General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Ubahane, I have no faith in this Sharif Shiekh Ahmed, I wrotte that 24 hours ago. Before the Jowhar looting began. Now It is just like AMIN AMIR drew a clan trying to maintain their 16 year comedy, Islam is not what thes emen practice, basic clan lootings and self interest. Know this the people of Lower Shabbele will be liberated the Somali's of that region will find their redemption insha Allah, but It wont be by the thugs now claiming to be all powerful. What goes up will come down.
  2. We wait on Baidoa, but expect a tottaly different story to the one you had with Musa and Co. They will attack an area outside their clan, and will face a force with teeth... If there is any move on this area, then Mrka and Mogadishu will be the target, as well as Guricel in central Somalia.. I doubt there will be any such attack and so far they have rushed to deny it.
  3. lol. Horn Afrik, Shabbele are woned by Inda Cade kinsmen so they do not publish anything negetive about him. Keep cool. As for Somalitalk, they usually do not publish dialy news, more like articles and opinions. Sorry mate, the news seems to be credible, even if one looks back at Dhoobley, Kismayu, Marka, Galgalato battles every where Inda Cade goes you will find pilliging and looting, it is his trade mark.
  4. I agree, I can not fathom negotiations but lets wait and see. The world takes Mogadishu armed groups too seriously. Yesterday we had all powerful Qaynyare, Sudi and Co. Today we have the most powerful ICU. A pinch of salt anyone?
  5. Bililiqo xoogan ayaa loo geystay Garoonka diyaradaha magaalada Jowhar ee gobolka... Sh/Dhexe, halkaas oo Midowga Maxaakiimta ay kala wareegeen maamulkii horay ugu talin jiray ee Maxamed Dheere. Qalab kala duwan oo garoonka yiilay ayaa Malishiyaad iyo dadweynaha tuulooyinka ku dhow garoonka ay ku dhaqaaqeen bililiqaysigiisa qalabkan ayaa waxa ka mid ahaa Matooro, Shidaalka kala duwan iyo qalab kale oo garoonka yaalay, iyadoo qalab kale oo dowladda Federaalka oo xiligii ay deganeyd la dhigay garoonka iyana la bililiqeystay. Guud ahaan kala danbeyntii iyo nidaamkii ay Jowhar ku caan aheyd ayaa luntay, waxaana xalay degmada Jowhar ka dhacay falal burcadnimo ah oo lagu jabsanayey Dukamada ganacsi ee halkaasi ku yiilay, sidoo kale dadweynaha ayaa baarasho lakula kacayey iyadoo Talleefanada gacanta iyo wixii kale ay wataan laga qaadanayey. Gudomiyaha Midowga Maxakiimta Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa shir jara’id uu galabta ku qabtay magalada Jowhar waxaa uu kaga hadlay amni xumida iyo boobka kusoo kordhay degmada Jowhar, wuxuna sheegay in gacan bir ah ay ku qaban doonaan amniga magaalada, isagoo sheegay in nabadgelyo ay ka jirtay Jowhar. Sh. Shariif ayaa sidoo kale intaa raaciyay in kooxo burcad ah ay ku kaceen falal tuugonimo isla markaana ay sharciga horkeeni doonaan kooxahaasi, wuxuu kaloo Sheekhu uu ka hadlay nadaafad xumada kusoo korortay magaalada Jowhar markii talada ay la wareegeen oo magalada lagu arkayey bacaha iyo wasaqda kale oo horay maamulkii Maxamed Dheere mamnuucay in lagu daadiyo gudaha magaalada taasoo uu Shariifka uu sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan cidii lagu qabto. Nalalkii ifinayey wadooyinka magalada Jowhar iyo Buntada ayaa bililiqo xoogan loo geystay iyadoo habenadan laga dareemayey mugdi taasoo keentay in falal isbaaro ah lagula kaco shacabka degmada jowhar. Dhinaca kale khilaaf ayaa soo kala dhexgalay Maleshiyaadka gacanta ku dhigay Jowhar kadib markii Malishiyaad la sheegay iney ka mid yihiin Midowga Maxaakiimta kana soo jeeda beel ahaan beesha Ceyr ay damceen in ay la waregaan tikniko laga qabsaday Maxamed Dheere taasoo ay kasoo horjeesteen maliishiyo heyb la ah Maxamed Dheere oo taageersan Midowga Maxaakiimta ay ka biyo diideen in lala wareego tiknikadaas, iyagoo ku doodaya in hadii lala wareegayo tiknikada ay iyagu xaq u leeyihiin.
  6. Its close to the truth when one sees who is leading these groups and the behaviour of the troops in Jowhar,,
  7. 16-KA JUUN: Maalinta Caruurta Afrika oo maanta Muqdisho laga xusay Jimco, June 16, 2006(HOL): Waxaa maanta lagu qabtay Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha xaflad lagu maamuusayay maalinta Caruurta Afrika oo ku beegan 16-ka June, iyadoo xuska maalintan uu ku soo beegmay iyadoo Caruurta Soomaaliyeed aysan heysan xuquuqdoodii aas aasiga ahayd ee ay lahaayeen, tiiyoo weliba ay u sii dheer tahay iyadoo loo geysto xadgudubyo naxariis daran. Munaasabaddaas waxaa hadal ka jeedisay Marwo Maryan Xuseen Maxamed Awreeye oo ka tirsan Guddoonka Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha. Maryan waxay sheegtay in ay aad uga xun tahay xaaladda ay maanta ku sugan yihiin caruurta Soomaaliyeed marka loo eego caruurta kale ee Adduunka ama Qaaradda Afrika. “Caruurta Soomaaliyeed muddo 20 sano ah tacadi ayaa lagu soo hayay, welina waa lagu hayaa, marka aan sidaasi leeyahay waxaan uga dan leeyahay Caruurta Somaliland waxay dhibaatada ku bilaabatay sanadkii 1988-kii, xiligaasoo ay ka qaxayeen diyaarado iyo Taangiyo duqeynayayâ€ayay tiri Maryan Awreeye oo sheegtay in ay wax aad looga murugoodo tahay in aaney jirin cid caruurta Soomaaliyeed u tureysa oo isku howleysa in laga daayo dhibaatada iyo mustaqbal xumada lagu hayo. “Caruurta Soomaaliyeed waxay waayeen xuquuqdoodii, intaas waxaa u sii dheer qax iyo barakicin. Qaar ka mid ah caruurtaas waxaa hortooda lagu kufsaday oo lagu fara xumeeyay waalidkoodâ€ayay tiri Maryan Awreeye oo markii ay intaas tiri ay indhaheeda soo dhaaftay ilin. Maryan Awreeye waxay ka codsaday Beesha Caalamka in ay u soo gurmato Caruurta Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ay waxyeelada ka soo gaartay dagaalladii dhacay kuwaasoo isugu jira kuwo waayay xubno ka mid ah jirkooda iyo kuwo kale oo silic ku nool, iyadoo dhinaca kalena Allaah uga bariday caruurtaas ku dhibaatowday dagaallada in uu caafimaad siiyo. Qabashadii Xafladda lagu maamuusayay Maalinta Caruurta Afrika ee 16-ka June waxaa iska kaashaday Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha iyo Hay'adda National Endowment for Democracy (NED) oo fadhigeedu yahay magaalada Washington ee dalka Mareykanka, waxaana xafladdaas caruurtii ka qeybgashay oo aad u tiro badneyd lagu maamuusay waxyaabo ay ku farxeen. Filsan Ismaaciil Jimcaale ayaa madashadii xafladda waxay ka aqrisay qudbad loogu talagalay munaasabadda, waxayna sheegtay in maanta dalalka Qaaradda Afrika ay ka dhacayaan xaflado lagu weyneynayo maalinta Caruurta Afrika oo uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay heshiis ahaan u ansixiyay 20-kii November 1989-kii, iyadoo heshiiskaasina uu ka kooban yahay 54 qodob oo mid kasta oo ka mid ah ay ku caddahay xuquuq damaanad qaad buuxa siineysa Caruurta Afrika. “Iyadoo ay Caruurtu leeyihiin xuquuqdaas ayaa hadana caruurta Soomaaliyeed loo geystaa xadgudubyo argagax leh oo ka soo horjeeda Xuquuqda ay Caruurta leeyihiin ee ay Shareecada Islaamka siisay iyo weliba xuquuqaha ay u ogol yihiin Dhaqanka Soomaalida iyo Xuquuqda Aadamigaâ€ayay tiri Filsan oo ka qudbadeyneysay munaasabadda. “Caruurta Soomaaliyeed waxaa ka maqan oo aysan helin xaqii ay u lahaayeen in ay si nabadgelyo ah u noolaadaan, qaar ka mid ah waa la dilaa, la dhaawacaa, la af-duubaa, la jir-dilaa, lana bara-kiciyaa, iyadoo mararka qaarkoodna askar ahaan loogu isticmaalo dagaallada sokeeye ee mudada dheer dalka ka socday, waxaa intaas ka sii daran iyadoo gudniin fircooni ah lagu sameeyo inta badan caruurteena, taasi oo ah xadgudub weynâ€ayay mar kale tiri Filsan Ismaaciil Jimcaale. Waxay sheegtay Filsan in Caruurta Soomaaliyeed uu ka maqan yahay xaqii ay u lahaayeen in ay helaan Waxbarasho lacag la'aan ah, Hoy,Cunto nafaqeysan, biyo nadiif ah iyo daryeel caafimaad, “waxaa jira caruur dariiqyada yaala oo isticmaala muqaadaraad, kuwaasi oo aysan jirin cid u gargaareysa oo u maqan, waxaan shaki ku jirin in ay caruurta Soomaaliyeed la nool yihiin xadgudubyo baahsan oo loo geysto, kuwaasi oo saameyn weyn ku yeeshay dhaqankeena, horumarkeena jir ahaaneed, kan maskaxeed iyo kan bulshadeed intabaâ€ayay intaas ku dartay Filsan Ismaaciil Jimcaale oo iyadoo meteleysay codka Caruurta Soomaaliyeed ka codsatay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed, dhamaan Shacabka iyo Hay'adaha Samafalka caalamiga ah in ay xoogga saaraan kuna dadaalaan sidii loo joojin lahaa xadgudubyada loo geysto Caruurta Soomaaliyeed, taasi bedelkeedna ay ku dadaalaan sidii ay Caruurta u heli lahaayeen fursad u saamaxda in ay ku noolaadaan nabad ay ku hiigsadaan mustaqbalka horumar iyo caddaalad lagu dhowro Xuquuqda Aadamiga. Ugu Dambeyntiina Filsan Ismaaciil Jimcaale waxay si weyn ugu mahadcelisay Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha oo iyadu isku howshay sidii loo maamuusi lahaa maalinta Caruurta Afrika, waxayna hoosta ka xariiqday inay fursadda loo saamaxay Caruurta Soomaaliyeed ay u horseedeyso in ay bartaan xuquuqda ay leeyihiin, ogaadaana fursadaha ay heystaan ee ay ku difaaci karaan Xuquuqda aasaasiga ah ee ay leeyihiin. Halkan ka daawo Sawirro kale oo Xuska 16-ka Juun ku saabsan Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  8. 16-KA JUUN: Maalinta Caruurta Afrika oo maanta Muqdisho laga xusay Jimco, June 16, 2006(HOL): Waxaa maanta lagu qabtay Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha xaflad lagu maamuusayay maalinta Caruurta Afrika oo ku beegan 16-ka June, iyadoo xuska maalintan uu ku soo beegmay iyadoo Caruurta Soomaaliyeed aysan heysan xuquuqdoodii aas aasiga ahayd ee ay lahaayeen, tiiyoo weliba ay u sii dheer tahay iyadoo loo geysto xadgudubyo naxariis daran. Munaasabaddaas waxaa hadal ka jeedisay Marwo Maryan Xuseen Maxamed Awreeye oo ka tirsan Guddoonka Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha. Maryan waxay sheegtay in ay aad uga xun tahay xaaladda ay maanta ku sugan yihiin caruurta Soomaaliyeed marka loo eego caruurta kale ee Adduunka ama Qaaradda Afrika. “Caruurta Soomaaliyeed muddo 20 sano ah tacadi ayaa lagu soo hayay, welina waa lagu hayaa, marka aan sidaasi leeyahay waxaan uga dan leeyahay Caruurta Somaliland waxay dhibaatada ku bilaabatay sanadkii 1988-kii, xiligaasoo ay ka qaxayeen diyaarado iyo Taangiyo duqeynayayâ€ayay tiri Maryan Awreeye oo sheegtay in ay wax aad looga murugoodo tahay in aaney jirin cid caruurta Soomaaliyeed u tureysa oo isku howleysa in laga daayo dhibaatada iyo mustaqbal xumada lagu hayo. “Caruurta Soomaaliyeed waxay waayeen xuquuqdoodii, intaas waxaa u sii dheer qax iyo barakicin. Qaar ka mid ah caruurtaas waxaa hortooda lagu kufsaday oo lagu fara xumeeyay waalidkoodâ€ayay tiri Maryan Awreeye oo markii ay intaas tiri ay indhaheeda soo dhaaftay ilin. Maryan Awreeye waxay ka codsaday Beesha Caalamka in ay u soo gurmato Caruurta Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ay waxyeelada ka soo gaartay dagaalladii dhacay kuwaasoo isugu jira kuwo waayay xubno ka mid ah jirkooda iyo kuwo kale oo silic ku nool, iyadoo dhinaca kalena Allaah uga bariday caruurtaas ku dhibaatowday dagaallada in uu caafimaad siiyo. Qabashadii Xafladda lagu maamuusayay Maalinta Caruurta Afrika ee 16-ka June waxaa iska kaashaday Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha iyo Hay'adda National Endowment for Democracy (NED) oo fadhigeedu yahay magaalada Washington ee dalka Mareykanka, waxaana xafladdaas caruurtii ka qeybgashay oo aad u tiro badneyd lagu maamuusay waxyaabo ay ku farxeen. Filsan Ismaaciil Jimcaale ayaa madashadii xafladda waxay ka aqrisay qudbad loogu talagalay munaasabadda, waxayna sheegtay in maanta dalalka Qaaradda Afrika ay ka dhacayaan xaflado lagu weyneynayo maalinta Caruurta Afrika oo uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay heshiis ahaan u ansixiyay 20-kii November 1989-kii, iyadoo heshiiskaasina uu ka kooban yahay 54 qodob oo mid kasta oo ka mid ah ay ku caddahay xuquuq damaanad qaad buuxa siineysa Caruurta Afrika. “Iyadoo ay Caruurtu leeyihiin xuquuqdaas ayaa hadana caruurta Soomaaliyeed loo geystaa xadgudubyo argagax leh oo ka soo horjeeda Xuquuqda ay Caruurta leeyihiin ee ay Shareecada Islaamka siisay iyo weliba xuquuqaha ay u ogol yihiin Dhaqanka Soomaalida iyo Xuquuqda Aadamigaâ€ayay tiri Filsan oo ka qudbadeyneysay munaasabadda. “Caruurta Soomaaliyeed waxaa ka maqan oo aysan helin xaqii ay u lahaayeen in ay si nabadgelyo ah u noolaadaan, qaar ka mid ah waa la dilaa, la dhaawacaa, la af-duubaa, la jir-dilaa, lana bara-kiciyaa, iyadoo mararka qaarkoodna askar ahaan loogu isticmaalo dagaallada sokeeye ee mudada dheer dalka ka socday, waxaa intaas ka sii daran iyadoo gudniin fircooni ah lagu sameeyo inta badan caruurteena, taasi oo ah xadgudub weynâ€ayay mar kale tiri Filsan Ismaaciil Jimcaale. Waxay sheegtay Filsan in Caruurta Soomaaliyeed uu ka maqan yahay xaqii ay u lahaayeen in ay helaan Waxbarasho lacag la'aan ah, Hoy,Cunto nafaqeysan, biyo nadiif ah iyo daryeel caafimaad, “waxaa jira caruur dariiqyada yaala oo isticmaala muqaadaraad, kuwaasi oo aysan jirin cid u gargaareysa oo u maqan, waxaan shaki ku jirin in ay caruurta Soomaaliyeed la nool yihiin xadgudubyo baahsan oo loo geysto, kuwaasi oo saameyn weyn ku yeeshay dhaqankeena, horumarkeena jir ahaaneed, kan maskaxeed iyo kan bulshadeed intabaâ€ayay intaas ku dartay Filsan Ismaaciil Jimcaale oo iyadoo meteleysay codka Caruurta Soomaaliyeed ka codsatay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed, dhamaan Shacabka iyo Hay'adaha Samafalka caalamiga ah in ay xoogga saaraan kuna dadaalaan sidii loo joojin lahaa xadgudubyada loo geysto Caruurta Soomaaliyeed, taasi bedelkeedna ay ku dadaalaan sidii ay Caruurta u heli lahaayeen fursad u saamaxda in ay ku noolaadaan nabad ay ku hiigsadaan mustaqbalka horumar iyo caddaalad lagu dhowro Xuquuqda Aadamiga. Ugu Dambeyntiina Filsan Ismaaciil Jimcaale waxay si weyn ugu mahadcelisay Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha oo iyadu isku howshay sidii loo maamuusi lahaa maalinta Caruurta Afrika, waxayna hoosta ka xariiqday inay fursadda loo saamaxay Caruurta Soomaaliyeed ay u horseedeyso in ay bartaan xuquuqda ay leeyihiin, ogaadaana fursadaha ay heystaan ee ay ku difaaci karaan Xuquuqda aasaasiga ah ee ay leeyihiin. Halkan ka daawo Sawirro kale oo Xuska 16-ka Juun ku saabsan Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  9. 16-KA JUUN: Maalinta Caruurta Afrika oo maanta Muqdisho laga xusay Jimco, June 16, 2006(HOL): Waxaa maanta lagu qabtay Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha xaflad lagu maamuusayay maalinta Caruurta Afrika oo ku beegan 16-ka June, iyadoo xuska maalintan uu ku soo beegmay iyadoo Caruurta Soomaaliyeed aysan heysan xuquuqdoodii aas aasiga ahayd ee ay lahaayeen, tiiyoo weliba ay u sii dheer tahay iyadoo loo geysto xadgudubyo naxariis daran. Munaasabaddaas waxaa hadal ka jeedisay Marwo Maryan Xuseen Maxamed Awreeye oo ka tirsan Guddoonka Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha. Maryan waxay sheegtay in ay aad uga xun tahay xaaladda ay maanta ku sugan yihiin caruurta Soomaaliyeed marka loo eego caruurta kale ee Adduunka ama Qaaradda Afrika. “Caruurta Soomaaliyeed muddo 20 sano ah tacadi ayaa lagu soo hayay, welina waa lagu hayaa, marka aan sidaasi leeyahay waxaan uga dan leeyahay Caruurta Somaliland waxay dhibaatada ku bilaabatay sanadkii 1988-kii, xiligaasoo ay ka qaxayeen diyaarado iyo Taangiyo duqeynayayâ€ayay tiri Maryan Awreeye oo sheegtay in ay wax aad looga murugoodo tahay in aaney jirin cid caruurta Soomaaliyeed u tureysa oo isku howleysa in laga daayo dhibaatada iyo mustaqbal xumada lagu hayo. “Caruurta Soomaaliyeed waxay waayeen xuquuqdoodii, intaas waxaa u sii dheer qax iyo barakicin. Qaar ka mid ah caruurtaas waxaa hortooda lagu kufsaday oo lagu fara xumeeyay waalidkoodâ€ayay tiri Maryan Awreeye oo markii ay intaas tiri ay indhaheeda soo dhaaftay ilin. Maryan Awreeye waxay ka codsaday Beesha Caalamka in ay u soo gurmato Caruurta Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ay waxyeelada ka soo gaartay dagaalladii dhacay kuwaasoo isugu jira kuwo waayay xubno ka mid ah jirkooda iyo kuwo kale oo silic ku nool, iyadoo dhinaca kalena Allaah uga bariday caruurtaas ku dhibaatowday dagaallada in uu caafimaad siiyo. Qabashadii Xafladda lagu maamuusayay Maalinta Caruurta Afrika ee 16-ka June waxaa iska kaashaday Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha iyo Hay'adda National Endowment for Democracy (NED) oo fadhigeedu yahay magaalada Washington ee dalka Mareykanka, waxaana xafladdaas caruurtii ka qeybgashay oo aad u tiro badneyd lagu maamuusay waxyaabo ay ku farxeen. Filsan Ismaaciil Jimcaale ayaa madashadii xafladda waxay ka aqrisay qudbad loogu talagalay munaasabadda, waxayna sheegtay in maanta dalalka Qaaradda Afrika ay ka dhacayaan xaflado lagu weyneynayo maalinta Caruurta Afrika oo uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay heshiis ahaan u ansixiyay 20-kii November 1989-kii, iyadoo heshiiskaasina uu ka kooban yahay 54 qodob oo mid kasta oo ka mid ah ay ku caddahay xuquuq damaanad qaad buuxa siineysa Caruurta Afrika. “Iyadoo ay Caruurtu leeyihiin xuquuqdaas ayaa hadana caruurta Soomaaliyeed loo geystaa xadgudubyo argagax leh oo ka soo horjeeda Xuquuqda ay Caruurta leeyihiin ee ay Shareecada Islaamka siisay iyo weliba xuquuqaha ay u ogol yihiin Dhaqanka Soomaalida iyo Xuquuqda Aadamigaâ€ayay tiri Filsan oo ka qudbadeyneysay munaasabadda. “Caruurta Soomaaliyeed waxaa ka maqan oo aysan helin xaqii ay u lahaayeen in ay si nabadgelyo ah u noolaadaan, qaar ka mid ah waa la dilaa, la dhaawacaa, la af-duubaa, la jir-dilaa, lana bara-kiciyaa, iyadoo mararka qaarkoodna askar ahaan loogu isticmaalo dagaallada sokeeye ee mudada dheer dalka ka socday, waxaa intaas ka sii daran iyadoo gudniin fircooni ah lagu sameeyo inta badan caruurteena, taasi oo ah xadgudub weynâ€ayay mar kale tiri Filsan Ismaaciil Jimcaale. Waxay sheegtay Filsan in Caruurta Soomaaliyeed uu ka maqan yahay xaqii ay u lahaayeen in ay helaan Waxbarasho lacag la'aan ah, Hoy,Cunto nafaqeysan, biyo nadiif ah iyo daryeel caafimaad, “waxaa jira caruur dariiqyada yaala oo isticmaala muqaadaraad, kuwaasi oo aysan jirin cid u gargaareysa oo u maqan, waxaan shaki ku jirin in ay caruurta Soomaaliyeed la nool yihiin xadgudubyo baahsan oo loo geysto, kuwaasi oo saameyn weyn ku yeeshay dhaqankeena, horumarkeena jir ahaaneed, kan maskaxeed iyo kan bulshadeed intabaâ€ayay intaas ku dartay Filsan Ismaaciil Jimcaale oo iyadoo meteleysay codka Caruurta Soomaaliyeed ka codsatay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed, dhamaan Shacabka iyo Hay'adaha Samafalka caalamiga ah in ay xoogga saaraan kuna dadaalaan sidii loo joojin lahaa xadgudubyada loo geysto Caruurta Soomaaliyeed, taasi bedelkeedna ay ku dadaalaan sidii ay Caruurta u heli lahaayeen fursad u saamaxda in ay ku noolaadaan nabad ay ku hiigsadaan mustaqbalka horumar iyo caddaalad lagu dhowro Xuquuqda Aadamiga. Ugu Dambeyntiina Filsan Ismaaciil Jimcaale waxay si weyn ugu mahadcelisay Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha oo iyadu isku howshay sidii loo maamuusi lahaa maalinta Caruurta Afrika, waxayna hoosta ka xariiqday inay fursadda loo saamaxay Caruurta Soomaaliyeed ay u horseedeyso in ay bartaan xuquuqda ay leeyihiin, ogaadaana fursadaha ay heystaan ee ay ku difaaci karaan Xuquuqda aasaasiga ah ee ay leeyihiin. Halkan ka daawo Sawirro kale oo Xuska 16-ka Juun ku saabsan Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  10. So all these websites are wrong? I guess its the same as when people would defend the warlords because of clan...Disgraceful, these people should be punished. Here is Somaliweyn.com Falal boob iyo bililiqo isugu jira ayaa ka bilowday Magaalada Jowhar, Xili ay la wareegeen Jowhar Maleeshiyooyinka Maxaakiimta Somaliweyn - Muqdisho -Somalia 16/06/06 Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Gobalka shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in xalay iyo shalay ay si weyn u soo bateen kooxo hubeysan oo dhac iyo bililiqo doon ah kuwaas oo aan la ogeyn heybtooda iyo cida ay hoostagaan. Wararku waxa ay sheegayaan in la bilaabay in la qaato Matooradii iyo Guryihii la isku xerayey ee Magaalada Jowhar horay u yiilay iyo qalab kale, taas oo la sheegay in ka dambeeyeen kooxo ka faa’iideysanaya Nidaam darida. Xubin ka mid ah haweenka ku nool Magaalada Jowhar ayaa waxa ay sheegtay in Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Jowhar laga qaatay qalab isugu jiray Matooro iyo Guryaha la isku xero ah, iyada oo intaasi raacisay xitaa in gacanta lagu qaatay wax walba oo halkaasi yiilay oo la qaadan karayey. Gabadhaasi oo ka gaabsatay in Magaceeda la shaaciyo hase yeeshee Cod u duubtay Idaacada Banaadir ayaa waxa ay ku nuuxnuuxsatay sababaha loo bililiqeystay Garoonka in ay ka dambeyso ka dib kolkii ay halkaasi isaga soo baxeeen Ciidamadii la wareegay Garoonkaasi isla markaana soo aaday gudaha Magaalada Jowhar. Dhinaca kale Wariyaha Idaacada Banaadir ee Gobalka Sh/Dhexe C/kariin cumar Macalin ayaa waxa uu soo sheegayaa in xalay falal dhac ah laguala dhaqaaqay qoysas ku noolaa Xaafada Hantiwadaag ee Magaalada Jowhar iyada oo halkaasina lagu qaatay Lacago io qalab kale. Wararka ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in ay jiraan kooxo ka faa’iideysanaya ka wareega Nidaamka Magaalada Jowhar kuwaas oo dhac u geysanaya dadka Rayadka ah, waxaana haatan ugu daran falalka lagu qaadanayo Telfoonada gacanta. Dhinaca kale waxaa la sheegayaa in uu Muran soo kala dhexgalay Hogaanka Maleeshiyooyinka Maxaakiimta iyo Kuwa Gobalka shabeelaha Hoose , Murankaas oo ka dhashay sida laga yeelayo Hub iyo qalab kale oo laga furtay Maleeshiyooyinkii maxamed Dheere iyo Hanti kale oo horay u tiilay halkasi. Xigasho Radio Banaadir
  11. Here is the same news on midnimo. Unfiltered news on SOL. Midnimo. on the looting of property by the ICU
  12. Here is the same news on midnimo. Unfiltered news on SOL. Midnimo. on the looting of property by the ICU
  13. Warkaloo hadda nasoo gaaray Jowhar: Warar hadda naga soo gaaray Jowhar ayaa sheegaya in xaafadaha magaalada qaarkood ay ka jiraan boob lo geysanayo guryaha degaanka, taasoo ay sameynayaan Maleeshiyaad iyagu aanay jirin hadaf ay hiigsanayaan, kuwaasi oo la sheegay in ay doonayaan in dhac ay la beegsadaan guryaha dadka aanan laheyn awood beeleed isla markaana loogu mar-marsiyoonayo waxbaan ka baareynaa Guryahaasi. Dhacdadii u dambeysay waxey aheyd markii maanta Koox maleeshioyo ah oo la sheegay in ay ka amar qaataan Yuusuf Indha Cadde ay si bareere ah Guri ku yaal Xaafada Hanti wadaag ka soo qaateen Laba qori oo noocoodu ahaa AK.47. taaso qeylo dhaan ka daba timid ay sababi gaartay isku dhac ka dhex dhasha Maleeshiyaadkaasi iyo kuwa Shiikh Abuukar Cumar Caddaan. Gudoomiyaha Midowga Maxkamadaha Shareecada Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Magaalada Jowhar kaga dhawaaqay in Aminiga guud Magaalada Jowhar gacan bir ah lagu qaban doono. Sheekh Shariif ayaa sheegay in la sameeyay Ciidamo madani oo deegaanka ah isla markaana ay gacan siin doonaan Ciidamada Midowga Maxkamadaha Shareecada oo gacanta ku heysa Magaalada Jowhar. Sheekh Shariif waxa uu tibaaxay in wixii ka bilowda hadda ay wada shaqeyn karabaan dadweynaha Jowhar, isla markaana ay gacan ku siyaan aminiga Magaalada oo faraha ka sii baxay maalin kadib markii Maxaakimta ay la wareegeen Jowhar. Related Articles
  14. Jawhar: Amaanka Jowhar oo khatar ku jira, dhac loo gaystay dadweyne Friday, June 16, 2006 -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Jawhar( AllPuntland)- Magaalada Jawhar oo ay gacanta ku hayaan ciidammo ka amar qaata maaakimta islaamiga ah ayaa waxaa ka bilowday gabod fal yo iyo dhac loo gaystay qaar ka mid ah canacsatada magaalada Jawhar. Xalay ayaa kooxo burcad ah waxay dhac u geysteen suuqa Xaafadda Howl-wadaag ee degmada Jowhar, waxaana la sheegay in xalay laga dhacay lacago iyo ganacsigooda qaar ka mid, iyadoo ay la wareegeen gacan ku haynta degmadaas maxkamadaha Islaamiga ee Muqdisho. Ganacsigii Suuqaas ayaa la sheegay inuu gabi ahaan istaagay, kaddib markii dhaca loo geystay uu saameyn ku yeeshay ganacsatadaas, waxaana ay ganacsatadu kaga tuureen dusha eedda dhacaas loo geystay Maxkamadaha Islaamiga ah ee magaalada Jowhar oo aan hanan amaanka magaalada oo markii hore nabdoonayd. Arrintaan ayaa waxay ka muujiyeen dadweynaha Degmada Jowhar cabsi xooggan, iyagoo ku tilmamaay inay dhabaha u xaarayso dhibaatooyin la soo gudboonada ammaanka magaalada Jowhar iyo degmooyinka kale ee Gobolka. M J. Koronto. AllPuntland.com
  15. Slogans are wonderful, but here is the bittera taste of reality. Reports indicate that there is huge looting of private and public property being carried out by the ICU troops under the command of Inda Cade' men.. This man who looted Dhoobley, this man who stil occupied the lower Shabbele. Are we to take these clan courts seriously? NO, NO NO. This is an insult to my faith they should rename themselves as soon as possible. Maleeshiyo taabacan Yuusuf Indho-cadde oo bililiqeystay Galabta gebi ahaan Qalab yaallay Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Jowhar Posted to the Web Jun 16, 20:22 Jowhar (PP) - Wararka puntlnadpost ka soo gaaraya magaalada Jowhar ee Gobolka shabeellada dhexe ayaa sheegaya in la bililiqeystay garoonka diyaardaha ee Magaalada Jowhar, halkaasoo ay yaalleen qalab kala duwan oo ay lahayd dowladda Federaalka. Qalabkaan oo ka koobnaa Matooro, Gawaari waaweyn iyo guryo nooca isku xirxirma ah oo ay dowladda tayaaniga ugu deeqday dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay bililiqeyteen Maleeshiyo taabacan Yuusuf Indho-cadde oo qayb ka ahaa dagaalladii dorraad lagu qabaday magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Arrintaan ayaa sheegay inay dhacday galabta, waxaana wararka ka imaanaya Degmada Jowhar ay sheegayaan in sidoo kale ay bililiqeysteen kooxdaan qalabkii kala duwanaa ee garoonka looga shaaqeynayya sida Radio Active-yadii lagu hagi jiray diyaaradaha soo daga garoonka, waxaana tani ay ku tilmaameen dadweynaha Magaalada Jowhar arrin khalad ah oo lagu sameeyay gobolkooda. Sidoo kale waxay wararku sheegayaan in kooxdaan wax biliilqeystay oo ka tirsanaa Isbahaysiga maxkamadaha ay dib ugu soo laabteen gudaha magaalada Jowhar ayna dhammaan qalabkii garoonka qaateen, waxaana la sheegay in loo weeciyay dhanka Gobolka Shabeellada Hoose. Arrintaan ayaa la sheegay inay caawa ka dhex abuurtay xiisad weyn ciidammo taageersan Yuusuf Indho-cadde iyo kuwo kale oo taageersan Sheekh Shariif oo ah guddoomiyaha Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah iyadoo laga yaabo inay dagaal dhaliso arrintaas. Dadka Soomaaliyeed badankood ayaa aaminsan in ciidamada uu horkacayo Yuusuf Indhocade ee bililiqaystay qalabkan ay yihiin kuwo aan sal iyo raad aan ku lahayn wax lagu tilmaami karo u adeegayaasha dadka Islaamka ama ciidamo u adeega maslaxada Maxaakiimta Islaamka ah. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com Saaxiibkaa u *** Daabaco Qormadan
  16. Was it him or Ethiopia that killed up to 400 civilians in the past 4 months? Was it not his group that put roadblocks across the city for the past 16 years. Was it not him who hunted religious men and non religious and shipped them through Dayniile air strip/ Now he is forgiven and will be welcomed so he can take part in motivating the public against who else Abdullahi Yusuf and the oncoming Clan and Ethiopian invasion.. Its a joke,
  17. Its great news. The US has learned a great lesson from this defeat. Now lets see this support in terms of money and material.
  18. Xiin, I dont get this idea it is not the time, why not, they the ICU can call on these clans and simple create new courts. Or are they not willing to go against special interest? My point is simple if these people want to be taken seriously they need to rise above this clan nonsence and become champions of Islam. Where is Mr Ubahane and the others? Will you support me in my plea to the good Sheikh?
  19. I call on Shiekh Sharif Ahmed, and ther Courts who claim to be Islamic, to address the suffering of the people of Souhern Somalia. I call on the ICU, to be fair and create courts for the people of Afgoye, Marka, Barava and let them rule their won areas. I call on the ICU, to address the issue of property rights by declering that such action as done in the past were un-Islamic and will be addressed as soon as security is brought. I call on the ICU, to defend the soverignty and national unity of Somalia. There are many issues that must be addressed the most important being the clans who are under occupation must be allowed to live in dignity. So I call on you Sheikh Sharif if you want to leave a mark in history, bring justice and defend the weak.
  20. Mr. Indha Adde and his supporters in these new changes is very troubling. This partnership appears to be a political deception aimed to legitimize the forceful occupation of Southern Somalia through religious means. The SSU is extremely worried about the use of religion as a ruse to legitimize the land grabbing and further sustaining the resources of Southern Somalia. Ubahane, and others here, before you open your mouths with regards to Puntland and Somaliland. Make sure you promote the creation of Islamic courts in areas around Banadir, Afgoye, Marka, Barva and so on. Do not for one second think that you can fool anyone with your fake Islamic pretences. Start at home and we will see. Give the people of these regions their freedom to live in dignity as fellow brothers should.
  21. Audio, voice of America.. Henry Crumpton::: Maxkamadaha Islaamiga Waxaan u sheegnay in ay Dowlada Federaalka la shaqeeyaan Last Updated::2006-06-15 18:48:36 Washington DC:- Agaasimaha Maraykanka ee qaabilsan la dagaalanka Argagaxisada ayaa ka hadlay Jawaabtii ay u direen Maxkamadaha Islaamiga ee Muqdisho. Henry Crumpton oo ah Isu-duwaha arrimaha la dagaalanka Argagaxisada ee Dowlada Maraykanka ayaa warbixin la xariirta Soomaaliya ka hor akhriyey Golaha Senateka ee dalka Maraykanka. Mr.Crumpton ayaa asagu diiday inuu saxaafada kala hadlo arrimaha la xariira xaalada dalka Soomaaliya. Henry Crumpton oo dhawaan dib uga soo noqday dalka Kenya ayaa sheegay in ay isha ku hayaan isbedalada ka socda Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Crumpton oo warbixin u gudbinaya Golaha Senate-ka, ayaa sheegay in ay kedis ku noqotay sida isbedalka xawliga ka socda ee kusoo baxeen Maxkamadaha Islaamiga. Henry Crumpton ayaa ku tilmaamay wax la yaableh in Hogaamiye kooxeedka ay sheegtaan in ay la shaqeenayaan Dowlada Maraykanka. Wuxuu isu-duwaha arrimaha Argagaxisada xaqiijiyey in qoraal ay usoo direen Maxkamadah islaamiga ee Muqdisho oo ay ku sheegeen in aysan Cadow ku ahayn dalka Maraykanka. Mr.Crumpton oo ka hadlaya Jawaabtii ay u direen Maxkamadaha ayaa yiri: "...anagu si cad ayaanu ugu sheegnay maxkamadaha in ay la shaqeeyaan dowlada Federaalka, isla markana ay nagala shaqeeyaan oo ay noo soo gudbiyaan xubnaha kamid ah Al Qaida...". Henry Crumpton ayaa sheegay in ay jiraan dad kamid ah Al Qaida oo ku dhuumaleysanaya Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, kuwaasi oo ay ku jiraan dadkii ka danbeeyey weeraradii bambaano ee ka dhacay dalka Kenya iyo Tanzaaniya. Mr.Crumpton ayaa xaqiijiyey in ay hada wadaan qorshe ay xiriiro kula sameenayaan Siyaasiyiin iyo Maamulo uu sheegay in ay yihiin kuwo lagu kalsoonaan karo in ay kala shaqeeyaan arrimaha la dagaalanka Argagaxisada, wuxuuna intaa raaciyey in ay hada xooga saarayaan in ay taageeraan DFKMG Somaliya. Dowlada Maraykanka ayaa maanta oo khamiis ah markii ugu horeysay shir wadatashi ah kala yeelatay dalal kala gedisan arrimaha dalka Soomaaliya, iyo qaabka ugu haboon ee loo taageeri karo dowlad ka hirgasha dalka Somaliya. Golaha Senateka ee ah kan ugu sareeya dalka Maraykanka ayaa asagu u yeeray Henry Crumpton si uu uga waramo arrimaha la xariira la dagaalanka argagaxisada oo todobaadkan looga hadlay arrimaha dalka Soomaaliya. Waxaa sidoo kale soo baxaya dhaliiceyn ka imaaneysa qaar kamid ah Senatorada oo dowlada Bush ku dhaliiceeyey in ay xukuumadaasi ku mashquushay dalka Ciraaq oo ay ka gaabisay siyaasadaha iyo goobaha kale ee looga baqayo waxa ay ugu yeereen Argagaxisada. Senator Russel Feingold oo kamid ah Xisbiga Dimuquraadiga, ahna xubin muhiim ah oo kamid ah Guddiga Golaha Senate-ka ee qaabilsan siyaasada Arrimaha Dibada, ayaa asagu saxaafada u sheegay in dowlada Maraykanka looga baahan yahay in ay usoo jeesato dalka Soomaaliya, isla markaana dar dar geliso hawlaheeda dhinac walba.
  22. Ubahane, one must be careful of getting too filtered, otheriwse you end up like a Zombie believing everything the BBC/Somali section reports..
  23. There is no need for them [Ethiopia] to attack the Middle Shabbele. The news makes no sense. If they do they will not be successful and will unite the Somali people every where. So far this is an internal dispute. And the men who have won are from the local area...Insha Allah they will not be successful.
  24. Ubahane, that was a strange news as I have tiltled it, and coming from midnimo.com a Mogadishu portal was even stranger...