
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Xusseen Caydid says Somalia will join the Ethiopian Federation
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
^^^Those who supported the clan courts and warlords would react in such a way. -
Taliban you are right, the beard is Sunna.
-
Xusseen Caydid says Somalia will join the Ethiopian Federation
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
^^lol, you are defeating your own position towards the Duke. But alas SNM-MUJAHID, I will answer that question frankly. I really do belive in Somaliweyn, but I belive the priority should be to develop Somalia and its lands first, both economicly and diplomaticly. To have a cordial relationship with our neighbours which centres on the well being of the Somali masses in those states. I would suggest to, develop infrustructure and open the borders between, Somalia and all its neighbours in order for the Somali's in those states becoming the lynch pin of trade, thus they will prospour as the republic prospours. remmeber we only border with our kinsmen The Somali republic belongs to all Somali's born in the state or outside it. Thus veryone will be a citizen. We must encourage to have Somali leaders in Ethiopia, Kenya who have strong ties with the republic. Remember there will be no none Somali MP's in Mogadishu. Thus Somaliweyn, in the 21 century means developing the capacity and well being of the individual and the, infrustructure, econimic power of the Somali state, Djibouti and all Somali regions and not chasing shadows relying on weak rebel movements, death and messaging ego and fake bravado. -
Seeraar an MP again? Indacade's clan support TFG
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Che, dont wish for war, and violence becasue your side lost. But you never was a nationalist, just a disciple of hate. The era of warlords is over, the era of wars is over, the era of fake wadaads is over. Even the leaders of today will be gone soon, insha ALLAH. A new Somalia is emerging. -
Xusseen Caydid says Somalia will join the Ethiopian Federation
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
^^^Confused Castro, that is the next aim, trust me. -
Xusseen Caydid says Somalia will join the Ethiopian Federation
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
^^^I agree any such plan is doomed and is no more than the fantasy.. The priority should be to bring Somaliland, Djibouti back into the union and have cordial relations with Ethiopia, Kenya because of the Somali populace that reside there. -
Seeraar an MP again? Indacade's clan support TFG
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
LOL. First I guess you will never learn, a few weeks back you all where certain the clan courts would rout everyone and nayone, now you talk about "Ethiopia" was it not in your calculation before that truck driver IndaCADE and lack of basic milliary training Sharif where in over their heads? Now the fake secesionist Mujahid, lol, in Hargaysa they call the SNM fighters Mujahid's. Maybe he is one of these ones. Che, stop the bull brother, the side you supported lost both politically and millitarily. Now the Ethiopian troops will leave as soon as possible, without any fuss. They have defeated their old enemy Eritrea yet again. The AU troops are on their way as the UN stipulated. But you know that. -
Dowladda Somalia oo ku howlan in Somalia lagu daro dalka Ethiopia.
General Duke replied to Wiilo's topic in Politics
^^^Che, I dont doubt that Xuseen said it, but that it is a governmetn plan is ludicrous. I for one will never support such a thing, like I said this is not a priority for any one least of all Ethiopia. nion with Somalia will make the population nearly 70% Muslim -
Dowladda Somalia oo ku howlan in Somalia lagu daro dalka Ethiopia.
General Duke replied to Wiilo's topic in Politics
Shabelle Media Network Somalia On a serious note, Xuseen Aydeed has just killed of his political future. There will be no union with anyone other than Djibouti. -
BALADWEYNE: Yuusuf Dabo-geed oo sheegay inuu aqbalay xil ka qaadistii lagu sameeyay uuna la shaqeyn... Posted to the Web Jan 02, 13:11 Baladweyne (PP) - Guddoomiyhii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabo-geed) ayaa maanta ka sheegay magaalada Baladweyne inuu aqbalayo xil ka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed. Yuusuf Dabo-geed ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo xubnaha loo magacaabay Gobolka Hiiraan uuna la shaqeynayo oo uusan gacmaha ka laabanayn howsha gobolka Hiiraan uu uga baahan yahay, maadama uu ahaa guddoomiye ay markii hore u magacowday maamulka uu ka hayay gobolka Dowladda haddana ay iyadu ka qaadday. “Waxaan caddeynayaa inaan aqbalay xil ka qaadista la igu sameeyay, aana la shaqeynayo maamulka cusub ee uu Madaxweyne Yuusuf u magacaabay Gobolka Hiiraan” ayuu yiri Yuusuf Dabo-geed oo saxaafadda kula hadlay Magaalada Baladweyne. Sidoo kale Yuusuf Dabo-geed ayaa sheegay inuu u mahadcelinayo dadka Reer Baladweyne iyo cid kasta oo gacan siisay intii uu ahaa maamulka Gobolka Hiiraan, waxaana uu sheegay inuu ku sagootinayo dadka Reer Hiiraan inay la shaqeeyaan Dowladda. Guddoomiyihii hore ee Degmada Baladweyne Aadan Cabdi Ciise (Aadan Garaaso) ayaa isagu si weyn u diidan xil ka qaadista lagu sameeyay ay tahay mid caddaalad darro ah, balse waxaa socda waanwaan lagu doonayo in looga dhaadhiciyo Aadan Garaaso inuu aqbalo xil ka qaadistiisa. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
-
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan oo ka hadlay qaabka magacaabistiisa ay u dhacday iyo howsha culus ee hortaala Xuseen Muxumed Maalin oo ah Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan Talaado, January 02, 2007(HOL): Gudoomiyaha Maamulka Gobalka hiiraan ee uu soo magacaabay Madaxweynaha Dowlada Federaalka C/laahi Yuusuf Axmed oo HOL u Waramay ayaa ka hadlay Markii ugu horeysay tan iyo markii la magacaabay sida Magacaabistiisu u dhacday iyo waliba sida uu u arko howsha culus ee hortaala. Xuseen Muxumed Maalin oo ah Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan waxaa uu sheegay in uusan jirin wax xriir ah oo dhax maray isaga iyo Madaxweyne C/laahi Yuusuf, balse arrintan ay ka shaqeeyeen qaar ka mid ah sida uu sheegay xubnaha Xildhibaanada iyo waliba Wasiirrada ka soo Jeeda Gobolka Hiiraan ee fadhigoodu yahay Magaalada Baydhabo. Guddoomiyuhu waxaa uu intaas ku daray in Ra'iisul Wasaaraha iyo waliba Wasiirka Arrimaha Gudaha ay ka warqabaan Wareegtada uu soo saaray Madaxweynaha isagoo sheegay ka hor inta uusan Madaxweynuhu soo saarin in iyaga laga Ansixiyay, Dhanka kale mar uu ka hadlay sida uu u arko Xiliga magaacbistiisu ay ku soo beegantay waxaa uu sheegay in Howl-culusi ay hortaalo isaga iyo saaxiibadiisa Maamulka kula jiran, waxana uu sheegay in waqtigan dalku u muuqda mid ka sii gudbaya Xiligii Qabiil iyo Nin Jecleysiga laakiin loo gudbayo waqti loo baahan yahay in Qarannimada iyo Cadaaladda shaqeyneyso. Isagoo intaas ku sii daray in siyaasadiisa ugu horeysa ee uu ku wajahayo howsha-culus ee hortaala ay tahay Bal in marka hore dadka la fahasiiyo wax Qaranimadu tahay maadaama la soo maray ayuu yiri in ka badan 16 sano oo fowdo ah, gaar ahaan waxaa uu farta ku fiiqay Jiilka amaba dhiiga cusub oo u baahan ayuu yiri in nolashooda mustaqbalka wax badan laga badalo. Guddoomiyuhu waxaa uu dhinaca kale sheegay in Soomaaliya hadda ay ka baxday xiligii Hoggaamiye kooxeedka, loona baahan yahay in laga wada shaqeeyo sidii loo adkeyn lahaa Qarnimada iyo horumarinta Bulshada. Guddoomiyuhu waxaa uu ku dhashay Tuulada Mabaax oo ka tirsan Gobalka Hiiraan sanadkii 1960kii, waxaana sida uu sheegay uu Digsigiisii sare uu ku dhameystay Machadka Isgaasiinta Qaranka ee Magaalada Muqdisho isaga oo isla markaana 2 sano oo Takhasus ah ku aadan Isgaarsiinta iyo xiriirka Bulshada ku qaatay isla Macahda. Sanadkii 1983-85 ayuu sida uu sheegay waxaa uu waxbarasho dibadeed uu u tagay Dalka Jarmalka halkaas oo sida uu sheegay uu ku diyaariyay Shahaadada Injineeriyadda, isagoo sidoo kalena waxbarasho dibadeed ku soo qaatay Wadamada Japan iyo Masar. Sanadkii 1985 waxaa uu Agaamisme ku xigeen ka noqday Waaxdii Telfoonnada ee Boosatada iyo Isgaarsiinta, halka Sanadkii 1987-90 uu Agaasime ka ahaa Isgaarsiinta dibada ee Wasaaraddii Boostada. waxaana sidoo kale xusud mudan in sanadkii 1991 Xiligii uu bur buray Nidaamkii Dowliga uu noqday Maareeyaha Dulimaadka iyo Saadaasha Hawada. Guddoomiyaha ayaa ka hor inta aan loo soo magaacaabin xilkan cusub waxaa uu ahaa shaqaale ka tirsan Hay'adda Save the Children-UK, gaar ahaan Xafiiska Magaalada Beledweyne. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com Beledweyn, Somalia
-
Seeraar an MP again? Indacade's clan support TFG
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I know your government is the one led by President Bush, oh maye you are a lieral as you reside in the East coast. The Somali people are enjoying the return of their government to power. Remmeber the detractors used to ask, when will the TFG move to Mogadishu? It has now. -
Xusseen Caydid says Somalia will join the Ethiopian Federation
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
^^^Let me repeat the republic is back, is back, is back again and no hater cand eny it. This governent has a good relations with Kenya which is where the reconciliation happened, with Yemen one of the countries that help arm our troops. With Ethiopia our big neighbour that helped the TFG overcome the Eritrean, Oromo and other foreign elements. The Somali clans, elders, political leaders as well as armed factions created this government. Today the unarmed clans are equil to the used to be armed clans. PS: Hussain Aydeed a few months back asked the TFG to abandon Baidoa, no one listened, now he utters a new idea, no one will lsiten. -
Seeraar an MP again? Indacade's clan support TFG
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Saxib, you always play down the significance of this government, no one is being oppressed, the system is working. As for Ethiopia it has neither the will nor the funds to keep its troops in the country for any long periods, hence the coming arrival of the Ugandans, and other AU countries to help the TFG recruit, equip and train the 40,000 new Somali troops. The oppression of IndaCade, Cirfo, Dhuxulow, [ who you miss], Xasan Dahir is gone, they can no longer hold large unarmed population hostage. -
Khalaf: he could be but I dont think he is the same man, this gentleman from what I deduce was a civilain all his life. However the name Ciro is quite popular, there was a Col Ciro from the same region, who was one of the leaders of the failed coup conspiracy against President Siyad Barre. He was executed and Yusuf went on to form the SSDF. Taliban, you have been proven wrong, as for me I know who MP Ciro is, because he represents my constituancy. As for Col Aabdirizaq Afgaduud, this man is a legen, he is well known figure, he was a comander in Puntland for a number of years and now has been lead the successful campaign against the clan courts.
-
Seeraar an MP again? Indacade's clan support TFG
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I dont think Geedi has any moves what so ever. On a serious note the man with the greay hair third from right Minister Nuur has always been a staunch supporter of the TFG and he must be commended for this. -
Xusseen Caydid says Somalia will join the Ethiopian Federation
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
^^^Ayoub, I know it hurts you to see that the republic is back, that the recognise Somali government has taken over the whole of the south, from Kismayu , Baidoa, Mogadishu, Galgaduud, Hiiraan and of course Puntland. The Ethiopians are leaving soon, and the AU force is coming, no one will shoot at them as there are no more factions left. Uganda's 1000 are already on their way. I know it also hurts that your only ally in the region, [Ethiopia] since Riyaale only ever meets Melez, never met Kibaki, Museveni, Salah of Yemen and anyone else in the region. Is closer to Mogadishu today than it is to Hargaysa. Which must surely frighten Faisal Ali warrabe and Co. Secesionist..Lets see Riyoole getting this type of reception. Outch it burns does it not. -
Seeraar an MP again? Indacade's clan support TFG
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Dont be a hater my man. The republic of Somalia of course. As ever your priorities are mixed up, you was supporting the clan courts with their Eritrean, Ormo backing and their occupation of the lower Shabbele, Juba's. Now that they have been out gunned, the unarmed clans liberated and the country has one government you question the republic? As for this dude, he put himself in this situation, I remember him insulting the TFG when his group seem powerful, what has changed, that now he supports the TFG? As for the pic, it was splashed over the net already.. -
President Yusuf holds talks with President Kibaki
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Baydhabo : Madaxwayne Yusuf oo u ambaxay magaalada Nayroobi. Talaado, January 02, 2007 Baydhabo (AllPuntland)- Madaxwaynaha dawlada Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa waxa uu safar ugu ambabaxay magaalada Nayroobi ee caasimadda wadanka Kenya. Madawayne Yusuf iyo wafdigisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo ku sii sagootiyay xubno ka mid ah golaha wasiirada iyo saraakiil ciidan. Madaxwaynaha ayaa waxa la sheegay in uu magaalada Nayroobi qaar ka mid ah hay`adaha deeqaha bixiya iyo wadamada horumaray. Mudane Yusuf ayaa waxa uu sidoo kale kulammo la qaadan doonaa sida laga shaaciyay madaxtoyada Soomaaliya dhigiisa wadanka Kenya si uu ugala hadlo arrimaha dalka Soomaaliya. Ka hor intii aannu madawaynuhu ka ambabaxini magaalada Baydhabo ayaa habeenimadii xalay waxa uu la kulmay saraakiisha ciidamada dawladda Soomaaliya , iyada oo aan la shaacin waxa uu kulankaasi ku saabsanaa. Lama garanayo inta ay qaadan doonto booqashadani madaxwaynaha dawladda Soomaaliya u ku tagay magaalada Nayroobi. Waa wadankii ugu horeeyay ee madaxwaynuhu uu u ambabaxo tan iyo marki ay xukuumadda Soomaaliya la wareegtay gobolada dalka Soomaaliya. Mahad Jama Koronto AllPuntand -
President Yusuf holds talks with President Kibaki
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Madaxweynayaasha Kenya iyo Somaliya oo kulan deg deg ah yeeshay Last Updated::2007-01-02 18:44:46 Nairobi:- Madaxweynaha Somaliya C/laahi Yusuf Ahmed oo maanta soo gaaray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulan deg deg ah la yeeshay Madaxweyne Mwai Kibaki. Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta gelinkii danbe Airporka Jomo Kenyata ee Nairobi si diiran loogu soo dhaweeyey ayaa durba u gudbay dhinaca Madaxtooyada Nairobi. Shir u gaar ah oo ay labada Madaxweyne ku yeesheen Aqalka Madaxtooyada ayaa ahaa mid ay albaabadu u xiran yihiin. Balse waxay sheegeen mas'uuliyiinta Dowlada Kenya, in labada hogaamiye ay ka wada hadlayeen xaalada dalka Soomaaliya iyo sidii la isaga kaashan lahaa adkeynta xuduuda dheer ee u dhaxeysa Kenya iyo Somaliya. Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki ayaa khudbadiisii Sanadka cusub ku sheegay inuu ku casumayo dhamaan Madaxweynayaasha Gobalka Bariga Afrika Shir looga hadlayo xaalada dalka Soomaaliya, ayadoo lagu wado in shirkaasi lagu soo bandhigo qorshayaal lagu taageerayo Dowlada Federaalka Soomaaliya oo gacanta xiligan ku dhigtay dalka intiisa badan. Dowlada Federaalka ayaa aad u wada qorshe ay ku dooneyso in ciidamo Midowga Afrika ka socda la keeno dalka Soomaaliya. Inkastoo dowladaha Safka hore ee ku jiraan Kenya iyo Itoobiya aan qorshahaasi lagu darin, hadana labadaasi dal ayaa la sheegay in wadaan xiriiro dublumaasiyeed oo ay la yeelanayaan dalal kale oo Afrikaan oo laga yaabo in ay ciidamo ugu deeqaan dalka Soomaaliya. Ciidamada Itoobiya Waxaa soo baxaya khilaaf la xariira dhinaca wakhtiga ay dalka Sii joogi doonaan ciidamada Itoobiya. Dowlada Itoobiya oo uu u hadlay Ra'iisul Wasaare Melez Zenawi ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay sii joogi doonaan dalka Somaliya 2 asbuuc. Hase yeeshee warkan mid ka gadisan ayuu Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ku dhawaaqay, asagoo sheegay in ciidamada Itoobiya ay sii joogi doonaan inta loo baahan yahay ha noqoto asbuucyo ama bilo. Ahmed Musse HorseedNet.com
-
MUQDISHO: WAA SIDEE XAALADDA AMMAANKA IYO BILICDA MAGAALADA MUQDISHO (FAALLO) Posted to the Web Jan 02, 15:37 Muqdisho (PP) - Laga soo billaabo markii gobollada dalka ay faaruqiyeen Maxkamadaha Midoobay dadka Soomaaliyeed waxay is weydiinayeen qaabka uu isku beddeli karo dalka kaddib Maxkamadaha Midoobay, waxaana dadka qaarkood ay saadaaliyeen inay amni-darradu noqon karto mid cirka isku shareerta. Waxaa soo baxay durba in dadka Soomaaliyeed ay is weydiiyaan goorma ayaa Isbaaro la kulmi doontaa, maadaama aad muddo 120-casho ah aysan dadku arkin wax isbaaro ah, waxaana dadku billaabeen inay taleefoonnadooda gacanta dambiyaan, si ay uga nabad galaan kooxaha burcadda ah oo dadka ka dhageysta gambaleelka Mobiles-ka. Waxaa wax lala yaabo noqotay in aanay shacabku kula kulmin waddooyinka Magaalada Caasimadda ah kooxo burcad ah oo weydiinaya inay wataan taleefoonno gacanta ah iyo iyagoo istaajinaya isla markaana baaranaya dadka. Qaar ka mid ah dadka ayaa waxay sheegayaan iyagoo ku sheekeysanaya waddooyinka Magaalada caasimadda ah inaysan jirin wax cabsi ah maadaama ay ciidammada dowladda gacanta si weyn ugu dhigeen Magaalada Muqdisho isla markaana la socdaan xoogag Ethiopian ah, taasina waxay keentay inay dadka isku qanciyaan inaysan jirin wax cabsi ah oo laga qabi karo isbaarooyin. Tusaale ahaan markaad marayso waddooyina waaweyn ee Magaalada Muqdisho ma maqlaysid codka taleefoonnada gacanta oo hal toddobaad ka hor ahaa kuwo si weyn aad uga maqlayso waddooyinka, isla markaana ay dadka qaarkood dhegaha kaaga jabinayaan jabaqda taleefoonnada gacanta oo ay codadkooda aad u dheereeyeen. Mid ka mid ah dadka Magaalada Muqdisho ayaa la soo baxay taleefoon aan wax dhawaaq ah sameyn, waxaana uu billaabay inuu ku hadlo, taasoo la yaab ku abuurtay dadka hareerihiisa socday iyo kuwa fadhiyay goobaha shaaha lagu cabo oo ka fogeyn waddooyinka laamiga ah. Dowladda iyo Ammaanka Caasimadda; Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u muuqata mid isku dayaysa inay nabadda Magaalada Muqdisho ka dhigto mid ka wanaagsan sidii 6-dii bilood ee ay Maxkamaduhu ku sugnaayeen Magaalada Muqdisho, waxaana muuqata in Ra’iisul Wasaare Geeddi uu si weyn isugu taxluujinay ammaan ku soo dabbaalida Muqdisho. Sannadkaan cusub maalintii u horreysay ayay ahayd markii uu Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi uu daboolka ka qaaday in ruuxii lagu helo inuu ammaanka Magaalada qalqalinayo laga qaadayo tallaabo sharci ah oo ku habboon, waxaana uu afka ku ballaariyay in tallaabadu ay noqon karto xarig muddo 2- bilood ah iyo ganaax aan la shaacin. Tani waxay keentay in ruux walba oo isku dayi lahaa inuu ka sameeyo Caasimadda gudaheeda uu hankiisii dib u liqo, isla markaana uu dib ugu gurto inuu is ilaaliyo, waxayna arrintaan noqotay mid uu gooho shacabka Soomaaliyeed ee Magaalada Mudisho ku dhaqan. Durba dadka dhegahooda ayaa waxaa ku soo dhacay amar ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Geeddi oo ah in hubka ay iska dhigto cid walba, isla markaana ay ku ururiyaan goobo uu cayimay sida Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho iyo xarunta Villa Soomaaliya, waxayna tani mar kale buuq weyn ka dhaliysay shacabka gudahiisa, taasoo ah inay isugu bishaareeyaan in hubka la dhigayo. Shacabka iyo hub ka dhigista; Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed oo u muuqda kuwo ka soo horjeeda nabad ka dhalata magaalada caasimadda ah isla markaana ka faa’idaysan jiray nabad-darrada ayaa waxay billaabeen inay shacabka buuq ka dhex abuuraan iyagoo shacabka ka dhaadhicinaya inaysan caqli gal ahayn in muddo 3-casho ah hubka lagu ururiyo, taasna uu Ra’iisul wasaaruhu ku fududaaday. Prof. Geeddi ayaan isagu mar kale ku celiyay in hubka ay iska dhigaan shacabka Soomaaliyeed, isagoo carrabka ku adkeeyay in ciddii hubka aan ku dhigin muddada uu cayimay ay mudan doonto xarig aan shaacin inta uu qaadan doono, waxaana taasi ay keentay in kala iibsiga hubka suuqyada Muqdisho uu hoos ku dhac weyn ku dhacay, waxaana tani ay ku macneeyeen kooxaha hubka ka ganacsada inay sabab u tahay hadalkii uu Prof. Geeddi ka sheegay qalabka warbaahinta. Shacabka qaar ka mid ah ayaa waxay aaminsan yihiin in hubka la iska dhigo, waxayna tilmaamayaan in hubka uu yahay dhibaatada ugu weyn ee Soomaaliya ka dhigtay meel ay dagaallo qaraar ka dhacaan, waxaana inta doonaysa in hubka la iska dhigo ay sheegeen in ay ayidsan yihiin amarka ra’iisul wasaaraha ee ah in ciddii hubka dhigi wada looga dhigo hubka xoog laguna ururiyo xabsiyada. Muuqaalka Caasimadda dagaallada kaddib; Iyadoo shacabka Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibadda dalka ku nool ay ka qabeen cabsi weyn sida uu noqon karo xaalka Magaalada caasimada ah ee Muqdsiho oo ah Magaalo Madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, haddii ay ku dagaallamaan Ciidammada Dowladda oo ay kaalmeynayeen xoogag Ethiopian ah iyo Malleeshiyooyinka Maxkamadaha. Durba waxaa shacabka ka soo boodday neef aad u weyn markii Maxkamadaha ay sheegeen inaysan doonayn inay Magaalada Muqdisho kula dagaallamaan xoogagga is bahaystay, iyagoo ka dhawaajiyay inay u daneynayaan shacabka iyo magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah dadka Magaalada Muqdisho ayaa ku tilmamay hadalkii Madaxdii Maxkamadaha ee la eryay inuu ahaa mid ka soo fulay Maskax fiyow oo dalka u diiddan inay dagaallo ka dhacaan, halka dadka reer Mudisho qaarkood ay ku tilmaameen hadalkaas inuu yahay samir taag-waayay ee haddii ay awood u leeyihiin Maxkamadaha ay kula dagaallami lahaayeen isbahaysiga xooggan Magaalada Muqdisho. Isku soo wada duuboo, Magaalada Muqdisho haatan, waa mid aysan ka muuqan wax burbur ah, burburka ka muuqda oo keliyana uu yahay midkii ay gayeysiiyeen Magaalada dagaallo horay uga dhacay, waxaase Magaalada ay haatan u muuqataa mid ay ka socdaan dhismooyin, bilicdeedana aysan waxba iska dhimin inay sii kororto mooyee. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
-
Seeraar an MP again? Indacade's clan support TFG
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Whats funny buddy? The situation I wanted has come about, the TFG has liberated the lower Shabbele from the gangsters. There are no more checkpoints, fake admins, fake wadaads putting the people under their heel. So lets forgive and forget,no revenge, but no coming back, and no out gunning the government of the republic. -
Xusseen Caydid says Somalia will join the Ethiopian Federation
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
^^He made a huge gaff, if there will be any union it will be based on trade and should include all the IGAD countries, Eritrea, Djibouti, Somalia, Ethiopia, Sudan, Kenya and even Yemen should be brought in. It will take 30 years and not any time soon. Xuseen Aydeed's department, interior ministry has allot of work to do, he should get right to it or be replaced.