
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Germany, Argentina are the top teams in terms of performance. Brazil in terms of experiance and France if Zidane plays well....
-
France want Zidane magic back Posted on 25 June 2006 - 17:52 The last time France played Spain competitively, the great Zinedine Zidane was at the peak of his powers. "It was a very good match, maybe the best I've ever played for France," Zidane had said after a 2-1 quarterfinal win over Spain at Euro 2000, a tournament throughout which he had been magnificent. Six years on, Zidane is reaching the end of his glittering career but France still need some inspiration from him when they play Spain in the second round of the World Cup on Tuesday in Hanover. Check out SuperSMS for World Cup subscription options for your cellphone. For live and recent scores, send SWC to 34911. Each SMS charged at R2 The ageing midfield playmaker, who will retire after the finals, knows every match now could be his last. "We want to go a long way for the team but also for him because we know it's his last major competition," midfielder Alou Diarra told reporters on Sunday. "That's an extra motivation for us." It has been a strange World Cup so far for Zidane, who picked up a yellow card in each of France's first two matches and was suspended when they beat Togo 2-0 in their Group G decider on Friday. Zidane, who turned 34 that day, followed the match from the changing room with defender Eric Abidal, also serving suspension. "He was so frustrated not to play that match," Abidal said on Sunday. "He's such a competitor. He always wants to win, even when it's just training. He makes it look easy sometimes but I can tell you he works extremely hard. "Everbody wanted to win that match (against Togo) to enable him to end his career on a high note." France, relying on several players past their prime, have looked sluggish so far and the absence of Zidane against Togo did not stop them from winning their first World Cup match since they stunned Brazil 3-0 in the 1998 final. The gifted son of Algerian immigrants is such a talisman, however, that France coach Raymond Domenech has no option other than to include his captain in the starting lineup on Tuesday. "Having such a player in your team is always an advantage," Domenech said. Abidal went further, saying the balding number 10 with the magic touch could again be the match winner against Spain. "Spain have excellent players but they don't have Zidane," he said.
-
Warbixin sir ah oo ku saabsan C/llaahi Yuusuf oo goor danbe ka war-helay
General Duke replied to Wiilo's topic in Politics
^^There is no other agenda. The President aim is clear uniting Somalia. Mogadishu is the target. Bossaso, Baido been there now for Xamar.. -
My beloved a happy birthday What a wonderful moment if I may say You look four decades your age Its been a while since you fell of the stage The impact you have on me and the love is forever The suffering, anguish and pain, they always give you more. Once you was tall black and beautiful Oh what a temper and that goofey smile. I was so proud to call you my own. So rest easy my love on this day I pray to the lord that I Will once again be able to embrace you
-
The Illusory SOMALILAND Setting the Record Straight -- a 45-page Document
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
Oodweyn, old chap, never have I, in all my years in SOL Politics, thought I would see the day when our resident "professor" and Somaliland affairs "diplomat" is left speechless on a matter concerning Somaliland and specifically of issues at the core of its quest for recognition! Never have I thought I would log in one day and and feast my eyes on such an unforeseen surprise. The warlords flee that ancient capital of ours, Oodweyn is left speechless, my my do pigs really fly..? Simple and to the point. Mr Oodweyn please do not make personal attacks, but rather defend the secesionist entity that you try to put down our throats... -
Secesionist lose two vehicles to Puntland...THREATS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Its real serious then? -
source Shiikh Shariifna ma la Kacday? Hmmh! Ma Durba? Posted to the MOL June 25, 2006, 9:46 am Googaalaysiga ciyaalka ayaa waxa ka mid ahayd: Lay boodbooti, Lay baalbaali Markii layga bogto, Bowd laygu tuur! Aad baan uga xumahay, dibirta ku dhacday Shiikh Shariif, iyo in uu caawa la meeqaan yahay “kasha†ku xusan googaalaha. Ha yeeshee, Soomaalidu waxa ay tiraahdaa ‘Nabar la filayay, naaqus mooyee, naxdin malaha!’ Shiikhu, haddii uusan is candadawlayn, waa uu garan karay in lagu soo maqan yahay. Haah oo, Soomaalida inteeda badan, ee aan caadifadda qabiilka ku shaqaynayn, waa ay garanayeen in Shiikha la adeegsanayay. Shakina kuma jirin, in ulajeeddada keliya ee jagada loogu magacaabay ay ahayd in lagu jabiyo cududda ciidan ee beeshiisa. Shiikhu, isaga ayaa iska dhegatirayaye, lahaayaa in uu wax ku qaato naynaastii beeshiisu u bixisay ee ahayd: Shariif-la-soo-Gamay. Miskiin, miro qare, madaxnimo maqaarsaar ah ayuu maamuus mooday. Si kastaba ha ahaatee, waxaan Shariifka kula talin lahaa, in uu iska calafsado cadka hadda loo ciideeyay, oo uusan dagaal dambe gelin. Mar dambena, magiciisa aan lagu layn ilaa 1000 qofood oo ehelkiisa ah. Intaasi foolxumo adduun iyo tu aakhiraba ugu filan. Waxa kale oo aan Shiikha ku sabursiin lahaa, in nimanka siriqda u dhigay waxa ay ka dambeeyaanba ay tahay maalmo yar. Waayo, waxa ay ku jiraan durduradii la yiri geelaa ku jaba. Bal, si kooban, iila eega sooyaalka Guddomiyaha cusub, Shiikh Xasan Daahir Aweys. Shiikhu waa caan, oo dagaallo badan, oo uu kuligood jihaad ahaan u jideeyay, buu soo galay. Puntland waa laga yaqaan, oo khalkhal iyo kharribaad badan buu ka geeystay. Jubbada hoosena waa laga yaqaan, oo waa halkii dhalinyarada Al-Itaaxaad ay ku barteen, ee uu u hoday Genraal Caydiid; kamana seexan ilaa uu Seeraar, oo ina adeerkiis ah, ku hubsaday. ............ waa yaqaan, oo waa ninkii maalin cad ka meersaday Muqdisho oo ay magac iyo muunad ku lahaayeen; ........., Shiikhu, isaga ayaa Kuwayd ka dhigay, hadde waa laba jeer. Shiikhu, qabqablayaasha uu dhowaan cayrsaday, intii aysan ku soo jeesan, aad buu ugu shaqaysan jiray, oo muddadii ay dawladnimada Xamar ka hor taagnaayeen, mujaahidiin buu u yiqiin. Dhowr jeer buu idaacadaha ka sheegay in ay soo halgameen. Shiikha caqabadda ugu weyn ee haysata ayaa waxa ay ahayd in uusan caddaysan karin in uu yahay hoggaamiyaha dhabta ah ee Maxkamadaha, labo sababood awgood: Waa marka hore’e, shiikhu damiin ma aha, oo waxa uu aad ula socdaa sumcad xumida uu ku dhex leeyahay Soomaalida; iyo in baalka uu ku lee yahay soojiraha ay qabyaaladdu aad u qurmisay; waana og yahay, haddii uu bannaanka isa soo dhigo, in maalmo yar gudahood ay ku shiiqayso karaamada yar ee ay Maxkamaduhu ku heleen cayrintii qabqablayaasha. Waa marka labaade, waxa uu Shiikhu ku jiraa liiska argagixsada caalamiga ah, oo waa uu og yahay in haddii uu sheegto hoggaanka Maxkamadaha laga ugaarsanayo meel walba, rag badanna uu galaafanayo. Haddaba, su’aalsha meesha ku jirta ayaa waxa ay tahay, isaga oo Shiikhu intaas og, sababta uu isku sii qarin waayay, ee uu isku soo miidaamiyay? Jawaabtu waa fududahay, oo waa labo sababood: 1. Kow, waxa Shiikhu ka baqay, haddii uu muddo dheer isa sii qariyo, in Shiikh Shariif, oo maqaarsaar u ahaa, uu ku biyokeeno, oo ku xididaysto, hadhowna talo farihiisa ka baxdo. 2. Labo, waxa Shiikhu ka baqay in heshiiska la sheegayo, ee dhexmaray Maxkamadaha iyo DFS, uu si sibiq ah ku hirgalo. Waxa uuna aad uga baqay in waddanku uu sidaas ku yeesho dawlad awood leh oo soo celisa haybaddii iyo haykalkii dalku lahaa. Dabadeedna uu shiikhu halkaas ku waayo meel uu ku dhuunto iyo weliba isbaarooyinka faraha badan, ee uu huwiyay shaarka Maxkamadaha, oo uga dhisan badiba koonfurta dalka. Kuwaas, oo Shiikhu kharash badan ku bixiyay, xaalad uu macaash badan ka filayo. Si kastaba ha ahaatee, waxa hubanti ah in aan Shiikhu marna raalli ka ahayn in gobollada uu gacanta ku hayo ay yeeshaan maamul iyo kala dambayn. Hana la yaabin, oo Shiikha sidaas masiirkiisa ayaa ku xiran. Isku soo duuduub, iyada oo la wada ogsoon yahay, in Shiikh Xasan Daahir Aweys uu yahay Guddoonshaha, hanuunshaha iyo hoggaamiyaha Maxkamadaha Islaamiga ah, in uu is qarin waayo, oo maanta sheegto Guddoomiyanimo, waxaan u malaynayaa waa halkii Soomaalidu ka dhihi jirtay, “Dheglaa Salag leh!†Waxayna u badan tahay, in Shiikhu uu ka fursan waayay in uu gacantiisa ku burburiyo Maxkamadaha oo, sida ay isaga la noqotay, guuxooda ka dheereeyay. Waxaana hubaal ah in loo baran doono Geddoomiyihii Maxkamadaha Islaamiga ah. Wa billaahi tofiiq, Maxamed Deeq
-
Secesionist lose two vehicles to Puntland...THREATS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ lol. That was funny.. -
Secesionist lose two vehicles to Puntland...THREATS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Laba Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka SL Ee Ku Sugan Adhi Caddeeye Oo La Fakaday Gaadhi Tikniko Ah Iyo Wasiirka Gaashandhiga Oo Digniin Diraya Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 23 June, 2006 -------------------------------------------------------------------------------- Ciidanka Somaliland Ee Ku Sugan Adhi Cadeeye Oo Heegan Sare La Geliyey Laba Askari oo ka tirsan Ciidanka Qarranka Somaliland kuwa ku sugan xuduudka Somaliland ee Adhi Caddeeye ayaa shallay gelinkii danbe waxay ciidanka kala fakadeen Gaadhi nooca tiknimada ah oo uu ku rakibanyahay qoryaha lidka diyaaradaha iyo ciidanka ee loo yaqaano (Dhishiike), Sidaasi waxaa goor dhawayd khadka telefoonka ugu xaqiijiyey Somaliland.Org Wasiirka gaashandhiga Somaliland Jaamac Gaas Mucaawiye oo hadda ku sugan magaalada Burco. Wasiirku wuxuu sheegay in labadani askari ay ugala fakadeen gaadhigani tiknikada ah ee uu qorigu ku rakibanyahay dhinaca maamul goboleedka Puntland, wuxuuna ku tilmaamay khaayimul qarran, Mudane Mucaawiye wasiirka gaashandhigu wuxuu digniin u diray Maamulka Puntland isagoo ka dalbaday inay sida ugu dhakhsaha badanleh u soo celiyaan gaadhigaasi iyo labadaasi askari haddii kale ayuu yidhi wasiirku waxaanu u qaadanayna in Maamulka Puntland ka danbeeyo, isla markaana ay bilaabeen xaalad abuur, daandaansi iyo faragelin, Wasiirka Gaashandhiga Jaamac Gaas Mucaawiye wuxuu sheegay haddii Maamul goboleedka Puntland ay sida ugu dhakhsaha badanleh ugu soo celin waayaan gacanta Somaliland gaadhigaasi iyo labada askari in ay qaadan doonaan tallaabo ku haboon, balse wasiirku tafaasiil kama bixinin tallaabadaasi nooca ay noqon doonto. Wararka aanu khadka Telefoonka kaga helayno magaalada Adhi Caddeeye iyo Caynabo ee gobolka Sool ayaa tibaaxaya in ciidanka Somaliland ee jooga aagaasi la geliyey heegan sare isla markaana ciidanku ay gooyeen ama joojiyeenba dhamaanba waddadii isku xidhaysay labada dhinac, iyagoo baadhitaan xad dhaaf ahna ku bilaabay gawaadhida iskaga gooshaysa magaalooyinka Caynabo iyo Adhi Caddeeye, Tiknikada ku sugan dhinaca adhi caddeeye ayaa iyagana la geliyey heegan aad u sareeya. -------------------------------------------------------------------------------- MOHAMED ABDI HASSAN (DIRIDHABA) Somaliland.Org, Hargeisa. diridhaba@gmail.com -
M/Ku Xigeenka SL Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Shir Jaraa'id Qabtay : Haddii Gaadhigii Aan La Soo Celin Waxaanu Ku Soo Celin Tallaabo Militery Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 24 June, 2006 -------------------------------------------------------------------------------- Hargeysa (Somaliland.Org)-- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa maanta xafiiskiisa wuxuu ku qabtay shir jaraa'id oo uu kaga waramay dhinacyo badan gaar ahaan gaadhigii tiknikada ahaa ee shallay laba askari oo ka tirsan ciidanka Qarranka gaar ahaanna kuwa ku sugan aagga Adhi Caddeeye ula fakadeen dhinaca Puntland, iyo arrinta Muddo kordhinta golaha guurtida. M/ku xigeenka SL Axmed Yuusuf Yaasiin Ugu horayn Madaxweyne ku xigeenku wuxuu aad ugu dheeraday arrinta muddo kordhinta golaha guurtida oo uu ku tilmaamay inay ku timid baahi balaadhan oo dalku u qabay maadama la soo maray sannaddo is xig xiga doorashooyin tallan taali u dhacay, Axmed Yuusuf Yaasiin M/weye ku xigeenka oo taasi ka hadlaya wuxuu yidhi "Horta annagu haddii aanu cid daynayno golahii hore ee wakiiladda ayaanu dayn lahayn oo UDUB aqlabiyad balaadhan ay ku lahayd, waxaynu soo gallay doorashooyin is xig xiga 2001 ilaa 2005, waxaanu markaasi iskugu nimid golaha xukuumadda oo ah golaha qarranka, dabadeed waxaanu eegnay in xitaa markaynu qabano ta guurtida waxaa inoogu xigaa yahay tii deegaanka iyo tii madaxtooyada oo afar bilood kala danbeeya, waxaanu markaasi isla qaadanay in ay lagama maarmaan tahay, tahayna arrin qarran (National Issue) inaanu wakhtiga golaha guurtida dib u durkinaa, iyadoo duruufo dhaqaale jireen, iska dhaaf dal curdin ah oo aan la aqoonsanayne kuwa horumaray ayaanay ka suurtagelin in doorashooyin is xig xiga sideena oo kale la qabto, waxaanan leeyahay annagu wax dan gaar ah oo aanu ka leenahay ma jirto, haddii aanu cid daynayna dee golahii hore ee wakiiladda ayaaba nooga kheyr badna oo aqlabiyad aanu ku lahayn waanad ogaydeen xukuumaddu go'aanka weyn ee ay ka qaadatay" ayuu yidhi Axmed Yuusuf Yaasiin M/ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland. M/ku xigeenka Mudane Yaasiin oo ka hadlaya Qodobka khilaafka dhaliyey ee Code:19 ama xeer 19, ayaa wuxuu ku tilmaamay mid aan sifo sharci ah markiisa horaba ku imanin "horta waxan ay leeyahiin xeer 19, maaha xeer ee waa qodob duruufi keentay, waxaanan bildhaan idinka siinaya markii golahii hore ee wakiiladdu ansixiyey xeerkani waxaa loogu kordhiyey iyaga oo waxaa isticmaalay golaha guurtida, wakhtigaasi anigu 10 bilood ayaan golahii hore ee wakiiladda ka soo maqna, waxaa jirtay markii xeerkaasi soo baxaayey kumuu jirin 9 qodob oo tallo ahaa isla markaana xukuumaddu soo jeedisay, balse waa qodob ay wateen niman markaasi golaha wakiiladdii hore ku jiray oo dabada ka waday, waxaanu muddo laba cisho gudaheed ah si deg deg ah looga gudbiyey seddexda golaba, waxaad halkasi ka dareemaysaan inuu ahaa qodob dabada laga waday oo la dedejinaayey isla markaana danno gaar ah lagu watay, waana xaaran in la yidhaahdo Xeer maadama aanu wadan sifahii xeer ku dhaqan galaayey waa qodob" ayuu yidhi Axmed Yuusuf Yaasiin M/ku xigeenku. Dhinaca M/ku xigeenka Axmed Yuusuf Yaasiin wuxuu ka hadlay arrinta Soomaaliya iyo wajiga ay gashay, wuxuuna usoo jeediyey dhinacyada kala duwan ee Somaliland inay taxadar weyn ka muujiyaan isla markaana Ood la iskaga dhigo masiibaadka ka socda Muqdisho, "markaan ka hadlayo arrintaasi waxaan u jeeda Qaddiyadda Somaliland waa muqadas dhiig u daatay, masiibaadka ka socda muqdisho inaga ayey saamayn inagu yeelanayaan, waana inaynu ood iskaga xidhna" ayuu yidhi Mudane Yaasiin, M/ku xigeenku, isagoo ka hadlaya labadii askari ee dhawaan kala fakaday ciidanka Qaranka ee ku sugan Aagga Adhi Caddeeye Gaadhiga tiknikada ah wuxuu ku eedeeyey in kooxo ku xidhan maxaakiimta islaamku ay lacag badan ku khasireen sidii loo kala furfuri lahaa ciidanka Somaliland ee ku sugan xuduudka, wuxuuna u jeediyey Maamul Goboleedka Puntland digniin kama dambays ah "Haddii la soo celin waayo gaadhigaasi tiknikada ah iyo labadii askari waxaanu ku soo celin doona tallaabo militery" ayuu yidhi Axmed yuusuf yaasiin. Mar saxaafaddu wax ka weydiisay inay xidhiidh la sameeyeen dhinaca Maamul Goboleedka ******teeniya ee Puntland wuxuu sheegay in ay dedaal wadaan odayaasha iyo madax dhaqameedyada jiidaha gobolka Sool, isla markaana ay ka sugayaan jawaab. MOHAMED ABDI HASSAN (DIRIDHABA) Somaliland.Org, Hargeisa diridhaba@gmail.com
-
^^^ Fears for Somalia talks as wanted cleric heads Islamic militia Jun 25, 2006, 15:16 GMT printer email RSS Talkback Mogadishu - A prominent Somali cleric who is on the United States list of terror suspects has been elected as head of an Islamist militia that controls the Somali capital and most of the southern regions. Sheikh Hassan Dahir Aweys was elected in absentia late Saturday as the head of the Supreme Council of Islamic Courts (SCIC), succeeding the more moderate Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, the courts confirmed Sunday. Sheikh Aweys who is regarded as the architect of the Islamic court system, led the Al Itihad Al Islami militia, currently listed as a terrorist organisation with links to the Al Qaeda terrorist network, in the 1990's. Accepting his election from the Galgadud region of Somalia, Aweys called on the the inhabitants of Mogadishu to be ready for Islamist rule via local radio broadcast. A former military colonel who once sentenced current president Abdulahi Yusuf to death after seizing the northern port city of Bosasso in 1992, the hardline cleric is an avowed rival of Yusuf's weak transitional administration. Observers fear the fractious personal relationship between the two men and Aweys's hardline Islamist idealogy could derail a peace pact signed between the Islamists and the transitional government last Thursday. However Aweys confirmed that he would continue negotiations. 'I am ready to lead the delegation that negotiates with the government, but we will not compromise our stand relating to Islamic system,' Aweys told Deutsche Presse-Agentur dpa. The anarchic Horn of Africa nation has not had a central government since the toppling of dictator Siad Biarre in 1991.
-
The problem has been solved. Xiisadii ka dhex taagnayd Baarlamaanka Puntland oo la soo afjaray (Daawo Sawirada) Last Updated::2006-06-25 13:08:37 Sawiro:-Kulan balaaran oo maanta ka dhacay xarunta golaha wakiilada ee DGPL ee Garowe ayna ka soo qab galeen masuuliyin ay ka mid ahaayeen Madaxweyne ku xigeenka dawlad gobaleedka Puntland, Wasiirka arrimaha gudaha taliyaha ciidamada Booliska Puntland iyo xildhibaano gaarayey 53 oo ka tirsan golaha wakiilada Puntland ayaa waxaa si rasmi ah loogu soo afjaray Khilaafkii hareeyay golaha wakiilada ee DGPL. Dood dheer oo ay xubnaha Barlamanka dhexdiisa ka yeeshay kadib ayaa waxaa uu si kedis ah uu gudoomiyihii golaha wakiilada Puntland isla markana uu qilaafku ka dhashay xilka qaadistisa Md.Cismaan Dalmar Yusuf waxaa uu ku dhawaaqay inuu isagu iskiis isaga casilay gudoonimiada golaha. Madaxweyne ku xigeenka Puntland isla markana ah sii haya xilka Madaxweynaha Puntland Xasan Daahir Maxamuud oo dabadeed ka hadlay kulankas ayaa waxaa uu ku bogaadiyay Md. Cismaan daahir Dalmar go'aanka uu iskiis u gaaray waxaana uu dabadeed ku dhawaaqay in xilka gudoomiyaha golaha wakiilada uu si kumeel gaar ah u sii hayn doono gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha wakiilada Md.Salaad Xared.
-
A/Yuusuf oo loogu baaqay in maleeshiyadiisa uu kala baxo gobolka Baay
General Duke replied to Dhubad.'s topic in Politics
Dhubad, here is just an example of what has been occuring for over 15 years.. Today in Afgooye.. Nin rayid ah oo xalay lagu dilay degmada afgooye. Nin hubeysan ayaa xalay fal dil ay u geystay nin rayad ah oo ku sugnaa xaafada xaawo taako ee degmada afgooye, ka dib markii uu si bareer ah uu rasaas ugu furay. Gudoomiyah Nabadgalyada degmada afgooye xuseen wehliye Cirfo [he the clan ocupier] ayaa sheegay in ay iminka ku raadjoogaan gacan ku dhiiglihii ka dambeeyey dilka Marxuumkaasi, waxa uuna intaasi raaciyey in ninkaasi uu u baxsaday dhulka Howdka ah ee degamada afgooye. Dadweynaha deegaanka ayaa arintan si kulul u cambaareeyey, waxa ayna ku tilmaameen in uu ahaa mid ka baxsan bani’aadanimada, iyaga oo ka codsaday Maamulka degmada afgooye in ay cadaalada horkeenaan. Falalka dilka ah ee loo geysanayo dadka aan waxba galabsan ayaa marba marka ka dambeysa sii kordhaya, mana jirto cid si rasmi ah wax uga qabaneysa falalkaasi, marka laga reebo heybta ninka la dilay oo iyana soo dila nin ku heyb ah ninka wax dilay. source of the news... -
A/Yuusuf oo loogu baaqay in maleeshiyadiisa uu kala baxo gobolka Baay
General Duke replied to Dhubad.'s topic in Politics
Dhubad, there is a clan millitia that occupies every village and down. That has self appointed themselves as governors. In Afgoyee, you have Cirfo, Marka, you have [/b]Inda Cade[/b], Barava, You have [/b]Dhuxulow[/b]. They are unelected and came to power due to their clans millitia. They call themselves Courts now. They extort money from the locla population, they are alleged to deal in drugs and they profit from the illegal trade of charcoal.. but you are blind to this and spew the vomit of Shabbele in it atemptd to keep the people of these region under their heel. Either deal with the truth or keep quite, because this TFG will continue to anger the likes of Shabbele and yourself.. -
^^^lol. tell that to the ignorant son. Xasan Dahir has been beaten a few times before,the TFG is much stronger today than any time before.. The question is howlong will the occupation of IndaCade last.How long will the lack of government in south Somalia last.Insha Allah nt long..
-
Xasan Daahir Aweys oo la wareegey taladii maxkamadaha Muqdisho - 25.June.2006 Ninka Maraykanka ugu jira liiska argagixisada, Xasan Daahir Aweys ayaa galabnimadii shalay loo magacaabay madaxa malleyshiyada maxaakiimta magaalada Muqdisho. Kulan balaaran oo galabnimdii shalay lagu qabtey Hotel Ramadan ee magaalada Muqdisho ayaa lagaga dhawaaqay golaha Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed, golahaas oo beddelaya Midowgii Maxkamadaha Muqdisho, waxana la dhisay guddiyo hoosaadyo uu golahaasi yeelanayo. Xasan Daahir Aweys ayaa iminka guddoomiye u ah golahaas, waxana uu beddelayaa Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo horay u ahaa guddoomiyaha Midowga Maxkamadaha magaalada Muqdisho. Dallad ay ku midaysan yihiin ilaa iyo 11 maxkamdood ayaa ka jirey magaalada Muqdisho dhawrkii sano ee la soo dhaafay kuwaas oo ay maal gelinayeen ganacsato iyo wadaado si loo soo celiyo nidaamkii iyo kala dambayntii magaalada Muqdisho. Xasan Daahir ayaa horay u hoggamin jirey koox hubaysan oo lagu magacaabi jirey al-Itixaad, kuwaas oo uu Maraykanku sheegay in ay xiriir la leeyihiin Al-Qaacida. Sidoo kale, Soomaalida qaarkeed ayaa waxaa lagu lifaaqaa in ay ku lug lahaayeen weerarradii sannadkii 1998 lagu qaaday safaaradaha Maraykanka ee magaalooyinka Nairobi iyo Dar el Salaam, iyo weerarro sannadkii 2002 lagu qaaday dalxiisayaal Israel u dhashay gudaha waddanka Kenya. Si kastaba ha ahaatee, golaha lagaga dhawaaqay magaalada Muqdisho ayaa ka kooban 88 xubnood, waxana magacaabista Xasan Daahir Aweys ay calaamad su'aal saaraysaa sida ay u wada shaqaynayaan dawladda federaalka Soomaaliya, beesha caalamka iyo golaha lagaga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Axmed Aar SBC Muqdisho
-
Warbixin sir ah oo ku saabsan C/llaahi Yuusuf oo goor danbe ka war-helay
General Duke replied to Wiilo's topic in Politics
By C/shakuur Cilmi Xasan cabdishakuur48@hotmail.com lol. are we to belive the editor of dayniile.com...Any one elese I would have taken seriously but this man is crazy, I mean full of humour. -
Xoogsade, either you have amnesia or you ignore many things which I have written before. Mogadishu is not anew place to me, and its politics I know as much as any other place in Somalia. My criticisam is towards those who keep placing onsticles in the place of the people. Yesteday they used the warlords, under Sharif Xasan and today they use the warlord under Sharif Ahmed. Theyir aim is to rule, to legitimise their illegaly gotten gains. Theirs is not about Islam, or clan but about naked power. That is what I appose, Inda Cade's actions are not good for any clan least of all his own.
-
Gole leh Qaab Dhismo Dowladeed oo lagu bedelay Midowgii Maxaakiimta Islaamka Shiikh Xasan Daahir Aweys - Guddoomiyaha Golaha Maxaakiimta Soomaaliya -------------------------------------------------------------------------------- Sabti, June 24, 2006(HOL): Gole lagu magacaabay Golaha Maxaakiimta Soomaaliya ayaa caawa looga dhowaaqay hotelka Ramadaan ee Magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ka socday shir aan loo kala kicin oo saacado badan qaatay, waxaana Madax looga dhigay golahaas Shiikh Xasan Daahir Aweys. Golahan wuxuu leeyahay qaab dhismeed dowladeed oo u shaqeyn doona sida Dowlad gaar u taagan, iyadoo uu leeyahay guddi fulin oo uu Guddoomiye ka yahay Guddoomiyihii Midowga Maxaakiimta Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed, halka ku xigeen-na looga dhigay Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indho-cadde), wuxuuna guddigan qaban doonaa howlaha Golaha, taasi oo ka dhigan in uu guddigan u shaqeynayo sida qaab Xukuumadeed. Golahan ayaa la sheegay inay xubnihiisa garayaan 88 xubnood, kuwaasi oo iyagana u shaqeyn doona qaab Baarlamaan, sida uu caawa HOL u sheegay mid ka mid ah ka qeybgalayaashii dhismaha Golahaas oo ay ku jiraan xubno ka soo jeeda qaar ka mid ah Gobollada Soomaaliya. Dhismaha Golahan ayaa wuxuu ku soo beegmayaa laba maalin kadib heshiiskii Dowladda Federaalka iyo Midowga Maxaakiimta Islaamka ku dhexmaray Magaalada Khartoum ee dalka Suudaan, inkastoo aan la ogeyn in is-bedelkan uu wax u dhimi doono heshiiskaas iyo in kale. Xubin kale oo ka tirsan ka qeybgalayaasha shirka oo codsaday in aan la sheegin magaciisa ayaa ku waramay in golahan uu noqon doono mid ay ku kulansan yihiin dhamaan qeybihii ka qeybqaatay Kacdoonkii Shacabka ee Muqdisho ka dhacay dhawaan, iyadoo marka la dhameystiro dhismaha Golahan ay meesha ka bixi doonaan magacyadii hore oo ay ka mid ahaayeen Midowga Maxaakiimta Islaamka, Golaha Kacdoonka, Golaha Midnimada iyo Badbaadada, Dalladda Culumaa'udiinka iyo kuwo kale oo ay ku kala jireen xubnaha lagu soo uruuriyay Golahan, sidoo kalena uu goluhu mas'uul ka noqon doono dhamaan arrimaha Siyaasadda, Amniga iyo Bulshada ee deegaanada ay dhawaan gacanta ku dhigeen maleeshiyooyinka Dalladdii Midowga Maxaakiimta Islaamka. Maalinta berri ah ayaa la filayaa in ay soo baxdo faah faahin dheeri ah iyo dhamaan xubnaha ku jira golahan oo ay warar hordhac ah sheegayaan in ay ka mid yihiin siyaasiyiin hore oo qaarkood ka tirsanaa Dowladdii Carta lagu soo dhisay ee TNG-da iyo xubno kale oo aqoonyahanno ah. Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
-
Waxaa iga qoslinaayo Soomaalida qaarkeed dad naxo ma ahan wallahi. Mareykan isagaaba u heysta in warkiisa la xaaleynaayo. Somalidii Muqdisho degganeedna iyo walaalaha kalee kasoo qeyb galay shirka waxay doorteen Sheekh Uweys. LABO KALA BARIDAY KALA WAR LA' Xoogsade, who elected Xasan Dahir, and how was it done. You seem to know so why do you not share. As for the Somali brothers you mention who were they? They also elected Inda cade so they must have had the interest of the muslim people of Somalia huh. You do make me laugh...
-
Somali Militia Head Tied to Bin Laden Group Running Capital Chooses Leader on Post-9/11 U.S. List By Salad Duhul Associated Press Sunday, June 25, 2006; Page A19 MOGADISHU, Somalia, June 24 -- An Islamic fundamentalist who is listed by the State Department as a suspected al-Qaeda collaborator was named Saturday as the new leader of a Muslim militia that has seized control of Somalia's capital. The militia, which changed its name Saturday from the Islamic Courts Union to the Conservative Council of Islamic Courts, said in a statement it had appointed Hassan Dahir Aweys as its new leader. The Bush administration said Aweys was an associate of Osama bin Laden in the early 1990s. The Islamic militia seized control of the capital, Mogadishu, and much of southern Somalia from an alliance of secular warlords this month. Aweys's appointment makes it unlikely that the increasingly powerful militia will govern using the moderate brand of Islam practiced by most Somalis. Aweys appeared on a list of people and organizations accused of having ties to terrorism that the United States released after the Sept. 11, 2001, attacks. A conservative Somali group called al-Itihaad al-Islaami, and its founder, Aweys, were featured for their alleged links to bin Laden while the al-Qaeda leader was living in Sudan in the early 1990s. Aweys, a cleric believed to be in his sixties, has said in past interviews that al-Itihaad no longer exists and that he has no ties to al-Qaida. In recent years, he helped establish the Islamic Courts Union militia and continues to be one of the group's most influential and fundamentalist leaders, strenuously advocating a strict Islamic government to end 15 years of anarchy. In 1991, warlords drove out dictator Mohamed Siad Barre and turned on each other, rendering Somalia a patchwork of rival fiefdoms. Aweys, who went into hiding after the Sept. 11 attacks and reemerged in August 2005, has condemned the new U.N.-backed transitional government in Somalia. That largely powerless government is based in Baidoa, 90 miles northwest of Mogadishu, because the capital is so violent. It has taken control of only a small portion of the nation of 7 million. Aweys replaces Sharif Ahmed, who had softened his rhetoric calling for strict Islamic law and agreed this week to recognize the interim government. Separately, the Islamic militia said earlier Saturday it was investigating the killing of an award-winning Swedish journalist, who was fatally shot while covering a demonstration in Mogadishu. Somalia has no police force, and the militia said it had assembled a team of 10 former police and military officers to investigate the killing of Martin Adler. Adler, 47, was shot once in the back Friday by an unidentified gunman who disappeared as demonstrators fled in panic, witnesses said. The International Committee of the Red Cross was flying his body out of Mogadishu. The shooting was an embarrassment for the militia group, which has pledged to pacify Mogadishu. The Swedish news agency TT described Adler -- a cameraman, photographer and reporter -- as one of the country's most successful video journalists. He had covered some 20 conflicts and other stories in dozens of nations. According to the agency, Adler said his work required "keeping up with world affairs and always having a bag packed." "You can die anywhere at any time," Adler said in a January 2005 interview with Amnesty Press. "But you can eliminate 90 percent of the risks" through careful preparation and keeping a cool head.
-
Duke, warkaan terrorka waxba ceeb qofka uma keeneyso, focus on other issues like the clan takeover and stolen properties, these are far more potent and effective in damaging one's character and appeals to many when it comes to somalis. Qof muslinaa tahaye warkaan ka bax gaalada kasoo fulay. PS: Focus on the clan lol. And btw, check the above link I hope you wont get angry again and become over sensative. I am not too fond of that type of behaviour. As for the issue at hand. Now no one can hide that the like of Inda Cdae, Goobale, Seeraar, Cirfo, Dhuxulow and all their many gangsters and thugs are a part and parcel of these clan courts... Thus the many excuses to define this group as anything other than a clan millitia is false. The hype that this presents a new dawn in Somalia is a tad bit over blown and how can one say it wishful. My argument is you can not claim to fight an enemy such as Ethiopia while at the same time keeping a sizable chunk of the population under your heel. Xoogsade, with all due respect, these courts are no different to the warlord alliances, as far as they condone the actions of thier own home grown beard growing warlords...
-
Somali Islamists name US wanted cleric to top post Web posted at: 6/25/2006 7:44:28 Source ::: REUTERS mogadishu • Somali Islamists yesterday named a firebrand cleric wanted by the United States for alleged links to the Al Qaeda network as the head of their new “parliamentâ€. Officials said Sheikh Hassan Dahir Aweys had been chosen to lead the Council of Islamic Courts (CIC) which will serve as a parliament for regions under the courts’ control. The appointment came as the Islamic courts shore up their control of Magadishu and outlying towns following the dramatic victory of their militia fighters over a US-backed warlord alliance here earlier this month. He has been designated a “terrorist†by the US and is subject to US sanctions for alleged ties to Al-Qaeda. His suspected terror links were a key reason Washington backed the Alliance for the Restoration of Peace and Counter-Terrorism (ARPCT), which was formed in February by warlords.