
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Puntland President inspects troops in front lines.[Bandiradlay]...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^From different angels Mr Jaylaani, Puntland sources such as Allpuntland, Allmudug and Clan court sources, Waagacusub.com [very anti Puntland]Goobjoog.net. Thus not from one reference or source. Otherwise some here would accuse the Duke of posting only Puntland news.. -
Puntland President inspects troops in front lines.[Bandiradlay]...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne Cadde Muuse Boqor iyo wafdi uu hogaaminayo oo socdaal lama filaana ku tagay Jiidda hore ee Bandiiradleey. Bandiiradley, Arbaco, Nov. 15, 2006 Waagacusub.com Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Jeneral Cadde Muuse Boqor ayaa socdaal lama filaana ku tagay Jiidda hore ee Bandiiradleey oo ay ku sugan yahiin Ciidamadda maamulkiisa iyo kuwa Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid. Jeneral Cadde Muuse ayaa halkaas kula hadlay Ciidamo kun iyo dhoowr boqol ah,wuxuuna u sheegay in Ciidamadda Maxkamadaha yahiin dad caadiya,rasaastana loo siman yahay,sidaasi daraadeedna loo baahan yahay in la iska caabiyo,waxa uu ugu yeeray Orromadda iyo Ereteriyaanka Isbiirsaday ee Jihaadiyiinta xagjirka horkacayaan. “ Hadii aan ka cararno Puntland,anigu runtii ma garan karayo meel aan u cararno ,oo maanta aan gabaad ka dhigano,sidaasi darteed waa inaan goboladeena difaacana ilaa midkeena ugu dambeeyo,uu ka geeriyoonayo”ayuu yiri Madaxweyne Cadde Muuse boqor oo dhinaca kale ku dhawaaqay inuu isaga shaqsi ahaan hogaamin doono Ciidamadda. Cadde Muuse oo ay wehliyeen Mas’uuliyiin u dhashay beelaha ,**********,Sacad,*********** iyo ******** ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay,ku sugnaa Gaalkacyo,waxaase dad badan la yaab ku noqotay sida uu ugu dhiiraday inuu yimaado ,meel 4KM oo qura u jirta fariisinka Ciidamadda Maxaakiimta. Si kastaba ha ahaatee Jeneral Cadde Muuse iyo wafdiga la socda ayaa bacdul Salaadda maqrib lagu wadaa inay booqdaan fariisamaha Ciidamadda kale ee Sedex Higlo,Dagaari iyo Laan waaleey. Madaxweynaha waxaa la socda Ciidamo saaran gawaari dagaal oo boqol iyo konton ka badan,kuwaas oo la sheegay inay u badan yahiin Ciidamaddii Jiidda hore ee Adhi Cadeeye. -
Puntland President inspects troops in front lines.[Bandiradlay]...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo gaaran Deegaanka Bandiiradleey. Garowe, Arbaco, 15 Nov 06 Simba Radio Wafdi uu horkacayo Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Puntland Cadde Muuse ayaa maanta gaaray afka hore ee Degmada Bandiiradleey. Safarka Madaxweynaha ayaa yimid kadib markii maalmihii lasoo dhaafay ay ku dagaalameen Degmada Bandiiradleey ciidamo kala taabacsan Maxkamadaha Islaamiga iyo Maamul Goboleedka Puntland. Madaxweyne Cadde Muuse ayaa safarkiisa waxaa ku wehliyay Mas'uuliyiin sar sare oo ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland sida Baarlamaanka iyo Xukuumada. Madaxweynaha Puntland Cade Muuse markii uu gaaray Bandiiradleey waxa uu salaam ka qaatay Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland ee ku sugan aaga hore. Illo-wareed ku sugan Deegaankaasi ayaa sheegaya in Jeneraal Cadde Muuse uu halkaasi kulamo kula qaatay Saraakiisha ciidamada Puntland ee jiida hore ee dagaalka. Si kastaba ha ahaatee, Waxaa laga dareemayaa Deegaanka Bandiiradleey saan saan colaadeed oo ay wadaan laba garab oo xiligaan isku diyaarinayaan dagaal ay galaan. Simba Media Center , Mogadishu -
Puntland diaspora and clans support their Admin....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ujeedo:- Warqad Furan oo ku Socota DGPL ee Soomaaliyeed (OPEN LETTER) Ku: - Gen. Maxamuud Muuse Xirsi CADE (Madaxweynaha DGPL) Garowe Og:- Md. Xassan Dahir Maxamuud AFQURAC (M/Kuxigeenka DGPL) Garowe Og:- Golaha Wakiilada DGPL Garowe Og:- Golaha Garsoorka Garowe Taariikh. Nov-13-2006 Mudanayaal ; Aniga oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed si gaar ahna deegan ahaan u dhashay gayiga Puntland waxaa Sharaf ii noqotay inaan warqad furan u soo gud biyo Madaxa/ Hoganka DGPL ee soomaaliyeed maamulka hada Jira. Mudanayaal waxaan indhaha laga qarsan karin Godka madoow ee u Janjeero Habka iyo Hanaanka ay ku dheehantay (ku dhisantahay) DGPL ee Soomaaliyeed ee aad hogaanka u haysaan Waxaa jira dareen ay shacabku qabaan oo la doonayo inaad si mubaax ah uga qancisaan madama aad tihiin madaxdii hogaanka u haysay umada gobolka , waxaa xusid mudan in ay jiraan abaabul dhan ka ah maamulka aad hormuudka ka tihiin kasoo keeni kara in la wayo kaladameeynta iyo nadaamka hada jirta ( Law and Order ). Guud ahaan soomaaliya waxaa ka jirta siyaasad soo cusboonaatay oo wadata moowjado siyaasadeed oo cadoow shisheeye heelinayo sababi karana bur bur horleh oo dalka iyo dadka soomaaliyeed u horseeda dagaal sokeeye , aniga oo taas ka duulaya waxaan talo ahaan u soo jeedinayaa qodobadan soo socada inaad si deg deg ah wax uga fulisaan:- 1. In xoog la saro Amaanka iyo Nabada Gobolka 2. In sharciga lala tiigsado cidii amaanka waxyeelayneesa una hanqal tagleeyneeysa Dabeeysha suntan ah (Maxkamadaha Mugadisho) ee koonfurta soomaaliya ka dhacaysa 3. In la yareeyo Hadal Haynta Maxakamada Mugadisho oo aan lala gelin tartan siyaasadeed (Political Challenge ) oo wayadan danbe ku soo laalaabaneeysay khudabada aad u jeedisaan Dadweynaha 4. In la kala diro Golaha Xukumda iyo Dhamaan Agaasimayaasha Guud ee DGPL ee hada jira 5. In sharciga la soo taago wasiirada iyo Agaasimayaasha lunsaday kuna karti falay hantida umada 6. Inaad qabtaan kulan deg deg ah oo looga tashanayo xaalada jira lagana qayb gelinayo Isimada , Waxgardka, Siyaasiyiinta , Aqoonyahanka Culima u diinka Iyo Qaybaha kale ee Bulshada. Mudanayaal Waxaa sidoo kale xusid mudan in halka ay dadweynaha Puntland yar iyo weyn ka guuxayaan oo ay saluugsan yihiin ay tahay Golaha Xukuumada iyo Agaasimayashooda ee Dowlad Goboleedka Puntland , waxaa hubal ah oo aan indhaha laga qarasan karin in waxtarka Golaha Xukumada uu yahay mid aan nafac lahayn ama garsiisaneeyn halkii loogu tala galay. Dastuurka DGPL Waxaa lagu saleeyey oo saldhig u ah Shareecada Islaamka , Habka wadatashiga iyo go’aan wadaagga Isu dheellitirnaanta awoodaha Dawladda; xeer-dejint, fulinta iyo garsoorka, Baahinta xukunka ,Habka xisbiyada Iwm. Mudanayaal waxaa loo baahanyahy oo tubta iyo talada toosani ku jirtaa in maanka iyo maskaxda lagu hayo jirtanka DGPL iyada oo laga duulayo Dastuurka DGPL Waxaa Dardaaran Talo iga ah in aad dadka kala bartaan Madaxdooda , Maxaan ula Jeedaa ? Waxaan ula jeedaaa xukunka waa in loo sinnaadaa, oo hadba qofof talada loo dhiibaa, si dadweynahu u kala bartaan madaxdooda iyo si ay u caddaato in qof/qofof ama reer/reero gaar ahi aysan si joogto ah u layn hoggaanka xukunka. Haddii aan si kale u dhaho., qabashada mas’uuliyad Maamulka “yuu yahay” aysan muhim ahayn ee “muxuu yahay” ay tahay su’aasha loo baahanyay. Waa in la gaaraa maalin la’ ogaado in tiro qabiil aysan noqon karin Hal beeg (Unit) wax lagu jaangooyo, ee Hal beegu noqdaa heer aqooneed, daacadnimo, dadaal gaar ah, caddaalad, dammiir, Alle ka cabsi, iwm. Faraqa ku jira “Yuu yahay” iyo “muxuu yahay” waxaa metaal ama markhaanti cad, oo la taaban karo, u ah Qab dhismeeda Golaha Xukumada DGPL oo runtii ku saleeysan “Yuu Yahay” waxaa in dhowaleba indhahayagu qabanayeen ama dhegahayagu maqalayeen Shakhsiyaad gaar ah oo ku soo laalaabanaya shaashada iyo Indhah Dawaynaha Gobolka Haddii, sidaan rajaynayo, taladaasi saameyn yeelato, markaas waxaa lagama maar-maan ah in la helo madax leh tilmaamaha/sifooyinka kor ku xusan iwm, oo la rajayn karo inay kasbi karaan, haddii fursad la siiyo, kalsoonida dadweynaha, iyagoo mar kasta xasuusan sababta ay hoggaanga ku kasbeen iyo iyagoo ficil ku muujinaya in “muxuu yahay” ay ka khayr roonaan karto “yuu yahay”. AlloowTalada Nootoosi MAHADSANIDIIN Md. Mohamoud Hayir Ibrahim (Caaqil) Cell No + 92-300-2252724 ama + 92-345-2814232 Caaqil_hayir@hotmail.com -
Puntland President inspects troops in front lines.[Bandiradlay]...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Bandiiradley: 15-11-06 {Allmudug.com} Madaxwaynaha Puntland oo saaka booqday Jiida hore ee Bandiiradley. Allmudug.com 15-11-06:- Madaxwaynaha DG Puntland Gen. Maxamud Muuse Xirsi Boqor iyo ciidamo badan oo galbinayay ayaa saaka booqday Jiida hore ee Bandiiradley Madaxwaynaha oo ay safarkiisa ku weheliyeen Wariyayaasha Jiida hore Uga soo warama Shabakada Warbaahinta Allmudug Cabdinur Mohamed Seeraar iyo Farxaan yaasiin mire ayaa booqday dhamaan goobaha ay fadhiyaan ciidamada Daraawiishta. Madaxwaynaha ayaa wuxuu shir aan caadi ahayn la qaatay dhamaan madaxda ciidamada Daraawiishta oo uu ku jiro Taliyaha Guud ee Daraawiishta Coll. Cali Mire Carays iyo saraakiil badan oo ka tirsan ciidanka Daraawiishta sida Xiif Cali Taar, Maxamuud Muuse ilka dheere iyo xubno badan oo aan halkaan lagu soo koobi Karin. Kulankan oo mudo afar saac iyo bar ah si toosa ugu socday Madaxwaynaha iyo Saraakiisha ciidamada ayaa looga hadlay arimaha Ciidamada iyadoo markii kulan kaasi dhamaaday Madaxwaynuhu dib ugu soo laabtay Gobolka Mudug arimaha ay ka wada hadleen Madaxwaynaha iyo Saraakiisha ciidamada ayaan saxaafadu waxba kala socon sida caadiyan lagu yaqaan kulamadan oo kale maadaama ay ahaayeen arimo quseeya Ciidamada oo qura. -
Puntland President inspects troops in front lines.[Bandiradlay]...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
JEN. CADDE MUUSE OO SI DEG DEG AH U GAARAY AAGA AY CIIDAMADIISA ISKU HOR FADHIYAAN KUWA MAXKAMADAHA ISLAAMIGA Jen. Cadde Muuse Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Puntland Jen. Cadde Muuse Xirsi ayaa si kormeer deg deg ah ugu ambabaxay aaga hore ee ay ciidamdiisa isku hor fadhiyaan kuwa maxkamadaha Islaamiga ee dhowaan la wareegay gacan ku haynta deegaanka Bandiiradleey. Socdaalka Jeneralka ayaa lala xiriiriyay in uu dhiiragelinayo ciidamadiisa ku sugan halkaasi ee is hor fadhiya kuwa Maxkamadaha Islaamiga, weriye la socday madaxweyane Cadde ayaa wuxuu u sheegay goobjoog.net in uu dhiirigelinayay ciidamada Puntland, isagoona kula dardaarmay in ay adkeeyaan difaaca deegaannada Maamul gobolleedkiisa. Jen. Cadde Muuse ayaa waxa uu ka waday maamul gobolleedkiisa maalmihii la soo dhaafay abaabul ciidan iyo isku shaandheyn uu ku samaynayay taliyayaasha ciidamadiisa, inkastoo uu shalay xilkiisii uu ka xayuubiyay taliyihii ciidamada Booliiska Puntland Yuusuf Axmed Cali Qeyr isla markaana uu ku beddelay G/Sare Saciid Cali Xaaji, warar hoosena waxay sheegayaan in wafdiga la socday Madaxweynaha ee gaaray agagaarka Bandiiradleey ay la socdeen saraakiil Itoobiyaan ah. Abdikarim Ibrahim Adan (Ampacilin). E-mail: webmaster@goobjoog.net -
Gaalkacyo: Madaxwaynaha Puntland oo kormeeray jiidaha dagaalka ee gobolka Mudug. Arbaco, November 15, 2006 Gaalkacyo (AllPuntland)- Madaxwaynaha DGPL Maxamuud Muuse Xirsi (Jen. Cadde) ayaa kormeero hawleed ku tagay xeryaha ciidamada ee gobolka Mudug. Madaxwayne Cadde ayaa waxa uu kormeer ku tagay xeryaha Dagaari, Saxa qurun, Saddex higle iyo Duleedka Bandiiradleey. Madaxwaynaha ayaa waxa uu halkaasi war bixin kaga dhagaystay saraakiisha ciidamda ee ku sugan jiidda hore isaga oo ku booriyay in ay ku dadaalaan difaaca dalka iyo diinta. Waxa uu madax waynuhu ku booriyay ciidamda Puntland in ay difaaca Puntland adkeeyaan, isaga oo sidoo kale sheegay in xukuumadda Puntland ay ku daadayso in ay wax walibaa u hurto difaaca Puntland. Waxa uu madaxwayne Cadde salaan ka qaatay cutubyo ka mid ah ciidamada daraawiishta Puntland ee ku sugan jidda hore ee dagaalka gobolka Mudug. Madaxwaynaha Puntland ayaa horay waxa uu maalintii shalay kormeero ku tagay xeryaha ciidamada ee gobolka Mudug. Waxa ay arrimahani ku soo aadayaan iyada oo xaalad dagaal ay ku sugan tahay koonfurta gobolka Mudug. Mahad Jama Koronto AllPuntland
-
Armed revolution agains Cade and his Mafia adminstration started.
General Duke replied to Jabhad's topic in Politics
Juje. Garoweonline, is run by opposition forces to the admin, thus its news is would be negative to the Puntland admin... Duuliye should be ashamed to think murdering officers is going to help your clan courts... If this is the type of support you propgate you have a century or more to wait. -
Somalia: Islamists forces defected to the government Somaliweyn Media Center (SMC)Islamic courts forces based in Bur-Hakaba, some 60km from Biadoa, where Somali’s ineffective government have been reported to defected to the government, as the Islamists denied the existence of such reports. Reports from Baidoa say the government welcomed to Daynuney Military camp up to 150 militiamen escaped from the Islamists, it is first such move faces the powerful Islamists. As reports said the defection of the militias came after confrontation between the Islamists and the local residents, because of the residents got annoyed some the Islamists behaviors, the called as based tribalism. The defected militias were new to the Islamists forces, other reports confirmed. “There are no neither Islamists forces nor local residents militias defected to the government, these are groundless claims” Mustaf Muqtar Bulow, the commander of local resident forces, whom recently named as Sheikh Al-Badri, by the Islamists said. “The government forces used to defect and join to the Islamists for lack of payments and misbehavior, but the Islamic forces never escape” he added, referring to the former government forces deserted to the Islamists. The government forces commanders confirmed the defection of the Islamic courts declining Source: SMC
-
W/Ameerika : Bayaan Ku Wajahan dhamaan Shacabka Reer PL Posted to the Web Nov 15, 12:17 KU:-MADAX WEYNAHA DGPL. OG:-GOLAHA XUKUMADDA DGPL. OG:-GOLAHA BARLAMANKA DGPL. OG:-CULUMO UDIINKA DGPL. OG:-SHACAB WEYNAHA DGPL. Anagoo ku hadlayna magaca Aqoonyahanada,Siyaasiinta,Boqorada, isimada,hooyoyinka, iyo hogaamiyo dhaqameedka, jaaliyaddaha reer Puntland oo ku nool Qaradda W/America iyo wadamada reer yurub ayaan halkaan waxaan ka soo jeedinaynaa Bayaan ku wajahan dhamaan shacabweynaha reer Puntland iyo Soomaali weyn meel kasta oo ay jogto. 1-In reer puntland ilaaliyaan jiritaanka DGPL. 2-In la adkeeyo Difaaca iyo wada jirka Puntland. 3-In wixii jiritaanka PL khal khal galinaya meel looga soo wada jeensado. 4-In DGPL Umadda soomaaliyeed nabad ugu Baaqdo. 5-In DGPL dhamaan Ummadda Soomaaliyeed Nabad kula nolaato. 6-In DGPL iyo Shacabkeedu IxtiramanWadamada soomaaliya dariska la ah. 7-In DGPL iyo Shacabkeeduba Tageeraan DFKM ah. 8-In Shacabweynaha PL Gudaha iyo Dibaduba ay malgaliyaan Gobalada PL. MAXKABADAHA MUQDISHO:- Waxaan ugu baqaynaa in ay nabad ka shaqeyaan oo ay joojiyaan Coladaha ay hurinayaan iyo Dulamada ay ku hayaan meelaha nabada ah, iskana ilaaliyaan burbur danbe oo soomaaliya gasho,waxaan kula talinaynaa in ayna ku deg degin dhiig bilaamacno daro ku daata iyo burbur hor leh,waxaan ugu baqaynaa in miiska wada hadalka ay fariistan oo ay la xajoodan DFKM. Waxaan ugu baqayna Maxkabaddaha iyo DFKM ah si deg deg ah in loo furo wada hadal shuruud la'aan ah,dhamaan ummadda soomaaaliyeed waxaan ugu baqaynaa in la adkeeyo Midnimadda ummadda soomaaliyeed iyo jiritaankeeda si loo soo celiyo nidaamkii iyo kala danbayntii islamarkaasna loo diyaar garobo doorashooyin xor ah. BAYAAN WAXAA DIYAARIYEY : 1-Dr.Xabiib Abshir Xubeer. 2-Prof.Cali Caydiid Warsame 3-Dr.Maxamed Omar (Dhigic-dhigic) 4-Prof.Maxamed Jamac Xaamud 5-Prof.Cabdiwali Cabdulahi Sh.Osman 6-prof.Maxamed Xaaji Cabdi 7-Drs.Shamad Xalwo 8-Bashiir Boqor Muuse 9-Muxyadiin Boqor Muuse 10-Ugaas Cabdi Xaashi Shirwac 12-Nabadon Caabi Farax Cali 13-Caqil maxamed Diriye Samantar (Qorad) 14-Suldaan Maxamed Suldan aadan 15-Suldaan Cabdiwahab Suldan Cali Yusuf 16-Suldan Cabdullahi Cali Barre 17-Nabadon Maxamed Axmed Nuur (Jabdhurwaa) 18-Nabadoon Cubayd Axmed Aadan 19-Nabadon Cabdulaahi Cabdule (Cagbacag) 20-Cabdirashiid Goolnuug 21-Dr Barhan Xaashi 22-Farax Maxamud Aadan 23-Kalaf Cabdi Maxamed 24-Cabdirashiid Maxamed Jaamac 25-Cabdinur Cali Maxamud 26-Cabdulaahi Sh Axmed 27-Cabdirixman Cabdilaahi Axmed 28-Aadan Ciise Cali (Dana dhagax) 28-Cali Sacid Ciise 29-Axmed Cali Ciise 30-Maxamed Axmed Samantar 31-Cabdibarre Xaaji Yusuf 32-Yusuf Cilmi Samantar 32-Aadan Samantar Cade 33-Aadan farax Samantar 34-Cabdi Aadan Samantar 35-Axmed Aadan samantar 36-Cabdulqaadir Aadan farax 37-Farxan Aadan Madoobe 38-Axmed Jamac Yaqub 39-Yusuf Maxamed Farax 40-Maxamed Cabdi Cali Dalab 41-Maxamed maxamud Cali 42-Jamac Muuse Kalid (Carabey) 43-Maxamed Cali Cigaal 44-Cabdulahi Cali cigaal 45-Cabdikarin Geelle cadceed 46-Warsame Yusuf Jibriil 47-Ciise Cali Barre 48-Xuseen Xaashi Xirsi 49-Daud Tahalil Xuseen 50-Cabdirixman Cali Shire 51-Nur sacid Maxamed 52-Maxamed Xirsi Diriye 53-Maxamed Cabdi Qaac 54-Cabdulahi Maxamed Maxamud 55-Axmed Shire Cali (Bonbale) 56-Cali Sacid Xaaji (Cali-Dheere) 57-Maxamed Nur Yusuf 58-Nur Sacid Cilmi 59-Cabdirashid Xaaji Cali 60-Axmed Saleban Geelle 61-Cismaan bandhabow 62-Ibraahi Aw Cali 63-Maxamed Warsame Cade 64-Maxamed Axmed Ciise 65-Cabdikarin Ciise Qaxiye 66-Aamina Jaamac Deeble 67-Mxamed Ciise Qaxiye 68-Dahir Maxamud Cali 69-Xasan Cabdulaahi Maxamed 70-Khalif Farax Cali Dacar 71-Ciise Barre Saciid 72-Saciid Muuse Axmed (Sheho) 73-Cabdirisaq Maxamed Nur 74-Mahadd A Maxamed 75-Maxamed Cabdulaahi Xoday 76-Dahir Ibraahim Aadan (Jigis) 78-Cawiil Saciid Farax 79-Cabdi Dheere Cali Ashkir 80-Cabdisalan Warsame Cabdi 81-Saciid Cilmi Dhagood 82-Muuse Farax Guleed 83-Cabdulaahi Xaashi Deer 84-Saciid Cabdulaahi Calai Barre 85-Diriye Xuseen Samantar 86-Cali Dhiir Yusuf Warsame 87-Axmed Yusuf Warsame 88-Muuse Xasan Yusuf (Galac) 89-Maxamed Jaamac 90-Maxamed Miire Cabdi 91-Cali Cabdilaahi Daud 92-Maxamed Cabdi Hawle (Orfane) 92-Jamac Farax Cigaa ( Darbaal) 93-Axmed Nur Cali Miire 94-Axmed Faarax Geelle (Diged) 95-Mxamed Cabdi Cali (Fare) 96-Xuseen Xaashi Xuudi 97-Xasan Warsame xasan (Gurey) 98-Cabdulahi Yusuf Wasuge 99-Cabdirixmaan Elay 100-Cabdulaahi Sh.Maxamed 101-Ibraahim Sh.Maxamed 102-Xaawo Aadan Axmed (Xaawo Ayeeyo) 103-Xaawo Kamaludiin 104-Sheekh Ciise Barre 105-Lul xasan Laari 106-Faadumo Kamaludiin 107-Asli Sugule Cali 108-Suldaamo Shire Ciise 109-Xaliimo Khaliif 110-Jaamac Aadan Diriye 111-Cabdiwali Cali Shire 112-Cabdulaahi Axmed Shire 113-Axmed Cali Mursal 114-Maxamud Cali Mursal 115-Nur Salax Cabdi (Doonyaale) 116-Ibraahim Mxamed Xaaji Huruse 117-Jamac Shire Mxamed (Dariiqo) 118-Ibraahim Caduur 119-Cismaan Maxamed Cali Gurey 120-Ibraahim Xasan Xuseen 121-Maxamud maxamed salax 122-Xasan ******* 123-Sugule warsame Sugule 124-Dhimo cabdi Seed 125-Luul Xagaayo 126-Xaawo Gaboose Orad Dheer 127-Nadiifo farax Diriye 128-Cibaado Xaaji Xuseen 129-Saciid Xalwo 130-Maryan Xalwo 131-Maryan Baadi Cawl 132-Madiino farax Bashan 133-Sahro farxa cabdulle 134-Ayaan Sh Nur Maxamed 135-Caasha Sh Nur Maxamed 136-Sali Aadan farax 137-Xaawo Xaashi 138-Caasha Jaamac Mire 139-Nadiifo Nur xasan 140-Caash Jamac Libaax 141-Maryan Xaaji Xasan 142-Faadumo Xaaji Cabdulaahi 143-Faadumo Hirad 144-Ayaan Cali Bagaag 145-Faadumo Aadan gaas 146-Sahro Aadan gaas 147-Caasha farax cabdule 148-Saynab Cabdirixmaan gardaad 149-Shugri Cumar Bixi 150-Amina Xuseen Arre 151-Lulsalax Xaashi 152-Xaawo Dheel Cabdule 153-Safiyo Dubad 154-Idil Cismaan Dheel 155-Faadumo Dheel Cabdule 156-Ayaan Farax Cabdule 157-Nicmo farax Cabdule 158-Khadijo farax Cabdule 159-Sacido farax Cabdule 160-Siraad Afbuur 161-Dhool Afbuur 162-Ardo Axmed Nur 163-Faadumo Axmed Xalwo 164-Jamac Abshir Walde 165-Xasan Abshir Walde 166-Xaali Jaamac Nur 167-Ruqiyo Ashkir Gurac 167-Sahro Ashkir Gurac 168-Fowsiya Aadan Gurac 169-Barni Cabdi Aadan (Dalab) 170-Hodan Cismaan Aadan 171-Hodan Cabdi Carus 172-Canab Caga Biyood 173-Shugri Ciiro 174-Sacdiyo Cismaan Islaan 175-Sahro Xuseen xasan 176-Safiyo Xuseen Gure 177-Saynab Gafaaje 178-Khadijo Muuse Islaan 179-Sonkor Jaamac Geyre 180-Axmed Xasan 181-Cabdirixmaan Maxamed Jaamac 182-Cabdulaahi Xalwo 183-Cali Maxamed Aadan 184-Cabdiqani Shancad 185-Cali Maxamud Aadan 186-Cabdulahi Cismaan Dheel 187-Safiyo Cabdulqadir Cali Warsame 188-Ruqiyo Kaarshe 189-Faadumo Faarax 190-Xuseen Gure Xanaf 191-Edo Xaawo Muuro 192-Faadumo Cabdulaahi Caynab 193-Sundus Daahir Xasan 194-Faadumo Yaasin 195-Barni Muuse Islaan 196-Xalimo Xuseen Maxamud (Xalimo Jabuti) 197-Xaawo Caynab 198-Maryan Xuseen Godane 199-Sahro Raage 200-Jamailo Cabdi Yare 201-Sahro Qawdhan 202-Fadumo Abshir Muuse 203-Maryan Jaamac Salax 204-Saciid Abshir Haman 205-Maryan Cabdi Bixi 206-Sacid Cabdi Bixi 207-Xaawo Cabdi Bixi 208-Cabdi Cali Maxamed 209-Faadumo Cabdirixmaan Xasan 210-Mxamed Cabdi Maxamud 211-Farax Xirsi Yare 212-Maxamed Cabdi Carus 213-Maxamed Cadceed Hongor 214-Maxamud Xaashi Xalane 215-Cismaan Beeldaajiye 216-Maxamud Ciise 217-Cabdirixmaan Axmed Aaden 218-Cabdirisaq Cali Bixi 219-Dhagas Sahal Khalif 220-Maxamud Xirsi farax (Gaalooti) 221-Maxamud Diriye Faraweyne 222-Cabdinur Jamac Ganaje 223-Umal Dahir Dalac 224-Maxamed Maxamud Xaashi 225-Cabdicasiis Maxamed Aadan 226-Asad Dhoodi Timayare 227-Jaamac Warsame (Diyamiye) 228-Cabdikhadar Cabdullahi Cabdulle 229-Cabaas Cabdulaahi Cabdille 230-Mahdi Cabdulaahi Cabdulle 231-Jamaal Cabdirashiid (Cumar-Xayd) 232-Yaxye Waabari 233-Cumar Farax ( Qoordheer) 234-Bashir (Dhoonbe) 235-Salmaan Xirsi (dabataag) 236-Rooble Maxamed (Geele) 238-Xuseen Xasan Aadan 239-Yusuf Maxamed Aadan 240-Fardowsa Maxamed Dahir
-
^^^lol..
-
^^^Why are you now blaming the US, for the ignorance of Eritrea and their happless leader?
-
Sheikh Xasan Turki is Alive and Kicking
General Duke replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
If he is alive then, Why the quite period? -
^^^I dont think these dudes are going any where fast. The movement seems to be sidelining the real pragmatic religious groups and being run by business and the rash gun totting groups. Abukar Cadaan is a powerful figure within the Clan Courts and the man whi is holding Sharif Ahmed in his position. This type of action and the invasion of Kismayu highlights he is not as clever and the movement has not the depth of understanding many belived they had.
-
Waa markii ugu horeysay oo dibadbaxyo ceenkaan oo kale ah uu ka dhaco dekedda weyn ee magaalada Muqdisho, tan iyo markii 3 bil ka hor. It happened before and nothing was done? A national institution given to a man Abukar Cadaan, who also now controls Kismayu, then employes his clan, this is the vision the Clan Court have for the whole nation?
-
Red Sea nice picks brother. The Burco ones are nice and the beach of Berbera beautiful..
-
^^^Bambo you made some great points. What happens in south , puntland has no say in as xaamar has no sayin what happens in puntland . Thats was the best one for me. But when you say south, does that include Bay, Bakool, lower Shabbele, Gedo, Jubas's? Because I dont see how Xamar is responsible for those areas? If reer puntland still have the mentality they can control somalia and that they are superiorty to other tribes then they failed to learn from the cival war You mentioned something about superiority, can you expand on that for me please. Bambo, the clan courts are resposible for their areas as Puntland is for its areas, then why are they [clan courts] occupiying the Lower Shabbele, Juba's and parts of Bay? Is that the road to peace. No one is beating war drums, but Galkacyu is of limits. Also Puntland has not armed Qaybdeed nor is it fighting for Qaybdeed, we are defending our selves from the actions of the clan courts.. ..
-
Sheikh Xasan Turki is Alive and Kicking
General Duke replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
^lol. Death of any muslim is sad, but its good to hear he is alive and well. Why the quite period? -
^^General Sakhar, put it nicely, the Puntland State is a big problem for the clan court, its 34% of Somalia and with it in the TFG sphere of influance they can not claim to control the majority of the country. Thus this attck and setting up clan courts within the state. Red Sea, needs to understand the clan courts in a war stand little chance in Mudug, hence the fleeing of civilians from Cadaado and Galinsoor, they know the cost with their neigbours in the North East.
-
Clan Courts accept negotiations Igad as mediators, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho: Maxakmadaha oo shuruud la`aan kaga qayb galaya wada hadalada Kharduum. Talaado, November 14, 2006 Muqdisho (AllPuntland)- Gudoomiye ku xigeenka golaha fulinta ee maxkamadaha magaalada Muqdisho C/raxmaan Jinaqoow ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in golaha maxkamadahu ay diyaar u yihiin in ay wada hadallo la qaataan xukuumadda Soomaaliya. Jinaqoow oo saxaafadda magaalada Muqdisho kula hadlayay ayaa waxa uu shaaciyay in kulammo ay la qaateen madax ka tirsan urur goboleedka IGAD ay iskula meel dhigeen qaabka uu u soconayo kulanka dhex dhexaadinta dawladda iyo maxkamadaha. Waxa uu sidoo kale sheegay in ay shuruud la`aan u tagayaan magaalada Kharduum oo ay wada hadal kula galayaan xukuumadda Soomaaliya. Waxa uu sidoo kale sheegay in wada hadaladaasi ay ku dadaalayaan sidii ay u meel mari lahaayeen oo ay uga soo bixi lahaayeen miro dhal aad u ballaaran. Hadalkani ayaa waxa uu soo baxay iyada oo magaalada Muqdisho ay booqasho ku joogaan mas`uuliyiin ka socota xukuumadda Kenya oo haysa madax tinimada meerta ee ururka IGAD. Wali si rasmi ah looma shaacin xilliga uu dhacayo wareega saddexaad ee wada hadalada maxkamadaha iyo dawladda, iyada oo aan sidoo kale xukuumaddu aysan waxa jawaab ah wali bixin. Mahad Jama Koronto AllPuntland -
^^^Oh my you do talk allot, the clan courts claimed to be 20km of Galkacyu two days ago and now are fleeing back to Galinsoor. Saxib, there were no Puntland prisoners and if they had them they would have their photos splashed all over Dayniile.com, and Shabbele. Cade Muse has scored a victory without even attacking..
-
Clan Courts accept negotiations Igad as mediators, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Golaha maxaakiimta Islaamka oo aqbalay casuumaad uga timid urur goboleedka IGAD . November -14-2006 HornAfrik, Mogadishu, Somalia . Golaha maxaakiimta Islaamka ayaa aqbalay casuumaad uga timid urur goboleedka IGAD kaddib markii is afgaran waa uu ku dhexmaray magaalada Khartuum ee dalka Suudaan maxkamadaha Islaamka iyo dowladda Kenya. Golaha maxkamadaha ayaa ogolaanshaha ay aqbaleen qaar ka tirsan wadamada IGAD oo markii hore ay ka biyo diidsanaayeen ay timid kulan shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kaddib markii xubna saddax gaaraya oo ka socda dowladaha IGAD iyo dowladda Kenya ay ug wada hadleen sidii loo sii wadi lahaa shirka dib u heshiisinta dowladda fedraalka iyo golaha maxaakiimta. Sh. C/raxmaan Janaqow ku xigeenka madaxa golaha fulinta maxkamadaha ayaa sheegay in maxkamadaha ay aqbaleen casuumad kaga timid urur goboleedka IGAD. Ambassador Maxamed Cabdi Afey iyo xubnaha la socda oo diyaarad qaas ah shalay ku yimid magaalada Muqdisho isla galinkii dambana dib ugu laabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay dhinacooda in golaha maxkamadaha ay la gaareen qodoba dhowr ah islamarkaana ay jirto casuumad gaar ah oo IGAD ay u fidisay golaha maxkamadaha si looga wadahadlo waxyaabaha ay maxkamadaha tabanayaan. Dhamaadkii bishii October ayaa golaha maxkamadaha iyo dowladda fedraalka waxaa uu suuragali waayey kulankii saddaxaad ee lagu qaban lahaa magaalada Khartuum kaddib markii golaha maxkamadaha keeneen sharuudo suuragalin waayo in kulankaas uu dhaco. Marka laga reebo Soomaaliya ayaa lixda dowladood ee IGAD Saddax ka mid ah waxaa ka biyo diidan golaha maxkamadaha Islaamka kuwaas oo u arka inay la safan yihiin dowladda fedraalka KMG ah ee Soomaaliya. -
^^^How is this a violent action, can the President not remove the police chief? Was Bush being violent removing Rumsfeld? You seem to be looking for a lot of excuses, when it comes to the Puntland admin, yet never comment on the actions, the multiple illegal ones of the clan courts?