General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Horn, every news agency and website is posting this renewd clashes. So it is the main priority and we must not ignore the fact that thousands are fleeing , i repeat our poor people are agin fleeing to no where , hundreds mostly innocents are injured and many dead. These young boys killing each other is a shame, these homes and districts being destroyed is a tragedy. Today it is the fifth consecutive day of clashes in an area not bigger than a football field. I am motivated only to highlight what is important and the struggle of the people of Mogadishu is.
  2. ^^^ Brother my heart goes out to you... Here is the latest news on Mogadishu clashes... Dagaalkii ugu qaraaraa oo ka socda Siisii N,B ka fiiri hoos sawirada goobaha la isku hayo Mogadishu 11 May. 06 ( Sh.M.Network) Dagaal ayaa maalintii 5aad si xoogan uga socda deegaanka Siisii ee magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalkaasina uu yahay kii ugu darnaa oo si aan kala go' laheyn xalay u bilowday ilaa haatana socda, waxaana socda madaafiic iyo rasaas culculus oo labada dhinac ay isweydaarsanayaan. In ka badan 10 madfac ayaa xalay ku soo dhacday deegaano ka tirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa, iyadoo 7 ruuxna ay geeriyotay markii madfac uu ku habsaday gurigooda oo ku yaala Huriwaa halka inta la og yahay dagaaladii xalay ay ku geeriyoodeen 20 ruux oo u badan dad rayid ah. Isbitalka Madiina ayaa maanta waxaa la geeyay ilaa 9 ruux oo dhaawac ah oo u badan dad rayid ah oo rasaas habow ah ay ku soo dhacday, iyadoo tirada dhaawaca isbitalkaasi yaala ay yihiin ilaa 90 ruux oo ku soo dhaawacmay 5tii maalmood ee dagaalka uu socday, halk Isbitalka Keysaneey maanta la geeyay 22 ruux oo dhaawac ah iyadoo tirada dhaawac ay ka dhigeyso ilaa 144 ruux oo dhaawac uu ka soo gaaray dagaaladaan oo socda maalintii 5aad. Dagaalkaan oo u dhaxeeya maleeshiyooyin kala taabacsan Midowga Maxkamadaha iyo isbaheysiga la dagaalanka argagixisada ayaa ahaa mid xalay ilaa haatan aan lagu kala nasan, iyadoo xaafadaha qaar ee magaalada Muqdisho ay ku dhaacayaan madaafiic iyo rasaas habow ah. Dagaalkaan oo geeystay qasaaro dhimasho iyo dhaawacbo ayaa ilaa iyo haatan aan la sheegi karin qasaaraha rasmiga ah, rasaasta oo socota aawadeed. Daryanka madaafiicda iyo rasaasta culculus ayaa xalay aan laga jiifan, iyadoo madaafiic iyo rasaas habow ah ay ku dhaceysay xaafadaha ku dhow dhow goobta dagaalka uu ka socday iyo goobo ka baxsan.. Ma muuqato ilaa iyo iminka waanwaan nabadeed oo laga dhex wado labada dhinac oo maalintii 5aad isla dhacaya madaafiic iyo rasaas culus. Qoysas aad u fara badan oo gacmaha ku sita caruur ayaa saakay lagu arkayay wadooyinka magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ka soo barakacay xaafadaha Jungale, Warshadaha, Huriwaa iyo meelo kale oo ku dhow dhow goobta dagaalka. Dagaalkaan oo si aan kala joogsi laheyn u socda maalintii 5aad, lagana cabsi qabo in uu ku fido deegaano kale ayaa Labada Dhinac ee dagaalamaya waxa ay iska dhagatireen baaqyo nabadeed oo ku aadan in xabadda ay joojiyaan, iyadoo baaqyadaasi ay kala yimaadeen waxgarad Soomaaliyeed iyo beesha caalamka oo ka walaacay sii socoshada dagaaladaan.
  3. four days of needless and senseless fighting continues with mortars reported in the early evening. They are fighting on top of the poor who will be held responsable for this outrage????? Madaafiic aad u culculus oo caawa si naxariis daro ah u socda Somaliweyn - Muqdisho -Somalia -10/05/06 Dhawaqa Daryaanka madaafiicda loo yaqaano hobiyaha ayaa waxaa uu hareeyay guud ahaan magaalada Muqdisho, kaas oo ay is weydaarsanayaan dhinacyada isku haya deegaanka sii Siiye. Dagaalkan ayaa caawa ka xog badan kii saakay, waxa uuna ku soo beegmayaa xili ay socdaan waan waan, waxaana aan si rasmi ah loo xaqiijin karin halka caawa ay kala joogaan, sababo la xiriiro wararka laga helayo goobaha dagaalada oo aad u yar, hadaba dadka ku nool Muqdisho oo u badan dad aad u dan yar ayaa waxa uu dagaalkani ku yahay culeys, waxaana sii badanaya dhimashada iyo gumaadka lagu hayo shacabka.
  4. ^^^ The issue of Mogadishu is paramount, Kismayu is not more difficult than Jowhar or Beledweyne. As for the administration, the JVA are a small part of that equation... They will toe the line eventually and we should not waste too much time on that issue..
  5. Putin is a big power player. He has transformed Russia into a strong independent state. It was to be expected that he would reply to the utterances of Dick Cheney... Putin a true master of the dark arts...
  6. It was a long letter and not to the point. he impresion I got was that of a school teacher giving a lecture. Now remmebr Bush IQ, no wonder he thought it was insulting.
  7. Dagaalladii ka socday Magaalada Muqdisho oo galay maalintii 4-aad iyo waanwaanno socda Posted to the Web May 10, 07:43 Muqdisho (PP) - Dagaalladii ka socday magaalada Muqdisho ayaa galay maalintoodii 4-aad iyadoo labada dhinac ay is weydaarsanaayaan hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana dagaalaldaan ay billowdeen xalay gallinkiio dambe. Inkastoo ay jiraan dadaallo lagu doonayo in lagu dhamemeyo dhamaan khilaafaadyada sababay inay dhacaan dagaalladaan ayaa haddana dagaalka wuxuu u eg-yahay mid sii xoogeysanaya labada dhinacna aysan doonayn inay joojiyaan. Midowga Maxkamadaha oo shalay ku dhawaaqay inay joojinayhaan dagaallada isla markaana aysan sii wadayn dagaaallada ayaa waxay sheegeen inay saakay is difaacayaan isla markaana aysan doonayn inay sii wadaan dagaal kale oo hor leh. Dhanka kale ayaa ku eedeeyay Maxkamadaha Islaamiga ah inay wadaan qorshayaal cusub oo ay ku doonayaan inay dagaalka ku sii wadaan, waxayna sheegeen inay iyagu saakay dagaalka billaabeen, balse dhanka maxkamadaha way inkireen arrintaas waxayna sheegeen in dagaalka lagu soo qaaday xalay. Waxaa socda dadaallo ay wadaan odayaal isla markaana ay ku doonayaan inay dagaallada ku joojiyaan inksatoo aan la garanayn inay taasi noqon karto mid hirgasha iyo in kale. Wixii warar ah ee ku saabsan dagaalladaan u dhexeeya Maxkamadaha iyo Ciidammo deegaaneedka SIISII waxaad kala socon doontaan wixii ku soo kordha Puntlandpost.com haddii ALLE ogolaado. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu puntlandpostmog@hotmail.com
  8. ^^^ You have right to be critical, as we have had many failures in the past. All I say is ;ets not lose hope, this is after all our country.Yusuf will go and so will all these old men but the nation and its people will remain.
  9. Daawo sawiradii dabkii caawa ka kacay magaalada Boosaaso Full story and pics Boosaaso- 09.May.2006 Dabkii xooga lahaa ee caawa burburiyey xerada Qaxootiga ee Boqolka Buush ee magaalada Boosaaso ayaa wuxuu geystey khasaare aad u balaaran. Xerada Qaxootiga Boqolka Buush ayaa waxaa ku nool in ka badan 5 kun oo qof oo dhamaantood ah dad ka soo barakacay gobolada dalka. Dabkan ayaa waxaa si weyn gacan uga geystey xubno ka tirsan maamulka Gobolka Bari oo uu horkacayey Gudoomiyaha Gobolka Bari Muuse Geelle Yuusuf iyo xubno kale. Kooxda dab damiska ayaa kaalin aad u weyn waxay ka qaateen daminta dabka, iyadoo sidoo kalena ciidamada Booliiska ay si weyn u sugayeen amniga goobta dabku ka kacay. Idaacada SBC ayaa waxay kaalin weyn ka qaadatey sidii gurmad loogu fidin lahaa xerada Qaxootiga ee dabku ka kacay, iyadoo Idaacadu hakisey dhamaan barnaamijyadii iyo wararkii jadwalka caadiga ah, waxaana lagu badaley barnaamij toos ama Live ah oo laga soo tabinayey goobta dabku ka kacay. Koox wariyeyaal ah oo ka socdey Tv-ga, Raadiyaha iyo Web Site-ka SBC oo uu hogaaminayey Agaasimaha Guud ee SBC ayaa waxay ku sugnaayeen saacado badan goobta dabku kacay, si ay uga qayb qaataan hawsha gurmadka, oo ay bulshada la socodsiiyaan hadba xaalada dabku uu marayey. Wariyeyaasha C/qaadir Max'ed Nuunow, Aamina Ladan iyo Max'ed Wel-Come ayaa waxay ku hawlanayaan soo gudbinta wararka, iyadoo Maamulka iyo dadweynaha magaalada Boosaaso ay si weyn ugu amaaneen Idaacada SBC kaalinta ay ka qaadatey sidii loogu gurman lahaa daminta dabkan oo xaqiiqdii geysan lahaa khasaare xoogan hadii aan la helin wacyigalinta warbaahinta gaar ahaan Idaacada SBC oo mar kasta u heelan arimaha bulshada.
  10. MMA, Perez played a role in the founding of the state of Israel. He became a minister at the age of 29. He served in every ministry and held the title of PM three times although he never won an election. He is also the architect of the Israeli nuclear programm with the help of the French. Though he won the noble prize for peace he is a closet hawk who was a close ally of Sharon even though they were members of difefrent parties. Now he is an old statemen at 82/3 he is the Vice Premier of the new government of Ehud Olmert.
  11. Former military intelligence official says Peres’ threat to Iran not accidental (AP) 9 May 2006 JERUSALEM - A former top military intelligence official said on Tuesday that Israeli Vice Premier Shimon Peres’ threat that that Iran could also be destroyed was not accidental. “The statement by Shimon Peres highlights the basis of Israeli deterrence and hints to Teheran that it too has a soft underbelly,†Col. (Ret.) Shimon Boyarsky, a former head of the Iran department in military intelligence, told Israel’s Army Radio. “A statement that was repeated three times was not said accidentally.†On Monday, Peres warned Iran that it could be threatened with destruction if it continues to vow to destroy Israel. “Be careful with your threats,†Peres told Channel 1 TV. [/b]“Those who threaten to destroy are in danger of being destroyed.â€[/b] Israel has grown increasingly concerned in recent months by calls from Iran’s leader to wipe Israel off the map and Iran’s determination to continue its nuclear program. The West believes Iran is trying to develop a nuclear weapon and has moved to impose sanctions against the country in the UN Security Council. Iran says its enrichment of uranium is meant for peaceful purposes. The United Nations Security Council is to meet later Tuesday to discuss whether to impose sanctions on Iran. In 1981, Israel launched an air strike to destroy an unfinished Iraqi nuclear reactor. Experts have said such a pinpointed strike against Iran would not be possible, because Teheran’s nuclear facilities are intentionally dispersed throughout the country, some of them hidden underground.
  12. Yes. First, how transparent is all this fundraising? Quite transparent, but so far the TFG has had many pledges but not much delivered. For example the Arab League promised $26.0 million, they have paid zilch. The many that has been delivered has been spent on recruitment and cost of housing the officials. The priorities of the executive, is to spend the money on the new armed forces in order to give itself a chance. But as it does not control a single sea or air port and does not collect taxes, money from the outside world is vital. what, if anything, will the government do to stave off the looming disaster in Muqdisho? Its main aim should be to avoid getting entangled in this quagmire. It is detaching itself from the warlords in the alliance, by sacking them [ no confidence motion already in place] from the cabinet and to lobby their clans to replace them in the parliament with other more suitable. It has taken the above steps with the aim of isolating the warlords. There has been communication between the TFG and the courts and this has been so far positive. Third, how long will this "transitional" phase continue? Is it indefinite? The government term is five years, after this period there will be new elections with the view of creating the first Federal Government. The date should be October 2009 for the new election. The remaining three and half years will be spent on improving security as well as building the institutions for the future government to inherit. If you look closer at what is happening, there is much to be optimistic about. The fact that the Parliament is together, the training of the police and armed forces, the opening up of diplomatic offices, for example in China, and the Arab and African nations. The fact that the government is not engaed in battling any clan and region and has stood up to demands of personalities such as Qaynyare, Mohamed Dheere and the like. For the above reason the future bodes well. There are a number of problems and players; internally we have a weak and often confused Prime minister, warlord ministers and a number of incompetent officials. Externally the US and its war on terror is putting unwanted pressure on the TFG, the campaign by many clan based organisations in the Diaspora bent on propagating a false hoods in order to gain some elusive advantage, Somaliland, Puntland and even Mogadishu clan groups are all working over time to keep the status quo going. The two faced Ethiopians present a clear and present danger. As for the old mans travel, it was for medical reasons which kept him the UK and then the community that exercised their right and demanded an audiance with him. He met close to 600 individuals in London. Then he went to Sweden and now at the request of Ghadafi he finds himself in Libya..
  13. Midowga Maxkamadaha oo ku dhawaaqay Xabad joojin Shikh Sharif interview Warlords alliance spokesperson Marko 09 May. 06 ( Sh.M.Network) Midowga Maxkamadaha islaamiga ee Muqdisho ayaa si cad ugu dhawaaqay xabadjoojin aan sharuud ku xirneyn oo oo ay ka galaan dagaal maalintii 3aad iyaga iyo isbaheysiga ku dhex maraya deegaanka Siisii ee W/magaalada Muqdisho, iyadoo dhinaca Isbaheysiga ay ka meermeereen in xabad joojin ay diyaar u yihiin. Afhayeenka Isbaheysiga la d.A. Guutaale iyo Gudoomiyaha Midowga maxkamadaha Sheekh Shariif Guutaale -- Sh.shariif Gudoomiyaha Midowga Maxkamadaha Islaamiga Sheekh Shariif Axmed oo u waramayay Shabakada warbaahinta Shabelle ayaa waxa uu sheegay in dhinacooda ay diyaar u yihiin xabad joojin rasmi ah oo ay la galaan dhinaca Isbaheysiga la dagaalanka argagixisada oo dagaal qasaaro geeystay ku dhex maraya maalintii 3aad magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in amuurtaan ay ka dambeysay ka gadaal markii maanta kulan ay la qaateen qeybaha bulshada rayidka ah ee magaalada Muqdisho, ayna ka codsadeen Maxkamadaha i xabadda ay joojiyaan, iyaguna ay aqbaleen, isagoo sheegay in dhinaca kale looga baahan yahay in iyana ay xabadda joojiyaan, waxa uuna tilmaamay in aysan gacmaha ka laaban doonin hadii xabad lagu soo rido. Dhinaca kale Afhayeenka isbaheysiga la dagaalanka argagixisada Xuseen Guutaale Raage oo isna u waramay Shabelle ayaa ka warwareegay xabad joojin dhinacooda ay ku dhawaaqaan, balse waxa uu tilmaamay in xabadda ay istaageyso hadii maxkamadaha ay ogolaadaan in xabadda ay joojiyaan, isagoo ku tilmaamay xabad joojinta ay ku dhawaaqeen maxkmadaha in ay tahay rasaastii ay ku dagaalamayeen oo ka dhamaatay awgeed. Amuurahaan ayaa waxa ay ku soo beegmeen xilli dad weynaha Muqdisho ay ka dalbanayaan dhinacyada diriraya in xabadda ay ka joojiyaan shacabka ay ku dul dagaalamayaan, iyagoo tilmaamay in dagaalada qasaaro mooyee aanu wax faa'iido ah laga helin. Dagaaladii 3da maalmood ka socday deegaanka Siisii oo sababay dhimasho ka badan 30 ruux iyo dhaawac aad u fara badan ayaan waxaan jirin guulo la taaban karo oo labada dhinac ay kala gaareen. Shabelle Media Network, Somalia
  14. Comrad, dont be rash, I see nothing to merit you geting you worked up. What must he do? Where will he get this power to do the actions you deem fit? Come on, a bankrupt nation without a central governemnt for 15 years, unable to access even its own capital. Faced with incompetence from within and external threats. Consider this, the TFG in one and half years is united, has a home in an important region, Bay, has around 5000-7000 troops under training, 200 or so graduated police officers , international support is grwoing. We have not had the money nor the arms embargo lifted and yet the TFG is building a strong millitary capability. Comrad, I believe that it will take time, be patiant. Baidoa is the route to Mogadishu and to peace. If you have specific points then by all means fowrad them...
  15. ^^ I think both groups have agreed to a ceasefire.. There are extensive moves by local groups to stop the battles...
  16. ^^^ Comrad, calm down. This part of the fund rasing excercise. He will go back soon after a stop at Kampala and then Nairobi he should arrive at Baidoa..
  17. Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo kulan la qaatay Hoggaamiyaha Dalka Liibiya Talaado, May 09, 2006 (HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane:C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo oo isniintii gaaray Wadanka Liibya ayaa kulan la qaatay Hoggaamiyaha Dalka Liibiya Col. Mucamar Al-Qadaafi. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa intii uu kulanka la lahaa Hoggaamiyaha Liibiya wuxuu uga warbixiyay xaaladda Soomaaliya, isagoo ugu baaqay Col. Qadaafi in uu ku lug yeesho geedi socodka loogu jiro nabadeynta Soomaaliya. Madaxweyne Yuusuf sidoo kale wuxuu u sheegay Dhiggiisa dalka Liibiya in Golaha Dowladda Federaalka ay haatan ku wada sugan yihiin magaalada Baydhabo, halkaasi oo ay dowladda Federaalka howlaheeda ku sii wadato. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo wafdigiisa markii uu gaarya Liibiya waxaa ku soo dhaweeyey gegida diyaaradaha dalka Liibya madax sare oo ka tirsan Xukuumadda Liibya oo u ka mid yahay Wasiirka arimaha Africa u qaabilsan Liibiya Al-sayid Cali C/salaam Tareki, Mustafa Kharoobi iyo madax kale oo waa weyn. Waxaa kale oo soo dhaweeyay Safiirka Soomaaliya ee Liibya Dr. Maxamed Xuseen Ilka-Dahab iyo weliba qunsulka Soomaaliya u fadhiya Liibiya C/casiis Maxamed Ciise. Madaxweynaha ayaa loo soo dhaweeyey si heer Qaran ah, iyadoo imaatinka madaxweynaha ka hor magaalada Tripoli wadooyinkeeda lagu arkayey Calanka Soomaliya oo ka babanayay. Madaxweyne Yuusuf iyo wafdigiisa oo ka kooban todobo xubnood waxaa ka mid ah Xaaskiisa Marwo Xaawo Cabdi Samatar iyo Wasiiru-dowlaha xafiiska madaxweynaha Dr. Khaalid Cumar Cali iyo xubno kale. Madaxweynaha oo aanan la ogeyn inta uu joogayo dalka Liibya ee uu casuumada ku yimid Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo degen Funduq Kabiir oo ku yaala faras magaalaha Caasimada Tripoli ayaan waxaan arkayey Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Liibya oo isu qaban qaabineyso sidii ay ula kulmi lahaayeen madaxweynaha iyo wafdigiisa, inkastoo aan la ogeyn in uu la kulmi doono iyo in kale. Saciid Axmed Cali Anteeno Hiiraan Online, Tripoli Libya saciidanteno@yahoo.com
  18. Wafdi uu hogaaminayo Garaadka Jaamac Garaad Cali oo soo gaaray Magaalada Laascaanood. Last Updated::2006-05-09 02:59:58 LaasCaano:- Waxaa Abaarihii 12kii Duhurnimo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Iidle ee Magaalada Laascaanood Wafti ballaadhan oo galbinayey Garaad Jaamac Garaad Cali, kuwaasi oo ka soo duulay Dalka Jamhuuryada Jabuuti. Waxaana waftiga Garaadka ka mid ahaa Professor Cali Khaliif Galaydh, Abwaan Axmed Faarax Cali Idaajaa, Cali Daacuun iyo xubno kale oo qorba joog ah. Soo dhaweynta Waftiga Garaadka ayaa waxaa ka qayb qaatey Dhammaan Isimada Gobolladda SSC, oo uu hormuud u ahaa: Garaad Saleebaan Garaad Max’ed, Garaad C/laahi Soofe, Suldaan Saciid Cismaan Cali, Ugaas C/laahi Ciise Nuur, Garaad C/salaam Xasan Max’ed, Garaad Max’uud Cismaan Mashqare, Garaad Saleebaan, Aw Aadan, Ugaas Faraax Dheere, Gen Max’ed Adan Laangadhe, Wasiirro, Xildhibaano, Cuqaal, Odayaal, Maamulka Gobolka iyo Dadweyne Kumannaan ah.
  19. ^^^ Van Persi a Muslim, thats news to me. Never theless great news. As for Anelka, yes I heard he was but he is a very quite individual who does not generate much news. Northerner, I get confused with Ronnie O'sullivan[spelling] is he or not?
  20. Nuune, in this I am 100% biased towards my beloved Gunners. Considerin that we have never been to the final stage before. Also taken into account the season we just had our worst since Wenger took over. Makes me come to the conclusion that Arsenal need this and I think the style of Barca will suit the way we play. They come out and play intricate stuff but who can counter attack like the Arsenal? Its wonderful for the game to have Barcelona Vs Arsenal, neutrals should love a game and with Henry and Goofey[Ronaldhino] around it promises to be a footballing specticle... This is the player in my humble opinion who will make all the difference between the two teams, Cesc Fabregas...
  21. If you ask people who is the greatest football player of all time? You might get, Pele, Maradona, and others might even say Johan Cruyff. To me the greatest player is Zinadine Yazid Zidane. What a player, the impact he had on football has been imense, he won everything in a wonderful career. I remmeber the 1998 world cup and Euro 2000 and his time at Juventus when he was on top of his game. No one came close and he will be missed. I salute you sir...
  22. As an Arsenal fan I belive my team will clinch the Champions league cup on the 17 May in Paris.. It has been a terrible year for the Gunners domesticly but we have played well in the Champions league breaking all types of record having not conceded a goal in 10 Games... Here goes, fingers crossed, Arsenal will beat Barca [Hope].. 2.1 or 2.0 to the Arsenal..
  23. Theo Walcott: Just 17 ... and in the World Cup squad By Matthew Beard Published: 09 May 2006 To much of the nation the name of the football prodigy Theo Walcott may have meant very little until yesterday. He has, after all, never played in the Premiership and has been kept under wraps since he made a £12m move to Arsenal when he was barely out of his school uniform. Lack of exposure will be the last of the 17-year-old's concerns now after Sven Goran Eriksson, the England coach, named the striker in his squad for next month's World Cup in Germany. Whether it is an act of desperation in the probable absence of the injured Wayne Rooney, or an inspired choice by Eriksson - bearing in mind he has never even watched the youngster play a match - will be debated for weeks to come. If he makes his debut in England's opening game against Paraguay on 10 June, he will beat Rooney by becoming the nation's youngest ever player, aged 17 years and 86 days. But whether or not he is picked for that game, his minimal celebrity status - which has resulted in him being recognised while out with his girlfriend, Melanie - is about to go stratospheric. Walcott has spent his formative years in Compton, near Newbury in Berkshire - an area with a rich horse-racing tradition but hardly a cradle of football talent. He joined amateur football club Newbury in their Under-11 side, scoring a hat-trick in his first ever competitive game and in his first season he scored 100 goals in 35 games with his fierce shot - which once broke the hand of a goalkeeper. He also had blistering pace and ran the 100 metres in just 11.5 seconds when aged 14. "He is a great talent. I have 23 players, why not take one gamble?" Eriksson said. "It's a big gamble, I know it is. I am excited to see him, he's a big talent. And pace in football today is worth a lot." The Swede has seen him train with Arsenal and his assistant Tord Grip has watched him play for the Arsenal under-21 side against an Irish youth side. Walcott's agent, Colin Gordon, said the news had come as a shock. "He didn't find out very quickly, he was doing his theory test for his driving exam and his dad was waiting for him in a local car park," Mr Gordon said. "[His dad] came out sprinting from the car to tell him the great news before he was accosted by an Arsenal fan. His dad got a phone call from the FA and he also heard it on the radio in the car." Asked what the teenager's reaction was, Mr Gordon told Sky Sports News: "He's still in shock. He was only expecting one decent result today. He did pass his theory test, but there you go, he's got two." Gordon admitted a standby place had been "the most Theo could hope for" but does not expect the elevation to the senior squad to faze him. Walcott is the youngest of three children. His parents, father Don, an RAF civilian administrator, and midwife mother Lynne, have been tasked with keeping their son's feet on the ground. A distant relative of the West Indies cricketer Sir Clyde Walcott, he is also a talented cricketer. "I was coming up to 11, I did not really have a clue how to play - I suppose it just came naturally," Walcott said recently. "I was a fast runner and they would put it over the top and I would run on to it." Walcott moved to Southampton FC at 11 after being impressed with the club's "family atmosphere". He was so excited at joining the club's academy that when he was shown his room he broke the bed by jumping up and down on it. He played for Southampton's youth side and for the reserve team, at the age of 15, against Watford. In the England Under-17 team, he scored five goals in nine games. He joined Arsenal in January for a £5m, rising to £12m, making him the most expensive 16-year-old in British football history, but was paid only £90 a week until his 17th birthday on 16 March, when he was able to sign a professional contract. The player says his family, who live in a £200,000 redbrick semi, will not let the attention go to his head. "I was always treated as the little brother," he said. "I owe my family everything. We've always been close and they've always made sacrifices for me." After Rooney's World Cup hopes were dealt a blow fortnight ago, he appeared on crutches and asked to be spared the media limelight so as he could recover from a broken metatarsal. Thanks to Walcott, his plea has been answered. To much of the nation the name of the football prodigy Theo Walcott may have meant very little until yesterday. He has, after all, never played in the Premiership and has been kept under wraps since he made a £12m move to Arsenal when he was barely out of his school uniform. Lack of exposure will be the last of the 17-year-old's concerns now after Sven Goran Eriksson, the England coach, named the striker in his squad for next month's World Cup in Germany. Whether it is an act of desperation in the probable absence of the injured Wayne Rooney, or an inspired choice by Eriksson - bearing in mind he has never even watched the youngster play a match - will be debated for weeks to come. If he makes his debut in England's opening game against Paraguay on 10 June, he will beat Rooney by becoming the nation's youngest ever player, aged 17 years and 86 days. But whether or not he is picked for that game, his minimal celebrity status - which has resulted in him being recognised while out with his girlfriend, Melanie - is about to go stratospheric. Full profile..
  24. Barking News:- Horn afrik... Maxakamadaha Islaamiga ee magaalada Muqdisho oo ku dhawaaqay xabad joojin rasmi ah oo sharuud la’aana si loo badbaadiyo dadka rayidka ah ee dhibaatada soo gaareyso. "Guddoomiye Sheekh Shariif oo arrintaas ku dhawaaqay" Tue May 09-2006 BBC/NEWS