
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Xukuumadda uu madaxweynaha ka yahay Mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa magaaladda Hargeysa kasii deysay nin u dhashay dalka Jarmalka oo dhacdo xanuun leh ka geystay magaaladda Hargeysa. Somaliland ayaa dib u sii deysay nin u dhashay dalka Jarmalka oo lagu magacaabo Gunter Bischof, kaasoo falal anshaxa wanaagsan ka baxsan, ka sameeyay magaaladda Hargeysa, isla-markaana dhacdadaasi ayaa waxaa wal wal baahsan ka muujisay inta ku hadasha afka Somaliga. Warar hoose oo ay Shabakadda Dhacdo.com ka heleyso saraakiisha Somaliland ayaa waxay sheegayaan in dowladda Jarmalka iyo Somaliland ay ka wada hadleen mustaqbalka Gunter Bischof oo falal anshax daro ah ka geystay magaaladda Hargeysa. Wada-hadalada ay yeesheen Jarmalka iyo Somaliland ayaa wuxuu kusoo idlaaday, in Somaliland ay magaaladda Hargeysa ka musaafuriso Gunter Bischof, oo ay ku xukuntay xariga gaaraya afar sano iyo ganaax lacageed oo ah $10,000-doolar. Majirto wax lacag ganaax ah oo ay Somaliland ka qaaday muwaadinkaasi u dhashay dalka Jarmalka, balse Somaliland ayaa dowladda Jarmalka ka heshay balan qaadyo aan la-shaacin nooca ay yihiin. Inta badan shacabka ku dhaqan magaaladda Hargeysa oo aan waxba kala socon sii deysmada ninkani ayaa waxay kusoo baraarugeen in Somaliland ay musaafirisay ninkaasi, iyagoo shacabka isweydiinaaya sababaha ay Somaliland ugu deg degtay sii deysmada Gunter Bischof, xilli aysan waxba kala socon shacabka. Caasha C/Laahi “Tuuni” Hargeysa, Somaliland
-
Somaliland oo si sharuud la’aan ah ku sii deysay ninkii Jarmalka ahaa “Sababtu Maxay Tahay” Xukuumadda uu madaxweynaha ka yahay Mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa magaaladda Hargeysa kasii deysay nin u dhashay dalka Jarmalka oo dhacdo xanuun leh ka geystay magaaladda Hargeysa. Somaliland ayaa dib u sii deysay nin u dhashay dalka Jarmalka oo lagu magacaabo Gunter Bischof, kaasoo falal anshaxa wanaagsan ka baxsan, ka sameeyay magaaladda Hargeysa, isla-markaana dhacdadaasi ayaa waxaa wal wal baahsan ka muujisay inta ku hadasha afka Somaliga. Warar hoose oo ay Shabakadda Dhacdo.com ka heleyso saraakiisha Somaliland ayaa waxay sheegayaan in dowladda Jarmalka iyo Somaliland ay ka wada hadleen mustaqbalka Gunter Bischof oo falal anshax daro ah ka geystay magaaladda Hargeysa. Wada-hadalada ay yeesheen Jarmalka iyo Somaliland ayaa wuxuu kusoo idlaaday, in Somaliland ay magaaladda Hargeysa ka musaafuriso Gunter Bischof, oo ay ku xukuntay xariga gaaraya afar sano iyo ganaax lacageed oo ah $10,000-doolar. Majirto wax lacag ganaax ah oo ay Somaliland ka qaaday muwaadinkaasi u dhashay dalka Jarmalka, balse Somaliland ayaa dowladda Jarmalka ka heshay balan qaadyo aan la-shaacin nooca ay yihiin. Inta badan shacabka ku dhaqan magaaladda Hargeysa oo aan waxba kala socon sii deysmada ninkani ayaa waxay kusoo baraarugeen in Somaliland ay musaafirisay ninkaasi, iyagoo shacabka isweydiinaaya sababaha ay Somaliland ugu deg degtay sii deysmada Gunter Bischof, xilli aysan waxba kala socon shacabka. Caasha C/Laahi “Tuuni” Hargeysa, Somaliland Dhacdo.com
-
Remember that German dude that was arrested in Hargeisa recently?
General Duke replied to The Zack's topic in General
Incredible that the man was released and "pardoned" by SNM Mujahid Siilanyu after all he did to the Somali women of that region. Shame on you Siilanyu and the secessionist are all quite, what will they not do for recognition? -
Mogadishu: An irresistable force meets an immovable Object = death
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Abwan as usual gets confused by the title of theread and the meaning of the Paradox. The picture was an usual and was the cover of the NY times article about the recent fighting. The battle between Al Shabaab & AMISOM is resulting in a great loss of life of the people of Somalia. -
Ururka SSU oo Cambareeyey Magacaabida Indha Cadde February 24, 2011 Markacadeey -------------------------------------------------------------------------------- Ururka Isutagga Konfurta Somaaliya oo loo yaqaan SSU oo matila xuquuqda dadka asal ahaan ka soo horjeeda Konfurta Somaliya ayaa sheegey inay tahay wax laga xumaado magacaabidi Indha Cadde oo dawladda ku meel gaarka ay u magacaabdey General sare ee cidamada dawlada. Guddomiyaha ururka SSU dott. Adan Abokor oo ka hadlaayey arrintaan ayaa sheegey inay dawladdu damacsantahay inay soo celiso Jubba valley Alliance (JVA) oo ay ku wadajireen Indhacadde iyo Barre Hiraale; taasoo u ku sheegey inay tahay nasiib daro iyo qorshe lala damacsanyahay dib u qabsashada gobolada Shabeelaha Hoose, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose. Guddoomiyaha SSU wuxu sheegey in laga foojignaado khiyaanada dawladda ku meel gaarka ay damacsantahy dib u soo celinta dulmiga indha cadde. Dott Aden wuxu yiri waa gef loo geystey ummadda Somaliyeed. Waxaa nasiib daro ah buu yiri rajadii laga qabey in Somaliya dib nabad loogu soo dabaalo ay maanta hoos u dhacdey. Waxaan ka codsaneynaa ra’isul wasaaraha iyo wasiirka gaashaandhiga inay ka noqdaan magacaabida Indha Cadde waayo waa qof ku xadgudbey xuquuqda adanaha; waxay ahayd in maxkamada la soo saaro ayuu yiri guddomiyaha ururka. IndaCade is till well remmebered in those regions..
-
^^^Thanks for the info dear, but do you have any pictures of the locals in Hiiraan fighting? Because there is evidence that these forces came from the Ethiopian controlled parts of Somalia and had Habashi militias there... Also I thought the main movement in Hiiraan was that of Mr Gaab and Hiiran State, whats this Dooxada Shabelle and if they are locals, where is Mr Gaab's supporters?
-
Mogadishu: An irresistable force meets an immovable Object = death
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Shifting Battlefronts Cut a Long Gash Across Somalia Somali government soldiers gathered along a road in southern Mogadishu on Thursday amid a day of heavy fighting with Islamist insurgents. The American government has been supplying arms and paying salaries for Somali troops. By JEFFREY GETTLEMAN and MOHAMMED IBRAHIM Published: February 24, 2011 Civilians strapped a camel onto a donkey cart and fled Mogadishu on Thursday as forces fought house to house in Somalia’s capital. The peacekeepers fought house to house in Somalia’s capital, Mogadishu, pushing back insurgents but taking heavy losses, according to African Union officials. On the Ethiopian border, residents said that Ethiopian tanks had rolled into battle and shelled positions belonging to the Shabab, the country’s main militant Islamist group. And in southern Somalia, a militia allied with the transitional Somali government attacked insurgents while Kenyan troops tried to seal the border between the countries, a Western security adviser said. According to the adviser, who was not authorized to speak publicly, the fighting adhered to a longstanding plan: to spread the insurgents thin and attack them in several places at once. “There has been chatter for the last month about a coordinated offensive,” the adviser said. The Shabab, who have pledged allegiance to Al Qaeda, are powerful and widely feared in Somalia, but they have only a few thousand hard-core fighters. The adviser said it was too early to tell if the current fighting was indeed a turning point in the battle against them, but he noted that the offensive seemed to be a coordinated effort. For nearly the past two years, Somalia’s transitional government has been pinned down in a bullet-ridden corner of Mogadishu. All that stands between it and collapse are 8,000 African Union peacekeepers. About a year ago, Western countries, including the United States, began preparing the Somali government and the African Union to go on the offensive and attack the Shabab, who have terrorized the population by cutting off hands and publicly executing people. The Shabab have also banned bras and music in some of the areas they control and even pulled out gold teeth, saying such things violated Islamic law. The American government has been supplying arms and paying salaries for Somali troops, in addition to substantially financing the African Union peacekeeping mission. In the past few days, the peacekeepers have spearheaded the fighting, deploying tanks, armored bulldozers and artillery to pound insurgent positions in Mogadishu. Over the weekend, the peacekeepers wrested several blocks from the Shabab and discovered an extensive underground tunnel and trench system that the insurgents had been using to sneak up on the peacekeepers. The Shabab deny that they are losing, and Shabab fighters recently struck back with a deadly suicide bombing and have displayed the bodies of slain Burundian peacekeepers killed in battle — at least eight peacekeepers have been killed in recent days. But African Union and Somali officials said they had taken over several Shabab bases in Mogadishu and were pushing the insurgents back. “We will not stop the fight until we completely free the enemy from our country,” said Mohamed Abdullahi Mohamed, Somalia’s prime minister. In Belet Weyne, near the Ethiopian border, residents described fierce clashes involving Ethiopian tanks and armored vehicles. Ethiopia sent tens of thousands of troops into Somalia in 2006 in an attempt to quash an Islamist movement that controlled much of Somalia at the time. The Ethiopians pulled out in early 2009 — officially, at least, though residents along the border often report small incursions. On Thursday, residents said the Ethiopians had cornered a large contingent of Shabab forces at Belet Weyne’s airport, which was being shelled. Many civilians were fleeing. In Bulo Hawo, a town near the Kenyan border that has changed hands several times recently, a clan-based militia allied with the Somali government attacked the Shabab. The assault did not seem to be working, however, because Shabab fighters were thoroughly dug in, the Western adviser said. Bishar Adam, a Shabab official in the town, displayed a number of bodies of freshly killed men on Wednesday and said that they were government soldiers. Alfred Mutua, a Kenyan government spokesman, said Thursday that Kenyan troops were not involved in the battles but that Kenya had sent extra troops to the border, to seal it off. “We’ve fortified our side of the border so the fighting doesn’t spill over,” Mr. Mutua said. “It’s a bit haphazard. It’s not even clear which groups are fighting whom.” Jeffrey Gettleman reported from Nairobi, and Mohammed Ibrahim from Mogadishu, Somalia. -
Siilanyu a man who became a sub clan leader..
-
Sharif Vs Sharif: To extend or not to extend, that is the question?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Audio, BBC playing its games -
Somalina ,dearest you are starting to sound allot like your protégé Oba Hillowle. I am kidding, or Maadey might run in here and spoil the thread. Melez Zanawi as we speak has sent his militias to fight in Gedo and Hiiraan on behalf of Sharif Hotel who once as our friend Abwan would attest, declared a Jihad on Melez which led to the deaths of thousands of civilians. Ironic is it not. I don’t blame Indacade for playing the part of a General, for he has been watching Sharif Hotel pretend to be a President for over two years..
-
Abwaan, I am not sure what my grandfathers or Ximan and Xeeb have to do with your past support of Al Shabab and the likes of IndaCade? Your rebuttal is as weak as your insight into politics. I support Galmudug and Abdi/qaybdeeds latest efforts have been good in bringing peace to the Mudug fault lines. However Galmudug should seek out and merge with the Ximan, Ahlu Sunna and Hiiraan to create a viable State in the Central regions. This is the model that worked for Somaliland and Puntland, and will work well to bring stability to the southern regions, rather than relying on a sacred cow of a government and a single messiah to save them. Grassroots movements are what are required. I don’t want to confuse you anymore since you have difficulties with concepts. You gave me a good laugh again, but I know why you are angry, I hope you find the peace that you are looking for. Militiamen always find it difficult in letting the ghosts of the past die away, I have been told, but since my family left Somalia t a young age, I will leave those who fought in the civil war dwell on that question..
-
^^^The war started when Siilanyu's clan started claiming SSC land for their secessionist agenda. The rest is the same old Somali's making excuses for their sub clans.
-
Sharif Vs Sharif: To extend or not to extend, that is the question?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in baarlamaanku uusan ka laabanayn go’aankii uu muddada ku kororsaday Jimco, 25 Feberaayo, 2011 (HOL) – Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gaashaanka ku dhuftay qoraalkii uu madaxweyne Sheekh Shariif u diray guddoonka baarlamaanka, kaasoo uu kaga codsaday in dib u eegis lagu sameeyo muddadii saddex sano ahayd ee uu baarlamaanku ku kororosaday xilligiisa shaqo marka la gaaro bisha Ogoosto ee sannadkan. “Kama laabanayo baarlamaanka go’aankii uu muddada ku kororsaday, madaxweynaha xaq uma lahan inuu baarlamaanka ka codsado in go’aankaas dib u eegi lagu sameeyo,” ayuu afhayeenka baarlamaanku yiri maanta kaddib markii uu shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho intii uusan u dhoofin dalka Kenya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalin ka hor u diray baarlamaanka qoraal uu kaga codsaday in dib u eegis lagu eegis lagu sameeyo muddo kororsiga ay sameeyeen, isagoo arrintaas u cuskaday qodobbo ka tirsan dastuurkii 1960-kii iyo axdiga KMG ah. “Baarlamaanka Soomaaliya waxaa u ogolaanaya inuu isbadal ku sameeyo sharciyadiisa qodobka 70-aad ee axdiga KMG ah, mana jirto sabab loo cuskado dastuurkii 1960-kii,” ayuu yiri Shariif Xasan oo sheegay in dhacdooyinkan oo kale ay horay u dhaceen, balse baarlamaanku uu isagu go’aan ka gaari karo arrimihiisa gaarka ah. Shariif Xasan wuxuu sheegay in warqad ay kaga jawaabayaan middii madaxweyne Sheekh Shariif ay dib ugu celiyeen madaxweynaha, uuna rajeynayo inuu ku qanco, iyadoo arrintan ay muujinayso khilaaf cusub oo soo dhexgalay madaxweyne Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan. Madaxweynaha Soomaaliya oo arrintan wax looga weydiiyay shir jaraa’id oo uu isna maanta ku qabtay Muqdisho ayuu kaga jawaabay: “Aniga waxaan wax u qoray waa baarlamaanka, isaga ayaana jawaab ka sugayaa, mana jirto warqad la i soo gaarsiiyay.” Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya -
NGONGE;697902 wrote: Sayid, Duke, rise above it saaxib and talk sense. At the moment you are a mere bystander and therefore your input makes no difference either way.Haye dheh. NGOONGE Predicament is that he seems to be contradicting himself. “Clan is everything” has come to haunt him for what makes the unity of Burco & Hargaysa more Paramount than LA and Garowe? The fact of the matter is that the people of SSC are facing a clan war led by the same old warlord who led the SNM in the previous clan war between the two communities. NGOONGE is preaching for no apparent reason and is impressed with his own writing. As for Puntland, and its people its stance is clear, it is supporting its people and is helping the wounded and its leaders are in the front lines assessing the situation. The difference between Hargaysa’ calls for clan war and Garowe’s restraint is one of maturity. Puntland forces are already outside LA and pouring into Cayn and there is nothing the SNM can do but send out weak traitors like Xabsade and statements from Siilanyu. This is a clan war NGOONGE and you belong to Siilanyu’s clan, I belong to Xaglatoosiye’s lets not get confused adeer. Be a man and stick to your “clan is everything” slogan. Man up, I know the Burco fantsy of an easy victory has already vanished with the wind.
-
Funny thing how Maadey is feeling the heat for once and confusing Nomads in SOL. Oba while a good lad is no Somalina. While I disagree with her on many issues, she is a fighter, while our Oba is like I said a good las..
-
NG: Adeer spare us the nonsense, the clans of SSC are my kin, they are my countrymen and they are part of Puntland. Thus what a few Habro's want and the delusional, desperate writings of one Siilanyu nephew does not mean much. My opinion matters more than the nephew and supporter of the SNM commander torching the lands of Cayn and supporting his Burco kinsmen expansionist agenda. Try again, you wrote a great deal out of anger. The fact still remains your “army” is unable to defeat a single sub clan of SSC..lol
-
Beledxaawo burns again as Kenya Ethiopia invade to oust AL Shabaab..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
fighting to oust Al Shabaab -
Dagaalkii Beledxaawo oo lagu kala baxay, Kenya iyo Al-Shabaab oo is-fara saaray Posted by Gedo Friday, February 25 @ 07:18:57 EST Waxaa soo afjarmay dagaal culus oo maanta ka dhacay degmada Beledxaawo oo ka tirsan gobolka Gedo, kaasoo ay qeyb ka ahaayeen saddex ciidan oo duulaanka soo qaadday iyo ururka Al-Shabaab oo magaalada heystay. Saaka magaalada laba aag ayey ka soo weerareen ciidamada Doolow oo ka koobnaa kuwa dowladda KMG, Ahlu-Sunna Wal-Jameeca iyo Ethiopian, dhinac waa xagga Doolow iyo kan kale oo ah Mandheere oo Beledxaawo ay deris yihiin, waxay markiiba gudaha u galeen gooba ay Shabaabku joogeen, si ba’an ayaa degmada loogu dagaalamay. Dad fara badan ayaa dagaalkan ku dhintay, kuwa kalana way ku dhaawacmeen, hase yeeshee tiro rasmi ah wali nooma suurtagelin in aan helno, waxaa jirtay madaafiic ka dhaceysay qoriga BM-ka oo magaalada loo qeybiyey, guryo ayaa ku gubatay, burbur hantiyeedna way geysteen. Wariye ku sugan Mandheere ayaa u sheegay Gedoweb in Al-Shabaab ay u xoog sheegteen ciidamadii isbaheysiga ahaa kana saareen gebi ahaanba Beledxaawo, waxay noqdeen wax u cararay Doolow iyo Mandheere. Laakiin waxaa isqabtay militariga Ethiopia iyo maleeshiyada Al-Shabaab oo isweydaarsaday madaafiic markii uu dagaalku istaagay, sababta keentay in labada dhinac ay iska hor-imaadaan waxaa naloogu sheegay Shabaabku oo Mandheere gudaheeda galay iyagoo ersanayo ciidamada ay dagaalka ku jabiyeen. Waxay kaloo kooxdu ka carootay oggolaanshaha ay Kenya siisay in ay Mandheere ka soo weerar tagi karaan ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu-Sunna, lama sheegin waxa khasaaraha oo ka dhashay dagaalkan dambe, Al-Shabaabna dib bay ugu laabteen Beledxaawo. Inkastoo dagaalku qaboobay, balse xaaladdu waa kacsan tahay faras magaalaha iyo jidadka waxaa gaaf wareegayo Tiknikada Shabaabka, goobaha ganacsiguna way xiran yihiin, dhaqdhaqaaqa dadweynaha warkiisaba daa. Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan oo ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa u sheegay BBC-da in wali dagaalku socda, ciidamadooduna ay in badan oo Beledxaawo kamid ah heystaan, kooxaha nabadiidkana sida uu yiri ay dhufeysyo iyo bohollo waa weyn qoteen. Waa markii labaad oo looga itaal roonaanayo dagaalada Beledxaawo ciidamada muddada saldhigga ku lahaa Doolow, Arbacadii dhaweyd ayey aheyd markii sidan oo kale looga gacan roonaaday. Wixii ka soo kordha dagaaladan haka dheeraadan Gedoweb.com
-
^^^NGOONGE the first condition for any talks is that Siilanyu must do all he can to stop the targeted burning of properties owned by SSC civilians in Hargaysa. No one will buy your ludicrous secessionist arguments while there is clan cleansing taking place in Cayn & Hargaysa.
-
Sharif Vs Sharif: To extend or not to extend, that is the question?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Summary of events; The parliament unilaterally extended their term by adding a further three years starting in August. Sharif Ahmed and Co was happy with this turn of events and he requested that his term be extended also. The Parliament then had another meeting in which they clarified a few legal issues; they paved the way for elections of Speaker and President by late July. Thus while they extended their term, they refused any extension for Sharif & Farmaajo without holding elections. This move by the 550 MP parlient angered Sharif and thus he rejected their earlier term extension, sending the matter back to the Parliament. Less than 24 hours after this move by Sharif Hotel his old friend and now Speaker Sharif Sakiin refused to accept the President request and stated that it was unconstitutional for him to make such a move and sent the matter back to the President. No doubt we need Mahiga to fly in and mediate the two Sharif’s. -
Sharif Vs Sharif: To extend or not to extend, that is the question?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Kasoo horjeestay Hadalkii Madaxweyne Shariif Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Shariif Xassan Sheikh Aadan ayaa ka hadlay hadalkii dhowaan kasoo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo ku saabsanaa in Baarlamaanka uu dib ugu soo celiyey go’aankooda ay gaareen oo mudo saddex sano waqtiga ku kororsadeen. Shir saxaafadeed uu ku qabtay Xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayuu Gudoomiyaha Baarlamaanka sheegay in Madaxweynaha uusan xaq u lahayn in go’ankii Baarlamaanka uu dib ugu soo celiyo. Shariif Xassan ayaa xusey in warqad uu dib u qorey Madaxweynaha kuna sheegay in arintaas ay tahay sharci darro isla markaana Madaxweynaha dib ugu soo celin karin Baarlamaanka go’aankooda ay gaareen. Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa dhinaca kale ugu baaqay beesha caalamka in ay kaalmo soo gaarsiiso shacabka Soomaaliyeed oo ay saameyeen abaaraha. Dhowaan ayaa Madaxweynaha sheegay in Baarlamaanka uu dib ugu celiyey go’aankoodi ay gaareen isla markaana u qorey. Waqti kordhinta Baarlamaanka ayaa waxaa cambaareyey beesha caalamka iyo qaybaha kale ee bulshada Soomaaliyeed,kuna tilmaameen mid aan waxba soo kordhin doonin. Horseed Media -
Somalia: Sharif reject parliament decision to extend term 24 Feb 24, 2011 - 11:12:19 PM Somalia’s interim president, Sheikh Sharif Sh. Ahmed has rejected the Somali parliamentarians’ decision to extend their mandate to three more years. In a press conference he held in Villa Somalia, president Sharif said that MPs decision was taken without considerations. “While taking into consideration the rule of law, the country’s current political status, security and economy, I have decided to reject the decision by the parliament,” he said. Sheikh Sharif pointed out that both local and international backers are entitled to be included in every step taken by Somalia. “Somali government and International Community, which has enormously shown concerns over the extension, should be considered,” he noted. President Sheik Sharif’s refusal of parliament decision comes almost three weeks after lawmakers unanimously extended term to three years. The decision by the parliament has received worldwide condemnation, with UN, US and EU calling on the lawmakers to rethink the decision. Many analysts say, the transition parliament want its term extended beyond its August deadline so as to decide on the fate of the next interim government for the Horn of African nation. Under the terms of a 2009 deal signed in neighbouring Djibouti, the TFG's mandate expires on Aug. 20 2011, by which time it should have enacted a new constitution and held a parliamentary election. However, with the prevailing security situation on the ground, the transitional government led by President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has not met the agreed required standard for the end of the interim mandate. The war-torn Horn of Africa country has not had a functional central government for two decades. It is currently run by the internationally recognized Transitional Federal Government (TFG), which is protected by AU peacekeepers while facing deadly attacks by Islamist insurgent group of Al-Shabaab. GAROWEONLINE