
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Mogadishu troops hunt criminal elements killing civilians.. Ardey baabuur la'aan maanta ku qabsatay Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, ka dib markii wadada gasha Madiina ay gooyeen ciidamo Ciidamo Somali ah oo wata gawaari dagaal [b[ Saraakiil ka tirsan dowladda oo sii galeysa Hotel kaah, oo shalay qaraxyo lagu weeraray[/b]
-
Sacid Dheere audio Taliyaha Qeybta 1aad ee Ciidamada xooga Dalka Somalia Saciid Dheere ayaa sheegay inay talaabo adag ka qaadayaan kooxdii shalay sheegatay inay ka dambeeyaan qaraxyada iyo weerarada lagu qaado Ciidamada DF iyo goobaha ay joogaan Mas'uuliyiinta DF, isagoo sheegay in qof is qarinaya oo afka duubtay aysan u baaqan doonin ciidamada Afrikaan ee la filayo inay dalka soo gaaraan.
-
Abdullahi Yousuf's claims being Arab what is true about?
General Duke replied to Kamalu Diin's topic in Politics
Dayniile.com is making up stories, as for being Arab nothing wrong with that, some claim to be from Ahlu Bait others, Yemen others from Tunisia and so on..lol. -
Lower Juba + Middle Juba +Bakool get new admins
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Indeed though some are upset at this change and the empowerment of the locals, and thus are running around making noise and killing civilians notably in Mogadishu.. -
Bossaso: New Radar instillation + pres Cade meeting
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Take some good picks from your trip, of every area you visit. Insha Alla -
Lower Juba + Middle Juba +Bakool get new admins
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Gobolka Bay degmada Aato ayaa waxaa duq magaalo loogu magacaabay Sultaan Yaxye Xasan, ku xigeenkana C/jibaar Maxamed, xoghayaha dowladda Hoose ee degmadaasi Aadan Cabdi Dhaqane. Degmada Waajid ayaa duq magaalo waxaa looga dhigay Macallin ***** Nuurow, ku xigeen Mustaf Maxamed Qeyr, ku xigeenka 2-aad Xaaji Aadan Maxamed Yuusuf halka xoghaye loogu magacaabay Sakhaawe Sh. Maxamed Barkaan. Degmada Yeed ayaa duqa magaalada waxaa laga dhigay Salaad Nuur Xasan, ku xigeen C/faaqid Duwane, ku xigeenka 2-aad Jaamac Cabdullaahi Dhabar halka xoghaye uu ka yahay Saalax Faarax Abiikar. Ceel Barde ayaa duq magaalo waxaa loo magacaabay Xusan Nuur Sh. Maxamed Aadan, Ku xigeen Xasan Aadan Muqtaar, Ku xigeenka 2--aad Ibraahim Macallin Cali, xoghayena Maxmed Qeyr Cawad, halka taliyaha Booliska saldhiga loo magacaabay G/sare Xasan Ugaas Xuseen -
Lower Juba + Middle Juba +Bakool get new admins
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Gobolka J/Dhexe ayaa waxaa Guddoomiye loogu magacaabay Xaaji Bille Sugaal, ku xigeen C/wahaab Maxamed Xasan, ku xigeenka 2-aad Sheekh Miyaash Cusmaan, xoghayaha dowladda hoose ee gobolka Bille ***** Faarax. Degmada Bu'aale Duqa magaalada ayaa waxaa loo magacaabay Ibraahim Aadan Faarax Nooleeye, kuxigeenkiisa Deerow Xasan Dhogor xoghayaha dowladda hoose ee Bu'aalena waxaa loo magacaabay Cali Seed Cumar. Jilib ayaa duq magaalo loo magacaabay Dr. Daahir Axmed Yuusuf, ku xigeen Xasan Maadey Kaasiliini, ku xigeenka 2-aad Cali Xasan Maxamed xoghayane Maxamed Cabdullaahi Cabdi. Degmada Saakow ayaa waxaa duq magaalo loogu magacaabay Cabaas Xaaji Sheekh Mayow, ku xigeen Iimaan Dubad Haaruun, ku xigeenka 2-aadna Cabdullaahi Xasan Joon, xoghayena Maxamed Mursal Dhicis. Degmada Salagle ayaa Duq magaalo waxaa loogu magacaabay Sh. Xasan Macalin Aadan, Ku xigeen Xasan Maxamed Cumar halka xog haye loogu magacaabay Xasan Sh. Maxamed. -
Lower Juba + Middle Juba +Bakool get new admins
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Duqa magaalada Jamaame Cali Bashiir C/nuur, ku xigeenkiisa Aweys Sh. Xuseen Honera, ku xigeenka 2-aad Bashiir Maxamed Axmed, halka xoghayaha dowladda Hoose ee Jamaame uu yahay C/fataax Cali Xabiib. Duqa degmada Afmadow Maxmaed Xarbi Cali, ku xigeen Raage Maxamed Aadan, Xoghaye Cabdulaahi Axmed Xuseen. Degmada Baar Dheere ayaa Duqa magaalada waxaa loo magacaabay Yuusuf Cabdullaahi Gaabow, ku xigeen, Cali Buraalle Aadan, ku xigeenka 2-aad Mowliid Cabdi Cumar, xoghaye Fuma Cabdi Fuma. Xagar ayaa duqa magaalada waxaa ka noqday Ibraahim Cabdi Maxmed, ku xigeen Aadan Cumar Xuseen halka xoghaye loogu magacaabay Buule Maxamed Axmed. -
Lower Juba + Middle Juba +Bakool get new admins
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Guddoomiyaha gobolka J/Hoose ayaa waxaa loo magacaabay Ilyaas Badal Gaboose, kuxigeenka koowaad ayaa waxaa isna loo magacaabay Axmed Cabdi Cumar Sandheer, ku xigeenka labaad C/Bashiir Cabdi Nuur halka xoghayaha dowladda hoose ee J/Hoose uu noqday Aadan Cumar Axmed. Duqa magaalada Kismaayo ayaa waxaa loo magacaabay Ibraahim Maxamed Yuusuf, kuxigeenkiisa Yuusuf Maxamed Ismaaciil, ku xigeenka 2-aad Maxamed Cabdi Gacma Dheere, xoghayaha dowladda hoose ee Kismaayo Aadan Cabdi Maxmed. -
Baydhabo: Madaxweynaha dowladda KMG oo magacaabay maamulada gobolada Bakool, J/hoose iyo J/dhexe. Axad, February 11, 2007 Baydhabo(AllPuntland)- Wareegto maanta kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa lagu magacaabay maamulada gobolada Jubbada Hoose Jubbada Dhexe iyo Bakool. Madaxweynaha ayaa sheegay in magacaabistan ay ka danbeysay kadib markii la tixgeliyay mas'uuliyada dowladda KMG ah ee ka saaran dib u dhiska dalka iyo maamulada gobolada waxayna magacaabistan ay timid wadatashiyo dheer oo madaxweynaha uu la sameeyay waxgaradka goboladaasi.
-
Bossaso: New Radar instillation + pres Cade meeting
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Bossaso: New Radar instillation + pres Cade meeting
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweynaha ayaa caawa xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Boosaaso kulan kula yeeshay wefdi ka socdey Bangiga Islaamka Saturday, 10-Feb 2007 Madaxweynaha Puntland Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa kulan saacado qaatey kula yeeshay xarunta madaxtooyada Puntland, Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirka wasaarada kalluumaysiga,dekadaha iyo Gaadiidka Badda Siciid Maxamed Raage.wasiir ku xigeenkiisa Cabdi weli,wasiirka ku xigeenka wasaarada xannaanada Xoolaha Xasan Daahir Maxmud (Xasan Carab),wasiir ku xigeenka hawlaha Guud iyo Gaadiidka Maxmuud Bille Dubbad,Guddoomiyaha gobolka Bari Muuse Geelle,wakiilka islaamik Bank ee puntland, Guddoomiyaha Tadaamur. Kulankan ayaa waxa ay weftigani kaga warbixinyeen waxyaabaha ay u socdaan in ay wax ka qabtaan sannadkan cusub ee ay muhiimadda ka dhigayaan oo ah bay yiraahdeen Xannaanada Xoolaha ,dekadaha iyo in aan kormeer ku samayno waxyaabihii aanu hore u qabanay sida dugsiyada aanu dhisnay iyo arrimaha Bulshada sida caafimaadka iyo waxbarashada inkastoo sannadka aanu muhiimada siinay sidaan horeba idiinku sheegay Xannaanada Xoolaha iyo dekaddaha. Kulankan ayaa waxa ka hadlay Madaxweynaha DGPL oo sheegay in uu si diiran ugu soo dhoweynayo puntland weftiga Islaamik Bank,wuxuuna ka warbixiyey waxyaabaha ay puntland muhiimada siinayso in wax looga qabto sida in degaanada puntland laga qodo Ceelal Biyood,arrimaha Bulshada iwm,wuxuu sheegay madaxweynuhu in puntland ay tahay dhul qani ah dhowaana aanu ka faa’iidaysan doono nimcada rabi na siiyey labo sannoa ka dibna waxaan noqon doonaa haddii alla idmo qani. Weftigan Islaamik Bank ayaa waxa ay puntland ku sugnaayeen muddo Todobaad ah waxayna booqasho ku tageen magaala madaxda puntland ee Garowe oo ay kula soo kulmeen golaha xukuumada,intii ay joogeena waxay kormeer ku soo mareen Dugsiga Farsamada Gacanta,Jaamacada PCC iyo wadada isku xirta Laascaanood iyo Garowe oo ay soo eegeen meelaha ay wadadaasi ay wax ka qabto. -
Blast wounds at least 20 at south Somalia ceremony
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
JacaylBaro, the TFG is not a clan, its a national governemnt which represents all clans. As for these attacks its an easy way to get headlines but the TFG hold is getting stronger by the minute It will take a while before all weapons are handed in, and there are talks with clans, elders and religious eladers to get the weapons in. Force will be used soon. -
Puntland: Madaxwaynaha Puntland oo dhagax dhigay dhismaha raadarro laga hir galinayo xeebaha Puntland. Axad, February 11, 2007 Puntland (AllPuntland)- Madaxwaynaha DGPL Maxamuud Muuse Xiris ayaa waxa uu maanta kormeer ku sameeyay dakadda wayn ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Madaxwayne Cadde ayaa waxa uu maanta dhagax dhigay dhismaha raadaar laga hir galinayo dakada magaalada Boosaaso. Madaxwaynaha ayaa waxa uu kormeeray sida ay u socdaan hawlaha dakadda, isaga oo warbixinoo kala duwan ka dhagaystay qaar ka mid ah madaxda dakadda. Wasiir ku xigeenka koowaad ee wasaaradda kaluumaysiga ee Puntland C/wali Axmed Gayre ayaa waxa uu sheegay in xeebaha Puntland loogu talo galay in laga dhiso illaa saddex raadaar oo caalami ah oo ilaalinaya xeebaha Puntland. Waxa uu wasiirku sheegay in sidoo kale deegaanada Caluula iyo bartamaha xeebaha Puntland hawshaasi dhowaan laga bilabayo xeebaha Puntland. Waxa uu Mr. Gayre sheegay in dhowaan ay Puntland la soo wareegi donto maraakiib ku wa dagaalka ah oo ilaaliya xeebaha Puntland. Mahad Jama Koronto AllPuntland
-
Naaji will be missed, he was a true patriot and has done a great job so far. Xalane, as for the new commander any info..
-
Baydhabo: Ra'iisul Wasaaraha dowladda Federaalka oo magacaabay Safiiro cusub iyo Taliyaha xooga dalka oo xilkii laga qaaday loona magacaabay Ina Libaax Sanka Taabte. Sabti, February 10, 2007 Baydhabo(AllPuntland)- Ra'iisul Wasaaraha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa magacaabay xubno cusub oo safiiro iyo Agaasimayaal isugu jira. Kulankii shalay ee golaha wasiirada ee ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa lagu magacaabay ilaa toban xubnood safiiro ah waxaana ka mid ah mas’uuliyiinta la magacaabay jen. Ismaaciil Qaasim Naaji oo ahaa taliyaha ciidamada xoogga dalka waxaana loo magacaabay safiirka Soomaaliya ee Cumaan, Maxamed Cali Ameeriko ayaa loo magacaabay Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Xasan Maxamed Siyaad Barre Safiirka Soomaaliya ee Yeman, Muuse Xersi Faahiye waxaa isna loo magacaabay safiirka Soomaaliya u fadhiya Jabuuti Sidoo kale Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo xilkii laga qaaday ayaa waxaa loo magacaabay Jen. Cabdullaahi Cali Cumar (Ina Libaax Sanka Taabte). Magacaabistan ayaa waxaa loo gudbiyay Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya si uu u aqbalo. Magacaabistan ayaa waxay qeyb ka tahay dadaalka uu Ra'iisul Wasaaraha ku doonayo in xukuumadda Soomaaliya lagu dar dar gelinayo iyadoo dhawaan isku shaandheyn uu ku sameeyay golaha wasiiradda dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya. Cali Sandheere AllPuntland, Muqdisho
-
TFG names Ambassadors for Kenya, Djibouti Oman
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Baydhabo: Ra'iisul Wasaaraha dowladda Federaalka oo magacaabay Safiiro cusub iyo Taliyaha xooga dalka oo xilkii laga qaaday loona magacaabay Ina Libaax Sanka Taabte. Sabti, February 10, 2007 Baydhabo(AllPuntland)- Ra'iisul Wasaaraha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa magacaabay xubno cusub oo safiiro iyo Agaasimayaal isugu jira. Kulankii shalay ee golaha wasiirada ee ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa lagu magacaabay ilaa toban xubnood safiiro ah waxaana ka mid ah mas’uuliyiinta la magacaabay jen. Ismaaciil Qaasim Naaji oo ahaa taliyaha ciidamada xoogga dalka waxaana loo magacaabay safiirka Soomaaliya ee Cumaan, Maxamed Cali Ameeriko ayaa loo magacaabay Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Xasan Maxamed Siyaad Barre Safiirka Soomaaliya ee Yeman, Muuse Xersi Faahiye waxaa isna loo magacaabay safiirka Soomaaliya u fadhiya Jabuuti Sidoo kale Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo xilkii laga qaaday ayaa waxaa loo magacaabay Jen. Cabdullaahi Cali Cumar (Ina Libaax Sanka Taabte). Magacaabistan ayaa waxaa loo gudbiyay Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya si uu u aqbalo. Magacaabistan ayaa waxay qeyb ka tahay dadaalka uu Ra'iisul Wasaaraha ku doonayo in xukuumadda Soomaaliya lagu dar dar gelinayo iyadoo dhawaan isku shaandheyn uu ku sameeyay golaha wasiiradda dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya. Cali Sandheere AllPuntland, Muqdisho -
The most, desperate, humorous, ludicrous tabloid in Cyberspace
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Your hate for all things Puntland knows no equal. First there is no such thing as Puntland.com. Anyhow one would expect no less from a Mujahid-SNM.. -
Maareeye oo durba dar-dar galiyey barnaamijka dib u heshiinta Qaran Wasiirka Dib u Heshiisiinta, Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”: “Dib u heshiisiin qaran macnaheedu ma aha in dawlada iyo kooxaha iska soo horjeeda ay isa soo hor fariistaan”. Olol News Desk-February 9, 2007 Wasiirka Dib u Heshiisiinta iyo Jaaliyadaha, Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa maanta Hotel Calaancal ee Baydhabo wuxuu ku qabtay xaflad qado ah oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Dib u Heshiisiinta iyo Jaaliyadaha. Ujeedada xafladan ayaa ahayd in ay is bartaan oo ay kala warqaataan xubnaha Guddiga Dib u Heshiisiinta Qaranka iyo mas’uuliyiinta Wasaaradda Dib u Heshiisiinta iyo Jaaliyadaha. Wasiirka Wasiirka Dib u Heshiisiinta, Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo xafladan hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in wasaaradiisu iyo Guddiga Dib u Heshiisiinta Qaraank ay maalinta Axada ee soo socota ay hor gayn donaan Baarlamaanka qorshaha iyo qaabka loo wajahayo dib u heshiisiinta wuxuuna yiri: “Dib u heshiisiin qaran macnaheedu ma aha in dawlada iyo kooxaha iska soo horjeeda ay isa soo hor fariistaan”. Email Story Printable View
-
The most, desperate, humorous, ludicrous tabloid in Cyberspace
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^You people are not being honest, get me one article on Idamaale that compares to this one.. -
^^^Optimistic are'nt you?
-
TFG names Ambassadors for Kenya, Djibouti Oman
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lol. I hope you make a success of it sis. -
^^^The project starts in one month.. Nuune Cade does not spend all his time abroad, one would think that from these hedlines but it is not the case.