
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^Why would that be a problem, Somaliland should keep its flag, capital and local elections, [hope it happens soon] and still be part of Somalia. That works right? JB, you are still not clear, try again.
-
^^^Masha Allah, Somali's in Erigavo Somalia.
-
^^^I did not get you, come again?
-
Originally posted by Jacaylbaro: I always knew Cowke fakes news ......... You fake a whole country.
-
Is an all out attack on Al Shabaab eminent ?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Indeed, however that might prolong the problem. We shall see how brave the Al Shabaab are.. -
Books currently on the reading desk
-
^^^I dont mind that at all, I liked the movie, but the book was much better, more informed, delved with the politics of the time in a way, Eastwood missed.
-
Playing the Enemy or as it is titled now Invictus, by John Carling. Nelson Mandela and the game that made a nation. An inspirational story. Best book I have read in ages, it was much better than the film Invictus, which was based on the Carling book.
-
Is an all out attack on Al Shabaab eminent ?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Beesha Caalamka Wadamada reer Galbeedka ee ayagu sida weyn u taageera Dowlada Soomaaliya, ayaa xiligan la sheegay in ay doonayaan inay arkaan tilaabo militari oo ay qaado Dowlada Soomaaliya, ayagoo u balan qaaday DFKMG inay dhaqaale ku siin doonaan sidii ay u dhisan lahayd ciidamadeeda, isla markaana ulla wareegi lahayd gacan ku heynta Koonfurta Soomaaliya. Wadamada Reer Galbeedka ayaa ku dhiiri geliyey Wadamada Jaarka la ah Soomaaliya inay gacan militari iyo mid farsamo siiyaan Dowlada Soomaaliya, balse uga digay Wadamada Itoobiya iyo Kenya inay si toos ah ayagu dagaalada u galaan. Wadamada reer Galbeedka ayaa sheegay in loo baahan yahay xiligan in Soomaalidu ay noqdaan kuwa gacanta ku dhiga amniga dalkooda, xiligana lagu tijaabin doono Dowlada Soomaaliya ee fadhigeedu uu yahay Muqdisho sida ay uga faa’iideysto taageerada siyaasadeed, dhaqaale iyo farsamo oo ay ka helayaan wadamada Beesha Caalamka iyo dalalka Jaarka la ah Soomaaliya. Waxaanse la ogeyn in xoogaga lagu wado inay isbaheystaan ee Dowlada Federaalka, Maleeshiyooyinka lagu aruurinayo Kenya iyo Itoobiya iyo waliba dhaq dhaqaaqa Ahlu Sunna Waljamaaca, inay ka itaal roonaan doonaan kooxaha Al Shabaab iyo Xisbul Islaam ee ayagu gacanta ku haya qeybo badan oo kamid ah koonfurta Soomaaliya. Ahmed Musse Horseed Media -
Is an all out attack on Al Shabaab eminent ?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Itoobiya iyo Maleeshiyooyinka ku sugan Dowlada Itoobiya oo ayadu hada kahor faro gelin militari ku sameysay dalka Soomaaliya, ayaa xiligan si weyn ugu mashquulsan sidii ay u dhisi lahayd awooda ciidamo kasoo jeeda gobalada Gedo, Bay iyo Bakool oo dalkeeda kusugan muddo sanad ka badan, ciidamadaasi oo hada kahor dhaq dhaqaaqyo ka sameeyey koonfurta Soomaaliya, walow aysan ku guuleysan inay la wareegaan sadexdaas gobal ee furaha u ah galbeedka Soomaaliya. Ciidamadan ayaa lagu wadaa inay kaalin weyn ka qaataan abaabulka ay dowlada Soomaaliya ku dooneyso inay ku hanato gacan ku heynta gobalada Koonfureed. Shariif Xassan Shiikh Aadan oo ah Wasiirka Maaliyada iyo Raysalwasaare kuxigeenka ayaa horey dowlada Itoobiya codsi rasmi ah uu ugu diray uga codsaday in ciidamada Dowlada Itoobiya ay gacan toos ah ka geysato qabashada gobalada Gedo, Bay iyo Bakool. Macada in codsigaasi ay Dowlada Itoobiya ka jawaabi doonto ama inay adeegsan doonto maleeshiyooyinka tababarka uga socday degmada Doolow. Ahlu Sunna Waljamaaca Dowlada Soomaaliya ayaa sidoo kale wadahadalo magaalada Addis Ababa kula gashay xoogaga Ahlu Sunna Waljamaaca wafuud ka socda, kuwaasi oo ay kala hadashay sida ay isaga kaashan karaan dagaal ka dhan ah kooxaha mucaaridka dowlada ku ah ee Al Shabaab iyo Xisbul Islaam. Shirkaasi muddada todobaadka ka badan ka socda Addis Ababa ayaa waxaa kasoo baxay qodobada ugu muhiimsan in Wasiiro kala gedisan Dowlada laga siiyo Ahlu Sunna Waljamaaca. Inkastoo aan heshiiskan lagu soo qaadin arrimaha militari ee iska kaashan doonaan labada dhinac, ayaa waxaa hadana lagu sheegay in heshiiskaasi haduu hirgalo ay Ahlu Sunna Qeyb ka noqoneyso Dowlada Soomaaliya. Hadii heshiiskaasi uu hirgalo waxay u suurto gelineysaa in Dowlada Soomaaliya ay gacan ka hesho kooxda Ahlu Sunna Waljamaaca oo ayagu awood kuleh gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya -
Is an all out attack on Al Shabaab eminent ?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Kenya iyo Qorshaha militari Dowlada Kenya ayaa ayadu hada uu muuqata inay go’aansatay in ay si toos ah uga qeyb qaadato gacan siinta Dowlada Soomaaliya dhinaca militari, ayadoo horey Wasiirka Arrimaha Dibada ee Kenya Mr.Mosses Watangula uu shirkii Midowga Afrika ka sheegay in Dowlada Kenya aysan gacmaha kasii laaban doonin xaalada dalka Soomaaliya oo uu sheegay inay saameyn ku yeelan karto xasiloonida dalkooda. Ciidamada lagu aruuriyey dalka Kenya oo bilihii lasoo dhaafay halkaasi tababarka lagu siinayey ayaa la sheegay inay ay dowlada Kenya dooneyso inay noqdaan kuwo la dhex dhigo gobalada Koonfureed ee Soomaaliya ee saaran xaduuda Kenya iyo Soomaaliya si aysan halkaasi uga soo tilaabin xoogaga Islaamiyiinta ah ee Al Shabaab. -
Waxaa sii xoogeysanaya wararka kasoo baxaya dalalka Maraykanka, Itoobiya iyo Kenya ee ku aadan dadaalada ay Dowladahaasi wadaan oo ay ku doonayaan in ay gacan militari kusiiyaan Dowlada Federaalka Soomaaliya inay dhawaan duulaan militari kula wareegto gacan ku heynta gobalada Koonfureed ee dalka Soomaaliya. Jaraa’idka Maraykanka iyo Kenya oo wax ka qoray abaabulka socda Jariirada kasoo baxda dalka Kenya ee Daily Nation ayaa ayadoo xog kasoo xiganeysa xubno kamid ah Dowlada Kenya sheegtay in dhawaan dalka Soomaaliya la geyn doono 2,400 oo askari oo ah dhalinyaro Soomaaliyeed oo bilihii lasoo dhaafay tababaro militari lagu siinayey xerada Manyani Kenya Wildlife Service ee ku taal gobalka xeebta saaran ee dalkaasi Kenya. Jariirada Daily Nation ayaa sheegtay in ciidamadan u badan yihiin beesha ******* ee degta gobalka Waqooyi Bari ee dalkaasi Kenya iyo koonfurta Soomaaliya, ciidamadan ayay sheegtay in la doonayo inay xarumo ka sameystaan gobalada Jubooyinka ee dalka Soomaaliya. Sidoo kale dhanka Itoobiya waxaa ka socda abaabul kaas lamid ah oo ay Ciidamo kasoo jeeda gobalada Gedo, Bay iyo Bakool oo halkaasi tababaro loogu fidiyey lagu wadaa inay xadka Itoobiya kasoo tilaabaan si ay ulla wareegaan gobalada Galbeedka dalka Soomaaliya.
-
^^Are you as an SNM militia supporter still claiming other peoples land? Adeer if Somalia is divisible, so is NW Somalia aka Somaliland.
-
SANAAG, HAYLAN, SOOL, BARI, MUDUG, NUGAAL, KARKAR & CAYN= The unionist stronghold of Puntland, its population are one.
-
Sharif at Whitehall, I wonder what they signed away this time around
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
JB: The fact is, the late Tuur, Egaal & now Riyaale have brought no recognition. You are still part of the republic of Somalia. What next ina Waarabe will recognition from the Queen? -
This man who was killed was one of the "Mujahids" only a fee months ago. Now they kill him ib broad daylight, and these people expect the Somali public to take them seriously. May Allah give him his mercy.
-
Sharif at Whitehall, I wonder what they signed away this time around
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
JB: The republic of Somalia is still alive. After Sharif there will be others and so on, untill the whole republic is restored. The secessionist have yet to be accepted and recognised by the Britrish who's colonial legacy they romantacise. -
Sharif at Whitehall, I wonder what they signed away this time around
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Monsiuer Castro,your present mental state concerns me greatly...If you don't come around quickly, I'll be forced to put you down - I won't have Mad Hate Cabdulahitis Disease infecting and ravaging the rest of my livestock. Its funny people are still talking about the legend who retired a year ago, to mask their insecurities. Its all natural though. -
Again, Puntland state is more than 1/3 of Somalia and has every right to dire t the course of the nations history. We will not be held hostage by our recent history.
-
Abwan as usual made no sense. Though the only clear thing we can take from his waffle is the hate for Puntland and it's people. So Faroole is a warlord, Cade is a warlord, Yusuf is a warlord and the people & government of Puntland numbering 1/3 of Somalia in size & population is a beel , equal to Baraxley? That'd the logic of Abwan. The brother can hide his feelings, he gets angry in every Puntland post. The green eye wot do anything to us lad, the people of Puntland have worked hard to build a life for their children and We will continue to take care of our interest regardless of what the likes of you say. The Al shabaab character here is just another person driven by clan , masking it under clan garb.