
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^lol@OOdweyne, Abdiweli is the recognized PM of all of Somalia. Siilanyo is an clan enclave chief. Abdiweli also is from Puntland and has its support and he is far more educated and competent than any secessionist leader in history. Your effort in this thread speaks volumes about how "relaxed" you are today...lol
-
A_Khadar, not sure what point you are making here? Who is it bad for? lol. You are upset for no reason. Oodweyne your nephew might be a weakling as you say, but I see some very competent men in the cabinet. For a man who was ruled by Riiyale, and now by senile Siilanyo with two faced Xabsade in cabinet to talk about competence is ironic to say the least.
-
UN declares Somalia famine in Bakool and Lower Shabelle
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^^Thats great now help your people... -
UN declares Somalia famine in Bakool and Lower Shabelle
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^^Yeah its time to lay the blame at the door of the ****** who helped cause this catastrophe. However you are still in denail adeer. There needs to be more done by the Diaspora but the first key is to treat the desease itself and not just the symptomps. Al Shabaab are an evil bunch. -
Muqdisho waa meel ay ku nool yihiin hal qabiil... ayuu yiri Faroole
General Duke replied to Somalina's topic in Politics
Faroole what an *****, made a meal of it as usual. He got it wrong and wasted a great opportunity. He will not be a Somali national leader by arguing wiht the likes of Xaad & Ahmed Diiriye. Garowe or Mogadishu both great venues, both Somali venues and both full of great unionists. -
UN declares Somalia famine in Bakool and Lower Shabelle
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^^Adeer I have been helping my people all the while you were supporting Al Shabaab, thus dont get it confused and there is no argument here. Bakool & Lower Shabeele have been contolled by Al Shabaab the past 4 years. Thus who is to blame? Puntland maybe, Ethiopia, or the CIA. -
UN declares Somalia famine in Bakool and Lower Shabelle
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^^nonsense adeer, you support Al Shabaab right, and yet you want to ignore their role in this catastrophe? Give us a break. They killed maimed and now Somali's are fleeing in their thousands to the UN/TFG/AMISOM held areas, camps fleeing your fake religious nonsense. All the while you are still in Boston choosing which type of Coffee to have with your lunch. -
UN declares Somalia famine in Bakool and Lower Shabelle
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
Two rich regions in terms of Agriculture and two mis ruled by your hero's the Al Shabaab. -
^^^Xaji, that’s your wishful thinking lad. Abdiweli has already won. All the Somali's were kept guessing for a whole month, and look at this? He used the Kampala accord beautifully to side step the two opposing forces. For those who worry they dont know any of these individuals, did you know the Farmaajo cabinet? No. Thus its good news.
-
Xiin, the one thing I know is that the PM chose every individual according to his background and education, and used the 4.5 formula, he did not chose an individual because he was his friend or sharif’s friends and so on. No Jurile, Ibbi, Ommar, Xalane, Abdikarim Jama and so on. It’s a clean slate. Also no bloated cabinet, the man is strong and that’s what we knew of Abdiweli.
-
Halkan ka aqriso Magacyada 18-ka Golaha Wasiirada cusub 1- Mudane Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille) Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta 2- Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim Waxaa loo magacaabay Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda 3- Mudane Xuseen Carab Ciise Waxaa loo magacaabay Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga 4- Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif Waxaa loo magacaabay Ra’isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha. 5- Mudane Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka. 6- Mudane Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle Waxaa loo magacaabay Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta. 7- Marwo Caasho Cismaan Caqiil Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska, 8- Mudane Cabullaahi Xaaji Xasan Maxamed Nuur waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Xannaanada Xoolaha 9- Mudane Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka 10- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Axmed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta 11- Mudane Maxamed Muxiyadiin Sheekh Mursal Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga 12- Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay’adda 13- Mudane Aadan Cabdullaahi Aadan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidk Circa, Dhulka, Badda & Dekadaha 14- Mudane Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta 15- Mudane Jaylaani Nuur Iikar Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska 16- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Batroolka 17- Mudane Prof. Axmed Caydiid Ibraahim Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare. 18- Madane, Cabdullaahi Goodax Barre Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheenta & Iskaashiga Caalamiga
-
Juba — Somali president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, Puntland leader, Abdurrahman Sheikh Mohamed Farole and the president of the break away republic of Somaliland, Ahmed Mohamoud Silanyo have reached at Juba on Saturday as Tens of thousands of South Sudanese have watched the raising of the new country's flag at an independence ceremony in the capital, Juba. Some 30 leaders from the world have also attended http://allafrica.com/stories/201107090045.html
-
Dawladda Maraykanka Oo Sheegtay In ay Dileen Horjooge Ka Tirsanaa al Shabaab. 08 July, 2011 08:15:00 Guled Bootaan Font size: Wargays ka soo baxa Dalka maraykanka ayaa maanta war bixin ka diyaariyay Weerarkii dhawaan Diyaaradaha Maraykanka ee aan duuliyaha wadin ay ka gaysteen Degaanka Qandal ee Duleedka magaalada Kismaayo. Wargayska The Warld Journal ee ka soo baxa Dalka Maraykanka ayaa soo qaatay saraakiil ka tirsan Ciidamada Maraykanka oo wargayskaas war bixino u gudbiyays Wargayska ayaa qorey in Weerarkii Diyaaradaha Maraykanku Bishii hore ay ka gaysteen Degaano Hoos yimaada Gobolka Jubada Hoose in uu ku dhibtay Ibraahim Afkhaan oo ka mid ahaa saraakiisha sar sare ee kooxda Shabaab. Wargayska ayaa intaa ku daray in isla weerarkaasi diyaaradaha Maraykanku ay ka fuliyeen gobolka Jubada Hoose in lagu dhaawacay Ninka dhalashadiisu ay tahay Ingiriiska laguna magacabo Anwar kaasoo ahaa sida ay war bixintu qortay Ku Xigeenka Al qaacidada afrikada Bari. Wargayska oo qoraalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray in Diyaaradaha maraykanku ay weli qorsheynayaan degaano kale oo la sheegey in ay ku sugan yihiin goobo saraakiil sar sare oo katirsan shabaab. Wargayska ayaa soo qaatay magacyo loo yaqaano Afkhaam kuwaasoo uu ka mid yahay Axmed Zeylici isagoona sheegey inuu tababaro ku soo qaatay dalka afgaanistaan isla markaana ay isaga iyo Aadan Ceeroow oo ay hore Maraykanku duqeyn ugu dileen ay ka soo dagaalameen Dalka afgaanistaan. Hadalkan markii uu soo baxay kaddib ayaa waxaa arrintaa ka hadlay Wasiirka ku xigeenka wasaaradda gaashaan dhigga xukuumadda ku meel gaarka Soomaaliya Cabdi Rashiid Xiddiig kaasoo sheegey inuusan kala garanayn magacyada horjogayaasha kooxda al Shabaab balse ay jiraan saraakiil ku dhimatay weerarkaas. ugu danabayntii ayuu wasiirku sheegey in ay sii socon doonaan weerarada dhinaca cirka ah ee lala bar tilmaameedsanayo. Wadanka.com