General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Xaaji Xunjuf;873617 wrote: Reer Puntland wadnahay farta ku hayaan i am loving this:D Puntland admin & peopke are finding this as ammusing as everyone else..;D
  2. This is incredible turn of events. They have been hyping Farmaajo for a couple of Months now. Even the glue sniffing kids were not safe from the propoganda.
  3. Ali Abdi Awaare is a no nonsense individual. Maybe some people need such an individual. As for his education and experience. I must admit he is more articulate and experienced than many I have heard from lately.
  4. Article 90. The Responsibilities and Powers of the President of the Federal Republic of this is the reality...
  5. He should remember what his title is an he job he applied for.
  6. ^^So you admit Abdiweli only problem is his clan and thus it also bars Awaare? If Awaare was chosen it would be quite amusing. I believe he is as educated as Farmaajo & many others listed lately. However can not be compared to Prof Abdiweli but who can?
  7. ^^^Again we have no clue who the new PM will and from which region. However if it is as you say a person from the Gedo regions no doubt they will be tough on secessionists and thats a plus for me.
  8. Xaaji Xunjuf;873158 wrote: Absolutely they are major stakeholders in both aswj the sufis that fought against Alshabaab in the middle regions when Farmaajo was the Prime Minister 70% of gedo was liberated the President wants to encourage that. Again reer Gedo/Galgaduud and Juba regions are a force no doubt. Thus all this nonsense about NWesterners and the Irir talk is just ludicrous. They are also very much anti secession and would not allow Somalia to break apart much like their cousins...
  9. Xaaji Xunjuf;873153 wrote: The Prime Minister will be from the Gedo and Cabuudwaaq regions the president knows its essential to have partners and massive support from gedo and lower juba and galguduud. Thats fine. They are important stakeholders in he country. The NW is too isolated from the heartlands and does not play a major role outside of Hargaysa..
  10. UZTAAD;873150 wrote: NO may be you are confusing Another person but what ever I said About Mr Aware is a fact like it or not. Adeer whatever you say. Now he is Mogadishu because his uncle Cade Muse has invited him to Villa Somalia no doubt..
  11. UZTAAD;873146 wrote: what he is doing there , is he a tough guy?, I know he is an illiterate businessman who was a minister In erstwhile Adde Muse government due to his clan linkage with that president. Did you not also claim that Xasan Shiekh Mohamoud was from Minneapolis and an FBI agent?
  12. Che -Guevara;873142 wrote: Somalia needs kind, resolute and wise leader, not tough guy. Somalia needs a tough guy who can do the job of restoring the republic. I doubt Ali Abdi Awaare would be given the post. He has way too much confidance for the liking of many.
  13. Siyaasi Cali Awaare oo Muqdisho gaarey kana mid ah raga u sharaxan R/wasaraha September 24, 2012 - Written by Webmaster - Edited byeditor Siyaasiga Cali Cabdi Awaare oo xilal kala duwan oo heer wasiir ah ka soo qabtey xukuumadihii Puntland soo marey kana mid ah ragga xiligan ugu cad cad in loo magacaabo jagada Ra’isalwasaaraha Soomaaliya ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Siyaasi Awaare oo kaalin weyn kulahaa dajinta arimaha golayaasha deegaanka ee Puntland, xeerka caasimada Puntland, salu dhigida baahinta maamul deegaanka ee dadweynuhu aayahooda ka tashanayaan, iyo waliba diyaarintii xeerka caasimada Muqdisho ee ay diyaarisay hay’adda UNDP ee qaramada midoobay u qaabilsan dhanka mashaaricda horumarinta. Cali Cabdi Awaare oo lagu yaqaan karti maamul dawladnimo, hufnaan, daacadnimo, wadaniyad iyo Soomaalinimo jecel wuxuu kaalin weyn ka soo qaatey arimihii dib u heshiisiinta guud ahaan dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland waxaana xiligan lagu tilmaamay in uu yahay shakhsi kaalin weyn ka geysan kara samatabixinta iyo isku keenista ummada Soomaaliyeed. Imaanshaha Cali Cabdi Awaare uu yimid magaalada Muqdisho waxaa si weyn looga hadal hayaa xarumaha dawlada iyo goobaha la isugu yimaado iyadoo la sheegay in uu ka mid yahay dadka ugu horeeya ee la doonayo in loo magacaabo jagada Ra’isalwasaaraha Soomaaliya, waxaana maanta markii uu yimid Muqdisho si weyn ugu soo dhaweeyey Garoonka diyaaradaha Aadan Cade siyaasiyiin iyo dadweyne fara badan kuwaasi oo ka soo galbiyey garoonka ilaa la soo gaarsiiyey halka uu degan yahay. Warar warbaahintu ay ka heshay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Siyaasi Cali Cabdi Awaare uu kulamo la qaadan doono madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Gudoomiyaha baarlamanka iyo waliba qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka, isagoo sidoo kale qaybaha bulshada magaalada Muqdisho lagu wado in uu kulamo gooni gooni ah la yeesho. Wararku waxay intaasi ku darayaan in imaanshaha Cali Cabdi Awaare uu yimid Muqdisho uu si weyn ugu yeeshay saadaasha magacaabista ra’isalwasaaraha, iyadoo farta lagu fiiqay in uu yahay shakhi xiligan ku haboon magacaabista Ra’isalwasaaraha, isagoo lagu tilmaamay in uu la jaanqaadi karo isbadalka siyaasadeed ee cusub ee haatan ka dhacay dalka. Awaare ayaa maanta markii uu soo gaarey magaalada Muqdisho wuxuu si kooban uga warbixiyey wararka ku aadan in uu ku jiro dadka loo hadal hayo in loo magacaabo jagada Ra’isalwasaaraha, waxaana uu sheegay in uu arintaasi soo dhaweynayo hadii loo magacaabo isla markaana uu leeyahay qibrad dheer oo dhanka maamulka ah uuna aaminsan yahay in uu yahay shakhsi ku haboon xiligan, waxaana uu sheegay in hadii loo magacaabo jagada Ra’isalwasaaraha uu ka shaqeyn doono sidii ummada Soomaaliyeed la isagu keeni lahaa loogana bixi lahaa dhibaatada, waxaana dhanka kale uu muujiyey in uu diyaar u yahay in uu dalkiisa u shaqeeyo mar kasta hadii loo magacaabo xilkan iyo hadii aan loo magacaabin. Mar uu ka hadlayey waaya aragnimadiisa dhanka deegaanada Soomaalida wuxuu sheegay in qibrada deegaan iyo dad ee ummada Soomaaliyeed uu u leeyahay ay kaalin weyn ka qaadanayso in uu wax ka qabto xaaladaha kala duwan ee dalka ka taagan, isla markaana uu tagi doono hadii la magacaabo deegaan kasta oo Soomaaliyeed.
  14. http://www.somaliweyn.com/pages/news/Sep_12/Cali%20Cabdi%20Awaare.mp3
  15. Waxaa manta Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde si heer saro ah loogu soo dhaweeyay Siyaasiga rug cadaaga ah ee Cali Cabdi Awaare, waxaana Garoonka ku soo dhaweeyay dadweyne aad u farabadan iyo mas’uuliyiin kale. Cali Cabdi Awaare ayaa kasoo noqday wasiir Maamulka Puntland, wuxuuna ka mid ahaa dadkii aas-aasay Maamulkaas. Cali Cabdi Awaarea ayaa ah Siyaasi inta badan ku noolaa dalka lana qaybsaday shacabka dhibaatooyinka kala duwanaa oo soo wajahay, Sidoo kale wuxuu aad u soo dhaweeyay in Soomaaliya ay maanta ka baxday KMG islamarkaana si xalaal ah loo doortay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Soo dhaweynta kadib ayuu warbaahinta u sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in maanta uu ka soo dago Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. “Waan ku faraxsanahay inaan imaado Muqdisho, waxaana ka imid dalka Jabuuti waxaana u imid inaan Shacabka Soomaaliyeed kala qeybqaado isbedelka Siyaasadeed ee dalka”. Hadal heynta dadka reer Muqdisho ayaa ahaa maalmihii ugu dambeeyay in Cali Cabdi Awaare loo magacaabidoono Ra’iisulWasaaraha Soomaaliya, waxayna bulshada ku dhaqan muqdisho isku raacday inuu yahay shaqsi u qalma in loo magacaabo Ra’iisulWasaare. Ugudambeyntii Cali Cabdi Awaare ayaa sheegay in maanta dalka Soomaaliya looga baahan yahay isbedel Siyaasadeed ee hormarinaya dalka iyo dadka, Wuxuuna intaasi ku daray inuu yahay shaqsi sifiican u yaqaana dhulka Soomaaliyeed iyo Bulshaweynta ku nool, Wuxuuna sidoo kale xusay in wax badan uu ka bedeli doonto Xaaladda hadda ee ku jirto Soomaaliya, ha ahaato dhinaca Amniga, Dhaqaalaha, Maamul wanaaggai yo xiriirka Caalamka. ----Dhamaad---- Xogta Sheeg xogtasheeg@gmail.com
  16. Nonsesne. The PM if given to NWerner it will do nothing for the President. If he does not believe in the quota system that he was elected from then he should resign out of principle.
  17. Apophis;873107 wrote: It's not a bad job; sitting and relaxing all day and doing some light reading; I could do it. ] Pleasent days work.
  18. NGONGE;873037 wrote: Duke would never go against PL, saaxib. It's only when he stops to take a deep breath that people get confused and think he's criticising the blessed land. Utchi thinks that after 35,000 posts that I will confuse Puntland with Faroole. Adeer I have been supporting the State long before Faroole's admin and will continue to support it for the rest of my days. However Faroole and his sons need to get a grip and understand Puntland is much bigger than their ambitions.
  19. http://horseedmedia.net/2012/09/24/siyaasi-cali-cabdi-awaare-oo-muqdisho-ka-degay-si-wanaagsana-loogu-soo-dhaweeyey/
  20. Siyaasiga Cali Cabdi Awaare oo xil wasiir ka soo qabtay Maamulka Puntland ahaana La Taliyihii Ra'iisul Wasaarihii Cumar Cabdi Rashiid ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu ugu biiro siyaasiyiinta dooneysa xilka Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ee dhowaan la filayo in Madaxweyne Xasan Sheekh ku dhawaaqo. Mar uu saxaafada kula hadlay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay in Muqdisho dib ugu soo laabto, isla markaana ka qeyb qaato is bedelka siyaasadeed ee dalka ka dhacay. Siyaasiga ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay is bedel siyaasadeed iyo horumar, isagoo xusay inuu yahay shaqsi si fiican u yaqaana dhulka Soomaaliyed iyo buslha weynta ku nool. Waxaa uu sheegay in hadii loo magacaabo xilka Ra'iisul Wasaaraha uu wax badan ka bedeli doono xaalada dalka uu ku sugan yahay, gaar ahaan dhinacyada Ammaanka, Dhaqaalaha, Maamul wanaaga iyo xiriirka caalamiga. Hadal heynta maalmahan ka jirtay magaalada Muqdisho ayaa aheyd shaqsiyaad u sharaxan xilka Ra'iisul Wasaaraha, waxaana xubnaha la hadal hayay ka mid ahaa Ra'iisul Wasaarihii hore Maxamed C/llaahi Farmaajo, Maxamuud Doodishe, Maxamed Barre iyo xubno kale. Si kastaba ha ahaatee Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in todobaadkan gudihiisa uu magacaabo Ra'iisul Wasaare cusub, iyadoo marka uu ku dhawaaqo uu horgeyn doono Baarlamaanka, si ay u ansixiyaan, kadibna soo dhisa Xukuumad cusub.
  21. ^^^ It's your like who used to obey Siyad Barre and then his stooge Riyaale. Adeer no one will take secession seriously. But you can delude yourself here in SOl.