General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Its posative development, lets forget the past. The clan had nothing to do with the actions of the few. Though all these former warlords should be contained and not trusted.
  2. SOURCE Seeraar, the man who two months ago insulted the TFG and joined the courts A difficult smile
  3. Great news, Barre has spoken well. But its up to the TFG now not to fail the people and build national institutions so the warlord, clan courts era will be a thing of the past.
  4. Qaynyare, Musa Sud could not fill the shoes of IndaCade, thus they can wait till hel freezes over but their time is over. The strongest of their alliance was A/Qaybdeed and he has turned his back on this group.
  5. Kenya oo gacanta ku dhigay dagaal yahanno shisheeye ah oo ka yimid Somalia. Nairobi , Talaado, 02 January 07 Simba Radio Booliiska dalka Kenya , ayaa xiray toban ka tirsan dagaal yahannada Golaha Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed, iyaga oo isku dayaya inay ka gudbaan xuduudka Liboy, doonayana inay galaan dalka Kenya. Dagaal yahannadaasi oo ku safarayay gawaarida nooca loo yaqaano four-wheel drive ayaa Hay'adaha ammaanka ee dalka Kenya waxa ay sheegayaan inay kasoo carareen dagaalada ka socday dalka somalia . Dadkaasi, ayaa iminka waxa ay ku xabisan yihiin Magaalada Gaarisa ee Woqooyi bari ee dalka Kenya . Sided ka mid ah dagaal yahannadaasi, ayaa hesyta Baasaboorka dalka Eritrea , halka laba kalena ayaa wateen Baasaboorka dalka Kanada. Xariga oo dhacay maalintii shalay ahayd, ayaa yimid, ayada oo Madaxweynaha dalka Kenya Muwai Kibaki uu kullan ku saabsan xaaladda ammaan ee Somalia la lahaa guddiga hoose ee Golaha Wasiirada u qaabilsan dhinaca ammaanka iyo kooxaha ammaanka. Cutubyo ka tirsan ciidamada dhulka iyo kuwa badda ee dalka Kenya, ayaa loo diray xadka Kenya iyo Somalia ay wadaagaan, si ay dagaal yahannada Golaha Maxaakiimta islaamiga Soomaaliyeed uga hor joogsadaan inay ka gudbaan soohdinta. Booliiska ayaa iminka Su'aalo weydiinaya dagaal yahannada la qabtay. Sarkaal sare oo ka tirsan Boliiska Kenya ayaa sheegay in ciidamada Kenya iminka heegan culus la geliyay. Simba Media Center , Mogadishu
  6. Gaarisa: Dowladda Kenya oo qabatay 10 Nin Ajnabi ah oo maxkamaddaha ka barbar dagaalamayey Talaado, January 02, 2007 Gaarisa (Allpuntland) Kenya ayaa gacanta ku dhigay 10 nin oo ajnabi ah kuwaasi oo ka tirsanaa maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed oo ay ka barbar dagaalamayeen, waxaana xubnhan lagu qabtay Liboya Kenya, waxaana loo gudbiyay xabsi ku yaala Gaarisa oo su'aalo lagu weydiinayo. Tobankan nin oo 8 ka mid ah ay dhalashadoodu tahay Erateriyaan heystana baasaboorka dalkaasi iyo labo nin oo Canadian ah heystana Baasabooradooda, waxayna sheegeen in ay ka yimaadeen dalka Soomaaliya, iyadoo laga helay lacago fara badan, waxaana loo maleynayaa in raggan ay ahaayeen ajaaniibtii dhaqaalaha ku bixinayey howlaha maxkamadaha. Dowladda Kenya ciidamo soo dhoobtay xuduuda ay la wadaagto dalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeyso codsigii dowladda KMG ah ee ahaa in xuduudaheeda adkeyso isla markaana ay u soo gacan geliso argagixisada kasoo gudubta dalka Soomaaliya. Cali Sandheere Allpuntland, Muqdisho
  7. Foreign fighters captured fleeing Somalia. Eight Eritreans and two Canadians. Kenya oo su'aalo weydiineysa dagaalyahano shisheeye oo la socday GMIS. Nairobi 02, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Booliska dalka Kenya ayaa sheegay inay su’aalo weydiinayaan 10 nin oo dagaalyahano shisheeye ah oo la sheegay inay la socdeen maxkamadaha Islaamiga, kuwaasoo laga qabtay xadka Kenya uu la wadaago Soomaaliya. Boolisku waxa uu sheegay in ragaasi oo sita baasabooro ajanabi ah laga qabtay magaalada Libooye Kenya iyagoo isku dayaya inay gaari kaga talaabaan xadka. Waxaa looga shakiyey inay yihiin shisheeye, waxaana loo gudbiyey oo hadda lagu hayaa xabsi ku yaalla magaalada Gaarisa. Sideed ka mid ah ragaasi waxa ay siteen baasabooro Eritrean ah halka labada kale ay wateen baasabooro Canadian ah. Ragan ayaa la sheegay inay ka mid ahaayeen dagaalyahaniinta maxkamadaha Islaamiga ee looga awood roonaaday Soomaaliya. Saraakiisha booliska Kenya ayaa sheegay in ragan ay siteen lacago adag, waxaana loo maleenayaa inay ka mid ahaayeen ragii maal gelin jiray maxaakimta Islaamiga. Ragan ayaa la qabtay xili ay dowlada Kenya xirtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya iyadoo ka jawaabaysa codsi kaga yimid dowlada federaalka Soomaaliya. Shabelle Media Network Kenya E-mail us: info@shabelle.net
  8. General Duke

    Shame!

    Taliban, the man sitting next to Geedi is MP Ciro from Galkacyu and he is no Ethiopian.. He is the tall dude in the Middle next to the Police chief
  9. Obituary: Saddam Hussein Saddam Hussein became one of the iconic figures of the Middle East [AFP] At the height of his personal and military power, Saddam Hussein ruled Iraq with an iron and bloodstained fist. He gave the appearance to his own people and those in the West of a benevolent personality - a useful influence against the potential hostility of the rest of the oil-producing Arab world. In 1983 he was shaking the hand of Donald Rumsfeld, then envoy for Ronald Reagan. The US was then providing Saddam with heavy artillery for his war with Iran and later, as the first Gulf war loomed, he was shaking hands with Kofi Annan. The notorious leader was executed on Saturday after losing his appeal against the death sentence handed down by an Iraqi tribunal for his role in the execution of 148 Shia villagers in 1982. A panel of Iraqi judges upheld the tribunal's ruling that Saddam began a revenge campaign after an assassination attempt in the town of Dujail in 1982. Revolutionary years Saddam Hussein was the son of a shepherd, born in a village near Tikrit, north of Baghdad, in 1937. The future Iraqi leader spent time on the run in Egypt [AFP] His name means "one who confronts" and by the age of 20 he had joined the revolutionary pan-Arab Baath party - hostile to conservative monarchists, wealthy merchants and the ruling classes of the Arab world. Once on the run, then injured and imprisoned, he emerged 11 years later as a leading member of the party and deputy to the new revolutionary president, Ahmed Hassan al-Bakr. Saddam's personal ruthlessness began to emerge as he demanded and received the rank of four-star general in the Iraqi army despite his lack of military training. By 1979 he had elbowed the ailing al-Bakr aside and assumed the presidency for himself. Ruthless leadership In the Baath party he ordered his potential rivals imprisoned or executed for treason and set about constructing an all-pervading personality cult. But he did see himself as a social revolutionary and a moderniser keen to lift Iraq from its peasant basis to a modern state, using the revenue from its rich oil fields to build, eradicate illiteracy and provide free education. Nevertheless, too much exposure to the masses could be risky. His son Uday, notorious for his sadism, was badly injured in an attack in his car, and Saddam's personal appearances were carefully choreographed. He was known to have left many of them to lookalikes, of whom there were plenty to be found in Iraq. Gulf wars In 1980, Saddam's longstanding unease with the Islamic state of Iran led him to launch a huge assault on it, backed by the West. It resulted in one of the most destructive wars of attrition of the 20th century. More than 1.7 million died on both sides, including the poison gas attack on the northern village of Halabja to put down a Kurdish uprising against Saddam's regime. It was first blamed on the Iranians, but is now attributed to Saddam's forces. The Iran-Iraq war ended in statemate, and facing a war debt of billions of dollars, Saddam pushed for peace, but then turned his attention turned to Kuwait, which refused to write off its part of the debt. His invasion of Kuwait ended with his forces being expelled by British and US forces, but over the next 10 years, the West began to say Iraq was assembling biological and chemical weapons. US invasion This was the beginning of the end for Saddam Hussein. UN weapons inspectors were allowed into Iraq, then expelled, then returned, as Britain and America prepared for war. As coalition troops fought their way up from the south to Baghdad, Iraqi TV showed Saddam in his underground cabinet room. But as Saddam's statue in Baghdad was pulled down by US troops, the real Saddam was on the run, his two sons having been killed by American troops. There followed a long manhunt for him, until his capture was announced. His ability to evade capture for so long was evidence of the profound influence he exerted over his people even after he was deposed, as many ordinary Iraqis shrank from co-operating with the US. Others saw him as a strong leader who rained Scud rockets on Israel and at least briefly restored self-respect to the Arab nation. Nevertheless, Saddam's reign ended in defeat, his ubiquitous portraits torn down and destroyed after the occupation of his capital. Saddam had been discovered living in a hole in the ground in a farmhouse near his hometown of Tikrit. His first words to his captors were "I am the president of Iraq." Six months later, Saddam was brought to trial with others on charges of crimes against humanity before a special Iraqi tribunal. That itself became a long wrangle, with judges resigning and defence lawyers kidnapped and killed. Saddam remained defiant and contemptuous of the court throughout his trial and on November 5, 2006, he was found guilty and sentenced to death.
  10. An undated photo of Saddam and King Fahd bin Abdul Aziz of Saudi Arabia Kofi Annan, former UN secretary-general, with Saddam in Baghdad 1998 An iconic image of the man who became known for his iron-fisted rule
  11. Saddam pictured with his first wife, Sajiba, left, and family Saddam as vice-president with Muammar Gaddafi, the Libyan leader, in 1979
  12. Sadam Hussain Al Majid. Last President of Iraq. A photo dated 1947 of Saddam Hussein in his home town of Tikrit Picture with his first wife Taken in 1960, this photo shows Saddam as a young member of the Baath Party
  13. Dadka ku dhaqan gobolka Hiiraan oo si weyn usoo dhaweeyay Maamulka cusub ee gobolka. (B/weyn)- Dadweynaha ku dhaqan gobolka Hiiraan ayaa soo dhaweeyay maamulka Cusub ee dowladda FS ay usoo magacaowday gobolka Hiiraan,iyagoo sheegay in talaabada ay qaaday dowladda FS ay muujineyso sida ay madaxda dowladda ula soconayaan arrimaha taagan. Dadweynaha magaalada Balad Weyn ayaa sheegay in maamulkii hore ee gobolka uusan wax dhibaato ah geysan balse dowladda FS ay iyadu ogtahay waxa ay dadka reer Hiiraan ku qanci karaan,waxaana ay ballan qaadeen maamulkaasi cusub in ay si wanaagsan ula shaqeyn doonaan. Qaar kamid ah sahcbiga gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegeen talaabada dowlada in ay tahay mid aad loogu baahnaa isla markaana ay dadku doonayaan maamul cusub iyo nidaam la yimaada furfurnaa iyo kalsooni kadib markii maamulka gobola ay si rasmi ah ula wareegtay dowlada FS. Wareegtada maanta kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed ayaa lagu magacaabay Gudoomiye cusub oo uu yeelanayo gobolka Hiiran iyadoo sidoo kale la magacaabay kuxigeenadiisa iyo gudoomiyaha magaalada Balad wayn. Waxaa gudoomiyaha Gobolka Hiiran loo magacaabay Xuseen Max'ed Maalin,iyadoo kuxigeen looga dhigay Xuseen Cumar Xasan,halka gudoomiyaha degmada Balad Wayne loo magacaabay Axmed Gubey Cawaale oo kamid ah dadka sida weyn looga yaqaano magaaladaasi. Maamulki hore ee gobolka oo ay kamid ahaayeen Yuusuf Daba Geed iyo Aadan Garaaso ayaa wax faah faahinka bixin qaabka ay u arkaan xilka qaadista ay ku sameysay dowlada FS,xili maalmo kooban ay hayaan Maamulka gobolka oo ay kala wareegeen Maxaakimta islaamka. Jibriil Nuur Waayaha.net,B/weyn,Soomaaliya
  14. Shiekh.. Many thanks for the pics, the people have welcomed their government. Those in the diaspora in the comfort can say what ever they like, the people of Somalia deserve a government that helps them get employment, education, health care and so on. The children, and women are not forced nor should they ever again be forced to carry guns.
  15. ^^^Horn check this interview, Afgaduud is asked about, Kismayu situation, the courts and Min Hiirale.. Col-Afgaduud in Kismayu
  16. Dadka reer Hiiraan oo soo dhaweeyay Maamulka Cusub oo dowladu ay u magacowday gobolkaasi. Published: 01 January, 2007 15:26 Dadweynaha ku dhaqan gobolka Hiiraan ayaa soo dhaweeyay maamulka Cusub ee dowladda FS ay usoo magacaowday gobolka Hiiraan,iyagoo sheegay in talaabada ay qaaday dowladda FS ay muujineyso sida ay madaxda dowladda ula soconayaan arrimaha taagan. Dadweynaha magaalada Balad Weyn ayaa sheegay in maamulkii hore ee gobolka uusan wax dhibaato ah geysan balse dowladda FS ay iyadu ogtahay waxa ay dadka reer Hiiraan ku qanci karaan,waxaana ay ballan qaadeen maamulkaasi cusub in ay si wanaagsan ula shaqeyn doonaan. Qaar kamid ah sahcbiga gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegeen talaabada dowlada in ay tahay mid aad loogu baahnaa isla markaana ay dadku doonayaan maamul cusub iyo nidaam la yimaada furfurnaa iyo kalsooni kadib markii maamulka gobola ay si rasmi ah ula wareegtay dowlada FS. Wareegtada maanta kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed ayaa lagu magacaabay Gudoomiye cusub oo uu yeelanayo gobolka Hiiran iyadoo sidoo kale la magacaabay kuxigeenadiisa iyo gudoomiyaha magaalada Balad wayn. Waxaa gudoomiyaha Gobolka Hiran loo magacaabay Xuseen Max'ed Maalin,iyadoo kuxigeen looga dhigay Xuseen Cumar Xasan,halka gudoomiyaha Balad Wayne loo magacaabay Axmed Gubey Cawaale oo kamid ah dadka sida weyn looga yaqaano magaaladaasi. Maamulki hore ee gobolka oo ay kamid ahaayeen Yuusuf Daba Geed iyo Aadan Garaaso ayaa wax faah faahinka bixin qaabka ay u arkaan xilka qaadista ay ku sameysay dowlada FS,xili maalmo kooban ay hayaan Maamulka gobolka oo ay kala wareegeen Maxaakimta islaamka.