General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. War deg deg ah: Dagaal xoogleh oo ka socda Waqooyiga Magalada Muqdisho. Dagaal Xoogan oo ay barbar socdaan madaafiic oo u dhaxeeyeeya ciidamada dowlada KMG ee Soomaaliya iyo xoogaga ka soo horjeeda ayaa maqribnimadii caawa waxa uu ka bilaawday qaar ka mid ah degmooyinka ku yaala Woqooyiga magaalada Muqdisgho. Dagaalada xafadaha ay ka socdaan ayaa waxaa ka mid ah Xafada Maano-Booloyo, agagaarka hotel Golobol iyo xaafado kale oo ka tirsan degmooyinka Boondheere,Shibis C/ Casiis ee woqooyiga magalada Muqdisho. Dagaalka haatan socda ayaa ka dhashay ka dib markii ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab weerar ay ku qadeen fariisimo ciidamada dowlada ay ku leeyihiin degmooyinka uu dagaalka ka socdo, hasa haatee dagaalka ayaa waxa noqday mid isku badalay madaafiic labada dhinac ay isweedaarsanayaan. Madaafiicda oo inteeda badan laga soo tuurayo dhanka dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa waxa ay ku dhacayaan xaafado dad rayid ah ay degnyihiin, hasa ahaatee lama oga qasaaraha madaaficda iyo dagaallka ay geeysteen maadaamada ay wali socdaan madaafiicda iyo dagaalka. Dagaalka haatan ka socda woqooyiga magaalada Muqdisho ayaa waxa uu laxiriiraa dagaal galabta ka dhacay xaafado ka mid ah degmooyinka Hodan iyo Howl-Wadag ee magaalada Muqdisho.
  2. S*S, I will send my own private delegation to Cara's clan, they need to stop mixing up things. Thanks
  3. Africa Abuja, Nigeria Mali, the home of the Mansas
  4. Lily You are right, the Muslim world is not just Arab, I am just showing our brother that Muslims are not all that poor as he makes out.
  5. South East Asia Jakarta, capital of the worlds largest Muslim nation [Istanbul Turkey
  6. ^^lool There was no oil when they invented the Mathematics the world uses and the first, Public Hospital, Library and Universities.. But you only hear your own words..
  7. ^^^lool. Are you still scoring points adeer? what decade are we in again?
  8. I will reject their offer, since its not in their power to make deals on behalf of the sister you mentioned. I will send a delegation to Cara’s family for a separate deal. Kinsmen S*S politely inform the bigwigs of my refusal on the grounds that its not in their remit, peace will prevail only if we stick to the agreed criteria.
  9. ^^^First its Abu Dhabi & not Dubai. One can also argue that American & Europe became rich due to slavery and exploating the colonies of the new world. Also one argue there was no brain power, just looting and killing the poor masses of the America's. Thus Abu Dhabi because of its God given wealth is the richest city on earth.
  10. Che, he is misinformed and is being emotive.. Institutions A number of important educational and scientific institutions previously unknown in the ancient world have their origins in the early Islamic world, with the most notable examples being: the public hospital (which replaced healing temples and sleep temples)[15] and psychiatric hospital,[16] the public library and lending library, the academic degree-granting university, and the astronomical observatory as a research institute[15] (as opposed to a private observation post as was the case in ancient times).[17] The first universities which issued diplomas were the Bimaristan medical university-hospitals of the medieval Islamic world, where medical diplomas were issued to students of Islamic medicine who were qualified to be practicing doctors of medicine from the 9th century.[18] The Guinness Book of World Records recognizes the University of Al Karaouine in Fez, Morocco as the oldest degree-granting university in the world with its founding in 859 CE.[19] Al-Azhar University, founded in Cairo, Egypt in the 975 CE, offered a variety of academic degrees, including postgraduate degrees, and is often considered the first full-fledged university. The origins of the doctorate also dates back to the ijazat attadris wa 'l-ifttd ("license to teach and issue legal opinions") in the medieval Madrasahs which taught Islamic law.[20] By the 10th century, Cordoba had 700 mosques, 60,000 palaces, and 70 libraries, the largest of which had 600,000 books. In the whole al-Andalus, 60,000 treatises, poems, polemics and compilations were published each year.[21] The library of Cairo had two million books,[22] while the library of Tripoli is said to have had as many as three million books before it was destroyed by Crusaders. The number of important and original medieval Arabic works on the mathematical sciences far exceeds the combined total of medieval Latin and Greek works of comparable significance, although only a small fraction of the surviving Arabic scientific works have been studied in modern times.[23] For instance, Jamil Ragep, an historian of science from McGill University, says that 'less than 5% of the available material has been studied.'[24] A Russian historian gives an idea of the numerical quantity of these manuscripts and works always findable:
  11. Muslim History gave the west.. In English, the term Arabic numerals can be ambiguous. It most commonly refers to the numeral system widely used in Europe and the Americas. Arabic numerals is the conventional name for the entire family of related systems of Arabic and Indian numerals. It may also be intended to mean the numerals used by Arabs, in which case it generally refers to the Eastern Arabic numerals. The Islamic Golden Age or the Islamic Renaissance,[1] is traditionally dated from the 8th to 13th centuries A.D.,[2][3] but has been extended to at least the 15th century by recent scholarship.[4] During this period, artists, engineers, scholars, poets, philosophers, geographers and traders in the Islamic world contributed to agriculture, the arts, economics, industry, law, literature, navigation, philosophy, sciences, sociology, and technology, both by preserving earlier traditions and by adding inventions and innovations of their own.[5] Howard R. Turner writes: "Muslim artists and scientists, princes and laborers together made a unique culture that has directly and indirectly influenced societies on every continent." [5] Dear Peacenow what was the state of your beloved Europe then?
  12. Abu Dhabi, the richest city on Earth Burj Khalifa tallest building on Earth
  13. ^^^lool. Thanks, will bring you on board as an elderly [not age] advisor.
  14. ^^^Adeer thanks for the info. You know that Japan has a larger economy than any European nation and they are not white? Did you also know that Abu Dhabi is the richest city on Earth, and guess what they are Arab. :eek:
  15. ^^^No adeer the men you support only fight inside heavily populated areas. Cowards Al Shabaab & the fake religious groups.
  16. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed ayaa socdaal aan horay loo shaacin maanta kaga dhoofay caasumada Puntland ee Garowe, isagoo aysan la socon xubno ka tirsan dawladdiisa, gaar ahaana Golaha Xukuumada Waxaana Socdaalka madaxwaynuhu uu ahaa Mid aan horay saxaafada loogu War galin lana Sii shaacin. Hadaba Caawa Fiidkii ayaa allidamaale.com la Xidhiidhay Madaxtooyada magaalada garoowe saraakiil katiran madaxtooyada ayaana noo Sheegen in Wafti Madaxwaynuhu hogaaminay Caawa Fiidkii ay Gaareen magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya Waxaana warar Rasmi ah ay Sheegayan in Madaxwaynuhu uu Casuumad Rasmi ah ka Helay Masuuliyiinta itoobia Waxaana lagu Wadaa in ay kulamo Yeeshaan masuuliyiinta Dalaaksi itoobia maalinta barito ah lama oga waxyaabaha ilaa iyo hada ay ka wada hadlayaan waxaana jira sida la wada og yahay xidhiidh wanaagsan oo ka dhaxeeya dawladaha itoobi iyo puntland, waloow loo maleynayo in wax yaabaha laga wada hadlidoono ay ka mid noqonayaan xoojinta xirirka labada dhinac iyo iskaashiga dhanka amniga. AllidamaaleNews@hotmail.com
  17. ^^^ Girly-men is what you are describing lad. I dont know these people you speak of, all my friends have children and we hardly ever talk about such matters. The most one would delve into would be, "oh my kid had a fever and I had to stay up" or "she talks well masha Allah, who won the game?" Men usually avoid such things, my sisters now thats a different story..
  18. Pardon it was meant to be the bounty and not booty, typo. As for the sister there is no disrespect in asking for a cyber marriage, specially for the peace. I think the whole Burco princess think is a tad bit overated..
  19. Who are they again? I thought that man left the country years ago.
  20. Guriceel: Al- Shabaab & Ahlu Suna oo ku dagaalamay deegaano ka tirsan Galguduud. 12. januar 2010 Guriceel(AllPuntland)- Xarakada Al- Shabaab iyo Ahlu Suna Waljameeca ayaa ku dagaalamay markale gudaha gobalka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya, markii ay dhinacyadaas mudooyinkii ugu dambeeyey isku hayeen gacan ku heynta deegaanada gobalka Galguduud. Dagaalka ayaa shalay galinkii dambe ka dhacay deegaanka War-Xoolo oo aan ka fogeyn deegaanka Wabxo, waxaana ay dagaaladaasi geysteen khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac, sida ay sheegayaan warar laga helayo dadka deegaanka. Afhayeeno ukala hadlay dhinacyadan ayaa sheegay in ay guulo ka gaareen dagaaladan, iyagoo sheegay in ay dagaaladu socdeen mudo dheer layskuna adeegsaday hubabka noocyadiisa kala duwan, sida ay sheegeen weeyaane dhinacyada dagaalamayay. Saraakiisha Al- Shabaab ayaa sheegay in ay dagaalkan ku qabsadeen guud ahaan deegaanadii lugu dagaalamay, isla markaasna ay ka qabsadeen Ahlu Suna hubab iyo gawaari dagaal oo ka qeybqaadatay dagaaladan. Ahlu Suna ayaa dhankeeda sheegtay guul dagaal, waxa ayna sheegtay in ay ayadu maamuleyso dagaaladii lugu dagaalamay, iyadoo sheegtay in ay qabsatay hubab iyo gawaarida dagaalka qaarkood oo ay lahaayeen Al- Shabaab. Sheegashada dhinacyada ka sokow wararka ay helayso APL ayaa xaqiijinaya in ay dhinacyadu wali kala joogaan duleedka meelaha lugu dagaalamay, isla markaasna ay qorshaynayaan dagaalo kale oo ay isku qaadaan markale. Baratanka cida maamuleysa Galguduud ayaa ahaa mid maalmihii ugu dambeeyey si xoog leh uga soconayay gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya, wuxuuna Loolanka Galguduud saameyn weyn ku yeeshay Hiiraan oo ay maamulayeen Xarakada Al- Shabaab & Xisbul Islaam, taasoo keentay in ay Ahlu Suna dagaalada Galguduud urogto gobalka Hiiraan. F. C. Maxamed AllPuntland
  21. Baladweyn: Ciidamo badan oo galay magaalada Baladweyne iyo magaalada oo ay wali xiisad ka jirto. 12. januar 2010 Baladweyn(AllPuntland)- Xaaladaha magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan ayaa kacsan, waxa ayna dhinacyada kala gedisan ee magaalada wada maamulaya wadaan abaabul dagaal oo hor leh, kaas oo ay maanta markale isku farasaari doonan gudaha magaalada, sida lasheegayo oo laga helayo dhinacyada oo isku diyarinaya dagaalo kala gedisan. Gaadiid dagaal oo ay kala leeyihiin dhinacyada dagaalamaya ee Ahlu Suna, dawladda KMG ah iyo Maleeshiyaad beelo isku dhinac ah iyo Xisbul Islaam ayaa galay gudaha magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan, waxa ayna gurmadyadaasi keeneen in ay dhinacyadu markale udiyaar garoobaan dagaalo adag. Beelaha wada daga magaalada Baladweyne ayaa kala taageersan dhinacyada kala gedisan, waana mida keentay in ay dhinacyadu kala joogaan gudaha magaalada Baladweyne, waxaana khilaafka dhanka beelaha uu soo taagnaa maalmihii ugu dambeeyey. APL ayaa ogaatay in uu dagaalkan qeyb wanaagsan ku leeyihiin beelaha gobalka Hiiraan, gaar ahaana magaalada Baladweyn, isla markaasna magaalada oo qeybsan Bari iyo Galbeedka ay tahay sababta aysan qeybna-qeybta kale ugu gudbi Karin, waxaana dhinacyada beeluhu ay kala taageersan yihiin dhinacyada dagaalamaya. Maleeshiyaadyo kala xoojin ah oo ka yimid beelaha magaalada ayaa ku darsamay dhinacyada, waxaana la rumeysan yahay in aysan magaalada fududaan Karin sida layskaga qabsado, inkastoo ay galinkii hore ee shalay magaaladu gacanta ugashay xoogaga ka soo horjeeda dawladda Soomaaliya. Al- Shabaab oo maalintii shalay galinkii hore dagaalada gashay ayaa lasheegay in ay xalay magaaladaas geysay gawaari dagaal oo qaarkood ka tagay gobalada ay maamulayaan Al- Shabaab, waxaana lasheegay in ay Al- Shabaab maanta doonayso in ay la wareegto hogaanka dagaalka ee Baladweyne. Xarakada Al- Shabaab ayaa sidoo kale dagaalo kula jirta Ahlu Suna oo dhinacyo badan ay ka dagaalamayaan iyo dawladda KMG ah oo ay isku hayaan difaacyada ku dhaw xarumaha dawladda KMG ah ee Soomaaliya. F. C. Maxamed AllPuntland
  22. Baladweyn: Dagaalo ka qarxay magaalada Baladweyne. 12. januar 2010 Baladweyn(AllPuntland)- Wararka APL ka soo gaaraya magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in ay dagaalo adag waqtigan ka soconayaan gudaha magaalada Baladweyne, kuwaas oo saameyn ku yeeshay magaalada 48 saac ee lasoo dhaafay. Dhinacyada ayaa isku adeegsanaya madaafiicda goobta iyo rasaasta waa weyn, taas oo dhibaato ugeystay dadka rayidka ah oo maalmihii ugu dambeeyey ka baxayay magaalada Baladweyne. Awoodaha iska soo horjeeda ee ku dagaalamaya magaalada Baladweyne, ayaa waxba iska qaadi ama is loodin la’a, waxaana aad ay dhinacyada siyaasadu uhadal hayaan in maanta ay noqon doonto xaalada Baladweyne mid kala baxa udhaw. F. C. Maxamed AllPuntland