General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Xaji what on Earth are you talking about? I undertsand and appreciate your fear. Lets wait and watch this game.
  2. “Waxaan ku Raadjoognaa Firxadka Maleeshiyaadka Atam”Gen.Siciid Dheere Posted by Ali on October 20th, 2010 Boosaaso(Puntlandi.com);- Wararkii ugu danbeeyay ee ka soo baxaya aaga dagaalka ee Buuraha Galgala ayaa ku soo waramaya in ciidamada Dawlada Puntland lawareegen guud ahaan deeganada ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Maxamed Siciid Atam. War ka soo baxay Saraakiisha hogaaminaysa dagaalka oo warbaahita la soo gaarsiiay ayaa lagu sheegay in ciidamada Dawlada ay la waregeen guud ahaan goobahii ay ku dhuumaalaysanayeen maleeshiyaadka Atam. Taliyaha Ciidanka Daraawishta Puntland Gen.Siciid Dheere ayaa sheegay in ay ciidamada ku guulaysteen hawlgalkaa lana wareegeen deegaano horay aysan ciidamada gacanta ugu hayn. Gen Siciid Dheere ayaa sheegay in maleeshiyaadka Atam guud ahaan ka firxadeen deeganadaa ciidamadana ku raadjoogaan firxadka maleeshiyaadkaa, Buuraha Gobolka Bari ayaa maalmahii udanbeeyay waxaa ka soo cusboonaaday dagaaladii dhawaan deeganada ka socday waxaana dawlada balanqaaday in hawlgalkaa soo afjaridoonto. Ali Ahmed Abdi
  3. Shirkii Barlamaanka ee maanta codka Kalsoonida loogu qaadi lahaa Ra’iisalwasaraha oo lagukala kacey,Buuq ka dhashey awgiis (Sawiro) Posted by admin on October 20th, 2010 Muqdisho(Puntlandi.com) Kulankii maanta ay isugu yimaadeen xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhamaadey iyadoon wax cod ah loo qaadin Ra´iisalwasaaraha Cusub, arintaan ayaa ka dambeysey ka dib markii buuq ka dhashey habka codka loo qaadayo.(Sawirada hoos ka daawo) Xubnaha Baarlamaanka ayaa tiro badan waxey soo jeediyeen in codka loo qaado si gacan taag ah, halka qaarna ay soo jeediyeen in codka loo qaado si qarsoodi ah, Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan shiikh Aaden ayaa markiiba ku dhawaaqey in codka loo qaadayo si qarsoodi ah, tasoo dhalisey sawaxan iyo in ay caroodaan qolyihii doonayey in codka loo qaado si gacantaag ah. Gudoomiyaha Barlamaanka ayaa markiiba ku dhawaaqey in shirku xiranyahey, dibna loo dhigey in Ra´iisalwasaare Maxamed Cabdullahi Farmaajo loo qaado codka kalsoonida. Ra´salwasaaraha Cusub Farmaajo iyo Madaxweyne Shariif ayaa goobjoog ahaa Baarlamaanka maanta. Sawiradii kulankii maanta ee Barlamaanka hoos ka daawo Puntlandi.com
  4. Kulankii baarlamaanka ee lagu ansixin lahaa Ra’iisul wasaraaha cusub ee Soomaaliya oo natiijo la’aan ku dhammaaday Arbaco, October 20, 2010 (HOL) – Waxaa natiijo la’aan kusoo dhammaaday maanta kulan lagu waday in xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ay codka ugu qaadaan ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, kaddib markii ay xildhibaannadu isku khilaafeen qaabka codka loo qaadayo. Kulanka oo uu shir-guddoominayay afhayeenka baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana xildhibaannada kulankaas xaadiray ay tiradoodu ahayd 380-xildhibaan, sidoo kale, waxaa ka qaybgalya Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Ra'iisul wasaaraha codka loo qaadayay Maxamed C/llaahi Masxmed (Farmaajo). Madaxweyne Sheekh Shariif oo furitaankii kulanka hadal ka jeediyay, ayaa xildhibaannada ka codsaday inay ansixiyaan ra'iisul wasaaraha cusub, isagoo xusya inuu yahay mas'uul uu u arkay inuu kasoo bixi karo howlaha horyaalla. Sheekh Shariif oo ka hadlay dastuurka dalka ayaa yiri: "Sharciga dalka waa Kitaabka Qur'aanka iyo axaadiista Rasuulka, balse dastuurka lagu dhaqmo ee la isku waafaqsan yahay, waxaa badali kara shacabka Soomaaliyeed oo codka kalsoonida u qaada, mana jirto cid kale oo badali karta." Ra'iisul wasaaraha, ayaa intaas kaddib la hadlay mudanayaasha, isagoo sheegay inuu kasoo bixi karo howlaha culus ee la dul-saaray, haddii ay xildhibaannadu codkooda siiyaan, wuxuuna xusay iuu la xisaabtami doono wasiirada uu soo dhisayo oo uu sheegay inuu kusoo xulayo nidaamka ay dowladdu ku dhisan tahay. Hadalkiisa oo aad u dheeraa, ayuu ku sheegay inuu wax ka qabanayo ammaanka, sidoo kalena uu xoogga saari doono inuu la shaqeeyo baarlamaanka, maadaama baarlamaanka uu yahay sharci-dajiye, xukuumadduna ay tahay sharci-fuliye. Dhanka ammaanka, ayuu ka hadlay isagoo sheegay inay wadahadallo ugu baaqayaan kooxaha kasoo horjeeda dowladda, haddii ay diidaanna ay dagaal la geli doonaan, wuxuuna xusay inay la wareegi doonaan Muqdisho. Howsha ammaanka, inta aysan xukuumaddu gelin ayuu sheegay inay ciidammada tirakoob iyo dib u habeyn ku sameyn doonaan, ayna siin doonaan mushaaraadkooda, wuxuuna ciidamada ku tilmaamay inay yihiin kuwo u taagan badbaadinta Qaranka Soomaaliyeed. Kaddib, markii ay hadallo jeediyeen Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Ra'iisul wasaare Farmaajo ayaa waxay xildhibaanada baarlamaanka soo gudbiyeen mooshinno iska soo horjeeda, kuwaasoo ku saabsan qaabka codka kalsoonida loo qaadayo, waxaana qaar ka mid ah mudanayaashu ay soo jeediyeen in qarsoodi laga dhigo halka kuwo kalena ay soo jeediyeen in gacan-taag laga dhigo. Guddoomiyaha baarlamaanka, oo kulanka ka hadlay markii mooshinnada lasoo jeediyay ayaa wuxuu sheegay in qarsoodi laga dhigayo, iyadoo mudanayaashii kasoo horjeeday fikirkaas ay buuq ka bilaabeen gudaha baarlamaanka, waxaana Shariif Xasan uu ku dhawaaqay inuu kulanku xiran yahay la iskuna soo laabto maalinta Sabtida ah ee soo socota. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  5. ^^^I think Sharif Xasan is making moves, its been a month and Somalia does not have a government. We have to wait till Saturday before the vote..
  6. Kulankii Lagu Ansixin Lahaa Raysalwasaare Farmaajo oo Maanta Fashilmey October 20, 2010 Fadhigii maanta ay isugu yimaadeen xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhamaadey buuq iyo fawdo, Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Dawladda Federaalka Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Raysalwasaaraha Dawladda Maxamed Cabdullaahi Maxamed (farmaajo) waxaana shirguddoominaayey Shariif Xassan Shiikh Adam. Uguhoreyntii waxaa ka hadley Madaxweyne Shiikh Shariif waxa uu sheegay in muddo bil ah laga sugaayey in uu soo magacaabo Raysalwasaare cusub uuna soo magacaabey Maxamed Cabdullaahi, maantana laga sugaayo Xildhibaanadu in ay qaataan doorkooda isla markaana siiyaan codka kalsoonida. Sidoo kale waxaa ka hadley madashii shirka maanta Raysalwasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) waxaana uu ka hadley barnaamijkiisa shaqo iyo sida uu u hoggaamin doono xukuumadda. Intaas kadib ayaa xildhibaanada la soo hordhigey laba qorshe oo loo maraayo habka kalsoonida loo bixinaayo ee codeynta, waxaana ay kala ahayeen in gacantaag ay noqoto, iyo in si qarsoodi ah xildhibaanadu codkooda u dhiibtaan, taas oo ah sida xeer hoosaadka iyo axdiga kumeelgaarka ah ay qabaan. Waxaa goobta laga akhriyey xildhibaano aad u badan qoraal ay soo qoreen iyaga oo isku raacay in gacantaag muuqata ay noqoto codeyntu, laakiin waxaa taas kaga horyimid xildhibaano kale oo aan cadadkoodu yarayn kuwaas oo ku adkeystey in la maro sida uu qabo xeer hoosaadku. Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Shariif Xassan Shiikh Adam ayaa ku dhawaaqey in codeyntu ay noqon doonto mid qarsoodi ah taas oo ah HAA ama MAYA, loona baahan yahay in Raysalwasaaruhu helo codad ka badan 275 cod, Markii uu intaas ku dhawaaqey ayaa xildhibaanadu kuraastooda ka kaceen waxaana bilowdey buuq iyo fawdo meeshii is qabsadey. Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xassan ayaa buuqii kadib ku waxa uu ku dhawaaqey in kulanku xiran yahay maadaama buuq badanka dhashey isla markaana dib la isugu soo laabto maalinta Sabtida ah ee ku beegan 23.10.2010. Qaarkamid ah wasiirada sii dhacaya ee xukuumaddii Cumar Cabdirashiid ayaa u ololeynaya in coeyntu ay noqoto mid qarsoodi ah, maadaama aysan isku hubin in ay xafiiska sii joogi doonaan iyo in kale waxaana muuqata in Guddoomiyaha baarlamaanku qudhiisu uu doonaayo sidaas taas oo lagu macneeyey Raysalwasaare Maxamed Cabdullaahi oo aan weli daaha ka qaadin xubnaha wasiiradiisa, taas oo dhinackasta doonaayo in uu saameyn ku yeesho. Haddii codeynta laga dhigo mid qarsoodi ah waxaa hubaal ah xildhibaano badan oo Maya ku codeyn lahaa in ay Haa ku codeeyaan taas oo ah mid saameyn kuleh siyaasadooda. Horseed Media
  7. Xildhibaanada Barlamanka oo kala dareeray Iyagoon Ansixin Ra’iisul wasaaraha. Muqdisho: (Sh. M. Network) Mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa maanta Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ay doonayeen inay ku ansixiyaan Ra'iisul wasaaraha dowladda KMG kaasi oo markii dambe ay ku kala dareereen. Shirkii Mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya maanta ay ku yeesheen Xarunta golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho islamarkaana ajandihiisu uu ahaa anxisinta Ra’iisul wasaaraha Cusub ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta ay ku kala dareereen mudanayaasha Barlamanka iyadoo aan wax natiijo ah laga gaarin. Kulanka Mudanayaasha Barlamanka oo ay ka soo qeyb galeen 380 xildhibaan ayaa ugu horeyn waxaa daah furay oo ka soo qeyb galay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed kaasi oo halkaasi ka jeediyay qudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa, waxaana uu Madaxweynaha mudanayaasha Barlamanka ka codsaday in ay ansixiyaan Ra’iisul wasaaraha Cusub ee dowladda KMG oo uu sheegay in uu yahay nin xulusho badan ku yimid islamarkaana laga sugayo in uu waxbadan ka qabto xaaladda dalka Soomaaliya, waxaana Madaxweynaha markii uu hadalkiisa dhameystay isagatay Kulankii mudanayaasha Barlamanka. Markii uu hadalka Dhameystay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxaa makaroonka qabsaday Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya ee Maanta XIldhibaanada Barlamanka ay u fadhiyeen in ay ansixiyaan, waxaana uu Prof, Max’ed C/laahi Max’ed Farmaajo uu halkaasi ka sheegay in hadii mudanayaasha Barlamanka ay siiyaan codka kalsoonida uu ugu horeyn xooga saarayo qalabeynta Ciidamada qalabka sida ee dowladda KMG kadibna uu ka shaqeyn doono sidii uu gacanta ugu dhigi lahaa guud ahaan dalka Soomaaliya. Markii labada masuul ee ugu sar sareysa dowladda ay hadalka dhameysteen ayaa waxaa kulanka Barlamanka ka istaagay gudoomiyaha Barlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana uu goobta uga yeeray labo xildhibaano oo kala matalayay Xildhibaanada diidan Ra’iisul wasaaraha iyo kuwa doonaya inay codkooda ku ansixiyaan, waxaana halkaasi ay ka soo jeediyeen Mooshinadooda. Intaasi kadib ayaa xildhibaanada Barlamanka waxaa ay isku qabsadeen habka codka loogu qaadayo Ra’iisul wasaaraha Cusub, waxaana markii mudanayaasha Barlamanka ay is mari waayeen go’aan ah in cod qarsoodi ah la qaado Ra’iisul wasaaraha gaaray gudoomiyaha Barlamanka taasi oo kicisay sawaxan iyo buuq ay sameeyen Mudanayaasha Barlamanka, waxaana taasi ay kaliftay in gudoomiyaha Barlamanka uu shirka xiro markii ay ku oriyeen xildhibaanadii Barlamanka ee doonayay in codka si gacan taag ah loo qaado. Markii uu ku dhawaaqay gudoomiyaha Barlamanka in shirkuu xiranyahay ayaa waxaa sii batay buuqa Mudanayaasha Barlamanka, waxaana gudoomiyaha Barlamanka uu dib ugu soo laabtay kursigiisa isagoo wali ku adkeysanaya go’aankiisii ahaa in codka loo qaado qaab qarsoodi ah, waxaana taasi ay sii kicisay buuqii mudanayaasha Barlamanka iyadoo xiligaasi kadibna gudoomiyaha Barlamanka uu isaga soo baxay kulanka kadibna mudanayaasha Barlamanku ay ku kala dareereen kulanka maanta iyagoon ansixin ama diidin Ra’iisul wasaaraha cusub, waxaana gudoomiyaha Barlamanka uu go’aamiyay in dib la isugu soo laabto Maalinta Sabtiga ah ee soo socota. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. NALA SOO XARIIR Webmaster@shabelle.net
  8. Beer-Gaal adeer you do protest too much, the man is not going to come back from this. Now he has to worry about being hunted down by his own kinsmen who hold various grudges against his person. Note that his Al Shabaab handlers in the South are facing a very difficult time themselves and are unable to send him any funds or manpower. His options are limited and if he continues to fight he will no doubt be caught. As for the bravado I doubt it very much, the man hid his face for a reason, and that was to preseve his life. We shall see how far he gets on the Donkey.
  9. Prince Saud Abdulaziz bin Nasser Al Saud, left, was found guilty of the murder of his servant Bandar Abdulaziz. Justice, even for princes Britain's conviction of a Saudi prince for the murder of his servant has inspired Saudi Arabians longing for impartial justice Ali al-Ahmed guardian.co.uk, Wednesday 20 October 2010 12.36 BST Article history Prince Saud Abdulaziz bin Nasser Al Saud, left, was found guilty of the murder of his servant Bandar Abdulaziz. Photograph: Metropolitan Police/PA The prince is guilty of murder. That was the verdict rendered against the Saudi prince, Saud Abdulaziz bin Nasser Al Saud, regarding the death of his servant, Bandar Abdulaziz. It is a victory for the people of Saudi Arabia who, for the first time in their lives, can see a "blueblood" royal held accountable for his actions against a commoner. His trial at the Old Bailey sent a strong message that a Saudi prince and a pauper are the same in the eyes of the law in Britain, and that British justice is superior to the Saudi court system, which claims to uphold Islamic standards. Many Saudis are cheering the verdict: they know that if this murder had occurred in Saudi Arabia, the killer would not have seen a single day in prison. The victim in this case had no hopes of receiving justice in his homeland, but the British court has upheld the fundamental principle of equality under law. Millions of people in Saudi Arabia were watching the trial closely, and the outcome gives them hope that the impartial rules of western jurisprudence may one day be emulated in their land. In Saudi Arabia and other despotic regimes, where people are divided into rulers and subjects, the judicial system is guided by the whims of the ruling family and the accused prince would have been given a free pass. This may have been on the mind of detective chief inspector John McFarlane, who summarised the situation: "This verdict clearly shows no one, regardless of their position, is above the law." The convicted prince is a "Royal Highness" prince – one of the few hundred males eligible by birth to ascend to the Saudi throne. There are two classes of Saudi princes. Male descendents of King Abdulaziz, the founder of Saudi Arabia, are given the title of "Royal Highness", while other princely males have to make do with a mere "Your Highness". It is worth noting that these titles are an anathema to Islam's egalitarian tradition and, in fact, have no foundation in Arab history. They were imported to Saudi Arabia from the United Kingdom in the 1940s. Bandar Abdulaziz, the prince's victim, was a black man who grew up in a government orphanage with no known parents – the worst possible combination in Saudi Arabia in terms of social worth. In the eyes of many royals, Bandar was just a slave – and it's a view that the Saudi courts usually share. Take the case of Sulaiman al-Huraisi, 28, a black man who was beaten to death at his house in Riyadh by members of the Saudi religious police. Huraisi had been kicked in the head by 10 members of the government militia (which was later cleared of responsibility for his death). That was not an isolated incident. It reflects the policy of the Saudi monarchy, which bars black people from becoming judges and holding senior military posts. In addition, black women are not allowed to work as on-camera reporters for Saudi state television stations, a former reporter told me. "We can only use your voice," her manager told her. Bandar was one of thousands of black Saudis who are modern-day slaves of the ruling family, serving them in any capacity, including sexually. The culture of slavery pervades the country and while slavery was officially banned in 1964, it continued in practice, especially inside the walls of thousands of princely palaces. Members of the princes' inner circle are popularly called khawee, "minion". Essentially, they are subordinates who are there for the service or the amusement of a prince with an inflated sense of self-importance. A khawee could, for example, be an Arab writer who realises that being a member of the inner circle of a Saudi prince is extremely rewarding. Abusing subjects is nothing new to the Saudi royals, who are driven by a sense of entitlement and impunity, even outside their kingdom's borders. In the past few years, at least three princesses have been accused of physically abusing their maids in the United States. In one case, the princess agreed to pay a $1,000 fine, though without making any admission of guilt. In 2003, Fahd bin Nayef bin Saud bin Abdulaziz Al Saud, a second cousin of the convicted prince, murdered a teenage Saudi boy, Monther al-Qadi, by shooting him with his personal machine gun in broad daylight in the streets of Riyadh. After a few crafty manoeuvres by Prince Salman, governor of Riyadh, the case ended in a dramatic fashion in May 2004. Minutes before the prince was to be executed, Monther's father pardoned the killer. The Saudi ruling family is not all that different from other ruling families in the Middle East, who can pretty much walk all over the law in their Gucci loafers. The major reason for these abuses is the absolute power that the Al Saud family wields without challenge, acting as if they are above the law that they control. In previous cases the Saudi regime has pressured western governments not to take action against members of the royal family. A British inquiry into corruption allegations related to arms sales was halted after the Saudis threatened to stop co-operating with Britain on counterterrorism. France also received strong Saudi threats to cancel billions of dollars in contracts if Prince Nayef al-Shaalan, who is not an Al Saud but is married to the king's niece, was tried for smuggling two tons of cocaine. A French court nevertheless convicted him in absentia and sentenced him to 10 years. Prince Saud's conviction gives all of us some hope that one day our people will enjoy a modern court system that sees no difference between a prince and a pauper. I am hoping that Britain might export its brand of justice to our country to help modernise our medieval judiciary. That is undeniably a better and more useful export to our people than any sales of fighter planes.
  10. Saud Abdulaziz bin Nasser al Saud, who murdered Bandar Abdulaziz in their five-star hotel suite. Photograph: Metropolitan Police/PA A Saudi prince who murdered his servant at the culmination of a campaign of "sadistic" abuse was jailed for life today and lambasted by a judge for telling a "pack of lies" in an effort to conceal his crimes. Saud Abdulaziz bin Nasser al Saud, a grandson of the billionaire king of Saudi Arabia, was ordered to serve a minimum of 20 years for strangling and beating Bandar Abdulaziz to death in a "brutal" assault at their five-star London hotel. The prince bit the 32-year-old hard on both cheeks during the attack at their suite in February, which was said to have had a "sexual element". He had been drinking champagne and cocktails when he began the ferocious beating after a Valentine's night out. The Old Bailey had heard that the murder of Abdulaziz was the last act of a "deeply abusive" master-servant relationship in which the prince carried out frequent attacks on his aide "for his own personal gratification". Saud initially believed he had diplomatic immunity, but his status as a Saudi royal could not save him from arrest and prosecution. Sentencing him today, Mr Justice Bean said: "It is very unusual for a prince to be in the dock on a murder charge. No one in this country is above the law. It would be wrong for me to sentence you either more severely or more leniently because of your membership of the Saudi royal family." During the trial, jurors were told that by the early hours of 15 February, Abdulaziz was so worn down and injured that he let Saud kill him without a fight. The prince then spent hours on the phone to a mysterious contact in Saudi Arabia trying to decide how to cover up his crime. The judge said Saud had told a "pack of lies" to paramedics and police before finally admitting that he carried out the killing. Bean said he could not be sure whether Saud had intended to kill Abdulaziz, but "I think the most likely explanation is that you could not care less whether you killed him or not". He told Saud he had treated his victim "as a human punchbag" and had never shown any regret. "If you had any remorse you would have sought medical help immediately. But you were only concerned for yourself," said the judge. The 34-year-old prince, who stood in the dock with his arms crossed, showed no emotion as the sentence was handed down. He was found guilty of murder yesterday after the jury had deliberated for an hour and 35 minutes. He was also convicted of a second count of grievous bodily harm with intent, relating to a previous in a lift at the Landmark hotel, in Marylebone, where the men were staying. Saud tried to conceal the true nature of his relationship with his servant, claiming they were "friends and equals", but a porter at the hotel said Abdulaziz was treated "like a slave". The prince claimed he was heterosexual and had a girlfriend in Saudi Arabia, but he had booked appointments with at least two male escorts and one gay masseur, and looked at hundreds of images of men on gay websites. Photographs of Abdulaziz in "compromising" positions were found on his phone. Saud denied killing his servant until shortly before the trial, when he admitted he had caused his death. Jurors rejected a claim by his barrister, John Kelsey-Fry QC, that Saud was guilty only of manslaughter. His lawyers also failed in a last-ditch attempt to stop details of his encounters with male escorts being revealed during the trial. In a sign of the anxiety about his sexuality becoming public, the prince's legal team initially argued that the legal argument about the escorts should be held behind closed doors. Kelsey-Fry said Saud had already faced abuse from Islamic fundamentalists being held alongside him in prison. The court heard that homosexuality remains a capital offence in Saudi Arabia, and the country in which the acts take place has little relevance to prosecution under the country's sharia law. If he ever returns there, Saud faces the possibility of execution. He could seek asylum in Britain when he is eventually released.
  11. ^^^I think you need to pull yourself together. If Attam did not even own a car, what threat could he pose to anyone? Anyhow the man gave Puntland an excuse to test its military capability and sure enough the state comes out stronger. Its comander Saciid Dheere who is in this region today, speaking and not Mr Attam who was last sighted on a Donkey somwhere..
  12. ^^^Everyone knows this man ran off a few days before the offensive leaving the kids to die as he ran off on a Donkey. Even his personal vehicle he left behind..
  13. ^^^Its over now, the most important thing is that this lesson should be applied to any and every armed militias in the state. No one can take on the Government and survive..
  14. Indeed, now its time to build the armed forces incorporating the PIS into their core.
  15. Puntland » Dawladda Puntland oo La Wareegtay Dhamaan Fariisimadii Ciidanka Maxamed Siciid Attam Dawladda Puntland oo La Wareegtay Dhamaan Fariisimadii Ciidanka Maxamed Siciid Attam October 20, 20109 comments| leave your own! Share Warar hordhac ah oo ka imaanaya suxufiyiin maalintii shalay tegay deegnaada dagaaladu ka socdeen maalmihii la soo dhaafey ee buuralayda ay dhacdo degmada Galgala ayaa sheegaya in Ciidanka Dawladda Puntland ay si buuxda ula wareegeen dhamaan fariisimadii uu lahaa Wadaadka ka soo horjeeda maamulka Puntland ee Maxamed Siciid Attam. Suxufiyiinta oo habeenkii xalay ku hoydey goobaha dagaaladu ka dhaceen ayaa soo sheegaya in ay arkeen 6 gaari oo nooca dagaalka iyo kuwa safarada loo isticmaalo oo laga qabsadey Ciidanka ka amarqaata Shiikh Attam, sidoo kale waxa ay soo sheegeen in ay arkeen meydad badan kuwaas oo maanta la aasayo isla markaana ka tirsanaa ciiadamadii ka soo horrjeeday maamulka Puntland, ciidamada Puntland ayaa soo bandhigey miinooyin aad u badan iyo dokuminti uu iska lkahaa Maxamed Siciid Attam iyo ciidankiisa. Gen.Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) oo hoggaaminaaya ciidanka daraawiishta ayaa shir saxaafadeed ku qabtey halkii u danbeysey ee laga saarey ciidanka Attam, waxaana suxufiyiintu balan qaadeen in shirkaas saxaafadeed maanta ay soo dirayaan. Dhanka kale waxaa la sheegay in Shiikh Attam uu isaga baxsadey halkaas isla markaana aan si cad loo ogeyn halka uu u jihaystey. Warkaan oo faahfaahsan goordhaw ayaan soo daabacynaa Horseed Media
  16. Minnesota & the Twin Cities are the best places to reside if you are an Entrepreneur.
  17. Originally posted by MZanzi: Suurihi reerka ayaa lasoo baxday ee is adkee Now don’t get angry and lash out at a whole clan. Its like me associating your clan with your own actions of being a close friend of Elton John and being familiar and no doubt a frequenter of that place you mentioned burkaroole.
  18. Originally posted by MZanzi: burkaroole Now explain what that means, cause like your close friend Elton I am guessing its something filthy..
  19. ^^^Dont get upset now, there is nothing an Elton John fan & close friend can do to anyone in SOL..
  20. Originally posted by NinaNC: Mouse-ka waa tuug dhuudhuumado. looooool reminded me of AS waa tuugo... The mouse always gets the cat..
  21. Originally posted by MZanzi: Yeah a friend of mine but he fancies pretty boys like u It’s brave of you to admit that you are a close friend of the man & so close that you have even discussed such things as his preferences. :eek:
  22. Originally posted by NinaNC: ^^^Yaanyuur lol@Tarzan mode... I blame YT! lol@ Yaanyur, you know the mouse was always smarter.
  23. Originally posted by MZanzi: Is he ur uncle? Farmaajo? no he is a distant kinsma. Now who is Elton John a friend of yours?
  24. Originally posted by NinaNC: Mahadsanid! "Farmaajo's 100 days in office" thread maa furatid? . p.s. sheekada Tom & Jerry, adiga jiir ma taahay mise yaanyuurta? 1. I can tolerate the man I am not a fan yet. 2. I am gentleman, Ladies go first, so what is it ?