
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Nairobi:Warsaxaafadeed ay soo saareen xubno ka tirsan labada gole ee xukuumadda FKMG ah ee Soomaaliya ee ugu jira beesha ****** oo lagu beeninayo qoraalkii shalay ay soo saareen......... - Sunday, March 13, 2005 at 11:49 Nairobi(Allpuntland)-Waxaa maanta shir jaraa'id ku qabtay Hilton Hotel ee magaalada Nairobi xubno ka tirsan labada gole ee xukuumadda oo ugu jira beesha ****** taasoo ay kaga soo horjeedaan warsaxaafadeed ay shalay xubno kale oo isla beesha ka tirsan oo ka mid ah golaha xukuumadda iyo baarlamaanku ka soo saareen magaalada Nairobi. Warsaxaafadeedkaan oo ay qabteen xubno ay ka mid ahaayeen: -Wasiirka Waxbarashada Cali Cabdullaahi Cosoble[ -Wasiirka Horumarinta reer miyiga Maxamed Maxamuud Gacmadheere -Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Salaad Cali Jeelle -Wasiir ku xigeenka Tamarta Maxamed Shiikh ***** -Xildhibaan Cabdullaahi Axmed Afrax -Xildhibaan Cabdullaahi Geeddi Shadoor iyo xubno kale ayaa u qornaa sidaan: WARSAXAAFADEED: Annagoo ah Wasiirada iyo xildhibaanada ka tirsan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya kuna saxiixan warsaxaafadeedkaan ,tixraacaynana warsaxaafadeedkii shalay oo bishu ahayd 12 March, 05 kaasoo ay sii daayeen qaar ka mid ah Xildhibaanada iyo Wasiirada ,iyagoo sheeganaya magaca beesha ****** . Xildhibaanadaas oo ku doodaya inay wakiil ka yihiin Beesha ****** ,Warxaxaafadeedkoodaas oo ay ku sheegeen inay ku diidan yihiin go'aankii Golaha Wasiirada ee sida aqlabiyada ah lagu ogolaaday ,iyagoo qaarkoodna ay ka mid ahaayeen Golihii Wasiirada ee go'aankaas meel mariyey ,go'aankaas oo ilaa hadda horyaala baarlamaanka si looga doodo ,go'aan kama danbays ahna looga gaaro ,kaasoo dawladdu ku wareejisey Guddoomiyaha Baarlamaanka. Sidaasi daraadeed annagoo ka jawaabayna warsaxaafadeedkaas waxaan soo jeedinaynaa qodobada hoos ku qoran: 1-Waxaa nasiib darro ah in muddo 2 sano iyo bar ah ka dib markii la dhisay dawlad Soomaaliyeed in xubno ka mid ah labada gole oo sheeganaya magac qabiil ay si bareer ah ugu xadgudbeen Axdiga Qaranka ee KMG ah. 2- Waxaa hubaal ah inaysan ka tarjumaynin rabitaanka beesha ay sheeganayaan. 3- Waxaan is waafaqi karin iyagoo ka qaybqaatay meel marintii go'aankii golaha Wasiirada inay hadana ka hordhacaan go'aankii golaha baarlamaanka,iskuna dayaan inay afduubaan go'aanka baarlamaanka Soomaaliyeed iyagoo qoraalkooda ku sheegay inuusan baarlamaanku ka hadli karin go'aana ka gaari karin qodobada horyaalla ,taasoo la yaab ku noqotay ummadda Soomaaliyeed ,kana hor imaanaysa Axdiga Qaranka. 4- Xubnahaas waxaa isaga khaldan kala duwanaanta xilligii dawlad la'aanta,fawdada iyo kooxaysiga iyo xilligan cusub ee ay jirto Dawlad Federaal ah oo beesha caalamkuna aqoonsan tahay. Arrintu si kastaba ha ahaatee waxaan ugu baaqaynaa qodobada hoos ku qoran: 1-Bulshada Soomaaliyeed waa inay garab istaagaan barnaamijyada dawladooda iska dhegatiraan hadalada keeni kara iska horkeenka bulshada Soomaaliyeed ee walaalaha ah. 2-Beesha caalamka waxaan ugu baaqaynaa kana codsanaynaa sii wadida taageeradooda hagar la'aaneed. 3-Xubnihii saxiixay baaqii 12 March,05 waxaan xasuusinaynaa uguna baaqaynaa inay dhawraan una hoggaansamaan Axdiga KMG ah oo ay marar badan beesha caalamka iyo ummadda Soomaaliyeed hortooda ku dhaarteen. WABILLAAHI TOWFIIQ March,13,05 Iimaan Cali Cabdi Allpuntland,Nairobi
-
^^^ If even the 1 hold together when the debate starts. Horn what are you talking about regarding being gainst the government he stated clearly that he is a minister of the government headed by Geedi and Yey. So thats not the issue. Hiiraale, has in principle agreed to going with the parliment decesion, thats not the same as some MP's who have recently stated that there should be no debate concerning frontline troop deployment.
-
Important step if they will hold to the agreement. They should be commended for their aim of restoring security to the capital.
-
Barre Hiraaleâ€Waxaan ahay Wasiir ka tirsan Xukuumadda haddii Baarlamaanka ogolaado in dalka la keeno Ciidamo ka socda Itoobiya waxaa ku qasbanahay inaan sharciga ilaaliyo Maxaa yeelay†Wasiirka Dib u dhiska Dowladda KMG ah Barre Aadan Shire (Barre Hiraale) ayaa iska fogeeyay inuu ka mid yahay caqabadooyin dowladda KMG ah hortaagan, isagoo meesha ka saaray warar sheegayay in sababta uu Nairobi u tagi waayay ay tahay isagoo diidan qaab dhismeedka Dowladda KMG ah,wuxuuna caddeeyay inuu xilligan Magaalada Kismaayo ka wado howsha Dowladda KMG ah. “Aniga waxaa ka mid ahay Golaha Wasiirada Haddii Baarlamaanka Ansaxiixo in dalka soomaaliya la keeno ciidamo ka socda IGAD, gaar ahaan kuwa Itoobiya waa inaan Sharciga ilaaliya, maxaa yeelay meeshii loo bato ayaa raacayaâ€ayuu yiri Col Barre Hiraale oo Madax u ah Maamulka Isbaheysiga Dooxada Jubba ee ka taliya Gobolada Jubbooyinka. “haatan waxaa magaalada Kismaayo ka wadaa howsha Dowladda KMG ah,waxaa ila jooga Xildhibaan Jen Axmed Warsame, haddaan jooga Kismaayo ma dowladda ayaa Mucaarad ku ahay miyaa,taas waa mayaâ€ayuu yiri Wasiirka Dib u dhiska iyo dib u dejinta Dowladda KMG ah,waana wasiirka keliya ee dalka iska jooga tan iyo markii la magacabay. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
-
^^^^ Juma and his dellusions, now you insult our our PM Ali Mohamed Geedi for doing his job? :mad: PM Geedi has been a revelation of late a consistant fellow who seems to know what he is up against. Geedi is bigger than these foolish warlord's for he represents all of Somalia. A man born and raised in Xamar who seems to know the challange facing the capital. An educated gentlemen who has not taken part in the civil war. And Juma heaps insults at him because he wont fall for the fake promises of the warlords. The warlords and gig men are scared and I like it. Che-Guavara- I thought you was bigger than that why insult Mudug dude?what the hell has that area done to you man? Mudug is just like any other poor backword Somali region. It has a mix of wonderful and crazy people. To me its wonderful magical place for my parents both hail from Mudug and my heroes General Omar Samatar and Osman Yusuf Kenadeed also came from that region.
-
Bare Hiiraale ayaa cadeeyey baarlamaanka Soomaaliya haddii uu ansixiyo ciidamada safka hore in la keeno dalka uu aqbali doono. March 12, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. Wasiirka dibu dhiska iyo dibu dajinta dowladda federaalka Soomaaliya Bare Aadan Shire “Bare Hiiraale†ayaa sheegay markii ugu horeysay haddii Baarlamaanka la keeno qorshaha ciidamo ka socda dalalka dariska la ah Soomaaliya oo ay ku jirto Itoobiya baarlamaankuna isku raaco,uu isagana la shaqeyn doono maadaama dowlada iyo baarlamaanka uu ka mid yahay, balse dhanka kale waxa uu sheegay in isagu aanu jecleyn in xiligan dalka yimaadaan ciidamo ka socda wadamada safka hore. Bare Aadan Shire “Bare Hiiraale†ayaa xaley isagoo ku sugan magaalada Kismaayo khadka Taleefanka uga qeyb qaadanayey dood aad u kulul oo ka socotay barnaamijka “Dood Wadaag†ee Idaacadda iyo TV-ga HornAfrik oo ay kala qeyb qaadanayeen siyaasiyiin ay ka mid ahaayeen Maxamed Cumar “Maxamed Dheere†oo ah Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe, Sheekh Yuusuf Siyaad "Indha Cade" oo ah Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose, Faarax Cadow Sendiko, Warsame Cabdi Shirwac “Seefta Banaanka†oo isagu ah wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo amniga ee maamul goboleedka Puntland. Bare Hiiraale waxa uu sheegay isagoo ka hadlaya aragtiisa ku aadan ciidamada shisheeye ee la doonayo in dalka la keeno in aanu isagu marnaba raali ka aheyn ciidamadaasi in la keeno gudaha Somaaliya balse ay tahay mid uu ku khasban yahay hadii uu golaha Baarlamaanka ansixiyo. Bare Aadan Shire ayaa ku tilmaamay nasiib daro in dowladu ilaa iyo markii la dhisay ay imaan weyso gudaha dalka iyadoo shacabka dalka uu si weyn ugu ooman yahay, waxaana uu ku sheegay sababaha ilaa iyo haatan dowladu ay uga shaqeyn la dahay gudaha dalka kalsooni daro ku kala dhex jirta mas’uuliyiinta sare ee ka wada tirsan labada gole ee dowladda Federaalka, wuxuuna xusay in haddii ay arrintu sidaa ku sii socoto suurta gal aheyn in xitaa bilaha soo socota ay dowladu dalka timaado. Dhinaca kale, Warsame Cabdi Shirwac “Seefta Banaanka†oo isagu ah wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo amniga ee maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in maamuladii la dhisay wixii ka dambeeyey burburkii Xukuumadii Maxamed Siyaad ay ku baaba’een awood xumo, wuxuuna qeexay in markan la adeegsado wax waliba oo suuragal ka dhigi kara iney shaqeyso dowladda cusub, wuxuuna sheegay in ciidamada dalka la keenayo aaney aheyn Amxaaro, balse ay yihiin ciidamo ka soo jeeda qabaa’ilka Tigreega oo uu xusay iney Amxaarada dhaqan ahaan ka duwan yihiin. Faarax Weheliye Cadow Sendiko oo ka mid ah musharaxiinta isu soo taagtey xilka madaxweynenimada Soomaaliya islamarkaana ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda magaalada Muqdisho, ayaa isaguna ku dooday in talaabo waliba ay Xukuumada ku dhaqaaqeyso ay ku haboon tahay in laga wada tashado, maadaama ay tahay dowladda mid dibu heshiisiin ku dhisan. Faarax Sendiko oo ka hadlayey shirkii ay dhowaan siyaasiyiinta beesha ****** ku yeesheen magaalada Nairobi, ayaa sheegay in maadaama dowladda lagu dhisay nidaamka awood qeybsiga ee 4.5-ga haddii ay ka waayaan siyaasiyiinta beesha ****** mudnaantii ay arrintaasi ku lahaayeen iney xaq tahay iney si KMG ah dowlada uga baxaan.
-
Barre Hiiraale Oo Taageeray in Ciidamo Safka Hore ah Dalka la Keeno Barre Aadan Shire "Hiiraale" ayaa sheegay in aanu waxba ka qabin in ciidammo ka socda dalalka dariska la ah Soomaaliya oo ay ku jiraan ciidammo itoobiyaan ah la keeno dalka Somalia. Barre Hiiraale oo ka hadlayay magaalada Kismaayo ee uu ka arrimiyo waxa uu sheegay in keenista ciidamadaasi,aysan waxba u dhimi doonin dagganaansha iyo madaxbannaanida Soomaaliya waa sida uu hadalka u dhgay. Hiiraale waxa uu sheegay in shacbiga soomaaliyeed ay ka daaleen dagaallo sokeeye iyo is dil aan kala go’ lahayn tan iyo markii ay dhacday dowladdii milatariga ee dalka ka arrimin jirtay,sidaasi daraaddeedna ay lagama maarmaan tahay ayuu yiri in la helo dowlad soo celisa dagganaanshihii iyo nidaamkii lumay,taas oo uu sheegay in hadda la soo dhisay ,laakiin aan ammaanka dalka hanan karin haddii aanay hellin ciidan xooggan oo arrintaa ku gacan siiya. Waa markii ugu horraysay oo Barre Hiiraale uu ka dhawaajiyo in aanu waxba ka qabin in ciidammada safka hore oo Itoobiyana ay ku jirto ay ka mid noqdaan ciidamada la keenayo dalka somalia ,iyadoo indhaha laga laabanayao cabashada dad waynaha iyo hoggaamiyayaasha xoogga ku leh magaalada Muqdiisho oo mowqif adag oo diidmo ah iska taagan in ciidamo dalalka dariska ah ka socda la keeno dlaka somalia,iyagoo walibana ku hanjabay in ay dowladda isaga bixin doonaan haddii arintaasi baarlamaanku u codeeyo. Lama oga waxa bedelay mowqifka Hiiraale oo isagu horay dhowrjeer u diiday in Ciidamo Itoobiya ka socda dalka la keeno. Ilaa iyo haatan wax war ah kama soo bixin kooxaha isbahaysiga ay kawada tirsanyihiin. Liibaan Cabdi Cali hayaan_8@hotmail.com
-
Duke, I rest my case with Brother Horn's post. I respect that sis. I also enjoyed Horn's post he went even further than the usual lame claims to add attrocities or massacres that might have happened. Good stuff indeed.
-
Who’re the Moqdishowers that Xoogsade refers to and (General) Duke confirms, I ask? Has the Somali civil war finally changed the fabric of the capital and left its permanent marks, I wonder? Brother Xiinfaniin, I am referring to the whole people of Mogadishu. Xoogsade was insinuating or amplifying the current warlord rhetoric of a supposed plot against the good people of Mogadishu. Yes the people of Mogadishu will decide their fate with or without the few trouble makers. Let me reiterate that in my opinion Mogadishu is the national capital of Somalia and belongs to all Somali’s. It was built by the effort of multitude of clans. The people claiming it as an area of clan heritage are the same group who are now coming out strongly for the defence of the rotten clan courts and vile drug baron’s. Ms Word, I rest my case with the advice given by brother Sky and sister O.G. However it was wonderful how you tried to spin the whole argument 360 degrees right back at me, if only poor old Juma had such skills.
-
Tragic, may Allah give the innocent his eternal mercy.
-
Xildhibaan Cumar Xaashi Aadan oo maanta Saxaafadda uga waramay heshiiskii Golaha wasiirada iyo Xildhibaanada ****** gaareen Posted to the Web Mar 11, 14:05 Nairobi:-Xildhibaan Cumar Xaashi Aadan oo ah isagu Afhayeenka Golaha wasiirada iyo Xildhibaanada ee Beesha ****** ee ku jira Dawladda FKMG ah ayaa waxa uu shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay Nairobi uga waramay Qodobada heshiiska ay gaareen Hoggaamiyaasha Muqdisho. Cumar Xaashi ayaa waxa uu sheegay inay jireen kulamo maalmahaanba u socday Golaha wasiirada iyo Xildhaabanda ee beeshaas uga jira dawladda,islamarkaasna ay gaareen heshiis ka kooban 30 Qodob oo dhamaantood saameynaya Magaalada Muqdisho,isagoo sheegay inay dhamaysirtka heshiiskaas ka dhiman yahay saxiixii oo marka la dhameeyanaya si rasmi ah loo shaacin doono. Isagoo ka hadlayey Cumar Xaashi Qodobada la isku raacay ayaa waxa uu sheegay inay ugu horeyso in marka hore laga saaro Maleeshiyooyinka Magaalada Muqdisho,iyagoo lagu aruurinayo 6 xero oo ku yaal meel banaanka ka ah Caasumadda,lana hawl galiyo ciidamo suga ammaanka iyo nabad gelyada Xamar,islamarkaasna lagu dhaqaaqo in maamul loo sameeyo Gobolka Banaadir,hase yeeshee la isku afgartay inay xilka sii hayaan Madaxda maamusha gobolka imminka inta laga sameynayo maamul wada jir ah,iyadoo ciidankii booliska la hawl galin doono oo iyagu kaalin muhiim ah uga jira sugidda ammaanka dalka. Afhayeenka Madaxda Muqdisho ee baryahaanba kulanku u socday ayaa waxa uu tilmaamay inay doonayaan Madaxdaasi inay dawladda ku soo dhaweeyaan Magaalada Mudisho,isagoo sheegay inay heshiiskaan qayb ka yahay fulinta siyaasadda dawladda,islamarkaasna Reer Muqdisho u diyaar garoobayaan taaba galinta waxyaalaha la isla gaaray,isagoo sheegay inay jireen shirar midka Nairobi ka garab socday oo lagu taageero ka dhacayey Muqdisho,ayna diyaar u yihiin Hoggaamiyaasha Xamar inay wakhti walba aadaan gudaha dalka si loo fuliyo heshiiska balse dalka dawlad ka jirto oo laga dhawrayo inay soo qaban qaabiso tagitaanka,islamarkaasna wasaarad walba qabsato hawlaha u yaal ee laga sugayo. Jaamac Ismaaciil Dharbaaxo Puntlandpost,Nairobi,Kenya
-
47 Xildhibaan iyo Wasiiro oo Beesha oo Maanta heshiis ku gaaray Magaalada Nairobi Warar hadda naga soo gaaray Magaalada Nairobi ayaa sheegaya in in ku dhaw 47 Xildhibaano iyo Wasiiro oo ka soo jeeda Beesha ****** heshiis ku gaareen in Maamul loo sameeyo Gobolka Banaadir isla markaana si wada jir ah looga soo horjeesto in ciidamo ka socda IGAD gaar ahaan kuwa safka hore la keeno soomaaliya. Warka ayaa waxaa uu intaa ku daraya in Xafladdii maanta lagu saxiixayay heshiiskaas oo ka kooban 32 qodob ay ka mid yihiin in Maleeshiyooyinka Magaalada muqdisho banaanka la geeyo si nabadda magaalada loo soo celiyo, in caasimadda somaliya ay tahay magaalada muqdisho in laga soo horjeesto ciidamo ka socda safka hore in la keeno soomaaliya ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Xildhibaano iyo Wasiiro beelaha soomaalida ka socday. Cumar Xaashi Aadan oo ah Afhayeenka Beesha ****** ee shirkaas ayaa saxaafadda u sheegay in heshiiskan dhaqangali doona laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 11 bisha marso. Xubnaha maanta qalanka ku jiiday heshiiskan ayaa waxaa ka mid ah Muuse Suudi, Cumar Xaashi, Xuseen Caydiid, Cusmaan Caato, Maxamed Qanyare,Cumar Finish, Bootaan Ciise, Enj Maxamed Xuseen Caddow, Yuusuf Mire Seeraar iyo kuwa kale oo fara badan, waxaase fadhiga maanta ka maqnaa koo diidanaa heshiiska ****** 12 xubnood oo uu ka mid yahay Ra’iisul wasaare Cali Maxamed Geeddi, waxaa sidoo kale ka maqnaa Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacama dheere), C/llaahi Geeddi Shadoor, C/llaah Axmed Afrax, C/laahi Macalin Faax ,Axmed Cumar Gaagaale,Hilowle Imaam Cumar iyo kuwa kale oo badan. Heshiiskan ayaa beesha Caalamka waxaa uu ka codsanayaa in kaalmo lagu siiyo sidii Maamul looga sameeyn lahaa Magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale codsadeen kuwa heshiiyay in dhawaan muqdisho wafdi u soo diri doonan kaas oo Beelaha Muqdisho kala hadlaya heshiiska la gaaray. Ma aha markii ugu horeysay oo kooxaha isku haayo gacan ku haynta Magaalada Muqdisho gaaran heshiis noocaan ah, waxaase heshiiskan kaalmo ka helaya dadweynaha Muqdisho oo nacayb siyaasadeed u qaba Madaxweynaha soomaaliya iyo Ra’iisul wasaare Geeddi, sidoo kale dadka qaarkiis ayaa waxay leeyihiin ma noqon doona heshiiskan mid dhaqangala mise?. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
-
Rahima, dearest Abdiqasin on a press conference after the fall of Bossaso called Abdullahi a Kafir, not acting like one but being one. It was widely reported on Mogadishu media and beyound and raised some eye brows. As Camir stated clearly , he is the legitimate President who won an open and fair election contested by many different players on the Somali political scene. Xoogsade, I get you brother I agree reer Mogadishu's fate is in their own hands and rememeber the PM Ali Mohamed Geedi is from Mogadishu and they [the big clan] have 11 ministers and 69 MP's representing that specific clan of the city [there are others], so they are in no way disadvantaged. Some like Inda Cade, Ato, GALAAL and Abdiqasin[ id ont have a job] are trying to hide behind a smoke screen of "The Amxara are coming for us". Juma, what on Earth are you talking about, since when have you answered to the title Ms Word And your answer was much more feeble than anything I was expecting from the above mentioned lady
-
You are asking for evidence, hmmm I guess the attrocities that took place in Qardho, Garowe and Balanbal(late 70's and early 80's) aren't enough evidence for you miyaa? Forgive me sister, for wrongly implying to you the use of the word massacre when you clearly stated “atrocities†I must have been some where else. Now care to share with us the evidence which you have regarding the atrocities of Garowe, Qardo and Balanbale which President Yusuf allegedly committed?
-
Clear run for Djibouti's leader : opposition candidate withdraws.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Its ok at least they are having an election imperfect as it is people seem to like the President. -
Clear run for Djibouti's leader President Guelleh has been in power since 1999 The only opposition candidate has withdrawn from Djibouti's presidential elections scheduled for next month. Mohamed Daoud Chehem told the BBC he took the decision because he had not raised enough funds for his campaign. Opposition parties have been calling for a boycott because, they say, they expect widespread vote-rigging. Although President Ismail Omar Guelleh is now the only candidate, the elections would be held as scheduled on 8 April, the interior minister said. The opposition denounced the 2003 parliamentary elections in which the government coalition won all 65 seats. Last month, the US criticised Djibouti's human rights record as "poor". "The government limited citizens' rights to change their government," it said. Mr Guelleh has ruled Djibouti since winning elections in 1999.
-
double post pardon
-
Allaha uu naxaristo maxruumka.
-
" I don't know whether this is a matter that we should be happy or worried about?" Brother all is not what it seems. Juma and I are close relatives, neighbours and friends. We have known each other forever and all you get in SOL is the unusual extension of our relationship but with the gloves off. We share a difference of opinion regarding the current political situation of the nation that we belong to. This I believe is a good and healthy state to be in. Even though he is my cousin he should not always support my opinions especially when he thinks they are wrong. On the other hand I try not to make it too easy for him here; to get the best performance out of talented individuals they must always be kept on their toes. To answer your question I believe that most Somali’s have become politicised or show dire symptoms of intense clan affiliation the only remedy to this in my opinion is normalising the situation back home so instead of just supporting clans they can be busied with the affairs running their lives.
-
Ex-Marine Says Public Version of Saddam Capture Fiction United Press International A former U.S. Marine who participated in capturing ousted Iraqi President Saddam Hussein said the public version of his capture was fabricated. Ex-Sgt. Nadim Abou Rabeh, of Lebanese descent, was quoted in the Saudi daily al-Medina Wednesday as saying Saddam was actually captured Friday, Dec. 12, 2003, and not the day after, as announced by the U.S. Army. "I was among the 20-man unit, including eight of Arab descent, who searched for Saddam for three days in the area of Dour near Tikrit, and we found him in a modest home in a small village and not in a hole as announced," Abou Rabeh said. "We captured him after fierce resistance during which a Marine of Sudanese origin was killed," he said. He said Saddam himself fired at them with a gun from the window of a room on the second floor. Then they shouted at him in Arabic: "You have to surrender. ... There is no point in resisting." "Later on, a military production team fabricated the film of Saddam's capture in a hole, which was in fact a deserted well," Abou Rabeh said. Abou Rabeh was interviewed in Lebanon.
-
Name-calling exchange between Jirde vs. M. Hashi: an eye-opener!
General Duke replied to Baashi's topic in Politics
Nop Cakaara is Somali, is the tissue in the innerside of the human ear that transmites voice to the human brain, in other words allows people(humans) to hear things. ^^^ I like that one.. -
Xoogsade, brother I hope no hard feelings we are only exchanging viws, I do respect your opinion. So by all means stick around. Juma, thanks for the kind words, I will forward them to the whole family, Alhamdulilah everything is ok and we are very much pleased.
-
Somalia Needs Foreign Troops: The Warlords Shouldn't Set the Agenda
General Duke replied to Garyaqaan2's topic in Politics
Currently some of these warlods are using Ethiopia as a scapegaot and are coming out against the deployment of the troops from the front line states inorder to continue their business of enriching themselves at the expense of the people. They have no alternative other than prolong the dismemberment of the country So true. They want to waste time. If Ethiopia, Kenya and Djabouti all said we wont send troops they would still be in uproar. Its not about the "Amxara" but the restoration of law and order. These folks are scared to death of the mergance of a competent and strong central government. There would be no more: Free criminal business, keeping of personel property without rent. The destruction of our natural environement[charcoal] and wanton clan violence as occurs every other day in Kismayu, Mogadishu and other major southern towns. -
XOOGSADE A supposed speech made in 2000 has nothing to do with policies of today bro. This was an attempt by dayniile.com and Shabbele to frighten the people into beliveing President Abdullahi is coming for them.