
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Nairobi meeting the fear of Sharif Farmaajo..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Sidoo kale dhanka shirka ka maqan ee Madaxweynaha iyo Xukuumada DFKMG ayaa sheegay in shirkan aysan aqoon waxa kasoo bixi kara, ayagoo walaac ka muujiyey in xilka looga xayuubiyo hadii ay shirka yimaadaan sida uu sheegay Ambassador Augustine Mahiiga oo yiri; “…Qaarkood waxay yiraaheen hada kahor baa 2002dii Madaxweyne kumeel gaar ah uu ka qeyb galay shir ka dhacay Kenya, halkaas oo looga xayuubiyey xilkii uu hayey, mid taas lamid ah baanu diidanahay….” sidaa bay ku yiraaheen xubnaha DFKMG ee shirka maqan sida uu sheegay Mr.Mahiga. Sharif Ahmed finding his voice after all these years makes a great deal of sense now. -
Sida uu sheegay Ambassador Augustine Mahiga Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaliya, Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha ayaa horey cudurdaar uga dhigtay inaysan shirka imaan doonin, balse markii danbe qiray inaysan ku qanacsaneyn habka shirka loo soo diyaariyey. Ambassador Mahiiga oo markii ugu horeysay ka dhawaajiyey sababaha ay DFKMG xubnahaasi muhiimka ah u diideen in shirka ay kasoo qeyb galaan ay saldhig u ahayd oo doonayeen in loo fuliyo; 1- In shirka aan lagu casumin Maamulada ka jira Soomaaliya, qodobkan ayey Qaramada Midoobay ka diiday Madaxweynaha iyo Xukuumada DFKMG, ayadoo UNta sheegtay in loo baahan yahay dhamaan dhinacyada Soomaalida in ay wadahadlaan oo fikirka is dhaafsadaan. 2- In shirka waxa kasoo baxaya aysan u cadeyn DFKMG, ayadoo madaxda sare ee Dowlada Federaalka walaac ka muujiyeen waxa kasoo bixi kara shirkaasi. Mahiga ayaa sheegay in Dowlada ay codsatay markii hore in shirka aan lagu casumin dhinacyada kale ee ka baxsan DFKMG, isla markaana shirka ay ka qeyb galaan dhinacyada ishayey ee Madaxweynaha, Xukuumada iyo Baarlamaanka DFKMG. Sidoo kale dhanka shirka ka maqan ee Madaxweynaha iyo Xukuumada DFKMG ayaa sheegay in shirkan aysan aqoon waxa kasoo bixi kara, ayagoo walaac ka muujiyey in xilka looga xayuubiyo hadii ay shirka yimaadaan sida uu sheegay Ambassador Augustine Mahiiga oo yiri; “…Qaarkood waxay yiraaheen hada kahor baa 2002dii Madaxweyne kumeel gaar ah uu ka qeyb galay shir ka dhacay Kenya, halkaas oo looga xayuubiyey xilkii uu hayey, mid taas lamid ah baanu diidanahay….” sidaa bay ku yiraaheen xubnaha DFKMG ee shirka maqan sida uu sheegay Mr.Mahiga. Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha DFKMG ayaa horey u sheegay inay doonayeen in shirka aan lagu qaban Nairobi, balse Muqdisho lagu qabto isla markaana u madaxbanaanato qodobada shirkaasi DFKMG oo kaliya, balse xogtan kasoo baxday Ambassador Mahiiga ayaa muujineysa heerka la isla gaaray wadahadalkii dhexmartay Wakiilka Qaramada Midoobay iyo Mas’uuliyiinta ugu sareysa DFKMG. Xukuumada DFKMG oo shirkan diidan ayaa maanta markale warsaxafadeed (halka ka akhriso) ay ku dhaliiceynayso shirka Nairobi soo saartay, halkaasi oo lagu cambaareeyey Guddoomiyaha Baarlamaana inuu ka qeyb galay shirkaasi. Warsaxaafadeedkaas ayaa sidoo kale lagu sheegay in DFKMG ay tahay midda kaliya ee ah udub dhexaadka Wadajirka Soomaaliya, xukuumadana ay tahay midda qaabilsan siyaasadda dibada. Warsaxafadeedkan ayey dadka falanqeeya siyaasada sheegayaan in ay sii xoojinayso cabsidii uu horey u sheegay Ambassador Mahiga ee ahayd in madaxda sare ee DFKMG ka cabsi qabaan in xilka laga wareejiyo wakhtigooda markuu dhamaado. Hadaba waxaa la sugayaa shirka oo maalinta (Arbacada) ah dib la isugu soo noqon doono, qodobada ay dhinacyada is hayana soo bandhigi doonaan ayaa astaan u noqon doonto wax la filan karo inay yimaadaan marka la gaaro bisha Agoosto. Ahmed Musse
-
They should have done this years ago. Better late than never.
-
Not sure what all the excitement is about? Do these people know somehing we don't? As for the first article it's by a mad man who I enjoy reading his crazed nonsense.
-
Qaddarin iyo xusuus: Warbixin ay noloshii Ilkacase ka qortay hay’adda Interpeace. Sun, 10 Apr 2011 15:05:05 -0400 pm -04:00 -14400 -------------------------------------------------------------------------------- Nabad, dulqaad, caddaalad, iyo horumar jacayl ayaa aas aas u ahaa mabaadii’da qofnimo ee uu Eebbe ha u naxariistee Maxamed Yaasiin Ciise oo loo yaqiin Ilkacase, oo Arbacadii ay bisha April ahayd 6da shirqool maleegan lagula dilay magaalada Garowe ee xarunta Puntland. Qoraalkan oo dheeraa ayaa ay warbixintu sidoo kale ay ku sheegtay in uu Eebbe ha u naxariistee Ilkacase uu u ololayn jiray nabadda, iyo dimuqraadiyadda, isla markaana yididiilladii noloshiisa ay ku sii maragkacayso sida ay bulshadiisu uga go’aan gaadhaan mustaqbalkooda. Ilkacase wuxuu ku hadhi doonaa, laabaha intii uu u dabranaa, riyadisiina waxaa sii ambaqaadi doona saaxiibbadiisa dunida oo dhan jooga, sidaana waxaa yidhi madaxa hay’adda Cilmi Baadhista Puntland PDRC C/raxmaan Cabdulle Cusmaan Shuuke. Maxamed Yaasiin Ciise Ilkacase waxa uu ku biiray jabhaddii SSDF siddeetamaadkii, waxana uu gobollada waqooyi bari dib ugu soo noqday sannadkii 1991kii markii ay dowladdii Soomaaliya burburtay. Markaana waxa uu noqday Kamarad duube, si gaar ah diiradda u saarayay soo saarkiisana ku bandhigayay dadaallada guud ee nabadda dalka iyo gaar ahaan tan gobolka, sida shirarkii nabadda ee dib u heshiisiinta Soomaalida, waxa uu mudadaas Ilkacase socdaallo ku tagay qaybo kala duwan oo dalka ah iyo dibaddab, isagoo ka heley afkaar horumarsan, taasina caannimo dheeraad ah ayaa uu ka sii dhaxlay. Markii ay Interpeace xafiisyo ka furatay gobolladii waqooyi bari gaar ahaanna magaalooyinka Gaalkacyo, Garowe, iyo Bosaso sannadkii 1996dii waxa uu Eebbe ha u naxariistee Ilkacase qarka u istaagay agaasinka hawlaha hay’addaas ee Puntland, taasoo sabab ay u ahayd hufnaantiisii qofnimo, waxana loo qaatay shaqaale hoose Balse dulqaadkiisii iyo danayntiisii qofnimo waxa ay ku qaadday in uu si dhaqso ah u dhiso aqoontiisii hawshaas aaddanayd, ilkacase kuma aanuu koobin dib u habayntiisii aqooneed xisaabaadka oo lagu qaadanayay qaabka tabinta fog, balse wuxuu hore ugu dhaqaaqay hawsha maamulka iyo quluubtaa saaxiibadii ay shaqo wadaagga ahaayeen. Toban sano kaddib Ilkacase waxa uu noqday agaasimaha maamulka iyo xisaabaadka ee hay’adda cilmi baadhista iyo horumarinta Puntland ee PDRC, waxana uu si durugsan ugu xeel wacnaaday xirfadda cilmi baadhista iyo taxliilinta, waxa uu ahaa Eebbe ha u naxariistee Ilkacase hoyga awoodeed ee hawlaha nabad yagleelidda iyo dimuqraadiyadda ee PDRC, interpeace iyo ururo kale oo maxalli ah, hawlahaas uu hayay oo adkaa haddana ilkacase waxa uu ku faraxsanaa shaqada uu hayay. Eebbe ha u naxariistee Ilkacase waxa uu ahaa abaabule nabadeed, oo ay addinkiisa iyo afkiisuba si aan gabbasho iyo cabsi lahayn u gaadhayeen, maamul, shicib, cuqaal, madaxweynayaal, iyo xataa maleeshiyaad, hawlahaas uu hayayna run iyo kalsooni ayaa ku dheehnaa. Sannadkii hore waxa uu Ilkacase tagay magaalada Hargeysa, si uu kormeero doorashooyinkii madaxtinnimo ee Somaliland, waxana uu ka qoray khirbraddiisii, maqaalkaasina waxa noqday mid laga jeclaystay Somaliland, oo wargeysyda Hargeysa ka soo baxa ay aad u daabeceen, isla Puntland-na maqaalkaas si badan ayaa looga akhristay, qeexnaantaas Ilkacasena waxa ay farxad glisay saaxiibbadiis, iyo aqoonyahankaba, kuwaas oo qiray horumarka la xaqiiqsan karayay ee uu marxuum Ilkacase 10 sano sameeyey, falcelisyadii qormadaas qaarkoodna waxa ay tilmaameen sida uu qalinka Ilkacase hubanti qaab hufnaan ah u higsanayay qormooyin tallaabo dheereeya. Qormadiisu waxa kale oo ay tusmo u ahayd, sida uu Maxamed Yaasiin Ciise Ilkacase waxqabadkiisa ugu taageerayay nabad, iyo dimoqraaddiyad ka dhex hirgasha bulshada Puntland, iyo Soomaalida inteeda kaleba. Dilka xaqarrada ah ee Eebbe ha u naxariistee Ilkacase waxa uu taariikhda ku galayaa dhammaadkii Xishoodka, waxana ay darsi adag u tahay bulshada iyo hoggaanka Putland, iyo guud ahaanba gobollada Soomaaliyeed, waxana ay raadreeb xun ku tahay dhaqanka xilli tagay iyo gooraha la joogaba, cawaaqib darrana waa mid ku reebi karta shaqsi, koox, iyo bulshaba qarnigan 21-aad taasoo utun ku ahaan karta nabadda iyo dimuqraaddiyadda, sida falxumadii uu noloshiisa ku waayay Eebbe ha u naxariistee Maxamed Yaasiin Ilkacase. Hiigsigiisii, kalsooni iyo sammo wax u araggiisii, dulqaadkiisii, iyo naxariis badnidiisii, iyo waa sababta damaqa xanuunka leh ee geeridiisu ay ku reebtay cid kasta oo ay isla shaqeeyeen, taqaannay, oo jecleyd. Interpeice iyo saaxiibadeeda nabadda ay ka wada shaqeeyaan, xarunta horumarinta iyo cilmibaadhidda Puntland, ee PDRC, xarunta cilmid baadhidda iyo wadatashiga ee CRD, iyo akadeemiyadda nabadda iyo horumarka oo ay xarumohoodu kala yihiin Garowe, Muqdisho iyo Hargeysa, waxa ay dareen naxdin anfariir, qalbi damqasho, iyo argagax badan kaga xun yihiin dilkii naxdinta lahaa loo gaystay Maxamed Yaasiin Ilkacase oo ahaa agaasimaha maamulka iyo xisaabaadka ee PDRC, waxana ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelladii iyo asaxaabtii uu ka baxay Eebbe ha u naxariistee Maxamed yaasiin Ilkacase.Dhammaan milkiilayaasha, maamulka, iyo shaqaalaha idaacadda Daljirna tacsi murugo leh waxa ay gaadhsiinayaa dhammaan ehelladii, asaxiibtii, intii aqoonta u lahayd, gaar ahaan shacabka reer Puntland, iyo guud ummadda Soomaaliyeed, waxana aan Alle uga baryaynaa marxuumkaasi in uu jannadiisii fardowsa ka waraabiyo. Waxa tarjumay Adam Shardi.
-
Odinga damends TFG recognition for Gandi's state
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
Odinga is the Aslan of Ghandi's Narnia. Its incredible that they invited Farmaajo to Nairobi I order to recognize a clan militia. -
The Zack;710612 wrote: I won't comment on the nonsense parts of your post but I will comment on one thing you said. P.s. Keep supporting Puntland (your clan) and I will keep supporting (Azania) my clan s . That is fair, just don't waste your time trying to tell me "Hey I support my clan but hey you shouldn't support yours hehe". First of all the 550MP’s will not work, and that formula does not bode well for the Somali people. Its too big, its too expensive for the poorest country in the world. No MP will give up his position for another MP. Thus the laughable claim that they will “review” and make adjustment at the expense of their personal interest again highlights what type of individuals we are dealing with. Out of touch with reality is not even an appropriate title for those who compare Puntland State of Somalia, which world UN leaders, members of governing bodies have visited and which even Washington has placed in its two track policy and Narnia. Yes you can support Agahia your clan enclave based in Nairobi, which has yet to even set foot in the country. However the question is, will this lead to a net benefit for the clan, except messaging its ego. Puntland has sent hundreds of students to higher education, built new hospitals and helped the development of the cities of the state. It has for all its faults brought a net positive benefit to its inhabitants. I hope Narnia does not send young men to their deaths claiming, villages, towns and cities that don’t want them.
-
Nonsense adeer YOU, are talking rubbish as usual. Even in this thread there is just contradiction oozing from everything that you hate tried to pen. Again weak arguments and false stance based on clan nonsense. Its good that you have declared your support and admiration for Sharif Xasan. Now the man is leading the government delegation into these consultative talks. Narnia was not invited, even though they are in Nairobi, hence highlights that they are nothing but Odinga’s play things and even Mahiga does not take them seriously. My position is very simple, extensions wont work, a 550MP’s parliament will not work a new leaner, meaner Somali National Government needs to be created inside Somalia. I am against a Nairobi reconciliation conference of the past, as I am against madness like Agahia or Narnia. Finnaly, I would like to thank you for your contribution to the thread, wonderful stuff.
-
Zack, you sound desperate and lost. You support a clan gathering in Naroibi, but all of a sudden against an international consultation. You supported Sharif Sakin a few days ago, now you are against him? Stop flip flopping lad, the newly born Narnia is no good, it was not even invited to this meeting while the whole “admin” is in Nairobi. Lad, as for the weak attempts at personal attacks, I will take them as a desperate attempt by you at changing the subject and verification that you have lost the argument as a whole. You supported an asinine clan gathering that led to the “creation” of a State that has no real estate inside Somalia. Yet you are against a consultative two day meeting in the same location. A few days ago you was supporting Sharif Xasan, now you don’t think that the speaker and MP’s are important enough? Come on you are exhibiting a troubling lack of consistency and clear thought processing. In fact you are just talking rubbish.
-
^^^You seem to be contradicting yourself adeer. Once you supported the Sharif Ahmed "Four more years baby" then you started to support Sharif Sakin "no extension" and now you are all over the place supporting what? This transition has to end, a new national conference inside Somalia can decide this. Also not sure how you can oppose a meeting in Nairobi, hosted by the UN, supported by, Igad, US, AU, EU and others. Whish has delegates from the TFG, Puntland & Galmudug participating. While supporting a local clan get together held by your sub clan and creation of a nonsense region. Adeer your hapless positioning is as laughable as Ghanid’s delusions. Alas, if I use the name of the PAC, I might get into trouble, thus for a fictitious land what better name than Narnia or Agahia..lol
-
Madaxwayne Faroole oo ka hadlay weerarkii 6-dii April ee Garoowe kadibna u dhoofay Nairobi. Sun, 10 Apr 2011 13:18:52 -0400 pm -04:00 -14400 -------------------------------------------------------------------------------- Garoowe, April 10 - Madaxwaynaha dawladda Puntland ayaa maanta markii ugu horeeysay ka hadlay weerarkii 6-dii bishan April ka dhacay bartamaha magaalada Garoowe kaasoo ay ku dhinteen dhaq-dhaqaaqe Maxamed Yaasiin Ilkacase iyo laba nin oo ilaaladiisa ahaa, waxan uu ku tilmaamay mid uu aad uga murugooday oo ayaan darro ah. Madaxwayne Cabdiraxamaan Maxamed Faroole ayaa hadalkan jeediyay mar uu maanta madaxtooyada kula hadlay saxafiyiinta ka hor inta uunan u ambabixin magaalada Nairobi oo uu uga qayb-galayo shirka wada-tashiga arrimaha Soomaaliya. Madaxwaynaha ayaa dhacdadaas ku tilmaamay mid aad looga murugooday shacab ahaan dawlad ahaanba, isaga oo alle uga baryay intii dhimatay in uu u naxariisto, intii uu ka tageenan sabir iyo iimaan ka siiyo. Madaxwayne Faroole ayaa ugu baaqay dadwaynaha in ay ixtiraamaan talooyinkii ay wax-garadka iyo culumaa'udiinku ka soo jeediyeen si loo xakameeyo saamaynta dhacdadaan. Madaxwayne Faroole waxa uu carabka ku adkeeyay in ayan masiirka ummadda ayan gacanta ku dhigin waxa uu ku tilmaamay wiilal xun-xun oo aanan wax-garad ahayn, wuxuuna sheegay in haddii ay taasi dhacdo laga mudan karo cawaaqib xuno adduun iyo aakhiro ah. Dhinaca kalena, madaxwayne Faroole ayaa shirkan jar'aaid kadib u ambabaxay magaalada Nairobi halkaas oo uu uga qayb-galayo shirka heerka sare ee looga wada-tashanayo arrimaha Soomaaliya. Madaxwanaha oo arrintaas kala hadlay saxaafadda ayaa ku tilmaamay shirkan mid looga arrinsanayo masiirka dawladda federaalka KMG ah ee Soomaaliya, gaar ahaan wixii laga yeeli lahaa marka ay dhamaato muddadeeda sharciga ah oo ku eg 20-ka bisha August ee sannadkan 2011-ka. Shirkan ayaa waxaa qaadacay madaxda sare ee dawladda federaalka inkasta oo ay jirto rajo laga qabo in ra'yigooda wax laga baddalo inta ay hogaamiyayaashaasi marayaan waddamo ku yaal geeska Afrika. Maxamed Cabdullaahi Kooshin Daljir, Garoowe
-
If the outcome of this meeting is another meeting abroad then its a waste. If they agree on a national conference inside Somalia then there are no excuses and this will be a good thing. I hope those who support a conference inside Somalia. Don’t start differentiating the country if there is an agreement.
-
^^^Its relative term here, the triangle has done well, because most of the clans there support an admin for their region and it came about through dialogue. Puntland is the custodian of the SSC regions and that a fact. The point here is, for Narnia to even make sense it should have a foothold in any parts of those regions and it should have been created like the Burco conference and that of Garowe, inside the regions it claims. Being in Nairobi makes little sense. Adding another layer of clan militias to an already volatile region does not make sense. The name also does not make any sense with regards to Somalia. I don’t even mind this clan taking a leadership role; they do reside in these regions there is no doubt about that. I just don’t want the poor population of these regions to suffer another meaningless bout of clan violence as have happened in the past.
-
The news coming out of Nairobi is simple, the meeting is a two consultation and they will present suggestions and recommendations on the ending of the transition. This is not a national conference or peace building one, but a high level consultation. The Puntland admin want a Somali meeting held in Somalia to pave the way for a new national government.
-
Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta si gooni gooni agu duulay Magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo si ay ugu qeyb galaan shirka Qaramada Midoobay ay ku wado Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya. Wafdi oo uu horkacayo Madaxweynaha Maamulka Galmudug ee Max’ed Axmed Caalim ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Woqooyi bari ee Magaalada Gaalkacyo iyagoo kusii jeeda dalka Kenya si ay ugu qeyb galaan shirka wada tashiga ah ee looga hadlayo arimaha Soomaaliya. Safarka Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyo wafdiga raacay ayaa ka dambeysay kadib markii Galmudug ay Casuumaad buuxda ka heshay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Ambassador Augustine Mahiga oo shirkaasi garwadeen ka ah. Max’ed Axmed Caalim oo saxaafadda kula hadlayay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in Galmudug ay ka qeyb galayso kulankaasi maadaama sida uu tilmaamay looga hadlayo arimaha Soomaaliya. Dhinaca kale Magaalada Garoowe ee Caasimadda gobolka Nugaal ayaa waxaa ka ambabaxay wafdi uu horkacayo Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’uud Faroole, iyagoo kusii jeeda Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka si ay ugu qayb galaan kulanka ay soo abaabushay Qaramada Midoobay. Madaxweyne C/raxmaan Faroole oo saxaafadda kula hadlay gudaha garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garoowe ayaa waxaa uu sheegay inay u amababaxayaan Magaalada Nairobi si ay ugu qeyb qaataan shirka Qaramada Midoobay oo ay ku wado inuu ka dhaco dalka Kenya kaasi oo ah shir wadi tashi islamarkaana looga hadlayo arimaha Soomaaliya. Faroole oo dhinacyo badan ka hadlay ayaa waxaa uu soo hadal qaaday dil 4-tii bishan Magalaada Garoowe ee Caasimadda gobolka Nugaal loogu gaystay Mas’uul u shaqaynayay Hay’ad ka howlgasha Magaaladaasi oo ay kooxo hubaysan ku toogteen Garoowe ee Caasimadda Maamulka Nugaal. Wafdigaani ka ambabaxay Magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo ayaa imaanaya xili dowladda KMG Soomaaliya iyo Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ay ka biya diideen ka qeyb galka shirka maalmo kadib ka furmaya Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta ka duuley caasimadda Puntland ee Garowe. Wefdiga Madaxweynaha waxaa kamid aha Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen. Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir), Wasiiru dawlaha dastuurka iyo arrimaha Federaalka Dr. Jimcaale iyo Wasiirka Waxbarashada Cabdi Farax Juxaa. Madaxweynaha Puntland Dr.Faroole ayaa sheegay in safarkoodu ku saabsan yahay in ay ka qaybgalaan shirka wadatashiga ah ee Qaramada Midoobey ku baaqdey, shirka ayaa waxaa ka soo qaybgalaya wufuud kalageddisan sida uu Madaxweynuhu sheegay, dhanka Xamar ayuu sheegay in ay hubaan in Baarlamaanka Dawladda Federaalku ka soo qaybgalayaan laakiin weli aan la hubin Xukuumadda iyo Madaxweynaha, waxaa sidoo kale ka soo qaybgalaya maamulka Galmudug iyo Ahlu-sunnah waljamaacah. Dhegayso Warsaxaafadeedkii Madaxweynaha ka hor inta aanu u duulin Kenya Dr.Faroole ayaa sheegay in Dawladda kumeelgaarka ah waqtigeedi uu ku egyahay 20ka bisha August, shirkaas haddii la tagona wax la iska weydiin doono qaabka la yeeli doono, Puntland ahaan mawqifkayagu waa cadyahay horeyna beesha caalamka waan ugu gudbiney, hadde haddii la isugu yimaado shir Soomaali kuwada hadleysona waan ka sheegaynaa wixii aan maslaxo u aragno, ayuu yiri Madaxweynuhu Dhanka kale Madaxweynaha Puntland ayaa ka hadley shilkii foosha xumaa ee ka dhacay Arbacadii la soo dhaafey magaalada Garoowe, waxaana uu sheegay in ay aad uga xunyihiin, isla markaana uu ahaa wax aad looga argagaxo, wixiii dhacay waa dhaceen, in la is xakameeyo ayaana wanaagsan, fikriga qabaliga ah meel uu cid gaarsiinaayo ma jiro, waxaana waxa Soomaali bur-buriyey, ayuu yiri Dr.Faroole Shirka wadatashiga qaybaha Soomaaliyeed ayaa laguwadaa in uu ka furmo magaalada Nairobi 12 bishan Agoosto, Xukuumadda kumeelgaarka ah ayaa shirka qaadacdey, waxaana socda dedaaladii u danbeeyey ee lagu doonaayo in xukuumaddu uga soo qaybgasho shirka wadatashiga ah ee heerkiisu sareeyo. Maxamed Siciid Yusuf
-
Muqdisho(Allpuntland)-Gudoomiyaha Baarlmaanka KMG Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo u badnaa xildhibaano Baarlmaanka KMG Soomaaliya ka tirsan ayaa duhurnimadii maanta ka dhiifay magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlmaanka Soomaaliya oo aan la xiriirnay ayaa noo sheegay in Gudoomiyaha Baarlmaanka aaday magaalada Nairobi si uu uga soo qeyb galo shirka maalahamaha 12ka iyo 13ka bishaan ka dhici doona magaaladaasi. Sidoo kale Xildhibaanadaani noo xaqiijiyey in Shariif Xasan uu aadan Kenya ayaa sheegay dhaliilay safarkiisa iyagoo sheegay in ay habooneeyd in uu diido ka qeyb galka shirka oo ay ku shegeen in Dowladda Soomalaiya aysan dani ugu jiri. Sidaasi ay tahya ayaa waxaa jira xildhibaano kale oo ka tirsan Baarlmaanka KMG Soomaaliya oo aad u daneeynaya in Gudoomiyaha Baarlmaanka uu ka qeyb galo shirka Qaramada Midoobay ay isu yeertay dhinacyada Soomaaliya ee Nairobi ka dhacaya. Qaramada Midoobay ayaa ku adkeeysatay in kulanka uu furmi dooni maalmaha 13ka iyo 12ka bishan hasa ahatee waxaa diiday ka qeyb galka shirkaasi Xukuumada KMG Soomaaliya . Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa si cad u sheegay in aysan ka qeyb geli doonin shirka Qaramada ay soo qaban qaabsan oo lagu sheegay wada tashiga, waxa uuna Ra'iisul Wasaaraha sheegay in ay uga qeyb geli karaan oo kaliyah haddii lagu qabto shirkaasi Dalka Soomaaliya islamarlkaana dowladda KMG ay shir gudoon ka noqoto halka Mahiiga uu ka gudoominayo. Xafiiska Wararka Allpuntland Muqdisho.
-
Delegates has begun going to the Nairobi meeting. NARNIA has not been invited, or has it rejected? lol. Bashir adeer, the futility of your argument and the lack of vision of Ghandi go hand in hand. They compliment each other, after 12 years of the creation of Puntland and 19 of NW Somalia, your double PH.D holder could not even comprehend why these two entities thrived while other failed. The fact of the matter is, Narnia is an exercise in absurdity. It will like the bad old days of Morgan/Jess and Hiiraale, rekindle waves of sub clan wars and killings. You are supporting your sub clans claims over large parts of the fertile south without the consent, support or even acknowledgement of all the other Somali groupings. You will invade from the Kenya, with Kenyan arms and attack these regions to bring about hegemony of your clan? And you think this a feasible and peaceful turn of events. Come on you can do better than that lads.
-
Masha Allah, wonderful news..