Riyaale done now to make Mugged ones angry ?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Hargeysa (Jam)- Xisbiyada Mucaaridka ah ee KULMIYE iyo UCID, ayaa Madaxweyne Rayaale ku eedeeyey in uu fadhataystay khayraadkii iyo hantidii dalkani lahaa, isaga oo aan habayaraatee waxba ka qaban adeegyadii aasaasiga ahaa ee bulshada, isla markaana aanu diyaar u ahayn in la xuso halgankii taariikheed ee ahaa dhaxalka ummadda reer Somaliland. Sidaana waxay xisbiyada mucaaridku kaga dhawaaqeen shir ay ku xusayeen maalinta Qarannimad Somaliland ee 18 May oo ay si wada jir ah ugu qabteen Hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, kaasi oo ay ka qaybgaleen hogaanka sare ee labada xisbi oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, Guddoomiye-ku-xigeen ka 1aad ee xisbiga mucaardika ah ee KULMIYE Muj. Muuse Biixi Cabdi, murashaxiinta madaxweyne-ku-xigeen ka labada xisbi Dr. Maxamed/rashiid Sheekh Xasan, Cabdiraxmaan Cismaan Saylici, Afhayeenka KULMIYE Muj. Maxamed Kaahin Axmed, saraakiil iyo masuuliyiin sarsare oo labada xisbi ka tirsan. Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa ayaan-darro ku tilmaamay dal xor ah oo aan ciidammadiisu darajo lahayn, isagoo masuuliyadda arrintaasna u xambaariyey xukuumadda talada haysa oo uu sheegay in aanay waxba ka qaban adeegyadii aasaasiga ahaa ee bulshada. “Dawladda maanta joogta 7 sanno ka hor waxa xilka loo tiriyay Somaliland oo raadqaad ah, waxana loo baahnaa in la koriyo, lana taabbogeliyo, markii dalkan loo dhiibay nabad ayuu ahaa doorashooyinkii golaha deegaanka ayaa ka dhacay, waxaanay ahayd in ilmahaa yar la daayo intuu qaandhaayo, hase ahaatee dalkii waa la fadhataystay. Qaybaha dalka haddaad eegto meel la kociyay ma jirto, dugsiyada waxa inoo dhista hay’adda UNICEF,” ayuu yidhi Guddoomiyaha UCID. Eng. Faysal Cali-waraabe oo sii iftiiminayey dhaliilaha maamul ee xukuumadda Madaxweyne Rayaale, waxa uu tilmaamay in aanay raalli ka ahayn hawlaha ictiraaf-raadinta Somaliland, “Dawladda waxa looga baahnaa inay macalimiinta mushahar ku filan siiso, carruurta yaryar albaabka iyo daaqadaha ayaa lagu xidhaa si aanay uga bixin Iskuulka ilaa intay 12:00 gaadhayso, caafimaadka dalka waad arkaysaan. Markaad eegto ciidammadeena adduunka may dhicin waddan leh xor baanu nahay oo 18 sanno ayaanu jirnaa ciidammadiisuna bilaa darajo yihiin; darajadu kuma xidhna ictiraafka ee waan la doonayn in la sameeyo ciidamo darajo leh. Dawladda maanta jirtaa waxay ka seexatay siyaasaddii arrimaha dibedda oo wasiirkeenu wuxuu malaha u yaqaan siyaasadda arrimaha dibedda saaxiibtinimada shakhsiyadda. Waddamada uu leeyahay waanu xodxodanaynaa, muxuu ka soo hooyay, maaha in dadka been loo sheeko, anagu markaanu tagnay Uganda, wasiiru khaarija aanu hambalyaynay oo aanu ku nidhi, arrintayadii miiska ayaad keentay waxa uu nagu yidhi miiska maanu keenin ee waxaan arkaayay nin qeybinaayay warqado, waxa ii caddaatay in aan madaxweyne Rayaale daacad ka ahayn ictiraafka Somaliland, waayo waxa uu wareejiyay dhaqaalihii dalka, madaxweynuhu wuxuu mutaystay inta maxkamad la saaro oo laga qaado xilka dabadeedna la dilo, haddii innagu aynu xukumi weyno, Ilaahay ayaa xukumi doona. Adduunku wuxuu ina siiyay 14 milyan oo dollar, waxa kale oo uu inoola diyaar yahay inuu ina siiyo saddex milyan, waxaanu innoogu tal galay in doorashooyinku innoogu qabsoomaan, innagana waxa la ina leeyahay waar garoonka diyaarsada. Qofku markuu leeyahay doorasho xalaal ah ayaan doonayaa diiwaangelinta ayaa ka kow ah; dalkeenna waxa baahday gaajadii waa inaynu samaynaa dawlad la dagaalanta faqriga. Haddii la kicin lahaa wershaddii sibidhka, amma ajnebiga loo oggolaan lahaa toban kun oo qof baa ka shaqayn lahaa, dekeddeennii loo arsaaqad tegi jirey maanta waa laga soo yaacaa,” ayuu hadalkiisaa ku soo gunaanaday Eng. Faysal Cali-waraabe. Afhayeenka xisbiga KULMIYE Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed, ayaa isaguna ku dheeraaday halgankii qadhaadhaa ee suurtogeliyey in loo debbaaldego sannad-guuradii 18aad ee ka soo wareegtay goonni-isu-taagga Somaliland. Waxa kale oo uu sheegay in nabadda iyo dawladnimada maanta loo dabbaaldegayo u soo dhinteen halgamayaal. “Madaxda labada xisbi mucaarid ee KULMIYE iyo UCID waxay hambalyo u dirayaan dhammaan shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan. Annagu maanaan tegin Beerta Xorriyadda, sababtuna way iska gaaban tahay, wayna iska caddahay oo waxa weeye hoggaanka qaranka taladiisa ayey afkaartiisu tahay kala qaybinta qaranka. Labadan xisbi haddii doorashadii Madaxwaynaha iyo tii Golaha Wakiillada mar walba leeyihiin cododka ugu badan ee ay ku taageereen, marna lagama waydiin xuskan, waayo maalintani gaar uma aha Madaxwaynaha iyo xisbigiisa talada haya ee UDUB, UCID iyo KULMIYE gaar uma laha, waxa loo sameeyay guddi qaran.” Mujaahid Maxamed Kaahin isagoo arrimahaas sii iftiiminayeyna waxa uu intaa ku daray, “Annagu xisbiyada mucaaridka haddaanu nahay cid waxba nagama waydiin, markaa waxa kuu caddaynaysa in aan cid loogu talogelin guddoomiyihii Golaha Wakiillada oo aan hadalka waxba laga siin, markaa sababtaas ayaa kelliftay in aannu halkan [Maansoor] ku qabano shirkayagan.” Waxa kale oo Afhayeenku ku dheeraaday xuska maalinta 18 May iyo sida ay ku timi, “Maanta waxaynu u dabbaaldagaynaa siddeed iyo toban-guuradii ka soo wareegtay xorriyaddii Somaliland, su’aasha meeshaa taal waxa weeye maalintani sidee ayey ku timi? Waxaynu ognahay in aynu ka mid ahayn dawladdii la isku odhan jiray Soomaaliya, siday ku timina waxay ahayd dawladnimadii xumaatay ayuun baa kelliftay in Somaliland xorriyadeeda dib ula soo noqoto, sababta ugu wayna waxa lahaa ururkii SNM. 1991-kii shir-beeleedkii ugu horreeyay ee ummadda isugu timi ayaa Somaliland lagu aasaasay. Waxa kale oo aynu ognahay hallaagga Soomaaliya ka dhacaya, wixii aynu kaga samato-baxnayna waxay ahayd shirarkii faraha badanaa ee aynu isugu wada nimi bulshowaynta reer Somaliland. Ummaddani waxa ay dib-u-heshiisiinteed ii ku xaqiijisay shirarkii ka dhacay Burco, Berbera, Oog, Boorama, Hargaysa, Laascaanood iyo Ceerigaabo. Waxa kaloo shacabka reer Somaliland xaqiijiyeen inay qarannimadooda dib ula soo noqdaan, taasina waxay ka markhaati kacaysaa nabadgalyada aynu haysano. Markaa haddii la xusayo maalintan qaaliga ah waxa aasaas u ah in la xuso halgamayaashii faraha badnaa ee Lixle, Shiine, Koodbuur, Aadan Saleebaan, Mahdi Cali Faarax, Hurre, Ibraahim Faarax Dawaarle iyo boqollaalkii mujaahid ee naftooda u waayey. Dhammaan raggaasi waxay ahaayeen halgamayashii SNM, halkana uma soo koobi karno, balse waxaad arkaysaa in xukuumadda maanta jirtaa aanay diyaar u ahayn in ummaddan taariikhdeeda xusto, waxa maanta nool oo d’ayar Xasan Ciise Jaamac oo ahaa Madaxwayne-ku-xigeen kii ugu horreeyay ee Somaliland laguma soo macsuumin munaasibadda. Taariikhada Somaliland Daahir Rayaale waxay uga bilaabantaa 2002-dii, waayo hadduu gaadho 1991-kii waxay galaysaa nabadsugiddii, muddadii ay Somaliland jirtay wax badan ayaa la qabtay oo ummadda Somaliland qabsatay, oo waxa aasaaska u ah nabadgalyada ay xaqiijiyeen oo iyagu maalgaliyeen, waayo shirkii ugu horreeyay ee 1991-kii ilaa shirkii Boorama ee 1993-kii wax allaala iyo wixii ka soo baxay waxa marti loo ahaa gobolka la joogo, balse shirkii 1997-kii ayaa u horreeyay wax cashuur ka soo baxa. Waxa kale oo isna halkaa ka hadlay murrashaxa jagada madaxweyne-ku-xigeen ka xisbiga UCID Dr. Maxamed/rashiid Sh. Xasan oo sheegay in Madaxwaynuhu diiddan dhammaystirka heshiiskii ay dhawaan xeerbeegtidu soo saartay khilaafka siyaasiyeed, isla markaana ka meeraysanayo saxeexa qodobadaas. Dr Maxamed/rashiid waxa kaloo uu ku eedeeyey xukuumadda talada haysa in aanay waxba ka qaban hawlihii loo igmaday, “Qodobaddii guddida dhexdhexaadintu soo saareen ee lagu dhammaystiri lahaa khalaafkii siyaasadeed ilaa hadda weli dhammaystirkiisa waxa diiddan Madaxwaynaha oo saxeexii ka meeraysanaya, waxaad ogtihiin in aanay waxba qaban xukuumaddan talada haysaa,” ayuu yidhi Dr. Maxamed/rashiid Sh. Xasan. Waxa kale oo isna halkaa ka hadlay musharraxa Madaxwayne-ku-xigeen ka KULMIYE Eng. Cabdiraxmaan Cismaan Saylici, waxaannu sheegay in Madaxwayne Rayaale uu xukunka jeclaysanayo, isla markaana kala qaybinaayo bulshada reer Somaliland, waxaanu soo jeediyay in danta ummaddu ku jirto iskaashiga iyo walaalnimada, “Waxaan leeyahay ummadda reer Somaliland ha dhagaysanina ninka kursi jecayl dartii uu taladii dalka gaar u yeeshay oo uu maalintii qarannimda Somaliland uga dhigay xaflad UDUB,” ayuu yidhi Eng. Saylici Jamhuuriya Online -
Xisbiyada Mucaaridka oo Rayaale ku Eedeeyey in uu Fadhataystay Khayraadkii iyo Hantidii Ummaddu Lahayd “Taariikhada Somaliland Daahir Rayaale waxay uga bilaabantaa 2002-dii, waayo hadduu gaadho 1991-kii waxay galaysaa nabadsugiddii” Muj. Maxamed Kaahin “Adduunka may dhicin waddan leh xor baanu nahay oo 18 sanno ayaanu jirnaa ciidammadiisuna bilaa darajo yihiin” Eng. Faysal Cali Waraabe
-
Sri Lanka : crushes Tamil tigers [model against extremists]?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Oodweyne: No comeback adeer I am pulling the strings as usual and you are trying to confuse everyone with your utter nonsense. The fact is Riyaale is casuing a storm that the Mugged ones are unable to handle, why should we be bothered when the likes of Warrabe & Siilanyu are all hot and bothered. I have already outlined the causes of the deep political depression being felt in Secession-Land. Your arguments are weak, Yey has retired and his successor is having issues. Faroole is doing a fine job reorganizing the state. You on the other hand are confused with Riyaale, now what did he do lately? Another topic I think. -
Sri Lanka : crushes Tamil tigers [model against extremists]?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Oodweyne: As we have highlighted on a number of occasions, Riyaale only aim is to enrich himself and hold on to power. As we know he won a dubious election by 88 votes. Then took a year extension which was illegal, then took another six months and it goes on and on. The reality is that the NW Somalia I still unrecognized and with the turmoil caused by Riyaales’ daylight Muggings the international community will not change their mind and give their blessings to the break up of Somalia. Riyaale has caused deep anguish amongst the secessionists , even my dear friends in London are voicing their concerns at this weak mans actions. Mr oodweyne in comparison Puntland has had a free fair elections on time, and a smooth change of power with a competent well educated leader at the helm. Thus the rashness , ignorance and greed of Riyaale to the composure and certain flair of Faroole can not be compared. As for Yusuf Yey, he came closest to restoring the state and alas poor health got in the way. -
Sri Lanka : crushes Tamil tigers [model against extremists]?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Oodweyne you was doing so well dear lad, and then you had to have your usual tantrum, did you take your medicine today? . The issue here is that a powerful separatist group has been destroyed and the world did not blink. Somaliland is not a major issue or a threat and nor should any Somali wish any war on the NW of Somalia. As we have deduced from all the reports from Hargaysa Riiyaale is doing a marvelous job Mugging the SNM groups and thus why should we unionist waste our energy on war with our kin? The issue of recognition is not forthcoming and with all the problems of the south, and the hapless Sharif’s ever weakening position you know the only option is Puntland and the unionists. Thus my dear lad, for all your hot air you know Hargaysa is under bondage, will not get any recognition and is waiting for the warm embrace of Mother Somalia and that’s coming insha Allah. -
Sri Lanka : crushes Tamil tigers [model against extremists]?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Liqiye: Again your whole effort is spent on being angry with the Duke, I cant complain it keeps my post at the top and reveals the depth of your ignorance. Another appropriate quote from Master Yoda, Anger leads to hate. Hate leads to suffering and suffering leads to the Dark side. Now Liqiye don’t be angry you know what that did to Qaynyare? -
Sri Lanka : crushes Tamil tigers [model against extremists]?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Liqiye, is looking for originality and is against copying and pasting, yet copies and pastes the Dukes comments on the same thread they were made in and then rehashes the same stale personal attacks, Loool. Why are you so captivated by this thread and its poster, if its all so unoriginal? Confused you are, as master Yoda would say. -
Sri Lanka : crushes Tamil tigers [model against extremists]?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
NGOONGE: A valid point indeed, you had two groups fighting. However lets take Somaliland and Puntland out of the picture, these two states will not go to war with anyone, they are led by their societies who don’t want nor need an all out war. Now we have clear lines, a government supported by the international community, against armed fanatics. Thus the Sharif if he had a back bone could apply what the Sri Lanka’s did and use any means to rout these groups. -
Sri Lanka : crushes Tamil tigers [model against extremists]?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Oodweyne: Unlike Mr Liqiye AKA Dayniile.com editor made some valid points, even the attacks on ME, where much more effective. Live and learn. Mr Secessionist, let me add while the Sri Lanka’s are a nation state, the Tamils’ were also a formidable power with their own courts, school system, banks and armed forces. Thus if they could be snuffed out so easily, thus don’t you think that an enfant Somali republic of the future could do a great damage to the weak secessionist enclaves of the NW? -
Sri Lanka : crushes Tamil tigers [model against extremists]?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Liqiye: That was a bit better lad, the fake intellectual without a coherent thing to say. You are only tired because of your failed attempt at attacking the Duke. No one forced you to come to this particular thread and start making personal attacks. It seems you a deep rooted inferiority complex and hence the overpowering need your likes have to lash out at the Duke. If such action helps you feel better about yourself and your professed intellectual capacity then by all means you are welcome dear brother. I am here to help, and if reading the Guardian news report on Sri Lanka has tired your brain cells, then by all means go read Dayniile.com, like you they claim everyone is tribally biased though we are all from a single tribe. Back to the thread, Sri Lanka has proved that nothing is impossible and that extremists can be overcome by unity of purpose and reason. Thus today the once powerful Tamil Tigers are no more. Somalia’s armed groups will be defeated in due time, though one does not have much confidence in Sharif Ahmed and his group. -
Sri Lanka : crushes Tamil tigers [model against extremists]?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Body of Tamil Tigers leader discovered Matthew Weaver and agencies guardian.co.uk, Tuesday 19 May 2009 08.55 BST Article history Sri Lankan TV images of a corpse said to be that of Velupillai Prabhakaran. WARNING: This video contains graphic images Link to this video Sri Lanka's president, Mahinda Rajapaksa, declared victory today in his country's bloody civil war, as state television broadcasted images of a body said to be that of the Tamil Tigers leader killed in the final battle with government troops yesterday. Today the army said it had recovered Velupillai Prabhakaran's body, after a spokesman for the Liberation Tigers of Tamil Eelam (LTTE) claimed he was still alive. In a statement on the ministry of defence website, the commander of the army, General Sarath Fonseka, said "The body of V Prabhakaran, psychopathic leader of world's most barbaric terrorist outfit Liberation Tigers of Tamil Eelam (LTTE) has been found short while ago." [Warning: graphic video images] Today state television broadcasted images of what it said was his corpse. Earlier a spokesman for the LTTE, Selvarasa Pathmanathan, claimed Prabhakaran was alive. He admitted that some leaders had been killed, but he told the TamilNet website: "Our leader [Velupillai Prabhakaran] is alive and safe. He will continue to lead the quest for dignity and freedom for the Tamil people." He offered no further details or evidence to support the claim. Briefly addressing parliament Rajapaksa declared Sri Lanka "liberated" from terrorism in a conflict that has claimed more than 70,000 lives, but he did not mention the rebel leader. In the Tamil language, he said the war was not waged against the Tamil people. Rajapaksa said: "Our intention was to save the Tamil people from the cruel grip of the LTTE. We all must now live as equals in this free country." Speaking in Sinhalese, he added: "We have liberated the whole country from LTTE terrorism." Rajapaksa announced a national holiday for tomorrow to celebrate the armed forces. Five pro-Tamil demonstrators in London were arrested today in clashes outside the Houses of Parliament that left at least five police officers and 11 protesters injured. The angry scenes took place at just after midnight as police moved demonstrators off a busy road opposite parliament where they had been staging a sit-down protest since yesterday afternoon. The ambulance service said eight people were taken to hospital – three officers and five protesters, while at the scene paramedics treated a further eight – two officers and six demonstrators – for minor injuries. A Scotland Yard spokesman said five people were arrested for a variety of unspecified offences. Several protesters complained of rough treatment at the hands of police, claiming they were "pushed" back into a grassy area in Parliament Square. -
Sri Lanka : crushes Tamil tigers [model against extremists]?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
ME: The recent campaigns in SWAT & the success of the Sri Lanka have shown that goevrnments can take action against marauding militias. -
Sri Lanka : crushes Tamil tigers [model against extremists]?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Liqiye; you are not even amusing; adeer you must have issues with the Duke all those assumptions. Let me make it clear, I don’t think much of you in a positive or negative sense, I don’t know you and have no time to try to psychoanalyze you, its like me analyzing the habits of Mohamed Qaynyare Afrax now what would be the point? As for the attacks its personal unwarranted and like they say in London I aint bothered mate. I know you are out of your depth most of the time and it takes you a few days to pen a thread so I will give you the chance and the time. The topic is a clear one, what lessons can be learned from the Sri Lankan’s successful, conclusive defeat of the once powerful and feared Tamil Tigers? -
Sri Lanka : crushes Tamil tigers [model against extremists]?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Tamil Tiger leader's failure to compromise led to his demiseIn 2002 Velupillai Prabhakaran said his Tigers might abandon their armed struggle, but the brief peace was not to last Luke Harding guardian.co.uk, Monday 18 May 2009 15.53 BST Article history The green fatigues had vanished, the trademark cyanide capsule had been discreetly tucked away and after 20 years of ruthlessly eliminating his enemies Velupillai Prabhakaran was giving a rare press conference – his last as it turned out. It was 10 April 2002. The vicious seesaw war that had convulsed Sri Lanka since 1983 was enjoying a brief lull. I had driven into the Tamil Tigers' normally forbidden northern stronghold, along a rough dirt track and past lagoons filled with pink lilies and teak trees. I, and about 200 other journalists, had been summoned to witness what was apparently a major historical event – the end of the Tamil Tigers' violent struggle against the Sri Lankan government, and one of the world's most intractable conflicts. We waited for 10 hours. Tamil Tiger guards carried out the most severe security checks I have ever encountered, confiscating satellite phones and searching my ears. Finally Prabhakaran emerged from the jungle, where he had spent the last 12 years in hiding, dodging assassination. In the flesh the legendary guerrilla leader looked surprisingly well-fed, tubby even. Instead of a military uniform he was wearing a clean civilian shirt – a hint that his days of revolutionary mayhem were perhaps over. Prabhakaran's message was conciliatory: he said his Liberation Tigers of Tamil Eelam (LTTE) were considering abandoning their armed struggle. They were prepared to compromise with Sri Lanka's ethnic Sinhalese leadership – a historic step. "We are not a terrorist organisation, but a liberation movement. We are fighting for the liberation of our people. You have to distinguish between what constitutes terrorism and a liberation struggle," he explained. The press conference wasn't much of a success, though. Prabhakaran had little to say when asked why he had sent a woman suicide bomber to blow up Rajiv Gandhi, the Indian prime minister, in 1991. There was no sorry. And Prabhakaran, always scrupulous about his own personal security, had surrounded himself with three bodyguards wearing comic Hollywood dark glasses. Their appearance prompted one journalist to ask: "If you believe in peace why do you need these goons." I left with the uncomfortable sense that the Tigers were as much a murderous cult as a political movement; that night I slept in a shed, surrounded by tropical birds and croaking frogs. The next day I drove back across the Wanni, home to 300,000 Tamils, past neat thatched huts and small gardens of bananas and palms. There were few other cars on the road – most Tamils living under separatist rule could only afford a bicycle. Indeed it appeared the only growth area in the shrinking territory controlled by the Tamil Tigers had been death. By 2002 17,000 LTTE volunteers had achieved martyrdom since the start of Prabhakaran's offensive. Soon afterwards, peace talks between both sides in Sri Lanka collapsed; war resumed with a dreary and depressing ineluctability. The killings on both sides resumed; Tamil-controlled northern Sri Lanka was once again inaccessible. Prabakaharan's death this morning – apparently while trying to flee in an ambulance – marks the ignominious end to a man who was never quite matched up to his own myth. His refusal to compromise, and his murderous treatment of all those who disagreed with him, including many moderate Tamils, ended in disaster. It was a strategy that resulted in conclusive and crushing defeat. -
Sri Lanka : crushes Tamil tigers [model against extremists]?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Nune: The division within the Tamil Tigers played a small role in their downfall but it was the determination of the government not to halt the operations against the wishes of the international community which was calling for cease fire and a halt to the operations for “humanitarian sake “ . The government was united and skillfully carried out its mission. Also how much division is within this alliance of AL Shabaab & Hizbul Islam? The Somali situation is eerily similar to Sri Lanka's, this was a civil war between communities just like in Somalia; one group is a national government and the other an extremist group. Somalia’s has always had extremists groups either in clan forms as in the case of Liqiye’s USC, or now those turned to religious fanaticism. It’s the extremist’s sentiment that is opposed to, national governance and justice. The extermists groups in Somalia have always prided themselves on their military strength and the use of brute force, their babarisam from clan cleanisng of the USC/Aydeed by force to the Al Shabaab militias who parade children with guns and who's supporters dance on corpses. This was also the case of the Tamil Tigers, they prided themselves on their military prowess and sheer terror, the greatest suicide bombers ever known to man. The other stark similarity is that Somalia needs what Siri Lanka has today a government with teeth that can defend its national interest and bite back against armed groups. Not all this fake talk of peace with deranged demagogues who do not have any interest in peace and governance. Liqiye: start with copying and pasting adeer, then we will talk. -
Beledweyne: Confusion and fear as Ethiopians Al Shabaab approach
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Mahadaay: Ciidamada Al- Shabaab & Xisbul Islaam oo ka soo dhaqaaqay gobalka Shabeelada dhexe kuna sii jeeda Magaalada Baladweyn. 19. maj 2009 Mahadaay(AllPuntland )- ciidamada Al- Shabaab & Xisbul Islaam ayaa ka dhaqaaqay magaalada Mahadaay ee gobalka Shabeelada dhexe waxa ayna ku sii jeedaan magaalo Madaxda gobalka Hiiraan ee Baladweyne, sida ay xaqiijiyeen saraakiil sare oo ka tirsan Ciidamada halkaasi ka baxay. Ciidamada ka baxay Mahadaay ayaa lugu waramayaa in uu hogaaminayo Col. Xasan C/laahi Xirsi (Xasan Turki), waxaana lugu waramayaa in ay ciidamadaasi ku hubeysan yihiin hubab badan oo ay doonayaan in ay ku qabsadaan guud ahaan goobaha aysan ka talin, sida uu xaqiijiyey maanta afhayeen uhadlay Al- Shabaab. Ciidamadan ayaa ka wada tirsan Al- Shabaab & Xisbul Islaam waxaana ay sheegeen in ay la dagaalami doonaan ciidan walba oo aan ayaga ka tirsaneyn kuna sugan gobalada ay gacanta marinayaan, ayagoo sheegay in ay sidoo kale la dagaalami doonaan cid walboo taageersan dowladda Faderaalka oo jooga meel muuqata. Al- Shabaab & Xisbul Islaam ciidamada ka jooga meelo ka mid ah gobalka Hiiraan ayaa abaabul dagaal ku jira, si ay ugu dhaqaaqaan magaalada Baladweyne, waxaana ay doonayaan in ay taageeraan Saaxiibadooda safarka uga soo baxay degmada Mahadaay ee gobalka Shabeelada dhexe. Ciidamadan ka soo baxay Shabeelada dhexe & colaadaha socda dad badan ayaa walaac ka muujinaya, waxaana Maamulka magaalada Baladweyne ay sheegeen in ay iska difaaci doonaan ciidan walboo weerar ku soo qaada, ayadoo ay sidoo kale magaaladaasi ku dhawaadeen goor dhaw Ciidamadii dawladda Itoobiya ee maanta soo gaaray deegaanadaasi. F. C . Geylan AllPuntland -
Sri Lanka : crushes Tamil tigers [model against extremists]?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Nuune adeer while the civil war of Siri Lanka has been 30 years old. The Tamils had control of much of the North and East of the country up until 2008. They had a navy, and even a number of aircrafts that bombed as far as Colombo and were the worlds greatest suicide bombers they committed more suicide bombs than anyone else in history. The Tamils have a huge and well connected Diaspora not to mention their sympathizers and ethnic kinsmen in Tamil Nado in India. So in a year they were wiped out. This is the model, you must be determined, single minded and focused and destroy these groups, their support base and financial institutions. Liqiye: Adeer at least I can think, what’s your contribution aside from your anguish at your former idol Sharif's total failure? ? -
War deg deg ah: Cabsi Lixaad leh oo heysata galabta dadka magaalada Baladweyne. 19. maj 2009 Baladweyn(AllPuntlan d)- Saacadan lajoogo dadka magaalada Baladweyn ayaa cabsi lixaad leh ay soo foodsaartay markii ay ciidamada Itoobiya ka soo baxeen deegaankii ay saaka soo dageen, una soo dhaqaaqeen dhanka magaalada. Lama garanayo sababta taasi keentay maamulka taageersan Shariif Sheekh Axmed ee jooga gobalka Hiiraan ayaan la garan karin talaabada ay qaadanayaan ee ku aadan ciidamadan dowladda Itoobiya, hadii ay magaalada soo galaan, balse wariyaasha ayaa sheegaya in uusan muuqan diyaar garow dagaal oo ay kooxahaasi ku jiraan. Xubin ka tirsan Maamulka taageersan Shariif Sheekh Axmed oo la hadlay AllPuntland ayaa usheegay in ay doonayaan in ay iska difaacaan Itoobiya, isagoo sheegay in hadii ay isku dayaan in ay dagaal soo qaadaana ay talaabooyin ka qaadi doonaan. Hanjabaadan ayay leeyihiin dadka gobalkaasi waa mid aan ka dhab aheyn Maamulka magaaladaasi, waxaana jira shakiga ku aadan in xubnaha gobalkaasi jooga ay doonayaan in ay helaan awood ay iskaga dhigaan ciidamada ku soo fool leh. Wel-wel culus ayaa haya dadka magaalada Baladweyne, waxa ayna cabsi ka qabaan in ay dagaalo dhacaan oo ay magaalada ku dagaalamaan Al- Shabaab, Maxkamadaha & Itoobiya, waxaana la arkayaa dad badan oo ka qaxaya meelaha qaarkood, isna weydiinaya su'aalo ku saabsan amaanka iyo waxyaabaha socdah. F. C. Geylan AllPuntland
-
Sri Lanka : crushes Tamil tigers [model against extremists]?
General Duke posted a topic in Politics
Sri Lanka Says Leader of Rebels Has Died Published: May 18, 2009 COLOMBO, Sri Lanka — The Sri Lankan authorities declared a final victory in their 26-year war with the Tamil Tiger rebels on Monday. In a state television broadcast, the government said the leader of the insurgents was among 250 fighters killed in a final bloody battle for the last sliver of rebel-held territory. The government information service sent a text message to cellphones across the country on Monday saying that Vellupillai Prabhakaran, the elusive rebel chief who had come to define the Tamil Tigers, was dead, and state television broke into regular programming to announce the news. The news provoked celebrations among the Sinhalese majority across the land, with people taking to the streets of the capital here, singing, dancing and setting off firecrackers. People in cars and clusters of people on the streets waving the national flag could be seen here early Tuesday morning, though the heavy presence of soldiers at major checkpoints into the city center appeared to have dampened the celebrations. Hours later, though, a rebel spokesman overseas denied Mr. Prabhakaran’s death, according to news services. On the pro-rebel Web site TamilNet, the spokesman, Selvarasa Pathmanathan, wrote: “Our beloved leader is alive and safe. He will continue to lead the quest for dignity and freedom for the Tamil people,” Agence France-Presse reported. The Web posting provided no support for the statement. The government’s account appeared to signal the end of Asia’s longest civil war, and of one of the world’s most enduring insurgencies. The rebels once controlled a quarter of Sri Lanka’s territory as they pressed their campaign for an independent homeland for the country’s Tamil minority. Mr. Prabhakaran’s death could mean the end of the rebel movement. A secretive figure whose whereabouts were rarely known, he built himself into the leader of a powerful guerrilla force that was known for its strong internal discipline and brutal tactics, including suicide bombing. His personality held the Tamil Tigers together over the years, but his critics likened him to a cult figure grasping for power, and he is not known to have groomed a successor. Acknowledging their impending defeat, and encircled by government forces, the rebels said Sunday that their struggle had “reached its bitter end.” On Monday, the Sri Lankan military said it had crushed the rebels as its troops advanced into an ever-narrowing strip of land measuring no more than half a square mile in the northeast of the country. “We have successfully ended the war,” the defense secretary, Gotabaya Rajapaksa, told the president on Monday in a nationally televised ceremony. Lt. Gen. Sarath Fonseka, Sri Lanka’s army commander, said on state television that the military was still trying to identify Mr. Prabhakaran’s body among the corpses on the battlefield. “Prabhakaran’s body is among the 300 terrorist bodies that we captured,” General Fonseka said. Outsiders continued to register concerns about the way the battle had been fought. Foreign ministers of the European Union, meeting in Brussels, said they were appalled by reports of high civilian casualties. They urged an independent inquiry into allegations of violations of international human rights law by both sides. The Sri Lankan president, Mahinda Rajapaksa, said he would address Parliament on Tuesday in what was expected to be a formal declaration of victory. In a day of fast-moving developments, the Sri Lankan military reported Monday that it had killed seven senior leaders of the guerrilla group, known formally as the Liberation Tigers of Tamil Eelam, including the leader of the movement’s political wing, Balasingham Nadesan. It said soldiers also found a body they believed to be that of Charles Anthony, the older of Mr. Prabhakaran’s two sons. It was not possible to verify whether the men had been killed in last-ditch fighting or had taken their own lives using the cyanide capsules that some rebels have worn in vials around their necks. Sri Lankan state television also broadcast images of a corpse said to be Charles Anthony’s. A military spokesman, speaking in return for customary anonymity, said “the entire area” once under rebel control had “now been liberated.” In the final battle, Mr. Prabhakaran was surrounded early Monday with the last of his fighters, The Associated Press said, citing military officials. In a two-hour firefight, he and his senior lieutenants drove in an armor-plated van accompanied by a bus filled with armed rebels toward approaching Sri Lankan forces. The battle ended when troops fired a rocket at the van, the officials said. Contrary to General Fonseka’s account, the officials, who were not identified, said troops had pulled Mr. Prabhakaran’s body from the van and identified it. Confirmation of government claims has been impossible because the military has barred independent journalists, most aid agencies and human rights monitors from the battle zone and refugee-settlement areas. Daily dispatches from rebel sources inside the war zone and posted on TamilNet dwindled Monday. A report in the early hours said that “initial reports indicate a determined massacre by the Sri Lanka Army.” International concern has grown over tens of thousands of civilians who were trapped along with rebel fighters in the ever-shrinking war zone. Ron Redmond, a spokesman for the United Nations refugee agency in Geneva, said Monday that an estimated 65,000 civilians fled the conflict zone in recent days, bringing the total displaced by the fighting in the past several months to 265,000. The displaced are being housed in 42 government-run camps, which “are already buckling under the pressure,” Mr. Redmond said. The Sri Lankan authorities released a list of senior rebels they said had been killed, including those in charge of intelligence and the police, along with military and political officials. Their titles reflected earlier days when the rebels ran a de facto government in the region they controlled. Mark McDonald contributed reporting from Hong Kong, and Alan Cowell from Paris. -
Maybe he wants them to take over as much land as possible so that outside help arrives. I dont think he has any love for them. It could also be that he does not want to waste his few remaining troops on chasing these people all over te country as they want. We shall wait and see.
-
Bossaso: Puntland police cracks down on Pirates
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Boosaaso: " Waxaanu qabaney Kooxo Burcad badeed ah iyo hubkoodii" Gudoomiyaha gobalka Bari. 19. maj 2009 Boosaaso(AllPuntland )- Gudoomiyaha gobalka Bari Muuse Geelle Yuusuf ayaa shaaca ka qaaday in ay qabten rag ka tirsan Kooxaha burcad badeeda ah ee dalka Soomaaliya ka qawleysta Biyaha dalka Soomaaliya & kuwa ka shisheeya. Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay soo qabteen rag gaaraya 4 nin iyo dhamaanba adeegyadii ay ku gali lahaayeen Biyaha Soomaaliya, isagoo sheegay in ay hada su'aalo weydiinayaan ciidamada amaanka ee magaalada Boosaaso. Gudoomiyaha ayaa cadeeyey in ay bilaabeen howlgalo ay uga soo horjeedaan Kooxaha burcad badeeda ah ee dhibaatada ku haya deegaanada Puntland, wuxuuna sheegay in ay dhamaanba soo qaban doonaan kooxaha burcad badeed ah. " Dhamaanba waanu la dagaalamaynaa Burcad badeeda, kuwa cusub oo aanu ku tuhmayno Burcad badeeda ayaan soo qabanay, waxaanu marin doonaa sharciga deegaanada Puntland hadii lugu helo dambiga loo qabtey sharciga ayaa lamarin, hadii kalena waa lasii deyn, wax kale oo sadexeeyaa majiraan howshaas, waana wadaynaa howlgalada aan uga soo horjeedno kooxahaasi" Ayuu yiri Gudoomiyaha gobalka Bari. Talaabada ay qaadeen xubnaha dawladda Puntland ee gobalka Bari ayaa ku soo beegmaya xili uu dhawaan madaxweynaha Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud amar ku bixiyay in la bilaabo dagaal culus oo looga soo horjeedo kooxaha ka soo horjeeda amaanka iyo kala dambeynta Puntland & cid walboo lugu tuhmo Burcadnimo nooc ay doontaba ha noqotee, siiba Mida Badda. F. C. Geylan AllPuntland