General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^No one is talking about this phantom group. Just the comments Ina Ismael Samatar made. Hiil Qurun makes no sense to the average Somali. It's devoid of ideas and based on the wish of the Samatars to enter Somali politics.
  2. When I ever I come across the Smatars I remember that old adage. " those who can do and those who can't teach". I am not really opposed to them, for what is there to oppose? And only the likes of Abtigi's who's greatest contribution to Somali kind is the likes of Omar Jess could support such losers. For the Samatars in the field of politics are losers. Alll those years of mastering political theories and look at what they brought to the Somali's Hiil Qaran? Loool
  3. JB: or Warlord Siilanyu's spokesperson, I have known these two ****** were clowns since moving to Minneapolis. They are a joke in this city. However I have also told you that the SNM junta will lose soon..
  4. Puntland Oil is the greatest story in modern Somali history. Dr Osman's over kill has not worked and will not insh Allah. Your contribution so far has been noted,...
  5. Hiilqaran and the two Samatar clowns wont get anywhere. This man and his group are the latest manifestation of their *********...
  6. Maaddeey;778345 wrote: ^Yes, they are. They are our Muslim brothers, wax fahan.! Not that one can take your word for it. Anyhow they are running like chickens and the murderous tourist fake Jihadis will be hunted down inside all of Somalia. Insha Allah
  7. Al Shabaab are losing big time... Of course they will blame foreigners, since the foreigners that support them are good ones I guess.
  8. Puntland Oil will transform Somalia as a whole, but the region will benefit allot.
  9. Somalia;778214 wrote: Abdiwelli may Allah bless you and keep you. Mr. PM you have done a great job...
  10. Xaaji Xunjuf;777824 wrote: Not supporting you're brother when he needs you the most you kick him in the back while showing you're positive side here and there in the mean time you try everything to stop the newly created state what kind of enemy are you duke? I am confident that my brother shall prevail. That they have the ability to defend their lands. However all options are on the table and the secessionist present not a major issue to us.
  11. ^^^^So now instead of raining in Guriceel Al Shabaab have been chased out of Mogadishu, and are being hunted. This little gang is history and thats funny.,..
  12. Xaaji Xunjuf;777814 wrote: ^^^And the Garowe clan enclave is rejecting the newly conceived Khaatumo clan state how brotherly Brothers can reject or even disagree with each other. Only enemies attack cities, killing civilians and demonstrate in mass against bother people. That is the difference. I am able to reject without wailing, crying, parading the women and sending militias.
  13. The people are being attacked and by the SNM. Its a shame.
  14. That was an insightful report... Puntland is on the world map.. 19 billion barrels wow...
  15. ^^^Warlord Siilanyu and his gang should be prosecuted................
  16. Breaking News; Fighting in Cayn region,.... http://www.jidbaale.com/index.php?option=com_content&view=article&id=2194:dagaal-ka-qarxay-duleedka-sool-joogto-ee-gobolka-cayn-iyo-daryanka-madaafiicda-oo-laba-dhacaya&catid=42:wararka-af-somali
  17. Warlord Siilanyu = President of "Somaliland" Criminal Bixi = Leader of Kulmiye Faisal Warrabe = Leader of Ucid Ahmed Yusuf Yasin = Leader of Udub The rest of the clans are what? Oh they are toast.... Secessionist nonsense
  18. Xaaji Xunjuf;777681 wrote: Opposition or no opposition siilaanyo shows real leadership when it comes to leading somaliland. Siilanyu, Bixi, Warrabe, Yasin = SNM militia leaders and clan bigots. It has come to this ?
  19. Haseyeeshee, sida ilo xogogaal ah Jamhuuriya u xaqiijiyeen xalay waxa kulankaas ka qaybgalay Madaxweyne Siilaanyo oo ay wehelinayeen Wasiirka Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo xubno kaloo xukuumadda ka tirsan iyo guddoomiyeyaasha saddexda xisbi ee KULMIYE, UCID iyo UDUB – Md. Muuse Biixi Cabdi, Eng. Faysal Cali-waraabe iyo Md. Axmed Yuusuf Yaasiin iyo weliba masuuliyiin ka kala socday saddexda xisbi qaran.
  20. Kulan Xasaasi ah oo Madaxweyne Siilaanyo Kula Yeeshay Madaxtooyada Xalay Hoggaamiyeyaasha Saddexda Xisbi Qaran Last Modified: Fri 20th Jan,2012 Wararka Nuxurka qodobadda lagaga wadahadlay iyo ajandayaasha Madaxweynuhu hordhigay madaxda xisbiyada Hargeysa (Jam)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa kulan ballaadhan oo wadatashi ah xarunta Madaxtooyada kula yeeshay xalay hoggaamiyeyaasha saddexda xisbi qaran ee KULMIYE, UDUB iyo UCID. Kulankan oo ahaa mid saxaafadda ka caaggan, isla markaana uu hindisihiisa lahaa Madaxweyne Siilaanyo, ayaa sida la sheegay waxa si mug leh looga wadahadlay qorshe Madaxweynuhu u bandhigay masuuliyiinta saddexda xisbi qaran oo ku saabsan sidii talo midaysan looga yeelan lahaa difaaca qarannimada Somaliland, ka hortagga shirqoollada kooxaha cadowga ee afduubay shirkii Taleex iyo ajandayaasha Somaliland la hortegayso shirweyne caalami ah oo dawladda Ingiriisku ku martiqaaday Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud oo beesha caalamku kaga arrinsanayso xal-u-helidda dhibaatooyinka ka taagan guud ahaan dalkii laysku odhan jiray Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Somaliland ka go’day. Haseyeeshee, sida ilo xogogaal ah Jamhuuriya u xaqiijiyeen xalay waxa kulankaas ka qaybgalay Madaxweyne Siilaanyo oo ay wehelinayeen Wasiirka Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo xubno kaloo xukuumadda ka tirsan iyo guddoomiyeyaasha saddexda xisbi ee KULMIYE, UCID iyo UDUB – Md. Muuse Biixi Cabdi, Eng. Faysal Cali-waraabe iyo Md. Axmed Yuusuf Yaasiin iyo weliba masuuliyiin ka kala socday saddexda xisbi qaran. Inkasta oo aan si rasmi ah loo shaacin nuxurka doodaha dhinacyada ka qaybgalay isku weydaarsadeen kulankaas iyo natiijada ka soo baxday toona, haddana sida ilahaasi tibaaxeen wadahadal iyo is-xogwaraysiyo dheer oo dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo masuuliyiinta saddexda xisbi qaran kadib, waxa ay dhinacyadu si buuxda isugu raaceen in mucaarad iyo muxaafidba loo midoobo difaaca qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland iyo sidii talo midaysan looga yeelan lahaa dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee kooxaha cadowgu ku doonayaan inay ku waxyeelleeyeen midnimada dalka, sidoo kalena laga wada tashado tallaabo kasta oo xukuumaddu ka qaadayso qaddiyadda degaannada gobollada bari iyo kooxaha dibadaha kaga soo duulay dalka. Warku waxa uu intaa ku daray in gunaanadkii kulanka xasaasiga ah ee Madaxweyne Axmed-Siilaanyo qasriga Madaxtooyada kula yeeshay hoggaamiyeyaasha saddexda xisbi qaran iskula qaateen in maalmaha soo socda inay isugu noqdaan kulan labaad oo loo ballamay inay ka soo baxaan go’aamo wadajir ah oo ku saabsan talooyinka xukuumadda iyo axsaabta qaranku ka yeelanayaan xaaladda gobollada bari ee sugidda xuduudaha dalka iyo ajandayaasha Somaliland hordhigi doonto shirweyne dawladda Ingiriisku magaalada London ku martigelinayso beesha caalamka oo lagaga hadlayo arrimaha Soomaaliya, kaasoo Ra’iisal-wasaaraha Britain ku martiqaaday Madaxweynaha Somaliland iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo
  21. Laascaanood: Ciidamada Somaliland oo dad mudaaharaad dhigayey rasaas ku furay Updated:- 1 min ago| 1 Commnets Ugu yaraan 3-qof oo rayid ah ayaa geeriyootey 4-kale dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii ay dad mudaaharaad dhigayey rasaas ku fureen ciidamada Somaliland ee ku sugan degmada Laacaanood ee xarunta gobolka Sool. Ilo wareedyo ku sugan degmada Laascaanood oo ay Horseed Media xiriir la samaysay ayaa sidoo kale sheegay in tirada dhimashadu ay intaas ka badan tahay islamarkaana ay gaareyso ilaa 6-qof inkasta oo warkaasi uu yahay mid aan weli la xaqiijin. Dhaawaca dhowr qof oo kale ayaa iyagana la geeyey xarumaha caafimaadka iyo Isbitaalka weyn ee Laascaanood waxaana dhamaan dadkaas ay waxyeeladu soo gaartey yihiin dad shacab ah oo samaynayey banaanbax lagu taageerayo maamul goboleedka dhowaan Taleex looga dhawaaqay ee Khaatumo. Todobaad kahor ayey ahayd markii sidan oo kale ay ciidamada Somaliland u dhaawaceen 2-qof oo rayid ah oo kamid ahaa boqolaal qof oo dhigayey dibad bax ay ku taageerayeen shirka Khaatumo islamarkaana ku dhawaaqayey halkudhigyo ka dhan ah maamulka Somaliland. Wixii warar ah oo arintan kasoo cusboonaada saacadaha soo fool leh ayaan idiin soo gudbin doonnaa.