General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Amin Arts is having a whale of time.
  2. Live by the sword, die by the sword" The violence and brutality that Siyad Barre brought came to haunt him. He was chased out by the same tactics. He destroyed generations of Somali’s through his fake nationalism and patriotism. Compare him to Adan Abdulle Osman who retired when he lost an election and you can see what a folly of a man old Siyad was, he ruled for 21 years and he left only that, a memory of 21 years and some sad old songs...
  3. Originally posted by Som@li: The pro-Italian groups who dominated and ruled the country in 1960s were far from democracy. Who are you calling pro Italian? the men who liberated the country from Colonial rule? The founding fathers of Somalia. Adeer first think about what you are saying. It was after all the civilian government that gave Siyad Barre his daily bread and it was him who committed treason. Farmaaje’s thesis gives an insight into his political thinking, which is quite primitive. Also these clans some here along with Farmaaje have insulted, turned out to be the strongest within the state since 1991, thus who is supporting them now, the Colonial powers?
  4. ^^^He is still alive serving a life sentence in France, is sick with Diebetes. That pic he is older and in captivity so it was not from those days.. The film looks interesting...
  5. Isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka soconaya diyaar garow balaaran oo loogu jiro koox dhakhaatiir caalami ahah oo ka imaanaysa wadanka Turkiga kuwaas oo hawlgalo caafimaad ka samayn doona Isbitaalka guud ee Gaalkacyo. Isbitaalka ayaa mudooyinkii u danbeeyey waxaa ku socday dayactir lagu wadey qaybo ka mid ah Isbitaalka guud ee Gaalkacyo oo muhiim u ah hawlaha caafimaadka ee uu Isbitaalku fuliyo. Maanta ayaa Hoolka Isbitaalka guud ee Gaalkacyo waxaa ka dhacay labo shir oo ay kala yeesheen dhakhaatiirta Gaalkacyo iyo shaqaalaha Isbitaalka. shirka hore ayaa waxaa yeeshay Dhakhaatiirta Gobalka Mudug kuwooda Gaalkacyo ka hawlgala iyo masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Caafimaadka Puntland waxaana kulankan looga wadahadlayay sidii wadajir loogu diyaar garoobi lahaa Kooxda dhakhaatiirta ah ee imaanaysa. Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa dhakhaatiirta Gobalka Mudug ku amaantey sida ay u midaysan yihiin ayna ugu wada adeegayaan shacabkooda dhibaataysan, iyadoo wasaaradda caafimaadku sheegtey in dhakhaatiirta wadaniga ahi ay la shaqeyn doonaan dhakhaatiirta ajaanibta ah dhawrka casho ee ay ka hawlgalayaan Isbitaalka guud ee Gaalkacyo.
  6. You had a crush on this dude? [i am joking, dont take my head off]
  7. Maahan oo kaliya bahda caafimaadka waxa u diyaargaroobaya dhakhaatiirta Turkida ah ee dalka imaanaysa, balse waxaa si weyn iyana diyaar garow ugu jira shacabka Gobalka Mudug kuwaas oo ku mashquulsan soo dhaweynta kooxda dhakhaatiirta ah ee uu soo wado wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame, waxaana shacabku imika ay diyaariyeen gurigii ay dagi lahaayeen waftiga dhakhaatiirta oo lagu sheegay 24 xubnood oo 18 ka mid ahi ay yihiin dhakhaatiir takhasusyo kala duwan wata uuna mid walba fariisan doono qayb ka mid ah Isbitaalka si uu u darso ulana kulmo dadka uu qaabilsan yahay.
  8. Gaalkacyo Oo Looga diyaargaroobayo Dhakhaatiir Caalami ah oo ka imaanaysa Turkiga (Sawiro) October 22, 20102 comments| leave your own! Share Isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka soconaya diyaar garow balaaran oo loogu jiro koox dhakhaatiir caalami ahah oo ka imaanaysa wadanka Turkiga kuwaas oo hawlgalo caafimaad ka samayn doona Isbitaalka guud ee Gaalkacyo. Isbitaalka ayaa mudooyinkii u danbeeyey waxaa ku socday dayactir lagu wadey qaybo ka mid ah Isbitaalka guud ee Gaalkacyo oo muhiim u ah hawlaha caafimaadka ee uu Isbitaalku fuliyo. Maanta ayaa Hoolka Isbitaalka guud ee Gaalkacyo waxaa ka dhacay labo shir oo ay kala yeesheen dhakhaatiirta Gaalkacyo iyo shaqaalaha Isbitaalka. shirka hore ayaa waxaa yeeshay Dhakhaatiirta Gobalka Mudug kuwooda Gaalkacyo ka hawlgala iyo masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Caafimaadka Puntland waxaana kulankan looga wadahadlayay sidii wadajir loogu diyaar garoobi lahaa Kooxda dhakhaatiirta ah ee imaanaysa. Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa dhakhaatiirta Gobalka Mudug ku amaantey sida ay u midaysan yihiin ayna ugu wada adeegayaan shacabkooda dhibaataysan, iyadoo wasaaradda caafimaadku sheegtey in dhakhaatiirta wadaniga ahi ay la shaqeyn doonaan dhakhaatiirta ajaanibta ah dhawrka casho ee ay ka hawlgalayaan Isbitaalka guud ee Gaalkacyo. Dhakhaatiirtii kulankan kasoo qaybgashay ayaa waxaa ka mid ahaa Prof. Maxamed Jaamac Salaad, Dr. Caynshe, Dr. C/laahi Cali Mire, Dr. Maxamed Cabdi, Dr. Axmed Xasan iyo kuwa kale. Dhakhaatiirta Gobalka oo shirkaas ka hadley ayaa soo dhaweeyey hawlaha balaaran ee ay wasaaradda Caafimaadka Puntland ay ku talaabsanayso, waxayna sheegeen inay diyaar u yihiin wax walba oo kaga aadan Caafimaadka dalka iyagoo sheegay inay horey ugu balan qaadeen wasiirka caafimaadka Puntland Dr. Cali Cabdullahi Warsame inay ku garab taagan yihiin kicinta iyo hormarinta adeegyada caafimadka ee dalka. dhakhaatiirta Gobalku waxay sidoo kale soo eegeen Saalada qaliinka ee Isbitaalka iyadoo halkaasna ay ku rakibeen qalab cusub oo loogu talagaly qaliinka sida sariiro cusub oo casri ah iyadoo ay tijaabiyeen dhakhaatiirtu qalab cusub kuwaas oo ay sheegeen in Isbitaalku u baahnaa oo uusan horeyna u haysan. Kulankan mid la mid ah ayaa waxaa yeeshay Maamulka iyo shaqaalaha Isbitaalka guud ee Gaalkacyo kaasi oo ujeedkiisu ahaa in lagalayo heegankii ugu danbeeyey maadaama uu soo dhamaadey diyaargarowgii loogu jirey Kooxda dhakhaatiirta ah ee Isbitaalka Gaalkacyo soo booqanaysa. Agaasimaha Isbitaalka guud ee Gaalkacyo C/raxmaan Maxamed Xaaji Jaamac ayaa warbaahinta u sheegay in Isbitaalku uu diyaar u yahay soo dhaweynta iyo la shaqeynta dhakhaatiirta ay Wasaaradda Caafimaadka Puntland soo wado, waxaana uu sheegay in ay diiwaangaliyeen bukaanadii loo arkayay inay u baahan yihiin in dhakhaatiirta imaanaysa ay caafimaadkooda eegaan ayna wax u qabtaan, agaasimuhu waxa uu sheegay in hada diiwaangalintii ay dhamaatey oo dadkii loo asteeyey ay diyaariyaan ay kaararkii u qaybiyeen. waxaana uu sidoo kale Agaasimaha Isbitaalku uu maantey u qaybiyey shaqaalaha Isbitaalka guud ee Gaalkacyo kaarar aqoonsi ah oo uu shaqaale walba kula shaqeynayo dhakhtar loo asteeyey inuu u fududeeyo hawlaha uu qabanayo iyadoo shaqaalahana loo xuley mid walba iyo qaybta uu ka shaqeeyo markaasina lagu aadiyo dhakhtar Turki ah oo isagu takhasus u leh, dhakhaatiirta Gobalka ayaa iyagana kaararkan oo kale la siinayaa si ay ula shaqeeyaan dhakhaatiirta imaanaysa. Maahan oo kaliya bahda caafimaadka waxa u diyaargaroobaya dhakhaatiirta Turkida ah ee dalka imaanaysa, balse waxaa si weyn iyana diyaar garow ugu jira shacabka Gobalka Mudug kuwaas oo ku mashquulsan soo dhaweynta kooxda dhakhaatiirta ah ee uu soo wado wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame, waxaana shacabku imika ay diyaariyeen gurigii ay dagi lahaayeen waftiga dhakhaatiirta oo lagu sheegay 24 xubnood oo 18 ka mid ahi ay yihiin dhakhaatiir takhasusyo kala duwan wata uuna mid walba fariisan doono qayb ka mid ah Isbitaalka si uu u darso ulana kulmo dadka uu qaabilsan yahay. Magaalada Gaalkacyo ayaa laga dareemayaa diyaargorowgan dhakhaatiirta turkida ah ee dalka imaanaysa, waxaana ay durba dadku diyaarsadeen calamadii Turkiya, Soomaaliya iyo Calanka Puntland iyo boorar iyo maryo lagu xardhey erayo wanaagsan oo lagu soo dhaweynayo Waftiga dhakhaatiirta Turkiya iyo wasiirka Caafimaadka Puntland. Wasiirka Caafimaadka Puntland iyo dhakhaatiirta Turkiya ka imaanaysa ayaa hada ku sugan wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta waxayna kusoo fool leeyihiin maalmaha soo socda Magaalada Gaalkacyo ee xarunka Gobalka Mudug, dhakhaatiirtan ayaa 5 casho joogi doonta Gaalkacyo waxayna toos uga hawlgalayaan mudadaas Isbitaalka guud ee Gaalkacyo iyadoo markaas kadibna ay booqan doonaan Gobalada kale ee Puntland. C/qadir Warsame Wasaaradda Caafimaadka Puntland
  9. Gaalkacyo:Isbitaalka Gaalkacyo oo uu kasocdo Diyaar garow Culus…(Warbixin). 22. oktober 2010 APL Gaalkacyo: Isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka soconaya diyaar garow balaaran oo loogu jiro koox dhakhaatiir caalami ahah oo ka imaanaysa wadanka Turkiga kuwaas oo hawlgalo caafimaad ka samayn doona Isbitaalka guud ee Gaalkacyo. Isbitaalka ayaa mudooyinkii u danbeeyey waxaa ku socday dayactir lagu wadey qaybo ka mid ah Isbitaalka guud ee Gaalkacyo oo muhiim u ah hawlaha caafimaadka ee uu Isbitaalku fuliyo. Maanta ayaa Hoolka Isbitaalka guud ee Gaalkacyo waxaa ka dhacay labo shir oo ay kala yeesheen dhakhaatiirta Gaalkacyo iyo shaqaalaha Isbitaalka. shirka hore ayaa waxaa yeeshay Dhakhaatiirta Gobalka Mudug kuwooda Gaalkacyo ka hawlgala iyo masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Caafimaadka Puntland waxaana kulankan looga wadahadlayay sidii wadajir loogu diyaar garoobi lahaa Kooxda dhakhaatiirta ah ee imaanaysa. Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa dhakhaatiirta Gobalka Mudug ku amaantey sida ay u midaysan yihiin ayna ugu wada adeegayaan shacabkooda dhibaataysan, iyadoo wasaaradda caafimaadku sheegtey in dhakhaatiirta wadaniga ahi ay la shaqeyn doonaan dhakhaatiirta ajaanibta ah dhawrka casho ee ay ka hawlgalayaan Isbitaalka guud ee Gaalkacyo. Dhakhaatiirtii kulankan kasoo qaybgashay ayaa waxaa ka mid ahaa Prof. Maxamed Jaamac Salaad, Dr. Caynshe, Dr. C/laahi Cali Mire, Dr. Maxamed Cabdi, Dr. Axmed Xasan iyo kuwa kale. Dhakhaatiirta Gobalka oo shirkaas ka hadley ayaa soo dhaweeyey hawlaha balaaran ee ay wasaaradda Caafimaadka Puntland ay ku talaabsanayso, waxayna sheegeen inay diyaar u yihiin wax walba oo kaga aadan Caafimaadka dalka iyagoo sheegay inay horey ugu balan qaadeen wasiirka caafimaadka Puntland Dr. Cali Cabdullahi Warsame inay ku garab taagan yihiin kicinta iyo hormarinta adeegyada caafimadka ee dalka. dhakhaatiirta Gobalku waxay sidoo kale soo eegeen Saalada qaliinka ee Isbitaalka iyadoo halkaasna ay ku rakibeen qalab cusub oo loogu talagaly qaliinka sida sariiro cusub oo casri ah iyadoo ay tijaabiyeen dhakhaatiirtu qalab cusub kuwaas oo ay sheegeen in Isbitaalku u baahnaa oo uusan horeyna u haysan. Kulankan mid la mid ah ayaa waxaa yeeshay Maamulka iyo shaqaalaha Isbitaalka guud ee Gaalkacyo kaasi oo ujeedkiisu ahaa in lagalayo heegankii ugu danbeeyey maadaama uu soo dhamaadey diyaargarowgii loogu jirey Kooxda dhakhaatiirta ah ee Isbitaalka Gaalkacyo soo booqanaysa. Agaasimaha Isbitaalka guud ee Gaalkacyo C/raxmaan Maxamed Xaaji Jaamac ayaa warbaahinta u sheegay in Isbitaalku uu diyaar u yahay soo dhaweynta iyo la shaqeynta dhakhaatiirta ay Wasaaradda Caafimaadka Puntland soo wado, waxaana uu sheegay in ay diiwaangaliyeen bukaanadii loo arkayay inay u baahan yihiin in dhakhaatiirta imaanaysa ay caafimaadkooda eegaan ayna wax u qabtaan, agaasimuhu waxa uu sheegay in hada diiwaangalintii ay dhamaatey oo dadkii loo asteeyey ay diyaariyaan ay kaararkii u qaybiyeen. Waxaana uu sidoo kale Agaasimaha Isbitaalku uu maantey u qaybiyey shaqaalaha Isbitaalka guud ee Gaalkacyo kaarar aqoonsi ah oo uu shaqaale walba kula shaqeynayo dhakhtar loo asteeyey inuu u fududeeyo hawlaha uu qabanayo iyadoo shaqaalahana loo xuley mid walba iyo qaybta uu ka shaqeeyo markaasina lagu aadiyo dhakhtar Turki ah oo isagu takhasus u leh, dhakhaatiirta Gobalka ayaa iyagana kaararkan oo kale la siinayaa si ay ula shaqeeyaan dhakhaatiirta imaanaysa. Maahan oo kaliya bahda caafimaadka waxa u diyaargaroobaya dhakhaatiirta Turkida ah ee dalka imaanaysa, balse waxaa si weyn iyana diyaar garow ugu jira shacabka Gobalka Mudug kuwaas oo ku mashquulsan soo dhaweynta kooxda dhakhaatiirta ah ee uu soo wado wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame, waxaana shacabku imika ay diyaariyeen gurigii ay dagi lahaayeen waftiga dhakhaatiirta oo lagu sheegay 24 xubnood oo 18 ka mid ahi ay yihiin dhakhaatiir takhasusyo kala duwan wata uuna mid walba fariisan doono qayb ka mid ah Isbitaalka si uu u darso ulana kulmo dadka uu qaabilsan yahay. Magaalada Gaalkacyo ayaa laga dareemayaa diyaargorowgan dhakhaatiirta turkida ah ee dalka imaanaysa, waxaana ay durba dadku diyaarsadeen calamadii Turkiya, Soomaaliya iyo Calanka Puntland iyo boorar iyo maryo lagu xardhey erayo wanaagsan oo lagu soo dhaweynayo Waftiga dhakhaatiirta Turkiya iyo wasiirka Caafimaadka Puntland. Wasiirka Caafimaadka Puntland iyo dhakhaatiirta Turkiya ka imaanaysa ayaa hada ku sugan wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta waxayna kusoo fool leeyihiin maalmaha soo socda Magaalada Gaalkacyo ee xarunka Gobalka Mudug, dhakhaatiirtan ayaa 5 casho joogi doonta Gaalkacyo waxayna toos uga hawlgalayaan mudadaas Isbitaalka guud ee Gaalkacyo iyadoo markaas kadibna ay booqan doonaan Gobalada kale ee Puntland. C/qadir Warsame Wasaaradda Caafimaadka Puntland
  10. Carlos (2010) Director: Olivier Assayas 3 Time Out rating Average user rating No reviews Movie review From Time Out London Continuing a pattern of switching between subdued ensemble dramas (‘Summer Hours’, ‘Late August, Early September’) and balls-out ‘global’ techno-thrillers (‘Demonlover’, ‘Boarding Gate’), French director Olivier Assayas returns with a hulking, seething, intermittently sublime, five-and-a-half hour film in which he manages to draw together elements from both of these distinct styles. ‘Carlos’ is the lightly fictionalised biopic of Ilich Ramírez Sánchez, known to the world – but not in this film! – as Carlos the Jackal, and it comes across as the mother of all New Yorker profiles writ loud and large on the screen. Central to the film is a passionate, technically complex (he’s fluent in half a dozen languages) performance from Venezuelan actor Edgar Ramirez who feels like the perfect, paunchy mouthpiece for Carlos’s fervent, if flawed, gunboat Marxism. Covering the period between his joining the Popular Front for the Liberation of Palestine (PFLP) in 1970 and his capture in Sudan in 1994 (as he was being treated for a varicose vein on one of his testicles), the film works best when it presents information visually rather than with swathes of ideological discourse. The highlight is a masterly rendering of Carlos’s raid on an OPEC meeting in Vienna in 1975 for which Assayas orchestrates detail in such a way that it speaks about the politics, fears, tactics and ambitions of all involved. Elsewhere, small episodes – such as the gun-toting capture of Baader-Meinhof wildcat Gabriele Kröcher-Tiedemann – feel like they’ve been included purely for the sake of thoroughness. Assayas doesn’t try to reflect too audaciously on Carlos ‘the man’, though he does paint him as someone whose single-minded focus on political goals was partly fuelled by raging sexual desire. (NB: The film is also screening in a more compact 158-minute version.) Author: David Jenkins 2010-10-19 11:38:07 Time Out London Issue 2096: October 21 – 27m 2010
  11. Dagaalo iyo xiisado dagaal oo ka taagan Baladxaawo iyo Dadka oo barakacaya Dagaaladani xoogan oo shalay Maqribkii ka dhacay magaalada balad xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa isaga soo horjeeday ciidamada DKMG iyo kuwo taabacsan Ahlusuna waljameeca oo isku dhinac ah iyo Xarakada Alshabab oo iyagu halkaasi maalmo kahor laga saaray. Ka dib dagaal xoogan waxaa mar qura lagu arkay gudaha Baladxaawo Ciidan ka tirsan Xarakada Alshabaab oo la wareegay markale xalay fiidkii, balse waxaa daqiiqado ka dib soo rogaal celiyay ciidamadii dowlada KMG ah ee halkaasi ku sugnaa iyagoona mar kale la wareegay Baladxaawo. Maxamed Cabdi Kaliil gudoomiyaha DKMG ah ee gobolka Gedo oo la hadlay qalabka warbaahinta ayaa sheegay in raac labaad oo ka tirsan ciidamada dowlada ay dib ula wareegeen magaalada iyagoona siweyn uga taag roonaaday xoogagii xarakada Alshabaab. Xaalada baladxaawo ayaa maanta aheyd mid uu ka muuqday xiisado dagaal iyo barakac badan oo ay sameynayaan dadka deegaanka ku dhaqnaa kuwaas oo isaga cararaya khasaare ka soo gaari karta xiisadahan dagaal ee uu gobolku ku jiro. Ilaa iyo haatan ma jiraan warar si cad loo xaqiijin karo oo ku saabsan khasaarihii ka dhashay dagaalkii xalay saqdhexe gaaray ee dhexmaray labada dhinac ee is haya balse waxay wararku sheegayaan in ay jiraan khasaaro labada dhinac soo kala gaaray inkastoo aan la ogeyn kan rayidka soogaaray. Waxay aheyd maalmo ka hor markii ciidamada dowlada KMG ah ee Soomaaliya iyo ciidan taabacsan Ahlusuna waljameeca ay gudaha u galeen baladxaawo iyagoona halkaasi ka saaray xoogagii ku sugnaa, waxaana hada muuqata in ay soconayaan dhaq dhaqaaqyo midba midka kale uu ku doonbayo in uu kala wareego deegaanka. Maxamed C/laahi Faarax SBC International Muqdisho.
  12. lool@rival tribe/clan.. this is getting interesting now.
  13. ^^^A bit of makeover , a nice cabayad, and some Max Factor and that girl is good to go.
  14. ^^^By all means Sherlock continue. What about the furniture?
  15. Juxa, thanks. Then you are right her wedding pics should not be splashed online, I have seen that image on many Somali sites.. I wonder how long ago it was?