
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Washington D.C Puntland presents Somalia's case to US
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
“Marna dowladda Puntland & Shacabkeeda kuma fakarin in ay go’aan cad ka qaataan ama ka baxaan Soomaaliya inteeda kale, waxaan xusaynaa saacad kasta munaasabad kasta oo Soomaaliya qeymo ulahayd, waxaan ka shaqeynaynaa dadaal kasta oo nabad looga dhalin karo Soomaaliya” Ayuu ka hor yiri Madaxweyne Faroole Mudanayaasha baarlamaanka Mareykanka. -
Washington D.C Puntland presents Somalia's case to US
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Washignton D.C: “ Ma nihin dad doonaya Hub iyo dagaal, waxaan dooneynaa Horumar wanaagsan & Nabadgalyo taam ah” Madaxweynaha dowladda Puntland. 26. juni 2009 Washignton D.C.(AllPuntland)- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud oo hadal ka jeediyey Mudanayaasha baarlamaanka dalka Mareykanka hortooda ayaa soo qaaday waxyaabaha ay dooneyso in ay dowlad gobaleedka Puntland wax ka qabtaan. Madaxweynaha Puntland ayaa shaaca ka qaaday in uusan maamulkiisu dooneyn dagaalo iyo hubab hadeer ah, balse wuxuu sheegay in ay diyaar uyihiin dadaal kasta oo ay wax kaga qaban karaan xaaladaha horumarinta deegaanada Soomaalida oo dhan.. Dr. Faroole ayaa sheegay in ay dowladiisu ku mashquulsan tahay sidii Soomaali oo dhan layskugu keeni lahaa, wuxuuna meesha ka saaray warar sheegaya in ay dowladda Puntland qorshaneyso sanooyinka dhaw in ay ka baxdo Soomaalida inteeda kale oo ay gooni isku taag ku dhawaaqdo. “Marna dowladda Puntland & Shacabkeeda kuma fakarin in ay go’aan cad ka qaataan ama ka baxaan Soomaaliya inteeda kale, waxaan xusaynaa saacad kasta munaasabad kasta oo Soomaaliya qeymo ulahayd, waxaan ka shaqeynaynaa dadaal kasta oo nabad looga dhalin karo Soomaaliya” Ayuu ka hor yiri Madaxweyne Faroole Mudanayaasha baarlamaanka Mareykanka. Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale sheegay in ay dowladiisu dagaal adag kula jirto waxa ugu yeeray Burcad Badeeda jiri ah oo uu sheegay in ay dhibaatooyin ba’an ku hayaan deegaanada Puntland, wuxuuna wacad ku maray in aysan dagaalkooda joojin doonin, isagoo ka codsaday Baarlamaanka Mareykanka in ay ku taageeraan arintaasi oo ay gacantooda ka geystaan. Hadalka Madaxweynaha Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud ayaa noqday mid ay siweyn ula dhaceen Mudanayaasha baarlamaanka Mareykanka, waxa ayna sheegeen in ay qaadi doonaan talaabo kasta oo ay ku taageeri karaan dowladda Puntland, ayagoo ugu hambalyeeyy sida wanaagsan ee ay mar kasta Puntland ugu taagan tahay xalinta dhibka Soomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland -
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Baarlamaanka Maraykanka (Dhageyso) Friday, June 26th, 2009 at 1:03 pm Horseed Media Washington DC, USA Waxaa xalay wakhtiga Soomaaliya markay ahayd magaalada Washington ee Caasimada Maraykanka ka dhacay kulan uu la yeeshay Guddiga Barlamaanka u qaabilsan arrimaha Afrika wafdi ka socday Puntland. Kulankan ayaa sidoo kale horey loogu casumay maamulka Puntland, Soomaaliland iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya. Kulankan waxaa ayagu ka baaqsaday inay kasoo qeyb galaan maamulka Soomaaliland, sidoo kale Dowlada Federaalka oo lagu waday inuu kulankaasi u matalo Wasiirka Arrimaha Dibada ayaan asagu madasha kasoo xaadirin. Khudbadii Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dowlada Federaalka ayaa waxaa halkaasi ka akhriyey xubin uu soo wakiishay. Xubnaha ugu muhiimsan ee kulankan ku sugnaa ayaa noqoday wafdigii ka socday Dowlada gobaleedka Puntland oo uu horkacayey Madaxweynaha Puntland Md.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole. Guddiga Baarlamaanka Maraykanka ayaa su’aalo halkaasi ku weydiiyey wafdiga Puntland kuwaasi oo dhamaantood la xariiray arrimaha siyaasada Soomaaliya, dagaalada, burcad badeeda iyo shariicada Islaamka. Siyaasada Puntland Madaxweynaha Puntland ayaa halkaasi ka sheegay in ay ayagu taageersan yihiin in Soomaaliya nabad lagu soo dabaalo, in dowladii dhexe hirgasho oo ay Puntland kamid ahaato oo nidaamku noqdo mid federaal ah, isla markaana ay taageersan yihiin wax walba oo lagu xasilinayo dalka Soomaaliya. Guddiga Afrika u qaabilsan Baarlamaanka Maraykanka ayaa wafdiga Puntland wax ka weydiiyey arrimaha Shariicada Islaamka. Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa sheegay in nidaamka shariicada Islaamka uu yahay mid ay Soomaalida waligeed kusoo dhaqmeysay, Puntland ahaana uu nidaamkooda ku saleysan yahay Shariicada Islaamka, iyo waliba nidaamka madaniga ah ee Dowladnimo ayuu sheegay Madaxweynaha Puntland inay ku dhamaan. Burcad Badeeda Arrimaha Burcad Badeeda oo wax laga weydiiyey ayuu sheegay Madaxweynaha Puntland, in ayagu ay qorshayaal badan wadeen sidii dhalinyarada burcad badeeda ku jirta looga wacyi gelin lahaa falalkaasi. “….In maraakiib intii lasoo qaato dooni yar oo dhalinyaro la ordeysa xabad lagu dhufto, maaha xalka….” Ayuu yiri Madaxweyne Faroole oo sheegay in culumaa’udiinka Puntland ay la kaashadeen sidii loo wacyi gelin lahaa dhalinyarada burcad badeeda ku jirta, isla markaana guulo laga soo hooyey oo ay in badan iska daayeen falalkaasi, ayuu sheegay Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole. Dagaalada Koonfurta Soomaaliya Maraykanka ayaa weydiiyey sida ay u saameyn karto xaaladaha ka jira koonfurta Soomaaliya iyo Muqdisho, dhinaca dowlada Gobaleedka Puntland. Dr.Faroole ayaa sheegay in saameyn ay mar walba ay ku yeelaneyso wixii Soomaaliya ka dhaca, asagoo sheegay inay rajeenayaan in dagaaladaasi ay joogsadaan. “…wixii dhibaato Soomaaliya ku ah dooni meyno….” Ayuu yiri Madaxweynaha Dowlada Puntland oo la hadlayey guddiga Baarlamaanka Maraykanka. Taageerida Puntland Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa sheegay in wafdiga Puntland ay sidoo kale la kulmeen hay’adaha Maraykanka ee aan dowliga ahayn ayagoo ka wada hadlay arrimaha Soomaaliya iyo Puntland. Wuxuuna sheegay wafdiga Puntland inay muhiim tahay in Puntland lagu taageero dhinaca horumarinta iyo sare u qaadida awooda maamulka si wax loogu qabto Soomaalida kusoo qul qulaysa dhulkooda. “….deegaanka Puntland illaa 1991kii qax baa ku socday, oo dad badan oo kasoo baro kacay koonfurta ayaa hoy ka dhigtay oo kusoo qaxay…..aad baa culus weyn u saaran yahay Puntland…magaalooyin kii waa buux dhaafiyeen….adeegyad a bulshada culeys weyn baa na saaran waana ka codsanay in gacan nalaka siiyo sidii dadkaasi wax loogu qaban lahaa…..” ayuu yiri Madaxweynaha Puntland. Marka loo eego dhinaca xiriirka diblumaasiyeeda kulankan ayaa ahaa mid muhiim ah, isla markaana ay u muuqato Puntland inay si weyn uga faa’iideysatay inay caalamka iyo Maraykanka u gudbiso dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya iyo sida looga qeyb qaadan karo wax ka qabad keeda. Macada illaa iyo hada sababta Wasiirka arrimaha Dibada ee Dowlada Federaalka Maxamed Omaar oo kulankaasi ku casunaa inuu warbixin kasoo jeediyo uu si lama filaan ah u imaan waayo goobta asagoo wakiishay xubin uu halkaasi usoo diray. Dhinaca maamulka Soomaaliland ayaa ayagu sheegay inaysan dooneyn inay ku dhexmilmaan Soomaalida kale waa siduu sheegay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Soomaaliland Cabdullahi Ducaale oo shaaciyey in shirkaasi ay ka baaqsatay inay ka qeybgasho Soomaaliland.
-
The whole networks are about the man, the US is having its Prince Diana moment me thinks.
-
Hanibal: The premises of your arguments are as baseless as those of many deluded individuals on SOL. If Yusuf was the problem and the cause of suffering, today there would be none. Also as an adult one must base statements on reality. Sharif Ahmed as highlighted in this post led Young men into their deaths as a Jihadi Emir. Today he is leading other young men to their deaths as an anti Jihadi President. Yusuf was consistent, he fought against the enemies who attacked him. He never justified suicide bombings or the deaths of civilians. On many an occasion he highlighted to these groups that its best to fight outside urban areas. You can shed as many crocodile tears as you care to, the fact is Sharif Ahmed, Xasan dahir were the casue of the fighting in Mogadishu since 2006. They took credit for it as they are doing today. Yusuf was just the excuse many clanist’s ere making.
-
Al Shabaab to look after youth they amputated : WTF
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Che -Guevara: ^I'm sure you are heart broken. Why not imagine those faces and then imagine them losing their limbs, its more than heartbreaking. Where was the court, the evidance, the winesses. Remember the girl that got stoned in Kismayu, that was aloe more than heartbreaking. -
Al Shabaab to look after youth they amputated : WTF
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. No Shangoole is not a big issue, its the way you get all nervous and unbalanced when his name is mentioned. Will he use his Swedish health insurance to help the youths his group disabled for life? :mad: -
Farax-Brown: Adeer your weak responses have been noted. Anyhow one has sensed clearly the gray clouds over the fake “Mujahids” clan sponsors heads in MN. Its sad that you get such returns on your investment.
-
Al Shabaab to look after youth they amputated : WTF
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Indeed they disabled your mind with promises of Shangoole, thats a tragedy. -
I don’t blame Xiin for he never had any great deal of insight over the failed Caravan and I doubt he understood the nature of the man he so idolized. What’s worse are the cappuccino Mujahids who are still deluding themselves.
-
Al Shabaab to look after youth they amputated : WTF
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Xarakada Alshabaab oo balan qaaday daryeelka iyo xanaaneynta afartii dhalinyaro ee ay gacmaha iyo lugaha ka jareen. Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo maanta goob fagaare oo ku taal Xeradii Maslaxa ee Suuqa Xoolaha ku fuliyay xukun gacan iyo lug is dhaaf ah oo ay ka jareen afar dhalinyaro oo ay dhowaan Maxkamad ay leeyihiin ku xukuntay xukun gacan iyo lug is dhaaf oo laga gooyo. Boqolaal dadweyne oo ka soo qeyb galay goobtii fagaaraha aheyd ee lagu fulinayay xukunka gacan iyo lug goynta ayaa qaarkood dareenkooda siin waayay inay daawadeen, waxaana badankooda ay jooga ka dhaceen dabadeedna ay suuxeen. Mid ka mid ah dadkii ka qeyb galay fulinta xukunkaas ayaa sheegay inay arkayeen dhalinyarada oo laga jarayo gacanta midigta iyo lugta bidixda oo is dhaaf ah, waxaana dhalinyarada laga goynayay ay ahaayeen kuwo qeylinayay. Wakiilka Xarakada Alshabaab ee gobolka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen oo goobta kula hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in ay qaateen masuuliyadda daryeelidda iyo Nafaqeynta dhalinyarada xukuna lagu fuliyay. "Maanta Ilaahey xukunkaas baa la fuliyay dad qaaticu dariiq ah baa lagu fuliyay xukun gacan goyn iyo lug ah, waxaana ilaahey uga baryayaa inuu towbad u noqoto, waxaana balan qaadeynaa wixii tasiilaad ah iyo daryeelidooda inta ay kala qabsanayaan dadkooda waana xanaaneyn doonaa"ayuu yiri Sheekh Cali oo intaa ku daray in Mujaahidiintooda ay dhabarka u ridan doonaan wax u qabashada raga ay maanta ka gooyeen xubno muhiim ah oo jirkooda bani'aadanimada kadib markii lagu eedeeyay inay fal dhac geysteen. Sidoo kale ayaa waxaa uu digniin u diray dad uu sheegay in ay dadka dhacaan iyo kuwa wax xada kuwaasi oo uu sheegay in lagu fulin doono hadii la qabto xukunka ay ka qabto shareecada Islaamka hadii aysan ka towbad keenin. Si kastaba ha ahaatee xukunkan oo ah kii u horeeyay ee noociisa Xarakada Alshabaab ka fuliyaan Magaalada Muqdisho ayaa ku soo aadaya xilli hey'adaha xuquuqda aadanaha ay dhaliilayeen qaabka loo xukumay oo ay ku sheegeen inay tahay fal cadow-tooyo iyagoo ka dalbaday in la joojiyo fulinta xukunkaas, inkastoo ay Xarakada Alshabaab ka dhaga fareysatay dabadeedna ay si toos u fulisay. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
-
^^^AMISOM is a new excuse the enemies of Somalia are those who Incessantly attack logic, who at every turn use violence to justify their ambition and greed. Al Shabaab the new warlords run by the Afghani & Pakistani criminals wont win, the tragedy is for 20 years people were getting killed for no reason.
-
Madaafiic jawaabo ah oo galabta lagu duqeeyay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha Madaafiic xoogan ayaa galabta lagu duqeeyay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha, iyadoona duqeyntaas ay ka dambeeyay kadib markii Kooxaha Hubeysan ay weeraro Hoobiyeyaal ku ekeeyeen Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia. Dhowr Madaafiic ayaa ku habsaday gudaha iyo daafaha Suuqa Bakaaraha, waxaana Madaafiicda ay ahaayeen kuwo sida roobkii oo kale ugu hoobanayay deegaanada lagu duqeynayay. Madaafiicda ayaa la sheegay in sidoo kale ay ku dhaceen Isgoyska Baar Ubax iyo Black Sea waxaana la ogeyn ilaa iyo hada qasaaraha rasmiga ah ee ay geysteen, hase yeeshee waxaa la soo calaamadeeyay dhaawacyo dad rayid soo gaaray. Inta badan Madaafiicda la is weydaarsado ayaa ah kuwo dadka rayidka qasaaro kala duwan ka soo gaaro, waxaana dhinacyada isku haaya Caasimada ay yihiin kuwo aanay dadka rayidka u naxeyn oo ay had iyo jeer madaafiicda ay la dhacaan. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
-
Duqeymo Xoogan oo galabta Loo geystay gudaha iyo Hareeraha Suuqa weyn ee Bakaraaha ee Magalada Muqdisho. Posted: 6/25/2009 11:29:00 PM Shabelle: MUQDISHO Duqeymo Xoogan oo sababay dhaawac dad rayid ah ayaa Galabta loo geystay gudaha iyo Hareeraha Suuqa weyn ee Bakaraaha ee Magaalada Muqdisho. Ilaa dhowr Madfac ayaa waxaa ay ku soo dhaceen Galabta Gudaha iyo Hareeraha Suuqa Bakaaraha kuwaas oo Qasaare u geystay dadka Rayidka ah ee u soo ganacsi doontay gudaha Suuqa Bakaaraha. Madaafiicda oo ahaa kuwa is xig xigay ayaa la ogeyn halka rasmi ahaan ay ka yimaadeen,Waxaana mid ka mid madaafiicdaan oo ku dhacay inta u dhaxeysa Wadada Koowaad iyo wadada Labaad ee Suuqa Bakaaraha uu sababay dhaawac Qof rayid ah. Madaafiicdaan ayaa waxaa ka horeeyay kuwa kale oo iyana lagu garaacay Isgoysyada Baar Ubax iyo Black Sea halkaasi oo ay ku dhaawacmeen ilaa 5-qofood oo rayid ah. Waxii qasaarahaasi ku soo kordhaa kala Soco Shabelle.net Hadii Uu Ilaah Inoo Saamaxo. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
Originally posted by Nephissa: Gabadhii Yeey wax ka sheegtaba, nin baa ku diiday miyaa jawaabtu??? Up your game dee, waryee. . Addeero will need Balls Transplant to get a gal like me! Dear sister, not every girl gets that response, you are special, with all the balsy talk, maybe you resembled a man too much.
-
Somaliland Rejects to Participate in the Washington Hearing
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^From anyone else I would just go straight to the attack. You are a man who can be saved to the unity side and thus will use maximum restraint. :cool: -
^^^Not good enough adeer, what has changed lately to make you anti-"Mujahid" and all that good stuff?
-
Farax-Brown not so easy lad. Why are you anti Shabaab all of a sudden?
-
^^^NGOONGE, wallahi that made me laugh. Brilliant. Naphiso darling you seem to be in love with Yey, actually he is in London right now, thanks for asking, and will be going back to his Villa in Yemen soon. How long can you be mad at all of us for getting rejected by one dude? I tell you like Shaggy told the world it wasn’t me
-
website
-
About Us Puntland Community College (PCC) officially started in March 1999. It was initially an intermediate institution called Garowe School of Management. So far, the college has made tremendous success in education and training especially in promoting gender equity, balance and equal opportunity in education and employment. Arising from the needs of the community and the region, PCC, converted to Puntland State University (PSU) in 2004, is a fortunate institution. The University is situated in a vibrant community that favours and supports higher education. It has outstanding support from different stakeholders, a pool of students from high schools, committed faculty and is committed to technological dimensions of education that are becoming increasingly important in most areas of human endeavour. Thus, the University stands on the verge of immense opportunities in the twenty-first century. In this section you will find information on Puntland State University's mission, values, guiding principles and history. Use the links on the left to navigate to any catagory.
-
A Message from the PSU –Dean of Academic Affairs We have developed programmes that will equip you with the knowledge, skills and understanding to be successful in your future carreer. Programmes at PSU provide you with many opportunities including intellectual development, knowledge acquision and personal skills development. Strving to meet the challenges set by the course, solving problems with your newfound knowledge and acquiring skills for lifelong learining will be facilitated at PSU. You should see your time as partinership where we facilitate learning opportunities and where you take an increase part in your own personal development and contribute to the quality of the course and the learning experience of your peers The programmes require a high level of commitment and hard work on your part. The staff at PSU will respond positively to your success and will support you when challenge arises. We look forward to our interactions with you and hope that you have a most enjoyable and productive period here Good Luck
-
^^^Their leaders need to be executed when captured. Give them their own medicine.