General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Madaxweynaha Puntland oo Maanta ka dhoofay magaalada Garoowe Madaxweyanaha DGPL C/raxmaan Max’ed Max’ud Faroole iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta ka ambabaxay Caasimada Puntland ee Garoowe isagoo u safar ku ugu imanaya Magaalada Boosaaso halkaas oo uu uga kicitimayo dalka dibadiisa gaar ahaan Dalka Mareykanka . Waxaana madaxweynaha Safarkiisa ku weheliyay xubno ka tirsan golihiisa wasiirada. Sida wasiirka Arimaha gudaha, kan dowladaha hoose iyo masuuliyiin ka tirsan Wasaarada qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah . Madaxweyne Faroole oo wareysi siiyay inta uusan ka ambabixin magaalada Galroowe Tv-ga caalamiga ah ee SBC xafiiska Magaalada Garoowe ayaa waxaa uu shegay in howlo shaqo iyo xooqashoba ay ku tagayaan dalkaasi Mareykanka . Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland Mr Faroole ayaa inta uusan Garowe ka ambabixin sidookale waxaa uu usoo xiray Xildhibaanada Baarlamanka Puntland kaas oo kalfadhi aan caadi ahayn oo todobaadyo u soo sociyaya lahaa. Islamarkaana uu u furay kalfadhigii 22aad ee xubnaha Baarlamanka . Dhanka Kale Baarlamanka DGPL ayaa maanta waxay ansixiyeen go’aankii dhanka Tastuurka ahaa ee ay goliha xukuumada DGPL ay ku ansixiyeen waxaana goobta kalfadhiga uu ka socday ku ansixiyay ku dhowaad 51xildhibaan. C/naasir Yaasiin Salaad SBC International Garowe
  2. Garowe: Baarlamaanka Puntland oo meelmariyey Dastuurka Puntland. 15. juni 2009 Garowe(AllPuntland)- Fadhi balaaran oo ay maanta iskugu yimaadeen xubnaha golaha baarlamaanka ee Puntland ayna ka qeybgaleen madax badan oo ka tirsan dowlad gobaleedka Puntland, ayaa ugu dambeyntii ay Mudanayaashu uga doodeen howlaha dastuurka Puntland. Gudoomiyaha baarlamaanka iyo Madaxweynaha oo fadhiga fadhiyey ayaa hadalo ay ka jeediyeen xarunta golaha wakiilada ka dib waxa ay ka codsadeen Mudanayaasha baarlamaanka in ay ansixiyaan dastuurka Puntland. Xildhibaanada baarlamaanmka ayaa cod aan kala har laheyn ku taageeray dhaqan galka dastuurka cusub ee Puntland, waxa ayna sheegeen in ay lama huraan tahay in deg deg loo hirgaliyo dastuurkaasi oo ay mudo dheer Puntland waqti ku bixisay. Xildhibaanada ayaa ansixiyay Dastuurkii Puntland, waxaana maanta laga bilaabo Dastuurkaasi loogu dhaqmayaa si KMG ah tan iyo inta loo helayo codka dadweynaha Puntland. Talaabadan waxaa soo dhaweeyey Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan dowlad gobaleedka Puntland oo ku sheegay mid horumar weyn gaarsiin doonta Puntland. F. C. Geylan AllPuntlan
  3. Kalfadhigii aan caadiga ahayn ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa waxaa maanta ka soo qaybgalay Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmanaa Maxamed Faroole, iyo Golaha Wasiiarada Puntland. Kaldfadhigan ayaa waxaa maanta si aqlabiyad ah loogu ansixiyey loona meel mariyey dastuurka Puntland, sida uu u sheegay Horseed Media Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi, waxaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyey 58 xildhibaan, kadib dood iyo niqaash muddo dheer soo qaatey. Sadexdii Asbuuc ee u danbeysey ayaa golaha wakiiladu waxa ay ka doodayeen dastuurka cusub ee Puntland, waxaa sidoo kale arintan kala shaqeynaayey Shariciyaqaano, mase jirin wax qodobo ah oo ay soo bandhigeen in ay wax ka bedeleen ama ku dareen. Ansixinta Baarlamaanka ee Dastuurka iyo Xukuumadda ayaa ahaa mid saxaafadda loo diidey waxaase markii danbe warfidiyeenka u waramay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada. Sources Horseed media
  4. I was suprised by how good this film was The film had the usual, road trip, planned wedding where the groom is missing and of couse sin city, however it managed to put everything together nicely. It was funny and thats what was important.
  5. Masha Allah, may all the Somali's get peace and rain...
  6. Qardo, capital of Karkar region
  7. To the poster, adeer you boycot cans of drinks, and companies, Mecca is the holly city of Islam and centre of our world view. What ever issues one may have with the Saudi kingdom, it should never be used to justify opposing a tenet of of our faith. Now for the other topic of the topic..
  8. "The child born in Addis Ababa is closer to me than the Child born in Mogadishu" thus spoke Faisal Ali Warrabe, Ayoubs uncle and leader of the secessionist party UCID. Now saxib what did you do when this man was attacking yor very culture and essence as a Somali ?
  9. Ethiopian troops deeper into Somalia Heavily-armed Ethiopian soldiers crossed into central Somalia and entered a town controlled by a pro-government militia nearly 30 kilometres from the border, residents said. "They came with battle wagons and trucks all full of soldiers and guns," said Hassan Abdi, a resident in the town of Balanbale in Galgadud region. "Everybody is very worried." Residents said the Ethiopian troops were setting up positions in the centre of the town. Ethiopia sent thousands of troops into Somalia in 2006 to help topple an Islamist movement holding Mogadishu and most of the south. That drew protests from some in the Muslim world and enraged the Islamists, who regrouped to launch an insurgency. The Ethiopian soldiers withdrew in January but residents, insurgents and humanitarian organisations have reported new incursions in the past few months. Addis Ababa initially denied any soldiers had crossed into Somalia but said earlier this month that military personnel had been carrying out "reconnaissance" missions into its neighbour. "Ethiopia has no intention to go back into Somalia. That is the standing position of our government," the Ethiopian government's head of information, Bereket Simon, told Reuters on Friday when asked about reports of new incursions. Advertisement People living in the southwestern Somali region of Bakool, which is controlled by hardline Islamist rebel group al Shabaab, said Ethiopian troops moved into a village called Washaga on Friday and residents were fleeing. "I'm now packed up to leave the village, al Shabaab and the Ethiopians are close to each other and on the verge of fighting," said resident Fatima **** Madey.
  10. Ciidamo Ethiopian ah oo watta Gaadiidka Dagaalka oo galabta soo galay deegaanka Balanbal ee gobolka Galgaduud. Posted: 6/12/2009 1:40:00 PM Shabelle: BALANBALE Ciidamo Ethiopian ah oo watta Gaadiidka Dagaalka oo aad u fara badan ayaa galabta waxaa ay soo galeen deegaanka Balanbal ee gobolka Galgaduud. Wararka haatan laga helayo Deegaanka Balanbale ee Gobolka Galgaduud ayaa Sheegaya in galabta halkaasi ay soo galeen Ciidamo Ethiopian ah oo watta ku dhawaad 10-gaari kuwaasi oo durbaba halkaasi fariisimo ka samaystay. Ciidamada Ethiopian-ka ayaa la sheegayaa in magaalada Balanbale ay ka soo galeen dhanka Xadka Ethiopia ay la wadaagto gobolka Galgaduud waxaana la tilmaamay in galbeedka Magaaladaasi ay Fariisimo xoogan ka Samaysteen. Majirto cid ilaa iyo haatan ay la hadleen iyo howlgalo ay sameeyeen Ciidamada Ethiopia,waxaana la ogeyn sababta dhabta ah ee ka dambeysa in ciidamadaasi ay gudah u soo galaan gobolka Galgaduud. Horay ayaa ciidamo fara badan oo Ethiopian ah islamarkaana watta gaadiid fara badan waxaa ay u soo buux dhaafiyeen Isgoyska Kalabeyrka deegaanka Jawiil ee gobolka Hiiraan halkaasi oo fariisimo dhowr ah ay ka samaysteen. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  11. Ciidamo Ethiopian ah oo gudaha u soo galay Galgaduud War goor dhaweyd naga soo gaaray Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in degmada Balanbale ee Gobolkaas ay gudaha u soo galeen ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah kuwaas oo sida la sheegay ay wehliyaan saraakiil Soomali ah. Ciidamadan Itoobiyaanka ah ayaa waxa ay soo gelitaankooda Balanbale Horseed Media u xaqiijiyey dad deegaanka ah oo ku sugan Balanbale kuwaas oo magacooda ka gaabsaday in ay warbaahinta ka sheegaan. Imaatinka Ciidamadaan ayaa si rasmi ah loo garan karin iyadoo ay ciidankaan soo gelitaankooda ay ku soo aadeyso xilli Gobolkaasi ay ka jiraan dagaalo aad u adag oo dhex maray kooxaha siyaasadda ahaan iska soo horjeeda. Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidmadan Itoobiyaanka ah ay ku waajahan yihiin Magaalada Guriceel halkaas oo saldhig u ah Xoogaga Suufiyada ee Ahlu-Sunnah Waljamaacah. Ururka Ahlu Sunah Waljamaacah iyo Al-shabaab ayaa dagaalo kulul ay ku dhex mareen Gobolkaas taasi oo dadka degaanka ay cabsi ka qabaan in markale ay ciidamada Itoobiyaanku ay gudaha u sii galaan goobo badan oo kamid ah dalka Soomaaliya. Ciimadama Itoobiyaanka ayaa marar badan gudaha u galay Degmada Balanbale ee Gobolka Galguduud. Source: HM Galgaduud
  12. ^^^Who insulted dead people ? Snoop is a better face than the last one thats all I could comment on you.
  13. Cutubka MN waxaa uu leeyahay 3 gole oo mid kastaa leeyahay aste shaqo oo u gaar ah: - Golaha Guurtida [Elders Council] oo qaabilsan dhaqanka iyo arrimaha bulshada, - Golaha Sharciga [board of Directors] oo ah gole go'aameed iyo meel marin shuruuc gole, - Golaha Fulinta [Executive Council] oo u kala baxa mid farsamo iyo mid shaqo, mid kastaana ka kooban yahay unug-hooseedyo hawleed. Hogaanka sare ee Puntland Diaspora Forum ayaa kaalin waafi ah ka qaatay dhismaha Cutubka MN. Eng. Maxamuud Xaamud, ku xigeenka golaha Puntland Diaspora Forum, kana mid ahaa aasaasayaashii golaha, ayaa ku amaanan kaalinta uu ka qaatay dhismaha Cutubka MN. Dr. C/qadir A. Haashi, madaxa golaha Puntland Diaspora Forum ayaa ku tilmaamay hawlaha golaha kuwa dawr waafi ah ka qaadan doona isku xidhka cududa iyo caqliga qurbajoogta Puntland, iyo shacabka iyo maamulka Puntland oo sida uu sheegay iskaashi dhex maraa uu udud-dhexaad u yahay horumarka dhaqan-dhaqaale, bulsheed iyo siyaasadeed ee Puntland. Dr. C/wali M. Cali, oo ka mid ahaa aasaasayaashii golaha, ahna la taliye sare, ayaa isna dawr muhim ah ka qaatay turxaaan bixinta iyo taabagalinta hawlaha guud ee golaha, iyo kuwa cutubka MN. Sidoo kale, waxaa ka socda dalalka Canada, Britain, Australia, wadamada Scandanavia, iyo dawlad goboleedyada kale ee Maraykanka dhismaha cutubyada Golaha Qurbajoogta Puntland [Puntland Diaspora Forum]. Puntland Diaspora Forum ayaa shir weyn oo ay ka soo qayb gali doonaan madaxda, indheergaradka, aqoonyahanka, bulshada rayadaka iyo warbaahinta Puntland ku qaban doonta Minneapolis 10-ka iyo 11-ka bisha Octobar, 2009. Shir kan ka horeeyey ayaa Puntland Diaspora Forum ku yeelatay bishii December ee kal hore magaalada Toronto ee Canada. Xogta iyo hawlaha Puntland Diaspora Forum, cutubka MN waxaad kala xidhiidhi kartaa: i) Yaasiin Yaabarag - 612.703.8039, ii) C/fitaac C/nuur - 507.271.4753, iii) Yusuf Cali - 612.532.5390.
  14. NGOONGE: You was far too kind to the President or teacher or humble human Armani leader. A fine post never the less. To those who say there are no Ethiopians, come of it your very own news portals are reporting the steady build up in the central regions. Sharif went from hating the "AIDS" infected Ugandans to being guarded by them in his very own Villa. So far its been 6 months and the situation is much worse than ever before.
  15. ^^^lool. You rushed in and opened your mouth as usual, anyhow nothing less from a graduate of Aydeed Sr High School. Are you still making those famous 360 degree turns again ..
  16. Ciidamo Ethiopian oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka oo soo galay Degmada Balanbal kuna soo jeeda Degmada Guriceel. Ciidamo Ethiopian oo fara badan, kuna hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa galabta soo galay Degmada Balanbal ee Gobolka G/gaduud, iyagoona u soo jiheystay dhanka Degmada Guriceel. Ciidamada Ethiopianka oo ay la socdaan saraakiil Soomaaliya ayaa la sheegay inay durba fariisimo ka sameystay wadooyinka looga soo gala Degmada Balanbal, waxaana soo gelitaankooda kadib dadka deegaanka ay bilaabeen inay isaga cararaan. Wararka laga helayo Degmada Balanbal ayaa sheegaya in Ciidamada Ethiopianka ay ka soo galeen degmadaas dhinaca xadka ismaamulka soomaalida Ethiopia, waxaana mar kaliya albaabada la isugu dhiftay goobihii ganacsiga. Lama oga ilaa iyo hada sababta ka dambeysa soo gelitaanka Ciidamadan, iyadooan ay ku soo aadeyso xilli xiisado dagaal ay ka jiraan Gobolka G/gaduud, waxaana warar la isla dhex marayo ay sheegayaan in Ciidamadan ay ku sii jeedaan Degmada Guriceel oo ay gacanta ku hayaan Ururka Ahlu Sunah Waljamaacah. Waa Deegaankii labaad oo ay Ciidamada Ethiopia gudaha u soo galaan, waxaana todobaadyo ka hor ay soo galeen Ciidamo Ethiopian deegaanka Kala Beyrka, halkaasoo fariisimo ay ka sameystaan, isla markaana ay wali ku sugan yihiin Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  17. ^^^The list of the individuals above is clear, you seem to have a problem with them adeer you are indeed sad and confused. Puntland and its people will strive to move foreword, nothing a former Aydeed gunner can do.
  18. Golaha Qurbajoogta Puntland, cutubka Minnesota 'Puntland Diaspora Forum, MN Chapter' oo 20-ka June shir bulsheed ku yeelan doona Minneapolis. Minneapolis, June 11 | Golaha Qurbajoogta Puntland, cutubka Minnesota [Puntland Diaspora Forum, MN Chapter] oo bilihii la soo dhaafay ku hawlanaa dhismaha hoggaanka sare ee cutubka, turxaan bixinta hawlaha cutubka, dejinta shuruucda hagi doonta cutubka, iyo dardargelinta shaqada guud ee cutubka ayaa shir bulsheed ku yeelan doona Minneapolis 20-ka bishan June. Hogaanka ku meel gaarka ah ee Cutubka MN oo in dhawaale darsayey yagleelka hogaanka joogtada ah ee cutubka, iyo qorshe hawleedkiisa ayaa go'aamiyey in hadda la gaaray xilligii bulshada Puntland ee MN loo soo bandhigi lahaa himilada guud ee Golaha Qurbajoogta Puntland, iyo tan Golaha Qurbajoogta Puntland, cutubka MN. Hawlaha Cutubka MN ayaa bilawday horaantii sannadkan, bilihii la soo dhaafayna qabtay tiro shirar wadatashi ah oo ay bulshada la yeesheen, lagu soo bandhigay himilada iyo yoolka guud ee golaha Puntland Diaspora Forum, iyo hirgelinta qorshe hawleedka bulsheed ee golaha. Dhismaha cutubka MN ayaa waxaa ka qayb qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada Puntland ee Minnesota, waxaana uu kaashan doonaa ururada bulshada ee hore uga jiray Minnesota. Puntland Diaspora Forum ma aha gole siyaasadeed ama tijaaro sida ku cad shuruucda golaha, mana aha mid la tartami doona ururada bulsheed ama siyaasadeed ee mashaariicda ka fuliya Minnesota.
  19. ^^^Its news adeer, may have a bit of salt but news never the less. Ahlu Sunna are getting armed, this will lead to more war.
  20. 4 Sarkaal oo Itoobiyaan ah oo xalay ku hoyatay Guriceel iyo Kulan xasaasi ah oo dhacay. Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay magaalada Guriceel ee gobolkaasi Galgaduud ayaa sheegaya in saraakil Itoobiyaan ah ay xalay ku hoydeen magaaladaasi kadib markii shalay ay soo galeen, iyadoona saraakiishaasi ay kulan xasaasi ah la qaateen horjoogayaasha Maleeshiyada Suufida ee deegaankaasi. Kulanka labada dhinac ayaa lagu falaneeyay jabkii kasoo gaaray Maleeshiyaadkaasi dagaaladii dhawaan ka dhacay Wabxo, iyadoona ay saraakiisha Itoobiya dhankooda soo bandhigeen qaabab dagaal hor leh iyo iyo talooyin. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Saraakiisha Itoobiyaanka ay ku gacan seyreen dalab loogu jeediyay ciidamo in ay ku saacidaan maleeshiyaadkaasi isla markaana marka dagaalada ay soconayaan ay soo buuxiyaan aagaga dagaaladasi si ay u argagaxaan xoogaga Islaamiga ah, walow ay arrinkaasi diideen saraakiishi Itoobiyaanka. Hore waxaa loo xusuustaa in Ciidamada Itoobiyaanka ay usoo galeen magaalada Guriceel kadib dagaalladii adkaa ee magaaladaasi ay ku qabsadeen Maleeshiyaadka Suufida, iyadoona ay dib kaga laabteen. Markacadey.net,Muqdi sho
  21. MALIKA: Duke,if you were a newbie,I would have taken you serious but just few months ago you were adamant in support of a government that came rolling into power behind Ethiopian tanks was the solution for Somalia..- Adeer: you just validated the point of all the “cynics” all those who criticize the Sharif. The Ethiopian, AMISOM support was as we told you vital to help restore order, train and equip a new national army. Who opposed it dear, who called a Jihad which led to the deaths of thousands and then conveniently fled to Asmara? The Sharif of today is hiding behind AMISOM, tanks he only controls areas where the hard wear that you opposed yesterday are positioned. Thus who is confused, deluded and out of their depth your Sharif Ahmed who has the blood of thousands of youngsters who died and continue to die for his ********* or Duke who’s advice of Yesterday your Sharif and its government are taking today? PS: The Ethiopians are also now supporting your Sharif, what has changed ya Noble one?
  22. Juje: What has he achived since January, its been six months and has the situation got any better ?
  23. ^^^Sharif is not the solution and that at least is clear. Somalia solution is the course taken by the Northern states. The south needs to set up local admins and stop the bloodhsed.
  24. Lool. Malika sis with all due respect go get some coffee you seem to be daydreaming. If what he is doing is leading then by god I never want to lead anything. My sister the man has no plan let alone a strategy, he was the hype and he delivered more deaths and misery to the people who thought he was hope. A man who has failed and is now engaged in a war with his old allies that defies logic and is based on sheer ignorance. Thus this man and myself are different, at least I know who I am, now sis open your eyes you seem to be the only person who is still hypnotized by the fake magic.