General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^ The troops are coming indeed. This is the most important startegy for the governemnt, keep quite and build up the police and armed forces. Without teeth one can not bite...
  2. Baydhabo oo la filayo inay soo socda soo gaaraan Ciidammo ka kala imaanaya Gobollada dalka Qaarkood Posted to the Web Apr 29, 14:46 Baydhabo (PP) - Warar puntlandpost ka soo gaaraya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in lagu wado in maalmaha soo socda ay soo gaaraan Baydhabo Ciidammo ka kala socda gobollad dalka Qaarkood. Warkaan oo aan ka helnay qaar ka mid ah madaxda beelaha Digil iyo Mirifle ugu jira dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Degmada Baydhabo ayaa intaas ku daraya in gobollada cidammadaas ay ka imaanayaan ay ka mid yihiin: Jubbada Hoose, Gedo & Jubbada dhexe, waxaana ciidammadaan lagu wadaa in lagu daro kuwa ku xareysan Xeryaha Daynuunaay iyo Manaas. Wasiirka Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Ibraahim Maxamed ***** “Ibroos) oo ka mid ah xubnaha Digil iyo Mirifle ee ku mashquulsan inay sugaan ammaanka magaalada Baydhabo isla markaana ay ciidammada ku jira gudaha Magaalada Baydhabo ay ka saaraan ayaa sheegay in ciidammadaan ka imaanaya gobollada la soo xusay ay ka mid noqon doonaan kuwa lagu tababarayo oo noqon doona Ciidammada Qaranka. Gobolka Jubbada Hoose ayaa la sheegay inay ka imaanayaan in ku dhow 1200-askari, sidoo kalena waxaa laga filayaa inay ka yimaadaan gobolka Jubbada Dhexe 900-askari iyo iyadoo sidoo kalena lagu wado in Gobolka Gedo ay ka yimaadaan in ku dhow 600-askri, waxaana ciidammadaan lagu wadaan inay ka mid noqdaan kuwa tababarka uu uga furmayo Xerooyinka Manaas iyo Daynuunaay. Xerada Daynuunaay ayaa waxaa hadda ku jira in ku dhow 900-askri oo laga ururiyay gudaha Magaalada Baydhabo, iyadoo lagu wado in kuwa kale ee laga ururiyo magaalada la geeyo xerada kale ee Manaas oo iyadana lagu wado in tababar lagu siiyo ciidammada la ururinayo. Ciidammadaan ayaa kharashka lagu tababarayo waxaa bixin doona Midowga Yurub iyadoo sidoo kalena dalalka Deeqaha Bixiya iyo Qarammada Midoobayna ay bixin doonaan qaar ka mid ah qarashkaas. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu puntlandpostmog@hotmail.com
  3. Wufuud caalami ah oo maanta gaartey magaalada Baydhabo Baydhabo - 29.April.2006 Xubno ka tirsan labada gole ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhabo ku soo dhoweeyey wafdi caalami ah oo ka kala socda dhinacyo dhawr ah. Wafdigan ayaa waxay isugu jiraan xubno ka socda Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, Ururro caalami ah iyo suxufiyiin, waxana uu socdaalkoodu la xiriiraa munaasabad ballaaran oo maanta loo sameeyey 'maamul u samaynta gobollada dalka Soomaaliya' taas oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda dib u dejinta iyo jaaliyadaha dibadda. wafdigan oo ka soo kicitimay magaalada Nairobi isla markaasna magaaladaasi dib ugu laabanaya isla Nairobi gelinka dambe ee maanta ayaa ka qayb galay xaflad ballaaran oo ku aaddan maamul u samaynta gobollada dalka. Wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo ku soo dhoweeyey ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Cali Maxamed Geeddi, guddoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya, Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo xubno door ah oo ka tirsan labada gole ee dawladda dhexe ee Soomaaliya. Marya Saylac SBC Baydhabo
  4. Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo maanta gaaray Baydhabo Posted to the Web Apr 29, 06:27 Sabti, 29 April 2006 (Aayaha.com) - Wafdi ka socda Qaramada Midoobay, Dowladda Talyaaniga, Hay’adda Shaqaalaha Adduunka iyo Diblomaasiyiin kale oo daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa maanta, 29 April, 2006 gaaray magaalada Baydhabo. Wafuudaan oo ka socota Hay’adaha Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, dalalka deeqaha bixiya iyo ururo kale oo caalami ah ayaa kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo, iyagoo loo sii gudbiyay xarunta baarlamaanka ee magaalada Baydhabo, halkaasi oo si weyn ay ugu soo dhaweeyeen xubno ka tirsan labada gole oo ay ugu horeeyaan Gudoomiyaha Baarlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi. Safiirka dalka Talyaaniga u qaabilsan arimaha Soomaaliya Mario Rifelli oo kamid ahaa wafdiga maanta soo gaaray Baydhabo ayaa markii ay soo gaareen xarunta baarlamaanka Baydhabo waxey halkaas warbixino kaga dhageysteen xubno uu ka mid ahaa Wasiirka Beeraha Dowladda Soomaaliya Col Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud) oo ka warbixiyay qorshaha maamul u sameynta gobolka Baay,isagoo sheegay in qorshaha maamulka Baay ku saabsan yahay dib u heshiisiin. Ujeedada wafdigan ayaa ah dhismaha dowladda KMG ah ku doonayso in maamulo loo dhiso gobolada dalka, iyadoo la kaashanaysa hay’adaha caalamiga ah iyo Qaramada Midoobay. Xafladaas waxaa kaloo hadalo ka jeediyay Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, iyagoo ka turjumay baahida loo qabo taageerada Beesha Caalamka. Mas’uulkii u hadlay Qaramada Midoobay ayaa sheegay in tijaabada ugu horeysay ee loo baahan yahay in la qaado ay tahay in si deg deg ah loo howlgaliyo guddiga dib u heshiisiinta qaranka.
  5. Xarunta Baarlamaanka Federaalka ee Baydhabo oo ay ka socoto Xaflad lagu shaacinayo maamullada Gobollada dalka Posted to the Web Apr 29, 14:48 Baydhabo (PP) - Xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka socda xaflad lagu shaacinayo qaabka loo dhisayo maamullada gobollada iyo degmooyinka dalka. Xafladdaan ayaa waxaa goobjoog ka ah madaxda ugu sarreeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xubno ka socda Midowga Yurub iyo dalalka Deeqaha bixiya oo dhawaan ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Baydhabo, haddana ay ku sugan yihiin xarunta ADC-da Baydhabo oo uu baarlamaanku daggan yahay. Wafdigaan ka socda Beesha Calaamanka iyo Dalalka Deeqaha bixiya ayaa waxaa hoggaaminaya ergayga dowladda Talyaaniga u qaabilsan arrinaha Soomaaliya Rivenelli, waxaana lagu wadaa in isaga iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Geeddi ay halkaas si wadajir ah uga soo jeediyaan warbixinno ku saabsan qaabka loo sameynayo maamulka gobollada iyo degmooyinka dalka, waxaana sidoo kale Revenelli uu shaacin doonaan kharashka loogu talogalay in qorshahaan uu ku baxo ee ay beesha Caalamku qorsheysay. Xafladdaan ayaa waxaa goobjoog ka ah xildhibaanada, wasiirrada, guddoomiyaha Baarlamaanka iyo sidoo kale xubno ka tirsan odayaasha dhaqan ee gobollada Bay iyo Bakool oo iyagu ku howlan nabadeynta degmada Bayhdabo oo ah halka ay daggan tahay dowladda Federaalka Soomaaliya. Gobollada lagu wado in loo sameeyo maamullada ayaa waxaa la sheegay inay yihiin: Gobollada Bay, Bakool, Hiiraan Banaadir, Jubbada Dhexe iyo Gedo, waxaana sidoo kale lagu wadaa in gobollada kale iyaguna loo sameeyo maamullo sidan oo kale ah, waxaana lagu wada shaacin doonaa xafladdaan qaabka loo sameynayo maamullada gobollada iyo degmooyinka dalka. Wafdigaan ka socda beesha caalamka iyo dalalka deeqaha bixiya ayaa lagu wadaa inay booqashooyin ku soo kala bixiyaan qaybo kala duwan oo ka tirsan Gobolka Bay si ay u xaqiijiyaan amaanka ka jira magaalada Baydhabo iyo sidoo kale qaabka loo wado maamul u sameynta Gobolka Bay. Sidoo kale waxay booqasho ku tegi doonaan xeryaha Daynuunaay iyo Manaas oo lagu xareynayo ciidammada lagu wado in dhawaan tababarro loo furo. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu puntlandpostmog@hotmail.com Saaxiibkaa u *** Daabaco Qormadan
  6. Wafuud ka socota beesha Caalamka oo kusii qul quleysa Baydhabo Last Updated::2006-04-29 11:28:39 E. Africa Standard Time Baydhabo:- Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo lagu qabto kulan balaaran oo ay kasoo qeyb galaan wakiilada Beesha Caalamka. Wafuudan ka kala socota Dalalka Deeqaha bixiya, Midowga Yurub, IGAD iyo Qaramada Midoobay ayaa ka qeyb geli doono shir maanta ka dhacaya Xarunta ADC ee magaalada Baydhabo. Shirkan ayaa looga hadlayaa mashruuca dib dhisida dalka Soomaaliya iyo maamul u sameynta gobalada dalka. Waxaa sidoo kale kulankan ay wafuudan iyo Dowlada Federaalka isku weydaarsan doonaan horumarkii la gaaray tan iyo intii ay dowlada Federaalka usoo guurtay Baydhabo. Waxaana lagu wadaa in Beesha Caalamka si rasmi ah loogu soo bandhigo go'aankii ahaa in Dowlada Federaalka si kumeel gaar ah xarun uga dhigatay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay. Go'aankaasi oo ay ansixiyeen Xildhbaanada Baarlamaanka Federaalka. Qodobada la filayo in shirkaan lagu soo hadal qaado ayaa waxaa kamid ah dar dar gelinta hawlaha la xariira xarumihii ay dowlada kushaqeyn lahayd oo weli ay wax ka dhiman yihiin dhinaca dhaqalaaha. Waxaa ayaduna jira qorshe la xariirta ciidamada lagu xareenayo xerada Daynuunay oo loo gudbin doono beesha Caalamka sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen Qarameynta iyo tababarada maleeshiyooyinkaasi la aruuriyey. Waxaa la qorsheynayaa in wafdigan ay kormeer ku tagaan xarunta maleeshiyooyinka lagu aruuriyey. Shirka maanta ayaa ah kii ugu balaarnaa ee ka dhaca magaalada Baydhabo marka la yimaado xafladii lagu furay Kalfadhigii Baarlamaanka ee Magaalada Baydhabo. Dhinaca kale waxaa shalay magaalada Baydhabo soo gaaray dufcadii labaad ee Ciidamadii Booliiska Soomaaliyeed ee tababarka ugu soo dhamaaday Akademiyada Booliiska ee Carmo Puntland. Ciidamadaani ayaa isugu jira kuwa kasoo jeeda gobalada, Bay, Hiiraan iyo Sh/dhexe. Hussein Farah HorseedNet.com
  7. Qeybtii labaad Ciidamadii tababarku ugusoo dhamaaday Dugsiga Carmo ee Gobolka Bari ayaa shalay waxay soo Gaareen Magaalada Baydhabo iyagoo kasoo kicitimay Magaalada Boosaaso ee Xarunta u ah Gobolka Bari,waxay ciidamadasi tiradoodu gaareysay 34askari iyadoo ay horay usii joogeen tiro dhan 44askari. G/sare Yusuf Xuseen oo afhayeen uah Ciidamada ayaa Saxaafada usheegay in Ciidamadani ay ka hawlgeli doonaan Magaalada Baydhabo iyagoo gudan doona Waajibadkooda qaran,waxa uuna amaanay Maamulka Magalada Baydhabo oo iyaga soo dhaweyn fiican usameeyey Ciidamada qaranka Soomaaliyeed iyagoo buu yiri Daneynaya soo nooleynta Qarankii burburay ee Dalka. Waxaa Ciidamadani soo dhaweyntooda ka qeybqaatay kuwii horay uyimid deegaanka oo iyaga wali sii wadi doona inta ay ciidamadaasi kasoo dhamaanayaan soo dhaweybntooda,waxaa ilaa iyo hada dhiman tiro ciidamaasi ah oo ka badan 100askari waxaana la rajeynayaa iney maalmaha soosocda soo gaaraan Magaalada Baydhabo. Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jan.Cali Maxamed Xasan(Cali Madoobe)ayaa isna la filayaa inu soo gaaro Magaalada Baydhabo dhawaan sida ay xaqiijiyeen Sarakiil joogta Magaalada isagoo sii wadi doona hawgelinyta Ciidamada maadaama Magaalada laga saarayo Maleyshiyooyinkii dhibka ku hayey. Cabdilaahi Hilowle idamaale News,Muqdisho
  8. Faahfaahin ku saabsan Bilaabashada Shirkii London ee Madaxweyne Yuusuf. Uk: Sidaan horey u sheegnay Shirka maanta ka dhacaaya Magaalada London ee uu qabanaayo Madaxweynaha FS waxaa ka mid marti sharafta ka qeyb galaysa C/risaaq Yaasiin Caanogeel Madaxa Shabadda warbaahinta www.wayaha.com, isaga oo ku sugan xarunta shirku ka dhacaayo ayuuna noo soo direy faahfaahintaan ku saabsan shirka. Shirku wuxuu ka dhacayaa Hotell Mariat oo ku yaala Xaafadda Swizkotech ee waqooyiga Magaalada London. Shirka waxaa lagu marti qaaday Marti sharaf gaaraya 300 qof. Kardka Casumaadda waxaa laga qaadanayaa Iridda Hoolka shirku ka dhacaayo Halkaas oo uu ku sugan yahay Mas'uulka kala wada shirkaas. Dhinaca Amaanka waxaa qaabilsan Shirkad ka mid ah kuwa ka shaqeeya arimaha Amaanka,Waxaana aad u caawinaaya Dhalinyaro Soomaaliyeed oo iskood isu xilsaaray, Waxaa si xeel dheer loo baarayaa dhamaan ka qeybgalayaasha Shirka. Hoolka shirku ka dhacaayo wuxuu qaadi karaa illaa 500 oo qof inkastoo la shaaciyey dadka lagu marti qaaday inay gaarayaan 300 oo kaliya. Qofkasta kursigiisa waxaa loogu diyaariyey Qalin iyo warqado yar yar oo loogu talo qofkii wax qoranaaya inuu ka faa'iidaysto arimaha uu ka hadli doono Madaxweyne C/laahi Yuusuf, Waxaa iyaduna aan meesha ka marneyn biyaha, Qaxwaha iyo waxyaabaha kale ee loogu talo galay ka qeybgalayaasha. Shirku wuxuu bilaaban doonaa 1:45 Saacadda Uk waana sida ay sheegayaan warar ku dhow dhow Madaxweynaha. Wararku waxay intaas ku darayaan in shirka lagu marti qaaday Dhamaan Saxaafadda dibadda iyo tan Soomaalidaba. Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo beryahaan arimo Caafimaad u joogey wadanka Uk ayaa warar ku dhow dhow oo ay Heshay Shabadda www.wayaha.com waxay sheegayaan in Madaxweynuhu Maalinta Isniinta uu u safri doono Dalka Sweden. Haka fogaan Shabadda Warbaahinta ee www.wayaha.com si aad ula socota wararka Shirka London ee u qabanaayo Madaxweyne C/laahi Yuusuf. C/risaaq Yaasiin Caanogeel UK
  9. ^^^ So you suppose the looney secesionists like Warrabe have found a new fondness and love for reer Mogadishu? Give us a break, Mr Warrabe was never bothered about the south the past bloody 15 years. He and the secesionists never wrotte this type of love letter when we had a 4 months battle in the eart of Mogadishu. What brings about this sudden change, this interest in reer Mogadishu. Simple, the TFG is getting stronger and the warlords of Mogadishu are getting weaker. I do love it when the looney secesionists lose the plot as is evidant of Mr Warrabe, Yetsreday he was in love with Adis, now he is smitten with and adores Mogadishu. I wonder when will he start to fall for Garowe, soon I guess.
  10. Roobab dadka iyo duunyo ku diirsadeen oo maasheeyey deegaano badan oo ka tirsan Puntland. Cabdiqaadir Nuunoow. “Boosaasoâ€. Roobab ay si wanaagsan dadka iyo duunyaduba ugu diirsadeen ayaa maasheeyey deegaanada badan oo ka tirsan Puntland. Roobabkan oo ilaa iyo imminka laga soo sheegin iney geysteen wax khasaara ah ayaa shaley gelinkii danbe ilaa iyo xaley ka da’ayey deegaanada Seerbi, Waaciye, Xida, Kala beyr, Al-Xamdu lilaah oo dhamaantood hoos yimada gobolka Bari. Sidoo kale roobabka ayaa waxa ay ka da’een degmooyink Qardho iyo Garoowe, sida ay HornAfrik u xaqiijiyeen dad ku dhaqan deegaanada ay roobabka ka da’een. Dadkii aan la xiriirnay ayaa xaqiijinaya in Baraagihii deegaanadaasi ay xareedu ka buux sameen, waxaana ay dadkaasi sheegeen in meelaha godadka ah ay biyo fariisi noqdeen. Roobka ayaa da’idiisa ku soo beegmay xilli ay deegaanadaasi ka soo yeerayeen qeyla dhaan biya la’aan ah oo dadka codsanayeen in lala soo gaaro biyo ay haraadka kaga baxaan.
  11. Roobab lixaad leh oo qaarkood khasaaro ba’an geystay ayaa ka da’ay deegaano ka tirsan gobolka Sh/dhexe. April 29, 2006. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. Maxamed Ibraahim Macalimuu. “Jowharâ€. E-Mail: - macalimuu11@hotmail.com Roobab lixaad leh oo qaarkood khasaaro ba’an geysay ayaa ka da’ay deegaano ka kala tirsan gobolka Sh/Dhexe. Roobabka xoogan oo ka da’ayey shaley ilaa iyo xaley degmada Jowhar iyo sidoo kale habeen hore oo ay jireen roobab saacado badan socdey ayaa waxey sababeen in qoysas badan ay ka guuraan xaafahoodii, kadib markii ay biya badan kusoo rogmadeen guryahoooda. Xaafadaha u dhaw dhaw ayaa waxaa kamid ah laanta Faanoole ee xaafada Horseed, iyo qeybta Cabdule Cade oo katirsan xaafada Hanti Wadaag, waxaana saaka la arkayey qoysas badan oo biyaha dhexdooda ka baadi goobayey maacuun yar yar oo kaga maqan maadama ay biyaha ka dhex duseen guryaha carshanta ah oo ay dhex ceegaagaan biyaha xareeda aqalada dhexdooda.
  12. Goballada Karkaar iyo Nugaal oo ay ka da'een roobab xoogleh Last Updated::2006-04-29 11:41:20 E. Africa Standard Time Qardho:- Waxaa xalay ka da'ay degmooyin badan oo kamid ah gobalka Karkaar roobabkii gu'ga ee sida weyn loo sugayey. Roobka ayaa gaaray deegaano badan oo kamid ah gobalka sida magaalada Qardho, Waaciye, Alxamdulliallah, Sheerbi, Guudcad, iyo deegaano kale oo dhinaca baadiyaha ah. Roobka ka da'ay magaalada Qardho ayaa in muddo ah socday ayadoo ay shacabku illaahay ugu xadminaqeen barwaaqada iyo roobka inta badan la sugayey. Sidoo kale gobalka Nugaal ayaa kamid ah goobaha uu roobku ka da'ay ayadoo uu markii labaad roob qabtay deegaano kamid ah gobalka Nugaal iyo magaalada Garowe. Roobabka guga ayaa horey uga da'ay deegaano badan oo kamid ah goballada Puntland sida Sool, Cayn iyo Sanaag. C/risaaq Shiino HorseedNet.com
  13. Madaxweynaha Soomaalia oo xalay kulan la yeeshay xubno la sheegay in ay talo siiyeen DKM Somaliweyn - London-UK -22/04/06 Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay kala qeyb galay kulan ay qaar ka tirsan aqoon yahayannada Jaaliyaadda Soomaalida ay ku lahaayeen hotelka IBIS oo ku yaal bartamaha magaalada London. Kullankan aqoonyahannada oo ku saabsanaa sidii talo loo siin lahaa dowladda ayaan wax natiijo ah ka soo bixin kullankooda ka dib markii doodo aan lagu guuleysan ay yeesheeen aqoonyahannadii ka soo qeyb galay shirka. Shir guddoonka ayaa xiray shirkaasi kadib markii uu u arkay in dad badan doonayaan in ay iska hadlaan kana leexdaan barnaamijka sida loogu tala galay in kasta oo qaar ka tirsan aqoonyahanadaasi sheegeen lagama maarmaannnimada in dib la isugu soo noqdo shir kale. Shir guddoonka ayaa sidoo kale sheegay in shirweyne ay ka qeyb galayaan aqoonyahanno gaaraya 65 xubnood dhawaan lagu qaban doono magaalada London oo ku saabsan sidii dowladda loo siin lahaan qoraal ku saabsan talabixin dhinacyo badan taabaneysa oo ku aaddan wax yaabaha hortaagan dowladda iyo sidii looga saari lahaa dhibaatadaasi. Madaxweynaha oo aan hadal yar halkaasi ka sheegay ayaa aqoon yahanadana u sheegay in uu u yimid in uu salaamo asagoo hadalkiisa raaciyay in hadal ka buuxo uuna burqan doono marka uu la kulmo aqoonyahannada, haddase uu yara xanuunsan yahay, ujeedada uu London u yimidna ay ugu weyn tahay xaaladdiisa caafimaad. Madaxweynaha oo muddo aad u gaaban la joogay aqoonyahannadaasi ayaa sheegay isaga oo la kaftamaya in uusan midna ka aqoonsa dadka uu la hadlayay, waa sida uu hdalka u dhigaye wuxuuna yiri waxaan ku gartay in aan duqoobay, midna kama xusuusan karo wajiyadiina.mar uu la kaftamayay aqoonyahannadaasi. Alasow alasow73@hotmail.com London, UK
  14. As an update for MMA, and others outside.. C/llaahi Yuusuf oo sii wada la kulanka beelaha iyo mudanayaal booqday. London:-Madax weynaha dawladda FKMG C/llaahi Yuusuf Axmed oo ayaamahan ku sugnaa dalka Ingiriiska oo uu arimo caafimaad u joogay ayaa sii wada aragtida beelaha Soomaaliyeed ee iyagu ku sugan dalkaan Ingiriiska iyo weliba madax ka tirsan dawlada Ingiriiska. C/llaahi Yuusuf oo xafiis looga kireeyey bartamaha magaalada London kaas oo uu ku qaabilo dadka soo booqda,ayaa maata xafiiska waxaa ugu tegay oo ku booqday mudane lagu magacaabo Jeremy Corbyn laga soo dooto waqooyiga magaalada London, degmada Islington, waxaana mudanuhu ka war bixyey guud ahaan dadka Soomaalida ee dalka Ingiriiska ku nool gaar ahaan dadka degaankiisa ku nool. Waxaa kale oo uu sheegay Jeremy Corbyn inay booqan doonaan magaalada Baydhabo oo iyadu hadda Xurun ku meelgaar ah u ah dawladda FKMG ah, tababarna ay u furi doonaan baarlamaanka Soomaaliyeed ee halkaas fadhigoodu yahay. Dhinaca kale waxaa iyana maata Soo booqday safaaradaha Dowladaha Kuwait iyo weliba tan Ethiopian oo xiir fiican uu ka dhexeeyo iyaga iyo C/llaahi Yuusuf. Waxaa iyana xusid mudan oo la shaaciyey in shirweyn uu qaban doono C/llaahi Yuusuf maalinka beriya taasi oo sida la sheegay ah maal mihii ugu danbeeyey safarkiisii caafimaad ee maal mahaan ku joogay dalkaan Ingiriiska. A/Razak Yassin Caanogeel Waayaha,London,UK
  15. China’s Hu fortifies ties with Africa Tom Pfeiffer -------------------------------------------------------------------------------- E-Mail article Print-Friendly Reuters RABAT — Chinese President Hu Jintao kicked off a three-state tour of Africa in Morocco yesterday, boosting already booming ties with a continent rich in the energy and minerals his country needs to feed a fast-growing economy. Hu was greeted at Rabat airport by Prime Minister Driss Jettou and later met King Mohammed at his palace and will sign trade, cultural and medical accords. China’s Africa drive first moved up a gear when Hu visited Gabon in 2004, lending impetus to business links in a campaign that raised both hopes and hackles far beyond African shores. “Africa’s trade links are shifting from the global ‘north’ to the global ‘east’,†wrote British analyst Christopher Clapham, referring to China’s purchases of African commodities and its sales to the continent of manufactured goods. Chinese need for raw materials to feed its new industries has transformed the fortunes of African primary producers. “There is a downside to this development: Africa’s own industrialisation can scarcely be encouraged by the flood of cheap goods available from Asia,†Clapham wrote. In 2004, China’s total exports to Africa hit $13,82bn, up 36% over the previous year, while imports surged 81% to $15,65bn, according to Chinese statistics. Some analysts say China’s push has given Africa a bigger role in the world economy, displacing what many Africans call an unequal and debilitating relationship with Europe that has dominated the continent from the slave trade era to the present. Critics say, however, that beneath the diplomatic veneer, access to raw materials is paramount for China and that concern for good governance or social welfare counts for nothing beyond the demands of a stable environment in which to extract natural resources.
  16. China, Africa seek win-win www.chinaview.cn 2006-04-26 09:05:43 BEIJING, April 26 -- Chinese President Hu Jintao started his visit to Morocco on April 24, and after that will go to Nigeria and Kenya. This is another important visit to Africa by a top Chinese leader. On January 12 this year, the Chinese government released China's African Policy, marking an important event in the history of Sino-African relations. In the coming November, the Forum on China-Africa Cooperation as well as its 3rd Ministerial Conference will be held in Beijing, an event of unprecedented scale in history. Such a series of major diplomatic activities demonstrated the high attention China paid to Africa, and marked a new stage of China-Africa friendship and cooperation. The New China established diplomatic relations with Egypt on May 30, 1956, opening a new chapter in the history of Sino-African friendship. In the half century that followed, the two sides have respected and supported each other in political affairs and become "all-weather friends"; rich economic achievements have also been scored based on equal treatment and common development. Among Africa's 53 countries, 47 keep diplomatic ties with China. Bilateral trade has leapt from $12 million in the 1950s to nearly $40 billion today. The two sides have been keeping close cooperation in international affairs and together safeguarding legitimate rights of developing countries. China has been speaking out of a sense of justice at international institutions including the United Nations and striving for more international attention to the issue of Africa's development. African countries, on the other hand, have been giving their firm support to China on questions concerning China's national interests such as Taiwan, Tibet and human rights. The new generation of China's central leadership attaches great importance to developing and strengthening friendly cooperative ties with Africa, with the focus laid on continuously expanding the scope and mode of cooperation. China's newly released Africa policy paper serves both a review of half-century friendly cooperation and a guiding document expounding on the government's diplomatic policy on peace, development and cooperation in Africa in a new era. It indicates that China and African countries will further enlarge consensus, deepen cooperation, join hands to sharpen their international competitive edge, face challenges together and achieve the goal of common development. Along with the ever-enhancing Sino-Africa friendly relations in new situations and the competitiveness of Chinese enterprises on African markets, interests of some countries were inevitably affected and, consequently, irresponsible remarks arose, trying to drive a wedge between China and African countries. However, facts speak louder than words. Over the years, it is western powers, not China, who practiced cruel colonial rule in African countries and looted their resources like mad. Until today, backbone sectors of African countries such as heavy industry and mining are still in the grasp of western transnational companies. China and African countries share no historical feud, no conflict in fundamental interests but have cherished long-term friendship and solid, wide foundation for cooperation. Over half a century, China has launched more than 800 construction aid and cooperation programs and sent tens of thousands professionals including 15,000 medical workers across the continent. Today, Chinese aids without any political conditions can be seen in Africa almost everywhere, which are highly praised by local governments and people. China supports a leading role by the African Union (AU) in African affairs as well as the implementation of New Partnership for Africa's Development (NEPAD). It also backs Africa's legitimate requests at multilateral occasions such as the World Trade Organization and the United Nations. Facts have shown and will continue to show that China follows the philosophy of peaceful development and cultivates relations with African courtiers based on respect for sovereignty, equality and mutual benefit, which is different in nature with colonialism. For China and Africa, establishing and developing a new strategic partnership that features political equality and mutual trust, economic win-win and cultural exchanges would not only benefit both parties but help achieve common prosperity among developing countries so as to push forward sustained peace and harmonious progress of the world. (Source: People's Daily Online)
  17. Moroccan trip highlights China's Africa ambitions By Tom Pfeiffer RABAT (Reuters) - Chinese President Hu Jintao, touring Africa to boost trade and political ties, met Moroccan officials on Tuesday on a visit widely seen as offering the continent a rival pole of influence to the West. After talks in the capital Rabat, Hu left for the north African kingdom's economic centre Casablanca to visit Morocco's largest mosque and dine with Prime Minister Driss Jettou. Analysts say China wants to make its economic weight count for more politically in Africa, where the influence of former European colonial powers is also being challenged by the United States, South Africa and a resurgent Russia. Some Moroccan analysts also say China is coming to see more commercial opportunities in Africa than just raw materials, and that Moroccan business-friendly reforms have come at just the right time to attract Chinese trade and investment. "China for Morocco must not be a threat but a model," said Milad Loukili, a Moroccan international relations professor. Trade between China and Africa has surged in recent years, with China exporting billions of dollars of finished goods in exchange for the energy and minerals its economy craves. For Morocco, which has no oil, the commercial relationship with China has been a largely one-sided affair. The value of exchanges has tripled in four years to $1.5 billion but that is mostly due to a flood of Chinese imports. In the centre of Casablanca, the bustling market of Derb Ghallef has mushroomed into a national hub for cheap Chinese appliances, gadgets and textiles. "Morocco is without contest one of the principal victims of the spread of Chinese products, in particular in textiles and clothing," the official MAP news agency was quoted as saying by Moroccan Liberation newspaper. But professor Loukili said Morocco had unexploited export opportunities that could help make the relationship less one-sided, pointing to Morocco's huge Atlantic fisheries. "China needs fish and that is one area that can serve as a basis for redressing the commercial balance," he said. INVESTMENT PLEDGE Chinese officials have said they will work to boost investment in Morocco. Seven agreements were signed on Monday covering trade, tourism, culture and scientific research as well as the sale of fertilisers and construction materials. The Chinese offered to train Moroccan textile workers to help support an industry that counts for more than a third of the country's exports and is still smarting from China's aggressive push into its vital European market. They also offered assistance in agriculture and railways. As some Moroccan commentators have played up the idea of a mutually beneficial relationship in which China shares expertise in exchange for access to markets and political support, Moroccan media have also reported a sudden surge in interest in learning Mandarin among Moroccan business people. Chinese and Moroccan officials also discussed Taiwan and Western Sahara. China wants to head off Taiwanese diplomatic efforts in Africa, while Morocco hopes China -- a permanent U.N. Security Council member -- will back its plan to grant limited autonomy to the disputed territory of Western Sahara. The Polisario Front, which waged a low-level guerrilla war with Morocco before a U.N. brokered cease-fire, wants complete independence for the territory. After meeting the head of the council drawing up Morocco's proposal, President Hu said China supported a "solution to the Sahara problem that is consensual and achieved through peaceful means and dialogue", MAP reported. "The Chinese gesture is an encouragement for Morocco and its efforts to rally support for its autonomy plan," a western diplomat told Reuters. Officials with the Chinese delegation said Morocco had reaffirmed support for its "One China" policy.
  18. China, Africa both win (China Daily) Updated: 2006-04-28 06:41 To find friendships, one has to offer friendship. This has been the foundation of Sino-African relations for the past half century. China has always adhered to the principles of mutual respect and equal treatment in developing its friendship with Africa, where 47 of the total 53 countries have forged diplomatic ties with China. It is no surprise that African nations see China as a sincere and reliable friend, and are willing to lend their support on some crucial issues. President Hu Jintao's ongoing visit to three African countries Morocco, Nigeria and Kenya comes as Beijing moves to push forward the Sino-African partnership. During his speech to Nigeria's parliament yesterday, Hu elaborated on Sino-African relations and China's policy on Africa. He put forward a five-point proposal for developing China-Africa ties in the fields of politics, economy, culture, security and international affairs. The speech sent a clear message that China stands ready to share its experiences in economic and social development with Africa. In fact, China has stepped up its efforts to expand economic work with Africa since 2000, when the Sino-African Co-operation Forum was established as a platform to facilitate bilateral co-operation. On January 12 this year, China issued its first "African Policy Paper," pledging to develop a new type of Sino-African strategic partnership that will lead to mutually beneficial economic co-operation. Both China and Africa face the pressing need to pursue development. Therefore there is every reason for both sides to work together to achieve common development and prosperity, especially given the mutual political trust and complimentary economies. On the one hand, China's booming economy will mean development opportunities for Africa. For instance, the Sino-African trade volume reached a record US$39.74 billion last year, with African countries achieving a trade surplus of US$2.38 billion. Meanwhile, China's advanced technology, investment and inexpensive products can benefit African industry and African people. On the other hand, Africa can translate its advantages to competitive strength by providing China with energy supplies and a market for its goods.
  19. Maxaa la gudboon Dowlada Puntland Waxaa hubaal ah in dowlada Puntland ay kaalin muhiim ah uga banaantahay sidii dhalinyaradaasi looga soo saari lahaa gacanta shisheeyaha. Waxaa la ogsoon yahay in wakhtiga xaadirka ah ay bada Puntland weli si caadi ah uga kaluumeysanayaan Maraakiib ay leedahay shirkada Sirichai Fisheries isla markaana weli ay xiriir wada shaqeyn ah ka dhaxeyso shirkada SOMCAN ee xarunteedu tahay Bosaso, Puntland. Dowlada Puntland waa in ay ku cadaadisaa labada shirkadooda in lasoo xareeyo maraakiibta falalka xad gudubka ah u geystay kaluumeysatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada Caluula isla markaana sharciga lasoo hortaagaa. Waxaa sidoo kale dowlada Puntland ay awood u leedahay in ay shirkada SOMCAN baaritaan ku bilwodo falalkii ka baxsanaa sharciga ee ka dhacay xeebaha Puntland. Dowlada Puntland waa in ay si cad uga hadashaa afduubka ay shaqaalaha shirkada Sirichai Fisheries u geysteen sadex kamid ah askarteeda isla markaana gacanta lagu soo dhigaa dadkii ka qeyb qaatay afduubkaasi. Hadii ay tilaabooyinka dowlada Puntland qaadi weyso ama ay ka gaabsato waxaa marka ugu herysa ay noqoneysaa meel ka dhac sharciga, marka xigtana waxay dhabada u fureysaa in Maraakiibta Shisheeyee ee qandaraaska lasiiyo ay la baxsadaan markii ay doonaan askarta la dul saaro oo aan ognahay in aysan xataa mushahar qaadan 7dii bilood ee lasoo dhaafay. Waxaa nasiib daro ah in askartii heeganka u ahayd dalka la isugu daro Mushahar la'aan iyo afduub iyo waliba ka aamusid. Waxaan ugu baaqayaa dowlada Puntland iyo tilaabooyinkaasi ku dhaqaaqdo isla markaana sharciga soo hortaagto mas'uuliyiinta falkaan wax ka ogaa. Cabdifutaax Shirwac Gaalkacyo, Puntland
  20. Ciidamo ka yimid Puntland oo la wareegay ammaanka xarunta Baarlamaanka Posted to the Web Apr 27, 07:48 Ciidamo ka tirsan Booliiska Dowladda Federaalka Soomaaliya oo tababar ugu dhamaaday degmada Carmo Gobalka Bari ee Puntland oo tiradoodu gaarayso 50 askari ayaa gaaray magaalada Baydhabo iyagoo durba ka hawl galay hoolka shirka Baarlamaanka ee ADC ee magaalada Baydhabo xilli shalay uu halkaas kulan uga socday Baarlamaanka Soomaaliya. Imaanshaha ciidamadan ayaa lagu sheegay inay timid kadib markii Booliskii magaalada Baydhabo diyaar u noqon waayeen inay sugaan ammaanka xarunta Baarlamaanka, halkaas oo tan iyo markii uu furmay kalfadhiga Baarlamaanka ay ilaalinayeen Maleeshiyo Beeleed. Afhayeen u hadlay ciidamadan shalay ka yimid magaalada Boosaaso ayaa xaqiijiyay in sababta ay u yimaadeen Baydhabo ay tahay sugidda ammaanka xarumaha dowladda inta laga diyaarinayo ciidamada booliska gobolka Baay.
  21. ^^^ Warabe, was a stooge of Barres in the old days. Then he became a clan supremicist who thought Mogadishu, Flag and even 1st of July were a reminder of the horrid treatment of the clan he hails from. Now Warrabe, is scared of a unified Somali state, and thus he sends these inflamatory simplistic messages to his brothers in Mogadishu of the threat from Abdullahi Yusuf. Now the secesionists and looneys like Warrabe, think they can spark a civil war between the clans of the south, thus going back to the "Konfur is bad" as a means of recognition. Things have moved on people...
  22. ^^^ lol, thats true Galkacyu perosnally is of importance. You are right its adminstartion needs allot of work. However the topic was about Mr Hiiraale joining the alliance of warlords and thus went into Kismayu as it is his base of control. Now what irony that an armed group from Gedo.Cwaq would claim as theirs one of the more multi clan cities in the country.
  23. ^^^ Salamu Alaikum brother, I have been way to busy to even get time to meet the old man. You are right the community as a whole have been pleased by the new approach and the commitee appointed this time has done a good job. The President is in good health, he is going back to Baidoa after a short visit to Sweden. Things are starting to move forwad. You may know better than I, but the signs are that Baidoa/Bay elders have taken a central role in securing the millitia out of the city and setting up a new government.