General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. What bothers our secessionist kinfolk? 1. Simply the fact that Faroole & Ilka-Jiir were at that table having a long discussion with the US reps, while Shankaroon was isolated in Hargaysa. The southern groups, are just baffled by the power of Puntland, Sharif Hotel made a mistake which we all welcome very much.
  2. ^^^Rubish as usual, the two states have done a great deal for Somalia and its people. What has Sharif Hotel achived these past 11 months, apart from making money for himself?
  3. The question and the "fact" highlights that you have some inferiority complex. Again who cares where the animals come from? The post as you can read from the title is about the renewd export boom that is taking place, what the "Western Somalia" and their livestick has got to do with this is quite baffling. Thus try again, lad.
  4. ^^^Yeah saxib, and you should be running a multinational organisation.
  5. ^^^LOL. NO adeer your question was irrelevent, who cares where the animals come from as long as they meet the demand? There is a great deal of cash being made now.
  6. ^^^Yup they are going to the Port in Jigjiga, all I know adeer that today alone 40,000 animals were shipped and this is the start, thus there is no shortage of animals is there?
  7. Xoolihii uguhoreeyay oo sacudiga looqaadayo oo lagararayo dekeda Bosaso Waxaa maanta ilaa xalay kasocota dekeda wayn ee magaaladan Bosaso dhoofitaanka xoolo farabadan kuwaas oo loo dhoofinayo wadanka sacudi Arabia xili mudo lagajoogo 13 sano xukuumada sacudigu ay joojisay qaadashada xoolaha soomaalida oo lasheegay in ay qabaan jirada loo yaqaan Rivtvaliga . Markab wayn oo ah nooca xoolaha rara ayaa xalay ilaa maanta waxa socota rarka xoolaha waxaana markabkan uu yahay mid aad uwayn qaadi karana xoolo aad ufarabadan waxaana lagu wadaa in markabkan uu qaado xoolo aad ufarabadan oo kor udhaafaya 40,000 oo neef .sida ay noo xaqiijiyeen qaar kamid ah masuuliyiinta maxjarka Bosaso . Xoolahan loo dhoofinayo wadanka Sucuudiga ayaa waxay dhamaantood soo mareen caafimaad laxiriira caafimaadka xoolaha waxaana xarunta maxjarka xoolaha ee magaaladan bosaso kusugan dhaqaatiir farabadan oo lasocda caafimaadka xoolaha ,waxaana dhaqaatiirtu ay baarayaan dhamaan xoolaha soo gala gudaha maxjarka iyadoo marka labaaro xoolaha mid walba lagu dhajinayo calaamad muujinaysa in neefkaas uu yahay mid caafimaad qaba . Maanta oo aanu booqanay dekeda Bosaso ayaan lakulanay qaar kamid ah masuuliyiinta Maxjarka xoolaha ee magaaladan bosaso oo dadaal balaaran ugalay sidii xoolo caafimaad qaba ay uga dhoofi lahaayeen maxjarka Bosaso waxayna masuuliyiintaas ay cadeeyeen in ay si aad ah ugufaraxsanyihiin in mudo haatan laga joogo 13 sano ay markii uhoreysay xoolo loo dhoofiyo wadanka Sacudiga . Maxe’d Faarax waa maamulaha maxjarka Bosaso isaga oo dekeda gudeheeda kula hadlayay saxaafada ayuu ugu horeyn waxa uu mahad uceshay dawlada Sucuudiga oo ufurtay xoolaha somalida in loo dhoofiyo wadanka sucuudiga ,waxana uu cadeeyay in xoolaha kadhoofaya dekeda Bosaso ay kuli yihiin xoolo wata shahaado baaritaan o cadeynaya in xoolaha caafimaadkoodu yahay mid aad uwanaagsan oo aysan qabin wax xanuun ah . Maxe’d Faarax ayaa markale carabka kudhuftay in fursadan ay tahay dfursad usoo hoyatay shacabka Puntland waxaana uu ugu baaqay dhamaan ganacsatada gaar ahaan ganacsatada Puntland in ay xolahooda keenaan maxjarka si ay uga dhoofaan dekeda Bosaso xoolo caafimaad qaba oo labaaray xaaladooda caafimaad . ugu dambayntii waxaa xoolaha somnalida saarnayd cunaqabatayn mido gaaraysa 13 sano oo aysan xoolaha somalidu aysan udhoofayn gudaha wadanka sucuudiga waxayna fursadan ay haatan noqonaysaa mid ah aad usoo dhaweeyaan dhamaan soomalida iyo ganacsatada kudhaqan gudaha dalka Somaliya . Mudadii ay xukuumada sucudigu xayiraada saartay xoolaha somalida ayaa somaliya waxaa kabilawday dhibaatooyin ay kamid yihii in wadaka ay kabilaabatay sicir barar iyo macayshada oo kor ukacda iyadoo dhaqaalada somalidu uu si aad ah ugu xiranyahay kaganacsiga xoolaha nool waxaana lacadeeyaa in somlaiya waxa ay Dibada udhoof gaysaa 70% ay yihiin xoolaha nool . Xasan Cabdi Farey(Xasan Gentleman) SBC International Bosaso xasanfaray@hotmail.com
  8. Garoowe: Kulan looga hadlayay Xiriirka dawladda Puntland, Bulshada rayidka ah iyo Bulshada Caalamka oo ka dhacay Puntland. 16. november 2009 Garowe(AllPuntland)- Kulan balaaran oo labadii maalmood ee ugu dambeysay ka socday magaalada Garowe ee caasumada Puntland ayaa lasoo dhameeyey, kaas oo looga hadlayay Xiriirka dawladda Puntland, Bulshada rayidka ah iyo Bulshada Caalamka oo ka dhacay Puntland. Kulankan waxaa ka qeybgalay soo xiritaankiisii Wasiiro uu ka mid yahay Wasiirka Waxbarashada, Wasiiru dowladdaha Dawlad-Wanaaga iyo wasiiro kale oo ka hadlay madashii, uguna baaqay dalalka Deeqaha bixiya in ay si deg deg ah ku taageeraan Puntland. Wasiiru dowladdaha Dawlad-Wanaaga Puntland Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) ayaa oo ka hadlayay shirkaas ayaa sheegay in ay dawladdiisa Puntland, diyaar utahay la xariirka dadweynaha oo iskugu jira kuwa gudaha iyo Bulshada Caalamka. Mr, Gaashaan wuxuu sheegay in ay dawladda Puntland muhiimada ugu weyn siisay talooyinka dadweynaha ka imaanaya iyo lahadalkooda, isagoo ugu baaqay in ay door wanaagsan ka qaataan horumarka deegaanada Puntland. Shirkan waxaa soo agaasimay Aaran International , waxa ayna Masuuliyiintu sheegayaan in ay aad ugu faraxsan yihiin qodobadii ka soo baxay wada xaajoodyadii ay uqabteen dadweynaha Puntland, Bulshada Caalamka. Ka qeybgalayaasha ayaa isku raacay qodobo ku saabsan xaaladihii laga doodayay, waxaana laysku raacay in ay xiriir sugan yeeshaan dhinacyada Bulshada Puntland, dawladda Puntland iyo Bulshada Caalamka, isla markaasna sadexdii biloodba mar la qabto wada xaajoodyo ku saabsan Iswareysi iyo waxyaabihii la qabtay. Dawladda Puntland ayaa sheegtay in ay mudooyinkii ugu dambeeyey ku jirtay dadaalo xoog leh oo ku aadan xaaladaha xiriirka caalamiga ah, isla markaasna ay dooneyso in ay xiriir toos ah oo adag layeelato Deeq bixiyaasha iyo dhinacyada daneeya xaaladaha dalka Soomaaliya. F. C. Maxamed AllPuntland
  9. Xoolihi ugu tiro badnaa oo maanta laga dhoofiyey Dekada Bosaaso(Sawiro). November 16, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (0) Xoolihi ugu tiro badnaa oo maanta laga dhoofiyey Dekada Bosaaso(Sawiro). | read this item C/qani C/laahi Cabdi Horseed Media Bosaaso,Soomaaliya. Xoolahaan oo tiradooda ay gaarayso 40,000 oo neef ayaa waxaa saaka Dekada weyn ee magaalada Bosaaso ka qaaday Markab lagu magacaabo Al-iimaan kaasi oo laga leeyahay Boqortooyada Sacuudiga,lana filayo in la geeyo isla wadanka sucuudiga. Xoolahaan ayaa waxaa ay marki hore soo mareen maxjarka weyn ee Bosaaso oo lagu baaraayay xaaladooda caafimaad,waxaana dekada saaka ahayd mid aad u mashquul ah. Maamulaha Maxjarka weyn ee Bosaaso Maxamed Faarax oo saaka dekada kula hadlay Saxaafada ayaa sheegay in wax aad lagu farxo ay tahay 11-sano ka dib xoolaha Soomaalida marki ugu horeysay ay ka dhoofaaan dekada Magaalada Bosaaso lana geeyo dalka Sacuudiga,wuxuun mahad balaaran u soo jeediyey Dowlada Sacuudiga oo dhowaan ogolaatay in ay qaadato xoolaha Soomaalida oo ay mudo xayirtay. Wuxuuna shaaciyey in Markabka Al-iimaan u yahay markabki ugu horeeyey ee xoolo ka qaada Soomaaliya,hase yeeshe ay jiraan Maraakiib kale oo markabkaan xigi doona,isagoo xusay in loo baahanyahay ganacsatada Soomaalida ay ka fa’ideystaan fursadaan. “Waxaan u mahadcelinaaya Shirkada Live Stock oo iska leh xoolaha maanta dhoofaya,waxaana ganacsatada aan ku boorinaaya in ay ku deyasho muujiyaan”,ayuu yiri Maamulaha Maxjarka. Mar u ka hadlaayay dareenkiisa ku aadan xoolahaasi dhoofayay ayaa sheegay hadii laga fa’ideysto xoolahaasi dhoofaya taasi ay keen doonto dhaqaale fara badan oo soo gala wadanka,kaasi oo u sheegay in qof kasta u ka fa’ideysan doono.
  10. Let Sharif play to the clan line. It will do him no good and Puntland no harm.
  11. Faahfaahin bur-burka kulankii Puntland & DFKMG ah 13 Nov 13, 2009 - 3:58:38 AM Kulan u dhexeeyey wufuud ay kala hogaaminayeen Madaxweynaha Puntland & Madaxweynaha dowladda Federaalka Sheekh Shariif ayaa bur-burey kadib markii qo**** horey looga sii ambaqaadi lahaa heshiiskii magaalada Galkacayo. Kulankan ayaa yimid kadib markii xaley labada Madaxweyne iyo wufuudooda wadaxajood hordhac ah ku yeesheen Hotel Penari oo ku yaala bartamaha magaalada Nairobi. Waftiga labada dhinac ayaa saaka isugu yimid xarunta safaarada Somalia ku leedahay wadanka Kenya halkaasoo isugu yimaadeen labada dhinac. Wararka laga helayo kulankaan ayaa sheegaya in bur-burkiisa uu sabab u ahaa Wasiirka Maaliyada ahna ku-xigeenka Ra'isal wasaaraha Shariif xasan oo horey u ahan jirey Gudoomiyaha Barlamanka waqtigii Cabdulahi Yusuf. Dhinaca kale is-fahan la'aanta labada dhinac ayaa waxaa sal u ah in dowladda Sheekh Shariif madaxda u yahay diidey iney Puntland kala shaqeyso sidii mashaariic hurumarin u heli laheyd inta somalia inteeda kale dagaalada ka socdaan. Madaxweynaha Puntland oo kulankaan kadib warbixin saxaafada gudaha iyo dibadda ka siiyey sababha keeney in kulankaan bur-buro ayaa sheegey in sababtu tahay diidmo dowladda Federaalka ka hortimid hurumarka Puntland. Mr.Farole ayaa sheegey in loo doortey ilaalinta danaha dadka Puntland islamarkaana uuusan wax tanaasulaad ah ka bixineyn qodobo lagaga hur-imaanyo hurumarka Puntland. Wasiirka Warfaafinta dowladda Sheehkh Shariif oo ka hadley arinkaan ayaa sheegey in Puntland miiska soo saartey iney dowladd tahay sidaa darteed aysan aqbali karin. Warar lagu kalsoon yahay oo soo gaarey Garowe online ayaa sheegaya in Ra'isal Wasaaraha Somalia uusan Xukuumadiisa iyo Madaxweyne Sheekh Shariif aan la tusin taasoo sababtey in wadahad dambe laga galo heshiiskaas. Khilaafkaan soo kala dhexgaley labada dhinac ayaa noqanaya mid kordhinaya mushkiladda Somalia xili DFKMG ah madaxdeedu tahay mid dibad joog ah islamarkaana maamusha xarumaha muqdisho kuwaasoo ay ilaaliyaan ciidamada AMISOM. Waftiga Madaxweyne Shariif ayaa u dhoofey wadanka Ethiopia iyada oo warar lagu kalsoon yahay sheegayaan in sideetan Xildhibaan oo dacwo u ah ururka midowga Afrika ku sugan yihiin addis Ababa. Xildhibanaadaan ayaa ka dacwoonaya siyaasada Madaxweyne Shariif taasoo noqotey mid wadanka dibadiisa wareegta.
  12. Originally posted by Juje: There is obviously going to be another meeting and continuation amid the TFG an the Regional government of Puntland in the near future and onwards.However the negotiating power of Puntland has noticeably and will considerably diminish because of developments this afternoon and the unprofessional reaction by some to the outcome of the 'pre-arranged' meeting. What nonsense, a refuge "government" should not be flaunting its actions in making an enemy of the only major player left that is interested in Somaliweyn. Yet one is not surprised we have come accustomed to the lack of vision of Sharif Hotel, by playing to the clan audience and Dayniile.com he will only harden the resolve of the realist within the state of Puntland. As Dr Faroole said today, Puntland will not negotiate its right, not the interest of Somalia with anyone.
  13. Faroole obviously understands the limitations of Puntland in a way that you don't, lurking in the safety of Minnesota... I doubt he does, and MN is not safe.
  14. ^^^No, Puntland is all that remains of Somalia. Only in its cities is the blue flag rises, and its people do love Somalia to the core. Mistakes are made and there are weaknesses, but Puntland remains Somalia.
  15. said to me "waaaar dee, dadku ha is bartee, ma koonfur baad ahayd mise waqooyi?". I didn't mince my words. I said, "waan fahmay. adigu rer-midnimo-diid yaad ka tahay" He said he is from those who "enter the sand", Buuba's sub-clan. That was quite poetic..
  16. ^^^Adeer I love all Somali's let alone my kinsmen in Western Somalia, yes they are fighting a just cause and insha Allah will prevail. However I was mocking the secessionist who is just tryng to be bright.
  17. ^^^What does the TFG control? How absurd all this argument is baseless, Puntland controls its regions and thus must not wait on anyone for their development. Faroole was wrong to waste time on the Oil expolration, now he should wake up, the Sharif group are useless.
  18. ^^^My leader runs a state, Sharif runs Villa Somalia. This is the real case thus who needs who? Alas you are a secessionist simple logic is difficult for you.
  19. source Lets ignore Mr Hotel, the worst he will do is not visit one of our hotels in Bossaso.
  20. ^^^How has Puntland tried to blackmail the TFG? Explain yourself lad.
  21. ^^^lool. Shankaroon is angry now she is in love with the ONLF. Its ammusing but nothing more.