General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Bambo, I do not support any commander going against the law, nor do I support an official creating confusion and so on. Who ever is in the right will become clear over time..
  2. Bambo, trust me the news is just that, we will have to wait when the documents arrive..
  3. Hiiraan: Malayshiyooyin dhowaanahaan lagu aruuniyay degmada Buulo burde oo u ambabaxay deegaanka Ballidoogle. Isniin, February 05, 2007 Hiiraan (AllPuntland)- Deegaanka Buulo burte ee gobolka Hiiran ayaa waxaa saaka ka ambabaxay malayshiyooyin dhowaanahaan lagu aruurinayay degaankaasi oo loogu talo galay in ay ka mid noqdaan ciidamada dawladda Soomaaliya. Ciidamadani oo gaaray 150 askari ayaa waxa ay saaka gaareen garoonka diyaaradaha ee Balli doogle, iyada oo ay ku biirayaan ciidamada xooga dalka Soomaaliya. Malayshiyooyinkaan ayaa waxaa laga soo kala aruurinayay deegaanada hoos yimaada gobolka Hiiraan , iyada oo ay horay ciidamo aad u fara badan ay gobolka ka ambabaxaeen. Ciidamadani ayaa waxa ay qayb ka yihiin kuwo dhowaanahan laga soo kala aduurinayay gobolada dalka oo la filayo in uu dhowaan tababar uga furmo deegaanka Ballidoogle. Qaar ka mid ah saraakiisha ciidamadaasi hor kacaya ayaa waxa ay sheegeen in ciidamadaasi gobolada dalka loo kala qaybin doono oo ay ka mid noqon dalka Soomaaliya, iyaga oo sheegay in qaarkoda gobolka dib loogu soo celin dono. Sidoo kale gobolka Hiiran ayaa waxaa ka socota uruurinta ciidamadii hore ee dalka Soomaaliya. Mahad Jama Koronto AllPuntland
  4. ^^^Like they captured the 11 American soldiers and like IndaCade was about to capture Baidoa in seven days. You are indeed a joke saxib.. Facts from where, over emotional Yusuf Garad and Shabbele radio.
  5. ^^^You are a comdedian, the clan that pretended as you to represent somehting bigger than what they are have been found wanting. The TFG armed forces were just passing through and those that wanted to get in their way have been taught a lesson..Simple as that.
  6. ^^^Captain Xalane has given you the answer. Even DAYNIILE [anti-TFG] tabloid is reporting that there are up to 8000 new millitia being trained in Balidoogle air strip... Madaxweyne Yuusuf oo Socdaal kedis ah ku tegay xerada Balidoogle oo ciidamada ugu badan ay ugu xareysan yihiin dowladda federaalka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa shalay safar kedis ah ku tegay saldhiga weyn ee ciidamada cirka Balidoogle oo ku yaala nawaaxiga degmada Wanle weyn ee gobolka Sh/hoose, halkaasoo ay ku xareysan yihiin ciidamo tiradoodu gaareyso ilaa 8 kun askari oo ka tirsan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo dhinaca dhulka kaga yimid magaaladaa Baydhabo ee gobolka Bay oo maalmahanba uu ku sugnaa ayaa la sheegay markii uu xeradaasi gaaray inuu khudbad u jeediyey ciidamada halkaasi ku xareysan oo u badan maleeshiyooyin markoodii hore laga kala keenay deegaanada Puntland iyo qaar ka tirsan gobolada koonfureed ee dalka, isagoo kala hadlay howlaha baaxada leh ee ciidamadaasi ay qaban doonaan oo ay ka mid tahay sugida nabadgelyada dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo la filayo in dhowaan ciidamadaas ay ka howl galaan. Madaxweyne Yuusuf ayaa la sheegay markii uu booqanayey ciidamada xeradaas ku jira inuu ku wareejiyey 10 neef oo geel ah, isagoo markii u ciidamada la qadeeyeyna kulan gaar ah la yeeshay saraakiisha hogaamineysaa ciidamada halkaas ku xareysan.
  7. ^^^So this is proof, you must be having nightmares saxib. Guriceel: Ciidamada dawladda iyo dhallinyaro hubaysan oo tacshiirad ku dhex martay duleedka Guriceel Isniin, February 05, 2007 Guriceel(AllPuntland)-Wararka goor dhow aannu ka helayno degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaasi tacshiirad ay ku dhex martay ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kooxo hubaysan. Saxafi kusugan magaalada C/waaq oo lagu magacaabo Bulxan oo u waramayay AllPuntland ayaa sheegay in kolonyo ka mid ah ciidanka dawladda federaalka oo ka yimid Muqdisho, kuna sii jeeday gobollada dhexe ee dalka ay tacshiirad deg deg ah kala kulmeen kooxo hubaysan. Ciidanka Federaalka ayaan tacshiiradaasi jawaab wayn ka bixin, waxayna dib ugu gurteen koonfurta magaalada Guriceel, ayadoo la sheegay inay shacabka ka ilaaliyeen inay ku dhex dagaallamaan. Koonfurta Guriceel ayaa waxaa iska hor imaad waqti gaaban socday uu dhex maray kooxaha soo weerarary ciidanka dawladda ,ayadoo la sheegay in cagta la mariyay qaar kamid ah raggii tacshiiradda furayna la qab qabtay. Xaaladda degmada Guriceel ayaa ah mid aad u deggen kadib markii ay ciidanku ku guulaysteen weerarkii gaadmada ahaa ee lagu soo qaaday. Ciidamada federaalka ayaa la sheegay in qayb kamid ah ay socdaalkoodii gobollada dhexe sii wateen , halka qaarna ay ku biireen ciidamo halkaasi horay ugu sugnaa. CCC Farayaamo AllPuntland
  8. ^^^Dont buy into the foreign media, they do not know anything. This is a seminar which was planned a while back and which is supported by the UNDP.
  9. ^^^Indeed if there is no support from the government I think the man has erred. We shall see. I never even heard of this till I read this post. Many thanks for the info.
  10. Its just a seminar the real talks have yet to be announced. Though one should always welcome such workshops.
  11. ^^^It matters not if is solid to you, but most things I say with regards to Somalia have a tendency to come to pass, thanks to Allah of course..
  12. ^^^Also remember the difference between Sadam Hussain and the clan courts, one man fought till the end the others ran for safety, tricking the young boys to die for a cause the leaders did not think worthy of death.
  13. ^^^Again dont compare Iraq to Somalia, Iraq has a government that was ruling there for over three decades. Somalia has a new government that has been supported to reclaim its national territoy..
  14. Captain Xalane is right the clan courts have been liquidated. Their areas of operation and head quarters has been taken over, their economic lifelines is now in government hands. Their leadership both millitary and civilians are in exile, on the run or dead. Their heavy weapons either in government hands destroyed. Their foot soldiers have been disbanded and 90% never had a great deal of training as most were only members for a shiort time. Its near enough a complete defeat as we have ever seen in our history.
  15. ^^^My information is solid, the AU will not stay in the country for that long..
  16. MUQDISHO: Wafdigii Afrikaanka ahaa oo socod ku maray Magaalada Muqdisho kulammana la leh Saraakiisha Ciidammada Dowladda Posted to the Web Feb 04, 10:55 Muqdisho (PP) - Wafdigii ka socday Midowga Afrika ee soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo wareejiyay Magaalada Muqdisho, waxaana ay soo mareen qaybaha kala duwan ee Magaalada Muqdisho. Wafdigaan oo uu hoggaaminayo Sarkaal Ugandese ah oo lagu magacaabo Levi ayaa waxaa ku soo wareejiyay Magaalada si ay u arkaan xaaladda Magaalada Muqdisho Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Soomaaliya Salaad Cali Jeelle iyo Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Xasan Cali (Cadde Gaaboow). Socodka ay maanta ku soo mareen wafdigaan oo ka kooban 7-xubnood ayaa waxay ku ogaanayeen goobaha ay dagi karaan ciidammada Afrikaanka ah ee lagu wado in dhawaan ay soo gaaraan Magaalada Muqdisho iyo qaybo kale oo dalka ka tirsan. Wafdiga ayaa markii ay soo dhameysteen socodka waxay saxaafadda u sheegeen in goobihii ay soo mareen oo dhan ay ahaayeen goobo ay dagi karaan ciidammada lagu wado in dhawaan la keeno gudaha Soomaaliya, waxaana ay sheegeen inay sidoo kale kulammo la qaadanayaan saraakiisha ciidammada Dowladda. Warar ku dhowdhow Dowladda Federaalka ayaa waxay sheegayaan in lagu wado in wafdiga ay kulammo la qaataan galabta xubno ka tirsan Saraakiisha Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ay warbixinno ka qaataan. Lama garanayo halka ay aadi doonaan wafdigaan marka ay u dhammaato kulammada ay la qaadanayaan saraakiisha Dowladda Federaalka Soomaaliya, balse warar hoose oo aan la xaqiijin ayaa sheegaya inay socod ku mari doonaan Gobollo kale oo dalka ka tirsan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
  17. Wafdi ka socda Midowga Afrika oo Soo gaaray Magaalada Muqdsho. Wafdigaani ka socda Midowga afrika ayaa waxaa ay ka kooban yihiin ilaa iyo Toban Xubnood waxaana Maanta lagu wadaa In ay kulamo la qaataan Mas'uuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka soomaaliya iyo waliba Maamulka Gobolka Banaadir. Wafdigaani ayaa waxaa ay yihiin Kuwo midowga afrika u qaabilsan dhinaca amaanka iyadoona lagu soo waramayo in sabaha ay u yimideen Muqdisho ay ugu weyn tahay sidii ay qiimeyn ugu sameeyn lahaayeen qaabka ay wadanka ku soo gali karaan Cidamo nabad ilaalin ah oo ka socda Midowga afrika oo lagu wado in dabayaaqada Bishaani ay soo gaaran Gudaha wadanka soomaaliya. Kulan balaaran ayaa lagu wadaa in barqanimada maanta ay hotelka Ambasador isugu Yimaadan Wafdigaani ka socda Midowfa Afrika iyo Mas'uuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka soomaaliya waxaana lagu wadaa in ay ka wada hadlaan qaabkii loo soo dadajin lahaa Ciidamada nabad Ilaalinta ee la keenayo wadanka soomaaliya. Imaatinka Wafdigaani Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay ku soo beegmaysaa xili ay Magaalada ka Maqan yihiin Mas'uuliyiintii ugu sar sareeysay dowlada federaalka soomaliya gaar ahaan Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed iyo Ra'isul wasaare Cali maxamed Geedi oo haatan ku sugan Magaalada baydhabo ee xarunta Dowlada Federaalka soomaaliya. Xafiiska warqabadka allmudug ee Muqdisho C/kariin xuseen guutaaleyare guutaaleyare@yahoo.com
  18. Africa to be more attractive for Chinese investors www.chinaview.cn 2007-02-03 11:44:20 NAIROBI, Feb. 3 (Xinhua) -- An increasing number of Chinese enterprises will consider Africa as the destination of their investment as the ancient continent has seen a better investment environment in recent years and the Chinese government has put forward a series of measures to encourage Chinese enterprises to start business here. The total of China's investment in Africa has reached 6.27 billion U.S. dollars by the end of 2005 and it has been channeled to the fields such as natural resources, infrastructure, architecture, textile, transportation and power. The contracted projects undertaken by the Chinese side in Africa have ranged from house building, petrochemistry to electricity, transportation and telecommunication. According to the statistics from the Import and Export Bank of China, over 100 enterprises of the 800 Chinese businesses with investment in Africa are middle or large-scale state-owned ones, while the majority of the rest are individual-run. The extensive presence of Chinese enterprises enables them to be an unneglectable force in African business sector. A fundamental reason for Africa's growing attraction to the Chinese enterprises is the improvement of investment environment in the continent. African economy has stepped out of the shadow of a lasting downturn and embraced a rare opportunity for development since 2003. As the International Monetary Fund forecast, African countries will have an average economic growth rate of 5.9 percent this year. A report from the World Bank also pointed out that two-thirds of African nations made at least one reform to improve their business environment in 2005-2006, among which Tanzania and Ghana staged outstanding performance. The tendency towards political stability, the steady economic growth, cheap labor force and favorable measures tailored to attract foreign investment have guaranteed that Africa is in a prime time in terms of investment environment since the 1970s. In addition, the encouragement measures put forward by the Chinese government have added an impetus to the efforts of the Chinese enterprises to gain access to Africa. Beijing announced a series of steps to strengthen the Sino-African economic and trade cooperation during the Beijing Summit of the Forum of China-African Cooperation (FOCAC) last November, offering an unprecedented new opportunity for the Chinese enterprises to invest in Africa. The eight steps announced by Chinese President Hu Jintao to boost the pragmatic cooperation with Africa and five proposals put forward by Chinese Premier Wen Jiabao last November have all created sound conditions for the Chinese business to make investment in Africa. "Stepping into Africa" brings about a win-win result for Africa and China. The latest report from the World Bank said that China's investment in Africa is playing a positive role in boosting African economic growth and such impact will be greater in the future. Gobind Nankani, the World Bank's vice president for Africa region, said last November that African countries are benefiting from increasing Chinese investment, and will benefit more with more technologies from the Chinese enterprises.
  19. Somali's like talking a great deal. The AU has many formidable armies, such as the Nigerians, Ethiopians, South Africans and the Ugandans are not that bad in warfare. The thing is while we have been acting all brave amongst our selfs other have been developing..
  20. Chinese President Hu Jintao and his Zambian counterpart, Levy Patrick Mwanawasa, jointly attend the inauguration of the Zambia-China Economic and Trade Cooperation Zone in Lusaka Sunday. (Xinhua Photo)
  21. China launches first economic, trade cooperation zone in Africa www.chinaview.cn 2007-02-05 04:55:31 Special Report: Chinese President Hu visits 8 African countries Chinese President Hu Jintao and his Zambian counterpart, Levy Patrick Mwanawasa, jointly attend the inauguration of the Zambia-China Economic and Trade Cooperation Zone in Lusaka Sunday. (Xinhua Photo) Photo Gallery>>> LUSAKA, Feb. 4 (Xinhua) -- China launched an economic and tradecooperation zone in the Zambian capital of Lusaka on Sunday, the first of its kind established ever by the country in Africa. Chinese President Hu Jintao and his Zambian counterpart, Levy Patrick Mwanawasa, jointly inaugurated the Zambia-China Economic and Trade Cooperation Zone. The zone's establishment is part of China's efforts to fulfill its earlier promises to boost its full-fledged cooperation with African nations. At the Beijing Summit of the Forum of China-Africa Cooperation (FOCAC) last November, Hu announced eight measures to strengthen China-Africa cooperation, including the establishment of three to five trade and economic cooperation zones in Africa in the next three years. "The aim of my African tour is to consolidate the traditional friendship between China and Africa, implement the results achieved at the Beijing summit of FOCAC, expand pragmatic cooperation and seek common development," Hu said at the inauguration ceremony. The Chinese government encourages and supports competent Chinese enterprises to invest in the zone and make contribution to Zambia's economic development and social progress, Hu said. Mwanawasa pledged to further improve the investment environment and hoped that more Chinese and foreign enterprises will settle in the zone, bringing along with them know how and expertise necessary for the development of the zone and Zambia at large. The zone, located in Zambia's Copper Belt Province, is aimed at forming a production chain with Chambisi Copper Smelter as the core enterprise. The construction of the zone is expected to boost the development of Zambia's light industry and the sectors of construction materials, home electrical appliance, pharmacy and food processing, increase the country's exports and create job opportunities for locals. Hu arrived in Zambia on Saturday on a three-day state visit. Zambia is the fourth leg of Hu's eight-nation African tour, which has taken him to Cameroon, Liberia and Sudan. Hu will also travel to Namibia, South Africa, Mozambique and Seychelles.
  22. ^^^They have already been defeated dear boy. As for this particular clan, its all the same misinformation we have become used to.
  23. ^^^It matters not brother, what any group belive whats important is the fact that they are not being targeted. The TFG had little to dow ith the bombings, the way they handeld the situation was wrong, yet to say there is targeting is baseless.