
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Ina Ali Sharmarke, its time to resign from happless Sharif's camp.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^We are still waiting for the pictures from Kuwait. Did he get any welcome outside SNM Mugged ones in the city? -
Sharif Hotel interview MAY 2008 [you decide]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
AUDIO 1. ..............OR.... ........... AUDIO 2 -
Sheikh Shariif Mowqifkii uu 2008 ka taagnaa Ciidamadii Ethiopia iyo DFKMG ee keensatay ciidankaas... Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo May 9, 2008 waraysi siiyay Yuusuf Garaad Cumar oo ka tirsan BBC, waa ka hor intii uusan noqon madaxweynaha DFKMG, ayaa si kulul u eeday Itoobiya iyo xasuuqii ay ka gayteen Soomaaliya iyo Dawladii Federaalka ahayd ee ciidamadaas keensatay. Sheikh Shariif waxa uu si cad u sheegay xilligaas in Soomaaliya ay dad daba ****** ah keensadeen Itoobiya. Waxana uu sheegay in arrimaha Soomaaliya laga wada hadli karo markii Itoobiya baxaan. Waxana uu markaas diiday in lala hadlo DFKMG inta Itoobiya joogto dalka. Dhegeyso Wareysiga Shariifka ama Halkan ama soo rogo - BBC.
-
Sh. Shariif oo taageeray in Ciidamada Itoobiya la keeno dalka... Dhanka kale, madaxweynaha DFKMG ayaa (June 22, 2009) waxa uu ayiday in ciidamo shisheeye la keeno dalka oo ay ku jiraan Itoobiyaan, waxana sheegay: ciidamada la dalbanayo waa ciidamo aan dhibaato gaarsiinayn shacabka Soomaaliyeed, balse badbaadinaya shacabka. Waa hadal aad uga fog erayadii Sh. Shariif ka hor intii uusan noqon madaxweynaha DFKMG. Kenya: Waa in dib loo eego qaraarka IGAD iyo OAU ee mamnuucayay in ciidamada derisku ay galaan Soomaaliya Ra'iisul wasaaraha Kenya, Raila Odinga, oo ka hadlay shir jaraa'id June 22, 2009 ayaa sheegay in ay hore u jireen sharciyo ama qaraarro dalalka deriska ah ka hor istaagaya in ay ciidamo u diraan Soomaaliya, taas asagoo ka hadlayey waxa uu yiri: "Waxaa jira qaraan hore uga soo baxay IGAD, waxa kale oo jira qaraan OAU kuwaas oo xakamaynaya in dalalka xadka la leh aysan ciidamo u diri karin Soomaaliya, waa in aan dib u eegno oo dib ugu noqono." Waxa kale oo shirkaas jaraa'id ka hadlay ra'iisul wasaaraha DFKMG oo isaguna dalbaday in Soomaaliya la geeyo ciidamo shisheeye. Halkan ka daawo Video. Shir ay February 19, 2009 magaalada Muqdisho ku qabteen culimada Musaalaxada ayey DFKMG kada dalbadeed dhawr qodob in ay fuliso oo ay ka mid ahaayeen: inta ka horaysa May 29, 2009 in ay dhaqan galiso Shareecada Islaamka, taas oo baarlamaanku ansixisay April 18, 2009, Sh. Shariifna saxiixay. Qodobka labaad ee culimada musaalaxada ayaa ahaa inta ka horaysa June 28, 2009 in dalka laga saaro ciidamada shisheeye ee hadda ku sugan.
-
Go'aanka "Martial Law" ayaa Sh. Shariif ku dhawaaqay ka hor ayada oo aan baarlamaanku ansixin, taas oo garyaqaanadda ka tirsan DFKMG ay sheegeen in sharci ahaan ay tahay in marka hore uu baarlamaanku uu muddo xaddidan soo rogo amar degdeg ah, maadaama awoodda oo dhan gacanta loo gelinayo madaxweynaha ama hal qof. Idaacadda wararka u faafisa dalka Ingriiska ee British Broadcasting Corporation waxay sheegtay "Go'aankani wuxuu ku soo beegmay iyada oo in ka badan 200 oo mudane oo baarlamaanka ka tirsan iyo dhowr iyo toban Wasiir ay dalka dibadda uga maqan yihiin." Waxayna idaacaddu waraysatay Garyaqaan Caydiid Ilkaxanaf oo ka mid ah xildhibaanadda DFKMG oo ku sugan London.. Waxana uu sheegay in ay ahayd in baarlamaanku ansixiyo in la soo rogo xaalad degdeg ah- Dhegeyso Ceydiid Ilko-Xanaf - BBC.
-
Sheikh Shariif oo Xukun Degdeg ah (Martial Law) ku dhawaaqay, islamarkaana Aqbalay in Ciidamo Itoobiyaan ah la keeno Soomaaliya... Madaxweynaha DFKMG ayaa maanta (Isniin June 22, 2009) waxa uu ku dhawaaqay in dalka lagu soo rogay xukun degdeg ah (Martial_Law). Shir jaraa'id oo uu ku qabtay Muqdisho ayuu Sh. Shariif ka sheegay "Laga bilaabo maanta "June 22, 2009" waxaa dalku galay xaalad degdeg ah, waxaana ka codsanayaa baarlamaanka in uu ansixiyo go'aankan." Islamarkaas Sh. Shariif waxa uu aqbalay dalabkii guddoomiyaha Baarlamaanka DFKMG uu ku dalbaday in Soomaaliya la keeno ciidamo shisheeye oo ay ku jiraan ciidamada Itoobiya, isagoo arrintaas ka hadlayayna waxa uu yiri "Ciidamada la dalbanayo ma ah kuwo ujeedadooda ay tahay inay dhibaato gaarsiiyaan shacabka, ujeedadooda waa in ay badbaadiyaan shacabka." [AMAZING]Dhegeyso hadalkii Shariifka ama soo rogo.
-
^^^No one is like this group. They are even worse than the warlords of Mogadishu.
-
Result of Caravan of ignorance Sharif Hotels strategies.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The man who made money out of Somalia and those fool enough to support the Caravan of ignorance -
Prof. Ibbi November 2007: " qofka aad taqaanaan in uu u hiilinayo XABASHI ama QABIIL, guur ma galo oo GABADHIISA lama geyo, lama guursan karo, gabadha ka soo baxdana waa kuwa xuural-caynta la dhahayay'e taasna gacan ku siiya,... tusbax go'ay Allah haka dhigo wax Alla iyo wixii taageera." source
-
^^^lool.
-
Ina Ali Sharmarke, its time to resign from happless Sharif's camp.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer have a backbone will you and dont start pretending to be something you aitn. Ya Boston Starbucks Mujahid you. -
^^^I am having a laugh adeer, its all so ammusing how the lies have come out so quickly.
-
^^^You are the one who used to demonstarte on their behalf to liberate the country, now you want the Ethiopoians to liberate you from Al Shabaab.
-
Ina Ali Sharmarke, its time to resign from happless Sharif's camp.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Shangole will go down with the Kharajites and wont be going back to Sweden. Talk about hypocracy a man who is in love with Mohamed Abdi Yusuf one moment and then Fuad Shangoole the next. -
Somalia: Puntland leader invited to Washington, d.c failed
General Duke replied to Garyaqaan2's topic in Politics
Garyaqaan* Adeer, again I disagree with you on all the points made. First you did not have to slight President Cade and now insult the current President. I agree with the President moves and choices and as Puntlanders from the Diaspora we have to show our respect for the state institution even if we might disagree with them. For one day you might lead the state and you would not want people to criticize your every move. Also for a Puntlander to say Shankaroon and Hapless Sharif hotel are doing something better than Faroole even out of anger is unacceptable because that is a untrue. -
Somalia: Puntland leader invited to Washington, d.c failed
General Duke replied to Garyaqaan2's topic in Politics
lool. You hit them hard Mr Pride. Let all the secessionists and their sympithisers show us a single Pic of Riyaale's visist to Kuwait. Fake Shankaroon nonsence. -
Thank you for your concern - 'your ina adeer' Omar is fulfilling his responsibilities and is never a coward who turns away from situations whether they are bleak or worse. He is adamant to straighten and solve the dire issues and Insha Allah he will do so. And yes, what ever this admin is he is part and parcel of it. Agreed with everything except the last line, how dare you compare Omar AbdiRashid Sharmarke to Sharif Amxaar, Ibbi, I sold the sea Abdishakur and others? How dare you :mad:
-
Ina Ali Sharmarke, its time to resign from happless Sharif's camp.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Yup this is stright from Qardho is that not right Juje, what changed? Nuune: go get some pics of Riyaale getting welcomed by Shiekh Al Sabax -
^^^Sharif Amxaar & Adan Madobe are in worse position , tell my ina adeer Omar to stay away.
-
Result of Caravan of ignorance Sharif Hotels strategies.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Violence spirals out of control in south-central Somalia 21 Jun 21, 2009 - 5:37:31 PM MOGADISHU, Somalia June 21 (Garowe Online) - Violence is quickly spiraling out of control in parts of southern and central Somalia, as pro-government forces are struggling to survive against a burgeoning insurgency, Radio Garowe reports Sunday. At least 20 people were killed and 60 others wounded in renewed clashes that raged in parts of Mogadishu, especially in Kaaraan district where pro-government forces and Al Shabaab insurgents battled for control of a district that has been under the control of government forces since 2007. A Somali lawmaker, MP Mohamed Hussein Addow, was among the dead victims in heavy battles where Hizbul Islam and Al Shabaab militia attacked government-held districts including Kaaraan, Shibis, Abdiaziz and Wardhigley, where the Villa Somalia presidential palace is located. -
Result of Caravan of ignorance Sharif Hotels strategies.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Sharif AHmed & Adan Madoobe crying for Ethiopian troops[/i] -
Result of Caravan of ignorance Sharif Hotels strategies.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The youth who blew himself & 100 others in Beledweyne -
Dibad bax balaaran oo looga cabanayo dhobaatooyin dhinaca nolasha ah oo maanta Barakacayaal ay ka dhigeen deegaanad isku xira Muqdisho iyo Afgooye. Posted: 6/22/2009 9:22:00 PM Shabelle: AFGOOYE Dibad bax aad u balaaran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo Afgooye kaasoo ay dhigeen dadkii ugu dambeeyay ee ka barakacay Magaalada Muqdisho iyagoona ka cabanaya dhibaatooyin dhanka nolasha ah oo ay kala kulmeen deegaanada ay u barakaceen. Banaanbaxaani oo ahaa mid aad u balaaran islamarkaana ay dhigayeen dadweyne aad u fara badan oo isugu jira haween iyo caruur Barakacayaal ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye halkaasi oo ay ku suganyihiin Barakacayaashii ugu badnaa ee ka barakaca magaalada Muqdisho. Dadkaani dibaxa dhigayay ayaa waxaa ay ka cabanayeen dhibaatooyin la xariira dhanka nolsha oo ay ugu harayso cuno yari iyo hay la’aan bahsan oo ku heysta kaamamka ay ku nool yihiin Barakacayaashaani,wa xaana dadka banaanbaxa dhigayay ay isugu jireen kuwii horay halkaasi ugu sugnaa iyo barakacayaashii kale ee maalmihii la soo dhaafay ka caray Muqdisho. Dibadaaxi ayaa ku dhamaaday jawi nabadeed iyadoona dibad naxayaashaasi ay isugu soo aruureen Barxad weyn oo ku taala deegaanak Ceelasha biyaha halkaasi oo ay banaanbaxayaashu ku muujiyeen waxyaabaha ay ka cabanayaan. Banaanbaxayasha ayaa hay’adaha gar gaarka bixiya waxaa ay ka dalbadeen in ay daraasaad ku sameeyaan dhibaatooyinka heysta barakayaasha soo cararay inta aysan soo gaarsiin raashinka gar gaarka ah. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
Ina Ali Sharmarke, its time to resign from happless Sharif's camp.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer Nuune, stop the hate. Sharmarke is a civilian adeer who took the wrong job. It was Sharif who made the strategic mistakes and hot air claims from 2006-till today leading children to their deaths. Thats why our PM needs to resign he has a future unlike the other clowns. -
Somalia: Puntland leader invited to Washington, d.c failed
General Duke replied to Garyaqaan2's topic in Politics
^^^The Norther states are a reality, bith doing quite well. However one is run by a former Qad merchant and NSS operative and takes leads from men like Warrabe who want to call the region Shankaroon. The other has an educated, hard working man of vision named Faroole who is making waves [Pirate pun intended] . Thats the difference. Now go hold an election and have a smooth transfer of power like Garowe did.