General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Nairobi:Puntland & DFKMG ah oo markale heshiis wada saxiixday(Warbixin). Nairobi:(Allpuntland)-Waxaa Maanta markale Heshiis wada gaaray Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed & Dawlada Kumeel gaarka ah,waxaana Heshiiskan lagu tilmaamay mid isfagard sida lagu sheegey Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha ee Dawlada Puntland. Heshiiskan oo ka koobnaa 5-Qodob ayaa intiisa badan waxaa uu taabanayey Xoojinta Heshiis Sanadkii hore ay Wada gaareen Labada dhinac oo aanan ilaa & hada Dhaqan gelin,waxaana Heshiiskan Qodabadiisa ugu badani taabanayaan Ladagaalanka Bucad Badeeda & in Puntland ay noqoto Hoyga ladagaalanka Burcada ka qowleysta Xeebaha Dalka Soomaaliya. Warqoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha ee Dawlada Puntland ayaa heshiiskan lagu sheegey in yahay mid is Afgarad isla markaasna Xoojinaya Heshiiskii Gaalkacyo ee Sanadkii hore,waxaana sidoo kale Qoraalka Madaxtooyada kasoo baxay lagu sheegey in Heshiiskani in uu Hor'umar labada dhinacba u yahay. Qoraalkan oo Warbaahinta loo qeybiyey ayaa Nuqul kamid ahi wuxuu soo gaaray Xafiiska APL,waxaana lagu qoray Shanta Qodob ee uu heshiiskani ka kooban yahay oo kala ahaa Sidan:- 1- In la xoojiyo sharciga iyo kala dambaynta bad iyo berigaba. 2- In dib loo dhiso lana habeeyo ciidanka aminiga ee dalka. ( ciidamada badda ee la dagaalama burcad badeeda, saldhigna looga dhiga Puntland). 3- In shaqo loo abuuro dadka shaqola'aantu hayso (gaar ahaan dadka xeebaha ku teedsan). 4- In laga sifeeyo xeebaha dalka wasakhda (gaar ahaan xeebaha Puntland. 5- In wacyi gelin loo sameeyo shacabka si loo soo afjaro burcad badeeda iyo arimaha la xiriira. Xafiiska Madaxtooyada ee Dawlada Puntland ayaa shaaciyey in Heshiiskan ay Si wada jir ah u saxiixeen Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladaha Hoose & Hor'umarinta Reer Miyiga ee Dawlada Puntland Jen,Cabdullaahi Axmed Jaamac & Wasiirka Gaashaandhiga ee DFKMG ah Cabdalle Boss,sidoo kalena waxaa Heshiiskan Madashii lagu saxiixay Goob joog ka ahaa Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sh,Maxamed Maxamuud & Ra'iisul Wasaare Xigeenka Soomaaliya isla markaasna Wasiirka Maaliyada DFKMG ah Shariif Xassan Sheekh Aadan. Hotelka Safari Park ee Nairobi oo ah halkii uu Heshiiskani ka dhacay ayaa Waxaa Goob joog ka ahaa Madax fabadan oo u Badnaa Safiiro ay kamid yihiin Safiirada Wadamada Italy,Spain,Franch,Wakiilka Jaamacada Carabta ee Soomaaliya & Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Umuuraha Wadanka Soomaaliya. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  2. Puntland is here to stay lads. No one is celebrating, we got what is our right, nothing more or less. Where is Ibbi, and the Djibouti deal? Again well done to President Faroole, and Gern Ilka-Jiir.
  3. ^^^I am not only sane, I know the difference between, secessionist nonsense and the true importance of unity to the people of the Somali Republic. Do you?
  4. ^^^Ok adeer you can say what ever you want, the man was part of the Hitler Youth league. The man is also part of a huge cover up. Yes he is the Pope, but I aint Catholic and dont belive a word the man says.
  5. ^^^Glen Beck has nothing on our boy Malema. He does not sing, "kill the blacks" at public rallies.
  6. ^^^How the hell do you know? Because he told you so and as a Catholic you belive it? After the Nazi defeat, everyone "hated Hitler"..
  7. WOW! I certainly didnt know that about Ratzinger. However, let's get the record straight, he was 14 when he was conscripted to the Hitler Youth and refused to attend meetings, meaning he had no choice. Revisionist history is not enough lad. The Pope seems to always telling us a fib at every corner, just like he did not know anything about the systematic abuse of children under his watch. Throughout its history the Papacy has always been full of fake shallow individuals, criminals; even the Medici & Borgia’s families produced Popes. Nothing unusual about a Nazi one.
  8. 2- In dib loo dhiso lana habeeyo ciidanka aminiga ee dalka. ( ciidamada badda ee la dagaalama burcad badeeda, saldhigna looga dhiga Puntland). Faroole forces the agreement down their throat
  9. Good step, The government of Puntland has reached its goal. Those who were crying and wasting time have failed. Well done.
  10. What would you call a member of the Hitler Youth gang, a proper German? The Pope is a silly man who defended a bunch of child molesters..
  11. ^^^Nothing silly about it adeer. highly unlikely, but not silly.
  12. ^^^I agree with you saxib. Lets see how it unfolds.
  13. Lets get back to the subject. Arresting the pope, now that would be news worthy.
  14. Originally posted by Jacaylbaro: He said "almost" ,,,, come on My cousin is called Sayid as well ,,,, It's sad that a professed unionist who even utter such words. He can live, like and even admire NW Somalia, but to support the secessionist movement. That's absurd.
  15. ^^^loool. You are not helping the mans case, he is no Saado Ali, and he supports the secessionist cause while naming himself after the Sayid, claming the city of Cade Muse, and having the union flag in his signature. No weakness is not the appropriate word to decsribe the brother.
  16. ^^^lool. Yeah he saw bull, but thought it was magic. Anywho, your magic works on the weak, go sell it to Saado Ali.
  17. Originally posted by Jacaylbaro: That is if he has a choice ,,,,, he is already thinking of defection u know See what I mean. JB is so sure that his magic has worked on S*S. Poor lad. He had problem with the concept of a decade and now has fallen for the simple clan tricks of a desperate secessionist.
  18. Originally posted by Jacaylbaro: Someliweyn since 1960 ................ Indeed. Somaliland has been NW Somalia since 1960.
  19. ^^^The big deal brother, is that this clown represents the ANC. Its the governing party of the nation and not a fringe organisation like the BNP.
  20. ^^^lool. Yeah right. Don’t bother your brain with the EU mission; just don’t fall for the JB mission and the secessionist aim of the breakup of Somalia.
  21. That was funny thanks Nassir. S*S is the Eugene TerraBlanche of Somaliaonline, expired hot air. only he is not a dead Hasbeen, but just as irrelevent.
  22. ^^^Cowke stop talking trash adeer. The troops above and housed in 54, are from every sub clan. But as usual you can not hide your hate for the state. Also troops are never seperated into regions, thats ludicrous. Khalif thanks for the update.