
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
So Al Shabaab have their own Somali made helicopters rigt?
-
Maxaa kasoo baxay kulamadi uu la qaatay Ra’isulwasaaraha qeybaha kala duwan ee bulshada Baladweyne Updated About:3 hours ago0 Wafdigi uu hogaaminayey ra’isulwasaaraha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay dib ugu soo laabtaan magaalada Muqdisho kadib marki ay Baladweyne kula soo kulmeen qeybaha kala duwan ee bulshada iyo saraakiisha ciidamada. Ra’isulwasaaraha iyo afar ka mid ah golihiisa wasiirada iyo taliyaha ciidanka milatariga ayaa waxaa ay kulamo kala duwan kula qaateen xarunta jaamacada Hiiraan ee magaalada Baladweyne, saraakiisha ciidamada Soomaalida ee taageersan dowlada iyo kuwa Itoobiya, sidoo kale waxay la kulmeen maamulka magaalada iyo qeybaha bulshada. Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya Xuseen Carab Ciise oo qeyb ka ah safarka ra’isulwasaaraha ayaa sheegay in kulamada ra’isulwasaaraha ay kusoo dhamaadeen sidi loogu tala galay. Wuxuu sheegay in ay kala hadleen sidi loo sugu lahaa amaanka, iyo sidi ay ciidamada is garabsanaya usii wadi lahaayeen howlgalada ka dhanka ah Al Shabaab. Daqiiqadaha soo aadan ayaa lagu wadaa in wafdiga Ra’isulwasaaraha ay kasoo raacaan garoonka magaalada Baladweyne laba diyaaradood oo ah nooca Helikobtarka ah dibna ugu soo laabtaan magaalada Muqdisho. Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com midnimo12@googlemail.com.
-
Somalia: TFG leaders arrive in Beledweyn, Hiiraan
General Duke replied to Somalina's topic in Politics
^^^Che adeer if you cant take the heat, step out of the kitchen. Not only are you a clan supporter of Shangoole supporter but you are an apologist for those who attacked Hotel Shaamo and killed the young doctors. You are a cheerleader for the Shabaab actions that have crippled the Somali people everywhere. The same group that runs away from Ethiopians and yet are Herculean when faced with starving Somali's. -
aah faahin kasoo baxaysa wafdiga C/wali ee gaaray Baladweyne Baladweyne: (Sh. M. Network) Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne oo dhawaan ay la wareegtay dowladda kuwaasi oo kulamo la qaatay Saraakiisha halkaasi gacanta ku haya. C/wali Max’ed Cali Gaas, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo saaka diyaarad nooca Helicopter-ka ka raacay Garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa la tilmaamay in ay gaareen magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Socdaalka Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa ku wehlinaya xubno ka tirsan Golaha wasiiradda oo ay ka mid yihiin Wasiirka gaashaandhiga ahna ra’iisul wasaare ku xigeen Xuseen Carab Ciise, wasiirka Warfaafinta C/qaadir Max’ed Xuseen (Jahween) iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada barlamanka Soomaaliya. Ra’iisul wasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa magaalada Baladweyne kusoo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya, Maamulka Dooxada Shabelle iyo Saraakiil ka tirsan ciidamada Ethiopia oo dhawaan halkaasi kala wareegay Xarakada Al Shabaab. Wafdiga ayaa waxaa loo galbiyay Jaamacadda Hiiraan University ee magaalada Baladweyne halkaasi oo la sheegay in Ra’iisul wasaaraha uu kulamo kula qaatay Mas’uuliyiinta gacanta ku haya magaaladaasi. Sababta C/wali iyo Wafdigiisa ay u gaareen magaalada Baladweyne ayaa waxaa lagu sheegay in ay tahay si ay indha indheeyaan xaaladda magaalada islamarkaana wada hadalo ku saabsan xoojinta amaanka magaaladaasi ay ula qaataan Saraakiisha gacanta ku haya Baladweyne iyo in Al Shabaab laga saaro guud ahaan gobolka Hiiraan. Waa markii ugu horaysay oo mudo ka badan hal sano Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ay gaaraan magaalada Baladweyne waxii ka dambeeyay markii wasiirkii amniga Qaranka Cumar Xaashi oo ka tirsanaa Xukuumadii Sharma’arke lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday Hoteel uu kaga sugnaa magaaladaasi. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee
-
Ra'iisul Wasaaraha Somalia iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka dagay Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan Jimco, Jannaayo 06, 2012 (HOL) − Ra’iisul wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaddib markii ay saakay ka dhoofeen Muqdisho. Wafdigan oo ay ka mid yihiin: wasiirka gaanshaandhigga, wasiirka warfaafinta, wasiirka shidaalka, taliyaha milateriga Soomaaliya iyo xildhibaanno ayaa waxaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Baladweyne saraakiil ka tirsan DKMG ah iyo kuwa maamulka dooxada Shabeelle. Ra’iisul wasaaraha iyo wafigiisa ayaa lagu wadaa inay booqdaan goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada Itoobiya iyo kuwa la socda oo horraantii todobaadkan kula wareegay magaaladaas dagaal ay la galeen Xarakada Al-shabaab oo ka talin jirtay. Waxaa lagu wadaa in Dr C/weli Gaas iyo wafdigiisu ay u kuurgalaan xaaladda hadda ka jirta Baladweyne iyagoo la kulmi doona inta ay safarka ku joogaan degmadaas saraakiisha hoggaaminaya ciidamada Itoobiya. Sidoo kale, ra'iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa waxay tegi doonaan xeryaha ay ku jiraan dadka barakacayaasha ah si ay ugu kuurgalaan xaaladaha ay ku nool yihiin. Inkastoo aan la sheegin inta ay qaadan doonto booqashada wafdigan ayaa waxaa haddana ay noqonayaa wafdigii ugu sarreeya ee ka socda dowladda KMG ah oo booqasho ku taga degmo ku taalla bartamaha Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
R/Gaas oo booqasho kadis ah ku tagay Baladwayne; AMISOM oo la wareegysa ganac ku haynta magaalada. Fri, 06 Jan 2012 10:31:07 -0500 am -05:00 -18000 Baladwayne, Jan 06 - Ra'iisul-wasaaraha dawladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali-Gaas ayaa maanta booqasho aan la sii shaacin ku tagay magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan. Booqashada oo ah mid naadir ah ayaa waxa ra'iisul-wasaaraha ku wehiliya xubno sar-sare oo isugu jira xukuumadda iyo ciidamada qalabka sida. Baladwayne oo ahayd meel ka mida xarumaha ay ugu xoogga badan yihiin kooxda Alshabaab ayaa waxa todobaadkan la wareegay ciidamo isku dhafan oo ka kala socda kuwa dawladda federaalka KMG ah iyo ciidamo-goboleedyo ka soo jeeda degaanka, kuwaas oo garab wayn ka helayay ciidamada Itoobiya. Wafdiga ra'iisul-wasaaraha ayaa la filayaa in ay wadahadallo layeeshaan saraakiisha ciidamada ku sugan Baladwayne iyada oo ay xukuumadda Gaas dhowr jeer ku celcelisay in ay sugi doonaan qorsheyaal maamulna u samayn doonaan goobaha laga saaro kooxda Alshabaab. Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Africa ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ee ku sugan Hiiraan ay maamulka magaalada ku wareejin doonaan ciidamo ka socda AMISOM. Lama sheegin xilliga uu isbaddalku dhici doono. Baladwayne waa magalaadii ugu dambaysay ee kusoo wareegta gacanta dawladda tan iyo intii uu biloowday gulufka culus ee lagu ekkeeyay kooxda Alshabab oo tan iyo xilli dhawayd ka talin jirtay inta badan koonfurta Soomaaliya. Diiwaanka wararka, Daljir
-
Faahfaahin Safarka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ku yagay Baledweyne Posted by Pi on January 6th, 2012 Baledweyne(Pi) Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ay waheliyaan wafti uu kamid yahay Wasiirka Gaashaandhiga Xuseen carab Ciise ayaa saaka barqadii booqasho ku tagay magaalada Baledweyne, waxaana halkaas ku soo dhaweyey masuuliyiin ka tirsan Dowlada iyo shacab fara badan. Ra’iisal wasaaruhu wuxuu booqdey xarumo ay kamid yihiin Jamacada Magaalada Baledweyne iyo Ciidamada Soomaaliya ee halkaas jooga iyo cutubyo ka tirsan Ciidamada Itoobiya. Dhinaca kale shacabka Gobolka Hiiraan ayaa soo dhaweyey booqashada Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Nabadoon Faarax Cabdi Waare oo ka mid ah waxgaradka Baledweyne ayaa sheegey inuu aad ugu faraxsan yahay booqashada waftigaan, wuxuuna carabaabay in ay guul usoo hoyatay shacabka Gobolka Hiiraan, wuxuu kaloo yiri waxaan ku rajawaynahay in goobaha dhiman ee gobolka ay gaari doonaan Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Sawirada booqashada Ra’iisal wasaaraha waan soo gudbinaynaa mardhow Puntlandi.com Baledweyne
-
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wefdi uu horkacayo oo gaarey magaalada Beledweyne Updated:- 6 hours ago| 6 Commnets Waxaa saaka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan gaarey wefdi heer sare ah oo uu horkacayo Ra’iisul wasaaraha DKG ah ee Soomaaliya Prof. Cabdiwele Maxamed Cali. Wefdiga Ra’iisul wasaaraha oo si diiran magaalada Beledweyne loogu soo dhoweeyey ayaa kasoo degey garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif halkaas oo ay diyaarad gaar ahi geysey. Wefdiga Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa qayb ka ah Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka gaashaan-dhigga Xuseen Carab Ciise, Wasiirka wasaarada qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah Cabdilaahi Goodax Barre , Taliyaha ciidamada xooga dalka iyo mas’uuliyiin kale oo badan. Ra’iisul wasaaruhu inta uu magaalada Beledweyne joogo waxa uu kulamo la qaadan doonaa saraakiisha ciidamada DKG iyo kuwa Itoobiya ee dhowaan gacan ku haynta magaaladaas Al-shabaab kala wareegey. Sidoo kale Wefdiga Ra’iisul wasaaruhu waxa ay la kulmi doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Beledweyn, ujeedada socdaalkooduna waa sidii ay ugu kuur geli lahaayeen xaalada magaalada Beledweyn kadib markii ay Shabaabku ka bexeen. Waa markii ugu horeysey oo qaar kamid ah Mas’uuliyiinta ugu sareeya DKG ah ee Soomaaliya ay magaalada Beledweyne gaaraan kadib markii horaantii todobaadkan xoogaga Al-shabaab laga saaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ay in mudo ah ka ariminayeen. Horseed Media
-
Somalia: TFG leaders arrive in Beledweyn, Hiiraan
General Duke replied to Somalina's topic in Politics
Abdiweli in Beledwyne. -
Somalia: TFG leaders arrive in Beledweyn, Hiiraan
General Duke replied to Somalina's topic in Politics
It's amusing that the fake religious groups cheerleaders are calling for me. Che of 2006 was promising the Somali's that his uncle Shangoole and Gang were going to usher in an era of national happiness, instead the group he supported started to kill civilians targeting elders, scholars and children from Galkacyu to hotel Shaamo. They cut of the limbs of young men who they tried in their fake courts as usually backed up by fake testimonies and gleefully recorded the macabre events on their cell phones. They targeted their old supporters, killing the likes of Ibrahim Xasn Cadow and the editors of Horn Afril & Shabeele as well as the innocents. Suicide bombings were their gift to Somalia. In Beledweyne Omar Hashi adan was a target but they also took out 60 other Somali's, most innocent elders of a single clan. Their actions helped bring in the worst drought in 20 years and the areas they ruled were the worst effected. Che and the Al Shabaab gang talked big and whenever they faced any old army they ran for he hills. Today as in 2006 they can no longer cry wolf, even Shiekh Uamal stated they get their weapons and support from Eritrea which is run by a Christian leader who is a close ally of Israel. Jirow Bakaal had a deferent name in 2006 he won't come out of the nigaab like his hero Godane . At least Che is still the same old Mohamed Abid Yusuf cheerleader who conveniently found Shangoole in 2006 as a better clan person to follow... -
We must all support the Talex unity conference
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^ Secessionists are shook to death. -
We must all support the Talex unity conference
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Aliyah Duke has never been against the people of SSC who are my beloved Kin. I might not like or agree with some politicians but the people tere is only love. -
We must all support the Talex unity conference
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Abtigis now that was much better. As we are all comparing SOL members to Somali political leaders. I would say that you have an uncanny similarity to Omar Jess, a not too bright prisoner, who lacked a sense of humor, had wet dreams of ruling Kismayu ,when ever he got an idea it was always a bad idea and always failed to overcome his checkered and abusive past. -
Grand Gathering of Gol Khatumo @ Taleex -- dissected
General Duke replied to Baashi's topic in Politics
Som@li;770540 wrote: Masakiin, I say, Maakhir and SSC have moved on, Get that! You say many things like opening a port area for the people of SSC who already have access to the sea. And you are unable to answer basic questions that you hold dear. Thus my son vent, keep venting but there is nothing you can do to the clan you are crusading against... -
We must all support the Talex unity conference
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Abtigis another case of the Prisoner gone wild. No one was talking about you and if you must inject yourself in everything at least try to be amusing. Again best wishes to the people of SSC on their grand conference and we hope for a positive outcome for the unionists. -
Grand Gathering of Gol Khatumo @ Taleex -- dissected
General Duke replied to Baashi's topic in Politics
^^^lool. The moral of the story is don't open your mouth if you don't know what you are talking about. Adeer you are unable to answer that question because you cant.. Now give your adeer Ilka-Jiir a call and ask him how Puntland works and let us know about it.. Also tell him you have reserved a port for the people of SSC as a gift... -
Grand Gathering of Gol Khatumo @ Taleex -- dissected
General Duke replied to Baashi's topic in Politics
^^^Not so fast son, answer the question, how does Puntland State profit from the people of SSC? Take your time adeer.... -
Grand Gathering of Gol Khatumo @ Taleex -- dissected
General Duke replied to Baashi's topic in Politics
Som@li;770498 wrote: ^Why didn't you denounce the arresting of delegates to this conference by Puntland? Now it is happening, all over sudden you care about them? We will know who has best interest of this region? and who want to profiteer and use their old disunity for their political gain. Am I to comment on every incident that happens? Its like me asking you why you did not denounce the terrorist Attam and his actions, while you denounce Godane's? And also can you clarify for everyone how Puntland profits from the people of SSC? Kindly be clear and concise on this one. -
^^^ well said.
-
We must all support the Talex unity conference
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^^ that made no sense but hey you are a secessionist after all. -
Grand Gathering of Gol Khatumo @ Taleex -- dissected
General Duke replied to Baashi's topic in Politics
Lool you are again only confusing yourself. It's great now that you are talking about an admin and not a clan as you used to, that's progress in itself. Now let's see what plans you have to make changes unless you are now ready stop throwing empty regional names in the air and opening up ports to other sub clans who themselves have access to the sea. I don't deal with delusions Adeer only with reality. Puntland State Of Somalia is reality it exists and 'yes has many problems to overcome , also believe that the people need greater say and insha Allah they will get it. However those who have no plans and only sub clan ego have nothing to offer other than bitterness. So even when as individuals we support the gathering in Talex by a clan that's equally related to us you make snide comments as if you have their best interest and we don't and you claim not to be indulging in the corrupt Clanistic layman speech that has ruined our race. Come of it mate. -
Grand Gathering of Gol Khatumo @ Taleex -- dissected
General Duke replied to Baashi's topic in Politics
^^^Stop the double speak Adeer. One would take you seriously if you spoke against an admin and not a clan. You are evn contradicting yourself for if my clan are victims who are they victims to? Themselves or a sub clan or some individuals. And if we are all victims of this project as you say why should we not join and rectify it together? Adeer you are full of clan ego and you need to get real dividing the community that built Puntland together will not get anyone an advantage. You comment about opening a ppet space for the SSC community highlights who is now living I'm cloud cucko land. -
We don't link Godane to Somaliland XX & JB do for heir love of this man and Afghani is not a secret. As for Amira Godane the hunt is on. He has lost Galgaduud, now Hiiraan and Mogadishu completely. The game is much different on be ground and if he was serious about his jihad he could start with clearing Berbera port and taking out the lovers of Zenawi residing in villa Morgan.